Тёмный

JUG JUG MEESHAADA JOOG PART 3 MUSALSAL RAMADAANKA 2018 HD 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 299 тыс.
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 524   
@intaficanwalaalkood3346
@intaficanwalaalkood3346 6 лет назад
Raboow Malintay Ahaato inaan Aduunka Ka Guuro Raboow Eraay Aan Idhahdo Afkaygana ugu Dambeeya ka Yeel Ashaahadada
@zeynabsocial72
@zeynabsocial72 6 лет назад
aamin yaarabi wll dhamanten
@zakiali4082
@zakiali4082 6 лет назад
Ameen walal dhamanteen Alle hanagu simo shahadada Amiiin Thuma Amiin Ya Rabii
@hamdihashi9828
@hamdihashi9828 6 лет назад
Aamiin yaa rabbi dhamanten
@intaficanwalaalkood3346
@intaficanwalaalkood3346 6 лет назад
Zeynab Social dhamateenba wllo
@maryamabdinor1084
@maryamabdinor1084 6 лет назад
Inta Fican Walaalkood aamiin wll
@rogaalm1236
@rogaalm1236 6 лет назад
gabadha in lafarafareey rabtaa ee marbto isjawaran iyo sheeko jilicsan intii iguraacsan like isaara
@ifrahheyle3685
@ifrahheyle3685 6 лет назад
Warayaada meesha maad fadhideen bisinkiyee ani liketa igu sharfa Ramadan illlahey ha idinkugu danbi dhafe3e
@aniizakhadar6848
@aniizakhadar6848 6 лет назад
Illaahay dartii like iigu saara bal
@ahmedhaji6864
@ahmedhaji6864 6 лет назад
Caawa waa jumcee nabiga halagu saliyo
@aragsan6552
@aragsan6552 6 лет назад
Ahmed Haji scw scw scw
@gulledabdi9189
@gulledabdi9189 6 лет назад
Scw
@hafsamohamed756
@hafsamohamed756 6 лет назад
Scw
@umosudais3360
@umosudais3360 6 лет назад
Ahmed Haji scw
@beerlula1047
@beerlula1047 6 лет назад
Scw
@aragsan6552
@aragsan6552 6 лет назад
Inta sideyda weji macbuuska neceb like haylaa dhafina waa runted inantu lacag ma rabte love ayay rabta love❤ Love ❤ maxayna dhiman love ❤
@shareychannel402
@shareychannel402 6 лет назад
dahabo luul Nin iska fur furan hdaa argtaana Dabaal waaye Lee dheheesiin
@ahmedhaji6864
@ahmedhaji6864 6 лет назад
dahabo luul waaa istahishaa like badan
@aragsan6552
@aragsan6552 6 лет назад
Aftahan Films maxad ku haysa mesha marka ee laga faaidaya
@aragsan6552
@aragsan6552 6 лет назад
king somali huuno sidaas ma ahaa ka iska nacas nacaska ahi waaka marku hadlayo bila xigmada ah kan Asbaro isna waa nooc kale oo dumarku ma jecla
@asmaabdirahman3855
@asmaabdirahman3855 6 лет назад
Qofki 16aad ayan noqday like ii saara ilaahow dagaalkna inaga qabooji iyo duufanada aamiin
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 6 лет назад
inta sideyda cml commenta aqriska u imaado like iyo commentka deeqsi kunoqda
@dhoofkhaliif5722
@dhoofkhaliif5722 6 лет назад
Somaliweyn channel ma iga haysaa
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 6 лет назад
DhooF IYo JacaYl waanka haya
@hangoolgudinmasar4087
@hangoolgudinmasar4087 6 лет назад
Somaliweyn channel qof kii 10 ee lake kugu deqay ban noqday
@jaabircariif9695
@jaabircariif9695 6 лет назад
Iga qabso culeskiisa comment
@suxuunta1duusha
@suxuunta1duusha 6 лет назад
Jaabir Cariif wanka gudoomay
@simanqaali4045
@simanqaali4045 6 лет назад
war dirbiyada iyo alapta intaan dhaqaaye sodaahay bilaa caleyk like igu qabta wllyl waa maskiintii qadamada heyd 💃💃💃💃💃
@KulanTv
@KulanTv 6 лет назад
Cayuush Abdalla abaayo allaha kuu fududeeyo huno 🚶‍♀️🚶‍♀️🚶‍♀️🚶‍♀️🚶‍♀️soo tartiibso gacalo
@abdirizakmohamed2742
@abdirizakmohamed2742 6 лет назад
Yaa raba in an u duceeya ramadankan like I Sara hada so afuray wale 🙏🙏🙏
@rahmoruuxilolq3143
@rahmoruuxilolq3143 5 лет назад
Ilhaney tan balanteda ha aminin
@farhaanjr6315
@farhaanjr6315 6 лет назад
special buluuq weeye filmku nice tolahi xabada baqsh ku noqdy lacagta jecel like ku aruuri comentgan
@gamerstylelol4945
@gamerstylelol4945 6 лет назад
Inta ilhan xarago jecel like iku qabta👍👊
@mariamarts9897
@mariamarts9897 6 лет назад
Like taba adinka Ku goobte inte like laga hela hda nasiibkega qawa
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 6 лет назад
ku sali xabiibkeena muxamed scw scw
@haldhaadumar6544
@haldhaadumar6544 6 лет назад
scw
@qadrohilawle132
@qadrohilawle132 6 лет назад
iga faa.ideyso waxan aqaaano scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 6 лет назад
Inta dagaalka Tukaraq ka xun like iisaara
@samsamibraahim1652
@samsamibraahim1652 6 лет назад
Abwaanad fahmo jama faraah Wayne kama xumi
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 6 лет назад
Why
@mascuudahmed1283
@mascuudahmed1283 6 лет назад
Aar like igusharfa Ramadanta darteed waa soo dadaalay caawee
@dauudgodane723
@dauudgodane723 6 лет назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ
@daarulmaqam3371
@daarulmaqam3371 6 лет назад
Daaud Abdalle صلي الله عليه وسلم
@cumarbidaaye
@cumarbidaaye Год назад
11 1. 2 2 PHOTO q451
@dhoofkhaliif5722
@dhoofkhaliif5722 6 лет назад
Hadaad maanta soomanayd ood farxad ku afurtay alx dheh liketana ha ila dhaafin wll
@alexlegrand6669
@alexlegrand6669 6 лет назад
DhooF IYo JacaYl alxamdulilah kulama dhaafin sxb
@moha6849
@moha6849 6 лет назад
DhooF IYo JacaYl i hate when the poeple is say give me like such you stop to say give me like guy ok
@shareychannel402
@shareychannel402 6 лет назад
the queen of pretty Kkkkkkkkk
@FrozyMM2_YT2
@FrozyMM2_YT2 6 лет назад
In lis fahmo oo la wada hadlo nolosha wax ka fiican malahan . Maladana liska dhaafo ayaa fiican
@anisafarah820
@anisafarah820 6 лет назад
alxmlilaah
@lilazlovebarcelona8051
@lilazlovebarcelona8051 6 лет назад
Mar hada shawiso tahay San lee ku dambeso waxa ku dagdid ma arkesed midbo midka kala inu ka ficanyaha uu maleysa lkn gurikena uku horeyo allaha no dajiyo amiiiin
@abdihakimmohamed8917
@abdihakimmohamed8917 6 лет назад
Labada riwaayadood oo kala ah Kala Haab iyo Jug-jug meeshaada joog waa isku mid,Dadka wareerka ka daaya !. Kala haab waxaa ku qoran Fekraddii Faarax Murtiile,Jug-Jugna waa Maaxi Muunye!. Yaa sidaa ila.qaba Like iisara!.
@xafsacise1517
@xafsacise1517 6 лет назад
Subxaanallaah War dumar kan qaawan soonka xitaa ma xishoodaan miyaa yaa rabbi nahanuuni
@hangoolgudinmasar4087
@hangoolgudinmasar4087 6 лет назад
wan oyaya ma hal like ah ban somali oo dhan ka hela tolay way dadkii dhiiga lahaa war like iyo commetiba igu tageeraa
@kinghajiali8761
@kinghajiali8761 6 лет назад
Naag meherkeda lo hormariyey mxa kaso socda 😂😂😂😂
@ladancali2076
@ladancali2076 6 лет назад
Kaalay oo ma intii taraa wixda tukana yay ayaaba la soo aruuray Wow asxpta inta iga dambay sa Like ha ii saa Rina
@haldhaadumar6544
@haldhaadumar6544 6 лет назад
Hhhh fanani tasa midi ledahy
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 6 лет назад
Anaa ugu horeeya inta Like jecel like isaara
@saidali5400
@saidali5400 6 лет назад
Jug jug meshaado jooog Magaca riwayadaba cajiiba Haddad sidaydo kle magaca layaabtay like saar halkan
@ridwanmohamud5383
@ridwanmohamud5383 6 лет назад
Like ta halaiisaro an idin duceyaa Ramadan Karim
@farhiehassan5315
@farhiehassan5315 6 лет назад
qofka 19 sagaal ayaa ahay intaa guurmee iiga soo hureysay inta iga danbesa like ha baqiilina
@ahmedcarlo3066
@ahmedcarlo3066 6 лет назад
Tolnimo haday Jirto Liketa halaygu roonaado 🇸🇴
@maryanhussein3143
@maryanhussein3143 6 лет назад
Aqiyarey inta iga dambeysa like ta isara
@naciimoabdinor9641
@naciimoabdinor9641 6 лет назад
Sheekada laba biri maqneed waba hilmaaney meshee mareysey laki laki isaraaa yaa somalia
@wacdaronet5929
@wacdaronet5929 6 лет назад
hadaa somantahay like isaar
@foziaabdalla1035
@foziaabdalla1035 6 лет назад
Nastexo indho..fadumiina...laki haji..xawo kiin....meleysan kujirin wlhi blhii iiguma baxdo inta ila tagerto intaas like heeeee
@765_fx7
@765_fx7 6 лет назад
mahadsanid Abukar Mahdi Abuukar shaqada aad noo heyso waan kaaga mahad celinaynaa 1000000% thanks
@nasraayaan7711
@nasraayaan7711 6 лет назад
Ciyaal dhooqoy mesha waxa loogu talagalay in faker lagu qoro maha niic n like isaar iyo dawarsi bay meshiiba ku malmaluuqeen
@xamdinura6044
@xamdinura6044 6 лет назад
Nasra Ayaan hhhh sax,you tube mar dhow like ii saar baa looga guuraayaa soomaalida lol
@abirmahmud1895
@abirmahmud1895 6 лет назад
Sidaa ilhan xarago mid afka ka xiran oo jeebka ka hadla ilaahow igu soo qabo Waa ramadaane
@rodasahal5828
@rodasahal5828 5 лет назад
Ruwaayad waan ka helay, cabdi maaxi munye waa nin iga yaabsadey maasha allah ruwaayadaana isagaa qoray wooooow waa markii iigu horeysay aan arko inuu yahay mid qora ruwaayadaha inuu heeso oo jilo uunbaan moodi jirey noo;ow huuno
@aminawordaabdi2666
@aminawordaabdi2666 6 лет назад
Like maxow faido leyahy bal isaara ha idhaafininaa walashinaaa ahy niga yar
@yonisf_fzzz2188
@yonisf_fzzz2188 6 лет назад
Waa runteed Asparo waa cabsi caadi ah.
@abdirahmancaydiid623
@abdirahmancaydiid623 6 лет назад
Plz liketa inta riwaayadan lahaysata
@suhayrqays7523
@suhayrqays7523 6 лет назад
44qof iga soo horeyay may u hoydeen mesha
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 лет назад
Jiid aan kujiido waa gamca daalis🇸🇴🇸🇴👍
@dancedance2107
@dancedance2107 6 лет назад
Fadumina laanteed abaar😂😂😂ha dhafin hdaa tageerto
@dirisleteam201
@dirisleteam201 6 лет назад
Lii Znap sidaan subscriber kugu Saray igu saar
@dancedance2107
@dancedance2107 6 лет назад
Daud Husein wnku saraY
@amaansanfatma1166
@amaansanfatma1166 6 лет назад
Lii Znap been mahan walee
@waxqabadchannel6668
@waxqabadchannel6668 6 лет назад
Ar benta ma aha anigana like an kugu dadala adiga fadumina le aman like ma weynesid
@abdiwahabhassan7992
@abdiwahabhassan7992 6 лет назад
Dadku like jeclaa maxa laga helaa agaaa cawa bal aan idinla arkee igu qabata Ramadan Mubarak dhamantiin somali konfur somali waqooyi somali galbed shanta sharka kukala tagtay Ramadan Mubarak
@hanisomali8971
@hanisomali8971 6 лет назад
Kkkkk kamaaludiin suu u hadllo inta ka hesho 👍
@mustafagk1270
@mustafagk1270 6 лет назад
Inta maanta daawanaysa liketa PLZ
@ridwaanmaxmuud7890
@ridwaanmaxmuud7890 6 лет назад
Inta dagaalka tukaraq ka xun like iigu deeqa please
@waxqabadchannel6668
@waxqabadchannel6668 6 лет назад
Ridwaan Maxmuud aniga kow
@laylaqaali1120
@laylaqaali1120 6 лет назад
cawa 45 qof ayaa iga so hormarty inta aan alaabta kaso dhaqaayay ee asxpta cawa like yaan layga baqiilin
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 лет назад
Laxamad maxay aheed likr inta aqooon aniga cml rer xamr😂😂😂😂
@laqanali1005
@laqanali1005 6 лет назад
Waxan ahay wllkiin oo jooga tukaraq hadii aad wax kale igu caawin waydo like ta isaar
@aragsan6552
@aragsan6552 6 лет назад
darwiish hurre sawta bakhtigini meel walba la jidey down buntland down
@qadroqaali9626
@qadroqaali9626 6 лет назад
darwiish hurre kkkkkk
@daarulmaqam3371
@daarulmaqam3371 6 лет назад
darwiish hurre ilhy ha qaboojiyo dagalka
@abdirahmanabdiwali7038
@abdirahmanabdiwali7038 6 лет назад
dahabo luul hoyada baa lagu jiiday
@hamdiibrahim434
@hamdiibrahim434 6 лет назад
darwiish hurre kkkkkkkkkk tukaraq qof joigo like ma radinayo wax kle ma iiheysaaa
@saciidoladan5756
@saciidoladan5756 6 лет назад
Inkastoo aan weli kadhargin hadana waan kuqanacsanyahay thanks ayaan idin leeyahay habeen dambe Waa dukaan jajabis kkkk xoolo rageed Fara katirsan feerana kaxisaabsan kkkk
@sahraabdi2284
@sahraabdi2284 6 лет назад
meeshaan kuraas maa utaalo dadkaan waanba yaabaye
@mustefeumar1546
@mustefeumar1546 6 лет назад
Kkkk markasta waxan akhriya comments ka waxanan arka hadaad sida oo kale thy like ha ila dhaafin kkk manta wa markaygi hadad somali dhaba tahiin aan arko like tiina🖒
@adenabdi2105
@adenabdi2105 6 лет назад
Dumarku wa dabin sheydaan mahmahdaas yaa igu raacsan like saara
@malapzaninamustaphe6743
@malapzaninamustaphe6743 6 лет назад
Wllhi hdana waa run asparo waa weji macbuuz
@ishakafarta9005
@ishakafarta9005 6 лет назад
Ruwayado qudoshin Lee waye 😂😂😂😂😂😂 Like iisar tol hada tihin
@magacahadankenay801
@magacahadankenay801 6 лет назад
Qofkiii 4aaad Fadlan #like Igu cawiyA Intiii Kaheshay Riwaayadan Wanaagsan ♥♥♥♥♥♥♥♥
@buujagabadhacajiinkagaadob4621
Inta xalay u dhafarty ani cml liketa😂😂😂😂😂😂
@cabdicaadiljaylaani1881
@cabdicaadiljaylaani1881 6 лет назад
Aar bal like tan la sheegayo ii saara bal waxa ha kordhisee
@munaali2592
@munaali2592 6 лет назад
Waaba yaabe meesha malaseexdaaa Oo cawa kala haab majirin miyaaa
@jamaalgeesoos4193
@jamaalgeesoos4193 6 лет назад
Dagaalka tukaraq hadaad ku faraxsaneen like isaar indero
@hamdiibrahim434
@hamdiibrahim434 6 лет назад
Cagu soomali qof walba like isaar waryada hawada noga baxa mxad ka heshiin waa IGA kaftan ana hala iisaaro kkkkkkkkkk
@sahraqueen8582
@sahraqueen8582 6 лет назад
shekadan ayaa macaan
@adenmohamed3492
@adenmohamed3492 6 лет назад
horta ani wayabee liketa maxaa laga faidaa waa idankaa kuhayee like isaara😳🏃‍♂️
@kaafimohamet9456
@kaafimohamet9456 6 лет назад
Inta iga dan bezo liketa i zaraa
@mohamedmohamud1002
@mohamedmohamud1002 6 лет назад
Subxanallah dadkan mesha mey jiifan lagama horeyaa isla soota 57 iga horeyso gacana idin taagay
@sumayajibril2129
@sumayajibril2129 6 лет назад
Caawa 40 qof iga horeeya
@hodanhayaan121
@hodanhayaan121 6 лет назад
guurku waa god madow o gacan la galyey
@kingjaarevi2032
@kingjaarevi2032 6 лет назад
Hhhhhhh oo hadan wikh wikh wikh wikh wikh markale gah gah gah gah gah gah gah aaaaaaax asbro ilxaaan waaay ku gashay
@maryamjamahalane9232
@maryamjamahalane9232 6 лет назад
like isara kuwalatene mxa idinka si ah horta
@hamditaraxqueentarax7731
@hamditaraxqueentarax7731 6 лет назад
Kala haab & iyo jug jug midkee ku heyastaa???? ●●Aniga jug jug ku heystaa
@farhiyoabdullahi6195
@farhiyoabdullahi6195 6 лет назад
15 qof baa iga so horeyey likta isara 😂😂
@muntascrisaaqchannal6348
@muntascrisaaqchannal6348 6 лет назад
Markay lacagtii ka dharagtay ayay ima qosashid ku marmarsonaysaa
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 лет назад
Malak ka mood u modaa ku lahaa hhhhh viva ilhaaan harago like 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@kapitaanobaxrooz5288
@kapitaanobaxrooz5288 6 лет назад
Like iii sar aan ku saare warkaa kudhan🔕🔕🙏
@umeyracaadey6236
@umeyracaadey6236 6 лет назад
Lacak arabah anigah waligis yoh qoslin wlhi lacag wah jecalahay isoh duceyah
@mowliiddaryelee1073
@mowliiddaryelee1073 6 лет назад
Abukar mahdi waa iga codsi🙏faduumina markay reer waqooyiga ku hadleyso ino so gaali tageeraha1 ayn ku ahay ima dhaafto musuulkagu🙏🙏🙏🙏🙏
@shugriali8296
@shugriali8296 6 лет назад
Thanks abukar mahdi
@aliahussein2009
@aliahussein2009 6 лет назад
121k ayaanoqday😋😋
@talisoyarey8801
@talisoyarey8801 6 лет назад
Ramadan mubarak dadkeygii aanjecla😘😘
@deeqoosman1632
@deeqoosman1632 6 лет назад
asc abuukar mahdi walalkey waxan kaa.codsanayaa musiga inaad naga deyso sababtoo ah waa ramadan
@shacniabdullahi309
@shacniabdullahi309 6 лет назад
Qosol waad u keeni karta kulahaa😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@rahmamohamed3765
@rahmamohamed3765 6 лет назад
jnta samaha jecel ee ka soo horjeeda dagalka tuka rag inu joogsato igu raacsan like ta igu caawiya
@anfacbeauty3333
@anfacbeauty3333 6 лет назад
Dadka ma sexan miyaa mise wey dhex jifeen 👍🏿like isiiya 🙏🙏🙏fadlan hadii kalo hooyadey baan in sheega 🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪
@fathianouh9797
@fathianouh9797 6 лет назад
kkk Tvgaaba lagu qoslaa kulahaa Ilhaan ilaahoow hanagu soo beegin kaasoo kale
@hassanliilove537
@hassanliilove537 5 лет назад
qeebta 3 qalad baaa kujiro waaa ilhaan markey aasbaro kalarka qawaneyso wey qosleysaaa
@suaadsucdish1632
@suaadsucdish1632 6 лет назад
Manta dhan waxan sugaye kala haab San mxa waye inta isku midnahay gacanta so taag
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 6 лет назад
Suaad jug jug mezhada joog yrey
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 6 лет назад
Suaad Sucdish Adigaaan ku sugaayey anna wdna ii timid
@mohamedadam2742
@mohamedadam2742 6 лет назад
Suaad Sucdish 🙋‍♂️
@drszaynutasalad639
@drszaynutasalad639 6 лет назад
Suaad Sucdish wlhi kala haab ayaa sugaye ☝☝☝☝
@suaadsucdish1632
@suaadsucdish1632 6 лет назад
Ibraahim Osmaan hhhhhh iga joog
@simansiman5498
@simansiman5498 6 лет назад
Subxanalaah dad kaan like jeclaa war is ku xishooda dc
@jaraneyabdullahichannel6856
@jaraneyabdullahichannel6856 6 лет назад
Ar cawada an idin tuge like igu bobsiya waxa laga faido an arke
@gubernohassan6559
@gubernohassan6559 6 лет назад
Ramadan ka maba ka hadlese ruwayadan seh cml🤔🤔
@daudic1829
@daudic1829 6 лет назад
1st likta ha ila dhaafina
@sahraqueen8582
@sahraqueen8582 6 лет назад
shekada farax murtiile ma macaana
@rahmamohamed4198
@rahmamohamed4198 6 лет назад
First
@xaajiquusiye393
@xaajiquusiye393 6 лет назад
noloshu waa Isfahan iyo farxad noloshu hadeyna farxad jirin lamawada noolaankaro
@abdirahmanmohamedqaxiye9292
@abdirahmanmohamedqaxiye9292 6 лет назад
abukaar maahadi inta rabaadka laagu jiiro joojo ruwaayadan waayo dumarkaan qaawaana istura kudheeh waa biil rabaadan alllaah halaga cabazaado walalayalo oo malayaciniga halaga daayo buluzhada
@haldhaadumar6544
@haldhaadumar6544 6 лет назад
walky qali waaa run جزاک الله کل خیر
@jamalhusseinabdi7754
@jamalhusseinabdi7754 6 лет назад
Wli mgca musalsalkan waxba kama dhadhansan YAAB !!!!!!
@mohaamiin9228
@mohaamiin9228 6 лет назад
Caadi ma ahan
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 лет назад
Lacag kuguma taagnee like👍 iisaar 🙏🙏 💚🙏💙🌻😍💙😎🌺🌹😎🌺😎🌺💙🌻😎💙🌻😎🌺🌻💙🌹💚🌹🌺💚🌹💚🌻😎🌹💚💙🌻💙🌹🌻💙💚🌺😎💙😍🌹😍💚😍🌹💚🌹🇸🇴🙌
@nasrocumar2928
@nasrocumar2928 6 лет назад
Camaar yare Asc
@jowharahassan765
@jowharahassan765 6 лет назад
Camaar yare mmmmSkihysttgzcgxddyfxssssdddddrgdtkj gukgxthdssn dg
@galladebrahim9395
@galladebrahim9395 6 лет назад
Jowhara Hassan hýyþ
@galladebrahim9395
@galladebrahim9395 6 лет назад
Camaar yare uv
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 лет назад
Nasro Cumar Wcs 🙌
@sagalhaji5511
@sagalhaji5511 6 лет назад
Dadkan comments lasobooda goormeed dawatan!
@hasanabdi6104
@hasanabdi6104 6 лет назад
anaa ugu horeeya inta xalasha ah abkiin cuna reer yuugba yamaanyuugow ma janaa idinka horaysa hehehe
Далее
JUG JUG MEESHAADA JOOG PART 4 MUSALSAL RAMADAAN 2018
32:33
FILO PART 128
29:06
Просмотров 10 тыс.
KALA HAAB PART 14 MUSALSAL 2018 HD
36:38
Просмотров 455 тыс.
FAARAX MURTIILE IYO AAMINA MUUSE TARTANKA HEESAHA KK
21:29
JUG JUG MEESHAADA JOOG PART 9 MUSALSAL  2018 HD
25:26
Просмотров 383 тыс.
JUG JUG MEESHAADA JOOG PART 7 MUSALSAL
25:41
Просмотров 258 тыс.