Тёмный

Jaamac Gallad oo ka Hadlay Ciidamada Ingiriiska Iyo Maraykanka ee Ethiopia Gudaha u galaya. 

SSTV
Подписаться 485 тыс.
Просмотров 97 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@yaasmiinjamac9446
@yaasmiinjamac9446 2 года назад
Galad waa nin farid somalinimo ku weyntahay geesi libaax maashalaah ilaah ha ku xafido dhamaanteen amiin
@mohamedmohamud2982
@mohamedmohamud2982 2 года назад
Jaamac galad waa Jaamac Soomaali waana Jaamac Wadani
@HusseinWebo
@HusseinWebo 8 месяцев назад
Waxaan salaamayaa wariye jaamac galad wayo fikirada madaxeega kujirita ayaa tiis ku jirtaa🇸🇴❤
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 2 года назад
Ethiopia 🇪🇹 ha biqleyso 30 sanno Haku jirto sidaaas Neecaaw baa Na mareysaa boowe keep going
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 года назад
Armaan wax dhib aheynine kaasoo garaneyn dagaalka Ethiopia dhexdeeda. Ma laga yaabaa iney intay Soomaliya u soo qaxaan inaga yara bataan. Ogoow waa 120 million.
@abdiolad2615
@abdiolad2615 2 года назад
demxa85 m
@moha5318
@moha5318 2 года назад
Itoobiya hajabto waa farxadaayada
@enjoywatching4287
@enjoywatching4287 2 года назад
haa burburto
@sakinaskytv9604
@sakinaskytv9604 2 года назад
Mahadsanid wllo khayrka Siifaafi
@yaasmiinjamac9446
@yaasmiinjamac9446 2 года назад
Ilaah ha badbaadiyo somali stat amiin
@yoman7762
@yoman7762 2 года назад
Nabsigayagaa helaay usku jabo maxaanaga galay illaahay sharkooda haynaga qabto
@xasancilmi8901
@xasancilmi8901 2 года назад
Madhimatay itoobiya
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 2 года назад
Ethiopia 🇪🇹
@ilyaasshacayb780
@ilyaasshacayb780 2 года назад
jamac tigray
@yaasmiinjamac9446
@yaasmiinjamac9446 2 года назад
Waa guusha Somaliya kkkkk burburka itoobiya tooko bar tooko itoobiya down ilaah ha badbaadiyo somali stat
@FPT326
@FPT326 2 года назад
Jaamacoow aad baad ugu fiican tahay falanqaynta siyaasada lkn waxooga cidda aadan taageersanayn ayaad ku yara adkaysaa
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 2 года назад
Waxaad kudagaalantaanba we sheekadu hasocoto iinshaa Allaah
@daudamin2616
@daudamin2616 2 года назад
Jabuuti warkeedu waxkasooqaad maleh waa uun hadal meelwaayay Ismaciil Cumar geelle marhoruu heshiislagalay USA
@axmednuur4533
@axmednuur4533 Год назад
Wiil wiil dhalay jaamac eeshcalaa jawaab
@Beeso247
@Beeso247 2 года назад
Laakiin wxaan aad ula yaabay sida aad video cover-ka u sameyseen, askariga qoriga wata waxaad qoriga madaxa uga aadiseen Jaamac Gallad fadlan qoriga iyo qofka kala jeediya xitaa hadii ay sawir tahay. Mahadsanidiin
@isakjameco2369
@isakjameco2369 2 года назад
jamac galad legant waa ku tageraaa
@abdisamadelmi6159
@abdisamadelmi6159 2 года назад
Walee Amxarada iyo Farah macalin waaba isku caqli 😂😂
@adamyunis7226
@adamyunis7226 2 года назад
Jamac & nur funny guys indeed
@abdrahmansheikh5954
@abdrahmansheikh5954 2 года назад
Ilahey haisku jabiyo cadawka somaliyed waye labadaba
@kenedgelbad1256
@kenedgelbad1256 2 года назад
Beni radmaleh
@bashirjefad7473
@bashirjefad7473 2 года назад
jamac iyo nur wan jeclahay markay miska so fadhistan
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 2 года назад
Jaamac galad ku fiican falaqeeynta
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 2 года назад
Jaamac waa runtii oo Jabuuti way tiri dariskaanaga dalkayaga laga weerari maayo lkn yaa u joojinaya?
@ismacilgeelle3478
@ismacilgeelle3478 2 года назад
Jaamac galadku ma tigre af somali bartaybaa
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 2 года назад
Jaamac inuu dagaalka ku jiraan moodaa xanaaqa Ka muuqda 😁😁
@najahmohamed2975
@najahmohamed2975 2 года назад
Kkkkkkkkkkkk jaamac galad waa qosol kaliya bangado ayey haaystan kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 6 месяцев назад
Nagadaaya joornaalada oo rag weriyayaal dhab ah soo qoreen inooga dhigeesiin war io hunguei ky raadineesiin,gaar ahaan jaamac galad heebad hadal laheen iyo labada dhoocil iyaguna kabtood la ciyaar ha u fiirsadaan afkooda,hadal afkaaga intuu kujiro buu amaan leeyaha
@rayaanali9306
@rayaanali9306 2 года назад
Jamac iyo nuur sc warka so dayaa
@azhrafmouse313
@azhrafmouse313 2 года назад
war carat abiiaxmadaw Waa tegey isaaqe sidii daarodka
@gagaa7649
@gagaa7649 2 года назад
Aslamualekum warahmatulahi wabakatuhu djamah gaalad waxayter somali marage rageran qabaa lakaarore rerashe meese esqawen tay daa lo
@adamyunis7226
@adamyunis7226 2 года назад
Jamac & funny guys indeed
@maryanali9186
@maryanali9186 2 года назад
Bada cas bayba fadhiyaan puntlandi somalikand waa joogaan saldhig bay ku leeyihiin yaa xukuma afrika dowlad ma jirtaa horta waaba la maamushaaye
@ismailyusuf5056
@ismailyusuf5056 2 года назад
Ilaah wax isku madiro subxanallah lkn gaal nimadooda isku dirtay
@aminaali6892
@aminaali6892 2 года назад
Alle iskuma diriine shaydan baa isku diraay alle xumaan shaqo kuma laha
@Hippobottomless
@Hippobottomless 2 года назад
Shidalka somalida loosocda sxb
@abdullahisheikh1075
@abdullahisheikh1075 2 года назад
Kkkkkkk dheelalaw run mamooday kuwani rajadoodu waa rajo aad uhooseysa hadaba umadyahay aqligu hashaqeeyo kooxdaan uu jaamac hogaaminhayo waa agoontii tigreeda umada waxay uheystan dhaxdhaxad
@abdiciro7610
@abdiciro7610 2 года назад
Ascww jaamac galadaw illaahay iskuma dirin ee shaydaan baa isku diray waxa xun shaydaanka loo nisbeeyaa
@abdullahisheikh1075
@abdullahisheikh1075 2 года назад
Adeer taasi waa riyo ingriis iyo mareykan maweerarikaraan itoobiya hadii ay weeraran sida uu jaamac tigrey yiri siyaasada isaga ayaan kalamid ahay balse jaamac wuu ogyahay hadana jaceyl baa ugeyn haya
@mrali3601
@mrali3601 2 года назад
Adeer Ethiopianka Somali wa ka caqli badan yihiin, sidii Muqdisho lo galay inAdisababa lo galo marna ha filan
@Hippobottomless
@Hippobottomless 2 года назад
Meeqa sano ducaynayney jib oo waliga ha soo laban
@ahmedjamac1619
@ahmedjamac1619 2 года назад
Jama maxadi ronshagita
@m.h.a8476
@m.h.a8476 2 года назад
war Nimanku GUUSHA Tikreega JECELAA waa Agoontii Meles oo Rajo ku nool ah UUUUUUF
@falxadoabdiwali2409
@falxadoabdiwali2409 2 года назад
War cuqubadii musliminta ee lagugùmadayey 100 kasano ayaa kuqaraxdey
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 года назад
Asc
@maalin1513
@maalin1513 2 года назад
Anna inaa dhageysto madaayo yaab🙉
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 2 года назад
Madaxda degaanka Soomaalida waxaa ila hagaagsan in ay iska daayaan islaweynida iyo oraahda cidkasta oo na sooweerarta waannu iskafifaaci karnaa ee. waa in ay taageero iyo kaalmo dibedda ka helaan, sidii Mengiste ( Ruushka) iyo Abiy ( Turkiga). Bmt, waa inay kaalmo difaac ka weydistaan : UNda ( oo si gaar ah masuuliyadda uga saarantahay ammaanka iyo xuquuqda muwaadiniinta gobolka) & Ingiriiska ( oo ah kii gobolka Ogaden si xaq darro ah ugu wareejiyey Itoobiya).
@adonallah
@adonallah 2 года назад
Kkkk marecan iyo ingiriis wa bola xooftaynayan abe ayey rabaan iney cabsiiyaan lkn qofka caqliga kashaqeysiiya Wu dareemi karaa ineysan awodin ee waa cabsi galin
@FadumoAbdi-h4l
@FadumoAbdi-h4l 8 месяцев назад
Wadankena usocadan somaliyey digtonad
@yaasmiinjamac9446
@yaasmiinjamac9446 2 года назад
Itoobiya down nijaasta inkaarteyna ku dhacdey what goes around comes around ilaah baa noo hiliyeyn noga aadayo itoobiya dhexdeed in isku jeediyo alxamdulilah
@hassanmohamed7847
@hassanmohamed7847 2 года назад
Adiis waa nabad waxba kama jiraan buufaa
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 2 года назад
Cagdheeertu ha isku camirto
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 2 года назад
Mawjad sare adeer ka hadal
@ismaelmohamedahmed7176
@ismaelmohamedahmed7176 2 года назад
Wariye akhiro saman
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 года назад
Umadda Soomaaliyeed iyo kuwa afsoomaaliga nagula hadla????? Maxaa u diiday Jaamac inuu dadka si siman u salaamo? Tusaal: waxaan salaamayaa dhammaan dadka na daawanaya
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 8 месяцев назад
CUQDADLOOW IIDOOR CAGDHEER OGAADEEN XABASHI ADOONSATO
@kosaryusuf3418
@kosaryusuf3418 2 года назад
Ku wan war koodu taarikh male
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 2 года назад
Jaamac waa waalanyahay maba oga Amxaaro ineeysan isku siyaasad ahheeyn sidookale Oromado waa dadka iskaleh Addissababa wax kula dagaalamikarana majiraan haddii aan beenlownahay sida baqbaqda Jaamac Galad uu Tigrayga u taageersanyahay hadda waa u jeedan waana siyaasadxumo meel qaldaan uu naguwado Tigray ayakaa qalad xun ka galay Geeska Africa oo aan weligood kasoo kabsankariin waxeeyna cadeeysteen ineey yihiin kuwii bastooladaha dadka Xamar ku leeynjiray oo usoodhiibijiray Tuuga u shaqeeysah oo xattaa isku diinta yihiin hadda wixii ka dambeeyah waa laga nabadgelidoonaa kulli maadaama lawada ogaaday shabaqadda Geeska Africa dadka ku leeynjiray ineey ayaku madax u ahhaayeen oo ay usoodhiibijireen bastooladaha reera madaxjebisyaal. Allah hanaga badbaadsho cadawga Samalida iyo Oromo Cafarta Ciise iyo intii muslimah Aamiin, Wabillahi Tawfiiq
@siidcali8805
@siidcali8805 2 года назад
Somali iyo ciise maxay kala yihiin
@samsamaxlam7447
@samsamaxlam7447 2 года назад
Tiigreebay kagadhagtay ninyahow ciyartu tigress.aha abina oroma lajirta tigrena oromo abi didanba lasocda eemaha tigre kaliya bawerfull ok idinkana waladinsosocda 1kow mana aha oromo cadawgina waa amxaro iyo tigre waligina nacamlen badkujirtan???dhabkahadal
@mihiibcabdi8811
@mihiibcabdi8811 2 года назад
7
@abdullahisheikh1075
@abdullahisheikh1075 2 года назад
Waxan jbuuti soomali unbay ka,adagtay balse wax laweydiin hayo majiraan
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 2 года назад
Jamcaow Ethiopia 🇪🇹 wanu kalgarnweyna ee hakalabxad ee daaaa 😂😂
@hassanhashi5148
@hassanhashi5148 2 года назад
Kkk ethiopian isma deyso adinkuna madeysan howsha wada anaguna weynu daawaneyna
@ademhussin7326
@ademhussin7326 2 года назад
😒😒😒
@AmoonAli-rd5xy
@AmoonAli-rd5xy 8 месяцев назад
Bacacacaca😂😂😂😂😂😂😂😂
@aamiindholoyare7052
@aamiindholoyare7052 2 года назад
BEENTII OO QOF AH
@محمد-خ5غ7ه
@محمد-خ5غ7ه 2 года назад
Jamac gallad si wacan ayuu nogu waramay wa nin waxgarad ah.
@AmoonAli-rd5xy
@AmoonAli-rd5xy 8 месяцев назад
Baccccccccçc 😂😂😂😂😂😂😂🎉
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 2 года назад
Beenlowyaal ayaa tihiin , sooraaca English ka , wax dagaal iyo qalqal ah majirto AddisababaNabadeey, Allah hanaga qabto kuwa neceb Oromo iyo Samalida. Wabillahi Tawfiiq
@hassanmohamed7847
@hassanmohamed7847 2 года назад
👍
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 2 года назад
Warka Jaamac gaal hadii uu maqlo Englushka ayaa dadkiisa kala baxay wuxuu moodaa bootada English-ku inuu soogelikaro Addissababa lakiin wuxuu ismaqalsiinayaa UHURU kenyatta oo aabihiis uu u shaqynjiray ee Oromo iyo Ethiopia fooda hadda masoogilinkaro oo waalayaqaan oromo waa laandheerayaal qoladii ay isqabsadaan Weligood kama faaiido weligoodna lama gumeysan ee ha maqlin bootada England laakiin Celtics ( Scotland Wales iyo Irishman waa rag dadka aan qayaanin waana joogaan kulli hadda Addissababa mana ka baxaayaan oo Ethopia waa dawlad degaanka oo nabad jecel cidna aangardareeysan. Allah hanaga qabto kuwa dabadhilifka wada ah Aamiin Wabillahi Tawfiiq
@siidcali8805
@siidcali8805 2 года назад
Oromo aan lagumaysan waligay ma arkin oromo waa masaakiin
@siidcali8805
@siidcali8805 2 года назад
Oromo iyo somali labadaba itlobiya waa lagu gumaystaa
@somalilandnew
@somalilandnew 2 года назад
Cidamada aad sheegayso waa ilalada safardaha dalalkasi ku leyihin Addis Adis Ababa ee waxa kale ha ka dhigin
@calimaxamed111
@calimaxamed111 2 года назад
Muhiimadu waa in ay itoobiya bur burtaa oo lagu kala cararaa kkkk
@RahmaRahma-sp9jw
@RahmaRahma-sp9jw 2 года назад
Sheydaan aa isku diray
@nuurmuhammad76
@nuurmuhammad76 2 года назад
Asc
Далее
Это было КРАСИВО!
01:00
Просмотров 1,1 млн
Jaamac Galad Iyo Mawliidka.
44:28
Просмотров 10 тыс.
Jamac Galad''Away Kuwii Lahaa Naar Baan Hindhisnaa''?
22:56