Тёмный

"Jigjiga,Jabuuti,Hargeysa iyo Muqdisho...Deegaankeena waxaa dabka looga shidayaa"Gu Cabdi Xaashi. 

Somali cable
Подписаться 367 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

"Jigjiga,Jabuuti,Hargeysa iyo Muqdisho...Deegaankeena waxaa dabka looga shidayaa"Gudoomiye Cabdi Xaashi.

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@siradm
@siradm 18 дней назад
Ilaahay caafimaadka ha kuu siyaadiyo adeer. Waa ku faraxsanahay aragtidaada
@RaxMo-mk9eh
@RaxMo-mk9eh 18 дней назад
Jigjiga jabuti HARGEYSA muqdisho Gaarisa waa dhulkeena soomaaliweyn
@Hooda36
@Hooda36 11 дней назад
Riyada beenta kaseexo somaliland is not somalia wax somali weyn laydhahdo majirto never ever again kusexo kuso toos wake up and smell the coffee
@learn_quran_with_umu
@learn_quran_with_umu 17 дней назад
Adeer allah haku.siiyo.caafimad guul.somaliya.somali.weny
@ceelaabesaynab620
@ceelaabesaynab620 18 дней назад
Macaaaaaaac Somaliland soomaliya maaha ee Hargaysa iska ilooow. Dacawo halkay macal ku dhadhamiso ayay macaluul ugu go’daaa. Buus kir ayaanu ku leenahay maanta iyo bari Ilaaa Qiyaamaha!
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 18 дней назад
Xageey tahay doqon 😅yohow?
@user-du8si7bf6h
@user-du8si7bf6h 18 дней назад
Machala allaha ku cafiyo waarunta
@hassanabokor7861
@hassanabokor7861 17 дней назад
❤ waa sax adeer Allahu Akbar
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 17 дней назад
Shanta somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🇸🇴🫡☝🏽❤️💎💎💎💎🦁💪🇩🇯🫡
@maxamedcabdiraxman6595
@maxamedcabdiraxman6595 18 дней назад
Ilahey haku cafiyo somali wa ogtahy kalinta ad ugu jirto dib udhiska dowladnimada
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 18 дней назад
Adeer cabdi xaashi Ilaahay haku caafiyo e Qadaadweyn ka shaqayso❗️
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 18 дней назад
DUUCADA SHIICIIBA SOMALIAEED ALX PAPA GUUL ❤❤❤❤❤
@MaamMacalin
@MaamMacalin 18 дней назад
Adeer cabdi xaashi allaha ku dhawro meel kastood joogto
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 18 дней назад
masha Allah one love somali
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 18 дней назад
Allaah SWT haku Caafiyo Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah. Allaah Yahfidakum Somalia
@alishirwa1453
@alishirwa1453 18 дней назад
*WAJEER*
@Fawaaz57
@Fawaaz57 16 дней назад
Allaha maad ilowday
@Jamam06Mehdi
@Jamam06Mehdi 18 дней назад
Allah subhana wata'allah inta bugta ha caafimad caafiyo. Amiin
@RahmoOsman-ug6kp
@RahmoOsman-ug6kp 18 дней назад
Good job Abti cafimaadka alah ku siyaadiyi
@HindaHassan-nf1ev
@HindaHassan-nf1ev 18 дней назад
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MustafeAbdiraxman-m2t
@MustafeAbdiraxman-m2t 18 дней назад
Caaaac
@justincasecase4367
@justincasecase4367 18 дней назад
Allah Ku Caafiyo Inshallah Aamiiin
@FaaraxGaney-r4p
@FaaraxGaney-r4p 18 дней назад
Ale haku caafiyo
@abdiazizali9573
@abdiazizali9573 18 дней назад
Allah cafiyo gadmay abdi xashi
@husseindjama6572
@husseindjama6572 18 дней назад
Allaha caafimaadka iyo caqliga kuu siyaadiyo.
@abukar6
@abukar6 18 дней назад
Jojiya qaadka mirkinu ha sonoqdee markas bad midobeysine😮😮
@Sucaadsheekoxariiro
@Sucaadsheekoxariiro 18 дней назад
Hadaad janaalkayga booqato ilaahay janada hakugeeyo
@m.s.c.s.a
@m.s.c.s.a 18 дней назад
Mahada alaah baa is kaleh dhaqatirta ka hore
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 18 дней назад
Tuug wayeel Oo Jaajusa tahay, Awoowe, wax Runta kuu Sheega Maad helin Adi iyo inta kula Da'da ah Ee Haawiyen Daarood iyo Isaaqlayn, baa Shidaayo Dhiiga Dhalinta yar yar Ee Daadanayo, waxa Dhulka Iibsanayo Dowladna Diidan Oo Afkooda iyo Uurkoodu Iswaafaq Sanayn Waa Odayashiina Gaboobey Ee ka Dibiray Dhiiga Dadka Somaliyed Ee kala qaybinayo Dhulka Dhalintana Dhagaha ugu Shubaayo Qabiil iyo Qabyaalad, Dhalinta Hada Joogta waxay U Badan yihiin Kuwo Daroogo ka Dhargay kuwa tuugo ah iyo kuwo Aan Rabin Inay Shaqaystan Ee Raba Beeso Degdeg ah Xalaal iyo Xaraanba, Dhalinta wax Fahmeysa Afkaad ka Xirteen besle Indhahay waxka Fiirinayan waayo Naftoday u baqayan, Cimrigas aad Jirto Xamar Dhex tagneyd wax Aad ka qabateen ma Laha Dhibatads ka Jirta Caasimada dabcsn iyo Dalko dhan Hadal Aan Ficil wadan iyo Mukeyf la' hoos Fadhisan😭Maxa Odayal oyo Culumo ku tihiin 35 Sano Oo Dagal ah Oo aad ka dhigaten walax aad wax ku Cuntan Xaraan iyo Xalaalba Adi iyo inta Aan kar ku Shegeyba, Wadadada Jooga Xamar iyaguna wa Dhuuni Raac hadba kii Villada Fadhista Adeer u ah,Ka daaya Shacabka Beenta iyo Munafaqnimada Aad ug Shekeysan Wax magaratada Masakinta iyo Birmageydada, wabilahi towfiiq.
@gurays8859
@gurays8859 18 дней назад
Waa Mala awaaal waxa uu ka sheekaynayo odaygu cabdi xaashi kuwaas haba kuu danbeeyaane bal xamar wakaase adoo bila staff dhex mar Tiisa udaryeela tukale ku Hamiya waa Riyonaya odaygu
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 18 дней назад
Ethiopia aan aan xamar ku jibinay 2009 oo aan kasoo kabsan oo noqotay mayd socda ayad naf ka radineysaa ma so laaban doonto Ethiopia ku seexo kuna soo toos
@aminaomer6330
@aminaomer6330 18 дней назад
Nin dalkiisa quudh sanayaa meelna sharaf kuma lihid
@FuadHaji-t1m
@FuadHaji-t1m 18 дней назад
Dameer u adeegaya cadawga
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 18 дней назад
Odayga akhiro ku si socda cafmadba hysan bay idahdin waa gule gurti caqlika hawiye wakas 😂😂😂
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 18 дней назад
ALX
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 18 дней назад
Waa yaab iidoor oo reer diidaaya!!!
@adenhusseinmohamed2980
@adenhusseinmohamed2980 18 дней назад
Hadal eberah horaad dadka ugusirtey hadana Waa cajiib inaad siiwado
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 18 дней назад
2:40 2:40 2:41 2:42 2:42
@hashimkhlida4769
@hashimkhlida4769 18 дней назад
Garisa awey
@MustafeAbdiraxman-m2t
@MustafeAbdiraxman-m2t 18 дней назад
Laguugu dhakhsay
@crizaaqmaxamuud7850
@crizaaqmaxamuud7850 18 дней назад
Neefkaa maadidhaan qadaadweyneey😂😂😂
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 18 дней назад
Soo kii dhintay la yidhaahday bal eega umada wareersan 😮🙄 AUN
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 18 дней назад
Asaasaq foqal asaasaq
@MustafeAbdiraxman-m2t
@MustafeAbdiraxman-m2t 18 дней назад
Shabaab handing suqaariso
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 18 дней назад
Horgalkan muu iska aamuso. Yu metelaa, Hawiye iyo Daarood ayuu xiniinyaha u dhaqaaye.
@MawliidCabdi-b3n
@MawliidCabdi-b3n 18 дней назад
dalku waa qani lkn dad qani maaha
@libancumar675
@libancumar675 18 дней назад
garisa mala illowbay😂
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 18 дней назад
Hhhhh sxb way ku jirtaa
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l 18 дней назад
Waala la sheegay magaca u gafay😂😂
@ShakuuShekar
@ShakuuShekar 18 дней назад
Gobalka NFD ayuu dhahay waxa uuba sheegay magaaloyinka 6da ah ee hada Kenya ula baxday waqoyi Bari Kenya.waana gaarisa,wajeer,mandhera,isyelow iyo labada kle (NFD). MAFAHANTAY WLL.
@abdullahimohamed5544
@abdullahimohamed5544 18 дней назад
Dowlada FS Waa Iney geysaa Magalada Hargeysa Ciidanka GOR GOR Ee Xooga Dalka.
@Zirilkacade
@Zirilkacade 18 дней назад
😅😅😅Kuwaad Hargeisa keenayso Alshabaab dhulkay kaa haysato ku xoree
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 18 дней назад
Bal qofka nocaas ah bey mogdisho jigjiga Hargeysa garisa Djibouti 5ta somaliyeed ujeed kusu sow ma ahan somaliland wa dowlad madax banan muxuu nolanogaa marka sow munafaqad ma ahan isaaq hatago dalkiisa ha aado konfur anagaa leh marabno munafaq. Naga dhaxshaqeyo oo laba wajiile ah naga tago abdi xaanahi iyo koxdiisa
@abdulsamater7197
@abdulsamater7197 18 дней назад
Go on my old clown 🤡 lol
@ceelaabesaynab620
@ceelaabesaynab620 18 дней назад
Cacaaaac
@hassanibrahim3540
@hassanibrahim3540 18 дней назад
Kkkkkkk
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 18 дней назад
Adeero hadad siidas ugabowdey maad dhalinyarada ubaneysid kuursiga😮
@MohamedDuale-l3u
@MohamedDuale-l3u 18 дней назад
Xoolo lagu dhaansado Cambuuladaada iska cun Alshababna wayku haysa
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@cawaalecabdiqaadircawaale6843 18 дней назад
War nin yahay da.ayaa tahay ee taariikh dalka uga tag oo ka hadal gumaystaha iyo itoobiyaan qurunka ah
@somalidacusubsomalia2213
@somalidacusubsomalia2213 18 дней назад
Tuug khaainul wadan ba thy inaa dhimatao bay ahayd tuug mujrim ah ibnu khaain tuug tuug dhalay
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 18 дней назад
Somaliya fidnadeda adiga ayaa kow ka ah aa nadhaf orod aad dalkaga aad somaliland ula baxdey idin ma rabno konfur hadaanahey aa kunoqda dalkiina munafaqiin batihiin
@Hooda36
@Hooda36 11 дней назад
Eyaahe waad hurudaaye hurdada katoos wax somaliweeyn layidhaah do. majirto dadka waxaan dhici doonin hausheegin afaaraha Somaliland hagelin somaliweyn dabe dhici mayso intaa cirku idiin joliro ayey idiin jirtaa Somaliland is not somalia so wake up and smell the coffee do you understand that i will keep repeating million times that Somaliland will never joined whit failed somalia again never ever gonna happen again quusta 😉
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 18 дней назад
Soomaali waa dal faqri oo colaad badan, awaarland iyo fahaad raaxada Ka qaaday. Waa been waxa la sheegay waxba kama jiro. Waa dal faqri ah.
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 18 дней назад
Dadka Aya faqri ah ado kale OO xasid ah ayaana kadhigay OO qabiil iyo xasidnimo iyo shisheeye ushaqeeya waxan leeyanay macadan gaas batrool saliid dhulbeered bada afrika ogu dheer iyo dad dhalinyaro ah 75% iyo qeyraad kalo badan lkn adiga kuuma muuqdan ilen cadow bad u adeegta
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 18 дней назад
@@qalbidaryeele anniga oromo oo af Soomaaliga bartay kaana badiyo afka. Soomaaliya is a semi arid country with no national resources. It's people depend on foreign donation. It has been so, since the name Somalia came into existence back in 1908, decree no. 161 dated 5th April. Otherwise, they were clans, tribes, and nomads looking for grazing and drought. You have been betrayed by your politicians who told you fake stories. You are one of the poorest people who live on handouts.
@hajii2033
@hajii2033 17 дней назад
beenale
@fahmyyacin
@fahmyyacin 18 дней назад
Nacas beenale
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 18 дней назад
Duq baaqday oodoqna ayaad tahay haddaad dhimato iyo haddaad nooshay midna waxba tarimeysid
@CabulaahiJiinte
@CabulaahiJiinte 18 дней назад
Kkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂
@JoJo-vw5gy
@JoJo-vw5gy 18 дней назад
Igu shubo abdi xaashi warkaaga soomaali wayhaysaaaa. Soomaaliwayn waxay kuuuu haysatay nin Halyey ah, laaakiiin waxaaad noqotay jaajuus Ethiopian ah. Aad Ayan oga xumahay in dadkayga sooomaaliyeeed in aysan ku baraarugsanayn in aad tahay jaaajuuus wayn.
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 18 дней назад
Zoomali midaysnayd guumaystaha kahor taariikhda laguma hayo!.
@MustafeAbdiraxman-m2t
@MustafeAbdiraxman-m2t 18 дней назад
:‬‏ uf uf uf somalia
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 18 дней назад
Uf uf aq aq oromo qurun iyo daba dhilif
@user-hw5bt5bj8r
@user-hw5bt5bj8r 18 дней назад
Hoyada soomaaliya wastay khaayin wadan caloshii ushaqayte tuug ruug dhalay
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 18 дней назад
Waaryaa.waa.odayga.shishiyeya.u.afduban.kaalay.hargeysa.oonabad.iyocaano.yaalaan.cafis.soodalbo.kallay.somaalilaand.guulguulguul.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 18 дней назад
Dowlada 🇸🇴♥️waa iney soo gaadhaa gobolada waqooyi....waa in ciidamo federal ah la keeno Sool, Sanaag.
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 18 дней назад
🤣🤣🤣🤣🤣 somalia waa alshabab
@NimcoFf
@NimcoFf 16 дней назад
Badhan adaa u xora lkn dhul kale cag masoo halin kartid
Далее
Waar dag dag Ah
13:32
Просмотров 428
Su'aalo Ka Yaabiyay Reer Djibouti ~ Amira
10:54
Просмотров 72 тыс.