Тёмный

ISKU DIYARINTA SAFAR GABAN AYA GALNAY  

MY RAJO
Подписаться 252 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 102   
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 месяца назад
Safar salaama In'sha Allah kheyran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayannur4800
@ayannur4800 2 месяца назад
My rajo wax wlboo soo dhigtaan ima dhaafaan adi iyo fartuun taageero buuxa idiin ahay anigo videoga daawashadiisa ku raaxeesanayo ayuu iga dhamaadaa love you abaaayo❤❤❤❤❤
@ikranabdullahidhicisow4656
@ikranabdullahidhicisow4656 2 месяца назад
Beetu raaf ladha ha abaayo muniiro Allaha ku xifdiyo
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 месяца назад
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤
@Ifraaxgalbeed-fs7bl
@Ifraaxgalbeed-fs7bl 2 месяца назад
Safar salaama insha allah kheyran❤❤❤❤❤
@Ayan-zi1bg
@Ayan-zi1bg 2 месяца назад
Maashallah Safar salaama Insha Allah
@ramlaruuxi6238
@ramlaruuxi6238 2 месяца назад
Yahoy muniro maa 300k LA gaar siiyo abya yalaw wani barya muniiiro an Hal Mar ka farxino intee safar ka ku maqnthy an geyno wllh Wan geyn karnaaa an is garab Sano fmly
@MulkiOmar-u9s
@MulkiOmar-u9s 2 месяца назад
Furudkan Holland 🇳🇱 waalagahelaa dukaanka Turkida lagugadaa abyo muniiro cadey
@mahadhohassan6120
@mahadhohassan6120 2 месяца назад
Mansha Allah gacal nabad gal ❤
@zeinabahmed3784
@zeinabahmed3784 2 месяца назад
Masha Allah waxa tahay walal wanagasan sida walasha farabkeda utahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dadkaa xone hadageysan thanks abayo munira
@Qamarbintucamir
@Qamarbintucamir 2 месяца назад
Masha Allah abayo macaan safar salama ❤❤🎉🎉
@asmoxaaji9046
@asmoxaaji9046 2 месяца назад
Second ahay abyo muniiro labda qof kaliya aan sida walalahey ujeclahy waa adi iyo fartuun allaha idin sharfo garbaheygii ❤❤❤❤
@susuali2868
@susuali2868 2 месяца назад
my rajo walaasha dunida ugu fcn tahay sidaad walasha marxalad walbo ulaso martay cajiib ah❤ alle ha ku xafido
@XayaatAbdinasir
@XayaatAbdinasir 2 месяца назад
Mash Allh ini jeecaly❤❤❤
@guushanoloshaofficial574
@guushanoloshaofficial574 2 месяца назад
Abayo allaha nabadgeeyo Masha Allah 🥰
@mustaqiim1893
@mustaqiim1893 2 месяца назад
Masha Allah waraxesateen dalxiiska waa macan
@caashojilacow5787
@caashojilacow5787 2 месяца назад
Safar Salaama Insha allaah Qayrka allaha idin wafajiyo
@FatumaDj
@FatumaDj 2 месяца назад
safar salaam ❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 месяца назад
ALLAAH kadhigo ilmaheena kuwii diintooda iyo dadkooda iyo dalkooda anfaca❤
@henna2022
@henna2022 2 месяца назад
Alle ha kuxifdiyo 300kcominsoon
@canabmaxamuud7649
@canabmaxamuud7649 2 месяца назад
Allow dhiibadgey❤❤❤😢
@UmuAnaschannel-j5q
@UmuAnaschannel-j5q 2 месяца назад
Abayo yalaw iso boqda youtuber cusub ahay plz asxabda abayo muniro plz
@anoeo34
@anoeo34 2 месяца назад
Safari salaama insha alaah kheyran
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 2 месяца назад
Dragon fruit aya la dhaha
@Fadumosheikhmaxamed
@Fadumosheikhmaxamed 2 месяца назад
Masham allaah
@fatumaosman213
@fatumaosman213 2 месяца назад
Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah fartuney abayo inteka tagine kushaqeso ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@HawalulAbdi-cx1ep
@HawalulAbdi-cx1ep 2 месяца назад
Abyo muniiro dar alle kujclhhhy wlhii ilaah hku xfdp❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 месяца назад
Manshaallah 😍 alah idin fududeyo safar yaran malahan
@najmaali1123
@najmaali1123 2 месяца назад
Mash Allah
@guushanoloshaofficial574
@guushanoloshaofficial574 2 месяца назад
Yaa wuu yaalaa Nederland abayo muniiro
@hafsoosman9871
@hafsoosman9871 2 месяца назад
Abyo muniiro 2018 kugu soo biiray ila iyo intan xuman kugu ma arkin qof afgaaban oo xushmad bdn aheed lakin walashay dhiiqo galisay nolosheydi hore ine kashegeyso waa fulxumo aa qiso kadhig dhahdid wax fican malatalinin waxa laga tagay in dib uxasosatino viyus dardis Wlh wax wngsn ma hayeen waka naxay adoo lafadhiyo marka arkay walasha weyn waa inee xumanta kacelisaa nimankas hadey xunyihiin hadey ficanyihiin ilmaheda abahood waye social media inee nolol kaso baxdy warejiso adine garab kusisid wlh makaa filinin
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed 2 месяца назад
Tandambe inlagatago aaficneed
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed 2 месяца назад
Waayoo waxaa arkay ayadoo wiilka sawirkiisa lasoodulsaaraa
@hafsoosman9871
@hafsoosman9871 2 месяца назад
@@musdalifaahmed meesha hadey ilmo jogan waxaa ficneyd iney kagabsato ilmo waaweyn waye dugsi school dhigto walatusaa xita ilmaha walidki naceyb uqadayin meeshas caasinimo ka imaneyso
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 месяца назад
Masha Allah safar wcn❤
@nafisocabdi8798
@nafisocabdi8798 2 месяца назад
Safar kheyr qaba insha Allah Allah idin fududeyo
@boqoradacadar
@boqoradacadar 2 месяца назад
Qisadi 😢meeday muniira qurux ❤
@sacdiyoaxmed9969
@sacdiyoaxmed9969 2 месяца назад
Masha allah safar salama sonoqda iniko nabad qawa ❤❤❤
@ramlaruuxi6238
@ramlaruuxi6238 2 месяца назад
Beytaraaf miyaaa
@maryama55
@maryama55 2 месяца назад
Gabdha haka tagin yaaqeey xooga kale la sii joog yaah🎉❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 месяца назад
Mash allah walaheyga quruxda badan horay usocoda alle hanii xafido
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 2 месяца назад
Walalayaloow ilmaha ma ka goysan cafayada
@CashosiciidYare-cb6xx
@CashosiciidYare-cb6xx 2 месяца назад
Waax ladhahaa beeytraaf
@Annuumohamud345
@Annuumohamud345 2 месяца назад
First ahay abay muniira ❤❤
@JoliYare
@JoliYare 2 месяца назад
M.a safar salaama nabd Allah idin yeelo aqwaan mommy muniiro iiso duceeya❤❤❤😊
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 2 месяца назад
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 месяца назад
Was abaayo muniiro alle haidin nawad geyo insha allaa🤲🤲🤲❤❤❤
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 2 месяца назад
Quruxeey baadi miyaa udocotaan, maxay yahay xafaayada iyo biyaha aad jimlaysateen, mideeda kale xafaayada sideeda in aad ku qaadataan baa la qaatay❤❤❤.
@safiomohamed1457
@safiomohamed1457 2 месяца назад
Masha allah qofka labaa noqday muniira
@nimcomohmeth4586
@nimcomohmeth4586 2 месяца назад
Adna Malaysia wey kuqurxanaantay
@hananXasan
@hananXasan 2 месяца назад
Ha
@ShahidoHaashim
@ShahidoHaashim 2 месяца назад
Abyo muniita bati anig kuso dhibah
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 2 месяца назад
Safar salama my family farxd iyo damashaad wacan ❤❤❤❤❤
@SacduushAli-l6l
@SacduushAli-l6l 2 месяца назад
Wuuu yala abyo nederlands wuu buuxa xitaa
@iberen99
@iberen99 2 месяца назад
الله يسعدكم زينا أنا وأختي لما سافرنا نفسنا ناخذ كل البيت 😂😂❤❤
@FardawsaCabdi-ie2nd
@FardawsaCabdi-ie2nd 2 месяца назад
Bayturaaf ladhahaa
@shamisali6602
@shamisali6602 2 месяца назад
Mashaa allaah
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 месяца назад
Inta Safarka Jecel Sideydoo kale ❤❤❤ Like
@hibaaqdiine6998
@hibaaqdiine6998 2 месяца назад
abyo muniro kulel wakacawadey qawowna washegey nawat kutaga nawatkuso labta insha Allah ❤❤❤
@JoliYare
@JoliYare 2 месяца назад
Mommy furut kaas Somali waxaa ladhahaa Beturaaf 😂
@MaryamaAbdiwahab
@MaryamaAbdiwahab 2 месяца назад
Safar salaam walsheyda macaan
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 2 месяца назад
Gabadhanaan muniiro madhashay
@NawalMohamud
@NawalMohamud 2 месяца назад
ala vedioyada noso badiya malmahan vedioyadiina waku heeataa wlhi my famliy
@hoodoahmed6308
@hoodoahmed6308 2 месяца назад
Mansha Allah nabad taga so nabad noqda asad iyo koko videos laso samee marka so noqatid
@CaashoSh-eu7ct
@CaashoSh-eu7ct 2 месяца назад
Masha alaah ayo fartuun gawadha hadhaa jiniin warkaa kucelineso iska dhaf waxyar lee kulajoo geesaa ee aayo fcn noqo qisadaada waxbadan ayaa kabarty io adno oo kuimady adi ayaa waalid ah usawar maskin wayay ciyalka qurbaha kuko ray kuwa somaaliyo Jordan oo iyada le ek mayelaan shakadaan okale
@SaabariinMacalin-d6n
@SaabariinMacalin-d6n 2 месяца назад
Haaa maanta dhan wey dhaadhaajineysay habo utahay wee iskadhibee dhibmalahan
@queenaamina744
@queenaamina744 2 месяца назад
masha allh😂😂😂😂😂😂
@dhayiba5423
@dhayiba5423 2 месяца назад
Coming soon 250k
@ubahadan8902
@ubahadan8902 2 месяца назад
👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@SumayaMohamed-k5w
@SumayaMohamed-k5w 2 месяца назад
Ilhy ha idin nbd geeyo ❤
@ruqiyo-k3i
@ruqiyo-k3i 2 месяца назад
M.a❤🎉🎉
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 месяца назад
Wcs sfar slma illhy ha idin nbad geyo 2bo 2 video nso gliya hben io mlin hdaa awodn ❤
@ikranabdulahi2758
@ikranabdulahi2758 2 месяца назад
masha allah abyo
@Aaminoxasan405
@Aaminoxasan405 2 месяца назад
❤❤❤
@munaismacil9840
@munaismacil9840 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed 2 месяца назад
Muniiro qosolkaan shactiradaa maxaawaa maleesiya saauimaaday qosol nuuckalaa aalasoobaxday😂 intaasne waaiska kaftan waankusalaamay
@hamdicalimatanxarago1260
@hamdicalimatanxarago1260 2 месяца назад
Aby muniiro iyo gabdha ladhoho nasriina way isku egyihin yaa ila arkay
@Ifrah849
@Ifrah849 2 месяца назад
My rajo marka arko walashey soo xasusta wlh sidan isku aheyn marki aan isla jogny ilahow anago nabad nagu so cili
@amiraadem2780
@amiraadem2780 2 месяца назад
Baytaraaf weeye soomaaliya wuu yaal
@hibobulle7942
@hibobulle7942 2 месяца назад
Manshz allah
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 месяца назад
Kan Munira cuneyso waxoo u egyahay Beets.
@zamzamadan44
@zamzamadan44 2 месяца назад
Safar salaama muniro😂
@hindinor1554
@hindinor1554 2 месяца назад
Muniiro waad ku cayishay maleesiyo
@queenaamina744
@queenaamina744 2 месяца назад
alaha ninawad geeyo
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 2 месяца назад
Safar salama
@hananXasan
@hananXasan 2 месяца назад
Al muniro meshan farxda ku heshay waxa ku darso fasxda adi iyo farduun 😂😂
@UmuSara
@UmuSara 2 месяца назад
Safar salamo aqwan
@XamdiMuse-p7q
@XamdiMuse-p7q 2 месяца назад
Beyturaf ladhaha
@nadiirahaji5086
@nadiirahaji5086 2 месяца назад
Baytaraf ama batruul
@XAFSA-m7c
@XAFSA-m7c 2 месяца назад
Furuudkas waxa la dhaha beytu raaf waaye afsomali
@Theoneandonlyduckz
@Theoneandonlyduckz 2 месяца назад
Abaayo baytaraf ama bedruud ayaa ladhaha
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 2 месяца назад
Pomegranate or Rumaan
@ifraaxMaxamed-yz6vi
@ifraaxMaxamed-yz6vi 2 месяца назад
mawa sugi karo muqaladiina❤
@hibaaqdiine6998
@hibaaqdiine6998 2 месяца назад
betaraf aladhaha
@ShukriAbdi-kl1wy
@ShukriAbdi-kl1wy 2 месяца назад
Masha allha❤❤❤
@maryan3892
@maryan3892 2 месяца назад
Tiitiin
@AaishaQueen-nl6xm
@AaishaQueen-nl6xm 2 месяца назад
My raki adi qisadaada rapna wixi kugu murugta badna dhibka soo marte
@UmuSara
@UmuSara 2 месяца назад
Bitrod
@sahroabdi
@sahroabdi 2 месяца назад
Beyraaf baa la yiraa
Далее
WALAKALA SHAKIYAY SHAQADA UGU JECLAHAY RER #my_rajo
11:51
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
Просмотров 1,5 млн