Тёмный

ISMADHAANTO XAGEED GAYSAY AAWAY 

ISMA DHAANTO SHOW
Подписаться 146 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 164   
@abdirahimosmanhussein7919
@abdirahimosmanhussein7919 2 года назад
Nio big bro cunug walba aad wax ka dhigto muxuu kuugu caasiyaa
@moh_dream574
@moh_dream574 2 года назад
Bahasha dabaa kusii shidosaa ku soco hano macanaate 🤣🤣
@gundhiyemedia3369
@gundhiyemedia3369 2 года назад
KKKK ANIGA MARKAN DHAGAYSTAY HADALADOODA LABA NIN BIG BRO AYAA ILA SAXAN KEEP GOING BRO 🥰🥰💯💯💯👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏
@shukriiman6196
@shukriiman6196 2 года назад
bro daacad ayaa tahay waad guuleysanee keep going
@AhzaabJubbaMusic
@AhzaabJubbaMusic 2 года назад
Big bro gar iyo gardaraba waan ku wadanaa wan aminsahay udub dhexadka isma dhaanto inad ahayd
@mohamedabdille1684
@mohamedabdille1684 2 года назад
Legend Biig bruh keep your head up broh we love you❤️💪
@cadnaanyare2557
@cadnaanyare2557 2 года назад
Nio ninkas ciyal ciyal waye ani wa arky wakuwata zxb big bro legen aathyvkafi qalan qalnjo wllhi ada kugu party
@tilly7322
@tilly7322 2 года назад
Legend adhiga lee ismadhanto kala kicin jirey ,talent ayaa leedha sxb lesma xaqiree gar iyo gardaraba aniga adhiga kuwataa....meeshan shido xa cabsan anaga kula jirno
@farhanzakizaki2377
@farhanzakizaki2377 2 года назад
Wlhi ismadhanto oo adiga kujiriiin in mar dambe dawan donin mar walbo adiga ayaa kulajiraaa ismadhanto show keep going brother iyo big bro
@walalshaafka9463
@walalshaafka9463 2 года назад
Awalbo meeshaas adaa nagu haayay hadana waa kusoo raacnay guuleso legend ciyaal Xamar hadaa nahay Garab kaagaa Nahay 👥
@mohamedabdi3586
@mohamedabdi3586 2 года назад
Zxb hormarka bulshada inaad ka shaqaysaan isku daya oo aad wax dan u ah bulshada soo gudbisaa insha alah horay u socda dhamaantiin { Abwaan Goodir }
@qalaamjalaaamaj366
@qalaamjalaaamaj366 2 года назад
Big Bro Macalin Wyn
@Cadeey
@Cadeey 2 года назад
Big bro waxaad tahaay niin xuun oo aan wanaag leheen
@abdulkadirhajji9646
@abdulkadirhajji9646 2 года назад
Ismadhanto la'anta ma jirin mana jiro doonto big bro edo halimo dherey
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 2 года назад
Oo midkiinba ma mid buu qaatay youtubyadii hhhhh wlalayala dad weyn ba thiin nolosha wax aan laysla fahmin ma jiraan idinka sxb isku ahaa yaana dhexdiin la dhex galin idinku xalista ,idinka sxbtinimo isku ahaa yaan laydinka faa,idesanin ,inta ka dib sidi xalku kh jiro ku dhaqaaq lkn waxba sida dumarka hyku marinina muuqalo kolba lkn horumar wngsanhy
@aweysxasan6724
@aweysxasan6724 2 года назад
Sxb big baro horey u soco sxb waxa tahay quf qali ah
@xubiqali10kviews79
@xubiqali10kviews79 2 года назад
Lipax big bro saxib waxan kula talin lahaay inaad warkiisa dhan aad Naga xerto mida kale team isma dhanto inaad hool geliso oo aad ruwaayado nooso geliso intaas ayaaba guul daro ugu filan 🤟🤏🤏🤏🤏🤏
@nuurcademaxamed6550
@nuurcademaxamed6550 2 года назад
Big bro keep going sxb talent ad leedahay ismadhaantana adi ankugu joognay waxana garabkaaga
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 года назад
sxb wan ku tageraa big bro kaliya dadkaa waxd ukeentee oo and neekentaa dadkii ku tirsaana ismadhanto inadkayso keep going
@MBmubaarig
@MBmubaarig 2 года назад
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@MHAJI100
@MHAJI100 2 года назад
Big bro nin dagan oo akhyaar ah ayaa aheyd iska daa xumaana lagama badan illahay wuxuu jecel yahay kuwa ceebaha astura
@abwaansheed3919
@abwaansheed3919 2 года назад
Big bro wan ku taageeraa zxp anako Samaroon an
@scientistchannel3679
@scientistchannel3679 2 года назад
Keep going big bro
@somalimediaaction7553
@somalimediaaction7553 2 года назад
Somali media action 🎬👏 aan kugu soo dhaweyni Big bro
@hogaansan9366
@hogaansan9366 2 года назад
Cabdi nuurow sxb chanelkas uga leexo kan shid anaa hubo isma dhaanto show wuu dhaafaa isma dhanto ent force big broooo
@BashiiryYusuf
@BashiiryYusuf 2 года назад
Big bro sxb karoonow oo iska amus markle ha u soo jawbin howshada wado inta kuu shidmeysa insha allah
@abdiyaremohamed55
@abdiyaremohamed55 2 года назад
Legend wankuaminsanhy. Nolow
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 2 года назад
Walee boqolo ben mawada shegan
@ilafarax4100
@ilafarax4100 2 года назад
Hore usoco big bro hadii uu yhy kaafi waa kalab
@scientistchannel3679
@scientistchannel3679 2 года назад
Szp wlhy ninkaas inuu kibir badan yhy hadana daalim yhy muqaalkisa ayaan ka dareemay horay u soco big bro
@barwaaqoofficial3602
@barwaaqoofficial3602 2 года назад
Ceeb wll qaali asi haduu xumaaday ha ka dabo xumaan ee iska sabar plz
@salahabdiaden6509
@salahabdiaden6509 2 года назад
Mansha Allah bro horay usoco sxb waxatahay qof talent leh horay usoco wll
@Zaisma7700
@Zaisma7700 2 года назад
Big bro heeso karbash madsowadaa 😅😅😅
@zaziyanolokozoyitzoyit7048
@zaziyanolokozoyitzoyit7048 2 года назад
Legend ayaa thy
@fatushaphlspher924
@fatushaphlspher924 2 года назад
Big bro adaan ismadhanto naguhaaye, imikana adaan kula socona, keep going bro
@abdifatehhirsiabdille4252
@abdifatehhirsiabdille4252 2 года назад
Keep going lagend
@shafichannel9278
@shafichannel9278 2 года назад
big bro caruurta aad nagu soo dhistay ayaa kugu jisaaray aduunka wey iska dhacaan waxan oo kale keep going bro
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 года назад
Big Bro ismadhaanto awalba adiga shidayay oo tiirka haya groupka ahayd. Kaafi inu zero yahay u rufiyaanka fowdada wada yahay waa soo cadaatay. Groupkii adigu mar 2aad isku soo ceeli oo ismadhaanto siday ahaan jirtay kaa sugayna. Gulayso markasta
@wiilkamuqdisho2400
@wiilkamuqdisho2400 2 года назад
Big boraw msulsre wlhi markii asxbti Naga farxin jirey o isma dhanto jogi jirey markii ay tagee wan Iska tiray janalka isma dhanto lakiin haddi ad Naga deyneysid ninkan Isla weynanta badan wan uso labaneyna janalka guleyso pro
@xalaawinevergive-up5924
@xalaawinevergive-up5924 2 года назад
Somali team never success
@fatimashire9471
@fatimashire9471 2 года назад
Beentaa maahan wlhi Somali maba heshiin karaan
@7allgames409
@7allgames409 2 года назад
Big bro wan kuwata sxb laandhere 2bo ma ahan keen going👑
@adnaqurux8995
@adnaqurux8995 2 года назад
Ani xata marhore iku dambese channel kina wa xisen jiray Marku big bro aso galay asxbti kujirtay ka kala baxeen marax ayu noqday
@daganinagrat3321
@daganinagrat3321 2 года назад
Sorry big bro qof wanagsan Ayan ka aminsnhy is kasamir walalo balse wan kahumahay chanalki ad kusojabtay in ad mantaa San oga tagtid
@laaliinteaam4654
@laaliinteaam4654 2 года назад
Wan kuwata big bro
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 2 года назад
Sxp big bro wan nin rageed ayaad tahee plz jooji salaanta rukuucida ah waa danbiye.Allah kaligii ayaa loo rukuucaa Bes mrkaa sxp inaga daaa Rukuucdaa
@mubashirblck3744
@mubashirblck3744 2 года назад
War zaaxib wlhi jilaaa batahy talent leh tedakale daacad ah qalbi wanaagsan Waa kutagereynaa ilaa Aduunka uu kadhamaado ok Go ahead caanow
@haashimbaari2282
@haashimbaari2282 2 года назад
Big bro legend tahay adiga landhera tahay ninkan nairobi ka eri wlh mudan kisa wye
@mubashirblck3744
@mubashirblck3744 2 года назад
Laantaa no ismadhanto bruh Big bro you are living legend Eee nofasax chanlakii kale unsubscribe maso dhahnaa. Mise
@bukarbukari9176
@bukarbukari9176 2 года назад
Keep going sxb
@kowsarmohamuud6396
@kowsarmohamuud6396 2 года назад
Big bro horey usocoh
@qadroqali5561
@qadroqali5561 2 года назад
Sax kas wijigisa aba nacaye naga hor wareji okay abowe huray usocada
@canabmarwan5461
@canabmarwan5461 2 года назад
Hooray usoco insha allah
@abdifataxwadani2232
@abdifataxwadani2232 2 года назад
Big bro keep going ismadhanto adiga ayn kugu jogney kafi abdi waxpo lama jogo
@bishaaragahmedia
@bishaaragahmedia 2 года назад
Nimanyahow Rag islasoo Jabay Baa Tihiin Hawshan Halkaad kasoo wada Bilowdeen Waan Ognahay Ee Hawsha Xal Ku Dhameeya “Gacmo Geel Jire Hoos baa Loo Dhaqaaa” Intaas Baan Kaga Baxayaa Wabillahi Towfiiq…🙌
@raqdaworld6245
@raqdaworld6245 2 года назад
Big bro horey usoco adiga lee ku taageernaa
@haawahussein622
@haawahussein622 2 года назад
Ninka kafi Abdi ladhahayo weyka muqata inu qof xun yahay oo isla weyn Big barow qof an isla weynen uarka ani lawadoda midna ma aqan xita somali iskagama sokeyno balse qof dacad eh somalina kala jeclen uarka malina man arkin inan dawado mahine
@nimcoaxmed9605
@nimcoaxmed9605 2 года назад
Akhas rag wawayn o tiranaya sida caruurta war waxba meesha kuma haysane taydh nimada nala dhafa heeso cusub kulaha heesu ma kuwagi calyada ahaba mise wax kale
@abaaswarsame1613
@abaaswarsame1613 2 года назад
Sida an kutaageri jiray ilahy aya og video ad so dhigto oo idhafay majirto ee waxan layabanahy an isma dhanto nacay markii dadkii isla shaqeenesany la buriyry iyo kaafi
@ONLY4ALLAH
@ONLY4ALLAH 2 года назад
In aan ismadhanto dawado mar hore aya igu danbeysay marki aad dadki idin la shaqeynayay si xun u gasheen
@muzamil2908
@muzamil2908 2 года назад
Sxp big bro ninkan mrki horaba athiga wax kadigi damer waye
@canabmarwan5461
@canabmarwan5461 2 года назад
Big bro wanku wata wlhi
@saladomar8670
@saladomar8670 2 года назад
hehehhe youtube waxas haa la imanina kas saas waayey kan saas waayey talanti la imada nacasin baa tihine waliba dhandhanyel eh war naga taga kuwa laka mahmahey aa tihin
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 2 года назад
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiya thankz
@ayaanabshir9481
@ayaanabshir9481 2 года назад
Plz joooji ceebihiisa qari ilaahay ceebahaaguu qarinaayaa pls guushaadu waa adoo aamusa oo team dhista hawshiina siiwata ninkii raga waa kii aamusa ooaamus ku aarsada plz bro wlky waanu kujeclnahay hasooo hadlin mardame heesna hawsoo qaadin halkaaa ku ilow plz guushaadu waxay kujirtaa aamuska iyo sharftaaduba plz jooji hadal iyo hees qiimahaaga ilaasho qof iska nac nac leeya waa qiima beelaa waa iga talo walalanimo
@siidcalijeylaani9691
@siidcalijeylaani9691 2 года назад
Sxb waan aragnaa iskhilaafkiina lkn waxaa wanaagsan inaad heshiisaan waan ognahay inaad nin ugu jira ismadhaanto dhanweliba.
@abdirahmaniltre-bock7953
@abdirahmaniltre-bock7953 2 года назад
Asc walal, wad naga raagtay, adiga iyo team Isma dhanto. Dib ku so dhawaw shanalkena.
@sumayaadan5867
@sumayaadan5867 2 года назад
❤️❤️❤️ big bro
@caaqilyare1069
@caaqilyare1069 2 года назад
Wan ku taageersanahay big pro legend is back
@dulmar9139
@dulmar9139 2 года назад
Ma xishoo naysid maxaa keenay inaad caydo kana tilmaanto dawuus subxaanallah xalda adaa sii fogaynaya walee waayaab😮
@abdirashidali6601
@abdirashidali6601 2 года назад
wamahadantahya
@ubahabdullahi4517
@ubahabdullahi4517 2 года назад
big brother adan kuwadana meshad adid ban kuracayna
@jamaldulmidiid1199
@jamaldulmidiid1199 2 года назад
Keep going Libaax
@raqdaworld6245
@raqdaworld6245 2 года назад
Lajand horey usoco
@e-sirswaleh1503
@e-sirswaleh1503 2 года назад
Saxib big bro horay usoco wankuwata...
@Ayman.Abyan1
@Ayman.Abyan1 2 года назад
Belo isku kiin jidaty 24hr awalba ismadhanto baad ahydeen
@guleedmahat2962
@guleedmahat2962 2 года назад
Big bro inagadhiz adigan kunahaye🙆‍♂️💯❤
@abdiqeysahmedyasin1610
@abdiqeysahmedyasin1610 2 года назад
Legend big bro
@suheybaismail4814
@suheybaismail4814 2 года назад
Abowaa mcn waa kugarab taaganahay maarwalbaa
@saidofarah9195
@saidofarah9195 2 года назад
Waxaan prank miyaaa asaga waa soo galaa janalka adiga waa soo gashaaa war basaweerka ka badalo big bro😂
@omarkassim861
@omarkassim861 2 года назад
Big bro you true hero legend so bro just keep going on leave this nonsense guy kafi is tooo opportunistic and much greedy hawayaan waaaye
@ayanleahmed3462
@ayanleahmed3462 2 года назад
Big pro horay usoco libah
@amrukhaled1757
@amrukhaled1757 2 года назад
Adeer hore usoco
@mohamedosman5493
@mohamedosman5493 2 года назад
Pig pro walaahi ruwaayadaha dartaa aan udaawan jiray mawa xiiseen jirin doqonkaas
@ayaanabshir9481
@ayaanabshir9481 2 года назад
Plz maan filayn inaa soojawaabto wlo qofka waxaa kaga aarsan kartaa inaa ka aamustaa
@xamseismaaciil8920
@xamseismaaciil8920 2 года назад
maansha aalh
@mohamedkheir1870
@mohamedkheir1870 2 года назад
Bro marka hora Alla (S W) kacaabso .secondly ceebaha walalka waxba binaanka hakeniin hadaad rabto Allah inuu ceebtadaa asturaa adiga
@shaafiboyofficial9307
@shaafiboyofficial9307 2 года назад
Sxb adiga ayaa qaldan wuu saxan yahay kaafi abdi kista ayaa la gugu ad keeyey
@abdisameduk2278
@abdisameduk2278 2 года назад
Bigro waxaad tahy ninka aan daawan jirnay waanan ku daawan doonaa inshlh ,sxbkaa kaligii saxane iska dhaaf cidla ayuu taaganyahy
@saharaileys7079
@saharaileys7079 2 года назад
masha Allah masha Allah🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@shukriinaali2536
@shukriinaali2536 2 года назад
Big bro wallaahi nin wng san
@somalilivetiktok4013
@somalilivetiktok4013 2 года назад
Ismadhanto ya iskaleh
@dualeabdi5592
@dualeabdi5592 2 года назад
Big bro adiga mishaa le wadaye ciyalka magalka adigaa ku heysa weyna kugu casiyen
@aliabdi8644
@aliabdi8644 2 года назад
Keeep going legend 💪💪
@fardawsoabdulqadir1928
@fardawsoabdulqadir1928 2 года назад
Hhhhhb waxkalaatahy kafi is always kafi
@mohamedsalad7429
@mohamedsalad7429 2 года назад
Farmajo vs roble
@suheybaismail4814
@suheybaismail4814 2 года назад
Hortaa ninyahow qof walbaa at duluf nimathaa at kasartit mahu daamer u nooqdaaa
@siyaadsomaliosmansiyaadsom7930
@siyaadsomaliosmansiyaadsom7930 2 года назад
Big pro legend hormar wacan
@Garas1
@Garas1 2 года назад
Team Isma dhaanto sidaan maa u danbeysay 😓😓😓😓 walahi sorry 😪😪😪😢😢 Mar inay sidaan dhacayso mafilaneynin 😥😥😥😓😓😓😖 SORRY ISMA DHAANTO
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 2 года назад
Please Wall Pig Pro meeshaan magaceed Adoo Raali ah
@basrabashir5726
@basrabashir5726 2 года назад
Waxan waxey idinkutahay ceeb iyo foolxumo idikoo gacmaha is,heystan idin baranay hadii la idinka faa,ideystay oo qilaaf dhexdiina la dhigay hadana hadal iyo cay hawada ha isu marinina oo yaan la idinku maadsanin labadiinaba idinma aqan meeshan un baan idinku arki jiray lakin wax walbo hoos inad udhameysatan ayaa ila fiican wiilal somaliyed oo siidheh soodheh isleh ayaa ixanuujinaysa raalina iga ahaada
@dualeabdi5592
@dualeabdi5592 2 года назад
Big bro laanta maa socuniso ismadhanto. Adiga le waada ciyalkan wax yaqano malahan magalada adigaa ku heyaa
@abdiwahabsheikhhassan2351
@abdiwahabsheikhhassan2351 2 года назад
Isma dhaanto adiga un baa lagugu daawan jiray sxb hadaa ka tagtay bas way dhamaatay
@sacdiyaosman4649
@sacdiyaosman4649 2 года назад
Marka ya la aamina kana warbu wada kasfina war kle
Далее
KAAFI QALANJO MANOOLID EE ISXABAAL
8:18
Просмотров 13 тыс.
Idle Yare Iyo Big Bro Marqankii Dubaabka 2022
19:48
Просмотров 22 тыс.
Sidaan  ma umaleynenin model ka
13:49
Просмотров 12 тыс.
Big Bro | Kabul dheh! | Official Music Video 2021 |
3:52
Qaybti labaad ee saarki
3:49
Просмотров 87 тыс.