Тёмный

Jabhadii Awadal oo kasoo hadashay Jabuuti” Muxuu Barkhad jaamac batuun u difaacay? kala soco✍️ 

Xaaji Basar
Подписаться 32 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@xarshinyoutube2751
@xarshinyoutube2751 2 месяца назад
Ilaahay aqliga hakuubarakeeyo sxp xaaji basar❤
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 3 месяца назад
Kkkk oo midgaan ma cidbuu dhibaa hadalkiisu suuq baabad usameyseene
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Shacabka reer Hargaysaad waa inay.mudaharaad sameeyaan.Si.loo.soo.qabto.ina.batuun.waa dambiile
@ZaynabMoh-s2z
@ZaynabMoh-s2z 3 месяца назад
Soomaaalilaad guuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@yaxyeaxmed1483
@yaxyeaxmed1483 3 месяца назад
Buufi xaaji basaroow cayayaanka
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 месяца назад
Dibi hooyo xumi hore ma.maro Barkhadow
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Xildh.ina batuun waa in madaxwaynuhu horkeeno.Sharciga.ma.Afhayeen.buu.uyahay.jabuuti.mise.waa.safiir.ufadhiya.jabuuti.
@makebravo7133
@makebravo7133 3 месяца назад
WA LAXDUUFLE AN GARANAY WAXA U U DHAARTAY MA MUUSU U DHAARTAY MISE QARAN FIIRO GAARA
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 3 месяца назад
Barakhada waxaa la mida tahaye fooda khasaaraye laakii waxaan loo noqona dooni danaba timajarihii waa ugu noqona uma qalanti kursiga
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Ma Afhayeen.Jabuuti.baa.mise.wAA.xidh.sland.ah.ina batuun.hala.soo.qabto.
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 месяца назад
Codkii.la.siiyey baa.khasaara ahaa.isaga.iyolaabsaalaxba waa na khaldee.n
@alimohamedyusuf2037
@alimohamedyusuf2037 3 месяца назад
Somaliland guul iyo gobanimo insha Allah
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 3 месяца назад
BARKHAR WUU KHASAARIYEY COSKII REER SOMALILAND. DIB YAAN BARKHAD LOOGU CODAYN BASAASKA BARKHAD
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 месяца назад
Waxaas.oo dhan waxaakeenay.habacsanaanta dawladda somaliland haddii sharcigu shaqeyn.lahaa.waxaSu.ma.yimaadaadeen waxaan.xurma.mudneyn.haddaa.xormeyso.abaalkiisu waa.caynkaa
@roodaaden6463
@roodaaden6463 3 месяца назад
Midgaan talo xume
@egalosman9271
@egalosman9271 3 месяца назад
❤❤❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
Umad kitaab wada martay allaw sahal
@CumarAqli
@CumarAqli 3 месяца назад
BARKHADKHASEERE XISBIGIIUKASOOBAXAY AYUUNBUULAMIYAHAY
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 2 месяца назад
Yes
@muxammad2413
@muxammad2413 3 месяца назад
ASC, SOMALILAND ta aad sheeggaysaa saw iskuggumma soo urrurrin beesha dhexe? Cidda si qaldan u dannaysannasa, Ee beello kalle baddahoogga iyo dhulkoogga iibsannaysaanna saw beesha dhexe maaha? Beesha dhexaay dannahaagga in aad ka shaqaysatanna xor baad u tahay, Laakiin dannaysiggaasi haddii uu noqdo ku xadguddubka beellaha kalle dhulkoogga iyo baddahoogga, Waxaad oggaataa in xaq loo leeyahay in la iska kaa difaaco. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@Gudhuudhe058
@Gudhuudhe058 3 месяца назад
Midgaanka waanu ku khasaarnay xaaji basarow
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 3 месяца назад
Astaqfurulaah no CAY
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 2 месяца назад
Mardanbe haysku dooran
@faizam523
@faizam523 2 месяца назад
Midgaanka soydinkan caruurtiisa abtiga aad u tihiin ee gabadhiina u guuriyey😂😂😂 teeda kale isagaa la hubaa oo nasab soomaali ah, idinku meel leydinku soo hagaago nasabnimadiina la garan maayo, ma oromo, axmaar, yuhuud, carab, irir????? iidorow dadka iska kiin celiya ayaad ka baqdaan oo ka gabataan oo xushmeysaan laakiin kuwa idin sharfa waa ku xaartaan, car nin daarooda hal erey ka daba dhaha ileyn waa ragii soomaalinimada idinka saaraye😂😂😂😂
@CumarAqli
@CumarAqli 3 месяца назад
KUWAAJABUUTIKASOOHANJABAAYAIYO KUWANQARANKAUDHAARTAYBAWAAISKUMID
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Xildh.ina batuun waa in madaxwaynuhu horkeeno.Sharciga.ma.Afhayeen.buu.uyahay.jabuuti.mise.waa.safiir.ufadhiya.jabuuti.
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 3 месяца назад
Baarlaawaha Somaliland ma istaahilaan in lagusii aamino Wakiilnimo. Ha la dhagaxeeyo... Ma Kenyaati baa laga liitaa?
@asxaabi
@asxaabi 3 месяца назад
barkhad qasaare haloo bixiyo, waa lagu hungoobay 21 kun ayuu inaka qasariyey dalka irbad dun uma gelin, dibin daabyo mooyee
@abdinuur370
@abdinuur370 3 месяца назад
Baqal ayaa sixir Faras loogaraacay Codow xaalqaado
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 3 месяца назад
Barakhada waa.lagu qasaaray dadkii doorataye farateedi baya eedan maali khaliya muu difaaci qaranka uu cashuurta masaakiinta uu qaato
@amdualeh5802
@amdualeh5802 3 месяца назад
Balag baa la ii lulay waa boqol kun oo mayl dhulka layga baaqee lacagta laygu siiyey(jabuuti).baqal gardo la daaqday faras bay ismoodaa.
@ayaanleg
@ayaanleg 3 месяца назад
Guul Somaliland ♥️
@abdulazizibrahim6556
@abdulazizibrahim6556 3 месяца назад
Caqliga fuud lagaaga shub ilayn khaain waa kan oo kale
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 3 месяца назад
CAY KU NOL ILAAHAY KA BAQA
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 2 месяца назад
Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland sadar muuqda su,aal uma baahna barkhad batuun waa cadaw kalkaal hala xidho
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح 3 месяца назад
Abaal ma leh barkhad waa dayuus aan xishood lahayn oo garashada ka gudhan,ciidanka sirdoonka iyo xeer ilaalinta waa in ay daba gala qaar xildhibaan sheegta iyo wariyaal iyo xubno ka tirsan wadani oo ku fogan qaran dumis
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 3 месяца назад
Somaliland ma Djibouti baa gumaysata ?? Free Somaliland from Djibouti colonialism
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 2 месяца назад
Adeer mayee iyada aya jabuuti wada qadhaadhka
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 3 месяца назад
Bal waxaas eega ma dal baa dal kale xildhibaano ku yeesha . Ma xayawaan buu la hadlayaaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 месяца назад
Xasaanadi maxay tartaa mar hadii lagaa xayuubin waayay kolkii aad ilmahaagii gudaafada ku tuurtay Barkhad macsiiloow
@yussufmursalahmed9325
@yussufmursalahmed9325 3 месяца назад
😢Barkhad khasaare maynagaa doonan mise iyagaa ina soo doontay
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 месяца назад
Intaan.yutoper..gadhi.kasoohadlaya...ilas.fumarka.qof.kaaga.foolxun.ma.arag.gaadhiga
@HodanNur-z1l
@HodanNur-z1l 3 месяца назад
Anagu.maninihin.laal.waxan.nahay.awdal.isteeg.waayo.dhul ka.uubixiyay.ma.idin kaale nacas.
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 месяца назад
Brobogoz.ta.waad.kufoolcutahayoo.badow.gaadh.imikahelay.baalagu.moodaa
@calicaateeye9279
@calicaateeye9279 3 месяца назад
Midgaanka.lama.dhergiyo.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
In kastoo la xagaajo Midgaan wayska Midgaan
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 3 месяца назад
Cod iyo xasaanadii waan kalla noqoney
@ahmedhassan4852
@ahmedhassan4852 3 месяца назад
Waa lagu khasaaray ninka xildhibaanka isku sheegaya wa nin cuqdadi dhaamisay
@Gudhuudhe058
@Gudhuudhe058 3 месяца назад
Midgaan waa midgaan uun sxb
@abdilahiciilmoge6616
@abdilahiciilmoge6616 3 месяца назад
Isaga ayaa bilaa aqli ahtuuga
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 3 месяца назад
Midgaan madahiro hadii sikasta loo madho dadkii waxaa codka siiyey way khaldanayeen soomaalida kale waxba kuma dhex aha dadkii wax kadhigay wuu ku xaaray
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад
intii buu dhergay lebistay dad noqday wax waliba asal koodii bay u noqdaan kabihii xaarka lahaa ee uu tolayyay iyo timihii injirta lahaa ee uu ka jaraayay kawaalan ka waxcaba ayaa sugaaya Midgaan dhergay uguma xuma waa waxa midgo loo yidhi magac bilaash uma baxo
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 2 месяца назад
Xalka la gudboon Reer Somaliland Shacab iyo Dawladba waa in sida ugu dhakhsaha badan LOO LA KALA DIRO GOLAH WAKILADA ..
@ibrahimkahin1965
@ibrahimkahin1965 3 месяца назад
Weelkii wax lagusiiyey ayuu ku xaarey barkhad
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto 2 месяца назад
Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 3 месяца назад
Xaji Basar abti nolow.😊 guul iyo gobanimo Somaliland.
@abdikareemhassan2735
@abdikareemhassan2735 3 месяца назад
Intaad xildhibaanka ka hadlayso wax baro social media waxba ka faaidi mayside
@ashashabel8239
@ashashabel8239 3 месяца назад
isagaa ikhtiyaarka leh lkn aduguna in dhaha furo
@abdikareemhassan2735
@abdikareemhassan2735 3 месяца назад
@@ashashabel8239 markaad jaahilkaa aad dhagaysato adiguna laid baad tahay
@danjire7605
@danjire7605 3 месяца назад
Reerka Ciise iyo dawlada Djibouti maba kala garanayo.
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 3 месяца назад
Barkhad baatuun malaha wuxu kala garan waayay Djabouti iyo Somaliland
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 3 месяца назад
Jabuuti intaydaan gaadh in horta kuwan gudiihiina jooga iska celiya
@abraQolkisa
@abraQolkisa 3 месяца назад
Baxar SL dhib kumahayo waxa uu matalaa dAdkisa iyo degankiisa Awdal state SL xadkeed ayay matasha
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 3 месяца назад
Barkhad batuun shacabki Somaliland ee codaka siyey wątku qasareen dad ciise ah ayaa dawalad Somaliland kujir kuwa kujiran Wa Reer Somaliland ee maha reer jabuti
@Degmociise123
@Degmociise123 3 месяца назад
Waar Djabouti iyo Ciisa Somaliland degani iskuma xirna 😮 inaguba Ethiopia dad baynu ku leenahay 🤨
@zakariagulaid8097
@zakariagulaid8097 3 месяца назад
Is it gonna be worse than your body your body want to the mountains killWhat are you expecting us somebody came from somewhere else
@omarjama7627
@omarjama7627 3 месяца назад
Barkhad Ina Cumar geele ayuu kaa mar qataaa ! Ogaada Laabsslax Ooyaaye! Way badan yihiin
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 3 месяца назад
Hadii uu jaanis idiin helo like Ali Samatar ha idin bomb gareeyo
@Ruqiya-d6n
@Ruqiya-d6n 3 месяца назад
Meel aad leedahay baa la bixiyaa burco siiya xabashiga saylac shaqo kuma lihidin❤😂🎉😢😮😅😅😊
@alimohamedyusuf2037
@alimohamedyusuf2037 3 месяца назад
Aadbaan kusalaamayaa adeer afku kuma go,o kurid huwanta iyo dugaaga bal wasup telephone number kaaga iisoodir adeer anigu London baan joogaa asc adeer
@geri7490
@geri7490 2 месяца назад
Ninkan kibray shacabu Ha iska qabtaan Wadniba kushaqaysta Waa maskiin
@ahmedyasiin5755
@ahmedyasiin5755 3 месяца назад
Galad midgood waa intuu gafuurkoodu qoyan yahay
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 2 месяца назад
Cadowga iyadaa samaysta somaaliland Ma danaysane hog madow baad ku dhacdeen
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 месяца назад
Shacabka Reer Somaliland waxan odhan lahaa inay kadareeriyaan xildhibaanda dalkooda khayamaynays ee codkooda kudooteen waa iany Mesha ka dareeriyaan duliga lacagta shacabka qaata Djibouti gobal baas Ayaa udumay MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland is hortaagi karimayso Wlee
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 3 месяца назад
WAAN SHAKIYAA OO WAXAAN IS-IDHAA MALAHA DAWLADIBA MA JIRTO MARKA AAN DHAGAYSTO BARKHAD BATUUN, LAABDILLAAC, INA DOOL, CADDE BOODE, SULDAANKA CIDAGALE(SULDDAAN DHAGAXTUUR), XIRSI-GAAB, KHADAR-XIIRANE, HEBELKAY SHABEEL, CIRRO BAAQATAY IYO KUWO KALE OO LA NOOCA.
@AhmedClaahi-i2t
@AhmedClaahi-i2t 3 месяца назад
Waa beenaale Barkhad xildhibanada ciie iyo kuwa samaroon waa reer somalilad ee maxaa isku keenay dawlada jabuuti
@samewadasamewada
@samewadasamewada 3 месяца назад
reer shikhisaxaaq kolba qudhun hoosta ha soo gashadeen kama ilbaxaan cadogooda ku wii hore urogayi ayeyi yidhahadeen wax nala yeesha
@samewadasamewada
@samewadasamewada 3 месяца назад
reer shikhisaxaaq kolba qudhun hoosta ha soo gashadeen kama ilbaxaan cadogooda ku wii hore urogayi ayeyi yidhahadeen wax nala yeesha
@warsamemohamud841
@warsamemohamud841 3 месяца назад
Xoolohii ku dhalay was hoyadaa iyo dhiladii ku dhashay was amxarada dabada sii anagu wan wasnaaye
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 3 месяца назад
SHICOBKU WAXAY OGEYSIINAYAAN DOWLADA HADDII RAGGAA MAXKAMAD LA SOO TAAGI WAAYO, WAXAY BALLAN KU QAADEEN IN RAGGAA LAGA TAKHALUSI DOONO.
@DahirCadosh
@DahirCadosh 2 месяца назад
Goballka salal iyo awdal dee iyaa lee ciise iyo samaroon baa lee
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 3 месяца назад
QARAN KA QARAN SOMALILAND GUUUUUUUUUUL WADA JIR BAYNU WAX KU NAHAY ILAAHA HA INA XAFIDO
@somomoussaainan8449
@somomoussaainan8449 2 месяца назад
Sadaqadayada ayaad kunoshay hada wawaxad cuunto
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 месяца назад
WADANI IYO XILDHIBANADISA SHACABKA SOMALILAND WAA IN UU OGAADA INEY YAHIIN CADAWGA KOWAAD SOMALILANAD
@ADANIBRAHIM-x5u
@ADANIBRAHIM-x5u 3 месяца назад
Waar ma adigua Gobolka awdal matali Kara oo jabhada Ku dawaqi Kara Cali Baharow waad riyoonaysa
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 3 месяца назад
Asc Niman yahaw ninkan barkhad waa nin cuqdad ku soo koray oo qabiil uunbuu wax ku fahmaa. Bal imika waxa uu isku qasayaa reer ka xiise iyo laba dawladood oo xuduudi kala qaybisay. Maxaa iska galay . Fartiinaad eedeen reer hargaysaw waan se loo noqon doonin.
@faizam523
@faizam523 2 месяца назад
IIDOOR WAA WADA QAAQLE😂😂😂😂😂 WIIL, GABAR, HABAR, ODEY WAA WADA QAAQLEYNAYAA😂😂😂 MARKAAD ZAYLAC BAAN AXMAAR KA GADAYAA LAHAYD BAAD IS MOODEY INEY DADKA DHULJA LIHI XOOLO YIHIIN ADEER ZAARKA ISKU ZEJI ADBA JABHAD BAAD TAHAY OO SHALEY KU DUUSHEY LAASCAANOOD, REERNA REER UMA DOWLADEYNAYO EE TAAS KU SEECO KUNA SOO TOIS JABOUTINA IDINKAA KU DANQABA OO HANTIDEEDII CISBITAALO KAGUUGU DHISEG BASAABOORKEEDANA ADUUNKA KU GOOSHA KU TUUGSI TAGA. ADEER XAARKA CESHADA. DHUL SOOMAALIYEEDNA AXMAAR KEENI MEYSID WAA LAGAA DIIDEY ADIGU U GUUR WALAALKAA AXMAAR😂😂😂😂😂😂
@abobasement346
@abobasement346 3 месяца назад
Adiguh shalay lasaanod bad Afkagah Qadhmun bad ku caynaysay matanah mah Awdal bad nogu timid doqon yahow habar maxbus orodoh burcoh u hadal dadkagih bah gajoh u dhamaday
@FOWSIBaashe-xr3ox
@FOWSIBaashe-xr3ox 2 месяца назад
Jebel xasanad buu leeyahay oo sharcimaqabankaro aritasi maha MID jirta hadii uu systemkii burburinayo xasanada uu sitaa maxay tahay arintasi waa qalad waa inay lamaha amnigu shaqadooda qabsadan maracas sugarcane intake ay dumayso qof sharciga ka sareeya majiro xildhibaan ku sheega kolba cida ay somaliland is hayaan soo ramayana cashhuurtii umadana massaeifsanaya xukumaduna dawanayso mana walan mise cadan BAA laga heesaya walk tanoo KALE
@mahmoudmoussa3832
@mahmoudmoussa3832 2 месяца назад
Mad ilowsantahy iin somaliya safarad ku lehdahy aay qaabisho konfur iyo waqoyi maxa jabuti ku haysata oo imisa mucard dabada ka so hadlaya
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 месяца назад
bal yaabakan eega maxamuud xashi maxad meesha ugu soo sawirtay marka war hoy joojiya magac dilka iyo xasidnimda dalkana hada dan ka leedihin wad dafici lahaydeen sababta kuu gaysay inaad in hashi ku soo sawirto meesha aad uga hadlaysa dadkasi maxay ahayd yaaab war umadaa waad washeen walahay bilahay inaydan dcad u ahayn dalka maxamuud xashi ila malaintuu saqiira aha buu hooaydiina badabdinayay snm noqday isago ilamo yara wdanka u shaqayanay malainta ila manta maxad ugu soo darysa dadka madhan wixiina marka wa xuman sideeda ah
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 3 месяца назад
Waayo barakhad wuxuu kow ka yahaay huwaanata gudaaha marakaa difaaca somalilaan wuxuu ku yahaay boog lagu shuubay 🍋 dhanaan way dhibaysa micinhii in somalilaanderaka xalaasha ah ay ka hadalaan cadowaga somalilaan waa boog lagu shuubay 🍋 🧏🏽‍♂️🧏🏽‍♂️
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 месяца назад
Dalka iyo qabiilka ma kala yaqaan midgaan bilaa waji somali land way jiraysaa muuse biixi guul iyo gobanimo❤
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 3 месяца назад
Waxaa wax layaable xildhibaano wadladii ayka tirsanaayeen ka soo horjeeda dowladu waa sadex dhardhaar golaha fulinta, golaha sharci deginta oo kala ahguurtida iyo baarlamaanka iyo golaha garsoorka.Hadaba meeyey hayadihii sharciga qaabilsanaa sidda cida iyo xeer ilaalinta maxay ugu soo oogi waayeen.Xildhibaanada,gudoomiya yaasha oo maalin walba taageeriya somalia iyo jabuuti
@IBRAHIMYusra
@IBRAHIMYusra 3 месяца назад
Waa garaac migane oo gelee saqran uu shaquyaa xaa kaa turo kusika
@CalicabdiDucale-te8jo
@CalicabdiDucale-te8jo 3 месяца назад
Xildhibaanku haystack ciyo
@moktarabdi7646
@moktarabdi7646 3 месяца назад
Somaaliland cidna dan uu malee, qabiil qabiilada Somaali woqoyi ka tirsan ayaa nidaam samaaysanaya walaale
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 месяца назад
Beenale ,adiga aqligagu ha shaqeeyo ,walee adigu cadowga madhan ayaad tahay ,way kuu gadhay inaad dadka isaaq kala qad qado ,somaliland guul iyo gobonimo
@siciidaxmedhaariye235
@siciidaxmedhaariye235 3 месяца назад
barkhad batuun wuu fashilmay
@CaashaMaxamed-s9n
@CaashaMaxamed-s9n 2 месяца назад
Waa sheekadi gobolka sool wn laasashadi
@kaysemohamed5586
@kaysemohamed5586 3 месяца назад
Codkii iyo xasaanadiiba meel buu kaga dhacay,barkhad waa baqal fardo la miratay,wuxuuna moodayaa dibindaabyada uu golaha la fadhiyo inaan lagu fahmayn ,.waxaanaanu leenahay mardanbaanay dhici doonin oo aanu isaga iyo khayrkii gole danbe noo fadhiisan doonin oo kursi aanay geyin ku fadhiisan doonin.
@samewadasamewada
@samewadasamewada 3 месяца назад
doorashadiisii waa lagu khasaaryi inabatun iyo ina abiib kan dhuuban laab salx ha la iska eryo dadka eyikayuugoodu hooseeyo blaa maskxda ah
@CadeMumasar
@CadeMumasar 3 месяца назад
Ninba malin bu baydha marka barkhad waa cadadis
@MakoFarax
@MakoFarax 3 месяца назад
REER SOMALILAND HADIII AYNA ISKA QABAN GARACAN MIDGANKA AH MEEL DHERBA LAGA DAYI MIDA KALE ISKU DIRKA UU ISKU DIRAYO REER SHEKH ISAAQ HALO FIIRSADO GARACAN MIDGAN BARKHADBATUN DAGALKII LASCANOODNA HUWANTA AYUU LA SAFNA
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 3 месяца назад
Xirsi iyo xaashiiba wa huwaan oo wayno iska qananaynaye waxa iigaga daraan koesn barlabanka fadhiiya laabsalaax maxamed abiib barkhad batun iyo kuwo kale oo hadli doona. Intaba shavabka hargeysa joogaa dhengeed dabada ha u qabtaan ama cagmaha halaga wada jeebiiyo waayo kiitaabki ay u dharteenbey beeniiyeen oo dalkan dagal kasta oo lagu soo qaado wat difacayaan kkkkkkk
@birmaddafle
@birmaddafle 2 месяца назад
Waar kani waa lagu guuraa waayo marba nibaa adeegsada
@Mawlidahmed-zi7wi
@Mawlidahmed-zi7wi 3 месяца назад
Nacasoow. Siyasadu Wayibadashaa
@yussufmursalahmed9325
@yussufmursalahmed9325 3 месяца назад
Somali waa magaca u yaal oo kayimi geel somal markaa wax layska badali karo maxaa Isaaq ogaadinku ugu bixiyeen Iidoor waa ganacsigii Isaaq ogaadinka ku lahaayeen iidoor alaabtaad haysato sida xoolihii noolaa ee laga doorsanahay alaabta
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz 3 месяца назад
Munafaq barkhad badtuun wax anu ahaynban kadhignay anaga candayada isku qaeracnay kubaranay kumase noqono cadawga somaliland inadtahay horena ku aragnay maantana barkhadaw is cadaysay soo raac jabutii waa cadawga kobad somaliland adiga iyo ragkalaba barlamanka walaydinku dhax imandona somaliland shacabkeeda diifacaya laysku dhuman mayoo gacanba layskaga shaqayn dona shRcigii waxba qaban waa anaga iska qaban tiuugta khaa inal wadankah kuaragnay munafaq dalinadtahay
@somomoussaainan8449
@somomoussaainan8449 2 месяца назад
Dadwalanni citinaf maheelo
Далее
OYUNCAK DİREKSİYON İLE ARABAYI SÜRDÜ 😱
00:16
#慧慧很努力#家庭搞笑#生活#亲子#记录
00:11
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
Просмотров 122 тыс.
BUURTA UGU WARAABAHA BADAN SOMALILAND
51:04
Просмотров 120 тыс.