Тёмный

Jaasuuskii ugu horeeyay O Xisbulh Qabtay asagoo Hool ku jira & Iran O sheegtay inu Ka cabsanayo Mare 

Dulmi Diid
Подписаться 394 тыс.
Просмотров 30 тыс.
0% 0

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Jaasuuskii ugu horeeyay O Xisbulh Qabtay asagoo Hool ku jira & Iran O sheegtay inu Ka cabsanayo Mare
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Опубликовано:

 

24 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@DulmiDiid
@DulmiDiid 4 часа назад
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 3 часа назад
illaahow u hiili islaamka siibo falastiin xuuti xisbullaah aamiin illaahow burbur iyo masiibo kurid mareykan yahuud yurub aamiin
@Suldaan.3
@Suldaan.3 4 часа назад
صل الله عليه وسلم
@Mucaadmaistaage
@Mucaadmaistaage 4 часа назад
ilaahoow ugargaar reer falastii😢😢
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 часа назад
waxaa kharibay Jaajuusiinta ay adeegsadaan Ree Galbeedka iyo Yahuuda ay u adeegsadaan aduunka Gaar ahaan wadamada Muslimiinta.
@adammohamed5339
@adammohamed5339 3 часа назад
آللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@Cadalad12
@Cadalad12 3 часа назад
War rufiyan kas saruq halugu xero Israel halo tuuro
@CIISECABDULLE-f6h
@CIISECABDULLE-f6h 3 часа назад
SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM SALALÀAHU CALEEYHI WASALAM
@AyanleAbdi-d2p
@AyanleAbdi-d2p 4 часа назад
Lama soridin ee xaruntii sirdonka militariga buu bur buriyay oo aqalka cade baa shegay
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 3 часа назад
❤❤
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 3 часа назад
👍👍👍👍
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 3 часа назад
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 часа назад
REER FALASTIIN ILAA AY ISKA KHAARAJIYAAN DABADHILIFKA WEYN EE MAXAMUUD CABBAAS GEERIDOOD XALAAL MAAHA WAAYO ISAGA IYO MAAMULKIISA AYAA YUHUUDDA KAGADARAN MUQAAWIMADA REER FALASTIIN
@fadumohashi5621
@fadumohashi5621 3 часа назад
Jaajuus alaha cadaabo hala dilo cadaab aduun iyo aakhiro alaha galiyo islamka lagama guulaysteen lkn jaajuusin ka buuxa
@MouminHersi
@MouminHersi 3 часа назад
Israël wa benteeda balastiqa ee soo turtey xisbillah wuxu deqan deqan saldikii uqu weyna ee sirdonka israel
@MouminHersi
@MouminHersi 3 часа назад
Dowlad falestine ma jirtaba maxamuud Abas wuxu u shakeeya israel
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 3 часа назад
Scw scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran gull gobonimo Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 часа назад
Jaajuskaa wa in lagubaa
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 2 часа назад
Guul.guul.guul.ilaahoguuluu.falastiin.iyo.xulufadeeda..elbow.gargaar.muslinka.dhiban.alaah.
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 2 часа назад
Shiikhow gantaslkii xisbullaahtargetkii liogu talagalay sifiican ayay ulahelen xaruntii. Uguwaynayd ee musaad maraykankaa na sheegey afhayeenka john cerby ee lasoco
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 часа назад
illaahow ugar gaar Reer Falastiin iyo Reer Lubnaan Yaa Rabi Allow Jabi Yahuuda wixii soo Raacaba Dhulka Yaa Rabi
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q Час назад
Jaajuzka iyo kuwa la mid Ka ah WA in sixun loo dila
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 3 часа назад
Jaajuuskaas rabi kafurtay hala jar jaro daalimka.
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 3 часа назад
Guul ayan urajinaya musliminta insha allah
@Muusa.xaaji.10
@Muusa.xaaji.10 3 часа назад
Wax cad ino keen saxib
@sahroali1196
@sahroali1196 Час назад
Hoog.halaag.jab.balaayo.oo.dhan.ilaaheey Hakurido.sahnuniyada.&inta.uhiilisa
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 Час назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 2 часа назад
Guul.anku.salino.suubanaheena.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 2 часа назад
Guul.guul.inaalilaahi.wainaa.ilaahi.raajicuun.mutadawiciintii.ka.waran..scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed Час назад
Maasha allah guul weeye marhadii laqabtey jaajuuski zarakiiisha xusbullah madhiyey
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 часа назад
Waxanmodijiray dantagalbed melaha xm kadagalanto inayihiin dhulkakabaxsan mabka dantagalbed gumaystuhu xogakuqatay xitaxeryaha qoxoti elashego iyo melaha gumaystuhu dadkisa degamaynta ugasameyo xoga,ah sasanmodijiray!!! Ileen dhulkalabobayo isra,dhismaha degamaynta kawado xeryaha qoxoti dagalka aykuqado burburiso xm kadagalanto dhamanwaa mabka M.cabas xukumo gudihiisa Eladhoho wadawlad falastiin!!! Wayaabe heshiiski oslo muxuuahaa maisdhiibid mise waxkale maxalaqariyay ojira? wayo sidalaynokushegay haduyahay xadgudubkan lagama aamusene maxaqarson?
@AlihassanM-dm7qf
@AlihassanM-dm7qf 2 часа назад
Adiga lkn sheekhow xayey siinta kadhaaf yahuuda .allah jabiyo .iyo inta lajirta
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 2 часа назад
Shegikh mohamed barnaamijkii Coursada xagee marayaa Aniga la iguma darin wali Maxaa kqaldan
@AmaalAden-d6t
@AmaalAden-d6t 3 часа назад
Waa been waxan fashiliyey maraykanka mousad talaviv
@OwrallaHiba
@OwrallaHiba 2 часа назад
Rabbiyow quwe muqawamada oo guule dunida islamko dhan Amiin cadawada isbaheystay ee habeen iyo malin u tagan dabargoynta muslimiinta halaag Allaha ku rido quwado ka xoog badan Allow ku salid Amiin guul iyo xornimo
@WaabariXaaji
@WaabariXaaji 3 часа назад
Waa guul weyn in xisbulah ay qabato jaajuuskii u horreeyay
@FAAIDO-n3h
@FAAIDO-n3h 2 часа назад
Horta iskacaabintu Mayna haysan diyaarado wax uduqeeyay sida diyaaradaha gumaysta uduqeeyaan
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 2 часа назад
war ninkan awal ban arkey in u soxigto hade wa israil o shacabkeda aysan aminin ayu malinkasta soxiganaya???????
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 часа назад
Alxamdulillah hadii jaajuusnimo mid la qabtay insha Allah inta kale Allah wada kashifay meelkasta ay joogaan Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s 2 часа назад
حسبنا الله ونعم الوكيل
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 3 часа назад
Asc wll hadhin dowlada reer falastiin daanta galbeed munaafaqiinta reer falastiin ee daanta galbeed waayo yuhuud ayay ushaqeeyaan oo walaalaheena xamaas ayay Soo qabqabtaan oo yuhuuda ugacangeliyaan
@KhadijaMuhumed-j2d
@KhadijaMuhumed-j2d 2 часа назад
Sheikh mohamed wll waxan kaa codsanaya hadad fursad u heleyso inad iiso baarta companiga tiens oo chineses ka ah kashaqeysigisa in xalal yahay
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad Час назад
Gantal intay Ku xiraan tlavive ha u diraan cadow kama duwana ninka dadkiisii oo lalaynayo Ku Soo hagaya calamka ha u Soo bandhigaan
@AntonioMartial-t4p
@AntonioMartial-t4p 3 часа назад
Xamaas in dowlada falastiin inay ugu wacdo maistaahilaan dabadhilfyasha
@mohamedhoror936
@mohamedhoror936 3 часа назад
Shiekh izrail kaliya waxaay sameeynkaraan duqeeynta diyaaradaha lakin hadeey isku daydo sideey ku sameeysay qasa iyada ayaa ku dhamaaneyso xisbullah waa xamaas 10 jibaarkeeda izrail grond fight awood ku malahan mideeda kale xisbullah waxaay heleysaa cawitaan oo meel kasta ah waxayna ka imaan karaan Iraq,suriya,yaman iyo iran waxayna ka soogalayaa buuraleeyda goolan
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 часа назад
GURIGA IIBKA AH OO LAGU XAYEEYSINAYO DAD CADAN AH OO GYM KA IYO CARUUR CADAN AH OO KU CIYAREYSO PLAYGROUND MA DADKA IYO KALARKA SOMALIYEEDBA INDHAHAGA U DARAN? REERBADIYANIMO WAAYE INAD IS YASTO 😢
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 часа назад
Xisbiga intaasi kumafila waxajira sarakil sar sare ogoaamada wawayn iyo kulamada madaxdasare ogankara xitakuwagarka ah sidawayn loqariyo waanarag anlatuhmikarin ilaa ayqabatana gulaysanmayso
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 3 часа назад
xaruntaas wala gubay gabi ahaanba wixi kujiray kudaye yahuudana waxa aamuskodi kadul dhawaqay gaalki maraykan o sarbeebay baaba a kadhacay meshaas ok jaajuuskaas sida ugu haboon wagantal in lagu dul jeeboyo tal aViv
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Час назад
Sheekh waa been pikjer kale ayey dulsaren
@husseinomerqudhac9283
@husseinomerqudhac9283 2 часа назад
Dulmidiidaw sxb waankutaageeraa muuqaaladaadana waandaawadaa Waxaankaacodsanayaa intaableedkan aadkolba dhinac ujeedineyso nagabadasho waayo waxba kama aragno hadaadkareyso naga badal Sida munasar ookale noogusootabi sidii adoolamoodo inaad lataagantahey waxa dhacaya
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Час назад
Waa sax sheekh jaajusin aya ka buuxa in sida loo duqeyo
@cartanyusuf21
@cartanyusuf21 2 часа назад
AS TV CNN AYAN KA MAQALNAY IN XARUNTA ISRAEL NABADSUGISA DHULKA LALA SIMAY SHIIKHOW ADIGA IDAACADAHA BADI NADAARA SHOW SHEGAYAY DHAGAYSO SHIIKH DULMI DIID
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 часа назад
GURAHAN AAD XAYAYSIINAYSAAN EE KUYAALLA NAIROBI AAKHIRKA😢 WAXAA QAADANAYA KIKUYADA KENYA MAADAAMA SOOMAALIDU DHULKOODA MAALGASHANWAAYEEN
@hassendubad1377
@hassendubad1377 2 часа назад
Afayeenka aqalka cad ee maraykan ayaa cadeeyay in sirdoonka israa-iil in dhulka lala simay
@AbduRijaal
@AbduRijaal 3 часа назад
Waxaa la yaab leh weli Xusbullah baa wax dishay qofna ha ahaatee , Waxay u muuqataa in aysan rabin Xisbullah iyo Eeraan midna in ay dilaan wax dilaan
@DulmidiidMakhluuq
@DulmidiidMakhluuq 3 часа назад
Allaahu Akbar
@Daud793
@Daud793 Час назад
Meeqo jaajuuskaas oo kale ayaa Somalia ku sugan
@MouminHersi
@MouminHersi 3 часа назад
Ninka ee qabteyne xisbullah isaqo nool ha aasaaane
@YahyeAbdalla
@YahyeAbdalla 2 часа назад
Ipadkan cml igad plz sheikh
@FarahHassan-gx6jy
@FarahHassan-gx6jy 2 часа назад
Wararka hadadalada badankadaa inyar lafahmikaro soo qabo
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 часа назад
Ha la garaco wayo nin dadkiisa cadow ku so hogaminaayo
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 часа назад
Dulmidiidoow waxa khalad ah adigu waxaad tahay sheekh yuhuudana illaahay inooga waramay waad garaneysaa sidaa darteed maaha inaad tidhaa israil ayaa sidaa tidhi
@farhanosman5627
@farhanosman5627 3 часа назад
Ilaahay ha u gargaaro muslimiinta aamiin aamiin aamiin❤
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 3 часа назад
Ninkaas jaajiska ah in la qabto waa wax lagu farxo
@sahroali1196
@sahroali1196 56 минут назад
Jaajuus.musibo.hakudhacado
@AhmedMacalin-w6o
@AhmedMacalin-w6o 2 часа назад
Warka oo xariirsan soo gudbi naga daa mobilka
@YaasiinMaadey-t7v
@YaasiinMaadey-t7v 2 часа назад
Ma qabsankaran ee ayaga laqabsanaya Israel insha allaah
@AbshirMohamed-r6u
@AbshirMohamed-r6u 3 часа назад
Dowlada gur guurte iyo tan abuu maazin wax ay is dhaamaan ma laha waa laba dow lad oo murta ziqa ah tan gur guurta bal eeg gaalada xalane fadhi daa waar diyeesa tan gur guutana ka hadal hadaad run sheegi
@badalabshir502
@badalabshir502 2 часа назад
Shiikh yuhuuda dhineceeda ayaa u janjeeraa
@abdihakimmohameddiriyesank1730
Thanks 👍
@abdifataaxibrahim1587
@abdifataaxibrahim1587 3 часа назад
Islaamku haisraaco isha allaah❤
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 2 часа назад
Mashaaa Allhaa shiq war hufan
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 часа назад
WCS SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU ☝️
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 2 часа назад
Wcs
@KhadijaMuhumed-j2d
@KhadijaMuhumed-j2d 2 часа назад
Asc
@BadriSheekhabdi
@BadriSheekhabdi 3 часа назад
Maashaa alaah
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 часа назад
Scw
@abuujihaan2466
@abuujihaan2466 3 часа назад
Sh.Maxamed Dulmi diid gantaslkii Telaviv lagu weeraray ee plastiiga ah waxaa kaso kordhay inuu ku dhacay oo burburiyey xaruuntii weynayd ee Moosad Mareykanka ayaa sheegay dhibka gaarey
@mrsom1620
@mrsom1620 3 часа назад
Waa run mar hore ayaa la sheegay lakin dulmidiid ma sheegaayo mar walba waxuu leeyahay gantaalada xisbullah waa la soo riday wax baa ku godan
@mrsom1620
@mrsom1620 3 часа назад
Haa waa sax mar hore yaa la sheegay lakin dulmidiid ma sheego wax uu kaliya sheegaa in la soo riday
Далее
БЕЛКА РОДИЛА КОТЯТ#cat
00:20
Просмотров 1,2 млн
Интересный наборчик 😀
00:12
Просмотров 14 тыс.
Cabsi Laga qabo duulan dhulka ah ay qaado Isra.
9:13
Просмотров 3,1 тыс.
NADIR ALI PODCAST FEATURING DR ZAKIR NAIK !!
1:41:28
Просмотров 4,7 млн