Тёмный

JAMIIL WEHELIYE Hees Cusub Walaal Calafkaaga Raadso Official Video 2021 

ILKACASE LYRICS
Подписаться 589 тыс.
Просмотров 98 тыс.
50% 1

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Опубликовано:

 

10 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 122   
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 3 года назад
Dhamaan cidhifyada dalkeena💚 Hablaha caradeena jooga 💃 intu Cadilkeen aburaya❤ calanka madiga uqaaday Madiga kaliga is cajabiyaay🤷‍♂️ Ma ada isku camiray faanka🤪 Murayad 👓🕶cimrigeeda raagay🚫Exbayar⛔camirtay muuqa👓caways madiga isku egay😎 Mada dhoola 😁cadaynta beenta🤗 Inta aad farxad kala cadaatay ☁️ciirka dabadeed Is geeyaay Cishadan Barashada wadagnay🌷🌹 Anaa jacaylka Casumaay💑 🧍‍♂️sidii ruux cadceedu haayso☀️ Indhaha👁👁Caad Baan kuyeeshay Inta aan cidlo🏞ladagay jacaylka❤ Cashaqu khalad 🚷 itilmaamay😪 🌹🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷 Rabba caynaba I ahaa 💋💋❤ Rabba cawiimo isiiyaay💋💛🧡 Dhib iyo carafada 🌍Aduunyo Rabba iga celiyay mante🌤💋 Ana Cawo Jooga galabte🧡 Walal calafkaaga Raadso😭💃 Ana cawa jooga galabte 🥰 👉walal 💃calafkaaga Raadso
@wizer1594
@wizer1594 3 года назад
Amzing song Legend ALFANAN jamiil WEHELIYEH 🥰Walal calfkaga raadso 🤭🙏
@ahmedqaadiroofficial6182
@ahmedqaadiroofficial6182 3 года назад
Keep going pro Heestaan waa filiyay inay soo baxayso
@abdiqanibaii1124
@abdiqanibaii1124 3 года назад
D
@hanadplayboy4869
@hanadplayboy4869 3 года назад
Ugu dambeyn way so baxday Heestan sugaynay hore u soco Boqortka Codka The one and only in Germany
@amranahmed8817
@amranahmed8817 3 года назад
Like
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 года назад
ilhay Wxn ka Baryaya inuu Qofkaste Oo Culayis Aduun hayisto in ilahay ka dul Qaado Wll Aamin Dheh 😭😭😩😩👏👏
@noorabarkhad5526
@noorabarkhad5526 3 года назад
Ameen
@shukricali3530
@shukricali3530 3 года назад
Aamiin yarabi
@nuuramahad1618
@nuuramahad1618 3 года назад
Amiin
@apdyrahmanmohamett4362
@apdyrahmanmohamett4362 3 года назад
Amien pro
@fihiimaxasan5236
@fihiimaxasan5236 3 года назад
Amiiin Amiin
@abdinasirksa9363
@abdinasirksa9363 3 года назад
Nabadi korkooda ha ahaato Kuwa yaqaana macnaha Jacaylka Ee aan laheyn Jacayl😥💔❤️👏
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel 3 года назад
Omg wiilka reee jigjiga wuuunaga walay walhi🥰🥰😍🥰😍🥰😍
@sharmarkey.5165
@sharmarkey.5165 3 года назад
Wow jamiil weheliye+Abwan mubarik careef+ bulshawi beat= 🔥
@hanadplayboy4869
@hanadplayboy4869 3 года назад
Amazing song 🎧 Voice 💯 Style 💯 Structure 💯 Legend Jamiil Weheliye
@nazirzaweyto7234
@nazirzaweyto7234 3 года назад
Najib niin an isku xafado ahayn jigjiga marku jogay rabar ayu aha hadana team xigmad ayu noqdey Najib jamil weheliye kep goin
@mohajamacofficial
@mohajamacofficial 3 года назад
Jamiil Wehliye Heesihiisa Oo Dhan Waa Dareen Miiran♥️♥️
@promoteramooreofficial3434
@promoteramooreofficial3434 3 года назад
Wallkey Jamiil Wehliye Horay usoco Tagtay oo tilaaabsatay best vedio Walkey Ilkacase Salaan boqortyo
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 3 года назад
✌🏽👑
@Qofnaba.
@Qofnaba. 3 года назад
Yaa salaam hees cajiiba weeji eraydi Walalkay Mubarak mahmed careef ku mahadsnid abwaan heesta qimaaha badan ee aad daremada dadka kawada dhaxaysa curinteeda.
@asmaaxmed8737
@asmaaxmed8737 3 года назад
Anaa cawa jooga galabtee walal calafkaaga raadso.🌏🤏🙏🙌 Wewe erayada
@ismalura7314
@ismalura7314 3 года назад
Ooooyaay jamiil weheliye heesba hees ka daran waayadan waad shidantay wale
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 3 года назад
Heestan micno bdn baa ku jiroh baal uu firso ereyada axsanyaa ereyo abwaanka samyy wlhi waa abwan jiroh bil xaqiiiq
@Bigays0890
@Bigays0890 3 года назад
One One Million Hala Gaadhsiyo Heestam
@yacqub_ilkacse8772
@yacqub_ilkacse8772 3 года назад
The one only Legend Jamiil weheliye Heesihisa inaba cadi Mahan ✌
@hanadplayboy4869
@hanadplayboy4869 3 года назад
Heestan Iyo heesaha uu Qaado #Jamiil #weheliye Dhamatod Dareen Ayay lee yihin Horumar wacan legend
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 3 года назад
Ilkacase best Camera man 👍👍👍👍🇸🇴💙❤️
@bihiahmed2104
@bihiahmed2104 3 года назад
Abwaan mubaarig maxamed careef wll alle maskaxda hakuu siyaadiyo
@yasinmahamuudfarah66
@yasinmahamuudfarah66 3 года назад
JAMIIL WEHLIYE THE LEGEND 💫👊💪💯____🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@rahmanour1638
@rahmanour1638 3 года назад
Ilkacase haf 1m insha allh🥳❤
@muktarbulshawi1543
@muktarbulshawi1543 3 года назад
Qof qalbi wanaagsan ayaad tahay Saaxiib Jamiil ee noolow
@Yoolskills
@Yoolskills 3 года назад
WOW THE BEST ARTS JAMIIL WEHELIYE GO FORWARD BRO
@hanadplayboy4869
@hanadplayboy4869 3 года назад
Waad tagtay Fanan Wakhti yar ood fanka ku jirto ayad uga Dhex muuQata sida Cadceda Jamiil Weheliye Magaca Ha jiro Bro
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
Amazing 🔥🕊
@hanadplayboy4869
@hanadplayboy4869 3 года назад
Amin Amin wll Adna Sido kale
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 года назад
@@hanadplayboy4869 🙏🙏
@mohamedsadha127
@mohamedsadha127 2 года назад
Tob hees sanadki tagayow salama 🎆🎊
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 3 года назад
Keep going Jamil weheliye fanaan an jeclahay
@asharfmohmet3640
@asharfmohmet3640 3 года назад
Jamiil weheliya Axyaa fanaan keep going bro👏
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 3 года назад
Wllky jamiil mansha allah keep going my legend
@salaxyareofficial1007
@salaxyareofficial1007 3 года назад
M.a wooooooow welcome back big fanan
@Njama991
@Njama991 3 года назад
Another beautiful one matankaygi ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Blackmamba20699
@Blackmamba20699 3 года назад
legend abwaan #mubarik_careef iyo alfanaan jamiil weheliye iyo waliba ilkacase lyrics nolada cimrigin ha jiroo ha raago
@Mohamedweli3
@Mohamedweli3 3 года назад
Waxan Hees maahe waa Heeso Big Fanaan Jamiil weheliye ✌❣
@hanadplayboy4869
@hanadplayboy4869 3 года назад
EreyO Culus Mashalah Abwan Careef iyo. Laxanki cabdifatax Mukhtar Codka baxsan BoQorka Codka Jamiil Weheliye
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 3 года назад
Wan idin salamay asxpey wax badan Ba so socda dhawan Inshalah ✌🏽👑🥀
@hanadplayboy4869
@hanadplayboy4869 3 года назад
Heestan in badan Ban sugaynay Fanan Alaha Ku sharfO codkaga iyo daganaantada iyo masuulnimadada Ayad ku kasbadatay Tagereyal badan ✅👍🏽
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 3 года назад
Waan kaga fadhina sxp weheliye horay usoco
@qaadirocali8731
@qaadirocali8731 3 года назад
Waar niyow jamiilow intee kacuntaysaa hhhhh
@roodaabdi9601
@roodaabdi9601 3 года назад
I like everythinG the beat the vocals ur voice keep goIng 💙
@abdiweli1187
@abdiweli1187 3 года назад
War halagu yaaco 1m ha lagaadhsiiyo
@hamsezaki
@hamsezaki 3 года назад
Walaalka Ilka case Bäst RU-vidr ana fanan jamiil Weheliye hore mar wacan keep going ✊
@caliyuusuf8366
@caliyuusuf8366 3 года назад
Mubarak careef, +jamiil+bulshaawi=wll calafkaaga raadso
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 3 года назад
Masha allah laxanka Codka Mususi ga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@anushhappy6209
@anushhappy6209 3 года назад
My Brother jamiil weheliye boqorka codka 🦁❤
@mameromio2922
@mameromio2922 3 года назад
INTAD FARXAD😂 kala cadaaatay CIRKA DABADEED ISGEEYY WEHELIYE WAX KLE ✅👑
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 7 месяцев назад
Wow Masha Allah ❣️
@hanadplayboy4869
@hanadplayboy4869 3 года назад
Heestan in badan Ban sugaynay Fanan Alaha Ku sharfO codkaga iyo daganaantada iyo masuulnimadada Ayad ku kasbadatay Tagereyal badan ✅👍🏽
@aliiid4305
@aliiid4305 3 года назад
Hit hore u soco abty
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 3 года назад
Jamil weheliye cod ba kugu dhamaday sxp horay usoco
@mooroduug
@mooroduug 3 года назад
Legend of legends wllky jamiil weheliye
@NuSAbdi
@NuSAbdi 3 года назад
Alla sidaan usugayay❤❤
@siciidsaleebaan2501
@siciidsaleebaan2501 3 года назад
JaMiiL weHeliye waX kaLe zxp caLaacaLkaan kugu taageeraa xaqiiq
@baxsanbaxsan3324
@baxsanbaxsan3324 3 года назад
Jamiilow wa naga washay😭❤🤴
@rayaanbeauty9844
@rayaanbeauty9844 3 года назад
Codkiisa ereyada laxanka is lit 🔥walahi lakin musica 😬
@Abdeeq121
@Abdeeq121 3 года назад
Horay usoco boqor jamiil 🥰🥰🥰
@Xalimo421
@Xalimo421 3 года назад
Heestan wx kala ku duugan sidaan filaayo.waqtigey so shacbaxdey 26/06/🇸🇴
@kamilacaydid4130
@kamilacaydid4130 3 года назад
Salaado omar sibad tashush igu furtay 😂😂
@Xalimo421
@Xalimo421 3 года назад
@@kamilacaydid4130 😂😂😂
@abdirashiid1089
@abdirashiid1089 3 года назад
WOW #Weheliye In the house
@bashiirabdiwerar8549
@bashiirabdiwerar8549 3 года назад
Wlhi lama xaqirih karo weheliyeh
@jamaalaxmed3911
@jamaalaxmed3911 3 года назад
Hooray uZoCo wllkY jamiil Weheliye
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel 3 года назад
Laxankani waa laxankkii cfataax mukhtrar
@1junior11
@1junior11 3 года назад
Ilkacase Lyrics Father Of The Lyrics ❣️✌️ Fanka Iyo Yt Adaa Lehe Ku Raaxayso Broh 🖤 Comin.....400k Subscribers Wooow🥰
@apdifatah1813
@apdifatah1813 3 года назад
Jamiil sxpky in the Bildung ❤️❤️
@hargeysabandofficial3104
@hargeysabandofficial3104 3 года назад
Keep going Alfanaan
@dahircige6874
@dahircige6874 3 года назад
woow eesh caleel music
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 3 года назад
The legend jamiil weheliye
@aragsan9200
@aragsan9200 3 года назад
💔💔😭😭💔💔😭😭 qof aan jecelahay bay caawa heestasi iga soo hor istaagtay
@dheemanhusein3763
@dheemanhusein3763 3 года назад
La yaab Layaab🔥
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 3 года назад
Jamiil ON 🔥
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 3 года назад
Keep going lpx 🦁👑✊
@abdillahiabdiladiif5284
@abdillahiabdiladiif5284 3 года назад
Olalaaay🔥
@hasandeedee97
@hasandeedee97 3 года назад
❤best songs 🎧jamiil weheliye❤
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 года назад
Aheey ah😂
@bardosayid2525
@bardosayid2525 3 года назад
Waaw 🤩
@dhawrzandumar798
@dhawrzandumar798 3 года назад
Legend Jamiil Weheliye
@akofficialchannel8742
@akofficialchannel8742 3 года назад
My Brather ax ya hes
@gadhmallewewe4970
@gadhmallewewe4970 3 года назад
Super
@shaafofficial
@shaafofficial 3 года назад
Hani UK
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 3 года назад
bulzhaaWi 0n the p3attt
@nasriinxasan7236
@nasriinxasan7236 3 года назад
❤❤❤❤❤🙌
@hadiilachannel4475
@hadiilachannel4475 3 года назад
Ma ada isu camiray faanaka😂
@noorabarkhad5526
@noorabarkhad5526 3 года назад
Isagay shusaysa heeestan way ka muqataa
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 года назад
Wxy HdLkan Laxanka La Saarayyy 🙆‍♂️🥵
@Zaki-it8yl
@Zaki-it8yl 3 года назад
Fanka laguma tala galin kaseexo awoowe dhagaha anaga wasakheyn
@hanadplayboy4869
@hanadplayboy4869 3 года назад
Kanax oo nafta Waa 😩
@fardawsahassan6958
@fardawsahassan6958 3 года назад
wlloQaal qalbi furan ku sodhawwo channel kayga cusub fardawsa hasan soboqota fardawsa hasan
@gadhmallewewe4970
@gadhmallewewe4970 3 года назад
We we
@jamiilajanaat874
@jamiilajanaat874 3 года назад
JAMIILOW CALAFKAGA MAD RADSATID ADIGU 😅😅😅😅
@siciidsaleebaan2501
@siciidsaleebaan2501 3 года назад
Kadaa odayga xinyaha hawga dhegine
@cibadomxamed2271
@cibadomxamed2271 3 года назад
#siyad_liibaan
@abdirahmanhirsiroble3115
@abdirahmanhirsiroble3115 3 года назад
Amplivibial
@xamseyare7895
@xamseyare7895 3 года назад
Wwwwwwwww
@caanodahab2488
@caanodahab2488 3 года назад
War hhhh istaaaq furlaah sxb meesha cod kuma hayso Whi iskaga fariido
@abwaanyare7526
@abwaanyare7526 3 года назад
Jamiil waheliye wolcm back
@SaadaSoiree
@SaadaSoiree Год назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@saprinamax930
@saprinamax930 3 года назад
Aar waxba raadsanmayno
@shamsaali9120
@shamsaali9120 2 года назад
Gttewe
@EagleEast1
@EagleEast1 3 года назад
Erayadu Waa Boqol Boqol Inkastoo Ay Ku Jirto Eray English ah Expire ! Fanaanka Laxanka Lama Keenin " Abwaanka unbaa Ka Baxsaday Heesta
@hanadplayboy4869
@hanadplayboy4869 3 года назад
Fanka Waxba kama taqanid Hadad Fananka tidhi heesta lamu keenin bal Hal dhaliil ku sheeg
Далее
Jamiil Weheliye Ilmada Iga Da'aysa Official Video 2021
5:44
JAMIIL WEHELIYE NEW SONG QISO OFFICIAL VIDEO 2020
8:20
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
Просмотров 629 тыс.
Mohamed Romeo Hees cusub Calmasho Official Video 2020
5:28
Uma Qalantid (OFFICIAL VIDEO )2021
5:27
Просмотров 15 млн