Тёмный

Jasiirada Somalida u noqotey Xabsi 

Geedi Sahan - Somali Traveler
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Jasiirada Somalida u noqotey Xabsi
Avicenna HOSPITAL ee Turkey oo Qiimo dhimis u Samaysay Macaamiisheeda ( 10% Code: geedi sahan )
WhatsApp: +90 506 608 73 09 Caafimaad guud
WhatsApp: +90 533 049 90 93 ilkaha iyo Timaha
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 37 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 195 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 26 countries and i am in mission to reach 195 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@GeediSahan
@GeediSahan 2 года назад
Fadlan 5 kun Like iyo comments iyo share gareeya.
@shafieatam1133
@shafieatam1133 2 года назад
1m u qalantaa walal
@waxkabarochenel6143
@waxkabarochenel6143 2 года назад
Keep going
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 года назад
Hormar wacan ku rajeynaa
@Jubba7702
@Jubba7702 2 года назад
Geedi sahan Mesha meqaaa qof Somali ah kujirto Mudo intee ah ay mesha kujiraan Waxaa fcneyd qof Somali ah inad wareysi inogasodiyariso Thanks
@abdirahmanabdullahiosman766
@abdirahmanabdullahiosman766 2 года назад
Dhankeega waa iga heysataa intaan awooday tankale arintan Cyprus iyo Migrantska si daahsoon nooga soo dhis captain waan ku wataa Noolaaw.
@mahadmuqaar3543
@mahadmuqaar3543 2 года назад
Aniga joogo waa nolol aad u adag runti marka soomaliyey wadan keena wax dhama lawa marka waa kas 💪✌❤💘❤ soomaliya ha nolato isara thanks
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 10 месяцев назад
Walal anaa usoo socda kawrn caydh miyaan laysa siin
@jeboowfx
@jeboowfx 9 месяцев назад
​@@indhodeeqhajji5078 hada mabaxdy wll
@samiamanar5353
@samiamanar5353 2 года назад
Alx jaziiradan 4 sano iyo bar ku noolaa wa meel noloshu aad u adagtahay lkn alx kamkan maso marin 2019 mar ay qaxotiga aad uso galeen ayaa la furay inta joogta ilahay haka so saaro mesha true information thanks walalkey sida dadka ugu bayaamisay
@hamdamohamed7145
@hamdamohamed7145 7 месяцев назад
Walaal xagee kaala soo xidhiidha Anaa hada rabo inaa tago😊
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 2 года назад
Waxaan Joogijiray Cyprus 🇨🇾 7sano Kahor Wlhi Mesha Noloshedu Wey Adkayd Waana Qaali Somalida Dhibka Haysta Waa Hubsimo L'aan Geedi Sahan Go forward brother ❤️
@msshajji6868
@msshajji6868 2 года назад
Hada xagee joogtaa wll sharci ma bixiyaan cyprus
@caaqilka9446
@caaqilka9446 2 года назад
@@msshajji6868 sharcigeda maxu ku tari ma aragtid miya nolosha mesha taal wll
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 2 года назад
@@msshajji6868 Waqtiga Igudambaysey Maya wll Waliga Hakufikin Inad Mesha Tagto
@aadanaadan9109
@aadanaadan9109 2 года назад
@@msshajji6868 wll sharcigeeda muxuu kuu taraa , baasaboorka Soomaaligaa aaad kutagi kartaa meeshaa rabto , ee sababta aad utageeso aa muhiim ah.
@msshajji6868
@msshajji6868 2 года назад
@@aadanaadan9109 sidee pasport somali loogu tagi karaa meelkasta cyprus waa yurub sharcigeedana qiimu leeyahay lakin in la helo ayaaba ka horaysa aniga skandanevian ayaan joogaa dad cyprus sharci ku leh ayaa halkaan booqasha ahaan inoogu yimaada marka waxa keliya ee aan ku waydiinayay ayaa ah hada xagee ka aaday hay‘ado dadka ka qaata ayaa jira maqlay qaar familgayga ah ayaa somaliya kasoo kaxayn lahaa cyprus la rabay
@sacadcasood6964
@sacadcasood6964 2 года назад
Ramadaan mubarik ku SaLi Nabiga suban scw scw scw
@suldaanofficial1927
@suldaanofficial1927 2 года назад
Geedi sahan Traveler horay I soco zxp guulayso
@husseindalmar3812
@husseindalmar3812 2 года назад
Thanks wll Geedi sahan waa Ninka kaliYa ee soomaali ah ee ADUUNKA wada maray Masha Allah waa Qof somalida Ku faanTo Thanks
@mohamedhuseein4196
@mohamedhuseein4196 2 года назад
Wllo wlhy Markaan Arkay video Waan ka niyad jabay cyprus 🇨🇾 hore Waxa leygu yidhi Waa meel Wanaagsan lkn hada Xaqiiqda Ayaad arkay Safar keygiina Waan ka baaqan doona Insha Allah 😱😱😱🙏
@safaaahmaduu611
@safaaahmaduu611 2 года назад
Xaqiiq waaye ha isku so bixin wll qali
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 3 месяца назад
Meeshu ma Cyprus baa ? mise waa Malta.
@mahamoudismailbogoreh6514
@mahamoudismailbogoreh6514 2 года назад
Best Somali intelligent Travel Masha allah runtaa uu iftimisaa somalida shaqa adag ayad haysa ee xagaa kawaad 🥰🥰🥰🥰
@abdurahmanomer9918
@abdurahmanomer9918 2 года назад
Geedi Sahan best somali traveler Hore u soco
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 2 года назад
Keep Going Bro Geedi Sahan You Are The Best Somali RU-vidr For Ever
@sadamhussein1564
@sadamhussein1564 2 года назад
Xogtaas oo kale qof walalka ah oo kale ayuu ku siin Kara thanks bro
@abuhachimi
@abuhachimi 2 года назад
Always Iwatch your videos and aim very happy to watch your very interesting vlogs keep going my pro geedi sahan
@shueibabdiali3079
@shueibabdiali3079 2 года назад
Geedi sahan wax badan ayad no faidesay thanks pro
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 2 года назад
#To be honest, always you have been telling for us a unique information about the global.🧡💯🙋‍♂️
@musehmed
@musehmed 2 года назад
Mahadsanid walaale sidaad shacabkaa tahriibta uga wacyi galineyso You're the best RU-vidr I have ever seen
@sergioramos30
@sergioramos30 2 года назад
Best Somali intelligent travel🙌❤️🌙
@triple-a2985
@triple-a2985 2 года назад
Geedi sahan , somalida meelo badan oo ey u heystaan iney janno tahay ayaa xaqiiqadeda tuseysaaa , guleeyso wll
@mohamedabdikadir1001
@mohamedabdikadir1001 2 года назад
Thank you for providing us with the information
@hajilyrics1525
@hajilyrics1525 2 года назад
Best traveller geedi sahan 👍👍
@hajilyrics1525
@hajilyrics1525 2 года назад
Best traveller geedi sahan
@abd.ym9489
@abd.ym9489 2 года назад
Geedi sahan somali travel best youtuber
@socdaal3428
@socdaal3428 2 года назад
Warbaxin muhiim ah, hore U soco geedi sahan
@abshiridam2211
@abshiridam2211 2 года назад
Mnchlllah talent ayaad leedahay wllky @Geedi sahan
@xigmad7122
@xigmad7122 2 года назад
Allah haku barakeeyo fariid dadka meel walba waad uga soo waran tay waxaad ahay fala suuf da yar
@abdirahmanabdullahiosman766
@abdirahmanabdullahiosman766 2 года назад
Best Somali traveler Geedi sahan Captain Moha.
@hamzehabane8293
@hamzehabane8293 2 года назад
Keep going hore u soco Geedi sahan
@abdimahadsofe7392
@abdimahadsofe7392 2 года назад
Ma sha allah libah howl adag baaa dadka u haysaaa horay u soco
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 года назад
Geedi Sahan Really The Best Young Youber Muuqaalada Waxtar ka Leh Ku wad Waad u iftiiminaysaa Dhalinta Waxbadan
@mohmedmojesto4185
@mohmedmojesto4185 Год назад
Masha allah waa arin fiican in aad runta kasoo sheegto
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 года назад
5K kabadan ayuu u qalmaa channelkaaga , keeep going ugaaas
@GeediSahan
@GeediSahan 2 года назад
🙏🏾🙏🏾
@taatikodelastking1958
@taatikodelastking1958 2 года назад
Best Somali RU-vidr and travel
@zakariaali1057
@zakariaali1057 2 года назад
Maasha allah sxp waad u iftiimisay dadka tahribka xisaynayo
@AhmedMohamed-xx4zw
@AhmedMohamed-xx4zw 2 года назад
Geedi sahan best somali travel and youtuber
@zackgadhle695
@zackgadhle695 2 года назад
waayo arag dhamays tiran dhulka meelo fara badan cagahiisa soo dhigay go forward bro
@yonisabdulahi3993
@yonisabdulahi3993 2 года назад
Ma.sha allh walal ad ba ku tayera marwlop nolow lipax keep going pro
@zakuuka207
@zakuuka207 2 года назад
Wlhi xaalad adag oo dadkaasi kujiraan oo aanan ka warheynin baa noo soo bandhigtey thnx Geedi Sahan ❤️ keep going bro
@hajilyrics1525
@hajilyrics1525 2 года назад
Best traveller geedi sahan
@hajilyrics1525
@hajilyrics1525 2 года назад
Best traveller geedi sahan
@abdikadiraguero5634
@abdikadiraguero5634 2 года назад
Geedi sahan keep going bro nin ku dayasho mudan
@muhyediinmohmoud8334
@muhyediinmohmoud8334 2 года назад
Keep gowing pro geedi sahan somali Traveler
@yunusaziz74
@yunusaziz74 2 года назад
Best traveler, Thank you bro.
@GeediSahan
@GeediSahan 2 года назад
Reply ka soo baxi,
@barkahmohamut6088
@barkahmohamut6088 2 года назад
Best traveller in the world geedi sahan
@RIIRAASH
@RIIRAASH 2 года назад
Thanks Geedi sahan best somali volog RU-vidr
@fadumocawil2980
@fadumocawil2980 2 года назад
Masha allah geedi sahan hormar wacan
@King_djx
@King_djx 2 года назад
Hore Usoco pro Gedi
@Hargeisawi101
@Hargeisawi101 2 года назад
Masha Allah si fcn ayad noogu so diyaarisa barnaamijyadaada wll Hore u soco @ geedi sahan
@zadaamfeynuus2957
@zadaamfeynuus2957 2 года назад
Wareysiga aad wareysaneyso dadka kale masha allah
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 2 года назад
Best Somali youtuber gedi sahan
@AbdalleMohameda
@AbdalleMohameda 2 года назад
Wlhi brother waa nolal aad u adag ilaahey nolal wanagsan ha ugu badalo
@abdihakomar311
@abdihakomar311 2 года назад
Masha allh waa mahadsanthy horey u soco
@yahyemohamed5708
@yahyemohamed5708 2 года назад
Thanks so much reality ga tala cyprus Eurobe ayad dadka u cadaysay keep going shp.
@daadiryo1144
@daadiryo1144 2 года назад
Waw m.a nin waxbdan soomlida uso gudbiyo thank you wllka
@moinafarodiidofficial4759
@moinafarodiidofficial4759 2 года назад
m.a walal horey u soco muqaalo qurubdan ayaa soo duubtaaa
@yahyeabdi7764
@yahyeabdi7764 2 года назад
Geedi sahan best somali RU-vidr
@moharooble3144
@moharooble3144 2 года назад
Best Somali yurub traveler in the Wolrd
@abdikariinabdiguure2807
@abdikariinabdiguure2807 2 года назад
Nin aan Dhul marin dhaayo ma leh. Geedi Sahan keep going
@xamsecabdilaahi4980
@xamsecabdilaahi4980 2 года назад
Best somali youtuber Geedi sahan
@AyoubYassin-25A
@AyoubYassin-25A 2 года назад
Masha allah guulayso walaal geedi Si wacan u tus dhalinta tahriibka jecel dhibka meesha yaal .
@abdirahmaneisss2935
@abdirahmaneisss2935 2 года назад
Geedi sahan best somali intelligent travel
@homeofquran7134
@homeofquran7134 2 года назад
Geedi sahan best somali traveler
@ghazialp6117
@ghazialp6117 2 года назад
Geedi sahan somali traveler masha allah
@abdiwaliali3305
@abdiwaliali3305 9 месяцев назад
Bro wad mahadsan tahay Thnks lot 🦅🦅🦅
@abdimalikadam7308
@abdimalikadam7308 2 года назад
Geedi sahan best somali youtuber
@dalhaasad4434
@dalhaasad4434 2 года назад
Manshlah sxb guul buste aadan lahayn dhaxan kama celiyoh
@cabdisalaantigow2400
@cabdisalaantigow2400 2 года назад
Masha-allah warbixnada aad kala socda geedi sahan
@shueibabdiali3079
@shueibabdiali3079 2 года назад
wax badan ayad no faidesay thanks saxip
@somalifamous5559
@somalifamous5559 2 года назад
geedi sahan best somali youtuber legend
@sameerabdi9752
@sameerabdi9752 2 года назад
masha Allah bro aad baan u xiiseeya muuqaaladaada
@bobena84
@bobena84 2 года назад
Walaahi barnaamijka ugu fiican RU-vid ka weeyan
@hij3728
@hij3728 2 года назад
Good point
@ahmedmowliid9917
@ahmedmowliid9917 2 года назад
Geedi sahan thank u brother
@hamsejamaal4748
@hamsejamaal4748 2 года назад
geedi sahan best RU-vidr 👌
@xiisogaarachannel6727
@xiisogaarachannel6727 2 года назад
Best youtuper of africa geedi sahan
@mohamoudhassan8893
@mohamoudhassan8893 2 года назад
Thank you geedi sahan pro
@blackliver2881
@blackliver2881 2 года назад
Runtii Waxaad Ta ahye Qof Dadka Runta La wadaag Marwalba Geedi Sahan U Are a Hero Runtii waxaad Naftadad Khatar U gelisay Ummada Soomaliyed Si Ay Xaqiiqad U helaan
@jamaajab2131
@jamaajab2131 2 года назад
Hore u soco wll geedi Sahan 🙏💪 best best youtuber
@DaaciBilan7777
@DaaciBilan7777 2 года назад
Best RU-vidr of the word geedi sahan
@magicfootballpro9892
@magicfootballpro9892 2 года назад
Geedi sahan best youtuber travel
@whomnour
@whomnour 2 года назад
best somali youtuber gedi sahan
@mohamedahmedbile2706
@mohamedahmedbile2706 2 года назад
Masha allaah sxb hore uga soco shaqo fiican
@wacanesse5654
@wacanesse5654 2 года назад
Masha allah wll dabadan inaad warsathy jecela
@suhaybofficial3939
@suhaybofficial3939 2 года назад
Geedi socda zxp hory usoc
@mustafilkacase8186
@mustafilkacase8186 2 года назад
Mahadsanid mcluumadka aad noo soo gubisid
@rooroowtiktok60
@rooroowtiktok60 2 года назад
Bro I really support you you are the best you are because you open eyes our Somali Comuniti and I hope they follow you and they understand what’s going on on the world and thank you and thank you bro keep going bro I watch all your videos you are the best
@hamzawiofficial5297
@hamzawiofficial5297 2 года назад
Msha allah bro geedi sahan you are role model wlhi keep going 💪 👏 🙏
@bullamoalim1946
@bullamoalim1946 2 года назад
Gedi sahan best travaller of somali🤚
@houdamohamed5423
@houdamohamed5423 Год назад
Maschallah wllo wad no faideysey geedi hore u soco ❤
@clnourdauuz3765
@clnourdauuz3765 2 года назад
MashalaH Umada shaqad u haysa gop going
@cadnaanherrera9603
@cadnaanherrera9603 2 года назад
Waxaad thay RU-vidr wax badan laga Faa'ido mahadsanid
@axmedcqaadir8044
@axmedcqaadir8044 2 года назад
Keepgoin zxp hormarkaagu waa keena
@Dalha_Designer
@Dalha_Designer 2 года назад
M.a thank the best travel somaalia RU-vidr
@qabridaharofficial239
@qabridaharofficial239 2 года назад
Best soomali travel experience pro keep going
@peystaniyare3527
@peystaniyare3527 2 года назад
Geedi sahan best Somali RU-vidr 😍
@livehunter8855
@livehunter8855 2 года назад
Horumar wacan geedi sahan
@axmadmcali1173
@axmadmcali1173 2 года назад
Thanks geedi sahan
@cabdikariinxasan5935
@cabdikariinxasan5935 2 года назад
Ma.llh best travel
@fahadqoordhub7841
@fahadqoordhub7841 2 года назад
Aad iyo aad sxb muqal wacyi galina mahadsanid
@geedialijama8284
@geedialijama8284 2 года назад
Best youteber geedi sahan
@samarainamohamed88
@samarainamohamed88 2 года назад
Geedi sahan best RU-vidr inthe world 🌎🙏✌️
@bosska_channel5038
@bosska_channel5038 2 года назад
Tallo fiican baad siisay saxiib, mahadsanid.
@ziizeey6261
@ziizeey6261 2 года назад
Aad ugu mahadsantahy xaqiiqada aa nooso bandhigtay alle haku sharfo wll
Далее
QUBRUS / CYPRUS iyo Soomaali istaag - Qaybta 1aad
7:00
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Safarkaygii dalka Vietnam  🇻🇳 My trip to Vietnam
18:00
QUBRUS/CYPRUS MALAGA TAHRIIBI KARAA?
7:37
Просмотров 8 тыс.
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Просмотров 197 тыс.