Тёмный

Jimicsiga murqaha miskaha. 

Ubahina Musa
Подписаться 55 тыс.
Просмотров 70 тыс.
50% 1

Uurjiifta iyo foosha.

Опубликовано:

 

27 июл 2016

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 190   
@umuzamzam5877
@umuzamzam5877 7 лет назад
assalamu Calaykum! abaayo ubahina waxaan ku weydiinayaa jimicsiga miskaha gorma la sameeya ma marka Ladhalo unbaa la sameeya mise markasta waa la sameynayaa? jzklh kheyr ukhti.
@aaminocabdirashid1463
@aaminocabdirashid1463 Год назад
Wallhi wax weenaan darem 2 malin bisaa sameyey thanks sistar
@halimonorhassan6291
@halimonorhassan6291 6 лет назад
masha alaah abaayo jazaka laah waxaad noo faideysay wax badan oo naga maqna
@abdikasim4692
@abdikasim4692 8 лет назад
Masha Allah mahadsanid abayo
@muhaymacadey1965
@muhaymacadey1965 7 лет назад
thanks qaliyey wan dhayahay
@axmaishaali5418
@axmaishaali5418 7 лет назад
jazakallahu kheyran abaayo sheekadan inkaston horay u ogaay hadana luqadeyda hooyo markaan kaaga dhageystay waan kasii faaiday mahadsanid abaayo
@amrishamisha1435
@amrishamisha1435 8 лет назад
Masha Allaah abaayo mcnto Jazakallahu khayr
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Amrish Amisha mahadsanid in badan, xbbti. 💖
@ifraharagsan9320
@ifraharagsan9320 8 лет назад
Mashalah abayo ubahina aad ayad u mahadsan tahay ruunti wax badan ayan ka faiday abyo ado raaliya meel khaas ahboo an kala so xariiro ma heli kara Allah khayr ha ku siiyee
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+ifrah Aragsan mohamed Ifraaxeey, mahadsanid in badan, soo dhawoow. E-mailkaan igala soo xiriir inshallaah. ubaxiina3@hotmail.com. Jazaakallaahu kheyran xbbti.
@ifraharagsan9320
@ifraharagsan9320 8 лет назад
+Ubahina Musa cafwan abayo macan
@fadumamuuse9712
@fadumamuuse9712 5 лет назад
@@ubahinamusa6208 wallashey gacanta maa kuqabanaa mise if hansi
@najmaxukun1965
@najmaxukun1965 Год назад
@@ubahinamusa6208 asc byo halkeen kal sohadlaa
@aminaosman400
@aminaosman400 6 лет назад
Wanfahanay abyi thanks abyo mcnto
@rahmaabdirahman7781
@rahmaabdirahman7781 6 лет назад
Asc ubaxey abayo jimicsigan weyshaqeysey adbad ugu mahad santahay xanunki lugta iga hayey wuu iga tagey mudo 8 bilod ah bu I hayey xanunka lugta thanks a lot 😍😍😍😍😍😍❤️❤️😍😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@qalbidhaya1796
@qalbidhaya1796 6 лет назад
abyo Rahma Abdirahman xanuunka lagta kaqaban jiray noocee ahaa abyo 9bilood baan ahay lugaha iyo miskahaa i xanuuna
@xurriyo16
@xurriyo16 6 лет назад
Qof uur 6 bilood leh masameyn karaa quruxeey😎
@meymunaali7850
@meymunaali7850 2 года назад
Ma sha Allah
@mohamudabdullahi6800
@mohamudabdullahi6800 8 лет назад
jaza kallaaho khyr walal
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Mohaz Abdi walaal , mahadsanidiin in badan.
@shinomohamud8296
@shinomohamud8296 5 месяцев назад
As abaayo ani labo imo ayaa liguqalay ilmihi sedaxad ayaan caadi udhalay marka waxaa makankahose kuarkay waxkusan oo an ugashakiyay minka manta Ayaan taqtarlakulmay jicimsigan ayo ishegay inaa guriga kusameyo marka WA kumahafsantahay madaman Safi can nogusharaxday
@muhaymacadey1965
@muhaymacadey1965 7 лет назад
thanks xayati qer alaha kusiyo
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 7 лет назад
+Muhayma Cadey 😍😍😍
@muhaymacadey1965
@muhaymacadey1965 7 лет назад
asc qalbiyey siqas ah ayan kugu bahna siden kugu heli kara thanks
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 8 лет назад
Masha Allah. waa talo wanaagsan.😃😄
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Mulke Hussein soo dhawoow, Mulki. 😉
@duniyachannel1335
@duniyachannel1335 8 лет назад
Mashaallah Ubahina aqoontada allaha kuu siyaadiyo
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Deqa Duniya Channel Quruxleey, aamiin yaa Rabb. Adna aad baan uga helaa, waana ku xirnahay barnaamijyadaada kala duwan ee aad nooga faa'iideeysid maashallaah. Jazaakallaahu kheyran, xbbti.
@anisoabdi3758
@anisoabdi3758 8 лет назад
thank you very much
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Aniso Abdi sidoo kale xbbti.
@lukyformomy257
@lukyformomy257 7 лет назад
kegel exercise sow maaha abaayo qliyeey
@MunaRoza
@MunaRoza 8 лет назад
Ubahina Musa Walaalo Su,aal dhinac Practical ahaan markii la sameynayo oo saxsan ma heli karaa magac oo English ah waayo af Swedish ka ma aqaano? Mahadsanid
@zamzamkulmiye7575
@zamzamkulmiye7575 7 лет назад
Kegel excersise waye
@hawakingmashaallah5528
@hawakingmashaallah5528 7 лет назад
masha allah
@muhaymacadey1965
@muhaymacadey1965 7 лет назад
abayo hada wan kuguso darsady
@ahmedhalaa6893
@ahmedhalaa6893 8 лет назад
Thanks sis ❤❤ 💚💙💛 waa kaa sugaa
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+ahmed halaa haye xbbti inshallah. ♡
@dr.shukriibrahim2794
@dr.shukriibrahim2794 3 года назад
M.a abayo noo so badi cashiradaaan
@sacidomaxamud4453
@sacidomaxamud4453 6 лет назад
Abayo ubaha dowan cunuka aya dhalay cunuka 10 Cadi aya udhalay maraka dhalay kadib qalain aya lukusameye kadihesata aya igaso dhacadey maraka hata masha wey iguso kacata weyna ika bararesa abayo kenyo ayan jokane maxasameya abayo talo isi
@xaawasiciid5000
@xaawasiciid5000 7 лет назад
asc wll maan fahmin ma qacata ayaa lagu qabanayaa
@Camaarpoi5803
@Camaarpoi5803 8 лет назад
mahdsanid qurux 😍😍😍
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Ahlaam M Abubakar 💖💖💖. Ii nooloow, mcnto.
@ahmedhalaa6893
@ahmedhalaa6893 8 лет назад
Thanks abaayo caaga magaciiisa
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+ahmed halaa mcnto, waan soo raadinayaa qalabkaas magaciisa inshallah. Mahadsanid, mcnto.
@ugbaadniciimo
@ugbaadniciimo 8 лет назад
great job abayo laakiin wiilasha yakacelinaayo videogaan we fiirsanayaane 😃😃😂😂
@Zaam495
@Zaam495 7 дней назад
Xilgaas qoraalka ad so qortay xishood ba jire hada lkin maya😂
@ashamustafa5668
@ashamustafa5668 8 лет назад
Abaayo kuma fahmin aniga sidaa loqawanaa maba qabsa maye hadii bodada laqawanen
@nassrinnur768
@nassrinnur768 7 лет назад
Hadee dabceen maxaa lasameenayaa ubah
@jijaosman9021
@jijaosman9021 8 лет назад
masha allaah shugrn abayo
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Jija Osman soo dhawoow, xbbti. Mahadsanid in badan.
@umuaisha694
@umuaisha694 8 лет назад
Abaayo markaan uurka qadiye ee dhaliye kadib babasiir ayaa iga soo baxadiye hadan uur Baan leeyahye markaan maan samyan kare mise markaan dhalo kadib ayaan samiye waayo dhabar xanuun Badan ayaan adareema
@yumamiir5696
@yumamiir5696 5 лет назад
Subxaana allah jimicsigan sanadki hore jab kama fahmin lkn alx shalay ayaa dhalay saakay aa naaagta dr ii sheegtay iina sharaxday lkn ubaxiina si kal iyo laab uga fahmay hada . quruxuy illah kheyr badan ha ku siiyo
@mushtaaqmahamed2577
@mushtaaqmahamed2577 3 года назад
Wll ifahansii
@meymunaali7850
@meymunaali7850 2 года назад
Qalin kadib ka so hadal abayo
@umusacad4914
@umusacad4914 8 лет назад
wllo waxan dhalay 6 ciyala wax idabacay muruqa calosha ee ma ita ayan sameya walal qaalibadan
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+umu sacad quruxeey, jimicsigaan aad ayuu u fiican yahay waana nolosheena inta ka dhimman inaan sameeyno lkn caloosha caadiga haddii uu ku dabcay waa in sit up la sameeyo. Jazaakallaahu kheyran, quruxeey.
@maxamedismaaciil4081
@maxamedismaaciil4081 2 года назад
Walhi wa runta waana ku cafimaatney wllo 3sano ayaan la caluunsanay waan hooyo somaliyeet
@niimoniimo1418
@niimoniimo1418 2 года назад
Abayo marka dhashay miyuu ku dabcay cad miyaa hoosta kaasoo jeeday makuu laabtey mcnto
@ubahjama1725
@ubahjama1725 2 года назад
Wll inan kula xidhiidhan rabaa siden ku heli karaa Ohio us ayan daganahy
@faduma5979
@faduma5979 8 лет назад
Asc bayo macan waxad ka hadashay wa arin muhima o loobahana wadna ku mahadsantahay lakin waxalagayaba dadkaqar iney yan fahmin uqaatan gacanta ku qabo marka ukaladhi sida dhuuji adigo wax iskucelinayo okale tasna wacodsi
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Zeynab Kahiye mcnto, jzkallaahu kheyran. Waa saad sheegtay lkn ereygaas baa iga maqnaa ee aad baan kuugu mahad celinayaa.
@newlife6410
@newlife6410 2 года назад
Asc ubahiina abyo seetahy maxaad RU-vid unacday
@farhiaahmed2088
@farhiaahmed2088 8 лет назад
mahadsanid walal lakiin ma gacanta ku qabtaad leedahey misane sidii adoo kaadi isku celinaya oo kale shugran xabtiti
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Farhia ahmed mcnto, gacan kuma qabaneeysid ee iskood baad u dhuujineeysaa sidii adigoo kaadida isku celinaya oo kale ayaad isugu qabanaysaa. Jzkallaahu kheyran.
@SamiiraHasan-be5xg
@SamiiraHasan-be5xg 3 месяца назад
​@@ubahinamusa6208 ma fahmin hppti
@samsamabdillah4937
@samsamabdillah4937 7 лет назад
maashalaa
@quruxsan3313
@quruxsan3313 8 лет назад
mashallh ilahy khry ha ku siiyo
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Uma Luqmaan Abdiraxman xbbti, aamiin yaa Rabb. Ii nooloow in badan.
@chinahodan2723
@chinahodan2723 7 лет назад
Maasha Allah thank you
@tobiasbenson3234
@tobiasbenson3234 3 года назад
not sure if you guys gives a shit but if you are stoned like me atm then you can watch pretty much all the latest series on instaflixxer. I've been streaming with my gf lately :)
@areslyle395
@areslyle395 3 года назад
@Tobias Benson Yea, been watching on instaflixxer for since november myself :)
@anisoabdi3758
@anisoabdi3758 8 лет назад
masha alaah I realy like u
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Aniso Abdi u wlc, quruxeey. 😙
@hudachanel2495
@hudachanel2495 8 лет назад
abayoy iyado video noso gudbi aad ban ugu bahnahay qer allaha kusiyo
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+miski mohamed inshallah waan soo gudbin doonaa mcnto. 💖
@shenkeronabdirahman8963
@shenkeronabdirahman8963 8 лет назад
Asc walaalo waan kusalaamay wanadku mahadsantahay waxyaabaha aad nosoo gudbinayso waxaa rabaa ib aankuwaydiiyo gabadha ayada oo xaamila ah masamaynjartaa waxyabahan aad soo sheegtay
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Shenkeron Abdirahman wcwswrwb, quruxeey. Aad iyo aad, mar walba ayaa la rabaa in la sameeyo uur laha lahaado ama waayeel hsla noqdo, waxaase si aad ah in loo sii sameeyo ay tahay sanadka ugu horeeya ee ilmaha la dhalo.
@faizahassan4459
@faizahassan4459 8 лет назад
masha Allah
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Faiza Sheikh jazaakallaahu kheyran.
@bisharoabukar3540
@bisharoabukar3540 8 лет назад
Masha allah mcn
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Bisharo Abukar 😍😍😍
@fatumashmowlid6453
@fatumashmowlid6453 7 лет назад
ASC ABAYO QOF UUR AH MASAMEYN KARA THANKS
@fatimaahmed3884
@fatimaahmed3884 5 лет назад
Kegel exercise ayan umaleyna inadkawado
@juweeriyoabdiqadir2484
@juweeriyoabdiqadir2484 8 лет назад
maasha allaah xbbti jazakallaah kheyr
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+juweeriyo abdiqadir xbbti mahadsanid in badan. ♡
@sagalereg3535
@sagalereg3535 7 лет назад
masha allaa abaayo waxan ahay hooyo 7 caruurah le allalehe waxaa legu soo qalay unuga todobaad unugege legu qalay waxuu jiraah2sano had a waxan leyahay 1uur ah adan dhib kale imaan ma suurta gal baain aan caadi u dhaloh adii alle idmoh madsanid.jwb....
@fatmayusuf9216
@fatmayusuf9216 6 лет назад
Sagal Ereg miid ba la igu qalay Shanta Ku xigto caadi ban uu umalay.
@mulkisalad8593
@mulkisalad8593 2 года назад
@@fatmayusuf9216 abyo meeqaa udhaxeysay
@aminamohamed2605
@aminamohamed2605 Год назад
Naa walaaleey noosoo badi waan rabnaaye
@user-bc1fd1uw5l
@user-bc1fd1uw5l 10 месяцев назад
Gadhana wali guursan ma saman kara jimicsiga
@canabcabow7736
@canabcabow7736 7 лет назад
masha allah abyo ubax allah haku dhowro inaan kula soo xiriiro ayan rabaa number kaaga ma isiin kartaa
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 7 лет назад
+Canab Cabow aamiin yaa Rabb. Jazaakallaahu kheyran adigana quruxeey. Ubaxiina3@hotmail.com igala soo xiriir inshallaah. 💖
@faaisacabdikarim2039
@faaisacabdikarim2039 Год назад
See usameyaah wllo ma famin
@mariataloveahmed2248
@mariataloveahmed2248 8 лет назад
tnks xbbti okay
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+mariata love Ahmed soo dhawoow, xbbti.
@farahali9740
@farahali9740 8 лет назад
abyo iga so jawaab xanuun ihaayo ayaad ka hadashay.waxan kadarema xanun mesha cirbad layskaga duro waxaad moda seed inuu itagaan yahay qeebta midagta 4 bil ayaan ahay. faahfahin fcn isi walaashay mahadsanid.
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Farah Ali quruxeey, waan ku salaamayaa. Waxaa jira wax la dhaho misko-xanuun oo yimaada marka uurka la leeyahay, laga biloobo todobaadka 20 illaa wixii ka dambeeya. Mararka qaar wuu soo hormaraa balse qofba si buu u qabtaa halka dadka qaar aysan qabanin. Marka mala xiriirtay xarunta daryeelka aad ka tirsan tahay, dhakhtar ma u sheegatay xanuunkaaga wali? Xanuunkaan ku haayo dumarka uurka leh 50% ayuu ku dhacaa, lamana garanayo waxa balse waxaa la leeyahay dhowr waxba wey sababi kartaa sida miskaha ayaa cadaadis dhaawac sababay ku yimid, hormuuno ayaa sababay iyo inuu yahay infektion ku yimid miskaha. Waxaad sameeysaa markaad soconeyso u soco sidii inaad qabto goono ku dabraysa. Markaad jaranjaro koreeysid sidii caadiga ahayd ha u korin ee hal lug markaad saartid kan kalana ka daba saar, sidaas u kor.
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Farah Ali waxaa jiro suun loogu tala galay in misko-xanuunka loo isticmaalo oo sinta lagu xirto ee kaas raadi xanuunkuu kaa khafiifinayaa, xbbti. Sariirta markaa ka daganeysid labada lugood oo wada jira isla daji adigoo sariirta qarkiisa u dhow suxuladana cuskanaya. Inshaallaah waxaan Allaah kaaga baryayaa inuu dhakhso kuu caafiyo. ♡ La xiriir dhakhtar haddii aadan horey ula xiriirin.
@muhaymacadey1965
@muhaymacadey1965 7 лет назад
abayo wlh arinkas ad ayan ugu bahno maku jira isago video ah you tob ka
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 7 лет назад
+Muhayma Cadey haa mcnto waa laga helayaa ee ku qor How to do kegel and pelvic floor exercises for women. Guul baan kuu rajeeyneeynaa.
@farahali9740
@farahali9740 8 лет назад
hadii uur 4 bil ledahay jimicsigaas masen kartaa?
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Farah Ali marka hore Allaah ha caafiyo xaaskaaga, walaal. Marka xigta haa way samayn kartaa haddii aysan xanuun iyo damqasho aynan dareemayn maadaama miskaha xanuunayo. Jimicsigaan waa in qofka noloshiisa oo dhan uu sameeyo balse markii la dhalo sanadka ugu horeeyo waa muhiim in lasii sameeyo.
@kaltuunahmed7376
@kaltuunahmed7376 8 лет назад
+Ubahina Musa jasakalahu khay qaali
@qarandeeq214
@qarandeeq214 7 месяцев назад
Ano uurle ma samynkraa jimicsiga
@nusaybahnur7573
@nusaybahnur7573 7 лет назад
Ubaxeey sheekadan wa nagu adkatay sxbey ma fahmi karno waxa la qabanaa ee bal vidoe ama si kale nagu tus sheekadan thnx
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 7 лет назад
+Nusaybah Nur quruxeey waad iga qoslisey. Inshaallaah waan soo wadaa mid kale oo ka sahlan.
@sacidomaxamud4453
@sacidomaxamud4453 6 лет назад
Dhawara xanun xanun wuhaya hataaya ku arakay abayo marakasado inakula so xariro aya rawahe mobilakaga igusoqora meshan abayo ekasase masamenkara hata anig qalan
@safiaismacil1942
@safiaismacil1942 6 лет назад
abàayo
@safiaismacil1942
@safiaismacil1942 6 лет назад
wanfamiwaye
@safiaismacil1942
@safiaismacil1942 6 лет назад
noosharax
@muhaymacadey1965
@muhaymacadey1965 7 лет назад
waxan ubahna jimicsagas mana fahmin isago video ah you tob maka heli kara
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 7 лет назад
+Muhayma Cadey hayee mcnto mid kale inshallaah.
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 года назад
Walal waa lagu waayey
@umuabubakar7241
@umuabubakar7241 8 лет назад
waxan rabilahen inad sifican nogu sharaxdid
@fatmamahad1150
@fatmamahad1150 8 лет назад
Abayo video oo practical aah mala heli karaa?Shukran
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+fatma mahad haa waa la heli karaa ee waddankee ku nooshahay, mcnto. Sweden haddii aad dagan tahay Google garee knipövningar.
@fatmamahad1150
@fatmamahad1150 8 лет назад
+Ubahina Musa Shukran macanto
@sareyamahat5938
@sareyamahat5938 7 лет назад
mahadsanid abayo qeyr Allah hakusiyo mcnto waxan rabey inan kuweydiyo qof ilma 2bilod ah kasodilme dhiigana illa bil kasocdo xaaqisna dide maxa u sameyni karo oo isticmalikara kanin dhig jojin ahna wax katariwayey bal isheg dia thanks
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 7 лет назад
+Sareya Mahat quruxeey, inta badan ilmaha dilanka ah iskood ayeey isaga soo dhacaan oo ilma galeenka uga soo dhammaadaan lkn marar ayaa dhacdo in loo baahdo in Ilma-galeenku ku haraan dhiig, xuub amaba waxyaalo kale oo dilankii ka haray sidaas darteedna waa in kasoo xaaqo amaba lasoo nuugo iyadoo la isticmaalayo tuubo si ilmagaleenka looga soo nadiifiyo waxa ku haray amaba wax kaloo kaalmaati ah aad hesho sida daawo. Waxaan kugula talinayaa inaad ku noqotid qolyihii xaalkaaga la socday markii hore haddii wax isbadal ah aad dareemi waydo. Naso, ka fogoow inaad biyo dhex gashid, ha samayn galmo iyo exercises muddadaas dhiigu kaa socdo. Khayr baan kuu rajeeyneeynaa, Ilaah hakula garab galo. 😚
@mariataloveahmed2248
@mariataloveahmed2248 8 лет назад
asc wll wad mahadsantahay barmamij muhiima weeyi alle khayr hku siyo mcnto su'al ayaan ku wadin laha si khaas ah halka kala xidhidhi kara facebook ama whatsapp?
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+mariata love Ahmed Wcwswrwb quruxeey. Jazaakallaahu kheyran, soo dhawoow mcnto. Facebook igala soo xiriir waana kan (Ubahina Musa)
@faadumocraxman5120
@faadumocraxman5120 4 года назад
@@ubahinamusa6208 wll wesab telka noso geli
@farahali9740
@farahali9740 8 лет назад
iiga so jawaab xaaskayga sinta qeeb birada ka istaagi la.waxbaa isku taagaayo iskma gadin karto.wayna kasexan ladahay
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Farah Ali walaal, waddankee ku nooshihiin? Dhakhtar ha u sheegto xanuunkeeda si ay kaalmaati u hesho. Waxaa jira suun miskaha lagu xirto ee ha tijaabiso waa intaas oo ay caawisee. Socsocod tallaabo gaaban u qaado inshallaah. Jazaakumullaahu kheyran.
@ayaanosman8682
@ayaanosman8682 8 лет назад
asc Ubax abayo wax badan ayan firsaday Lkn Wali ma fahmin Marka sen yela
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Ayaan Osman xbbti wcwswrwb. Ok, waxaad ku qiyaas qaadataa sidatan : markaad kaadineeysid oo uu socdo hal mar kaadida jooji. Markaas waad haysaa oo waad haysaa murqahaan ka hadlayo. Yacni iskood baad u dhuujisay. Marka si aad u sameeyso dhulka dhabar dhabar u jiifo ka dibna murqaha dabada meesha laga saxaroodo iskood usoo dhuuji, ka dibna kuwa farjiga kusoo xiji, ka dibna gudaha farjiga kusii xiji. Intaas markaad sameeyneeyso barida iyo iyo caloosha ha adkeyn ee murqaha aan sheegay kaligood dhuuji. Waxaan filayaa inaad i fahantay inshallah.
@ubaxanshaxofficial8844
@ubaxanshaxofficial8844 3 года назад
Abaayo ma fahmin ee vedio ahaan no tus
@farxiyoahmed3372
@farxiyoahmed3372 8 лет назад
muruqa ma dabada Kualo abayo ani wabasir idhibe iyo saxarada igu dhagto walaley xauron
@gamalfarah7131
@gamalfarah7131 2 года назад
Wllo babasiirka herer oo itobiya ku tall ayaa waxa jooga dhakhtar ka tuujinaya mar danbena iskuma arkaysid
@bisharosalmo677
@bisharosalmo677 8 лет назад
ubahina muse abayo waa mid iska keey hayo uur malahi jiikada markan galo on cuuntada kariyo mafarisan karo sory xabibti jawabtadi hadan arke anaga wa americo isku waqti manihin insha allah wanka faidne
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Bisharo Salmo quruxeey, Allaah hakaa kaxeeyo xanuunkaas. Horey ma waxaa dhabarka lagaaga duray Epidural (kabuubisada dhabarka)? Waxaa fiican inaad la kulantid physiotherapist, ama meesha ku xanuuneeysa acupuncture ku tijaabi bal inaad ku fiicnaato. Teeda kale jimicsigaan tijaabi in muddo ah inshaAllaah inaad fiicnaato ayaa la arkaaye. Nasiib wacan, abaayo.
@umuabubakar7241
@umuabubakar7241 8 лет назад
asc ubahina hada ayan arkay barnanijkada marka mafah min sida looqabanayo
@hsnahm1053
@hsnahm1053 7 лет назад
umu abubakar
@muhaymacadey1965
@muhaymacadey1965 7 лет назад
abayo arimo qas ah ayan inan kuweydiyo rabay yacni siden uwada hadli karna fb kada ama mel kale
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 7 лет назад
+Muhayma Cadey mcnto Ubahina Musa waaye Facebook-ga.
@ahmed-baashe1843
@ahmed-baashe1843 7 лет назад
ubahina muse khayr alle haku siiyo
@user-bi9vs5wu8m
@user-bi9vs5wu8m 3 месяца назад
Ma fahmin wll
@ahmedhalaa6893
@ahmedhalaa6893 8 лет назад
asc abaayo sweden ayaan joogaa aad ugu baahnhy abaayo qalab ayaa lay shegay oo iga caawinaayo kwaran marunbaa mase majiro abaayo isoo jawab thanks
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+ahmed halaa mcnto, caag farmasiga laga iibsado oo loogu talagalay in hoosta la gashto si gabadhii samayn wayda kaligeed ay uga qiyaas qaadato ayaa jira. Lkn uma baahna haddii ay murqahaas kaligeed dhuujin karto. Mahadsanid, mcnto.
@sihaamali6204
@sihaamali6204 8 лет назад
waaw
@soulekaali7380
@soulekaali7380 7 лет назад
Allah aqlig haku doyo
@maxamuudahmed6198
@maxamuudahmed6198 7 лет назад
ilahaw hadaan xabad ka fahmey jimicsigaa dumarka laga rabo daba iyo farjiga maa faraha lala galayaa meel heblaayo qabo ayaad ku jirtaa
@cugushkhadar3859
@cugushkhadar3859 4 года назад
Mcnto labarkaga iso diir ado raliha xaged joogtana
@luuluhamed6080
@luuluhamed6080 8 лет назад
hhhhhh wllo macaan ma fahmin
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Lily Hamed kkkkk.
@kareimabdi9009
@kareimabdi9009 Год назад
Dadka intee laga galaa ilaahy ha ina asturee🙄
@ladanitaomar4505
@ladanitaomar4505 7 лет назад
Abayo ad aye u Adag tahay fahankeda video o dad subinayo Kaso same thanks
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 7 лет назад
+Ladanita Landuna mcnto, waa runtaa inshallah waan samayn doonaa. Mahadsanid in badan. ♡ ♡ ♡ ♡
@barremuxumed1896
@barremuxumed1896 7 лет назад
Ladanita Land una
@barremuxumed1896
@barremuxumed1896 7 лет назад
l
@rahiimoomar1082
@rahiimoomar1082 8 лет назад
asc walashey SE lo qaban kara ma fahmin no jilci
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+rahiimo omar xbbti, dhabarka dhulka dhig, ka dibna lugaha soo laab adigoo dhulka jiifo. Waxaad hoosta ka sameysaa sidii adigoo kaadi isku celinaya oo kale adigoo barida iyo meelo kale dhuujin ayaad muruqaas hoose soo dhuujin. Marka intaas aad keentid oo aad fahantid hadana muruqa meesha laga saxaroodo kasoo biloow inaad soo dhuujisid ka dibna kan farjiga sii dhuuji.
@yassinabdilow3428
@yassinabdilow3428 7 лет назад
Asc...walaal aad baan kuu salaamayaa,waxaanan aad ugu faraxsanahay cilmigaaga aad sida macabre la'aanta ah ugu gudbinaysid walaalahaaga soomaaliyeed.... Maashsllaah ilaahay miisaanka xasanaadka ha kuu saaro...Aaaaaamiiiiiiiiiin inshaallah
@Fatxi1430
@Fatxi1430 7 лет назад
asc macanto wa walasha fatxi kana socoto abayo Yasmin Wan ku farxay arimaha ka hadashay abayo macanto ilahey ha ku barkeyo wa no mahiim arinkan wa jiran dhibkan dumarka hesto Wana ka ga mahad celinaya ajir ilahey ha ka siyo aqirana janada ha kugu bishareyo amiin by
@daaloomar9603
@daaloomar9603 8 лет назад
qofti kaadida ka socota wey joojisa
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+daalo Omar aad iyo aad xbbti. 💖
@muhaymacadey1965
@muhaymacadey1965 7 лет назад
wuna iga didan yahay micnaha waxuleyahay malagu aqbali Karo
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 7 лет назад
+Muhayma Cadey mcnto qoraal luuqa iisoo dhig anigaa kugu soo darsanaayo inshallah.
@ashaamsheikh3782
@ashaamsheikh3782 8 лет назад
nayahe shekadan wwaa wali mafahmin
@ayandahir9107
@ayandahir9107 7 лет назад
abayo
@fdmhss6306
@fdmhss6306 8 лет назад
Wad mahad santahay cdy ilahay ajar hakasiyo
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Fadumo Hassan mcnto, aamiin. Ii nooloow in badan.
@nimcomahamud9937
@nimcomahamud9937 8 лет назад
jkkkkkkkkkk ubaxiina wa arin jirta lkn sxbeey waaba la igu qalaa ilmaha e ma sameenkaraa jimicsiga
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Nimco Mahamud , haa waad samayn kartaa mar walba.
@ruunabdi6967
@ruunabdi6967 7 лет назад
qabashada ma gacaanta ama si kale
@fatimaahmed3884
@fatimaahmed3884 5 лет назад
Abayo ani maba fahmin
@amrancute942
@amrancute942 7 лет назад
please ruuxi wlhi ma fahmin maxan qabana qaali kkkkl
@SamiiraHasan-be5xg
@SamiiraHasan-be5xg 3 месяца назад
Anba sido kele ma fahmin hppti
@munamohamed1078
@munamohamed1078 2 месяца назад
See lo qabanayaa ma fahmine
@farahali9740
@farahali9740 8 лет назад
abyo waa mahadsantahay dhaqtarki wuxu dhahay xiligaan computer lagu masaari karo simaha, dawo neh xanun baabiya isticmaal, xanunka hada karoonaadey moda, lkin mesha layska duro aad baa wax iskugu gaay tagaan. marka aad kugu mahad calinaa wax kalo i caawi karo wa iso gudbin kartaa.
@ubahinamusa6208
@ubahinamusa6208 8 лет назад
+Farah Ali quruxeey, ma isku dayday akupunktur/acupuncture. Waxaa waaye irbado yaryar oo meesha xanuunka ka jiro lagu mudo. Waxaa sameeya indha-yarta ee warbixin dheeraad ah soo ogoow oo arrinkan ku saabsan. Tiger Balsam ama vicks ku daliig waa intaasoo xanuunku kaa yaraado. Waxaa laga yaabaa in misigta iyo lugta meesha ay iska galaan yara kala baxday balse ay iska biskoon doonto inshallah. Waan kuusoo duceeynayaa, xbbti. 💖
@lacagxalaal584
@lacagxalaal584 5 лет назад
Jimicsiga caadigana yaa la illoowin www.ifitnessnews.com oo maalinti 30 daqiiqo lasuubiyo
Далее
Barnaamijka Caafimaadka -  Murqaha iyo lafa xanuunka
35:49
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59
Uur iyo jir jimicsi 225|iscaateeys
10:15
Просмотров 117 тыс.
Qaabka loogu qubeeyo ilmaha dhashay.
11:27
Просмотров 125 тыс.
CASUMAAD LA IGU SAMEEYAY GOBOLKA BANAADIR....2
14:22
Просмотров 30 тыс.
Somali Poem
1:15
Просмотров 126 тыс.
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59