1,500 saliga nabiga aan aqriyaa iyo Astagfaarta 1,500 maalinwalbo Quran ka inaan laazimo aa ii dhiman inshaalaah waan gaaridoonaa isoo ducey quraanka inaan laazimo sh waa jizaakumulaah qayr @@@@@
Masha Allah aniga hada waxan wajib iska saaray inaan zaliga nabiga aqriyo 5000 maalin kasta 5000 istaqfaar 5000 tasbiix maalin walbana xissib ama jus quraana waxaana hadda ku hami weynahy tafsiirka inaan barto illahey ha ii fududeyo adinkana ii soo duceeya