Тёмный

Isra`il Iyo Mareykanka Maxay Ka Yiraahdeen Dilka Isma`il Haniya, XM War Ayaa Ka Soo Baxay 

Gaylan Media
Подписаться 384 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@umuraxma7268
@umuraxma7268 2 месяца назад
Ilaahoow unaxariiso qabrigana alle ha uwaasiciyo janatul firdoowsal acllaa alle haku casuumo aamiin yaarabi ammiin
@maryanmohamed8621
@maryanmohamed8621 2 месяца назад
Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa Ilaahey ha geeyo aamiin
@Abdulkadir46mahomuud
@Abdulkadir46mahomuud 2 месяца назад
Ilaahayoow unaxriiso qabrigiisana uwaasici ❤ wuxuu ahaa halyeey qaran inbadana soo halgamay. alaw waxaan kaabaryay inuu naxriistaada helo ❤❤❤
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 2 месяца назад
Geeesi baa dunidan ka baxay allaha unaxariisto geesigii rer falastin 😭🤲❤️
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 месяца назад
Haa wlhi wa sax 😢aamiin yaa allaah
@AhmedMohamed-uu1ll
@AhmedMohamed-uu1ll 2 месяца назад
Waa shahid Ismail haniya rabi haa ka waraabiyo janadiisa
@AbdiqaniBashiir-pf6xd
@AbdiqaniBashiir-pf6xd 2 месяца назад
Alle ha u naxariisto , jannatul fardawsa rabbi haku casuumo
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 2 месяца назад
Allah. Ha. U. Naxariisto. 😢😢😢😢
@ShaaficiXuseencartan
@ShaaficiXuseencartan 2 месяца назад
Allaah ha unaxariisto ismaciil haniya waa la shirqoolay
@saladabdallah4045
@saladabdallah4045 2 месяца назад
Allah ha u naxarasto ismacil haniye waa geesi kabaxay ummda muslimka ah wahi yahuda allah hajebiyo walalyal ha loo duceyo
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 2 месяца назад
Inalilahi waina ilaahi rajucuun ilahay hau naxariisto waqaran weyn 😢😢😢
@KuusoDhagey
@KuusoDhagey 2 месяца назад
Rabi ha u naxaristo
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 2 месяца назад
Allah unaxaristo
@SiyaadFaarax-n4o
@SiyaadFaarax-n4o 2 месяца назад
Allaah haunaxariisto
@AarkaSomaliland
@AarkaSomaliland 2 месяца назад
ILAHAY ha unaxariisto
@cumarbarkhadle7483
@cumarbarkhadle7483 2 месяца назад
Allaah ha unaxariisto
@naciimoCilmi-w3q
@naciimoCilmi-w3q 2 месяца назад
Allah u Naxariisto Masajidka Alle Ayuu Rabay Inu Kafirinta ka Saaro Xaq Ayuu ku Dhinte 😢😢😢😢
@layloabdinuur4117
@layloabdinuur4117 2 месяца назад
Alla u naxaristo 😢😢😢 wlh garab weyn ayaa ka baxay😢😢😢😢😢
@User2-y6u
@User2-y6u 2 месяца назад
Allah Janadii ha geeyo
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 месяца назад
ilaahay ha unaxariisto wuu shahiiday e illahau shuhadada haka aqbalo😢
@footballfans1953
@footballfans1953 2 месяца назад
Alle ha u naxariisto halyey Ismail haniya 😢
@AdanFarah-c7q
@AdanFarah-c7q 2 месяца назад
inaa lilaahi wa inaa ileehiraajicuun😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@JoojintaXadka
@JoojintaXadka 2 месяца назад
Waa uu shahiiday 😢😢😢
@-sb3mt
@-sb3mt 2 месяца назад
Alle ha unaxariisto shahiid ismaaciil haniyah
@MaliyowG
@MaliyowG 2 месяца назад
Allah unaxaristo 🥲🥲🥹🥹
@AïchaLaReine-v2b
@AïchaLaReine-v2b 2 месяца назад
Alahaw naxariisto janaatul fardawsaan ilaahay uga baryay
@SalebanIsmacil-p1m
@SalebanIsmacil-p1m 2 месяца назад
Ilaahay hawnaxariisto 😭
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 месяца назад
Laaxawla’walaa quw’wata illaa BilLaah 😢😢😢 very sad Walaahi 😩😞😔😢
@iimaanstar1948
@iimaanstar1948 2 месяца назад
Allah unaxariisto
@cadnaan4455sheeq
@cadnaan4455sheeq 2 месяца назад
Inaliha waina ialehi rajucan 😢😢😢😢😢
@mohamoudbile
@mohamoudbile 2 месяца назад
Ilaahay ha u naxariisto. Laakiin waxaaban ka shakiyey iiraan ma Israa’iil cusubaa ma laga yaabaa inay Israa’iil la shaqeeyaan😮😮
@haa8793
@haa8793 2 месяца назад
Waligood ayey lashaqeynayen
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 месяца назад
Wayba la shaqeeyaan la aan maba ahaaan
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 2 месяца назад
Carabta ka warn hablaha gogarada xidhan intad iraanban ka shagiyay ledahy insha allh iraan iyada u hilin doonta islamka Wana islaam dhaba
@haa8793
@haa8793 2 месяца назад
@@abdiabdulahi4890 carab waxa madax uah xasan sheikh o kle gariga logadajiyay sawirkisa madax ayaa tahayna laguyiri wadankana Natanyahu mamulo iyo galbed anago kle shacab carab ah ayey nafta kujirtaa
@maymuundiiriye5277
@maymuundiiriye5277 2 месяца назад
Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun 😢
@xareedshow6011
@xareedshow6011 2 месяца назад
Allaah how naxariisto
@ahmedabdirahman3951
@ahmedabdirahman3951 2 месяца назад
Illaahay how naxariisto.
@fatahaladamabdul
@fatahaladamabdul 2 месяца назад
Waa shahida 😢
@aminaibrahimhaji9949
@aminaibrahimhaji9949 2 месяца назад
Shiicadu waata baabi'isey dad badan oo Muslimiina(sunni) so inn Ismaciil Haniya uu meeshas tego ma'ahay INNA LILLAHI WA INNA ILLEYHI RAAJI'UN
@MaxamedKhaliif-m2x
@MaxamedKhaliif-m2x 2 месяца назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 geeri xanuun bdn wye runtii 😢😢😢😢 aad baan uga xuma hy balse waa shahiid alle shahaada diisa ha u aqbalo 😢😢😢
@AminaSalah-s2l
@AminaSalah-s2l 2 месяца назад
Janadii fardowso rabi haku casumo insha alaah kufaarna jahanaba
@Samakaab-i2v
@Samakaab-i2v 2 месяца назад
geesi iyo tiir weyn naga baxay alle ha u naxristo shahiid haniya😢
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 месяца назад
Alla ha u naxariisto Ismaciil haniya 😢😢lkn iran malagu kalsonaan karo aamni malahan amay iyada u sharqooshay 😮
@HodanMusa1
@HodanMusa1 2 месяца назад
Waa shahiiday Xasbunallah Xasbunallah nacala taalah insha Allah
@mohammadduraan-qd6cu
@mohammadduraan-qd6cu 2 месяца назад
انا لله وانا اليه راجعون. Hogaamiyihii Xamaas ee Ismaacil Haniya ayaa lagu dilay Magaalada Tehraan ee Wadanka Iiraan,Eebe ha u Naxariisto janno haka waraabiyo😭🤲🤲
@isninamohamed5316
@isninamohamed5316 2 месяца назад
Rabbii ha unaxariisto Lkn waxan isleeyahay maxaa Geeyay Iraan eyadaaba Dadkeeydii lalaaynayaaa😢😢
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 месяца назад
Marar badan ayuu tagey walaal
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад
Allaha unaxariiso Danbigiisa Allaha dhaafo Iiraan maxa amni la aan ka dhigey Halkaas waxbaa ku hoos dugan
@salaxsaidi443
@salaxsaidi443 2 месяца назад
Wa dhintay mahaa ereygaas kafirso wa shahiiday dheh wll shukran ilahay ba diday ina ladhaha kuwa jidkisa lodilay in ladhaho way dhinteen ayada quranka aa kudhaqano jazzakalalah
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 месяца назад
Qoraxdi umada islaamka aya maanta ka baxey wlhi Geeridiisa saagey wanka naxey allaha unaxariisto geeesigi mujahidka ahaa ee ismaaciil haniya😢
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 месяца назад
AUN
@abdi1502
@abdi1502 2 месяца назад
Ahun marxuumka
@rawomoh9737
@rawomoh9737 2 месяца назад
Geesi shahiiday
@Fays2010
@Fays2010 2 месяца назад
Weerarka Bayrut waxa uu ahaa mid la isku mashquulinayey ee jahada runta ah ee loo socday waxay ahayd Haniyah (Allah Jannadiisa Ha ku sharfo)
@abdi1502
@abdi1502 2 месяца назад
Kan calanaqsanaya muxuu ahaa
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 месяца назад
War ilaahay ka cabso haniyah ma dhintey😢iiraan baa shirqooshey miyaa
@isninamohamed5316
@isninamohamed5316 2 месяца назад
@@Inasuldan1235 wllhi xanuun Dareeymayaa Rabbii Haynow hiiliyo
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 месяца назад
@@isninamohamed5316 ilaahay garabkooda marna kama baxayo walal anigaba qalbiga ayaa igubana in cumar bin khadaab aamiirkii islamka in la dilay maanta baad moodaa sida qalbigu ii xanuunayo
@sirajiyareahmed3590
@sirajiyareahmed3590 2 месяца назад
Alshabab and Netanyahu been killed him
@Maryann12q
@Maryann12q 2 месяца назад
Shicaada waliigod ba garab maysaan siin Zuniga nin dhaan oo martii u aha baa gurigooda lagu dilay Alla nasiib xumo wayna
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 месяца назад
@@Maryann12q 😭😭😭xanuun weeye horta waxa ay ka siman yihiin reer galbeed iiraan waa suni nacayb taas la iskuma hayo xamasna markey hubka siinayaan dadntooda bay ka dhex arkeen oo waxay isleeyihiin madama israiil cadow idinku tahay iskaga sii jeediya ilahay baa xaqiiqada og iinsha Allaha muqawamadu waa guuleysan doonaan reer galbeed iyo iiraan riwaayad bay dadka caalamka iyo islaamka kale u jilaan sidi inay cadow isku yihiin booto been ah ilaahay umadiisa ha ka qabto aamiin
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 2 месяца назад
Yuhuuda maxay is ka celina kartaa waa hore ayaa la cunilahaaye gaalo oo dhan Ayaa garabtaagane
@Junanilll
@Junanilll 2 месяца назад
malahuba warkas !!!
@Maryann12q
@Maryann12q 2 месяца назад
Shicaada waliigod ba garab maysaan siin Zuniga nin dhaan oo martii u aha baa gurigooda lagu dilay Alla nasiib xumo wayna
@haa8793
@haa8793 2 месяца назад
Akiid walah
@LaylatulQadri
@LaylatulQadri 2 месяца назад
Allaha u naxaristo Ma adka in iiran gudeheda Israel fal ka fuliso sbbto ah jaajuuska Israel wu ku badanyahay gudaha iiraan Iyada yaana qarka u,saaran inay burburto siyasad xumi gudaha iyo faro shisheye o lagu hayo
@sadamabdiabshir3466
@sadamabdiabshir3466 2 месяца назад
Haniya waxaa dialay shiico iyo yahuud iyo carabay wataan ayaa dilay
@Maria28832
@Maria28832 2 месяца назад
WALEE NIN GEESI AH BEEY DILEEN ISMAACIIL HANIYA ALAAHA U NAXARIISTE JAAJUUSIINTA ISRAIL EE JOOGA IIRAAN SOO QABTA OO MUDANKOODA MARSIIYA
@AhmedMohamed-uu1ll
@AhmedMohamed-uu1ll 2 месяца назад
S
@idirizfarah9103
@idirizfarah9103 2 месяца назад
Allaha u naxariisto cida dishayna waa cadahay waa iraan iraan iyo israil waalaba dal u heshiyey
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 месяца назад
Dagaalka maraykan ayaa Dagaalka wadda yuhuudda waxba kama jiraan. 😂😂
@AbuubakarYuusuf-gm5em
@AbuubakarYuusuf-gm5em 2 месяца назад
Awalba shiicada waa lagu yaqaan khiyaanda iyo in ay la shaqayaan reer galbeedka muslimiineey in dhihiinna kala furo
@haa8793
@haa8793 2 месяца назад
Wlhi somalida indaha Alaha ufuro
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 месяца назад
ANIGU waxaan isleeyahay xataa hadii aay Israël fulisay dilka Hogaamiyaha Hamas waxaay dilkaas fulintiisa u madhay Iiraan yaan laga xeel xeelanin runta Iiraan lug-ween baay kuleedahay nasiib daro ayadaa dishay ayadaana baaraysa Kkkkkkkkkkkkkkk.
@haa8793
@haa8793 2 месяца назад
Akiid walh shico wadamada musliminta ayada ayaa lagu dumiyay iney kaliged nolaato ayeyna rabtaa
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 2 месяца назад
Qofki shico yqna wa yqna shicadu galada iyo yahuda waka daranyahin sunni nacayb bay qaban. Siyasi sas uawod bdn layskma dilo wayo wadadu marayo wa lasi safe gareye guriga dagayao xita gawaridu wato bal qof sas ah ba la dily ya ka dhagaysanaya ile ilaladu iran bay ahayd iyagana dilay
@MaryanAbdullahi22
@MaryanAbdullahi22 2 месяца назад
Iraan waxeey iska dhigeysaa ineey cabineyso phalastin lkn taasi ma ahan wax jira ee dadkii amaanka usoo raadsaday ayey shirqolaan wlhi
@Maryann12q
@Maryann12q 2 месяца назад
Shicaada waliigod ba garab maysaan siin Zuniga nin dhaan oo martii u aha baa gurigooda lagu dilay Alla nasiib xumo wayna
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 2 месяца назад
Waa suro inaydan aad ahayn dad xog ogaal ah ama si madhan Suni ahan u hadalaya Hadaba runtu waxay tahay waayadi u danbaysay oo dhan waxa Hasan hub ku taagerayay waxay ahayd Iran, Hamas xagay hubka ka keenan ayay idilin tahay Mida labaad Xuutuyitu laf dhuun gashay ku noqday Isreal ee bada cas ka xidhay waa ayo miyayna shiico ahayn ilsa cida Xuutiyunta tageerta miyayna Iran ahayn si indho la'aan ah hadad u dafiraysin ma ogi
@haa8793
@haa8793 2 месяца назад
​@@Sam_Saylici ben yanlaguu shegin so ogow waxey suniyinta yaman kusameyen huthi hadey dab katahay Israel kumaharen bariga dexe
@Maryann12q
@Maryann12q 2 месяца назад
@@Sam_Saylici Alla mxa jahiil thy halkaas wxa iga cad inaadan waxba kala ogayn oo doqon dhagta ka wax ka maqla thy ee amuus ximaryahow
@Maryann12q
@Maryann12q 2 месяца назад
@haachannel8793 shb wlhi inta RU-vid jogay qof aa isku fakar iyo isk caqli nahy ada ka arky Allah ku barakeyo
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 месяца назад
Shaka wayn ayaa halka ka muuqda gudaha iran waxbaa kajira farbaa kugodan
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 2 месяца назад
Israail iyo maraykan ma marin hababin karaan Xaqiiqqda Iyaga dilay cadawga ialaamku waa yuhud iyo maraykan iyo muslin ku sheega la socda gaalada
@mohamoudomar7792
@mohamoudomar7792 2 месяца назад
shiico inuu amino ma ahayn
@MaxamedReermagaal-cs1mm
@MaxamedReermagaal-cs1mm 2 месяца назад
Allahuumaxariisto😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SiyaadFaarax-n4o
@SiyaadFaarax-n4o 2 месяца назад
qabke lako dilay iiraan marti lajoogta
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 месяца назад
Mareekanka iyo yahuuda ayaga ayaaba dileen mxy u hadlayaan xaaraanta😡
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 2 месяца назад
Shiicada dishay ani sa amisanahay shicadu yahuda waka daranyahiin walahi qofki og ba og
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 месяца назад
@@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 taas weyba cadahey lkn diyarada ayaa yahuuda leh
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 2 месяца назад
Ismaaciil Haniya Illahay Janatul Fardawsa haku casino Iiran waaba dawlad suniga neceb maxaa geeyey
@AhmedAadan-j9d
@AhmedAadan-j9d 2 месяца назад
Waa beentaa ee waxiska hubi
@XasancaliYoonis
@XasancaliYoonis 2 месяца назад
Waar marka wax labaadho lasheegosida dillku kudhacay kolba laba Midhurst hanoosheegini oowaad laba kamadood lasoo carat
@M.D.Allaale571
@M.D.Allaale571 2 месяца назад
Ninkani maaha wariye Gaylan midea u shaqayn kara fadlan saxafi qaangaadha oo dadka kugu xidhan qancin kara halagu badalo
Далее