Тёмный

Ismaciil Gelle oo salka dhulka ugu dhuftay Muuse Biixi,Villla Somalia oo Shirqool u dhigtay Xilibano 

Suldaanka TV.
Подписаться 408 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

11 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@alimuminshere5737
@alimuminshere5737 24 дня назад
Ha guuleysto sultaanka tv
@MariamAd22
@MariamAd22 25 дней назад
Wa sax hadalkagu sudanka
@ashasalah2835
@ashasalah2835 24 дня назад
BAARLAMAANKA FEDERAALKA JAWAASISTA KENYA , ITOOBIYA IYO IMARAADKA HADDAN LAGA SAARIN SOMALIA WA LOO YAABA.
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 24 дня назад
Xanaanadda ha laga qaado waa jaajuusiin wariye Sidaas noogusoo gudbi wararka saxda guuleeyso wariyaha suldaanka tv
@NuurAxmed-xv4vr
@NuurAxmed-xv4vr 25 дней назад
Muse gal
@AliSouleiman-ko8rw
@AliSouleiman-ko8rw 24 дня назад
Ok
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 24 дня назад
Wixii Qaran dumis lagu arko waa in si deg deg ah Sharciga loola tiigsadaa, Dawlad dhisida tacab badan baa la gelshay lama ogolaan karo inay shaqsiyaad ama Koox danley ah ay dumiyaan wixii lagu bixiyey Naf iyo Xoolo
@ashasalah2835
@ashasalah2835 24 дня назад
DJIBUTI, WAXAY SOO DHOWEYSAY, HORJOOGAHA KHATUMA STATE IYO HORJOOGAHA AWDAL STATE, HAMBALYO MADAXWEYNE ISMACIIL CUMAR GELLE.
@sarahahmed8813
@sarahahmed8813 16 дней назад
😂😂😂
@Sarmaan3813
@Sarmaan3813 25 дней назад
Wa runta geesi wariye dacada
@aminagaiye4608
@aminagaiye4608 25 дней назад
Madhabbaa in my xildhibaano ku garabsiinayaan itobia Arinta badda haddii ayjirto waa qaran dumis haalaga qaado tallaabo.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 25 дней назад
Suldaan waxaad usu badashay afhayeenka damujadiid.
@user-ku6vd4fc1o
@user-ku6vd4fc1o 24 дня назад
Suldaan ma waxaay bilaawday naageska garguurte ayadoon ku Ogden dhex dhex xaad
@ashasalah2835
@ashasalah2835 24 дня назад
MUCAARAD WAA KII QALADKA FARTA KU FIIQO, SI CADNA U MUUJIYA SIDI UGU HABOON EE DALKA WAX LOOGU QABTO.
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 24 дня назад
Alshabaab halagu wareejiyo waa raga ugu xun wax lagu hadloba maha waa wax laga argagaxo sheekada ethiopia lasafadku isna waa layaab hadee halagu wareejiyo ethiopia wixii soomaaliya la odhan jiray waayo isma maamuli karaan soomaalidu
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m 25 дней назад
Arintaasi hafay jirto waa halis .Kuwa wakhtigan o xiisada bada ay jirto dalkuna dagaal siyaasadeed kula jiro cadawga weerar ku Somalia ma haboona in dadka la marin habaabiyo o khaljgak la geliyo Villa Somalia. Waa in wax laga qabto aday dambi nuucaas ah ay galeen. Amba waa inay tanaasulaan o ay ka noqdaan go'aanki darnaa ay qaaten.
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm 24 дня назад
😂😂😂😂
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 24 дня назад
ilaahow ha naga yaabin oo ma waxa xildhibanadi somaliya ma waxaa Laga helay kuwo alshabaab tageray waa wax la yab leh lama arag iyo lama maqal kuwaas waa in lalaayo sida alshababka loo laynayo si la mida Hal mida oo la cafiyo yuusan jirin ha lalaayo tiirka togashada waa wajibkoda kuwa itobiya tagerayna waa in la masaafuriyo oo itobiya loo so masaafuriyo ha la dhaho wataa itobiya tag dalkan itobiya ma laha waayo muwadiniin ma aha kaso kale waa in la tarxilo waa saas
@MariamAd22
@MariamAd22 25 дней назад
Xildhiiban macalimow wa dhaqo musqulah xildhiibanada barlamaanka sababtuna macalimow wa khawariji kalkaal
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 25 дней назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@user-jw4bd6hq8z
@user-jw4bd6hq8z 25 дней назад
Hebel baa dhulka ku dhuftay iska daaya ninka dagaal ubaahani hayimaado groonka
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 25 дней назад
Suldaan xasan sheikh isagaa ah alshabaab ah waxaa daliil u ah mar haddii uu mahad ahaa alshabaab. Xasan iyo wvaziirkiisa gaashaan dhiga ayaa saxiixay heshiiskan. Xildhibaanada laga been sheegayo waxay iska aadi goboladooda dawladnimada waa lagu kala tagi.
@user-qq6qh6wh3y
@user-qq6qh6wh3y 25 дней назад
Naa xasan shiq muu bixin laheyn haduu shawab yahay afkaga uraya kasaar xasan waad ku walaten 😂
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 24 дня назад
@@user-qq6qh6wh3y ha caytamin xasan waa shabaab xitaa naagtiisa yar baa ah waad waydiinayaa kartaa mahad salaad Waynes ogyihiin.
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm 24 дня назад
Beenale Beenale 👹 Beenale 😂😂
@HghhgjHgiuhg6
@HghhgjHgiuhg6 25 дней назад
MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA INSHAA ALAAH C CABDI SHAKUUR GUUL AYAA KUU RAJEYNAYA HADAAN SOMALI IMAADO XISBIGAAGA AYA XUBIB KA NOQO DOONAA MASKA NADIIF AH WADANIYAD GUUL
@MamaFoos-tu1kj
@MamaFoos-tu1kj 24 дня назад
Dhinac ayaad jirtaa
Далее
Symmetrical face⁉️🤔 #beauty
00:15
Просмотров 3,1 млн
Muuse Biixi oo jawaab kulul u diray Xasan Sheekh
12:39
Просмотров 139 тыс.
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 85 тыс.