Тёмный

Jawaabta sirta muuqaalkii u dambeeyay....iyo Siciid Xagaa 

Siciid Xagaa Afrax
Подписаться 35 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Muuqaalkan waxaan ku faahfaahinayaa sirta iyo habka loo saaro lambar kaa qarsoon ee uu saaxiibkaa qalbigiisa ku jirta ama meel gaar ah uu ku qoray.

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@thevipermsg2527
@thevipermsg2527 3 года назад
Ustaadii runtii jawaabta kahor waan isku dayey walaahi waana helay jawaabta maanta waa sidii aan ku fekeraayey waan kuu lasocdaa goor waliba guul baan kuu rajaynaa
@munokows6299
@munokows6299 2 года назад
Masha allah macalin waan fahme
@munokows6299
@munokows6299 2 года назад
😊😊😊
@mohamedmireahmed9315
@mohamedmireahmed9315 3 года назад
masha allah waan ka faa iideestay
@abdirahmanfarahjimcale3611
@abdirahmanfarahjimcale3611 3 года назад
Mahadsanid Ustaad 🙏🙏🙏
@maxamedsaciid9728
@maxamedsaciid9728 3 года назад
Saciid xajaa wiil cajiiba
@أبوعائشالعجيلي
@أبوعائشالعجيلي 3 года назад
Tusaale 2222
@zaktoboy6087
@zaktoboy6087 3 года назад
Siciidaw zxp kuceli adoo raali ah lambarka qofka sidaa logaanayo
@أبوعائشالعجيلي
@أبوعائشالعجيلي 3 года назад
1 numbar haday noqotona
@fahankamustaqbalka8595
@fahankamustaqbalka8595 3 года назад
Raga iyo dumarka yaa shahwo badan raac linkigan hoose
@falastiinbiifey4705
@falastiinbiifey4705 3 года назад
Cajiib waaba tahay mucjisada xisaabta lambar sagaal Salaan sare injineerka iyo saxiibki
@hawomusemohamud8290
@hawomusemohamud8290 2 года назад
Xisaab onlin ah ma bixisaan
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 года назад
Mahadsanid, lkn daawadaha keliya ee ka jawaabay baan ahaa xisaabtaas hore , aad dhahday hayga hor dhicin , halkaanna igumaydaan xusin waad igu cabteen hhhhh, Waadse i hilmaanteene haw bixina,
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 года назад
Siciid xagaa sxb waan idin salaamayaa, aad baan ula socdaa barnaamijyadaada xisaabta, waad ku mahadsan tahay, maanta markaad mucjisada 9 soo hadal qaaday waxaan xasuustay qaacido 9 ah oo isku dhufashada lagu miisaami jiray dugsiyadii Somalia markaa markaa bal hadaad soo sharaxdayna anigaan Arkin hadii kalena aniga ii qor dhibcahaas qisadu waxa weeye 5×5=25 Markay sidaas tahay waxaa jiray hab lagu hubiyo waxaa la qorayaa × halka dusha x ta waxaa lagu qorayaa 5 halka ku beegan 5 hoose kadib waa la isku dhufanayaa x godkeeda midigtaa lagu qorayaa 25 ka dib wixii sagaal gaadha baa la tuurayaa that means 25 marka laba sagaalaad laga jaro maxaa soo hadhay soo 7 maaha kadib xaga x ta bidixdeeda baa waxaa lagu qorayaa natiijada xaga hoose ku qoran , markaa hadii ay marka la isku daro noqon weydo number ka xaga ku beegan ku qoran oo ah 7 xisaabtaadu waa khalad hadii aad I fahmi waydo email iisoo qor anaa iyadoo faahfaahsan kuu soo dirayee
@ibnufaysalabdul3250
@ibnufaysalabdul3250 3 года назад
Macha allah waa runtah waa habkii lagu hubin jiray isku dhufashada
@ibnufaysalabdul3250
@ibnufaysalabdul3250 3 года назад
Macha allah lkn mclin qaar an fahmi wyey aya jira tusaale ahan : 8888 isku dar aduu sidii kuwii hore uga shaqaynaya . 3698 xabadaana rci mclin FG: Waa qaar ay qaaciidadii ku shaqayn weydey e bal ku shaqaysii mclin
@sxagaa
@sxagaa 3 года назад
Wey ju shaqeyneysaa tusaale marka 8888 leysku daro waa 32. Markaa 32 waxaa laga jaraa 88 waxaa ku so bwxeysa 56. Markaad halkaa joogto soo qaado 8da koowaad kuna dar 56 .8+1 waa 9 waxaa ku woo haray 10 ka jar 9 waxaa kuu soo haraya 1. Marka maxaa 9 kaaga dhiman waa 8. Sidaa ayaan ku soo saaray 8
@ibnufaysalabdul3250
@ibnufaysalabdul3250 3 года назад
Macha allah wd mhdsan thy mclin shukran iiga wren 2021 xabadaana ii kala tuur macalin teeda kle ii sheeg meel aan kaala soo xidhiidho amaba what's app ka si aan kuu soo weydiiyo su'alo bden oo aynn halkan kaga gayoon karin ok hada macalin fadlan wn ku sugayaaaaaa
@xuseenibraahin3321
@xuseenibraahin3321 3 года назад
@@ibnufaysalabdul3250 .anaa kuu share garaynayaa my what's app number 0636604042
Далее
Xisaabta xiska furta ee lambar 5....
11:58
Просмотров 2,2 тыс.
Memorise the Whole Qur'an - STEP-BY-STEP Hifdh Guide
16:09
А вам, слабо?
00:22
Просмотров 30 тыс.
XISAAB LAGU OGAANAYO DA'DA UU JIRO QOF KALE .
5:13
Просмотров 2,6 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 550 тыс.
How To Read Russian In 9 Minutes (Seriously)
9:10
Просмотров 1,3 млн
А вам, слабо?
00:22
Просмотров 30 тыс.