Тёмный

JAWABTINA WATANA ABAY  

MY RAJO
Подписаться 251 тыс.
Просмотров 4,1 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@siradm
@siradm 2 часа назад
Daawo waa loo baahan yahay laakiin dhaawacna waa lee dahay, siiba tan gaaska. Gaaska waxa kugu kicinaaya iska ilaali, talooyinka drkana qaado, cuntoyinka ku dhibaayo jooji, caloolfadhisana iska ilaali, taasaa ugu daran. Aniga Soomaaliya cirbadaa laygu duri jiray laakiin hadda waa ka nastay alxamdulillaah, mararka qaar xaalado kicinaya ayaa jira, hooyo hadaa tahay laakiin, saliidiyan iska yareeyay, cabitaan waa iska dhaafay mar dhif ah maahee macal gurigayga cabitaanada dukaanka waa ka joojiyay dhawrsano kahor,biyocad iyo caano bes, macal school, ama anaa u shiidaayo, cabitaanadaas ayagaa ugu daran iyo sokorta iyo saliida, cunto caafimaad leh, wax waynad iska fahmee inshaAllah. Allaha ku caafiyo
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Час назад
@@siradm Caano wax fiican ma ahan. Hadii aadan ka marmeynin kuwa kefir ka ku jiraan cab. Prebiotic ey leyihiin u can digest easily lafaha ey u fiican yihiin iyo wax yaabo badhan oo fiican.
@siradm
@siradm Час назад
@@ashaomar6719 kefir dhay maaha, wixi dhanaan ah iyo kulaylkuba waa kiciyaan, aniga dhaqtaraa ii qoray habeenki markad jiifan rabtid cab ayuu I dhahay, dad ay caanuhu dhibayaan way jiraan sida qofka xasaasiyada qaba iyo cholesterolka xaalado ay uga daraan way jiraan
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 часа назад
Abaayo qaxwada iyo liinta iska dhaaf gas ey leyihiin ilkahana uma fiicno. Second sunta badan oo meel kasto aad ku buufineysid oo aad ku dhaqeysid iska dhaaf. Baking soda iyo qalka cad isticmaal iyo saabunta alaabta lagu dhaqo. Inta xanuunsan Allah SWT ha caafiyo inta caafimaad ka qabto Allah ha u siyaadiyo dembigeyna iyo kan Islam Rabby ha caffiyo Ameen yaa Jaliil 🤲🤲🤲
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
«﷽»الٓمّٓۚ⁠🤲ذٰلِكَ الْكِتٰبُ لَا رَيْبَ ۛ فِيْهِ ھُدًى لِّلْمُتَّقِيْنَ🤲الَّذِيْنَ يُؤْمِنُوْنَ بِالْغَيْبِ وَ يُـقِيْمُوْنَ الصَّلٰوةَ وَ مِمَّارَزَقْنٰھُمْ يُنْفِقُوْنَ🤲 وَ الَّذِيْنَ يُؤْمِنُوْنَ بِمَآ اُنْزِلَ اِلَيْكَ وَمَآ اُنْزِلَ مِقَبْلِكَ ۚ وَبِالْاٰخِرَةِ ھُمْ يُوْقِنُوْنَ🤲اُولٰٓٮِٕكَ عَلٰى هُدًى مِّنۡ رَّبِّهِمۡ‌ وَاُولٰٓٮِٕكَ هُمُ الۡمُفۡلِحُوۡنَ‏🤲اِنَّ الَّذِيۡنَ كَفَرُوۡا سَوَآءٌ عَلَيۡهِمۡ ءَاَنۡذَرۡتَهُمۡ اَمۡ لَمۡ تُنۡذِرۡهُمۡ لَا يُؤۡمِنُوۡنَ‏🤲خَتَمَ اللّٰهُ عَلَىٰ قُلُوۡبِهِمۡ وَعَلٰىسَمۡعِهِمۡ‌ؕ وَعَلٰىٓ اَبۡصَارِهِمۡ غِشَاوَةٌ ٌ وَّلَهُمۡ عَذَابٌ عَظِيۡمٌ🤲🤲🤲🤲🤲☝️............................
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ🤲قُلْ هُوَ اللَّـهُ أَحَدٌ، اللَّـهُ الصَّمَدُ، لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ، وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُوًا أَحَدٌ.🤲🤲🤲🤲بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ🤲قُلْ أَعُوذُ بِرَ‌بِّ الْفَلَقِ، مِن شَرِّ‌ مَا خَلَقَ، وَمِن شَرِّ‌ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ، وَمِن شَرِّ‌ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ، وَمِن شَرِّ‌ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ.🤲🤲🤲🤲🤲بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ🤲قُلْ أَعُوذُ بِرَ‌بِّ النَّاسِ، مَلِكِ النَّاسِ، إِلَـٰهِ النَّاسِ، مِن شَرِّ‌ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ، الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ‌ النَّاسِ، مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ🤲🤲🤲🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓
@ShamsoAhmed-e7s
@ShamsoAhmed-e7s 2 часа назад
Abayo muniiro allaha ku caafiyo aamiin yaa rabi
@sacdiaabdi5784
@sacdiaabdi5784 2 часа назад
Amin yarabi🤲🏻adna allha ku cafiyo abyo muriino cafi taam aya alle ku baryaah 🤲🏻
@naimaibrahim676
@naimaibrahim676 2 часа назад
Ilaahay haku caafiyob wll qur.aanka iyo adkaartana usla ogoow insha allah
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 часа назад
Alxamdulillah hadiiba beerka nadiif kuuyahay laakiin bakteeria ma iska baartay
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 2 часа назад
Abaayo macaan iskajooji waxayaalaha and cabtiid inshallh xabitii. Isaac caleenta lacabo inshallh khary xabitii Allah ku caafiiyo.
@AbdullahiAhmed-hu9uj
@AbdullahiAhmed-hu9uj 3 часа назад
Aamiin
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 часа назад
ISKAJOOJI. LIINTA. CAFÉ. MAFIICNA. CALOOSHEE. NABAR USAMEEYAAN. WAA AASHATO ILKAHANA. BAABAH. KADHIGAYAA❤❤
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 Час назад
Abaayo Muniiro illaahay ha-kucaafiyo,Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam. Cafi Alle iyo Musaamax quruxeey amalba ismanu aqoon ee cafisku wuu fiican yhye❤❤❤❤❤❤❤.
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 55 минут назад
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@khadraheegan5665
@khadraheegan5665 2 часа назад
Abaayo ❤alle ha ku caafiyo aaaamiin Aaaamiin yaarbi ❤
@hamdiahmed929
@hamdiahmed929 2 часа назад
Ilahey ha ku cafiyo Abayo munira❤❤❤❤❤
@IfrahAbdullahi-g3c
@IfrahAbdullahi-g3c 2 часа назад
Aamii anina Allah ku cafiya
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
❤️بسم الله الرحمن الرحيم❤️اَلَمۡ نَشۡرَحۡ لَـكَ صَدۡرَكَۙ🤲وَوَضَعۡنَاعَنۡكَ وِزۡرَكَۙ🤲الَّذِىۡۤ اَنۡقَضَ ظَهۡرَكَۙ‏🤲وَرَفَعۡنَا لَـكَ ذِكۡرَكَؕ🤲فَاِنَّ مَعَ الۡعُسۡرِ يُسۡرً🤲اِنَّ مَعَ الۡعُسۡرِ يُسۡرًا ؕ‏🤲فَاِذَا فَرَغۡتَ فَانۡصَبۡۙ🤲وَاِلٰى رَبِّكَ فَارْغَبْ🤲صدق الله العظيم🤲🤲🤲🤲🤲
@QadijoHassan-s7w
@QadijoHassan-s7w 42 минуты назад
Allah cafiyo 🤲 🥺
@Drsiskufilan
@Drsiskufilan 2 часа назад
Muraad leyahy iso duceey habo
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 2 часа назад
CAAFIMAD TAAM AH ALLAHA KU SIIYAA ABAAYO
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ💘💘💘💘💘🩵🩵🩵🩵
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
❤❤❤اِنَّ اللّٰهَ وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡا تَسۡلِيۡمًا‏❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
Haaaa Muniira Illaheygiii Kuu Dibciyey Alhamdulillah 💪🤲 Laakiin Markiii Bogo Lagaa Hayo Xabad Sowdada Waa Kaaga Dareey🤲 Tan Kale Sidaadaba Bulshada Aa La Shaqeysaa Aad Ku Dhex Jurtaa " Ee Raatib Ka Dhigo Subax & Galab Surat Al Baqara Aqriskeeda🤲 Naturellement Hadii Aad Aqriska Qur'aanka Taqaanid!!!! Insha"Allah Aragg Lee Wax Weeyn Ayaa Iskiiga Kassi Dontaaa🤲🤲🤲😘😘😘😘Anyway Allaha Ku Caafiyo Adi & Intiii Kulla Mid Ah🤲 Ya'rabb Dhamaanteen 🤲🤲🤲😘🌹
@SimanCali-mp5hr
@SimanCali-mp5hr 2 часа назад
Abyo muniiro Allah ku caafiyo is qur aan saar xbbti iney IL thy laga yabaa adkaar aqriso anaa iyo ayad Kursi aqriso salada judib mä walbo
@maryanaxmed3565
@maryanaxmed3565 3 часа назад
Alle haku caafiyo maintain na uhoreeyo comment
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 2 часа назад
Allaah ku caafiyo abaayo
@Fadumohassan-b4u
@Fadumohassan-b4u 2 часа назад
Ax ay muniro ilahe haku cafiyo dambi dhaaf ilahe hakaga dhigo ilah haku xafido wax xunne ale kuma tuso amin
@zalwacadeymohamed9143
@zalwacadeymohamed9143 2 часа назад
Abayo ilahey hakucafiyo ❤ shayal qandhada adunkaa ihesay mantane alx❤
@fadumomohamedabdi4959
@fadumomohamedabdi4959 2 часа назад
Muniiro alle haku caafiyo xbbti ❤
@miscobash4730
@miscobash4730 2 часа назад
Allha ku cafiyo abyo😊❤😊
@rahmanuur5191
@rahmanuur5191 14 минут назад
Alle hacaafiyo walla qaali aamiin Aamiin yaarabi ❤❤❤
@halimasacdia.
@halimasacdia. 2 часа назад
Ilahay haku cafiiyo abaayo muniira
@maryamaruun5821
@maryamaruun5821 Час назад
Wlhi xanuunka aad sheegayso Waa xameetida xanuunkas Oo kale waaaso maray waliba glbtii igu bilaawan jirey hbnkii markay dadka jiifan xanuun la rafan jirey heer waxa gaaray dhulka xabadka saarto Oo ashhaadka qabsado omg ugu dambeyn xameetida dhagax iiga jirey Waana Layga saaray Alxm ilaah haku caafiyo walaashey xanuunkas hadaa soo xasuusto Waa jiriricoodaaaa😢
@Ifraaxgalbeed-fs7bl
@Ifraaxgalbeed-fs7bl 2 часа назад
Wcs Abayo Allha ku caafiyo muniro
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)اللّٰهُ لَاۤ اِلٰهَ اِلَّا هُوَ الۡحَـىُّ الۡقَيُّوۡمُۚ  لَا تَاۡخُذُهٗ سِنَةٌ وَّلَا نَوۡمٌ‌ؕ لَهٗ مَا فِى السَّمٰوٰتِ وَمَا فِى الۡاَرۡضِ‌ؕ مَنۡ ذَا الَّذِىۡ يَشۡفَعُ عِنۡدَهٗۤ اِلَّا بِاِذۡنِهٖ‌ؕ يَعۡلَمُ مَا بَيۡنَ اَيۡدِيۡهِمۡ وَمَا خَلۡفَهُمۡ‌ۚ وَلَا يُحِيۡطُوۡنَ بِشَىۡءٍ مِّنۡ عِلۡمِهٖۤ اِلَّا بِمَا شَآءَ ۚ وَسِعَ كُرۡسِيُّهُ السَّمٰوٰتِ وَالۡاَرۡضَ‌‌ۚ وَلَا يَـــُٔوۡدُهٗ حِفۡظُهُمَا ‌ وَ هُوَ الۡعَلِىُّ الۡعَظِيۡمُ 🤲🤲👍👍👍👍👍👍👍
@ShukriShacni-hb6hz
@ShukriShacni-hb6hz 15 минут назад
Aamin yaa rabii alle hku caafiyo
@saeynbmaxmed6770
@saeynbmaxmed6770 3 часа назад
Abayo muniro alle haku caafiyo
@shukri.Ali.Hassan
@shukri.Ali.Hassan 3 часа назад
Allaha kucaafiyo❤
@hanamohamed1598
@hanamohamed1598 Час назад
Alle caafimaad taama ha ku siiyo wllo
@SamiiraFaliir
@SamiiraFaliir 2 часа назад
Alle haku caafiyo abyo 😢
@miimisahal2304
@miimisahal2304 2 часа назад
80% waa xammeetida
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Час назад
Ilahay ha Ku cafiyo
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v Час назад
Allah kucaafiyo abayo muniro ❤ Amiin amiin amiin 🤲
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 3 часа назад
Allha ku cafiyo abyo muniro
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 часа назад
Masha"Allah Qaali ❤ Walaasha Soo Dhawooow Reer My Rajo 😂😂😂 Abaay Moniira Ku Soo Dhawoow😂😂😂 Abaay Ismahaan 😂😂 I Noloow Walaasha❤❤❤🤲💘💪💪💪💪💪💪💪💪😘🇸🇴
@umumaida808
@umumaida808 Час назад
Mash allh
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 14 минут назад
Masha allah ilaaheey ha ku caafiyo abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimaahmed4065
@naimaahmed4065 2 часа назад
Illaah haku cafiyo abayo
@sabirincabdulahi6242
@sabirincabdulahi6242 18 минут назад
Abaayo caafimad taam allah haku siiyo insha allah❤❤❤🎉
@Feyruus.12
@Feyruus.12 2 часа назад
Allaha ku caafiyo
@KadijaAbdi-q6j
@KadijaAbdi-q6j Час назад
Rabbi ha ku cafiyo
@Ifraaxgalbeed-fs7bl
@Ifraaxgalbeed-fs7bl 2 часа назад
Haa wlhi sax waaye
@FatmaAbdulahi-lr9pz
@FatmaAbdulahi-lr9pz Час назад
Rabbi ha ku caafiyo abayo cafimad taam ah
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Час назад
Alaah haku caafiyo 🤲 Gaas hadu ku hayaba iska joji. Burka cad iyo wixii laga sameeyo. Sida. Bastada , makaroniga. Rodiga….., Sonkorta iyo macmacaanka, Salaida cad.
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 7 минут назад
Illahay haku cafiyo amiin amiin ❤❤❤
@FaadumoBari
@FaadumoBari 6 минут назад
Abaayo cafe iyo cafiimad taam allele haku siiyo
@NastehaMahamud
@NastehaMahamud 2 часа назад
Ilaahay haku caafiyo wll
@hodanali2354
@hodanali2354 3 часа назад
❤❤ale haku cafiyo abaayo
@cadniabshir3636
@cadniabshir3636 32 минуты назад
Allaha ku caafiyo abaayo xameetidaadana baar koley nabarkan ku qabanaya meel un baa xanuun ka jiraa ilaahay haka dulqaado
@quruxsanqurux8659
@quruxsanqurux8659 2 часа назад
Xameetida maiska fiirisay abaayo
@shamsoali4540
@shamsoali4540 Час назад
Illaahay ha kucaafiiyo
@MaryamaAbdiwahab
@MaryamaAbdiwahab Час назад
Abayo macnto Allh ha kucafiyo
@FardowsoCabdulaahi-c4d
@FardowsoCabdulaahi-c4d 20 минут назад
Alle ha ku caafiyo❤❤
@aasuf119
@aasuf119 Час назад
Gaska Waa xanuun badan yahay abaayo caafimaad Insha allah waxyabaha spice ka ha cunin
@maryanmaxamuud3228
@maryanmaxamuud3228 32 минуты назад
Hbo allah haku cafiyo❤❤
@FarahMohamed-b4r
@FarahMohamed-b4r 24 минуты назад
Alle haku shaafiyo
@UmuAmiir-y6g
@UmuAmiir-y6g Час назад
Waxas gaas waye tiifowga ilahay ha kucafiyo abayo❤
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Час назад
Ilahey ha ku caafiyo abaayo 😢
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 2 часа назад
Abaayo pls markad iscateen gajada badan ilaa 12 aad waxba kuneynin iska daa
@SowdaAli-gs7mj
@SowdaAli-gs7mj 33 минуты назад
Allaha ku caafoyo
@FatmaFartuma
@FatmaFartuma 45 минут назад
Abayo subixii biyo cad kubilow intadan wax cunin joji saliida caanaha basbas liin dhanan sanjabiil coffee iyo wax shiilan ama yaano lagudaray waxas oo dhan mudo hal bila jooji adiga arki doono isbadal insha Allah allahana kucaafiyo
@MursalMursi
@MursalMursi 26 минут назад
Aniga ayuusida igalaa alaha kucafiyo huno
@FadumoXasanxusen-th7zw
@FadumoXasanxusen-th7zw 2 часа назад
Munira aniga qaba xanunkas wa gaska
@MursalMursi
@MursalMursi 29 минут назад
Abayo waa gaas xanukasi
@sadioali7329
@sadioali7329 2 часа назад
Allaha ku cafiyo sister lkn waxa ku lee yhy hpalori Iga bara dheh bag xanunka asaga leh misanka qofka ka dhaco ano igu dhacay 😢
@SeynabCabdiraxamaan
@SeynabCabdiraxamaan Час назад
Abayo maxa ku dawesi
@nimcodaimond4183
@nimcodaimond4183 18 минут назад
Abayo
@nimcodaimond4183
@nimcodaimond4183 17 минут назад
Maxa waaye hpalori xanuun Kan muxuuyahay
@fardusjama7379
@fardusjama7379 2 часа назад
Wllo armay tahay qabsin ama xamaytida aniga sidaas oo kale ayaa ley qabtay kadib aniga waa leyga saaray xabaytida iyo qabsinka waa leyga qalay ilahay haku caafiyo wllo
@hudarahma2465
@hudarahma2465 51 минуту назад
Gas camal miyay kuqaan jirtay xamaytida wl aniga gas umalayin jiray hada waa dhagax laydhahay sidas miya ahayid
@memr7493
@memr7493 59 минут назад
iil aa kuu heeso my sister
@asmaibrahim9100
@asmaibrahim9100 Час назад
Xameetda halagafiriiyo
@khadrishgwal1202
@khadrishgwal1202 Час назад
Xametida le waye anigaba anigo cafimad qaba hal mar xanun igu so boday wlh xanun said u aha iska Bar xanunkas
@rifalalsharif2884
@rifalalsharif2884 Час назад
Asc wll anuu iqabty xanunkasi saa aad shegayso wuxuna noqday xameetida wllhi sasa layqabanjiry fool aanlagu dhalayn lkn marki hore sanadkiba marbuuhayo hada marku igubatay gasba modi jiray dhakhtarba konbutar isary waa xametudu igu yiri hada waa layga qalay isbuucan alxmdullh waa fcny adna xameetida igabadha kudhe wll allah haku cafiyo
@AnisoAhmed-b2b
@AnisoAhmed-b2b 16 минут назад
Abyo muniiro mlaga yaboo wxaan is cateyska iney ku dhipeen aad cuneysid inad ii soo jwbtida rajeynaa muqalka kle I.a ale hku caafiyo abyo ha shareysan wx ku haynin 😢
@sucdihussein7427
@sucdihussein7427 2 часа назад
Xameetida waye
@sucdihussein7427
@sucdihussein7427 2 часа назад
Anaa soo arkay ilahey umada hakahaayo
@hudarahma2465
@hudarahma2465 47 минут назад
​@@sucdihussein7427abayo sida gaska miyay kuqabata aniga sidasan ahay kinin gasna waxba imataro caloshadhan xanun Hurdo majirto dhafar dhidid badan habenki jidhka dhan xanun dhabarka qorta lugaha gasna walayga wayay lkn dhagax laygu shegay hada layga saraya ilhay haysakhiro wanku rafaday 5sano 😢😢😢 hurdo majirto habenki laygu kaca alx
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 42 минуты назад
Endoscopy ma lagu saaray gastritis or ulcers hadeey tahay walaogaanaa
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 27 минут назад
Abayo alle haku caafiyo lkn qofka oscaateeyo waxu isku dilaa baahi iyo ado baahan liin dhanaan iyo wax kiconayo cunayaan waxa isticasha fennel seed ana qabo waa ku caafimade wlhi ado baahan ha seexanin ado dhargana ha jiifanin waxas waa gaas isdhaha
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 2 часа назад
Alaha kucafiyo
@amalomar380
@amalomar380 2 часа назад
Possible xameetada iska soo bear walaalo
@fadumahalane3733
@fadumahalane3733 35 минут назад
Asc abayo waa dhagax aniga saas igu dhacaday
@halimasacid8621
@halimasacid8621 2 часа назад
Ale ha u caafiyo
@لتلتال-غ6ر
@لتلتال-غ6ر 34 минуты назад
Quran isa sar IL waye
@DumarBilla
@DumarBilla Час назад
Ilhy cfmd taam hsiyo byo
@j.k.s__90
@j.k.s__90 Час назад
abayo muniiro Allah haku caadiyo xanuunka aniga igudhaccay xametida dhagax kugujiro leygudhahay xametida isa baar
@hudarahma2465
@hudarahma2465 54 минуты назад
Anigana dhagax,laygu shegay abayo sida gaska malagu qabta aniga sida gaska lay qabtta gasban umalayjiray lkn dhagaxu. Noqday adiga side lagu qabta❤
@j.k.s__90
@j.k.s__90 16 минут назад
@@hudarahma2465 abayo aniga bo sida gaska liga qabtay boga ila calosha dhinaca midigka ixanuunesay haweenimo xanuunka igu soboday anigo umul ah mel iiron wakasiwayi wasexanwayi kiniini gas wacawi matag ayan bilaway kadib isbitaal ayan aaday kumbiyuutar leysaari dhagaxa xameetida ligahelay dawoyin liqoray wakuficnaday alx lkn saliida wa iska ilaliya
@fartunmohamed1848
@fartunmohamed1848 3 минуты назад
Abaayo coffee ga iyo liin dhanaanta amey kugu kiciyeen gaaska bal iska ilaali waxa kugu kicin karo
@NimoKhalif-g5w
@NimoKhalif-g5w 36 минут назад
Munira cadey cafimad dagdag
@NimcaSuldaan
@NimcaSuldaan Час назад
Qarasaa kugu kacan umaleenaa aniga marmar aaan saaas noqdaa
@Farxiyo-p4z
@Farxiyo-p4z 6 минут назад
dhajis amee tahay hilib qof rabto amaa cunte muniiroy hhh Somali sas dhahan Allaha Ku cafiyo tahlin dhajis ah halagu tufo tufaxa malin walbo halxabo kacun
@Umucamaar-b1l
@Umucamaar-b1l 43 минуты назад
Bog dilaac Iska baadh aba xununka daran isagaa leh
Далее
КОГДА НАКРОШИЛ НА ПОЛ #shorts
00:19
SIMPLE LIFE VLOG MOM AND KIDS BY FARTUN HAPPY
12:17
Просмотров 2,9 тыс.
SAFAR DAGDAGA MASEER MA ISOO CELIYEY MISE
8:58
Просмотров 2 тыс.
DAILY ROUTINE JUMMA MUBARAK #my_rajo
10:22
Просмотров 8 тыс.
OUR FIRST CLINIC CHECK UP FOR BABY TYSE
17:06
Просмотров 3,1 тыс.
КОГДА НАКРОШИЛ НА ПОЛ #shorts
00:19