Тёмный

JADWALKEENA HABEENKI MAALMAHA FASAXA TEAM27 / NIGHT ROUTINE..😱 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 304 тыс.
0% 0

Опубликовано:

 

9 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 510   
@xamzataatiko-bs1yq
@xamzataatiko-bs1yq 25 дней назад
Dunida Maso Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW 📿🕋
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 25 дней назад
Nabi Maxamed Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤ Le Prophète (saws) Caleyhi Salatu Wa Salam Habib Mustafa ❤❤❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 25 дней назад
Sundus me guriga iska jogto qurux waye walhi😂❤
@user-azwaana24
@user-azwaana24 25 дней назад
Amiira we na jeceshay madama iyado la nasanayo noso dubte vedio thank you Akhwaneyyy ❤🎉 one like Team million qurux❤🎉
@Win-Finders
@Win-Finders 25 дней назад
❤Amira is the most social person we have ever seen.
@Sabiriinfahad
@Sabiriinfahad 25 дней назад
King ceyda with kids 😍 masha Allah ilahow kuwa baari ah sidiisa siii🤲
@user-ci1rn5cn5l
@user-ci1rn5cn5l 25 дней назад
Ala cawa ceyda amira xili fican so gsliyin omg😮
@FartuunmaxamedXasan-ov5lu
@FartuunmaxamedXasan-ov5lu 25 дней назад
Naagtii baraafuun marsato kadibna rag ajanabi ka ah ay hormarto waa zaaniyad rasuulkaasheegey صلي الله عليه وصلم
@ChaabIlyaas
@ChaabIlyaas 25 дней назад
Ilahaw itus cayda iyo amiira oo curur aydhaleen wada ciyaarsiinaaya❤❤❤❤
@monkeylyrics_1
@monkeylyrics_1 25 дней назад
amiin🤩😅
@NasriShakuldayib
@NasriShakuldayib 25 дней назад
😂😂😂😂
@Imraan53
@Imraan53 24 дня назад
😂😂😂😂😂😂
@aaminowarsame6130
@aaminowarsame6130 22 дня назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🎉
@SafiaHassan-qr9yg
@SafiaHassan-qr9yg 21 день назад
Aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin aaaamiiin aamiin
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 25 дней назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadiijocabdiceynte3067
@khadiijocabdiceynte3067 25 дней назад
Jah Amiiro qurux ku jecliyaa Alle haku xifdiyo xapipti 🎉❤🥺
@IstareexMaxamed-nl5ok
@IstareexMaxamed-nl5ok 25 дней назад
Amiira waxa. Tahay qof naxasis badan❤❤❤
@heshbashir1952
@heshbashir1952 25 дней назад
🙄🙄🙄🙄🙄
@NALEEYCali-ve8ty
@NALEEYCali-ve8ty 25 дней назад
Dunidaan maso marin ruux kasharaf badan kana ruun badan nabi muxamad scw scw❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 24 дня назад
❤Scw
@zaytuunyusufhassan
@zaytuunyusufhassan 25 дней назад
Ala amiira iyo sundus dad is fahmay weye wlhy❤
@user-qm8ti5fe3s
@user-qm8ti5fe3s 25 дней назад
Inta ku wareertay ceyda iyo amiira in ey isjecelyihiin iyo inkale waa idin salaamay😂
@Samiira-l8e
@Samiira-l8e 25 дней назад
waa is jecel yihiin annaa ku dhahay😂❤
@Aragsan_Cali
@Aragsan_Cali 25 дней назад
Maxa afarahaas igaliyay wixii is jecel iyo wax kle
@qadancabdicali6211
@qadancabdicali6211 25 дней назад
Waa runtid😂​@@Aragsan_Cali
@ameyra1
@ameyra1 25 дней назад
War dadkan asxaab lee waye dadka kawaalooyin😂😂
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 24 дня назад
​@@ameyra1 yeah
@Asad-hagio-2
@Asad-hagio-2 25 дней назад
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@CsamedMaxamed
@CsamedMaxamed 25 дней назад
❤❤❤❤
@CsamedMaxamed
@CsamedMaxamed 25 дней назад
❤❤❤❤❤
@CsamedMaxamed
@CsamedMaxamed 25 дней назад
Hello😊
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 25 дней назад
❤Scw
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 25 дней назад
Video ceyda anigo fiirsanaayo Aa amiira iso dhacay kii ceyda wwn ka boday amiira hadan arko waji malihi😂❤
@user-wg4rc1ni2d
@user-wg4rc1ni2d 25 дней назад
bilaa wijiyaa tahay 😂😂
@naturechannel950
@naturechannel950 25 дней назад
Waa wadanahy😂😂😂
@HafsaXubi-md9yp
@HafsaXubi-md9yp 25 дней назад
Wlhi ani xat aso xana wacy masocarary hada wakulabanoya kawarn😂😂😂
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 25 дней назад
Samewhi 😂❤
@ameyra1
@ameyra1 25 дней назад
Amiiro hdaa arko waji malihi😂😂😂ooo hadane routine nooso gelisaa
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 25 дней назад
Masha"Allah Amiira Routine Kanaan Ka Helaaa😂😂😂❤ Horaadba U Sii Qurxonaatay Maanta Tabarak"Allah 🎉Ceyda Will Never Fail🎉Always With You❤🎉❤ Ar Idiin Jecliyaaa Keep Going ❤ Amiradeena 🎉
@Raimayy_mohammed
@Raimayy_mohammed 25 дней назад
Ceyda wuu carur jeclyay alha kuwa bariya hasiyo 😩☝️😊
@user-ow4fc7vn4x
@user-ow4fc7vn4x 25 дней назад
Kuwa kariya aaa🙄😁
@Raimayy_mohammed
@Raimayy_mohammed 25 дней назад
@@user-ow4fc7vn4x bari uga jedy qoralka is badalay😂
@Miskiahmed809
@Miskiahmed809 25 дней назад
Kuwa baaariya ee kawadaa😂❤​@@user-ow4fc7vn4x
@NasriShakuldayib
@NasriShakuldayib 25 дней назад
@@user-ow4fc7vn4x qoralka cadi u aqri 😂
@Win-Finders
@Win-Finders 25 дней назад
🎉Amira is hoping to hit 2 million subscribers in May next year🎉🎉🎉
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 25 дней назад
🫶🫶🫶🫶
@Falhad95
@Falhad95 25 дней назад
Amiradeen Abyoyy tagero lambar 1 ku ahay😢❤❤
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 25 дней назад
❤❤❤❤🫡🫡
@Juusto-o4b
@Juusto-o4b 25 дней назад
Alla video ga inta ugu horeysa amira iyo ceyda laba caruuura alle kala siiiyay oo qoys buuuxa ah baa iiso sawirmay 🙈🙈😂😂😂hada qayr isku thiin alle ha isku kiin guuuriyo qabqabs
@boqoradainaali3311
@boqoradainaali3311 24 дня назад
2 caruur iyo ka badan ilaahow sii aamin guur xalaala oo isfahan iyo farxad ku dhisan ilahey uga baryey my qabqabs😭💕🫂
@Fartuun.qaali-x2b
@Fartuun.qaali-x2b 24 дня назад
Aamiin yaa rabbi ​@@boqoradainaali3311
@Suusu863
@Suusu863 25 дней назад
Ceyda caruurtu maxay ku jecelyihiin 😂❤
@SuhuurcaliSuhuurcali
@SuhuurcaliSuhuurcali 25 дней назад
Qofka wangsn ilmaha way jecel yihin
@SadaAbdulle
@SadaAbdulle 24 дня назад
Asaa jecel
@Win-Finders
@Win-Finders 24 дня назад
@@SuhuurcaliSuhuurcali sugura 24 likes
@LadanSiciid-oi1ml
@LadanSiciid-oi1ml 23 дня назад
Wuu la ciyaaraa oo wuu ilmo jeclyahy alle kuwo baariya hasiiyo
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 25 дней назад
M.a❤ Amiiradeena routine wan u xiisnay keep going my sister ❤
@mss_Ziya
@mss_Ziya 25 дней назад
Isoo duceeya please biri imtixanka dowlada leyso saaraya 40 qof ducadooda wala aqbala😢😢
@roodoramaas9256
@roodoramaas9256 25 дней назад
Waxad kufaraxdo Alle haku siiyo inshaaAllh
@dytffttg6491
@dytffttg6491 25 дней назад
Ala hbt wakuLa daremi kara anaga 25 bisha naloso dhajiyey iLheyy waxan kaga baryey natijo qurx bdn hal talo hbt cawa saltu Layl tuko duce iLa arortana waxa ku cel celisa لااله الا انا سبحانك انى كنت من الظالمين❤
@AmaaniMoha23
@AmaaniMoha23 25 дней назад
I.a natiijo aad ku varaxdo ku rajeynaa hppti❤
@mss_Ziya
@mss_Ziya 25 дней назад
​@@AmaaniMoha23 tysm bww
@mss_Ziya
@mss_Ziya 25 дней назад
​@@dytffttg6491shukran qli😭🫶🏻🤍
@Win-Finders
@Win-Finders 25 дней назад
😮Amira has huge followers in Somali,UK and USA🎉🎉
@MunaQaaali
@MunaQaaali 25 дней назад
Amiiradeeena vidoeyadada routingka ayaan u jeclahay jah❤🎉❤thnks❤❤
@ajmalexsaas2927
@ajmalexsaas2927 25 дней назад
Amira deena halkay ka nasan lahayd bay naga faka raysaaa wan kujecel nahay wlhi xappti macan badaney ❤❤❤❤❤
@user-mx7nw7fh9g
@user-mx7nw7fh9g 25 дней назад
Team amiira qurux wan likes 😢🎉😅😅
@FaadumaIbraahim-lb5fw
@FaadumaIbraahim-lb5fw 25 дней назад
Aqwan adi iyo koko sundus mesha barafka 😂❤
@FatuushTeeena
@FatuushTeeena 25 дней назад
Wan xanuunsaney iso duceeya cid walbo comment geyga aragto ajar Allah idinka ka siiyo❤
@nimcosaciid5380
@nimcosaciid5380 25 дней назад
Xanuunka alle hakaacafiyo walashy dambi dhaaf alle hakaaga dhigo
@mulki926
@mulki926 25 дней назад
Allah ku caafiyo abaayo❤
@FatuushTeeena
@FatuushTeeena 25 дней назад
@@nimcosaciid5380 aamiin yaa rabbi 🤲 shukran
@FatuushTeeena
@FatuushTeeena 25 дней назад
@@mulki926 aamiin yaa rabbi 🤲 shukran qali
@AmiiraFans
@AmiiraFans 25 дней назад
Illahey haku caafiyo xapipt 🤲🏼
@nimcomahad3503
@nimcomahad3503 25 дней назад
Sundus naag walan 😂😂😂 wa jclhy iyada io amira❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 25 дней назад
Labadan la.aantod se youtub lodawan karaa😂
@KowsaeSaid
@KowsaeSaid 25 дней назад
Wa abaaaaaar wa iska ga baxeeeena
@Sakiyeyy
@Sakiyeyy 24 дня назад
Cayda naxariis badana m.a suu caruurta ula kaftamaya ula ciyaarato😂❤
@Win-Finders
@Win-Finders 25 дней назад
❤The World calls her Amira Qurux but I always call her Amira🎉
@Hanisalah-ej1gp
@Hanisalah-ej1gp 25 дней назад
King ceyda with kids is the cutest have evervseen❤
@AbaySidow
@AbaySidow 25 дней назад
Wan Ku jaceyl Amira qurux ❤
@BaqdadAbdi-b4v
@BaqdadAbdi-b4v 25 дней назад
Ala amirooy ceyda ilmaha wuu ku ciyarsiin lahaye daaya heee 🎉❤
@Win-Finders
@Win-Finders 25 дней назад
❤Amira played abig role in getting Asad over 2.3 million subscribers,so many people in Somalia where on Asad Hagio 27 channel becoz of Amira,
@ameyra1
@ameyra1 25 дней назад
Not only amiira also ceyda and koko played big role
@Win-Finders
@Win-Finders 25 дней назад
@@ameyra1 but all eyes where on Amira because of her stunning beauty,her amiable personality and charisma .don't forget at that time she was not a mum but a young , extremely beautiful young Somali soul .
@RajendraSharma-ot1hk
@RajendraSharma-ot1hk 24 дня назад
What about cumeyr he has a big impact in that challenge​@@ameyra1
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 25 дней назад
Amiira iyo sundus funny waaye 😂
@Anna_jimin
@Anna_jimin 25 дней назад
Allow amiira iyo ceyda ilma iska dhen i tusi😂
@Samiira-l8e
@Samiira-l8e 25 дней назад
aamiin❤😂
@nuuramaxamud4414
@nuuramaxamud4414 25 дней назад
Aamiin yaa rabi
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 25 дней назад
Amiiiiiiiiin yaaaaaa rabi😂🎉😊
@AmiiraFans
@AmiiraFans 25 дней назад
Aamiin ❤😊
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 25 дней назад
Weyba isku qurxan yhiiin ayaga iyo labadooodi caruuur baa looo mooda 😁qayb ta hore
@SumayoAxmed-dc9bt
@SumayoAxmed-dc9bt 25 дней назад
Sundus iyo amiro Jah Ayyyy kuwaygii sidan ii dinjeclahay Lee ❤
@Azuom
@Azuom 25 дней назад
TEAM SUNDUS ONE LIKE 👍 ❤❤
@asiaabdi7777
@asiaabdi7777 25 дней назад
Ceyda waa ani cml ilmaha lajogoda jeclahay ❤
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 25 дней назад
Ayy 🎉AMIIRADEENA♥️ sidaan ujeclahy routine yadaada noso badi yakhi ❤😂😂
@Hodan__cadeyy
@Hodan__cadeyy 25 дней назад
Muhimadu wainay team walba video noso galshen😂😂😂
@Dhibleyy-m7c
@Dhibleyy-m7c 25 дней назад
Ayyy cawa Amiira muqaalka waa wax klle routineka no so badi❤
@NadiiraMohamed-y4f
@NadiiraMohamed-y4f 25 дней назад
Ayyy saan usugayay waan daaLay ❤😂
@Wardayy-y6m
@Wardayy-y6m 25 дней назад
Ayyy cawa amiira muqalka wax klle weye❤
@nashaadmohamed2909
@nashaadmohamed2909 25 дней назад
Amiira boqorada naxaista❤
@FaadumoYuusuf-kh9pt
@FaadumoYuusuf-kh9pt 24 дня назад
nabiga scw wu ka digay in habenki laysku firiyo murayad❤
@Jaaaama36
@Jaaaama36 25 дней назад
Sundus 20 hours ka bdn 2k lee maa loo buuxin la’yahay Xalay 398k ahaa hadana 399k
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 25 дней назад
I n wlshy mcn wey gali dhib maleh anaga u jogno ❤❤❤❤sundus sare waliga❤❤❤❤❤
@Win-Finders
@Win-Finders 25 дней назад
🎉Amira does not like fake friends she likes real people
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 25 дней назад
EAST AND WEST. AMIIRO QURUX IS THE BEST ❤
@safamaxamuud-vu9cd
@safamaxamuud-vu9cd 25 дней назад
Ayyyy routine waan kuu xiisay baa amiiradena❤
@SabiriinMaxamed-oe4lz
@SabiriinMaxamed-oe4lz 25 дней назад
Team amiiro qurux iyo ceyda❤
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 25 дней назад
War ma sundusteena cashaqa ba mesha dhex bodeyso mise wa indhahayga😂😂m.a wlhi wa jeclhy amiiro iyo sundus hal guri ya isla dajiyo so fany 😂😂
@sicidoomarabdi2152
@sicidoomarabdi2152 25 дней назад
M.a mar kan oo kale waa ka helaa routine ka soo samee sid team 27 alll hada asad iyo koko ka maqan
@SihaamAbdi-xu4gt
@SihaamAbdi-xu4gt 25 дней назад
Amiira routine noo soo badi plz waa jeclahay routine kaga walahi ❤
@user-zv5un6gv7z
@user-zv5un6gv7z 25 дней назад
Amiiro qofka ugu horeeyo ookudaawadaaahay waankujeclahay isooqawo whathappka
@juweyriyamohamed
@juweyriyamohamed 25 дней назад
Amira vedio aaso dhigto aan kahelin majiro love you girl❤💋🫶😭
@Dahab-pf4tb
@Dahab-pf4tb 25 дней назад
Amiira iyo sundus funye waye markey isku imaadan😂😂
@king_amiid
@king_amiid 25 дней назад
Team amiira qurux on like
@user-ll4dw7wz3x
@user-ll4dw7wz3x 25 дней назад
Ar kuwaanaa dhip badanaa caawa waxba ma soo Galinaysaa miyan team 27 yaa nooo maqan marka😭😂
@sumayoaadan8426
@sumayoaadan8426 25 дней назад
Haley wayey
@macmacc1
@macmacc1 24 дня назад
Ala sunmeer saan ujeclahy lee ilahow hakala dhereyn❤❤❤Amiira pls Sundus si gooni u ilaasho waa qalbi xabxab gabadhas yar
@Win-Finders
@Win-Finders 25 дней назад
I promise you Amira,I will attend your 2 million subscribers in Malaysia,I will fly from Nairobi to Malaysia
@MusabIsse-mh3tn
@MusabIsse-mh3tn 25 дней назад
Taageeryaasha amiira only like
@MumtazAxmed-q1z
@MumtazAxmed-q1z 25 дней назад
Team amira qurux like 👍
@WiilRajay
@WiilRajay 25 дней назад
Amira walashay marna qof an tagero please mobile ii gad kan an wato mobile ma ah j2 a la dhaha qofki so is ticmala garanayo wax ii gadona ma haysto sababto ah eeday la joga 😢💔please like isara su ugaro qoralkayga🙏
@AmiiraFans
@AmiiraFans 25 дней назад
<a href="#" class="seekto" data-time="152">2:32</a> qurux m.a ceyda side ilmaha ula ciyarayo 😂❤😊
@Anfac-q2y
@Anfac-q2y 25 дней назад
Abaayo ilmaha tita uqari waayo isha bini aadamka waa qatqr
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 25 дней назад
Mashaa allaah amiira qurux iyo adna waxaa tihiin gabdhaha aan Malaysia iguhorbartay soomalida jooga
@user-ki9xv1fv8h
@user-ki9xv1fv8h 25 дней назад
Hhh suldan sulayman inta dawato wani salamay😂❤sida adno camal
@user-yt3xf6xs9v
@user-yt3xf6xs9v 25 дней назад
Waxan ahaa qof ugu horeyey ee leegsara Boqoradena Amir❤
@fatimadheeman3248
@fatimadheeman3248 25 дней назад
Ana uhoreeya waaan salamin tiim amiiro wixi iga danbeeyo
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 25 дней назад
Amiiro Qurux iyo sundus markay Islajogan quen ❤❤❤🎉🎉😂😂
@queenamiish8541
@queenamiish8541 25 дней назад
Adna wlhi isku doqa nahe suldan suleyman my fvrt film 😂😂
@Rumaamozman
@Rumaamozman 25 дней назад
Amiiro Azaam Awey Uma jedin Malmahaneee..❤😢
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 24 дня назад
Ayyyy m.a ceydaa ilmo jecell❤ilheyy ilmo qurux badan io xas wngsaan ha siyo
@sabrinaxareed2871
@sabrinaxareed2871 25 дней назад
Love isara team amiira
@NastexaNalka-u2k
@NastexaNalka-u2k 25 дней назад
Abaayo dhib malahan waxaanoosooduubto wan kuqanac sanah nay horay usoco abaayo😊😊😊😊😊😊😊
@user-he2wi6vi5b
@user-he2wi6vi5b 25 дней назад
Waxaan rajaynayaa inan ahay qofkii 1 bad❤yes
@NajmaAli719
@NajmaAli719 25 дней назад
Team amira qurux one like 👍 ❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 25 дней назад
Ala amira deydii jcliyaa routine kaga no so badi mirayyyyy☺️☺️
@Xamda-b5t
@Xamda-b5t 25 дней назад
Ayy routine kaga saa uu jeclayle😂😂
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 24 дня назад
king ceyda naxariisti o qafaah Mashaallah wll ❤❤💯💯👍
@user-izabel66
@user-izabel66 24 дня назад
Omgg amiradena waku mahadsan tahay saa video ga ula soo dhaqsatay ❤😊
@polatalemdar829
@polatalemdar829 25 дней назад
Sultan suleiman serious qatar waaye, Adna ugama hor dhacaayo 😊😊
@najimamohamed9095
@najimamohamed9095 25 дней назад
Sundus iyo amiira wan islajeclahy❤
@balqiisoBilan
@balqiisoBilan 25 дней назад
Amiira iyo sundus waidin jeclahay❤❤❤
@leylomaxamed1429
@leylomaxamed1429 24 дня назад
Saaid baan oga helnyy saan Lee iskula jooga hablahygii ❤❤
@SuleekhaXasan-tz3yu
@SuleekhaXasan-tz3yu 25 дней назад
Amiiradeena alle hano kaa daayo xilli fican noo soo galisay🎉❤
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 25 дней назад
Routine waa U xiisnay thanks amiiradena 🎉❤
@KowsaeSaid
@KowsaeSaid 25 дней назад
Meesha amiiro iyo sundus jogaan leygama waaaaaaaaaaaayo one love lkn sundus cawe maxa kudhacey
@AsmoAli-u9b
@AsmoAli-u9b 25 дней назад
Amiradeyda cashaq❤😊
@xaliimogeenyo1982
@xaliimogeenyo1982 24 дня назад
Sundus soo wado mar walbo waan jeclahay
@Kingxidiga
@Kingxidiga 24 дня назад
Amira qurux Hambalyo waxaa ka mid noqotay 100 youtubers ee ugu subscribe ka badan ❤❤❤ Hambalyo keep going sister
@ayannur4800
@ayannur4800 20 дней назад
Markee xogaa sii maqantahy sundus by see you tomorrow sidee udhahdaa ka helay dad isjecel oo isfahmay iga dheh masha allah😊
@misss3461
@misss3461 25 дней назад
Sundus Amira friends again
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 24 дня назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️
@CabdulaahiAwees
@CabdulaahiAwees 25 дней назад
Team amiiro iyo ceyda on like 😂😂😂❤❤
@user-vz9uz6dc6h
@user-vz9uz6dc6h 25 дней назад
Amira abyo dar ilahey Ayan kujeclhy❤
Далее
ДОМИК ДЛЯ БЕРЕМЕННОЙ БЕЛКИ#cat
00:45
7 September 2024
2:45
Просмотров 4,1 тыс.
AFDUUB || HOOYO NAXDIN U DHIMATAY || WAALI & WAL WAL
41:01