Тёмный

Israil maxay shujaaciya ku aragtay| Dagaalka u dhaxeeya turkida iyo suuriyiinta 

Dulmi Diid
Подписаться 374 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Israil maxay shujaaciya ku aragtay| Dagaalka u dhaxeeya turkida iyo suuriyiinta
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Развлечения

Опубликовано:

 

30 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@DulmiDiid
@DulmiDiid 26 дней назад
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 26 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedamiintupe1434
@maxamedamiintupe1434 26 дней назад
yaa sheikh course kii meey
@user-ef3ve9ry3g
@user-ef3ve9ry3g 26 дней назад
iyaaw. Maa xasusataa. Ma rabo waye iyaaw
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 26 дней назад
ONLINE JOB HALAL AYAAN SUGAY SHEEKH MAXAMMAD BAARAKALLAAHU FIIKUM
@rafiq5722
@rafiq5722 26 дней назад
Neceyb Falastin kelia uma qabaan ee Muslimka oo dhan waa isugu mid
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 26 дней назад
Waa guul iyo hor mar wanagsan ilahoow taawfiiq nasii
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 26 дней назад
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 26 дней назад
illaahoow guulee shacabka falastiin insha allaah waay guulaaysanayaan
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 26 дней назад
Illaaheey hau gargaaro wiillashaa guul baan urajaynaya
@maima4ever2
@maima4ever2 26 дней назад
وَإِذَا قَرَأْتَ ٱلْقُرْءَانَ جَعَلْنَا بَيْنَكَ وَبَيْنَ ٱلَّذِينَ لَا يُؤْمِنُونَ بِٱلْءَاخِرَةِ حِجَابًا مَّسْتُورًا (الإسراء - 45)
@dahabomohamed6718
@dahabomohamed6718 26 дней назад
Masha Allah xamaas gaasinimo ma qawinimi waa qalabiga Allah ha quweeyo
@roblehassan3069
@roblehassan3069 26 дней назад
Xafadiisa jogaa yawax kaqadayo Gaza inshallah guul
@user-ry6fb2ni9q
@user-ry6fb2ni9q 26 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 26 дней назад
اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب
@user-ib4ks1ui7r
@user-ib4ks1ui7r 26 дней назад
Masha alha somali horey usoc aya leyahye
@zainababdi781
@zainababdi781 26 дней назад
Masha allaah waanu ku faraxsannahay horumar ka dalkeena
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 25 дней назад
الله اكبر، geesinimada maxbuuskaas Allah kor hayeelo Allahumma amiin.
@rahh4137
@rahh4137 26 дней назад
❤maashaAllah Soomaaliya hore u socda. daal waad gaadhi doontaa. Soomaaliya guul ❤
@aminahashim8767
@aminahashim8767 26 дней назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يا رب العآلمين
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 26 дней назад
Allaahuma barik 🎉❤Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ .
@rahmafarah3484
@rahmafarah3484 26 дней назад
Illahey garab kooga ha galo inshallaha HMS ❤
@osmanbuhdirans500
@osmanbuhdirans500 24 дня назад
Jabuti ahan shiirimidhi ayaan dhanaa dulmii diidow yaa sheekhna
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 26 дней назад
Allow Jabi Yahuud iyo wixii soo Raacaba
@barashadaculuumtadiinta6290
@barashadaculuumtadiinta6290 26 дней назад
Online quraan hadaad ubaahantay ama aad la jeceshahay caruurtaada nagala soo xidhiidh lanbarkan +labo shan labo : afar sadex lix sadex eber todoba eber mahadsanid.
@MohamudHussein-g5s
@MohamudHussein-g5s 26 дней назад
Fadlan iska. Sax. Af. Somaliga. Ha isticmaalin. Halmada. Suuriyaanta. Ee isticmaal. Suuriyiinta. Shukran
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 26 дней назад
Subxanallaah illahayow ugar gaar reer Falastiin
@mohameddon4070
@mohameddon4070 26 дней назад
Mashaallah ilaahey nabad somalia hasiiyo amin
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 25 дней назад
MaanshaAllaah Somalië waa soo noolaannaysa ☝️🇸🇴💯
@AadanCismaanibraahim
@AadanCismaanibraahim 26 дней назад
Shekh dulmi diid xafidaka alaah noshek gasa selokalajogaa hama s iyo israiil ok❤❤❤❤❤
@AadanCismaanibraahim
@AadanCismaanibraahim 26 дней назад
❤❤❤❤❤💥🌟
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 26 дней назад
Scw scw scw scw scw sheikh wcs falastiin 🇵🇸🇵🇸 falastiin gull gobonimo ❤❤❤❤❤❤doua preay gaza
@dunka735
@dunka735 26 дней назад
Hor marki soomaali wuu bilaawday hala sabro inshaa Allah ❤❤❤❤❤❤
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 25 дней назад
MASHA ALLAH wa guuul Umada SOMALiyeed usohoyatay mahad ALLAH AYA is kalleh❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-ds5mk7zg9n
@user-ds5mk7zg9n 25 дней назад
Maashaa alaahu geesi nimo deesinimo dhaaf Tay garab kooda aloow istaag oo adkee aamiin
@user-si6ii8yp6v
@user-si6ii8yp6v 26 дней назад
Masha Allaah waa hormar fiican hurusoda
@abusalmaabdullah2093
@abusalmaabdullah2093 26 дней назад
Waa guul somaliyeed
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 26 дней назад
Maasha alaah sheq rabi haku bara keeyo
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 26 дней назад
DIYAARAD SOMALIYED MASHAA ALLAAH ALOOW INOO SIYAADI
@suleekhamowliid9296
@suleekhamowliid9296 26 дней назад
اللهم انصر اخواننا في الفلسطين
@MohamedSamow-zg3on
@MohamedSamow-zg3on 26 дней назад
Mashaalah Somali guul an dh han alahu akuubr
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 25 дней назад
Jizaakulaah Khayr
@habibajamac9941
@habibajamac9941 26 дней назад
Maashalah tabaarkalaah
@sahrawarsame725
@sahrawarsame725 26 дней назад
Masha Allah waa arin fiican
@shamcena7314
@shamcena7314 26 дней назад
ManshaaAllah
@QotofUmmuSaad
@QotofUmmuSaad 26 дней назад
Masha allah
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 26 дней назад
maansha allaah walaahay waa geesi allaahoow kabadbaadi cadawga ninkaa
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 26 дней назад
Mahadsanid
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 26 дней назад
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤wcs yuhuud waa ka dhamaday wakhtigu dhulka falastin isha allaah waa xor wakhti dhaw isha allaah
@RamadanHilal-pg6zo
@RamadanHilal-pg6zo 25 дней назад
Horey ha usocoto Somali weyn Allah weyneyo
@adammohamed5339
@adammohamed5339 26 дней назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 26 дней назад
❤مُحَمَّد ﷺ❤مُحَمَّد ﷺ
@kaltuunxasan2853
@kaltuunxasan2853 26 дней назад
Allah amaansado muqaawamada waa geesiyaasha carabta allah jebiyo yahuda iyo mareykan iyo intii la jirta rucbi allah ku rido falastiin allah garab galo allah guusha siiyo
@idilabdi9456
@idilabdi9456 26 дней назад
Ilaahow uhiili walaalaheen 😢
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 25 дней назад
Yahuud America Allaah haka qabto shayadiinta reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan caawi 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 25 дней назад
1991 garoonka ballidoogle waxaa lagu burburiyey in ka badan 100 dayuuradood ee dagaalka oo ahaa kuwii markaa aduunka ugu casrisanaa kuwaan maanta lasoo badhigau somalidu way ka faani jireen inay soo iibsadaan somalia allaha soo celiyo ma joogtee
@ahmedmohamed-oq3gd
@ahmedmohamed-oq3gd 25 дней назад
السلام عليكم يا شيخ ،وين الكورسات (الدروس)
@user-iv5of2bl4g
@user-iv5of2bl4g 26 дней назад
Dowlad xadhihin xasan xaarañ dheh
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 26 дней назад
Maasha.allaahu Waa.hurumar
@YoungBoss-7
@YoungBoss-7 26 дней назад
Wiifow= Raaxo= Leexo= Sadexdaa magac iyo kabadanba waan u aqaan.
@GalolPro
@GalolPro 26 дней назад
Aamiin..
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 26 дней назад
Amay soo ceshadaan illahay haka qabto
@SayidCali-vw9ie
@SayidCali-vw9ie 26 дней назад
M.a wiifoow waaye
@hassanmohamudgacal8829
@hassanmohamudgacal8829 26 дней назад
Dadka qaar waa cawaan Qabtaladu dilootay qaarkalena waa CBB aan arkin hormarka Jaahiliin aan kalasaarin Wasanka iyo dowlada wanagwalbo xumaan u badala waa xaasidiin oo marnaba Qirin marka aad wax uun wanag ah sameeso guul dowladeena Qaran ayaa nadeeqa
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 25 дней назад
Dhalintadaan Pilotyada ah Turki ayaa Soo faba bartay waana badanyhn
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 26 дней назад
Dhame maxamed hashi ayaa la yiraah sheikh
@MubaarikQamashi
@MubaarikQamashi 26 дней назад
Mansha allaah
@user-nj4vl9jz4g
@user-nj4vl9jz4g 25 дней назад
الموت الكريم خير من حياة الذّل
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 26 дней назад
Asc sheeq DULMI DIID diyaradaha horata ma ahan diyarad waqatiyadan la isticamaalin waana sadaqo
@libandahir3719
@libandahir3719 26 дней назад
Mashallah
@abdifidow3870
@abdifidow3870 25 дней назад
Sheikh 2 helicopters horumar ma aha. Ani Wasiir gaashaandhig haddii la iiga dhigo jet fighters u keeni lahaa Somalia
@mohamedahmed2675
@mohamedahmed2675 26 дней назад
Hadaadan dowladda wax ka sheegin waad xanuunsaneeysaa
@simsimadan7621
@simsimadan7621 26 дней назад
Adiga wax haku Qabato
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 26 дней назад
Salallahu alayhi wasalam
@amiirck-zt7yy
@amiirck-zt7yy 26 дней назад
linkiga halkan noo soo sheeg shiikh❤
@MarwaanDecosta
@MarwaanDecosta 26 дней назад
Asc ßheekh maxamad dulmi diid waxaan kaa sugeynaa shaqadii aad balance qaaday
@user-fj1kd6sj8c
@user-fj1kd6sj8c 26 дней назад
Dawlad baa magaceed ba,y,xitaa tan xasan dhiiqo iyo damuljadiid ttuugta ah,khayinaleaddan ah ma dawlad baa,
@CabdiwalikhaliifCali
@CabdiwalikhaliifCali 26 дней назад
Guushu waa xageena inshaa allaah
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 26 дней назад
Ilaahey haisku diro yuhuuda dhaxdooda
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 25 дней назад
Nee dadkii lahaa islamku waa Xuquuq ayaa uu siiyey Gabdhaha Taaliban oo tiri Diinta islamka ayaan ku xukuminaa ayaa Diidan Wax barashada dumarka Xitaa uma ogala Cad ceeda Diinta islamku waa Dhiig cab Oo Mudan in Laga tirtiro aduunka 🦠🦠🦠🦠🦠🦠🦠🦠🦠🦠🦠🦠🦠🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 26 дней назад
Waa wax lagufarxo inan 2diyaa radoo yeelanay,inkasto aysan laheen qaran ee leeyihiin qabiil Waxan kabaqaaya Macdan ahan iyo maar-ba u fiiqdan sidii ay u fiiqdeen diyaaradihii qaranka lahaa xilligii 1991dii
@abdimuhumed5546
@abdimuhumed5546 26 дней назад
ASC maxbuuska xadhiga kuxidhan mabaxsanikaro sababtoo ah xadhigu tangiga banaanka taagan ayuu kuxidhan yahay
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 26 дней назад
baraqdaar waay taal wagii farmaajaa lakeenay laakiin lama soobqndhigo
@ibrahimbaashi9367
@ibrahimbaashi9367 26 дней назад
Kalmadda "WAAYEEL" ee aad u adeegsatay diyaaradda, waxaa loo adeegsan karaa oo keliya bani'aadamka. Waxaa la dhihi karaa "DIYAARAD DUUG AH". Mahadsanid
@meaktooni
@meaktooni 26 дней назад
Anigu waxa ugaanaa leexo😂😂😂
@SheikhHussein-wx6or
@SheikhHussein-wx6or 26 дней назад
Dulmidiidaw.waxay.katibi.donan.ciidankoda..hashegan.hal.ayan.naga.dhintay
@MaxamedAbib
@MaxamedAbib 26 дней назад
❤❤❤ 0:53
@adeerkaomar6835
@adeerkaomar6835 26 дней назад
Waa billow fiican
@abdirasidmohame8585
@abdirasidmohame8585 26 дней назад
Shiikhoow. Da owl adaan maaha dowlad somaliyeed. Waa dowlad hawiye dalku Ina Waa burburtaa ciidankii a wa baa bi isay. Hasan gurguurte. Miyaad noo amaanaysaa ilaahay Ka baq
@alesuge9918
@alesuge9918 25 дней назад
Ninkii dhoof Ku mid beey geeridu dhibaysaa. Israel iyaga ayaa jabi doona hadii Ale idmo waxaan hadii Ale idmo in reer falastiin ay guuleysan doonaan wllalaheen reer falastiin guul Allaha siiyo Aamin. Aamin. Aamin 😭🙏
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 26 дней назад
Towba shiikhow maxaa agab cusub inta soo gadano badan kooda dalkeena aaba laga heli karaahe injineeradii samey lahaayne lasoo aruuursho oo lasameeyo diyaarado cusub ma'aha wax lagu faano waayeel gabalkiisa dhacay
@MohamedahmedAbtiga
@MohamedahmedAbtiga 26 дней назад
Asc wll wararka wa la hubsada iska da fudedka wafdigi Somalia iyo itobiya way tagen Ankara Somalia way tagi karta Turkish lkn may hor fadhisanin itobiya walo kala dab qadayey marka wll Somalia waxay dhahda hubsimo hal ba lasista iska jir. Thanks
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 26 дней назад
Yahuuda Allaha isku jabiyo dhexdooda ayagoo dulaysan
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 26 дней назад
Diyaradaha waxaa lagu hor istaagey deeqa uu rushaka siin lahaa ayaa lagu hor istagey
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 26 дней назад
Press 40minite please 🥺 not full 17 minite sheikh
@SaalaxudiinCabdicasiis
@SaalaxudiinCabdicasiis 26 дней назад
Portugaalll
@khaliilxassanmohamed3120
@khaliilxassanmohamed3120 26 дней назад
Shiikhow ragaan waxaa ku qasbaayo in aay doortaan dhimasho kuna doortaan dhulkoda maxaa yeelay halkee ayeey aadayaan meel aay aadan majirto qofka marka uu doorasho heeysan wax walbo uu arko in uu ku badbaadaayo ayuu sameeynaa, reer falastiin waa in aan ka baranaa taatikadaan maadaamo aan cadow badan leenahay
@meaktooni
@meaktooni 26 дней назад
Sheekh sawka suuruyinta waa dad ku nasab san arabta xitaa arabta ka maserta waa dad masakine
@zainababdi781
@zainababdi781 26 дней назад
Soomaaliyay tunels qota waa laisku arkay tunel da guusha reer falastiin iyagaa door wayn ka ciyaaridoona
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 26 дней назад
Walaale maxaa dw ugu celcelisaa dawlada meadowlad ayaa jirta kaxishow taas wax dawlad majirto waa mooryaan dalka lagu dhacaayo
@user-ne4mj3kn6c
@user-ne4mj3kn6c 26 дней назад
❤❤❤✌✌✌💯💯💯
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 25 дней назад
DOQON DOQON DHALAY
@MahadGaras-jn6xb
@MahadGaras-jn6xb 26 дней назад
Vedio yaasha Falastiiniyiinta intee Lagahelayaa
@Gaaxnuug-w1b
@Gaaxnuug-w1b 26 дней назад
Khaan yoonis ma dib ayay ugu soo noqdeen ciidamada isreal
@abdulkanimohamed3147
@abdulkanimohamed3147 26 дней назад
“Leexo”= wiifo 😊
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 26 дней назад
Al-Jazeera arabic ayaan kasoo daawadey maanta 😂
@shamcena7314
@shamcena7314 26 дней назад
Codkooda ma bedelaan?
@abdisharif8315
@abdisharif8315 26 дней назад
Diyaaraduhu waa afar helicopter oo uu mareykanku bixiyey 3 week ka hor
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 26 дней назад
Diyaaraha dadka caayay waa dad cadaw ah oo habashi ah oo somalidiid ah lkn wxba kama tari karaan
Далее
Вот почему 😐
0:59
Просмотров 3 млн
Ах как прекрасно
0:17
Просмотров 17 млн