Тёмный

jadwalka cunada caruurta part 1 

zuhra laki Channel
Подписаться 12 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@fartunmohamed6925
@fartunmohamed6925 4 года назад
Masha Allah Illahay kheyr ha kuu siiyo wiilkayga cuntada aad igu xun yahay gaajo iga dishay Illahay ha kaa ajar siiyo wan usoo gadan❤️❤️❤️💯💯💯💯👍🏻👍🏻👍🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sacdiyogelle4823
@sacdiyogelle4823 5 лет назад
Masha alah sharafey Kenyan joga intee kaheli karaa sharobadas
@bushrabintmohamed3900
@bushrabintmohamed3900 5 лет назад
Mashallah wllo mahadsanid jadwal fiican
@sacdacabdi3624
@sacdacabdi3624 4 года назад
ماشاء الله تبارك الله اختي جزاك الله خيرا
@hibahusein9140
@hibahusein9140 4 года назад
Masha aallha
@caishacuud895
@caishacuud895 4 года назад
Macanto noosoobadi xabiibti wan ubahanahay
@xayboyusuf1744
@xayboyusuf1744 4 года назад
M.a alaah
@sharifohassan9536
@sharifohassan9536 5 лет назад
Masha allh abayo nosobadi casharada
@talisomohleila2195
@talisomohleila2195 3 года назад
Asc Wlshey xagen ka heli karaa saliida ilmaha cunada u fureyso??
@oumyloukman7645
@oumyloukman7645 5 лет назад
Mashallah jadwaal ficaan wallshay allah noo xafiido carurta noso baadi more video uu carurta ah please🤗
@ikranawale5450
@ikranawale5450 5 лет назад
Masha allaah tabarakallaah ilahay haku barakeeyo wllo mcn noso badi insh allaah
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 5 лет назад
MashaAllah abayo jazakallah kheer ❤❤
@Somalifood12
@Somalifood12 5 лет назад
Masha Allah yummy 😋 ❤️❤️👌
@ayaanproduct2736
@ayaanproduct2736 5 лет назад
msha allh abyo
@naciimoabdi7194
@naciimoabdi7194 5 лет назад
Mansha alah jasakalaah khayr abaayo nosoo samee jadwalka 7bada malin iyo fiitamiinada ciyalka waxyaabaha aykahelaaan
@caishacali4680
@caishacali4680 5 лет назад
Oo looga maarmi lahaa bariiska iyo baastada mcnto dhinacaas nagasoo dhis insha allah
@aaminaqali800
@aaminaqali800 5 лет назад
Nala soo qebso abayo suhra 7da maalin cuntada aad siiso caruuta mahadsanid
@fardusjama7379
@fardusjama7379 5 лет назад
Mansha Allah wllshy wad ku mahadsanthy sida fiican eed nola wadagty
@rahmanur5945
@rahmanur5945 5 лет назад
Manshaa allaah abaayo sobadi
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
Keep going pro Wll waan kuu saraye adna iisaar subscriber
@hibomohamed8767
@hibomohamed8767 5 лет назад
Masha Allah abaayo allaha kuu xafido waa kafaaiidnay jazaakilaah khair
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 5 лет назад
waad mahadsantahay abaayo bbarnaamij aad muhiim u ah ayaa noo heesaa tanx
@lulmohamed181
@lulmohamed181 5 лет назад
Maansha Allah abaayo Allah Ha ku xafido ilmaaga abaayo saliida magaceeda English noo gu soo qor waxaan joogaa Canada
@mezutadde8884
@mezutadde8884 5 лет назад
Mansha allah zuhra waan ku jeclahay &💚💙💖💖💞💝💝
@faatumamohamud1551
@faatumamohamud1551 5 лет назад
Abaayo waxan jazzaka Allaahu kheyr kheyrka nala sowadagty waxn raba in kuwaydiyo shorobadas xage laga hela waxn jog USA iiso jwb abaayo
@zuhralakiChannel
@zuhralakiChannel 5 лет назад
faatuma mohamud waxa ka heleysa dugamada carabta
@nacimoali4382
@nacimoali4382 5 лет назад
Masha allh
@hawoali3800
@hawoali3800 5 лет назад
Abaayo suhra waa ku xisay ee cuntooyinka 7 bada Malin nala so wadaag
@deeqaabdi9475
@deeqaabdi9475 5 лет назад
Mashalah
@ummuyahya3712
@ummuyahya3712 5 лет назад
Masha Allah tabarakallah ❤❤❤
@elmiaabdi1464
@elmiaabdi1464 5 лет назад
Wasalida malayga mashaAllah
@ugaasomohamed8613
@ugaasomohamed8613 5 лет назад
Masha Allah horay u soco
@fardusjama7379
@fardusjama7379 5 лет назад
Mansha Allah wllo wlhi waan ka helay
@aminanuh1512
@aminanuh1512 5 лет назад
adcm masha allah walaashay waad ku mahadsantahay aad baad u caawisay dhamaan walaashaada sidaa darteed waanu kugu mahadsan nahay. 😘😘😘😘😘😘❤❤🤩
@qadiijoaxmedqadiijoaxmed3989
@qadiijoaxmedqadiijoaxmed3989 5 лет назад
Jazaki ‘allahu kheyr shukran abayo
@zeharashueb2450
@zeharashueb2450 5 лет назад
Masha allah Allah haa ku xfodo abayo
@yasmiinhassanosman1452
@yasmiinhassanosman1452 5 лет назад
Masha,allah 👍🤩
@umusahra2933
@umusahra2933 5 лет назад
mash Alah Abayo
@qalanjoqiimabadan9219
@qalanjoqiimabadan9219 5 лет назад
Suhra abaayo dharka qabowga caruurta nala wadaag ado mahadsan
@ml2918
@ml2918 5 лет назад
Abaayo no soogali sida loosameeyo
@mohamudiya
@mohamudiya 5 лет назад
Abayo sidokale naso badi waxa miisaanka lago kurdhiyo caruurta
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 5 лет назад
Mashaalaah
@ishaaahmed5695
@ishaaahmed5695 5 лет назад
Msh llh abaayo sidan cml nogu so samay jadwalka 7malinba insh llh mahadsanid
@rifalalsharif2884
@rifalalsharif2884 5 лет назад
Masha Allah wll Allah hakulakoryo carurta waxad kasoo hadashaa caruuta imisaa cunada lagu bilabaa se maxa luugu ho bilabikaraa
@fartuncabdulefartun1508
@fartuncabdulefartun1508 5 лет назад
Masha allah abayo waxad tahay hoyo wanagsan wana kufarxa markan ku arko
@caishacali4680
@caishacali4680 5 лет назад
Mhdsnd mcnto waxaan kaa sugaynay digiraha sidii loo samaysanaayay oo kala duwan
@saynab2031
@saynab2031 5 лет назад
Jecliya cajaladaha saa ilmahaa nala korisaaye abaayo kasoo hadal ilmaha fudfudud ee marka suuqa lamarayo marba waxlabooda oradkabadan hadad wax kaasoo mareen mahadsanid
@hanihibaaq4169
@hanihibaaq4169 5 лет назад
Saynab abaayo kolay ilma yarka ah qaar way sameeyn waxaas oo kale waliba markay socodka bartaan gaar ahaan caruurta qurbaha jooga
@ayaanm.hassan7981
@ayaanm.hassan7981 5 лет назад
Abaayo no so gili jadwalka oo dhameystiran
@qasiidofarhan14
@qasiidofarhan14 5 лет назад
Masha allah abayo
@mohamudiya
@mohamudiya 5 лет назад
Isbuca dhan abaayo nala soqaybso
@ayaanxasan489
@ayaanxasan489 5 лет назад
Wllo imisa jir baaa lagusiinkraa dawada ilmaha
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 5 лет назад
Masha allah abayo zuhra laki jazakallaah hablo waxan idinka codsanaa inad subscribe isaartan ubadka baari allah nodhigo
@munamxamedsharif3248
@munamxamedsharif3248 5 лет назад
Wcs walaasheyda waxaaa ka soo racey abaay muniiro may rajo abaayo masha Allah jazakalah kheyr
@ayancaday29
@ayancaday29 5 лет назад
Masha Allah abayo shugran ❤🌹
@khaliifrashid5005
@khaliifrashid5005 5 лет назад
Malabkaa safigaa ugudar waxan kadhaf carurtaa abayo cafimad malaha malabka ugudar xata xanunko iyo qabowga wadawo fican
@zuhralakiChannel
@zuhralakiChannel 5 лет назад
Khaliif Rashid malabka safo lama sin karo walashey
@hanihibaaq4169
@hanihibaaq4169 5 лет назад
Maansha Allah
@nimcochanel6897
@nimcochanel6897 5 лет назад
Horo mar wacan kurajeynaa isha allah
@maidaahmed2628
@maidaahmed2628 5 лет назад
abayo salidan omega 3 dukanke laga hela sweden
@qalanjoqiimabadan9219
@qalanjoqiimabadan9219 5 лет назад
Wanka helnay nala soo qeybso abaayo
@ummuxassaan7863
@ummuxassaan7863 5 лет назад
Wallo shorobada makahelaa wallo
@aamirabaas5332
@aamirabaas5332 5 лет назад
Asc masha allh aad ban kugu farxa abaayo wil 6bil jiro aya saxarada iga tagan tahay 10 malin 1mar sibosto u isticmala e maxan sameya waxan joga somali
@zuhralakiChannel
@zuhralakiChannel 5 лет назад
Aamir Abaas abayo waxa sameysa subaga xolaha kan nadifka ah jab yar subaxdi canaha ugu rid e si biyaca cadna si
@deeqomohamed3319
@deeqomohamed3319 5 лет назад
Asc abayo nosamey adoo qasayo qali wada maxada santahay
@shukrimohaa5823
@shukrimohaa5823 5 лет назад
masha allh qali abaayo miisaanka carurta maxaa kordhiyo
@qadiijoaxmedqadiijoaxmed3989
@qadiijoaxmedqadiijoaxmed3989 5 лет назад
😘❤️🥰
@Queen-qe4te
@Queen-qe4te 5 лет назад
Abyo saliidaas omega halke ha hela sweden Teda kale meeqo ayaa lagu siinkara ilmaha?
@xabiibamahamed4558
@xabiibamahamed4558 5 лет назад
Saliida wey taalaa Sweden hadad rabto waxad ka heleysa dukaa mada Natuurka ah.
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 5 лет назад
Waxa kaloo ka heleysaa apoteket yasha ani mesha kasogatay nambar 5 asiyaa 3 jir iyo 5 jir waye
@isseabduzadir5127
@isseabduzadir5127 5 лет назад
@@alishaalexa4099 wll qaliyay aniga u baahna jermalka meel laga helo ma garanaysa
@Queen-qe4te
@Queen-qe4te 5 лет назад
Alisha sharaf 2jir iyo haljir mala siinkaraa?
@isseabduzadir5127
@isseabduzadir5127 5 лет назад
@@Queen-qe4te wll qli 10 bil cunugayga o jira ayaan ku bilaabay ayey dhahday zuhra si fiican u dhagayso
@anyaxali4945
@anyaxali4945 5 лет назад
Masha allah
Далее
Hoosha  guriga  maalinta  axada
23:36
Просмотров 7 тыс.
Hooyo ku ubuur ubadkaaga kalsooni
25:59
Просмотров 5 тыс.
She Couldn’t Believe I Did This! 😭 #shorts
00:12
shaqada hooyada  ee maalinlaha ah
20:24
Просмотров 7 тыс.
muufo macaan oo  ilmaha  kula korinayso
22:18
Просмотров 6 тыс.
protinka caruurta iyo daryeelka hooyada
25:52
Просмотров 6 тыс.
kataxadarinta  caruurta iyo dharka qawoowaha
21:22
Просмотров 8 тыс.
isku diyaarinta xanaanada iyo schoolka
23:59
Просмотров 7 тыс.