Тёмный

Jiif Caaqil cabdirashiid Oo Ka Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Suldaan Xasan Cabdilaahi 

Kaydka TV-GA
Подписаться 153 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

ERYAL TV

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@hamsesmart8010
@hamsesmart8010 6 лет назад
War nio anigo S..muuse oo ah GB ya Wllhi waxn ka jeclah H jeclo H yoonis
@mohamedbidhaanvlogs2401
@mohamedbidhaanvlogs2401 6 лет назад
Waa Dhab Hadalka Jiifka Guud Ee Beelweynta Ciidagale Rageeedi
@husseinhassan6520
@husseinhassan6520 6 лет назад
Adigu ma xadiis ayaad ku hadlaysa ku meel gaadhkoo dhan ayaa dawakhsan
@madarnuur8673
@madarnuur8673 6 лет назад
Daahuu ka qaaday rimo sir ahaaaaaaa
@kayseali8070
@kayseali8070 6 лет назад
Kuma raacsani Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi hadalkaas
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 6 лет назад
asc.walaalayaal qabiil qaran ma noqdo. markii dib loogu noqdo habar habar.ee sland iyo buntlanba ha jojiyaan dagalka tukaraqa.wabilahi towfiq.
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 5 лет назад
Wuu saxsanyahay jiif caaqil janbiir suldaan xasan na wuu khaldanyey oo waa inuu belaha badan ee uu beelkeliya kaqaatay iyo magaca jeegaanta oo uu kor ugu dhawaqay waa inuu xaal kabixiyaa
@walifarah101
@walifarah101 6 лет назад
Jeegantan iyo hagbadan meel walba lagaga mushxaradayo waa tii rer somaliland sii kala kaxayn lahyd ....
@legacyofafricakooshinducaa146
@legacyofafricakooshinducaa146 2 года назад
Xuusbi niin iyo Reer leeyahay baa Somaliland Ragaadisay Siidani waa waali Saladiinta haa laka fadhisiyoo siyasada sanadkana waa Dhimashadii Xuusbiyada qabyaladu yeelatay
@saeedm.ismail7813
@saeedm.ismail7813 6 лет назад
Iminka muxu ka hadlay ninka weyni hhhh
@nimcoahmed.2345
@nimcoahmed.2345 6 лет назад
Halayaabin mantay xilqabteenehhhhh
@xisbigawadani9184
@xisbigawadani9184 6 лет назад
#Tuugta #jeegantu way cadays teen nacaybka beel waynta #garxajis.
@same6001
@same6001 6 лет назад
Somaliland waxay ku socotaa burbur. Somaliya ayaa lagu noqonayaa. Viva Somaliweyn.
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 6 лет назад
Samia Elmi Inader inagadaa waxani
@same6001
@same6001 6 лет назад
guled maxamed Yaa eeda leh?! Imminkaba taariikhdu way qormaysaa. Somalida kale ayaa markhaati ah. In Huwan wareejisay dal iyo dad mideysan, waa sidii Riyaale sheegay markii uu xukunka ku wareejinayey Siilaanyo. Maantana waad aragtaan halka dalku marayo. Suldaankii HY waxa uu yidhi; Muse annaga nama maamulo. Cashuurtsna bixin mayno. Muxuu qaadi karaa Muse iyo Jeegaantu?!
@mohamedabdilahi6449
@mohamedabdilahi6449 6 лет назад
WAĹEE ÀNAGU WACAAM UNAQAAN XASAN NEEF NEEF ßADE WÀAÑÀCAS LAÀKIIÑ JEEGAAN BAL WAX HA UTARTO WALAAHAY MUUßE HADUU KAQABAN WAAYÒ SOO MAALILAAN NONKAN WAALAN EE XASAN CEEBAA SOOSOCOTA
@danielbryanbriebelleloveyo3587
Geesiga
@farxaanmusemuxumed9955
@farxaanmusemuxumed9955 6 лет назад
Isma dhamaane makhayadaha hala tagaan wali tanoo kale
@MMATvs
@MMATvs 6 лет назад
Waxba maad odhan reer guuleed ma sidan ayay ku dambeeyeen duni akhirul samaaan iyo caaqil bidhi
@naimamuztphe8787
@naimamuztphe8787 6 лет назад
rijaal sare noolow jiif caaqil jaanbiir
@ilhaanaxmed664
@ilhaanaxmed664 6 лет назад
Halayaabin waligii muutalin oo uqaadanwaa bay ku noqotay xilkii beeshiisu qabatay
@same6001
@same6001 6 лет назад
Ilhaan Axmed Hhhh wallahi waa run. Xitaa colaada ay qabaan waataas; waxay leeyihiin; Garxajis weligii wuu na gumeysan jirey. Wallahi waa qosol.
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 6 лет назад
Ilhaan Axmed xaqiiq nimaan talin jirin haduu taliyo nin aan tagi jirin baa taga. Intii la uumanaaba maanta ayay talo ummadeed qabteen. Maantana dawlado dalkan dano ka leh ayaa u boobay codkii dadka. Midse iga qor talo tanaa ugu horaysa uguna danbayn doonta. Cali Gurey oo la dhashaybaa hore u sheegay mar uu ololihii ka dhex hadlaayay deegaan Ciise Muuse oo ay cod ka doonteen. Wuxuu yidhi waligii nin SM ah oo madaxyinimo ku hamiyaya lama arag kan mooyee, kanina jab iyo silic buu ku yimid. Hadaydaan ninkaa maanta Ciise Muusaw nala soo saarin waligiin dib u arki maysaan nin kale oo SM ah oo madaxweyne u ordaya. Hadalkaasi waa xaqiiq dib u talin maayaan. Sidii islaantii maalinta talisay ee taladeedu urtay bay taladoodii qadhmuunka laga yaacay
@abdirahmansalah3643
@abdirahmansalah3643 6 лет назад
iska hadlaw ina igare.
@mahmoodabdullah3485
@mahmoodabdullah3485 6 лет назад
Muse bixiba kadanbaysa
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 6 лет назад
Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir ragii talin jiray baad tahaye Xasan waji Diir maxaad kala yaabi waligii intay ummadani jirtay maantuu arkay meel uu SM talo ummadeed ku qabtaye. Ku darso oo waa taladii u danbaysay kaa jaahilka ah ee Muuse-hagbad ee SM libaaxa u ah mooyee mid danbe arki maysid. Kanina idinkaa dhalay oo uu idinka hidaysanayaa
@cabdallenuur4129
@cabdallenuur4129 6 лет назад
waar ileen reer cuqdadi hayso daawo malaha suldaanka hadalkiisa sidaad doontaan u sarifta lkn waxaan idiin sheegayaa idinkay idin dhibi imisaad oran jirteen dhab libaax maxaad uga didaysaan magacan jegaanta? SULDAANKUNA WUU FARAXSANAA kkkkkkkk waa wax lagu qoslo hadal iyo dhamaan niman yahow cuqdada iska daaya oo dadkiina wax la qabsada garxajisow
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
Aaaar sudaan xassan ma gaadhid uryahay
@manshaa1923
@manshaa1923 6 лет назад
ninka dhiiga u shuba somali land waa dooqon w
@same6001
@same6001 6 лет назад
ninka dhiiga u shuba somali land Hhhh Somaliland way butburaysaa ee sidaa ogow. Haddaad jeceshahay iyo haddaad necebtahayba Somaliland jiri mayso. Sababtuna waxay tahay; colaada Jeegaantu aad bay u fog tahay. Waxay u muuqataa inay leeyihiin; waa nala gumrysan jirey. Waxaanse kuu sheegayaa in aan Somaliland go'i doonin. Somaliweyn ayaa lagu noqonayaa ee sidaa ku tashada. Ethiopiyana way u suurtogashay inay Isaaq isku dhufato si ay xerbaheena u hantido. Annaguna haddaanu Huwan nahay waxaanu leenahay; Viva Farmaajo. Muse wuu ka horeeyaa oo ka danbeeyaa!
@saddamlistentome1513
@saddamlistentome1513 6 лет назад
Samia Elmi 8
@saeedm.ismail7813
@saeedm.ismail7813 6 лет назад
Dee tol sheekaysanya maxd uga guban caqil
Далее
SWF 2018 Somali Books day, Part 2
57:23
Просмотров 9 тыс.
Как мы играем в игры 😂
00:20
Просмотров 147 тыс.