Тёмный

Itoobiya oo faragalinaysa doorashada SL, 2 oo ay mucaaradka ka doonayso & Talaabooyinka ay qaadayso 

Gaylan Media
Подписаться 350 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 143   
@saleman8894
@saleman8894 4 дня назад
Illaahay nabad reersomalild ugu dhamay doorashada
@xaajilacag828
@xaajilacag828 3 дня назад
Gaylanow waxad niyada u dhista Kuwi aad beenta uga aheekeyn jirtey......bosasoairportkawaran...by by somalia 🇸🇴 Somaliland 🇮🇷 ETHIOPIA 🇪🇹 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ ❤❤❤
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 3 дня назад
Airport kii bosaso inaad ka warantid baa kaa g a fiican somaliland
@sudiissa5701
@sudiissa5701 4 дня назад
Xisbiga kulmiye is daafiya hadaad Rabtaan SL inaye jirto ninka waxba 7 years kuma soo kordhin SL aan burbur iyo qabyaaladii cirka martaye walaalyaal qabyaalada waxba matarto SL waxaay ku jirikaraa cadaalad dulmiga oo Aad iska meerisan dadkiin deegaanka ilaahay ku wada beeraye walaalo siman waxkasta u noqotaan is badala wanaagasn ayaan ilahaye idinka baryaaya midnimo idin Deeqada dariskayaga xalaasha SL guul isha Allah
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 4 дня назад
Guul iyo gobanimo SOMALILAND 🎉🎉🎉
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 4 дня назад
SOMALILAND waa usha Ethiopia u isticmaalayo Midnimada umada SOOMALIYEED ❤🇸🇴
@ahmedjamacaadam6871
@ahmedjamacaadam6871 3 дня назад
Indr runti Manihin lkn soamalida NAFTA isugayakeentay
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 3 дня назад
Somaliland iitoobiya xidhiidh caadi ah bay la leedahay see itoobiya waxay joogta somalia gobol kasta bay hiiaan galguduud gedo ciidamdo itoobiya jooga marka maxa midnimo haysa
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 3 дня назад
Wr nio wax midnimo layirahdo majirte Nin walba awrkisu haqaado erayga midnimo waxn Qabaa inu yahy card beenad beesha Caalamka lagu baryo balse an wax inta dhafsiisan an lahayn
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 3 дня назад
Somalia waa waxa afka qalaad lagu yidhaahdo War mongers deposit Ama hanti dagaal ooge Somalia Italia ma noqon kartaa dawlad shaqaysa 10ka sano ee soo socda ??
@zackekmar6851
@zackekmar6851 3 дня назад
Ethiopia waa cadoowga Somali odhan they don’t care ain’t nobody think twice guys 💪🏻💪🏻💪🏻
@halimamumin3643
@halimamumin3643 4 дня назад
Waa Waxaad la jeclaan laheeydeen Somaliland, laakin Somaliland Ilaaheey baa jecel. so Guul Somaliland. Cadowgu meelaahaas haka oyaan.
@Romman114
@Romman114 4 дня назад
Xagee buu ilaahay ku yiri Soomaaliland ayaan jecelahay ? Ma ilaahay ayaa ku been abuuraneesa ?
@Romman114
@Romman114 4 дня назад
Ilaahay si guud ayuu ujecelyahay dad muminiinta ah ee si gaar uma dhihin Soomaaliland ayaan jecelahay marka ilaahay haku been abuuran
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 3 дня назад
Waxa kuu tusalaa in Allaah jecelyahay Somaliland bal eeg somaliya 6 madaxweyne cuyaal , Qarax waa guul baryeyba taagan waana dulmigii aygaleen Eeg Djibouti keligii taliye ayaa haysta oo madali karaan nolola mahaystaan Somaliland ALLAAH ayaa jecel oo ilaasha Alhmdulillah Cadowga Somaliland ALLOOW jebi jabweyn Aamiin
@Romman114
@Romman114 3 дня назад
@@fadumogedi7423 Arinka ka fiirso 8 sano gudaheed Soomaaliya waxaa soo maray laba madaxweyno Lakin muse suudi eeg isaga oo waqtigiisa dhacay ayuu maamulki ku dhagan yahay mana rabo in uu doorasho qabto waana gacan ku dhiigle dilay umad Muslim ah oo Soomaali ah wuxuu dhul muslim siiyay dad gaala ah uuna u saxeexay marka hadalkaa ka fiirso
@SuhuurbuntuHasan
@SuhuurbuntuHasan 3 дня назад
Ilahay nabad nogu dhame doorashada somaliland ❤
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 4 дня назад
Waa QASAB in isbedal dhaca...muusana meesha ka baxo
@abdirahman6263
@abdirahman6263 4 дня назад
Haaye adu taasa xukun tid inu soo noqonayo io inuu baxo midkood na adu ma haysid shacabka codaynaya ayaa haya,taas dhagahaa haka dhaadhacdo sxb.
@cqaadirxuseen8044
@cqaadirxuseen8044 4 дня назад
WAAR KA HADAL BOOSAASO IYO EERIBOORKA DIYAARADAHA WAXAD TAHAY MUNAAFAQ IIMAANLAAWE AH
@moali-zk8qe
@moali-zk8qe 4 дня назад
ha ciyaane waligood ciyaanee SOMALILAND WAA QAAN GADH LOONA BAQI MAAYO FIFA SOMALILAND
@mohamedSagal
@mohamedSagal 3 дня назад
sootan meesha lagu kala tagay ee isaaq bes isku soo haray
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 3 дня назад
Somaliland waa jirtaa waana jiray waa inshaAllaah , dad usguga oo ka daba ciyaa weligiiba waa jiraa ee iska Ci Somaliland wey guulaysanaysaa oo waa ayaa ilaasha Kanaxoow nafta waa
@prosl11
@prosl11 3 дня назад
Beenale
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 3 дня назад
Daalim,dhiigyacab iyo caadaqaate muuse shaani Alle inaguma soo celiyo mid ka khayr badana oo midnimada wadanka ka shaqeeya ha inoogu badalo
@mubarikAbdulahi-z3t
@mubarikAbdulahi-z3t 3 дня назад
Kkkk midnino
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 дня назад
Mahadsant walaalkey geylan media ❤❤❤❤
@AbdilahiMohamed-zk9pd
@AbdilahiMohamed-zk9pd 4 дня назад
Guul somaliland iyo itoobiya cabaadka qadaad weynta
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness 4 дня назад
Aamus gondhob yohow gondhobku dhalay
@prosl11
@prosl11 3 дня назад
Ina atmis iska aamuus adoonyahow laga gumaysto from halane
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness 3 дня назад
@@prosl11 kkk jilicsan jilicsan dhashay adeer anigu nin rer puntland ah ban ahay atmis adiga iiga dhow 1050km² beri ah iyo 1600km² oo bad ah ban haystaa askari aan rer puntland ahayna ma jogo lkn somalinimadu wa muqadas iyo geed ka go'an aan muran la galin karin
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 3 дня назад
DADKA. REER SOMAALILAND. SHIRQOOL. AY. ETOPIA. MALEEGAYSO INAY. KUDHACAAN. AYAAN KABAQAYAA
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 3 дня назад
Madaxwayne waa muuse biixi ma🎉rkii labaad 2024 December
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 3 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw alaahuakbar alaahuakbar alaahuakbar masha alaah
@omarjama7627
@omarjama7627 3 дня назад
MOU Wuu dhacayaa ka hor Doorashada! Muse na Wuu soo Noqonayaa Qadaadweyn ama ooya ama cabaada Guul Somaliland
@abdi3703
@abdi3703 3 дня назад
Hhhh muse biixi ha soo saarto itoobiya markan wadani la galayo dagal an tageerto d-jabuti iyo Somalia 🇸🇴 Reer lu kale yaaco isaq ha soo kale baaxo 😅
@mahmoudbyonis9317
@mahmoudbyonis9317 3 дня назад
Af nooli waa hadlaa Ayna waa ciyaa 97 waxaa si cad u guulaysanaya Mujaahid Mouse Biixi Cabdi EE afqadhmuunka la aamus.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 4 дня назад
Hadli ETHIOPIA gaadho Bada CAS..waxaa fududaaneysa in deegaanka somalida Ethiopia (DDS) si fudud gacanta ugu galo qoomiyada OROMADA.
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 3 дня назад
Somaliland cidna masuul kama aha Wixii la qaadanayo iyo Somalida danaheeda maxaa nagaga jira ?
@AbdalleE.Qalombi
@AbdalleE.Qalombi 4 дня назад
Muuse waa nin adag oo Somalia oo dhan ba ka badiyey
@Hsn1224
@Hsn1224 3 дня назад
Oo muxuu somalia kusameeyey
@AbdalleE.Qalombi
@AbdalleE.Qalombi 3 дня назад
@@Hsn1224 Dee waydinka ka qaylinaya
@AbdilahiMohamed-zk9pd
@AbdilahiMohamed-zk9pd 4 дня назад
Insha alla waxaan rajeynaynaa in dagaal toos ahi ka dhex qarxo Masar oo somaliya wadata iyo itobiyo oo wadata somaliland
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 3 дня назад
Dabka munafiqiintu wado waa somaliya iyo Masare , Somaliland ALLAAH ayey ka hoos gashay Shar kooda iyo shar oo dhan
@cabdikariin718
@cabdikariin718 3 дня назад
muusa biixi iyo rabitaanka Ethiopia insha allaah labadaba waanu ka saari doonaa meesha
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 3 дня назад
Masha alaah
@footballer9117
@footballer9117 4 дня назад
Hooyadaa togdheer iyo waqooyi galbeedba was
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 4 дня назад
Faqash maalindow bay dhimaneysa.
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 3 дня назад
Muuse Biixi Abdi Markale Ayuu imaanayaaa Shaki La'aaan
@Mohamett_Qarni_joog
@Mohamett_Qarni_joog 4 дня назад
Somalia guul❤
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 4 дня назад
Asc mudane ❤
@AliWarsame-k7p
@AliWarsame-k7p 4 дня назад
Ilaaho cadowga kaqabiw
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 3 дня назад
Alaahuakbar alaahuakbar
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 3 дня назад
Somali ilaahay ha mideeyo
@YaxyeAxmed-f5n
@YaxyeAxmed-f5n 3 дня назад
Nintiisii utaagla wax uu mid Kale uga hadlaa uma banaana Soomaliland mucaarid muxaafid waa Somaliland haku mashquulin
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 3 дня назад
Mw muuse Biixi Abdi waaa Ninka kaliya Eee Kacaankii Ama Somali Unions aaan ka heyno Hargaisa somalia 🇸🇴 Nov 13 2024/2029 soo laaabasho wacan. Viva kulmiye
@et9055
@et9055 3 дня назад
Asc gaylan wixii adrabto somali ha ushegine because dalka Somaliya dowlada dhexa kamas ula Ethiopiana aye ogtahaye
@MuusesiciidMuusesiciid
@MuusesiciidMuusesiciid 3 дня назад
Haa sax
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 дня назад
Ma carruur buu u sheekaynayaa siilka hooyadii wasahani miyaanu na ogayn inaanu phd sidano oo beyraqdaar samayno
@Mjfarah114
@Mjfarah114 3 дня назад
Somaliland dhimatay darafyadii waa tashadeen sool jab ayay u geysatay wayna soo af jartay xuduud hadii lagu hadaaqi jiray oo cid hadal heysa ma jirto oo khaatumo ayaa fadaraal ka doorbiday in dalka la kala jarin awdal oo aan wali fool dhaneysan iyana lama qarsan karo waxa ka soo ifbaxaya sadexdii habrood ee isku beesha ahaa ayaa isku herdiñaya doorashada farta wadnaha loogu hayo salaamaad minkuli aafaad
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 4 дня назад
Xildhibaan shaaadh baa madaxweyne noqonaya😢
@khadaryaasiin-p3d
@khadaryaasiin-p3d 3 дня назад
Iska ilaaliya itoobiya faragalin oo xaaraamaynta qaranka
@hurrediiriye4741
@hurrediiriye4741 3 дня назад
Marba clip bilaa xigmad ah oo runta ka fog soo duub qaaqloow
@MaxeddOmer
@MaxeddOmer 3 дня назад
Muse codbuu ku joga kuna imandonaa bada somaaliland ayale huwan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 дня назад
itoobiya faragelin ba'an bay kuhaysa wadanka halka madaxda soomaaliyed sahlanayan oo hunguri kadoorten halka larabay in wadanka laga saaro oo xidhiidhka loo jaro
@AhmadAbdirissak
@AhmadAbdirissak 3 дня назад
4:56 haNimaan Ul iyo diir nahay Oo dareen nakala galay Amma daad nakala xidhay Udabaalo mooyee Ma dariiq kala furan .
@hajimahameddaahir508
@hajimahameddaahir508 4 дня назад
Somaliland ha noolaato 🎉 Adigu waad ka xuntahay Qabyaaladii ku qadatay kuma dhigto...
@WaliSiciid
@WaliSiciid 4 дня назад
Viva kulmiye ❤ First comment 😊
@superfun1819
@superfun1819 4 дня назад
Ethiopian waligeed heelimayso nabad baad toona LJN waxaa balan in isaaq iyo Oromo latirtiiro
@Huruuse-o5c
@Huruuse-o5c 3 дня назад
Waxa aan u malaynayaa in ayna Itoobiya ku degdegayn kala taageeridda Muuse & Cirro, basaasiin farabadana Hargaysa ayay u joogaan, dhaqanka siyaasiyiinta Soomaalidana aad bay u darseen. Dhinaca kale, xisbiga Wadani mataageeri karo MoU-ga wakhti xaadirkan doorashooyinka lagu jiro, waayo Muuse ayay taageero & olole doorasho u noqonaysaa. Isku soo wada-duub, kooxda Muuse (ee "mujaahidiinta" isugu yeedha) haddii ay u muuqato in doorashada lagaga adkaanayo, way qasi doonaan. Nidaamka codbixinta ayay tushuush ku furidoonaan AMA si kale ayay u curyaamindoonaan. Sidaa daraadeed, sida muuqata, mar walba ninka guulaysan-doona waa Muuse & SNM, ama meesha waa lagu kala tagayaa!
@ABDIHAMIDABDILAAHI
@ABDIHAMIDABDILAAHI 4 дня назад
SANNAAG IYO SOOL MA HOOYADABA LEH MA LAASCANOOD ,,UUN U TAQAANAA SOOL MAYNA HAYN SOOL BARIGA SOOL GALBEED
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 3 дня назад
Tog dheer badh leeyhay waliba
@halimamumin3643
@halimamumin3643 4 дня назад
Muusa wuu soo noqoneyaa, Umadiisa ayaana dooran doontaa. Somaliland is not Somalia, we have a fair and transparent election and the world is aware of that.
@LarryNelsonShorts
@LarryNelsonShorts 3 дня назад
7yrs now bay marysa adigna wadaani qadyad leh iska dhig wle waliga meel gaadhi maysid
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 дня назад
Where is somaliland exactly? Hargeysa Barbara and burco?? Awdal consider themselves prisoners, Sool and sanaag is out of your hand except ceerigabo, you people r delusional wlhi say isaaqland next time.
@KimberlyTran-u9d
@KimberlyTran-u9d 3 дня назад
Lee Edward White Donald White Amy
@abokorgutale8554
@abokorgutale8554 4 дня назад
Saaxiib somalinimo ma waxay noqotay inaad wax ka sheegto somaliland? Saaxiib somaliland waa dawlada jirta, dhibaayooyinka ay maraysana way ka gudbaysaa sidii kuwii hore uga gudub tayba. Ee koonfuray isu tashada oo is maqala, oo gaalada iska saara. Oo idinku bixiya.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 дня назад
itoobiya wa cadow iyadana snm sameysay si ay soomaaliya ugu dumiso oo weliged dowlad unoqon ee horta snm halaso afjaro oo halaga daayo madax usalaaxa soomali wey dhameyene
@prosl11
@prosl11 3 дня назад
Ssdf oo majeerten ah oo eyhopia maalgelisay baa ugu horeyeey jabhad ,madaxweyne abdilaahi jusuuf oo majeerten baa ugu horeyeey ciidan ethopian ah caasimada xamar soo geliyeey harti darood waa cadowga somaliyeed oo cadow shisheeyaha soo geliya waddanka somalia
@hasaanabdimohamed8707
@hasaanabdimohamed8707 4 дня назад
Asc
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 3 дня назад
Muuse inta doorashada u Qabanayo unbu haystaa? Ama itobiya haso kaxaysto Amaba cidkale anagu dorasha Unbanu tirsaneynaa!!!!
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 3 дня назад
Asalaamacaleykum
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 3 дня назад
Itoobiya Muuse rabtaa.Isagaana soo noqonaya marna ma aaminayso cirro.
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 4 дня назад
GURIGII HOOYADAA KASHEEKEE NIYAW WAXAN GARAN MAYSIDE DOORASHADU XATAA ILAA MA FAHMI KARTIDE IIDOOR WAANU ISU QAYILNAA
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 4 дня назад
Cirro waa madaxwaynha 55 cisho ka dib
@abdirahman6263
@abdirahman6263 4 дня назад
Ilaahay haka dhigo ugu soo ducee,ilayn geeri baa ka horeysee.
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 4 дня назад
wa lagashubanaya
@abdirahman6263
@abdirahman6263 4 дня назад
@@abdikadirahmed9540 Haaye adiga kuma khusayso wll hadii lagu shubtana,mynaafiqada jooji,kii MW.noqdaa ba waa kii kle viva somaliland.
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 3 дня назад
@@abdikadirahmed9540 sxb sida raga wada laysaga mariyo illaahay waa nabaray
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 4 дня назад
War wax somaliland majiraan ma idoor ayaa views kaa soogalay
@mohamednajibegeh31
@mohamednajibegeh31 3 дня назад
Hortu mid in la fahma muhiim ah muuse ayaa marlabad sonoqonaya waa babacado timo kasoo baxan ayey lamid tahay Ethiopia faro galinaysa dorashada iyana waa riyo malmeed muuse ayaba faro galin kara isagon ubahneyin Ethiopia se 3 casho inanay somaliland sii jireyin isba wa og yahay somaliland jirtankeda Abdiraxmaan Cirro way isku xidhan yihiin hadi Cirro yimado Ethiopia waxba uma yedhin karto laba qolaba ma mahadin donan iman shihisa mid waa ismaciil cumar geele hortu isaga albabki jaximada kufurmaysa qolada labadna waa imarat oo labadoduba faro galiyey dorashadi hore ee muuse kuyimi
@siciidali4034
@siciidali4034 4 дня назад
Orod ka sheekee majeerteen ka ku baahan boosaaso somaliland ilaahay mooyee cidna umma baahnee so sad nacas walba wuu nagu soo waashay 😅😅😅😅😅
@mussejama311
@mussejama311 2 дня назад
Yam yam iyo qadaad weyn waxay ahaayeen dadkii INGIRIIS ku shaqaysan jiray ee gaaladii askarta ahaa iyo somalidii raacsanayd. Waxaana ubadnaa hindi(siikha) afrikaan iyo reer waqooyi. Kooxda reer koonfureed ku caayaa sidaas hawla socdaan.
@mohamedraygal2234
@mohamedraygal2234 3 дня назад
ninka igu aragtida liita media samalidaa😅😅
@Hciid
@Hciid 4 дня назад
Warqadihii mou yada sidii fiqi sheegay mala helay mise itobiya lama waydiinkaro su'aal noocas ah war aan ka dowlada somaliya aheen ma hayno
@halimamumin3643
@halimamumin3643 4 дня назад
Ku mashquula arrimaha Somaliland, markaad gaadhi weydeen Horumarka ay Somaliland gaadhe.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 дня назад
Xaqiiqdu waa ciddii neceb in Somaliland jirto waxay neceb tahay Muuse inuu soo baxo. Ciddi jecel baaba'a Somaliland ( sida You Touberkan hadlaaya) waxay jeceshahay in cid kale ku guulaysato doorashada.
@mahadhassan3009
@mahadhassan3009 4 дня назад
Xukumada iyo mucaaradka somaliland way yaqanan maslaxada dalkooda wax u ah cidna kala tashan maayaan haday somalia tahay iyo haday Ethiopia tahayba
@abdulmajetmohamed6418
@abdulmajetmohamed6418 3 дня назад
marin habaabinta qabileysan daroodaysn fajiyesan hanala so gelin
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 дня назад
Afkii Faqshta waad ku hadashay somaliland waxay caan ku tahay in ay tartan doorasho oo xalaala qabato oo aduunka ka markhaati yahay , Ethiopia iyo cidkale toona ma faro galin karto doorashada waxaa loo xilsaaraa dad ay tartamayaashu kuwada kalsoon yihiin iyo madal furan , waa suuro gal in wakhtiga uu ku soo beegmay doorashadu ay tahay wakhti ay MOU wada galeen madaxweynaha tartamaya ,hadana waxa garab taal in mucaaridku in badan in doorasho la qabto ay ku baaqayeen , Dadka aad ku jirto ee guusha somaliland necebi waxay ku wada doodayeen doorashadii way mudo dhaaftay oo madaxweyne muuse ay ka warwareegaya ,Hadna Ethiopia ayaa soo faro galinaysa waa sheeko aanu ka sugaynay cadowga ka xun horu marka iyo dawladnimada aanay gaadhi karin 60 ka sano ee soo socda , Doorashadu way dhacaysaa waxaanay ku dhici si aad ka wada naxdaan anaguna aanu ku gaadhno halka aanu hayaanka u nuhay , waxaanad warkan indhaha dadka kaga leexinaysaa dhibka boosaaso ee kaa ka waran
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 дня назад
reer awdal qaata calanka buluugga oo maamul dhista meel lagu kala yaacay maxa idin sudhay weli
@qassimyusuf9694
@qassimyusuf9694 3 дня назад
wacalada iyo munafaqiinta ushaqeeya cadawga umadda somaliyeed kuwaushaqeya wainay mesha katagan kahin muse iyo fircawnada habarta shaydamada hakatagan viivo wadani iyo ciro
@truecomment3650
@truecomment3650 3 дня назад
BAD SOOMAALI LA HELI MAAYO CUDNA MA BIXIN JARTO. MUUSANA CID DOORANAYSO MA JIRTO. Itoobiye waxaa la qaatay inay Ereteriya ku qabsadaan hadayba bad wadan ku qabsanayaan.
@MohamedIbrahim-hq6ic
@MohamedIbrahim-hq6ic 4 дня назад
CAADIFADA REERNNMO SAXAAFADA KALA SAAR WARIYE BISILBAA TAHEE
@AhmeddheereAhmeddheere-t4c
@AhmeddheereAhmeddheere-t4c 3 дня назад
Welcom
@Abdinoor51
@Abdinoor51 4 дня назад
Somaliland waa qoys xattaa maamul ma noqon karaan iska daa dawlad madax banaane
@AbidiMohamed-ih7fb
@AbidiMohamed-ih7fb 4 дня назад
hhhh
@prosl11
@prosl11 3 дня назад
Adoon halane iyo atmis baa hadliya subxanallah
@abdi3703
@abdi3703 3 дня назад
Isaq wu soo kale baaxayan muse biixi la tageero inu soo baaxo markan dagal ta galayo wadani ama Reer habar yonasi
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 3 дня назад
Alow na dhaafi midwalba Oo munaafaq ah dalkena dhibaata kala goa la jecel meelkastuu jogo raas caseer ila raas kabooni aamiin dhahaa haduu alle khayr la donayna xQa waafijiyo hadiise Iimaan kabeeleen Alow nagana sifudud no dhaafi oo dowlad caadalada na sii kala qoqobka naga saar dad Aan kala maarmin isjecel nahay lkn siyaasi ayaa na dhibay rabiyow adigaa kufilan shartooda na dhaafi xasbiyalaah wa nimca wakiil 😒
@hassanisaacadan2295
@hassanisaacadan2295 4 дня назад
Masul wad salam tahay
@AidrusBAhmed
@AidrusBAhmed 4 дня назад
Gaylan, beenta iyo mala awaalka iska yareey
@danjire7605
@danjire7605 3 дня назад
Somaliland waxa doorta dadka Somaliland jiritaankeeda suurogaliyey. Shacabku waxay ogaadeen in beentii soo dhamaatay. Dadka wax dooranayaa qarankoodu inuu dagaal toos ah kula jiro wadamo farabadan.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 дня назад
dhabadi guusha iyo horumarka waxa wadadedi haya wa maamul goboledka daraawiista ee ssc khaatumo saydki ba ilaahay ku amaanestay laakin inyar bay seexden oo sixun looga faaiideystay
@MudalibMaxamed-y2g
@MudalibMaxamed-y2g 15 часов назад
maxa udanbeyay
@MsimodiSmahadi
@MsimodiSmahadi 3 дня назад
Aqliga doifaarka ayuu leeyahay dad ma wuxuu uhaystaa jahil war sland waa hslkii wax ku soo baraty maaha meel sida somaliya tiro xildhibaano ah doirtaane waa meel farta dadwaynuhu ku soo baxa maxay ka yaqaanan sirdoonka Ethiopia dadwaynaha sland oo dhan
@NaasirNasirindho
@NaasirNasirindho 3 дня назад
Been weynaa gaylan media
@faisxassan6899
@faisxassan6899 3 дня назад
Waar hooy ummad dhan ayaad wax usheegaysaa oo war kaa sugayee waar hooy warkaaga beenta ka reeb nin waynna waad tahaye adna ha is ceebayn
@MudalibMaxamed-y2g
@MudalibMaxamed-y2g 15 часов назад
musebixi hadhocoo
@AbdirisaqJaamac-ss7mo
@AbdirisaqJaamac-ss7mo 2 дня назад
War waxa ma xirsi ayaa kugu yidhi mise kadibinta Ciro tageera anagu ma nihin somaliya arimaha gudaha dalka yagana lama faragelinkaro dankasta oo dalkale kaga xidhan dalkayaga
@jaamacyuusuf2697
@jaamacyuusuf2697 3 дня назад
Waxaa faqash ka ahaw nefow 😂😂
@faclon.
@faclon. 3 дня назад
biyaha soomalia kulahaaa na jeclidiin qadaaad weyneyn kii soomaliland yimaadaba wax nagamey gelin muhiimadu waa inuu idinku adadag yhy si ku kasta oo ssomalia qabtaaba ay uga go anthy ninkii laga dhadhmiyo jiljileecna xaaran buu ka yhy kursiga usareeya ee jamhuuriyada awooda leh
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 3 дня назад
... oromooy idoor bad Kuma siin karo waa reer yaroow 3 magaalo kadaga waxba ha u niikin
@user-hw5bt5bj8r
@user-hw5bt5bj8r 4 дня назад
Beenawaas madaxwayne muuse biixi waad ogayd sidii losoodha weynaye
@Cbx27
@Cbx27 3 дня назад
Itoobiyo MOUga ay kala saxiixdeen Somaliland waa mid burburka Somaliland horseedii doonto si la mida tii SSC ka gaadhay camal
@hormoodkasoomalida9210
@hormoodkasoomalida9210 2 дня назад
Dream😂
@kadirismael704
@kadirismael704 4 дня назад
Been.mahaa.waa.gadhi.axmaar
@Umo580
@Umo580 4 дня назад
SNM WAXAY ISMODEY WAX AYNAN AHAY WAXA LAGU SOO URURIYEY BUL. SHINBIREED
@Zirilkacade
@Zirilkacade 4 дня назад
😂 SNM inaad soo hadal qaado ayaa sharaf ii ah 😅 mahadsanid hadii maskaxdaada ka dhex guuxaysa
@prosl11
@prosl11 3 дня назад
Kkkkk jail atmis ilaaliso oo halme uu taliso ayaa hadliyaa kkkkk
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 дня назад
Sheeko xarod munafaq ha nala iiman waxbayahay.🙄
@DhakoEsseigeh
@DhakoEsseigeh 4 дня назад
Maxa kaa galay adiga duliyow 😂
@IsmaaciilMuuse-ro3cp
@IsmaaciilMuuse-ro3cp 3 дня назад
Beenale 😂
@hajii2033
@hajii2033 4 дня назад
beenale beenta jooji faqasha
@MOALI886
@MOALI886 4 дня назад
Beenawaas.
@MukhtaarAli-y4e
@MukhtaarAli-y4e 4 дня назад
Beenle
@khadra27day12
@khadra27day12 4 дня назад
Kkkk k kkkkk
Далее
А вам, слабо?
00:22
Просмотров 30 тыс.
⚡ #RodrygoGoes ✖️ #Mbappé ⚽ #UCL
00:11
Просмотров 741 тыс.
WARARKII UGU DANBEEYAY | DAGAALKA  HEZBOLLAH | ISRA
26:16
How the Computer was "Accidentally" Invented
8:40
Просмотров 11 тыс.
А вам, слабо?
00:22
Просмотров 30 тыс.