Тёмный

Itoobiya oo Somalia Turkiga u Soo Adeegsatay iyo Qorshaha cusub 

Hashi
Подписаться 78 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

#SubcribeHashi

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 175   
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 3 месяца назад
Guuul wa in xabashi wadanka laga saara itoobiya wa cadow ga umada somaliyed wana laga saara Somalia 🇸🇴 1977 💪🇵🇸✊️
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 месяца назад
❤❤warunta Somalia 🇸🇴 hanolato 🇸🇴
@m.k.7788
@m.k.7788 2 месяца назад
Run, Hubaal Dheh: Dadka ithiyoobiyaanka Xabashida: Waa 1 Qoowmiyad
@m.k.7788
@m.k.7788 2 месяца назад
Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga) Dalka Soomaaliya
@Bin-Isse
@Bin-Isse 3 месяца назад
Walaahi xasan hadaan layska qaban intay goori goortahay, Somalia meel fog ayaa laga eegi Doonaa. Ninkan waxaan ku tilmaamno gara mayno runti, lkn waxaan ku sifayn lahaa inuu yahay dealer not leader....
@axmeddabacsane
@axmeddabacsane 3 месяца назад
Alloow naga qabo s kh
@akisheharara
@akisheharara 3 месяца назад
ILLAAHOW NAGA QABOxasan ma dherge, baahane, qaa'in waddan iyo xulafadiisa Illaahoow munaafiqiin madaxweyne ku sheega iyo madax goboleedyo ku sheega ummadda Soomaaliyeed ka najee oo kuwa fiican noogu bedel
@yusefahmed8903
@yusefahmed8903 3 месяца назад
guul 🇸🇴 🇸🇴 lnshallah is
@fatumamohamed5584
@fatumamohamed5584 3 месяца назад
Soomaalia badbaaday u baahantahay ilahay ha inaga samatabixiyo dhalinyaradu haka kacdo arintaan
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 3 месяца назад
Soomaaliya badbaaday u baahantahay dadkuna waa inay ogaadan wadankooda iyo masiirkoodaba ❤الله المستعان ❤
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 3 месяца назад
اذا دخلوا قريتا أفسدوها 70 sano laba cid siyaasiyiintoda wa faashiliin iyo ila meereyso USA
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 3 месяца назад
Fahaama turkey dantiisa ulalasaahibey soomaali waxba kamagali dalkeena soomaali wadani ma ahaa itoobiya dadka ey sheegeyaa waa gumeysi hasoo celi soo dadkeena soomaali guul yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin guul yaarab
@CadaniBare
@CadaniBare 3 месяца назад
XAASHIYOW WALAL ALLAAH HA KU XAFIDO INSHA ALLAAH ❤️🇸🇴❤️NIN BAAHAN XALKIS OO AH GUN ILAHOW NAGA SOO GAR SOMALIA GOD BEY KU DHACDEY😂
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 3 месяца назад
Waa arin MUNAFAQNIMO ah oo dalka iyo dadla somaliyed bahdil ku ah
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 месяца назад
Harumesan ninkan asa munafaq ah wa benale
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 3 месяца назад
Xasan sheikh waa qaainu wadan u baahan in maxkamad lasoo taago,xilkana laga qaado,dalkana dowlad cusub oo degdeg ah loogu sameeyo, hadii la rabo in dalka iyo dadka Somaliyeed la badbaadiyo.
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 3 месяца назад
arinkas waa musuqmasuq xasan sh.lagu shegayay quf bahan tal ma hogamin karo
@hanefa283
@hanefa283 3 месяца назад
Xasan siyaasad mayaqaan maclin nimadiisii haku noqdo😢
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 месяца назад
😂warunta walahi
@abdishakurdahir8150
@abdishakurdahir8150 3 месяца назад
Ilahay kan ha dhafiyo xasan garguute
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 3 месяца назад
RAADIYO FARMAAJO DUBE MADAXA KAAGA DHAC XUMAAN IYO WAR XUMO TASHIIL
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 месяца назад
Badisomaliya waxaynoqotay kuqabdo kuqadimayside cidiqabsata waxunbayfaidaysa intaydonan halekadene!!!!
@AbdifitahDaudhassan
@AbdifitahDaudhassan 3 месяца назад
Ilhya xsnashiq waxnqbto
@osmangure6040
@osmangure6040 3 месяца назад
Soomaliya federaalkkeeda waxa jooga waa mooryaan aan aqoon dadwlad waxaad u sheegtaa XASSAN SHEEKH SSC/PUNLAND KUWAAS AYUU LA FICIL TAMAA IN DHIHUUSANA MEEEL KALE WAX KAMA ARKAAN. WAAYO WAA DAMMMMIN DICIIF AAN AQOON.MAAMUL IYO MAARAYN MIDNABA
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 3 месяца назад
xasan shiek wa duli oo wacel ah damiirka ka dhintey shaqo kuma laha dhulkeena hoyo iyo umada Somaliyeed
@CaliSalaadSiyaad
@CaliSalaadSiyaad 3 месяца назад
Beenaale. Waxaa. Kaa. Soo. Urayo. Daaroodnimo. Waxaana. Dadka. Soomaaliyeed. Og. Yahay. In. Daaroodna. Waa. Xabasho
@greenblue6632
@greenblue6632 3 месяца назад
Abey Ahmed ha xaliyo dagaalka sokeeye ee ka socoda Ethiopia?…..Ethiopia = Heyti?…… Af wadan lagu buunbuuniyaa? , ugu Dabeyn waa ((0))
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 3 месяца назад
Sideed U,Aragtaa Maleh,Nin Waalan Hadalkiisdheh.Fadlan Aniga Waxaan Kashakisanahay Caafimaadka Xasan asheekh,Maskixiyan Waxaan Dhihi Lahaa Dhakhtarka Dhimirka Haloodiro,Siloobaaro inay Maskaxda Madaxweynuhu Ay Caadi tahay,Halasoobaaraan Kutalinlahaa!
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 3 месяца назад
Ethiopia, kolley guul darreysan doontaa. Ethiopia, kolley fursadii colaadii 2da dal in lagu bedelo saaxiibtinimo. Laakiin Ethiopia waxaan u maleynayaa mid aanan giul.aheyn.
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 3 месяца назад
Somalia hanoolaato
@siraadmohamed744
@siraadmohamed744 3 месяца назад
Nin jirran ! Maalinna libin ma u oggolaatay Xukuumadda iyo madaxweynaha Soomaaliya?!!!
@jeedalmedia3893
@jeedalmedia3893 3 месяца назад
Xasan Sheekh Waa Dameer malab xambaarsan oo la Ambaday Oo Qofkii soo Agmaraaba Gacanta gashanayo
@HoodaMohamed-s3x
@HoodaMohamed-s3x 3 месяца назад
😢😢😢 waa arin murugo ah wll wadanku madaxwayne maleh parlement maleh prime minister maleh Reer ba’oow raacda laawe
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 месяца назад
Nimaan talin jirin hadu taliyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🌹🇹🇷🇹🇷 guuuuuuul Somalia
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 месяца назад
Bad Soomaaliyeed ayay Itoobiya qaadanaysa, qayladii, waa wareeydii durtba ma beenawdo. Beentii dadka caadifaddooda lagu kicinayay. Xaqiiqdu waxay noqon sida ay ku heshiiyeen Muuse iyo Abey.
@Sooman-e8t
@Sooman-e8t 3 месяца назад
Qof haduu waasho dadkiisaa xirxira dabadeedna daweysta! Madaxweynuhu ma fiyoobee soomaalidu maxay iskaga fiirsaneysaa oo iskaga qabanweyday?
@sahromahamud
@sahromahamud 3 месяца назад
Soomaliya Allaha Badbaadiyo Siriqyo Badan Ayey Ku Jirtaa Badbaado Allaah Ayaan Baryeeynaa 😭🇸🇴🙏
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 месяца назад
Amiin ha ubaqin abayo somaliya cid wax kaqadi karto majirto hadi laqado karo intan maso garten nink wark wa jebkisa xasan sheeikh ayow naceb yahay 🇸🇴 🇸🇴 Somalia wa xur ❤hnolato 🇸🇴 ♥️
@sadiyoaden2677
@sadiyoaden2677 3 месяца назад
Imaanka allaha ka qaaaado Xasan sh Mahamud malin kasta wax laga noxo baaa laga so sheegayaa
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 месяца назад
😂war wa been fayus radi wayo abayo madaxweyn hanga habarin uducey imanka hadow alah kaqado 🇸🇴 somaliya odan ayow ibsanaya ma waxa rabta inw bada gato😂
@malyunukash2975
@malyunukash2975 3 месяца назад
Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. War ilaahay ma taqaan Xasan Sheikh Etiopia dalkayaga wax kama siin kartid. Hadaad Etiopia wax dalkayaga ka siisid kataabka aad ku dhaaratay ilaahayow uu ku qabta. Miyey ku sixreen? Sideed Etiopia badayada wax uga siin? Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
@Adamabdi-w3m
@Adamabdi-w3m 3 месяца назад
Waxaan dowlad fiican mahin waa dowlad dhulboob kumashquulsan iyo lacagdoon
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 месяца назад
Hadhow dekedasi mahan midsomaliya kaliyihiledahay wana arinmalgashi kaduwan oueg mulkiyad lawadago xita macada inqarashkadejadu dhamanayo iyo hadudhamado incanshur kuwajibayso itobiya wainlakalasaxa mulkiyad iyo mslgashi mahine wayficsntahay initobiya dekedehena waxkalasodegto dhibku wa mulkiyada iyo milatariga
@ClaahiyusufXasan
@ClaahiyusufXasan 3 месяца назад
Kusooco
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx 3 месяца назад
Somaliya qofkasta odhibkuhaya haiskagabaxan somaliya waasomali waxaan kaxunahay dalkalagumaday iyo dhamancidamadalalay
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 3 месяца назад
Xasan shiikh arima debeda wuxuu geeyey reer baadiye luqada aan oqoon loo turjumo x madhane dalkii shilalkuu dhigay bilaayoy ku heshii
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 3 месяца назад
Waa hore ayaan Soojeediyay In XSM Xilka qaadis lagu sameeyo Dalka La difaaco balse Xildhibaanada Calooshood ushaqaysta yaal ah Isla Markaan aannlahayn Awood ay Wax kula Xisaabtamaan
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 месяца назад
😂
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 3 месяца назад
Lix lilood kadib kulahaaa weliba,???? Miyaad kucelcelinaysaaa bal inay runtaada iska noqoto sxb MoU 5bilood iyo 5maalmood ayaa laga joogaa,
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 3 месяца назад
Somalia 🇸🇴 ❤❤❤waxey tiraa ninkaa tiisa ugu bogtaa taada loogudaraa lkn manoqon xasan sh deedna dhabarka sidaas ayaa loojeediye wayo waxa la ogaaday wuxu yahay marhaduu ku ogaado cadawgaga shaxdaa laguudagaa dhulkey kulajaraayaan lkn aniga wanku faraxsanahay wayo uma qalmo in uu hoganka nooqabto ceel dheer kudhac
@dahirabdi-ht8gj
@dahirabdi-ht8gj 3 месяца назад
arigtidayda hasan goankisa madax iyo shacabka kumakalsonin wayo mayeleyno kiro hataa mayeleyno tarasid haa
@NorIbrahim-f1l
@NorIbrahim-f1l 3 месяца назад
Hassan shiikh mshdmuud hadaan dalka si deg deg ahvlooga qsbsn waxaa dalka la wareefaya Alkhabaab ama Ethiopia war dalka ha loo kaco oo dacadowa ha laga qabto dalkii god dheer buu ku dhacsy. Hassan sh mahsmuud waa in maxkamad lagu furaa waa khaa,inu wadan daljii buu khaa,imay oo gatay war tuugasn dalka ha laga badbaadiyo
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 месяца назад
Warkaga waxa rumesa dona kuwa aqliga yar itobiya hadey bad ey wax kalaso dagta wa hesta e waxey ubahantahay bad ey ledhay ey wada qadato tasi waxey utala umada somaliyeed hadey sinayan badoda cadawga iyo hadey ilashanayan turkey 🇹🇷 wa daxdaxadi kara itobiya saxib ayow lanaqa kara somalia 🇸🇴 sido kale beenta kadaf umada hada xasan sheeikh mucarad ku tahay ha dawicin qarank somaliya adiga gobjog kama aheyn mesh ow xasan sheeikh ku yiray ana idin saxixayo turkey ow ku disayo adiga qebka iyo qalubta mad ogtahay war xisho itobiya waxey tariq ledhay majiro wa lagumestay somaliya wa lagumestay hadey boqortoyo ahayen somaliya moqortoyo ayey lahajirtay sow ma maqlin tariqda so baro waliba dul itobiya kamid ah ayan xukumi jirnay gel an lahajiray waxa karon damer ayan leyahay itobiya xog iyo xeelad waxb nogama qadi karto wata ida babasan o gubaneso o jabhado ku dilacen jabhadah itobiya waxey jogan 5kilo mitir mel ujirto adds ayada halug utagan o hitinaso maxey naga qadesa somali ayey si kala fugensa moyan wa yey dagin 🇸🇴 somaliya hanolato midnimo ❤Love Somalia 🇸🇴 ❤Somalia ♥️ allah barakeyo o guuley yarabi somaliya ❤joji riyada
@OmarHuud
@OmarHuud 3 месяца назад
Xasan hadafkiisu waa beeso beeso beeso beeso bad iska daaye iLmihiisa waa beec
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 3 месяца назад
Somalida waxay tirahdaa guduneey imadan gooy'sene gibillkeyga kugu jira.somalida ayaa laysu istic malayaa hadeytahay arinta etopia iyo Kenya iyo imarad iyo qashinka kusodulay somalia. Waxad arki dontaa ayadoo somalida sidii cusbada ayadoo lagukala daro wadamada deriska ah
@moji3863
@moji3863 3 месяца назад
Xaashi dullaal miyaad adiguna isu badashay?! Alaabtan jirka la marinayo ee aad commission-ka kusoo qaadatay dadka haku sirin! Iimaanka sugo!
@CaliCuud
@CaliCuud 3 месяца назад
waalaga tegey buuninitopia siyaasadeeda hangover sheegin
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 месяца назад
XASAN SHARMUUTO MEELWALBO WAA LAGU KUFFSANAYAA SIYAASAD XUMADII DAWARADIISA
@CabdisalamsIssa
@CabdisalamsIssa 3 месяца назад
Arrival badda ee utopia ka rabto in ay Somalia ka henhouse mw xasan arrivals iyo wax la mid ah midna laguna halpern Karo image lacag uun but yaqaan xitaa waddanka oo dhan would gadan hadduu such u helo
@calixasan6688
@calixasan6688 3 месяца назад
Asc Sulaiman xaashi aniga fikir ahanteyda dhiiqada aydorten barlamanka somali ee xasan tartiib sun halasiyo waayo woonadhibay wanaagdhan Malaga maqlo talow makihore so u nolanjiray Kan bahidiisa xattaa jiritanka illaahey ayuuba inkiray maba aminsana arzaqda illaahey ayaabixiya ereygaas yaab
@maxamedismailaxmedismaaxme4572
@maxamedismailaxmedismaaxme4572 3 месяца назад
Huwanay maalin dhow waad wada dhimanaysan. somali iskuma jirtee war hooyo nin walow meeshadabyar u tasho. Somaliland hapaar lagu kari waaa
@samodigiliyomirifle7037
@samodigiliyomirifle7037 3 месяца назад
AQLI KAMAGOODLE FAARAX GOLOLEEY AALA DHINTAY 😂😂😂😂
@mohamedahmed-tp5uu
@mohamedahmed-tp5uu 3 месяца назад
11 sano baa kasoowareegtay markii la ii sheegay in uu yahay xasan shiikh jaasuusu shisheeye,dib baa laga ogaan daanah meesha uu usocdo! Waana sida maxamuud cabaas ka falstiin loogu marxashay iyo sida ninkii dalka yaman gacanta gasaaray Cabdirabi haadi.
@ibraahin1861
@ibraahin1861 3 месяца назад
Hadi an aniga ka hadlo wax xasan shikh uu samen karo ma jiran hadey somali isracsan tahay somaliyey saan iska daya saqir iyo kabir waxad ku walaten qabiil hebel ban ahay lkn markad is racdan ayad heleysan dowlad adunka ugu hormarsan lkn hadi ey shacabka sidan usi socdan god mahane somaliya aya jiri jirtay ayad maqleysan waxan socda wa wax damirka dadnimo lagu badalanayo😭😭😭😡😡
@Jamalmaxamed-ms6bn
@Jamalmaxamed-ms6bn 3 месяца назад
Sxb xasan shiekh ayaa dalka bad badin Karo alle ka sogow ninki majnunka aha Aya no xayesine abi gacanta qabto doyaarda iska Saranayy Xsan qabil ahan ayaa wax using Aheyn oga shegaysa waga maxa majnunka wax oga shegi wayday sxb dadka Waka aqli bdnyhn inta isku qabilka thn u sheg
@sahroali1196
@sahroali1196 3 месяца назад
Wadankaan.halaga.badbaadiyo.ayaxaan.dalkii..kuhabsaday
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 3 месяца назад
Horta hashiyow itoobiya xasan oo qudh umu balan qaadi ee ilaa farmaajo ayaa 4dekedood kula heshiyay markaa itoobiya waa tii ka magaday 100/19 waxay heysatay balan qaadkii somalia itoobiya waxay somaliland ula heshiisay waxaa la doonay waa deked u adeegta itoobya si amaan Una dhaw itoobiya nimakaa dawladnimad beenta tunka ku sitaa waxsy dileen hankii somali maaha dad qadiyad leh waxna diidi Kar waxan dooni Kar sheekadu xasan oo qudha maaha ee wax kasta waxay u sameeysn kursiga somalia ma diidan in ay itoobiya bad hesho waxay diidan taha in somaliland la ictiraafo somaliland markay aragtay in somalia ku dul iibisay badii waanu ku qasba nahay in aanu itoobiya ku xidho wax walba waxaa ka horeya ictiraafka somaliland haddii aad na ictiraaftan ayuun baanu ogolaankarnaa haddii somakiland la ictiraafo itoobiya Narula qabsan karto bad hashi waayo haddi somaliland dawlad noqoto somaliga kenya jooga in askariyeeyo wax ii duday ma jiro taa kama baqano waan lagu wada ganacsab karaa oo bad waa laga faaiidaysan karaa
@DhabkahadalDhabkahdl
@DhabkahadalDhabkahdl 3 месяца назад
Saleenaan arintaan somaalidaa halagu faafiyo xogmahayaane Si looga hortago dood Sheeran halaga sameeyo una qabta dadka aqqonyajanka ah twizerka aeintaas hasahlan
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 3 месяца назад
Asc.walaal hashi hassan sheikh makala jecla midnimo iyo gobonimo ilaa la tuuro oo kacdoon shacab la helo inta hartayna wuu iibin doonaa
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 месяца назад
Madaxdeenu iyaga oo aan la tashi qiime leh samaynin ayey go'aan gaaraan. Waa salfududyihiin. Arintan ha laga gaadho, oo madaxweynaha ha lala hadlo.
@siraadmohamed744
@siraadmohamed744 3 месяца назад
NIN jirran oo sixun wax ufasira ayaan kuu arkaa!!!! Wax walba yaqaan waa Calaamadaha Jaahilinta
@waxanahay1582
@waxanahay1582 3 месяца назад
Reer ba aw ya kuleh karamada hayska qadina weliginba lahaystayal ahayden anaga somali indho iyo hogamiyal u ahayn somaliland gumaystihii cadanka aha isagan cag sodhigin dhulka bada dusheeda heshiis kaga qornay idine walahayden wanu leenahay ayaydan difacan karin Somaliland kusoobiira moriyantaay waxan walodhasha ee
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 3 месяца назад
Nin masaajid kabo kaxadaya ayaa islaan daris ahayd kutiri xoogaasaad leedahaye maad Shaqaysatid wxuuyiri sooniga kujira kaasi waa xasan sh cabsi iyo xishood maleh
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 3 месяца назад
Garguurte Gudaha aya ku Edegyahy Dibada wax kamtaro wa khain Bacum
@AswanAswaneossob
@AswanAswaneossob 3 месяца назад
Illahow Éthiopie 15 dawladod u kala jajabi insha Allah.
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 3 месяца назад
Xaashi xasan sh qaladkiisa inaad sheegto arintu waadhaaftay soomaali waxaad waydiisaa Sidee Wax u caynsanaa dalku faraha ayuu kabaxay
@ashamohamud5038
@ashamohamud5038 3 месяца назад
Waxaan dadka somaliyeed xusuusin lahaa inay dalkooda oodh Difaacdaan intay goor goor taha hadii kale Calibeys teynkii lumay ayaan noqndoonaa waana layna waayidoonaa. War dalkaan ukaca somaaliyey
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 3 месяца назад
Kkkk beenlow ( xasan shiikh ma isagaa leh ? Sidee u saxiixi karaa sidaan sahlan , waa xasan shiikh naceyb iyo hawiye naceyb waxaagu xaashiyow ee raali naga ahow.
@DaherAli-t1k
@DaherAli-t1k 3 месяца назад
Waxaan u arkaa arrintan inay khalad wayn oo gaf ku ah dawladnimada soomaaliya sababta oo ah itoopia damaceedii ayuu hir galiyay mW hassan .
@shukrilibax
@shukrilibax 3 месяца назад
Ilaah hanaga qabto xasan tuug amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😢💔 dalkena oodhan buu iibsaday
@adan_mohamedali4067
@adan_mohamedali4067 3 месяца назад
Jaajuus Ethopia u shaqeeyo ayaa tahay somalida wey ku fahansantahay
@samodigiliyomirifle7037
@samodigiliyomirifle7037 3 месяца назад
HAWIYE HAWDIINA ALLAH KICIYO WAR ETHIOPIA IYO KENYA IYO EMARAD DHAXDOODA AAD KU WAREERTEN
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 3 месяца назад
Ethiopia dakad wey heestan oo looga so dajiyo raashin wa ti Djibouti
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 3 месяца назад
Xassan waa xoolo waa in arintan lala suga madaxweeynaha dambe ee imanays mid ka caqli badan doqonkana ilaahey hanooga dhigo
@shukrilibax
@shukrilibax 3 месяца назад
War hooy somaliyeyey aan kabadbaadino inta hartay xasan tuug dhalkii dhan waa uu ibsaday
@AxmedMaxamedCali-q9q
@AxmedMaxamedCali-q9q 3 месяца назад
Waa masiibo qaran soomaaliyey dalkeeni ladhac tula ay ar inakiciya meela fadhiyo maaha
@abdiali4991
@abdiali4991 3 месяца назад
Waxan uu arka in dawlad kasta danteda baas firinayso balse nasib daro somalida maxa meqamkeda hoos udigay sanadahan waa yaab.somalia somali baleh erey gasi ragii kubaxay away carrurtodi xasan sheik gooanda deg degah miyu iska dafo waa madaxwene daaal away wada tashigi dawlada fedaralku iyo siyaasinti ayu dibada uu wada diray markas abiy axmad ayaa dankasta kaa karbashay
@AxmedSalaad-uh5go
@AxmedSalaad-uh5go 3 месяца назад
Xasan waa ninkii iibsadaya gabdhihii soomaaliya muusana 1988 ayuu itoobiya isu dhiibey sidaasa daraadeed waxaan talo saarsaneena alle dalka islaamkan waxaan leenahay in aad noo aanaysaan waxa ay iniku tahaya waajib
@AbdiYarew
@AbdiYarew 3 месяца назад
Allaah kan hana dhaafiyo waa dhiigkar yahoo,ummaddan maxaa xal u ah??????
@cismaanguure927
@cismaanguure927 3 месяца назад
Itoobiya damaceeda ma daynayso ilaa siyaasiyiinta calmaaniyiinta ah ay quustaan waayo kuwaa ayay ku ogtahay soomaaliya ,
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 3 месяца назад
Somalia how long ayey jiraysaa this game don’t get
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 3 месяца назад
Somalida meel aye la yihiin anagow dhul lanaga heesto aan raadsan laheen aya dhul ee naga qadanaya mar labad maxa ku dhacey Somalida
@deeqrashiid842
@deeqrashiid842 3 месяца назад
Muuse Biixi iyo Xasan sh midkee run ka sheegayey arinta.
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 3 месяца назад
WAALI BAA KAA MUUQATA, ITOOBIYA AYAAD KU TAAGEERTAY AEAGTIDA WAALLIDA AH. HALKAAS WAXAA KU GEEYEY QABYAALAD.
@moji3863
@moji3863 3 месяца назад
Anigu Xassan Shiikh inuu Tuug, munaafaq ah inuu yahay daah igama saarneyn!
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 3 месяца назад
Teeda kale, waxaan la soconnaa on dad caadi qaateyaal somali ah oo aanan laheyn wax qadiyad ah, sida, kolley waxaan u arkaa in ay tahay, in dalka laga saaro xasan sh.
@NastexoMaxamed-v8z
@NastexoMaxamed-v8z 3 месяца назад
Ilahi y angqabto xasn shmaxamd lacag baaudaran
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 3 месяца назад
Sideed wax u wadaaa sxb 5bilood ayaa dhamaataye,hhhhh Tii lixaad miyayna 5 ahayn maanta.?????
@cabdilaahisuge7254
@cabdilaahisuge7254 3 месяца назад
Been baad sheegaysaa waqtiga ayaana ku qashifi doona
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 3 месяца назад
Hasoomaraan dariiqa dowladnimo😂😂😂😂
@AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
@AbuukarcabdulqaadirMaxamuud 3 месяца назад
Beenaale waaye ninkaan wadanina ma ahan waa iska dhigaa ee ma ahan
@Diidnay
@Diidnay 3 месяца назад
Waxan nahay qoom uu hogaaminayo nin an waxba aqoon hadana uhayasta inu PHD wato
@arostonoma1467
@arostonoma1467 3 месяца назад
Xassan yaan kaga dacwoona nacala sheydan kutal damac xumaa
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 3 месяца назад
Midna uma shaqaynayo never never
@ahmedadanmahamed2165
@ahmedadanmahamed2165 3 месяца назад
Eeda itobiya malaha m. Xasan sheekh ayaa Nagar siyay
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 3 месяца назад
Madaxda somaalyed Waa shaqo tag. Mana ahan wadaniyiin
@qaalidyare5732
@qaalidyare5732 3 месяца назад
Somali oo dhami malahan wax qadiyada wadankana wa xaraash😂
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 3 месяца назад
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowuga rer somaliland somalikushega konfureed Kkkkkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaystaa markuu jaboo cadowuga rer somaliland somalikushega konfureed Kkkkkkkkkkkkkkkkk way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa
@superfun1819
@superfun1819 3 месяца назад
Nothing called somalinder
Далее
Waa Sidee Xaaladda Caafimaad ee Ismail Omar Geelleh
9:05