Тёмный

Jawaabaha Su'aashaydi Tiktok& Heesta  

Hosow Pro
Подписаться 473 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Booqo Website-keyga : www.hosowplus.com/
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RU-vid KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Кино

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 167   
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 16 дней назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 16 дней назад
SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xaydar4350
@xaydar4350 15 дней назад
صلى الله عليه وسلم
@xaydar4350
@xaydar4350 15 дней назад
صلى الله عليه وسلم
@sudiboy1
@sudiboy1 8 дней назад
scw❤
@mahamedkamalsharif6148
@mahamedkamalsharif6148 8 дней назад
SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 16 дней назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@jabriilcabduqaadir-ej7jq
@jabriilcabduqaadir-ej7jq 16 дней назад
Swc swc swc
@user-hu5ew6vc4t
@user-hu5ew6vc4t 16 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 16 дней назад
SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kx9hi3qg2s
@user-kx9hi3qg2s 14 дней назад
Scw scw scw ❤❤
@Hayaad112
@Hayaad112 16 дней назад
Anoo ah reer somaliland waankasoo horjeeda in axmaari laga xigsado wllky ila diina ila diira ila afa lkin waa ceeb in xumaanta intaa leeg bulshada laysku galiyo wlhi wax fiican maaha
@bahjaeidhassan9688
@bahjaeidhassan9688 7 дней назад
Wa runta wll aniba wan kula qaba aragtida
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 16 дней назад
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 16 дней назад
SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 15 дней назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@user-kx9hi3qg2s
@user-kx9hi3qg2s 14 дней назад
Scw scw scw ❤❤
@taloiyotarbiyo
@taloiyotarbiyo 16 дней назад
Hosow bro رضاء الناس غاية لا تدرك ayaa la dhahaa. Yacni insaan in aad raaligalisaa waa yool aadan gaarayn markaa horay uga soco. Su'aashaas meesha way ku jirtay waana hubaa in ay haboonayd in lagu soo daro hargaysa.
@cabdirisaaqbishaar3865
@cabdirisaaqbishaar3865 16 дней назад
2020 kii baan kuguso xirmay illa iyo hdda wali wax aan dhibsado kugu manan arag hory usuco bro❤❤
@Ciyaalka
@Ciyaalka 15 дней назад
Hosow waa nin degan oo macquul ah, aniga ahaana waxa ila qurux badan inuu ka aamuso arimahan soomaalida ee caadifada iyo qabyaalada ku dhisan een logic iyo maxaa saxa aan loo eegaynin.
@hoodo9260
@hoodo9260 16 дней назад
Aniga reer hargeisa ah 5ta soomaalina jecel Soomaalida siyaasiyiin dan leh baa isku diraysa labada dhinac ba
@user-my7li8pf9s
@user-my7li8pf9s 16 дней назад
Siyaasiyiin isku dirayaa ma mirtee xamarbaa nolosha iyo horumarka somaliland diidan OO rabta in lala gubto taasna aqbali mayno, waxay diidan yihiinba in 60kii la isku darsaday OO la sinaa bal wakaase ka dhaadhici qadaawaynta somaliland way jirtay iyadaana idiin timid kaama aqbalay aan waxay ku odhanaya gobol ayaad tihiin😂
@Arawelomer
@Arawelomer 16 дней назад
Kalo garo sir iyo cad Koley anu cid klena waxba umabqabo se Somliland wa mid muqadiis ah
@Tusale-channel
@Tusale-channel 11 дней назад
@@user-my7li8pf9s 🤬🤬🤬🤬🤬
@shaalu5006
@shaalu5006 15 дней назад
Somalidana waxa maqlan aya la ordan brother waxa tahay qof illahay siyay aqli iyo waax garasho Allah ku siyadiyo kuwa garad ka yar na Allah siyo keep going, brother
@sirjames3210
@sirjames3210 15 дней назад
Somali xariira ayaad tahay indr Mr hoosow from hargeysa
@hindabashiir4483
@hindabashiir4483 6 дней назад
Guulayso sxp from hargaysa ilahay somali ha isku saqiro Waa dad wada dhashaye ❤
@JijoAbdullahi
@JijoAbdullahi 16 дней назад
Ana u horeeyo hosow 📌 dhac ku sii pron❤❤❤
@maryamadeganayaanleabdi5802
@maryamadeganayaanleabdi5802 16 дней назад
Si fiican ayaad u hadashay wll waruntaa. Dadka lama wada qancin karo Heesata saalax sanaagna wa hees cidii garanaysa sugaanta cabiradeda fahmayso ❤🙏
@hamzeaadan
@hamzeaadan 16 дней назад
Somalida ayaaba sidaa ka samaysan dabeecad ahaan waana sobobta aan marwalba aan isku haysano anan unahay dadka ugu liita dunida manta
@knightwizarder
@knightwizarder 16 дней назад
Sida caruurtii uun bay isugu dhagan yihiin hadii la'arkaba. Mana kala tagi karaan, mana iswallaaleysan karaan.
@Babnz
@Babnz 16 дней назад
Fikirkayga waxay ila tahay waqtigii aan midoobi lahayn inay so dhowdahay 🇸🇴✊🏽
@hasansudi9404
@hasansudi9404 16 дней назад
Oo maxaynu ku midowna 🤔
@hasansudi9404
@hasansudi9404 16 дней назад
Oo maxaynu ku midowna 🤔
@NimcoCasaan
@NimcoCasaan 16 дней назад
Yaaa midobaya😂 ma hoyada iyo aabaha
@Babnz
@Babnz 16 дней назад
@@hasansudi9404 walaalnimo iyo wadajir iyo iska damqasho ka hor 1950
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 16 дней назад
😂😂😂​@@NimcoCasaan
@Nasiiblay
@Nasiiblay 16 дней назад
Looma baahna in aan cayno magaalooyinkeena, ama madaxdeena ama dadkeenaba siyaasiga waa halkiisa Hadaan dhalinyaro nahayna wxaa jira jiil inaga danbeeya oo bari ina suaali doona siday meel ku gaaraynaa Hadii aan sidan kusii socono dadkuna wxy dhalilaan qofka iyo labada caqliga fiican, Hosow Hore u soco walaal
@user-bz7ed8hf2n
@user-bz7ed8hf2n 12 дней назад
Muqdisho kaa soo slm pro 🇸🇴🇸🇴💪
@Asaktitv
@Asaktitv 16 дней назад
500k 🎉
@HoodoMaxamuud-iq3cf
@HoodoMaxamuud-iq3cf 16 дней назад
keep going❤
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 16 дней назад
Salahu calayhu wasalam♥️♥️♥️ Salaahu calayhi wasalam♥️♥️♥️ Salaahu calayhi wasalaam❤️❤️❤️
@MaahirBarre
@MaahirBarre 16 дней назад
TALIYE baydhabo Kaa soo salamya
@hawomohamed507
@hawomohamed507 16 дней назад
Maasha Allah, Baydhabo waa u xiisay beledkii aan ku dhashay una dhashay. Waxaa iigu danbaysay 1994 waxaan dib usoo booqday August 2022.
@Caleenofficial
@Caleenofficial 14 дней назад
Walal waan ku taageera from gabiley somaliland😊
@fay6834
@fay6834 16 дней назад
So beautiful meeshaad joogto 😍 hosow ignore this people please 🙏
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 16 дней назад
Hosow sxp Hargeisa anaa kasoo jeeda keligii taliye ayaa gacnta ku haya aan caqli lahayn. Meelkastana saxafdeeda hadii aanay saxaafad caalami ah noqo, waxa marwalba xoog ku maamusha maamulka meeshaas jooga. Nimcaana dhanka kale ayuun baa adeegsanaya, waxanina waa shidaal umadda dhubkeeda loogasii darayo uun.
@4XAASLE6540
@4XAASLE6540 16 дней назад
Out of topic
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 16 дней назад
Doqon waliba hasheegto hargeysa waligaaba mad arag noocay u eegtahay e iskaga riyo
@zaki799
@zaki799 16 дней назад
@@Mo_Daud.2Xoolo ayaad tahay ma runta ayaad diidantahay wallahi reer hargeisa ayaan ahay waana sax Arrinakani
@hasansudi9404
@hasansudi9404 16 дней назад
​@@zaki799OK sax Ma Kaligi taliye la doorta aduunka jooga ? 😮 ader Dadba doortay Waxa uu samaynayana waa wax Shacabkiisu Rali ka Yihiin Gabigisaba hal malin ayaa Xilka Lagaga qadi kara Lkn Shacabki ku doorta Ku qanacsan Hab maamulkiisa
@hasansudi9404
@hasansudi9404 16 дней назад
​OK sax Ma Kaligi taliye la doorta aduunka jooga ? 😮 ader Dadba doortay Waxa uu samaynayana waa wax Shacabkiisu Rali ka Yihiin Gabigisaba hal malin ayaa Xilka Lagaga qadi kara Lkn Shacabki ku doorta Ku qanacsan Hab maamulkiisa
@Somaligamer2
@Somaligamer2 16 дней назад
Hargaysa waan jecelahay waan ku dhashay wixii somaliya waxba nagaba gali
@djqarniofficial1
@djqarniofficial1 16 дней назад
Hoosow Legend
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto 3 дня назад
Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 16 дней назад
Beste hees wiilkayga habo dau ah salax sanag❤❤👍
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 16 дней назад
Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo 🎉biladanka lama qancin karo ee haku daalin waliba somali walalo qali waxad tahy qof ficaan ee yeey ku haleen sorry bro🎉🙏👍
@jammamartilaaq7433
@jammamartilaaq7433 15 дней назад
Osman hosow waa somaali aan munaafiq ahayn nolow walal❤
@kingdeeq31
@kingdeeq31 15 дней назад
sxp camerada aad isticmaasho waa nocee
@xasannorshardi
@xasannorshardi 16 дней назад
Waw
@darulcilmi8217
@darulcilmi8217 16 дней назад
Morgen hosow
@Asaktitv
@Asaktitv 16 дней назад
Kusali rasulka:DCW
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 16 дней назад
Scw
@IbnuMuhammad-gt4we
@IbnuMuhammad-gt4we 16 дней назад
Zah waaye
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 16 дней назад
Saaxiib sifiican baad u sharaxday arintaan heestu waxa ay leedahay qaafiyad ay ku socoyo dadku waa in fahmaan
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 16 дней назад
Hosow iskada riyada Sln way tagtay e niyada kasaar wxd 60kii aad burburiseen masonoqonayso e jalaafda iskadaaya idinkunba ku xiiqaye😊🙌
@mohamednimco7314
@mohamednimco7314 16 дней назад
Hhhhh dadkii uu ka hadlayay baa tay bini aadam lama qancin karo anoo reer somaliland leh soomaali makala.maaranto
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 15 дней назад
@mohamednimco7314 adiga waxba lagamasoqadayo wayo wxd tahay caruurta lafta ayga looturo marka magarnkartid
@dr.abdinasirhasan4912
@dr.abdinasirhasan4912 16 дней назад
Hosow iskufikirnahay Alfanan Hilac Hestisa waxbadan kaqaldan
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 16 дней назад
War salax sanaag waa yaan
@Naciimo433
@Naciimo433 16 дней назад
Dhamaantii waan jecelahay gobolkasta oo soomali joogto
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 16 дней назад
Zxb raggu isma ciile iso booqo chanalkeyga ❤😢
@Khaalidka
@Khaalidka 16 дней назад
Indheergarad baa tahay saaxib.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 16 дней назад
Anigaba waxaan is iri maxaa hargeysa iyo burco kareebay heesta nimcaan .
@mudasirofficial
@mudasirofficial 15 дней назад
Maanlintii ay so baxday adiga ayaa niyadayda ku so dhacay hore usoco sxb qof aqoon leh ama garanaya somalinimada waxa ay tahay lkn hadii aynu isa soo cayno waxa ka dhalanay in dadka somaliyeed kala fogaadan Lkn hada waxa aan dareemayaa in dadkeno wax badan so fahmayan
@foosdjama8266
@foosdjama8266 15 дней назад
Waa lagu karbaashay in laga reebo hargeysa waa qeyb karbaashka ka mid ah
@user-jf7yu1db7c
@user-jf7yu1db7c 16 дней назад
Asc Hosow Pro, waa muhadsantahay aragtidaada. Bro farqiga u dhaxeeya Somalida iyo umadaha kale. Shacab ahaan nagana wanaagsana lknse waxaan ka dhimanay siyaasi. Siyaasigu waxaa jira xad uusan ka gudbin, halka madaxdeenu waa garab rarato aysan jirin wax xad ah oo celiya. Dadka noocaas ah ayaa durbaan qabiil u tuma shacabka masaakiintaa ee dulmay.
@Airdrop_information
@Airdrop_information 16 дней назад
Speed ba jooga wadanakaga ma soo qabato
@Oggy_cartoon784
@Oggy_cartoon784 16 дней назад
1
@toosane7784
@toosane7784 16 дней назад
Cawaan ayaan nhay wllhi Ethiopian ayaan isku dagalenaa😂 10:12
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 16 дней назад
Qofka Maangaabka ah caddiifadda ayaa hakta? Ogowna dunidu ma ahan halmaalin
@CabdirahmanYare-o1b
@CabdirahmanYare-o1b 15 дней назад
Assalamualaikum
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 16 дней назад
Hosow waxaan ku sheegaya kumanaan magaalo ayaa ka maqan heesta waqooyi oo dhanna lama soo qaadan karo taasi waa mid . Tan kale heestu maadaama ay tahay jawaab in laga dhigo jawaab toos ah na way noqonaysa Sidaasna magaalada lagaga reebo waana fikirkayga .
@hamsemohammud-ig2rf
@hamsemohammud-ig2rf 16 дней назад
Kumanaanka magaalo hargeysa waa ay ka duwan tahay
@user-ki4yt8pn5x
@user-ki4yt8pn5x 14 дней назад
War hosow pro maxa khaldan nin dheer ku moodayey lkn fadhiga ku lugaynaysa 😂😂😂 ar bowe waxba bakh yiri
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 16 дней назад
Waa run itobiyanku waa is kala weyn yihiin inay somali darteed isku qabqabsadaan danahooda ayaa ka weyn lakin dadkeenaan jaahiliinta ayaa ku badan hal dhagna wax ka maqla qofka somaliga ah mid kale oo walalkiis ah buu cadowgiisa u yaqaanaan cajiib
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 16 дней назад
Hade sida somlilnd ugu arkto somliya cadow
@saidharedaden1424
@saidharedaden1424 16 дней назад
Hossow oo yaban I kow manta 😂😂
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 16 дней назад
Adigu daawade heestaas sidee u aragtaa?
@Engbisle1
@Engbisle1 16 дней назад
Horta fanku ama dadka hesaha qaada bulshada ma matali karaan ?
@hosowpro
@hosowpro 16 дней назад
Maya, laakiin waxay dhalin karaan buuq
@user-hx6lc6nc4q
@user-hx6lc6nc4q 16 дней назад
​@@hosowprohaaa waa saxan tahay lkn nimcaan .waxaa uu hargesa igu reebay colaad baa kalaa dhexaysa oo xataa somaliland waa loo didaay inuu imaado khalad uu sameeyay darted Bari aan dhawayn ayuu qaranka ugafaay intaan faanani islayeen waxaan rajaaynayah inaad fahantay wllo osmaan
@user-zw9gl3qg7i
@user-zw9gl3qg7i 16 дней назад
Somalida qabyaladii ayaa heerka gadhsiisay wale alle hays jeclesiiyo somali odhan😢
@user-wn9rk1qm2l
@user-wn9rk1qm2l 15 дней назад
Soomaaliya soobaa leh Samantha iyò xumanted
@nimosuleiman
@nimosuleiman 16 дней назад
Aniga is a waydiin hadii gabilay la sheegay hargeisana wala mid
@jarose4876
@jarose4876 13 дней назад
Sxp hosow heesta hargeysa ayuu kudurayaa oo waxuu ku muujinayaa nacaybka uu uqabo adna waxad is weydinaysaa muxuu uga reebay
@siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj
@siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj 16 дней назад
🇸🇴❤🇩🇯✌🏻
@HodanHusseinMohammed
@HodanHusseinMohammed 16 дней назад
Scm wll dadka somalida badan koodu hadii aad suaal waydiiso sidaad rabtid kaama jawaab waxaan is idhaahda malaa dagaaladii ayaa dhaacaway maskaxdooda wax si khaldan ayay u fahmaan yaa ila arkay arintaas
@_faatax
@_faatax 16 дней назад
Bes ku noqo shhaqadeenii somali faaiido ma leh sheekadooda
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 16 дней назад
Macqul matahy bro in adi laga xaday fikirkas o hes lagaso sameyay😂
@HOAHumanRightsObservatory
@HOAHumanRightsObservatory 16 дней назад
Soomali lama qancinkaro qaybta qabyaaladaa shaqaysa
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 16 дней назад
Salax sanaag wuu ku khaldanaa inuu soo qaado hees iidoor Iyo meeshii nalaga dumiyey weliba Gebiley Iyo Garoowe oo meeshii nagu dabiibey inuu is bar bardhigo,kolkaa weli ma ciilqabtaan 😮 From SSC 💪🇸🇴🏇🇸🇱
@user-my7li8pf9s
@user-my7li8pf9s 16 дней назад
Hhhh gebiley gaadhi maysaane duriyada haku daba xiiqina reer gaajo😂
@Abdilahimuxumedomer9928
@Abdilahimuxumedomer9928 12 дней назад
Zhp Talo Ayan karaba hady macquul tahay
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 16 дней назад
Niyoow. Wxadan. Shaqadada. Ahayn. Haysku . Furin
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 16 дней назад
😂😂Soomalidu Waa Dad Funny Kulahaa Qaarbdni Waqtigii United baa Dhow Nin Wuxuu leeyhy mustaxiil Ma ahn Waana isu awood Bal Adigu Dhinac Urar Somaliland 🇮🇹 Gooni Goosadkeedu waa muqadas Somalia 🇸🇴 Midawgeedu waa muqdas Bari Horaan filmkaa kbxy hada se Dadkii Nadiifda ahaa een daawaneyny hadey reaction kso qdnyan RU-vid dhamaantii farahaa ka qaadaya saan Facebook uga qaaday Reer
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 16 дней назад
Hees Hebel. iyo hees hebel. Arintaa. Ka dhex . Bax
@mohameddahir1308
@mohameddahir1308 16 дней назад
Xaaska kaaga jawaabi sobobta looga tegay 😂😂
@halima78
@halima78 16 дней назад
Ishowspeed norwY kaso hadal plz
@MaxamadWali-ou8px
@MaxamadWali-ou8px 16 дней назад
SOOMALI hadaa nahnay anaga a isjabinay markii aan isjabinay na waa nagala faa.iidaystay
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 16 дней назад
Ilahey dartii igu so booqo chanalkeyga wlal❤😢
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 16 дней назад
Dhibku magaaloyinka ma ahane waa dadka siyaad bare alle ha u naxariistee wuxuu yiri dal qurux badan ayaan ka tagaye dad kama tagin
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 16 дней назад
Dhibkaba asga kenay iyo fidno dhan
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 16 дней назад
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 dhib ma uusan kenine isagaa dhib ku qabay somalidaan yeeydaa oo meel walba isku cunaya dhulkii iyo badii laga cel celinayo gaalada leef leefaya
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 16 дней назад
Barnamijyada . Wado
@umutaajudiin592
@umutaajudiin592 15 дней назад
Aqliga saliimka su ushaqeynayo wayo walal sida ugu fikirtey hargeysa yaa leh
@maryanmohamed5142
@maryanmohamed5142 16 дней назад
Asc wr wb waxaan jeclestay in aan kaaga jawaabo su aasha aad isweydiineysay. Aniga aan jecleen in.aan heesa dhageysto ayaa usoodhagestay waxa aad kahadleyso darteeda. Marka hore waxaa nasiibxuma ah in dad muslim ah isladhashay meelna kalajirin in ay iskala qoqobaan hadana ay dad aan jecleen oo aan kuwadan iyo diin aheen ukalaordaya. Ilaahey umadeena xaqa hatuso. Hadii aan usoolaabto jawaabta sababta heesta Hargeysa loogudari waxaa waaye hargeysa ayadaa loojawaabaayaa ee maaha heesta in wadamada soomaaliyeed laisaga amaanaayay wey kaladuwantahay marka qofka ow wadankiisa oo amanaayo asaga oo aan dadlahadleen.laakin maadaama ay tan jawaabtahay oo reer hargeysa soomali majeclin dhaheen ayaa loogujawaabay taas. Waxa in ay go aan raba waa Isaaq kaliya laakin umadakale oodhan soomalinimo ayey rabaan marka maadaama nimcaan somaliland kamidyahay owgudibiirsinayahay sidaas uleeyahay anigaa jecel soolinimada maadaama ayaga ay diideen reer hargeysa. Waxaan rajeynaa inaa fahantay
@Abdirisak1
@Abdirisak1 16 дней назад
Hadalku waa intaas ba
@hanaindho598
@hanaindho598 16 дней назад
Ujeedka heesta Madan fahmin hadii dariz wanag laga wayoh Amxaar aad shegiyeh rushka ikaa dhama adigana wan ku daremaynaa halkaad ka shidan thy 😮😅
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 14 дней назад
Urka wuxu jecel yahay ayuu afku ka xada 😂😂😂😂😂
@ayaanibrahim3491
@ayaanibrahim3491 16 дней назад
Hosow ma Sl.baa xidid la ah????
@user-hx6lc6nc4q
@user-hx6lc6nc4q 16 дней назад
Haaa anaga xidid la ah hada ogaday seedi waan kusalamay😂😂😂
@Abdirizak-garcune
@Abdirizak-garcune 16 дней назад
Muuqaalkaas habeenkaad soodhigtay qatar ayuu igaliyay wlhi.
@user-tg2jm4dz4d
@user-tg2jm4dz4d 16 дней назад
Dadka leh xata hesta salax kuma jirto hargeysa amapa amapa magaloyin kle gabilay ba intan o dhan matasha sida hestuna usocoto ereyada laysku tosiyey 100,100 way ila saxantahy ani ahan Hestan lkn tan nimcan mya intasina wa fikirkayga😂
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 16 дней назад
Adiga dhan inaad Qabiili tahay Magaalkayga haddii uu ka maqan yahay ma taageersani ayaad ku leedahay Heesta Nimcaan
@user-tg2jm4dz4d
@user-tg2jm4dz4d 16 дней назад
@@maxamedcumar9391 baw wll nimcan wa inaderkay lkn ma tagersani ma cepaaa
@Xikmaawi-kx9bb
@Xikmaawi-kx9bb 14 дней назад
Wankusmlmy cozen from baydhabo
@rodaomar-fo3lk
@rodaomar-fo3lk 16 дней назад
Bärbara aya kujirta
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 16 дней назад
WAXBA YAA LEYS JIID JIIDAN 1-- KUMARABO KUMARO BEY LEEDAHAY. 2-- DHAGO HADAL DHAGO HADAL BEY LEEDAHAY. 3-- HUNQAACO HUNQAACO BEYLEDAHAY. REERO LA SUUBO SALAAXAYO MA JIRAN SALAAX SANAAG WAA FANAAN WAA XOR. CALI JACELNA WAA XOR.
@user-gw7it9my6i
@user-gw7it9my6i 16 дней назад
Qeybii ugu muhiimsaned comment sooma aadan qadan tasoo ah in magalooyinka kale oo somaliland katirsan oo kujiray inee utagnayen hargeisa tasoo ah inaa xumanta kaqeyb qadaneysid waxba shatiga haisku qarinn
@mubarikmohamed5387
@mubarikmohamed5387 16 дней назад
Cadi ahanta marka cadifada laga tago 3 nin ee heesta midi sameyay midna laxameyy midina qaday waa rer waqoyi marka laga tago music oo nin ethiopiana tumay iyado sas tahay hadana waxay leyihin somali waa gob mel kastoy jogto wana sax wa gob ee wixi qadiyada iyo fikira halagu kala duwanado lkn xifaltan iyo umada in lakala dilo waa wax aad ulito qudhuna
@user-oe6ul9fj6n
@user-oe6ul9fj6n 16 дней назад
Labada heesod haddii midna hargaysa ku jidho midna ka maqan tahay macnaheedu ma yan hargaysa ku jidha fiican ba bal noo sharax mudane nin masuula wad tahay oo ixtiram naga mudane?.tan labaad magaloyinka wa isku wada mid haddii magalo wuqooyi ah laso qaato hargayzana iyado laso qaaty ayay ka dhigan tahay taasi fikirkayga tan kle labada heesood mida labaad magayin badan baan ka muuqane iyada dhaliisha maxa u diiday haddii hawshu tahay maxa hargayza loga tagay?
@nalayeadde
@nalayeadde 15 дней назад
Waxba noomadan sheegin . Somalia khasab ma aha in Gobol kasta heesta lagu xuso. Mise hadii Adan maqal magaalo isaaq waad walan
@saharwafa7539
@saharwafa7539 16 дней назад
Hargeysa ayagaa yiraahdeen Soomaali ma nihin nama rabaan anakana nooma tirsana.
@Sultan-xe5bn
@Sultan-xe5bn 16 дней назад
Oo Yaa ku raba markaaa
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 16 дней назад
Adigu Yaa tahay horta
@zaki799
@zaki799 16 дней назад
Maanu dhihin sxb malaa waxaad maqashay dhawr qof ee baraha bulshada kasoo cabaadaayay ayaad aragtay kuwaasi nama matalaan walaalo soomaali waanu nahay waana dhiigayagii waanan jecelnahay wallahi oo makala maarano Kuwan heesta soo qaaday waa muuse biixi iyo xertiisa qabqablayaasha nama matalaan
@MuslimAdan-rx8lp
@MuslimAdan-rx8lp 16 дней назад
Gob baad tahay walal mcn inagaa shisheyaha iskaxigna mar unn waxan rajaynaa somalida dhamantod inay dulmiga ay katowbad kenan Insha allah😢😢​@@zaki799
@hasansudi9404
@hasansudi9404 16 дней назад
​@@zaki799Way Na Matalan waana Fananada Qaranka JSL Muuse Bari wuu Tagaya lkn kuwaasu waligood ma Tagayan
@saharwafa7539
@saharwafa7539 16 дней назад
Waa maan gaabnimo iyo dabaal nimo dadka taageersan amxaara oo aysan isku diin ama dhiig aheyn
@abdi7932
@abdi7932 16 дней назад
Somaliland hal hees ayey soo qaaday lkn mxd ku jawabtteen wax aan jawab loo qaadi karin , somali qiiro waad ku xiiqaysaa sxb hossow , waxooda waa jikaar iyo muran.
@user-bx9zz7oz7p
@user-bx9zz7oz7p 16 дней назад
Waan nagu sxb salaax salaag sheekadiisa
@user-pj7ge1zx1b
@user-pj7ge1zx1b 16 дней назад
Horta waa run anagu waa cadaw gayga somalia Ethiopia dano Iyo iska shi Iyo amni ba naga dhexeya lkn tan Somalia maxa naga dhexeya an ahen xumaan Iyo xasid nimo Iyo inay bur buriyan wadan kayga nabada hor marka ay Mel walba ka dhahan ilee culimadu halagu duulo ama waa gaalo oo kinisado ayay leeyin Ader Maha wax qarson Mel walbana way yalan shacbkuna way og yin somalia waxay tahay wata labaad reer Somaliyow😂 Ethiopia yada ilaalisa Somalia oo Somalia amnigeda gacanta ku wada haysa 100\7 manay ahen kuwan ad leday wan neceb nay ad la qayli naysan mise Ethiopian kina naga wacan haday dhul qabsanyso Ethiopia somalia ayay qabsanaysa oo ay gacanta ku ahysa ay U dhimata nabad gal yadeeda cidana kaga dhinta 2 sacadod ku qadan mayso wllhi inay la waregto xasid nimo ayun bay idinka tahay Iyo nacaybka ad U qabtan shacabka Somaliland hore ad dhibato ugu gaysaten imikana ad sidi U daba soco tan✍️
@updyrahmanashraf6310
@updyrahmanashraf6310 15 дней назад
Waxaano qoraala cuqdad ku geysay waala dhiman kartaa Lee wlh qowdhanow😂😂
@amaladan5579
@amaladan5579 16 дней назад
If you say anything about Somalia someone somewhere will be taking wrong way😢😢 somali people are all in hospital 😂
@allahbawayn
@allahbawayn 16 дней назад
Walalo nimcaan Hilac dadgara oo neceb iidoor Aya isticmalaya Lakin salax sanag kuwa nimcaan isticmalaya Aya isagana ka dhigaya nin wanagsan wuxuba waa is ku meel somalilandna heesteeda waa Garnaqsi waxay ahayd in layidhahdo maxa dhacay Lakin waxa loo cadeeyay in LA siifogaynayo badana larabo Bal isqabadsii
@degmoahmed8477
@degmoahmed8477 16 дней назад
Uman malaynan heestii Somaliland sooqaaday in soomalidu dhab uqaateen waayo marka horeba hees iska kululaysi ah bay ahayd dowlada xasan shiikh lagu kululaysanayo Ee soomaliyey shaydaanka iska naara wax kastaynu isku hayno shisheeye marna idinkama jeclaan karnee inaguun baa wada dhalanee
Далее
Разбудили Любимой Песней 😂
00:14
SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024
5:48
SAFARKEYGII AMERICA 🇺🇸
9:21
Просмотров 81 тыс.
sheeg qabiilka soomali ugu geesinimada badan😂😂
7:49
Мама звонит, когда я гуляю
0:40
у Петрова сын родился
0:53
Просмотров 4 млн