Тёмный
No video :(

ITOOBIYA OO KA HASHAY HUBKII SHARCI DARRADA AHAA & CODSINA U GUDBISAY SOMALIA 

Abdiaziz Barrow
Подписаться 68 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

ITOOBIYA OO KA HASHAY HUBKII SHARCI DARRADA AHAA & CODSINA U GUDBISAY SOMALIA

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Месяц назад
Itoobiya Lama Aamini Karo Waa In Lala Socda Cadadooda Kuwa Soo Gudbaaya Iyo Kuwa La Gelbinayo Itoobiya Waa Cadawga Somaliya Waxaa Laga Yaaba Inay Shababka Hub Iyo Qaxayo U Sidan Ama Kuwi Hore Ay U Reebayan Waxay U Bahan Yihin La Socod Iyo Fejinaan
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 Месяц назад
SAC WERIYE JOOJI WAR XUMIDAADA ETHIOPIA WAXAAD LEEDAHAY DOWLAD ETHIOPIA 2 SOMALI YANA WAXAAD LEEDAHAY DOWLAD MUQDISHO WARKAASI WAA KHALAD IYO DACIIFNIMO EE HADALKA ISKA SAX WABILAAHI TOOWFIIQ
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Месяц назад
Waa Af Gambi ee Galbin ma ahan..............Allow naga Xifdi Xabasho iyo Dhagartooda...........Dowladeena waa Hurudaa
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im Месяц назад
Ma riyooneeysaa 😂
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Месяц назад
WAX BADAN BAAN IRI ISKU DIR MAAHEE DANTEEDU WAA INEY CAALAMKA TUSTO INEYSAN DOWLADAANI AWOODIN INEY HUBKA ILAALISO SI LOOGU CELIYO CUNAQABATEYNTII SOOMAALAAY WAX FAN
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Месяц назад
Soomalidu weyhurudaa wlhi Itopiya uma ogola 1 taako oo dhulkeda kamida iney dawlad kale soogasho lkn maanta dhulkii somaliyed ee xorta ayey maamulayaan somalidiina ay raali kutahey umadu hakubaraarugto dabinada lomaleegaayo
@_22260
@_22260 Месяц назад
Hub beey soogalbisey dowladuna weey ogtahay
@akabdi9732
@akabdi9732 Месяц назад
Maxa tahay dowlada muqdisho tan kalena waxuu leeyahay dowlada ethopia ma oranayo dowlada addis wariyayaasha noocaan waa ina ay dowlada wax ka qabataaa
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k Месяц назад
Bisha Desember 4 bil ayaa ka hartay ilaa afar bilood ma wadankena ayey jogayan
@MuxumedmaxamadCabdi
@MuxumedmaxamadCabdi Месяц назад
Ciidan la so galbinaa majirta wadanka waa laqabsady
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Месяц назад
Sxb Reer Baadiyahaa ka adag Ciidanka Ethiopianka walahi hubkana waa laga furan kulligooda waxay dooni ha’sameeyaa sharkoodana ilaahaybaa ku celin oo na ku halaajin inshaAllah iyaga cadowga Gudaha u jooga🤲🏼
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 Месяц назад
ASC WALAAL DHEH DOWLAD SOMALI YA KKKKKK
@DIGGEHBOY
@DIGGEHBOY Месяц назад
Amay hub soo galiyeen wadanka,oo loo waday alshabab.xasan shiikh iyo xamza waa in ay iscasilaan siyaasada weey ku fashilmeen,qaabka eey wax u wadaan mahan hanaanka qofka hogaamiyaha ah laga rabo siyaasada fadhiidka ah waa waxaan farmaajo ku diidnay,waxaan dooneynaa hogaamiye karti leh ummada soomaaliyeed isku keeni kara.
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 Месяц назад
5000 oo Askari waaye iyo hub badan oo baabuur gaar ah saaran
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Месяц назад
Aawey dawladii dalka masuulka kaeheed dhulkii alshabaab lagalawareegey oo kumanaanka qof inooga dhinteen maanta meeye ??? Dawladu waa iney albaabadeeda ufurtaa waxgaradka iyo aqoonyahanada dadkooda iyo dadkooda samihiisa jecel Si dalka loobadbaadiyo
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek Месяц назад
Maxaad noo sheegtay
@Hassan-shiddo
@Hassan-shiddo Месяц назад
Beenaale hada Aya Somalia ciidan xoogan geysay xuduudka itopia si aydalka udifaacan
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Месяц назад
Beenaale yur baa lagu yiri. Ethiopia xuduudaha somalia oo dhan ayeey xireeysaa. Si aay u dhaqan geliso heshiis beenaadkii aay la gashay biixii. Ethiopiana wax aay ka codsankaraan ma jirto. Abyi maalin walbo ayuu ku dhaaranayaa inuu muqdisho tegayo been kaa dhageeysanmeeyno.
Далее
НЕДОВОЛЬНА УСЛУГОЙ #shorts
00:27
Просмотров 21 тыс.
HAWIYE OO U JAWAABAYA ODAYAASHII HAWIYE
14:13
Просмотров 3,6 тыс.
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Просмотров 3,3 тыс.