Тёмный
No video :(

Jecliyaa jamaal Dhulka Hooyo Jecliyaayeey 

Somsweden
Подписаться 297
Просмотров 131 тыс.
50% 1

Jecliyaayee jamaal dhulka hooyo jecliyaa jecliyaayee xornimo aan ku joogo

Опубликовано:

 

25 ноя 2009

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@habdirzk8757
@habdirzk8757 9 месяцев назад
Listening Friday 10th November 2023. Long life and freedom my people.
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 года назад
jecliyaa ogadenia xorowda jecliyaa jabka ethiopia
@mubaarakdaacad1116
@mubaarakdaacad1116 6 лет назад
Jecliyaayee jawiga jawhar xurnima aan ku joogo jeliyaayee balcad aan dhex joogo jecliyaayee warshiiq iyo xeebtii macaaneyd jecliyaayee kaaraan oon jikaar lahayn jecliyaayee dharkeynley oon ku nasto jecliyaayee wadajir jecliyaayee golaley oo barwaaqaa jeliyaayee ceel bacad aan u jeedo jecliyaayee shibis taan ku bar baaray jecliyaayee cali gaduud ceelashiisa jecliyaayee yaaqshid oo aan dhex jiifo jecliyaa somali gabigeed
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Год назад
YA KU JECLIYAA MA ABGAAL CUSMAANAAD TAHAY YAYA AREE DHULKAAD DAGTAAD NOO SHARXEEYSAA. IGAAROW YA ISKA NOOLAAW KKKKKKK WAA GABAR OG CIYAAL BOONDHEERE GABDHO ABGAAL BAAN SAAXIIB AHAAN JIRNAY EEBOW🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Год назад
JOWHAR ABGAAL MA DAGAA ANIGA WAXAAN KUU HAYSTAA INAAD ABGAAL TAHAY
@SadePower
@SadePower 11 лет назад
Shout out to my darood cousins og aka cagadheers (LOL). Free ogadenia inshallah
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 года назад
hhhhh inshAllah ogadenia will be united
@sconto7
@sconto7 4 месяца назад
it been 11yrs and nothing has changed adeeer 🥺
@mdhayirmohamud595
@mdhayirmohamud595 6 лет назад
I heard thay poets are higher intelligent than rest of people. Look when this poet made the words of thia song now one thought it is possible to reach. But to day if ur ONL u can stay Jigjiga, Diridawa, Dhagahbur and all Ogaden region with that peace and freedom he predicted. New country west somali region.
@munaismail1795
@munaismail1795 7 лет назад
My dad used this song in the car when we were kid I love it #team_2017
@Somaliland-First
@Somaliland-First 3 года назад
Is he alive now?
@abdikadirmohamud3535
@abdikadirmohamud3535 2 года назад
I used to hear this a lot as a kid too lol
@sahrasaid1861
@sahrasaid1861 2 года назад
@@abdikadirmohamud3535 ⁰±±
@shukribundid9822
@shukribundid9822 8 часов назад
I am still looking for the girl in black dhirac 😂 it’s being 14 years.
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 3 года назад
Dad jira reer ayeyday Noolaada❤
@taagere
@taagere 12 лет назад
jecliyaa inaan galdogob joogo jeecliyaa jawiga galdogob jecliya inaan jiifsado galdogob jecliya wadankayga
@shukrimohammed2742
@shukrimohammed2742 8 лет назад
jecliyayeey Jigjiga dhagaxbuur jecliyayeey jawiga diridawa
@hhana
@hhana 14 лет назад
Jecliyaa Ogadenia Guul iyo Xornimo Inshaa Allaah
@ridwaanbashiir2091
@ridwaanbashiir2091 4 года назад
Ayadoo qoraala noo soo geli wllo mahadsanid walaaladeeen ogaadeeniya guul inshllh ❤💙💚💯😍
@ArmanOsman-tg7tr
@ArmanOsman-tg7tr 11 месяцев назад
Qeys Qeysar ✨
@robbenbanks1193
@robbenbanks1193 8 месяцев назад
Same wlhi asa kaso arkay 😂❤
@omirmalik5301
@omirmalik5301 8 лет назад
free ogadenia inshalah
@shukrimouhamod4229
@shukrimouhamod4229 Год назад
Yaa wali dawanayo Friday 21 July 2023 Ilahow nawad warto nasii
@habdirzk8757
@habdirzk8757 9 месяцев назад
Friday November 2023. Long live and freedom my people.
@adendubow5617
@adendubow5617 7 месяцев назад
Xabashi baan aduunka ugu necbahay
@SadePower
@SadePower 11 лет назад
Jecliyaa wardheere iyo baardhere... jecliyaa cabuudwaaq iyo garbahareey.... jecliyaa dhabaad iyo kismaayo... jecliyaa balanbale iyo baled xaawo... jecliyaa dhuulkiigii Hooyo......and jecliyaa mareexaaniya all lol
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Год назад
JECLIYAA QOFKII MAREEXAAN MAAGO JECLIYAAYEE SIDA LOOGA GUDO QAAN MAREEXAAN WAA QAAXO KUUGU MAQAN JECLIYAAYEE SAARKII GADO ARGOOBILOW GOOBILOW WAR GOOBILOW SAAR GADOOW🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@robbenbanks1193
@robbenbanks1193 8 месяцев назад
2023 dec 4 ❤ inta ika dambeyso wanii salamay ❤
@MrFaaid
@MrFaaid 12 лет назад
Jecliyaayeey jiidii Galmudug jecliyaayeey, jecliyaayeey xeebta Hobyo jecliyaayeey jiinkeeda aan jiifo jecliyaayaay Xamar Jadiid jecliyaayeyy anoo Xamt jabjab ku jarmaadey jecliyaayeey shanta Soomaali jecliyaayeey calankeenu dhex joogo.
@AbdifatahOmar
@AbdifatahOmar 13 лет назад
@super ubax adna ma ba hayeeyadaa baaa waad i bareejaysay ogadenia wey xoroobi onlf way adkaan soon insha allah
@amiinabdi1247
@amiinabdi1247 6 лет назад
Jecliyaay qabdiridahare jecliyaay qabdiridahare jecliyaay qabdiridahare aanku joogo xoornimo
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 года назад
Legend Jaango ✌️
@liibaan1990
@liibaan1990 14 лет назад
@hhana insha allah,, guusha ma dheera.
@browneyedsomali2028
@browneyedsomali2028 Год назад
I am sorry but, the dancing in this video is hilarious. omg
@deqamohamed9297
@deqamohamed9297 12 дней назад
❤❤❤
@abdiciro
@abdiciro Год назад
Jecliayay jamaal dhulka hooyo❤️❤️❤️
@amiinabdi1247
@amiinabdi1247 6 лет назад
Dhiiga ayaaa ikaca ruuunti markan dhagayzto heestaaan
@HOGAANSHE1
@HOGAANSHE1 12 лет назад
yaaaaaaaaab........dadka oodhan jecliyaa baa lasoo qorayaa hadana wax wax jecelba ma arag 20 sano ee lasoo dhaafay been baa laysu sheegayaa hal magaalo oo somalia ah qofka jecel waxa uu wada jeclaanayaa somalia oodhan sabtoo ah jirkaaga meelna ma nici kartid meelna ma jeclaan kartid marka dhulkana waa saas oo kale ama wada naca ama wada jeclaada somalia = 1
@robbenbanks1193
@robbenbanks1193 8 месяцев назад
Waa runta aqliga ilahay haku dhafo ❤
@mohamedkhalif1686
@mohamedkhalif1686 11 лет назад
i love it
@abdiwelimohamed653
@abdiwelimohamed653 6 лет назад
Anigoo yar daawan jiry
@Mosman47
@Mosman47 4 года назад
waxaan jeclaaan lahaa deeganada somalida oo dhan in uu ku soo daro 😏😏
@naimadek2714
@naimadek2714 11 месяцев назад
Tuesday 12 September jigjiga University cumps 👋 Heesta waa ku ilmeyey wlhi ilhow itus dadkeygo xora😢 scholarship from somaliland hargeisa
@abbascadde963
@abbascadde963 5 лет назад
Jecliya hees iga dheh
@Daadirka
@Daadirka 5 месяцев назад
2024 🥲
@hamzehussein4176
@hamzehussein4176 8 лет назад
Jecliyaayeey Xornimo anku joogo.
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 5 лет назад
Aad iyo aad codka ka drn masha Allah
@fahadcaynaan_official2926
@fahadcaynaan_official2926 4 года назад
Fanaankan mgcii
@jibriilsiciidjabro3320
@jibriilsiciidjabro3320 3 года назад
Maxamuud jaangoo
@narmanasah4553
@narmanasah4553 3 года назад
Jecliyaa dhulka hooyo
@MrGuugaalre
@MrGuugaalre 13 лет назад
jecliyaa jeeb dad o baarto . jecliyaa qoxootinimo, jeclinyaa dhul aan u dhal an. XORNIMO, KKKKKKKKKKKK, sooamli maaha waa xoriyad
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Год назад
Jeeb dad markaad baaran ma tuug baad tahay qaxooti ma jeclin ilaahay nabad ha nooga dhigo dhulkeena amiin
@eastleigh7th748
@eastleigh7th748 7 лет назад
Scientist
@eastleigh7th748
@eastleigh7th748 7 лет назад
Little bit late in to going to court
@MrGuugaalre
@MrGuugaalre 13 лет назад
MUUSIGA SOOMALIDA KALE U GARAACEYSA, OGAADKU KU FIICNA TUMISTA QALABKA
@anajk328
@anajk328 2 года назад
Xasuss
@aadanmaxamed8190
@aadanmaxamed8190 12 лет назад
gumeestaha waa uu idinka aqli badiyay wuu isku kiin diray shit lllol
@MrGuugaalre
@MrGuugaalre 13 лет назад
ogaadeen waxaa ka si ah .doqoonimo iyo casaan aan qurux laheyn
@MrMuzakship
@MrMuzakship 13 лет назад
XOOLAHAAN ARKAA WAXEE SAMEEYNEYAN UFFF, THEY FUCKED A BEAUTIFUL SONG WITH SHIT FLAG... XAAAAAAQ TUUUUUUUUUF..... SOMALIA SOMALIA SOMALIA SOMALI HAA NOLATO
@samirabashir438
@samirabashir438 3 года назад
Hh qoraalkan goortaa qoraysay intee joogtay😂
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt Год назад
😂😂 ma nooshahy
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Год назад
WUU BAQTIYAAN FILAA HADEER MA NOOLO XOOLAHAN
@robbenbanks1193
@robbenbanks1193 8 месяцев назад
​@@cabdikahinshugricali3989😂😂😂 ka dhaf habarka
Далее
Ogaden | Jecliyaa Jamaal Dhulka Hooyo - Jaango Dhaanto
8:39
سارية السواس   بس اسمع Elmir مني
9:06
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Просмотров 1,5 млн
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
Просмотров 16 млн
Somali Student Association - Taste of OSU 2014
5:31
Просмотров 984 тыс.
nimco dareen 2012
5:39
Просмотров 5 млн
طارق خميس وشيخه  والناس حرموني
11:48