Тёмный

Jarmalka O Sharci Lala yaabay so saartay| Iran wa lagu kala baxay lakin Somalia O iskoor Jabisay 

Dulmi Diid
Подписаться 374 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Jarmalka O Sharci Lala yaabay so saartay| Iran wa lagu kala baxay lakin Somalia O iskoor Jabisay
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Развлечения

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 151   
@DulmiDiid
@DulmiDiid 21 день назад
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 21 день назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 21 день назад
8 Milyon aa Dowlada somalia waxay wadaa hadaad dhimaneeso dhareerka waa layska duwaa. Tan kale hadii la dhiibin waa deen somali lagu yeelane. Jarmalka waxuu u diidaayaa sanbuska calaamada 3gees ka ah, waxaa isticmaasho Hamas saas waaye. Turkiga jarmalka joogo waxaa lagu mahmaaha iskuma jeede ayaa islam laayey.
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 21 день назад
Scw scw scw scw scw scw sheikh wcs falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo ❤❤❤❤❤❤ Turkish guulaane Inshallah gull
@mohamedshariif3974
@mohamedshariif3974 21 день назад
somaliya taa guul iyo horumar ayan urajrynaya dalkeyga hoyo ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 20 дней назад
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
@sirkaal
@sirkaal 21 день назад
Wallahi aniga waan ku faraxsanahay in dowlada Somalia bixisey lacagta EAC. Cadowgaada waa intaad iska jibisid waaye, xita Rwanda, Uganda iyo Tanzania ayaa lacag lugu leeyahay, labada wadan oo EAC 100% lacagta contribution ka uu bixiyay oo waxba lagu laheen waa Somalia 🇸🇴 iyo Kenya 🇰🇪, inti kale wili lagac ayu lugu leeyahay. Taas waa guul dowlada Somalia uuso hoyatey. Barakallah Sheik, Alle swa haa ku xifdiyo
@Sakariyecabdi-rm1mo
@Sakariyecabdi-rm1mo 20 дней назад
Ilaahow wadanka noohagaaji rabiyoow aamiin ❤scw
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 20 дней назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 21 день назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 21 день назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta inshallh
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 21 день назад
Allahu akbar
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 21 день назад
اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب
@KawsarKhaliif-wo2de
@KawsarKhaliif-wo2de 21 день назад
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻waan isticmaalayaa 😂😂😂
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 21 день назад
😰😰😰😰mxuu noo Soo kordhanoyaa oo lacagtaasu hadda ku baxday? Dadku shilinkooda ayey u turanayaan maahan wada morning aan cidna lahayn ee oday diyaarad la saaranyhy , Thnks wll Shiikh dulmi diid
@fikirchannell4442
@fikirchannell4442 21 день назад
Turkida in siyaasad ahaan loola macaamilo moyaanay is dhex galkooda kafogaada waa aragtidayda aan ka arkay iyaga from Austria
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 21 день назад
Dowlada waan ku amaaneynaa iney dhaqaalaha kordhiso mushaarka bixiso weliba lacagta East Africa Comunity bixiso guul somaliya xasan iyo xamse
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 21 день назад
kkkkkkk mushsharkee
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 21 день назад
Axmadoow dadkaagii baa gaajaysan markaasaad caqli xumadaada kh faraxsan tahay ,Afrikaan lagu biiraayo.Kuwii kaa xoolo badnaa baa jeebkooda ka fakarey ,Waayo waxaa uga muhiimsan dadkooda .
@batulasmail8261
@batulasmail8261 21 день назад
Waa meel makas Ka talisay
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 20 дней назад
Waxaa batay guulihii ... Illaahbaa mahad is kale.
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 20 дней назад
Turkeye waa laga badiyey netherland 2 -- 1 turkeye guuldarada waxaa u keenay banaanbaxii khaa'in nimada ahaa
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 20 дней назад
Turkeye dii saxda ahayd ma ahan waa kuwo yurub doonka ah
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 21 день назад
Masha Allah Dowlada Somaliyed Meel Dheer Ayay Nageysay Wali Waxan Rajeynaa Inan Hogamin Doono East Africa Market 🌍 Inshaa Allah Mida Kale Wilka Somaliyed Ee Ka Soo Baxo Raas Caseyr ilaa Congo Wuxuu Tagaa Without Visa Inshaa Allah
@batulasmail8261
@batulasmail8261 21 день назад
Ciidamadi ayaa loo la,yahay Mushaar Shacbkii ayaa dar xumo la daala dhaycayo Maxay east Africa Dan ah aan Ka helayna Soomaalidu waa dad aan xisasbtamin siyaasadna aan lahayn
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 21 день назад
Maxadkafa ideey oo aad udhoofiiny???
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 21 день назад
@@batulasmail8261 Shacabka Somaliyed Waa Mid Karti Leh Oo Dhaq Dhaqaq Badan Leh Oo Mesha Uu Tago Wax Ku Qaban Karo Daruftana Maha Mid Lagu Warayo Ciidan Somaliyed Oo Musharka Loo Wayay Malaha Mana Maqal Ciidanka Qarkood Waa Kuwa Shacabka Dhibayo Dilayo Si Ay U Helan Maan Dooriye 😢 Marka Abayo Wadankaga Wax Tarna Wuu Leyahay Koow Dheh Dadkisuna Wax Tarbey Le Yihin Mid Hada Ledahay Baahi Loo Jiifo Soamliya Taqan Waa Gooni African Ka Waa Ka Bahi Badan Yahay Wana Shaqeystaa Ee La Jaan Qaad
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 21 день назад
@@SumeyaDahir-wq8od Qeyradka Allah Nasiyy Kodana Wan Kensaneynaa Waxa Ugu Muhimsan Inad Adigoo Visa Laga Rabin Ad Somalia 🇸🇴 Ka Baxdo Oo Meshad Rabto Tagto Wax Barasho Ama Dalxis Ama Ka Shaqeysato ❤️
@SmilingAquariumFish-zf2vv
@SmilingAquariumFish-zf2vv 21 день назад
Een lacagtas la bixiyey waa khalad sababto ah dad soomaliyeed oo Muqdisho kunool oo gajeysen baa jira dadkaas ila siiyo baa ficneed dowladu sadaqo ajar leh xade rabto dadkeeda ha caawiso😊
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 21 день назад
Yahuud iyo Gaalo Allha Jabiyo
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 20 дней назад
Aamiin
@user-ds5mk7zg9n
@user-ds5mk7zg9n 21 день назад
Waa yuhuu dabakaleef waa calaamadii mujaahidiin balse yuhuudi marnaba jarmal majec laan doon to sikasta oo jar malku uleef leefok
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 21 день назад
Xasan baay diib udegiin siinayan lakiin waax daan ah Somaaliy ugumajiirto??🇸🇴👈😭😭😭
@anasbashirahmed9184
@anasbashirahmed9184 21 день назад
🔻🔻🔺🔺 way ku jirtaa sxb kor iyo hoos ayadoo ah dhanac dhinac aaanan ku jirin
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 20 дней назад
7$ m dollar ma iyadaa badan 30 jir 50$m haysta ayaa dhiibi karee
@haachannel8793
@haachannel8793 21 день назад
Sheikh waxaad hilmaamtay فرق تسد hada somaalida ayaa lagu kicinaaya suriyiinta waa lagudabajiraa ee alow astur muslimiinta mafahmsana waa qorsho ladagay sagaashameyadii markey arken gaalada in eysan muslimiinta kaguleysan karin sheikow kahadal arintaan please
@yusufosman4707
@yusufosman4707 21 день назад
Jamalku is dhaqidii ayaa meela xun lagashay ee yaalala yaabin
@faadumomaxamudmaxamed3223
@faadumomaxamudmaxamed3223 21 день назад
Shaykh wadanka erayga tuugsi waa waxa aan somaali kunacay yurub iyo ameerika hanagu soo cel celin caruurta yar yar bay bahdil kutahay carurta soomaaliyeed ee kudhashay wadanka debadiisa waa lagu caayaa in ay qaxooti yihiin oo aykunoolyihiin can
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 21 день назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu
@mohaada1
@mohaada1 21 день назад
Ganacsatada xaaraan-kunaax ayaa bixisay lacagta 7.5 million
@adammohamed5339
@adammohamed5339 21 день назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@calishaakir1
@calishaakir1 21 день назад
IYABA WAXAY JOOGAAN DAL KALE. ERDOGAAN AYAA WAXAA KA MASUUL AH. SUURIYA IYAGA AYAA BURBURIYEY.!!!
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 19 дней назад
Asc wll waxaa la gaadaya wax ay dhoofiso ma jirto kuwa lacagta bixin fiiso la'aan bay ku tagaan african marka basaboorka somali fisaha waa lagu adkeeya wcs wll mashaallah
@isiri.2835
@isiri.2835 20 дней назад
Soomaaliya ma Reergalbeedbaa Afrikaantii bay u dhihin
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 21 день назад
🔻 Way ku jirta
@user-bd1ul3yz2x
@user-bd1ul3yz2x 20 дней назад
Maasha Allaah,ugu yaraan waxaan ku bedelaneynaa xorriyadda Socdaal bedelkii Qarashka iyo Dhibaatada fiisaha iyo wixii dhaqdhaqaaq ganacsi ah sikastaba ha ahaatee.Thanks All
@cabdiqani7511
@cabdiqani7511 21 день назад
Waatan sh. 🔻
@HasanMalawowMiris-sy1iw
@HasanMalawowMiris-sy1iw 20 дней назад
Asc ustaad adi wadankee wararka dulmi diid inoogu siitabisaa
@siciidsayidcali-ly3nv
@siciidsayidcali-ly3nv 20 дней назад
Lodon ayaanu wada joogna sheekha
@XildhibaankaXaji
@XildhibaankaXaji 21 день назад
Shugran
@samirr546
@samirr546 21 день назад
Inta somalidu bixisay baa lagu shaqaynayaa!!! Kuwa kalena waa laga cafinayaa waayo marka horeba somalida waxa loogu soo daray in ay bixiso lacagta waayo iyada waa loo hanjabayaa mana is difaaci karaan!!!!!!
@jeri100100
@jeri100100 21 день назад
Ascw dulmidid Ma og tahay iney naga taalo balayin dolar oo naga rabto ilalin si sharci ah Masa og tahay hantida Somalia loo raray East African
@user-um1mb5rs7i
@user-um1mb5rs7i 21 день назад
❤❤❤❤❤❤❤
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 21 день назад
Turkey Waxaa Laga Kufsaday Gabar Yar Sidan Maqlay Oo Nin Suriyan Ayaa Kufsaday Gabar Yar Oo School Dhigato Dhibta Saas Ayay Ku Bilabatay
@user-se8tu8lq4h
@user-se8tu8lq4h 21 день назад
Asalaam caleykum, Dibka Palestine iyo Dunida was kahadashane Qaxwotiga Somali oo Kenyatiga kulayeen Bungoma maxad UGA hadleyl mise kamanaxdan Arintas.
@AbdirahmanabdullahimohamedNasi
@AbdirahmanabdullahimohamedNasi 20 дней назад
Xagjiriin waxaa ladhahaay qolo/shaqsi walba oo ku ad adag waxa uu diidanyahay ama uu aaminsanyahay. Gaalada xitaa xagjir wey leeyihiin sida "france,Germany, iyo Israel " Waxaan ula jeedaa inaadan isticmaalin EREYA xagjir markaad yurub ka hadleysey . Mahadsanid
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 21 день назад
8 Milyon aa Dowlada somalia waxay wadaa hadaad dhimaneeso dhareerka waa layska duwaa. Tan kale hadii la dhiibin waa deen somali lagu yeelane. Jarmalka waxuu u diidaayaa sanbuska calaamada 3gees ka ah, waxaa isticmaasho Hamas saas waaye. Turkiga jarmalka joogo waxaa lagu mahmaaha iskuma jeede ayaa islam laayey.
@awaarehawd821
@awaarehawd821 20 дней назад
Waa nacamlayn uun
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 21 день назад
burindhi nawaardiyaysa nama waardiyayso ee kuwa gaar ah ayay waardiyaysaa ee hadalkaaga sax oo meel ayay uxiran yihiin
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 20 дней назад
Deutschland waa walatay Wir sagen Deutsche Regierung .mach weiter. Wenn sie etwas verändern können
@oneride8228
@oneride8228 21 день назад
Shiiqunaa inaan wax badan ka fahano arinta turkiyiinta ee carab naceybka ah maxaa yeelay anaguna ajaaniimta ay nacban yihiin ayaan ku jirnaa. Waxaa kaa codsanayaa inay Somaliya ku baraarugaan oo contractiga ay soomalliya ku joogaan next time hala soo yareeyo cause erdogan party is almost gone I think waxaa iman doono cilmaaniyiinta so arintaan halaga fiirsado . Shukran
@lanibfootball9055
@lanibfootball9055 21 день назад
Wee ku jirtaa🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
@bastinojeylani711
@bastinojeylani711 21 день назад
😂😂😂😂 wax walbo waa laga soo horjeestay sambuus hataa waa gacan galay
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 21 день назад
Hadii aan xasan Company ganacsi ka furteen Tanzania waxaas oo dhan ma dhaceen🎉
@khadarmuhyadin
@khadarmuhyadin 21 день назад
😊carabta waxalagu nacay falastiin ayey idhaha ka fiirsaneysa o wa bilaa ficil
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 21 день назад
Jarmalka jiro kalaaheyso yuhuuda ey iska gadoosaa
@ifraahmohamudali8467
@ifraahmohamudali8467 20 дней назад
Xataa waxay kudareen leik lamasiinkaro mesha lagu arko
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 20 дней назад
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 21 день назад
Dugsiyada xayeesiintooda waa zaid, waana dawakhiyeen sawiradana ciyaal somaliyeed oo quran baranaya kama aragno. Carab iyo indhayar miyaad waxbartaan?
@ahmedosman3637
@ahmedosman3637 21 день назад
Turkida shacabkeedu waa dad aad u xun
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p 21 день назад
Jarmalka hada xataa qoralka ayuu nagu haystaa marmar saacad ayuu iga istaagaa 😂
@faadumomaxamudmaxamed3223
@faadumomaxamudmaxamed3223 21 день назад
Canshuueta wadamada aykudhasheen kunoolyihiin oo lasiiyo
@FarxaanCabdille-k9p
@FarxaanCabdille-k9p 21 день назад
Waa calaamada ay namaste sarto taangiyada mirkaafo
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 21 день назад
shiikh soomaaliya madooran ururkaan inay kubiirto dawlado dankaleh ayaa galiyay ayagaana Labaxay lacagta xasanka qabriyada qodonaya miyaa waxbixinkara
@Cabdikaniosman
@Cabdikaniosman 20 дней назад
🔻🔻🔻🔻🔻🔻
@batulasmail8261
@batulasmail8261 21 день назад
Ciidamadii ayaa Mushaar loo la,yahay Waxay la midtahay Hooyo Caruurteedi qabisay oo dad aan u baahneyn wax siisay.
@maymoonmshadhah4882
@maymoonmshadhah4882 21 день назад
Carabta iyo turkita yahuuda ayaa isku dirtay
@AaminoNUUR-rd8ij
@AaminoNUUR-rd8ij 20 дней назад
❤❤❤❤❤😢
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 21 день назад
Aduunkan wuukala wareegsanaya dadkan turki wadankooda waa nabad daldadow qoxoti kuyihiin hadana saana
@qardho7720
@qardho7720 21 день назад
Wa kuwa cilmaniyiinta ah e cunsiriinta sidaaas hadey u hadlaayaan wan ku farxsanahy in afka ciida loo daray FifA Holland
@samirr546
@samirr546 21 день назад
Ka hadal somalida maxaa waxaa oo nacayb ah dhexdooda dhigay!!!!!
@SMF-GSM2
@SMF-GSM2 21 день назад
🔻
@AliMohajim
@AliMohajim 20 дней назад
Calaamada sanbuuska ah ee ay diideen hurdo la,aan bay ka qaadeen iyo qaraw cabsi cabsi ah😂😂😂😂😂😂 😂😂
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy 21 день назад
Caqli xumadii ugu xumeed adigoo wadan kale jooga oo dhahaaya wadankayaga lamo joogi karo waa hadal maskaxda soo marin
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube 21 день назад
Oo walaale anagaa joogne E Bal nookeen wqx Tuugada naga Celiya😂 Taleefankii 3aad ee la'iga Qaato baan marayaa Ma taleefankaa waardiyaystaa mise shaqaa aadaaa War nagaTag meesha Dal kuma haynee😂
@user-um1mb5rs7i
@user-um1mb5rs7i 21 день назад
Asc
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 21 день назад
Ciyaraha wa garaneysa miya😂😂
@cabdiwelishoopinle6837
@cabdiwelishoopinle6837 21 день назад
🔺
@AxmadHasan-d9w
@AxmadHasan-d9w 21 день назад
🔽
@user-wx5pi3zf3y
@user-wx5pi3zf3y 21 день назад
Tuugaa tahay somaliya hacaanin
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 21 день назад
Allah has a plan
@kaliddiriye
@kaliddiriye 21 день назад
Way ku jirta 🔻🔻🔻
@mohamedabdiasis1107
@mohamedabdiasis1107 21 день назад
Kalunka beeraha maxa mug weyn ayay leedahay somaliya hafalka ninkan marmar usaga fadkisa dalkisa liida
@user-kx9jo4jv7y
@user-kx9jo4jv7y 21 день назад
Shikhuna calamada sambusaka mafahmin ee lamam nucay
@zainababdi781
@zainababdi781 21 день назад
Xagay ka keeneen lacagta, maxaase kasoo galaya soomaaliya lacagtaas. Dadka soomaaliyeed ma rabaan in ay galaan oo ka mid noqdaan. Waxay xaq u leeyihiin in la waydiiyo loona sharaxo faa'iidada ugu jirta. Lacagaha lagu bixinayo waxaas maa dadka loogu qabto wax oo laga maareeyo biyaha kusoo rogmada oo laaya sanad walba.
@MohamedHassan-so4pb
@MohamedHassan-so4pb 21 день назад
Gaalo waa isku fikrad xamaas baa isticmaasho. Calamada sanbuuska
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye 21 день назад
Waxba noo soo kordhinmayso East Africa lacagta dadka gaajaysan ha siiyaan show off ka ha iska daayeen
@abdulkadirjoolal2606
@abdulkadirjoolal2606 21 день назад
Shaley waxaad dhaheysey somalida ayaga a is neceb ee dadka is jeceel walaalkey cashar in an ka barano waye uu ayaga a isku filan... dadkaan warkodq nagada uu madaxtpyadada ee dhax fadhiyan wan jeclaan laha in an arko somali uu somali lee jecel... ee taas an ka barano dadka dadkooda lee jecel bro please
@omaryuusuf1656
@omaryuusuf1656 21 день назад
Waxaay ubixisay halagu sheego
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 20 дней назад
❤🔻❤🔻❤🔻❤🔻❤🔻❤🔻❤🔻❤
@MOHAMMAD-wo1xy
@MOHAMMAD-wo1xy 21 день назад
🔻🔻🔻🔻
@yousufonlaye409
@yousufonlaye409 21 день назад
🔻🔻🔻🔻🔻
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 21 день назад
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔺🔺🔺🔺🔺🔺wataaah sheikhwo 😂😂😂😂saabusska
@Zamiaahmed221
@Zamiaahmed221 21 день назад
Mxu micno le yhy mrka😂
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 21 день назад
Madama hafadinta isticmalan Waxay ka dhigan tahey Islaamka waa mabnuuc
@AbdirahmanI1
@AbdirahmanI1 21 день назад
🔻🔻🔻🔻🔻🔻 9:26
@miriamwanjiku-c5i
@miriamwanjiku-c5i 20 дней назад
Am lost
@Abucadnaan
@Abucadnaan 21 день назад
🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻🔻
@user-pt8ij4wr6e
@user-pt8ij4wr6e 21 день назад
Waa taaz calamada (🔻🔺️)
@calishaakir1
@calishaakir1 21 день назад
MAXAY LACAGTA USIINWAAYEEN CIIDAMADA IYO SHAQAALAH??? SIDAASI WAA MAXAY? WAA QORSHE XUMO EE MAAHA SI KALE? XASAN WAXBUU KAGA DOONAYAA MADAXDOODA INAY DOORASHADA KA CAAWIYAAN.!!!
@abdiqadirali5940
@abdiqadirali5940 21 день назад
Burundi waxeey wardiyeeyso ma lahan beenta ija dhaaaf somaliya ayadaa is ilaaliso
@XafsoMaxamed-bd6qh
@XafsoMaxamed-bd6qh 21 день назад
Dhul badan aye xarashtay dolada
@abdulkadirjoolal2606
@abdulkadirjoolal2606 21 день назад
Adiga taas ma dhahi kartiid bro shaley ad dhaheysey 0.5 an is dhahna uu syriyanka wa cadaan... hadana waxad jeclaan laheed dadka is jeceel bro... taas an sameeno...😂😂😂 is adkee please labo wahi ha noqon bro.. maxaan iska dhaqi karna please no sheeg mahadsaniid
@calishaakir1
@calishaakir1 21 день назад
IIRAAN WAA ISKU MID CIDII KU GUULAYSATA WAAYO WADANKU WADO AYUU RAACAA. IMMISA JEER AYEY KUWAASI KU GUULAYSTEEN??? WADANKA WADAADO AYAA XUKUMA EE OGOW.
Далее
Новые iPhone 16 и 16 Pro Max
00:42
Просмотров 1,6 млн
FILO PART 104
32:46
Просмотров 423 тыс.