@cabdiwali2375 doqon maha abgaal ee doqonta ayuu u gurmadaa si eeysan usii duliobin kkkk isi soo baar adiga dani kursgaga hada hadii loo magacabo qofk mj ah wuxuu la soo bodayaa Somali horay ayeey u socotay waa qof jiritan kaaga diidan waana wada sugi donaa
Guuleedow, Jamac tuusannku dambaajinin, sumcadana kaaga cayaarin. Kenya wa dimoqradiyada oogu fiocan afrika xiligan la joogo. Daqanka Axmed Madoobe dionatana lagama ogola, maslaxana kuma jirto. Meesha aad raadiyan ka tabineyso wax aanan laga ogolayn, ha ko taageerin Axmed madoobe, adeer.
Waxaa la yiri nin kii jimce waalzn doona khamiis ayuu xayd xeytaa Jaamac galad waa gediisii waayo wuxuu ahaa nin dawlad jecel oo ka fogaada jug jug meeshaafa joog marka inuu ku biiro koox rabta in aan jaatar 7,ban laga bixin, jaamacoow raali galin bixi
War jaamacoow ma ninka dastuurkii gobolka bedelay markii shanaad oo cid walba fahamasanaa ujeedkiisa ayaad ku tilmaamtay nin Fareed ah. Adiga ayaan kaa sugaynaa marka toddobaadna waxa ku tilmaamtid.
War horta nimankan ogaadeen wajiyo badanaa sow kuwii shelay xamze iyo xasan amaanaye cawana ma sidan bey u dhigeen jamacow muuse bixi wuu soo noqonayaa hadi ale ka dhigo mou wuu saxexayaye u soo shaqo tag hargeysa ileyn waa digaa cadeyey in xaalku yahay uun ku shuba sho ee
tariikhda lama socotide dhulka waa waamo waa dhul Absame ka bilow bakool,gedo cawliyahan ilaa wajeer soo iskuma xirna ma hadda baraarugtay mise taariikh cusub ayaad qoraysaa taa marna ma dhacayso
@ waamo maxa ka qusa absame afmadowda aad xooga ku heysatan waa dhul Wardaay Ali kismaayana maxakiimta aya idinkeentay hadana kenyaan 1990 boqol qoys idinkama degeneen bu aalena qaxotigii aya laidin so dejiyay maxeytahay tariiqda aad dhulkaa ku sheeganeysid ee aan aheyn qoray ayan ku heystaa