Тёмный

JACEYLKII BOQORKII DHIIGYACABKA AHAA U QAADAY KHADIIJO QALANJO 

BULSHADA CUSUB
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 35   
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg Год назад
Walahi yakadiga nagaha manta jogo,xita durwaga wayracayan, ilahayow nastur
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 Год назад
ALLAH HOU NARISTO PRS MOHAMED SIAD HOU NARISTOO JANNADI FIRDAWS KAWABIWOW GABRIGA WASSAR DIGO AMINE ALLAH
@MrSendrik
@MrSendrik Год назад
AAMIIN-AAMIIN AABO SIYAAD,,,CIYAALKII COLLEGKA GEEYEY AYAAN AHAA,,ALLOOW NAXARIISTII HASIIYO,,AMIIN
@MOHAMEDOMAR-rl2py
@MOHAMEDOMAR-rl2py 7 месяцев назад
Isla habeenkii uu maqlay allaha unaxariistee dhaqtarkii jacaylka. Mohamed cali kaariye ayuu alifay heestan is wiigiiba ruwaayad dhan ayuu kasoo tuuray Sidaaa ma isku qabnaaa mise Waan qarsanaaa
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 8 месяцев назад
gabdhaha maanta joogo way duruufeysan yihiin $1 by iskudhiibaan😢
@fadumosaid114
@fadumosaid114 Год назад
Maxamed siyaad barre isagaanba ugu u ogalaaneyn ninkaasi.
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Год назад
gabdhahena waagas qiimo ayay lahaayen hadase haadka cunay
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc Год назад
Inagaaa Cunay 😢
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 6 месяцев назад
waxaa kale oo aan horay maqlay in madaweyne kale codsaday inuu guursado maandeeq.
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 6 месяцев назад
madaxweyne afrikaan
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 Год назад
Cajib waaye qisadaani soo badi qisoyinka nucaana
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Ad u jecladay madaxwene yasha Africa yimid ka mid aha qalanjo Koxda fanka lorka dance madaxda Africa so dhaweynti ka mid aheyd abo siyad ka so dontay waxu yiri gabar ta u shega iney noqoto wife madaxweyne Africa wey diday wil somaliyed faqir gursan tiri I love many ma ihi tiri King Jim bukaso jacel ad u qaday ad ugu jajabtay
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Dikteter ship balayo San weyn heskan isaga lo alifay nafta ku huri Laha hanti ka bixin Laha Abe siyad kaso dontay wa diday madaxda Africa gabdhaha u hesay fanka lorka aheyd
@hawal1287
@hawal1287 Год назад
ALLAH mahad leh o ka badbadiyey adoonka sixirkisa
@bulshadacusub
@bulshadacusub Год назад
Like & Subscribe
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Год назад
Waar ilayn doqon maqlay youtube baa wax la soo dhigaabaa u daran kani futadiisuu maalinta danbe inoo sheegi doonaa oo uu oran doonaa way haawanaysaa
@Rahmamohame19
@Rahmamohame19 Год назад
Hhhhhhhhh alla beerka qofkan wax anu hubin bu la soo shirtaga waad yaabaysa sheekooyinka beenta ah ee u fanaaniinta ka sheego kuwo aanu naqaan oo ubad leh buu dhaha waxba ma dhalin sidaa faynuus sheekh daahir oo aan aqoon u leeyahay oo kale
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Год назад
@@Rahmamohame19 kkkkkk hibaaq waan ka yaabay neefkan calyada weyn ee iska dhareerinaya waa beenaalihii qarniga
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Год назад
War beenta naga daa, Maxamed siyaad Barre gabar soomaaliyeed adoon uma ogalaadeene
@bulshadacusub
@bulshadacusub Год назад
Haddii uu adoon yahay inaga maxaa nahay
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Adun lacag la arkin gabar laga bixin wa dhiba yiri madaxweyne maxamed siyad kaso dontay heskan xasan adan isaga u qaday nafteyda wan ku huri Laha hantiya ka bixin hagar kuma quren
@XasanXaashi-sl2wz
@XasanXaashi-sl2wz Год назад
😊😊😊
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Год назад
War waxaan beentiisa wuxuu rabo muu sheega
@nicimaismail8007
@nicimaismail8007 Год назад
P
@Rahmamohame19
@Rahmamohame19 Год назад
Waxaas weli horta baanu maqal qiso sidaan oo kale ah weliba qusaysa fanaanad side u qarsoomi lahayd qisadan waar beenta dadka ka daa
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 Год назад
wlhi waa run anagaaba jaara maanta magaalada hargeysa walipa 2wiil ayey lee dahy qadiija qalanjo wxaana qaba askari wlhi silciyey walipa nolosha ay ku nooshahy waa xayaatu kalbi wlhi kana u dhaami lahaa markaan arky siday ku nooshahy qadiijo
@Rahmamohame19
@Rahmamohame19 Год назад
@@asmamohamed3628 wll qadiija qalanjo miyeyna uk ku noolayn uma dhaameen haddi aay runtahay wiilka soomaaliyeed baa u dhama niin ajanibi ah haba xumeye
@Filsan406
@Filsan406 Год назад
@@asmamohamed3628 muxu ku samayeey askariga walal?aniga london ayan ku oga
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Год назад
@@asmamohamed3628 weligeed hargeisa kuma aanay noolaan, waxeey degan tahay mareykanka, naagta aad sheegeyso ee askarigu qabo waa jeebkaaga ee run sheeg .........weligeed hargeisa ma ayna degin
@xaylexoosh4928
@xaylexoosh4928 Год назад
Gabaati waa luqadee?
@bulshadacusub
@bulshadacusub Год назад
Af-Soomaali
@xaylexoosh4928
@xaylexoosh4928 Год назад
@@bulshadacusub dhalankii waalidkii dhalmada baray
Далее
Brilliant Budget-Friendly Tips for Car Painting!
00:28
Истории с сестрой (Сборник)
38:16
Qiso Jaceylkii Cilmi Boodhari iyo Hodan.
59:22
Просмотров 226 тыс.
FANAANIIN KA TIRSAN QABIILO KALE@bulshadacusub
7:41
Просмотров 57 тыс.
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Brilliant Budget-Friendly Tips for Car Painting!
00:28