Тёмный

JUMANA HOYADED/WAA QISO MURUG BADAN! 

Sawda Qaalib
Подписаться 102 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

#qisoyinka #sawdaqaalib #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 257   
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 5 дней назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-LjQP4ZTupTo.htmlsi=jWj_HxJ-b87_d9gG asc asxaabta halkan kasodawada inta carabiga fahmaysa
@Khadiijo-ps7ss
@Khadiijo-ps7ss 5 дней назад
Walahay qalbigaa ixanuunay allah maxaa daalimiin aduunka buuxdhaafshay allah hawraxmado umu jubaana😢😢😢😢😢
@Naj-143
@Naj-143 4 дня назад
Abayo Aniga luqadayda kowaad Waa arabic hadana Markaa ka shakeynaso wax badana darema Wlahi Aniga wayn ayaa bartay somaliga Abayo muhiiim mahan mesha aaad kaso qadatay inaaa shegto qofkii raba asaga ha raadsado marmar waxaa kaga yaba YouTubka inu ka diido muqal aaad links so dhigtay adan ka samayn wax fcn(qarash )
@Umu6487
@Umu6487 4 дня назад
😢😢😢😢
@caaishoxuseen9415
@caaishoxuseen9415 4 дня назад
Alla yaa Rama Umu jumnaa qalbiga idhaqaaqy 😢😢😢qisaadaan waa qiso qalbiga0 tabnyso
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 4 дня назад
Anoo dhagaysanin gabayga baaba qisadaada baan ka ilmeeyay. Carabiga ma aqaan balse waxaan rajaynaa inaa helno asagoo lasoo turjumay.
@user-sp8zv2zt9l
@user-sp8zv2zt9l 4 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 5 дней назад
Ax qiso ka murugo badan ma arag 😢😢😢allah janooyinkiisa haku casuumo😢
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 4 дня назад
Uuufff Musiibo Alle ku rid waxay ilmo u dhali waayeen waa Naxriis darada 😢😢😢😢😢😢
@user-dw5jc1sq5v
@user-dw5jc1sq5v 5 дней назад
Xalay ila hda wan dawanaya qisoyinkaga walhi wa cajiib😢😢😢 inta iga dambysa like
@user-dw5jc1sq5v
@user-dw5jc1sq5v 5 дней назад
😢😢
@nasroismailgeesey9842
@nasroismailgeesey9842 5 дней назад
Haa wlly gabdhaan qisooyinkeeda waa cajiib wlha xikmad baa ka heleysa qaabkay u soo tabineyso allaha barakeeyo
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 4 дня назад
Maa aragtay side u shekeneysa ka helay abyo allah haku xifdiyo❤❤
@Naj-143
@Naj-143 5 дней назад
Mansha Alah sawda waxaa tahay best for storytelling Mansh aalah Abayo marmarka Janis ledahay TikTok live Kuso gali adoo Waxba wajigaga mujin si channel dad badan uso hartaan Ur best Mansha Alah
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 5 дней назад
Haye wllo mahadsanid
@shukrisharaf
@shukrisharaf 5 дней назад
Xasbunaa allaahu wa nicmal wakiil qiso ka xanuun badan ma daawan mana maqal qalbi adkaa kuwaas😢😢😢
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz 4 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw mashallah sawda qalib Allah haku barakeyo jazallah khyr
@hilaalyusuf6453
@hilaalyusuf6453 4 дня назад
Waa qisoo xanuun badan ilhaw ubadkayaga ayaan lanaga qadanin qalbiga ixanuuney
@user-cj5wv5qq4y
@user-cj5wv5qq4y 5 дней назад
Asc dhamantin Drs sawda waxay sameyen waa dulmi 4 qof ee gabadha dulmiyey waxan maqli jiray carab losheqeya dulmiyey shaqalihi dulmigay xasaskoda ku Sameyan qarkod aya kadaran subxanalah ❤❤❤❤ ❤
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r 5 дней назад
SCW SCW SCW Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha idin xafido Adiga Drs Sawda Billan Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto Insha'allah ❤️❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤️ ❤️❤❤
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 4 дня назад
Ax maskiin murugo badana iyado an arag bey dhimatay illahow unaxariso maskin Allah dulmi badana dadka qaar qalbigabi xanunay wlh wanso dhegeystay qasiidada💔💔💔😢😢😢😢
@housseinali4145
@housseinali4145 4 дня назад
Sawda walalshy wlhi runti daar alle ayan ku jeclahy, sida walashy dhabta ah ee igawayn 🌟 الله يباركي 🤲 الله يعزك Ixtiramka ayan ku hayo aya wuxu hayay in an dawaan qisoyinkaga ilaa inta an lasodagiin 😊 inta iyo iin kabadan ayad mudantahy 😊 ogow waxan ku xiranyahy chanelkaga inta u jirabaa 🎉
@AminaAhmed-re7gy
@AminaAhmed-re7gy 4 дня назад
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته اختي الغالي صباح الخير اصبحنا واصبح الملك لله والحمد لله الحمد لله الذي احيانا بعد ما اماتنا واليه النشور الحمد لله الذي عافانا في جسده رد علي روحي واذن لي بذكره
@ruru1872
@ruru1872 5 дней назад
اللهم صلى على نبينا محمد
@user-ek7yt5yk9y
@user-ek7yt5yk9y 5 дней назад
Scw walahay waa qisadii aadka iiga oohisay 😢😢😢😢😢 amiiin alaha qabriga nuuriyo umu juwana 😢😢😢😢😢
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 4 дня назад
Ayada oo carabiya sedeen ku helaa
@user-hu9dz7dt5t
@user-hu9dz7dt5t 4 дня назад
sowdooy xabiibti qisoyinkaaga wanjeclahay eenosobadi haben waliba nosobadi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadrahussain5156
@khadrahussain5156 5 дней назад
Xadiis baa aahaa cida walid iyo ilmihiisa kala fogeeya ilaahaybaa kala fogeeya isaga iyo Waxuu jecelyahay Carabtu wayadii hore way samayn jireen sidaa
@FortuneOmar-gh9me
@FortuneOmar-gh9me 4 дня назад
qof carab ah ne wuuso qoray xadithkan kwran😂😂
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 4 дня назад
​@@FortuneOmar-gh9menabi mohamed carab laguma matali kara ilahayba dorta laabtisa xiqdi iyo sharba ka nadifiyey wuxu shegayna maha wuxu isagu alifay ama caqligisa ku kenay eewaa waxyi ilahay uso dhibay ❤صلى الله عليه وسلم
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 5 дней назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qi6kf5sk6t
@user-qi6kf5sk6t 4 дня назад
Scw
@ridwaanmahamed-gd6gk
@ridwaanmahamed-gd6gk 5 дней назад
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه
@MohammedAli-yw3hd
@MohammedAli-yw3hd 5 дней назад
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على آل إبراهيم، وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد.
@Nasriinaa_
@Nasriinaa_ 4 дня назад
جمانه طفلتي مابي زياده😢😢😢😢😢😢😭😭walhi waan ooyay markaan dhageystay gabayga alla maxaa gabar la dulmiyay ilaahey xaqeeda aaqiro ayuu ku siin doonaa inshallah afartii daalimin ee dulmiyayna ilaahey haka aar gudo 😢😢
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 5 дней назад
لا اله الاالله محمدرصول الله صلي الله عليه وسلم😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢yaa alaah qalbiga
@user-gt5wl9ew2f
@user-gt5wl9ew2f 3 дня назад
Yaa allah ilahay ha unaxariisto ummu jumaana ina baxay qasiidada soo dhageestay wallahi waxa u ooyay si aan caadi aheyn ileen wà dareemi gabar ayaan hooyo u ahay ilahay ha ii ilaaliyo 😢😢😢
@user-ig5ub6yw3m
@user-ig5ub6yw3m 5 дней назад
صلى الله عليه وسلم
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 5 дней назад
Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah subxanalah subxanalah
@naciimaapdirashiid4563
@naciimaapdirashiid4563 4 дня назад
حسبي الله ونعم الوكيل 😔ولا حول ولا قوة الا بالله 😢قصة حزينة 🥹
@barwaaqoSulaymaani
@barwaaqoSulaymaani 4 дня назад
Subxanalah 😢😢😢😢😢😢Dadka qaar wad la yaabaysa
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr 5 дней назад
Gabadhey Sawda, انا لله وانا اليه راجعون. اللهم ارحم جهانة ( وان من الحجارة لما يتفجرمنه الأنهار وان منهالما يتششق فيخرج منه الماءوان منها لما يهبط من خشية الله وما الله بغافل عام يعملون ) الآية. أنا محزن جدا. يا سودة
@Yusro2m
@Yusro2m 4 дня назад
Scw scw
@zundus_9987
@zundus_9987 5 дней назад
From riyaaq abdi👏👏
@user-kr4dj6ns1x
@user-kr4dj6ns1x 4 дня назад
Thanks❤❤❤ riyaaq Abdi anaba tageera
@UbaxxuseenSiciid
@UbaxxuseenSiciid 4 дня назад
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@aishahasan6361
@aishahasan6361 4 дня назад
نستفيد كثيرا من قصص التي تحكين عنها
@aasiyoaasiyo3308
@aasiyoaasiyo3308 4 дня назад
Sallalahu calayhi wasalam ❤
@SafuraHalac
@SafuraHalac 4 дня назад
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤
@FadumoSalaad-ty8vw
@FadumoSalaad-ty8vw 3 дня назад
Scw scw scw scw scw scw
@RodoRashiid
@RodoRashiid 4 дня назад
Hoyo hday ledhay weyfahmi lheyd😢😢😢😢Allaahow hoyoyinken dambigoda daf😢I
@maryanbintuxasan1687
@maryanbintuxasan1687 4 дня назад
Sowdaay ilhy ha ku barakeyo qli
@maymuunsaeed5653
@maymuunsaeed5653 4 дня назад
Wan oyy wlhi ilahy umu jumana ha unaxariisto aduunky ku ciqaabeene😭😭😭😢
@aishahasan6361
@aishahasan6361 4 дня назад
شكرا لك حبيبتي زادك الله علما وحرصاوفهما
@fatimahodey
@fatimahodey 2 дня назад
HasbunaAllaah wa nicmal wakiil.. نسال الله السلامة والعافية
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 4 дня назад
Subxanallah walahi qisadan wadnaah ayey ihurise allow hanagukenin tasOkale
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 4 дня назад
Jazakallahu qeer abaayo
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 4 дня назад
Allow unaxariso Amiin yarabi
@zeitunahmed6586
@zeitunahmed6586 4 дня назад
Yaa allah yaraxman
@KhadroMaxamed-pq2hj
@KhadroMaxamed-pq2hj 4 дня назад
Aaamiin yarabi ilaahayw u naxariiso yarabi
@hodanadan7255
@hodanadan7255 4 дня назад
Asagaa dilay saan filaayo maskiinta😢
@FortuneOmar-gh9me
@FortuneOmar-gh9me 4 дня назад
anba waanku fakaray
@user-rb5cg4jl3s
@user-rb5cg4jl3s 5 дней назад
Masha allah❤❤❤❤
@user-su9gw3sc5f
@user-su9gw3sc5f 4 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@munaosman1223
@munaosman1223 12 часов назад
Qisada sidan udhageysanayey marki atiri gabadhi shil ayey ku dhimatay wlh wan qaracmay oo ilinta wan ceshan waye😭😭
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni 4 дня назад
Mansh allah scw scw scw ❤❤❤ coming soon 100k subscribers Mansh allah Qali keep going ❤❤
@user-pm8mg6qh6k
@user-pm8mg6qh6k 5 дней назад
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤
@SiciidoCalimaxamuud
@SiciidoCalimaxamuud 5 дней назад
Shukran
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 2 дня назад
Ax ax 😢😢😢😢😢😢 alla xanun badnaaaaa subxana allah 😭😭😭😭😭😭
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 4 дня назад
Allaha u naxaristo gabadhas waa ladulmiyay
@z-1il
@z-1il 4 дня назад
Subhanallah 😢😢😢
@user-zm1ge1gk8g
@user-zm1ge1gk8g 4 дня назад
ax 😢 qisada saaid u murug badanthy😭😭😭😭
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 5 дней назад
Ilaaheey sow ummajoodo Xaqdarada intaas la’eg Subxaanallaah
@z-1il
@z-1il 4 дня назад
Ameen yaraab ❤
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 4 дня назад
Walaxowlawalaquwata ilabillah wanqaracme ilinta ayaigaistagilaa
@Nujuuma
@Nujuuma 4 дня назад
😭😭😭alla dadka qaar qalbi maleh miya ayad is oranaysa ilahy ayan ka magan galnay subxanalla ilahy haku naxariisto umu jumana الله يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين 😭😭😭🤲🤲🤲
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 4 дня назад
Jumaanahجًمانه
@user-rn3wz8pu6e
@user-rn3wz8pu6e 4 дня назад
Sawdaay wllhi wehel baad ii noqoty😭❤️
@Ahlaammoha2
@Ahlaammoha2 5 дней назад
Ilaa hada waan ilmaynayaa 😢😢😢😢😢
@RuweydoSeef
@RuweydoSeef 5 дней назад
Mashallh ❤Sawda Qaalib❤qiaooyinkaaga aad baaan oga helay wanna kuugu xiranahay❤❤😊
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 дня назад
Scw ❤
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 4 дня назад
Wow 98 kun mareynaa 100 kun haabeen danbe inan gaarno rajeynaya asxaabteydana waan u share garryay . Wlhy sidaan kugu xidhanahay habeenka family ka oo idil markey yimaadaan baan kuwada dhagrysana sida gurigeena lagaga jecelyahay maleen meysid caruurtaa xitaa magacaga xafiday sawda qaalib❤😂 inta badan comments ka ma bixiyo se like anigoon daawan baan saara video ga waayo waan iska sii ognahay inaad wax cajiib ah moye wax kale aadan soo gudbineyn hampalyo hormaris ah kusoo diraya xppti ❤🎉
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 5 дней назад
Alhamdullillah. Illahayga soomaali iga dhigey baa Mahad leh
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 4 дня назад
Waa xanuun qisadaan kuwii wixi ku dhacay aan rabi laha naagti iyo ninkii xumayene kuwaas
@user-je3bq1cq7x
@user-je3bq1cq7x 5 дней назад
Abyo waan kusalaamay sowda maantaan kugu soo biiray allaha ku xafido codkaaaga waaa m.a
@hodanadan7255
@hodanadan7255 4 дня назад
Noosoo turjum please
@salahhayle6337
@salahhayle6337 5 дней назад
Great day you and your family and all Muslims 👨‍👩‍👧‍👦
@RuqiyoshekhAdan
@RuqiyoshekhAdan 4 дня назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 walhi wa qiso... ohinbadan linta iga dhamate 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 5 дней назад
Maasha Allah baarakallahu fiik ukhti shekadada energia ka helaa ilahey hanoo kaa xifdiyo qaali أحبك في الله.
@user-hl7mh2pu2j
@user-hl7mh2pu2j День назад
Ilaahay ha unaxariisto
@Umu6487
@Umu6487 4 дня назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wlhi qasidadu wayka ohinaysa Ax Ax Ax uumo jumaana Alle Haku naxarisdo
@caderrayale7744
@caderrayale7744 5 дней назад
Subxanallah, 😢😢 miskiin
@AyaanAli-bm2mg
@AyaanAli-bm2mg 4 дня назад
Allow muu dhiig somaali ku jiro😅😅😂❤
@naztehaabdullahihussein352
@naztehaabdullahihussein352 День назад
جمانه طفلتي مابي زياده ، طلبتك ياجمانه تسمعيني😭💔 Ilmahas marku maqlo gabaygas awood na u lahayn in uu lakulmo hooyadis oo dhimatay wllhi waa xanun waa xirmaan rasmi ah😢
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 5 дней назад
Sawda markii hooyadaa dhimato aabe liitaana aabe allakaga dhigo nasiibku haduusan ku caawin salkaa waa murug sawda intan yana xamilin karine mahad sanid
@zeytunSalat
@zeytunSalat 3 дня назад
Aderkey aya sidas xas fican aya kadimati maxey fican ehed asagina qashin cun bu iska noqdi laba gabdod uu dali ayu niman xalkoda ilahey ogya kudari
@KhadiijoMahamuud-ti5bp
@KhadiijoMahamuud-ti5bp 5 дней назад
Ana u horeya
@Ka-sheke
@Ka-sheke 4 дня назад
Wlh qasiidada waa murugo io ilin shekada iney hda dhcdy baad moodeysaa yaaa allaaaaaah adomadada qaar waa daaalimiiiin😭😭😭😭
@Emel135
@Emel135 5 дней назад
Haben walbo 2qiso yaba heli karo🤩🥰😘💖💖✨🥀❣️🦋🖤
@Nurromohamed
@Nurromohamed 4 дня назад
Subxaan allah filmu badanaa ilaahay naxariistiisa idin ka fogee
@MuhiimAli-fq3em
@MuhiimAli-fq3em 5 дней назад
Masha Allah ❤😊
@baristo1234
@baristo1234 4 дня назад
Umu jubaana ilahay jano ha ugbadalo
@Xasanmaxamed610
@Xasanmaxamed610 4 дня назад
Wllo Video yadaad Ayaan Qata ifasax Ado Ralia ❤🎉
@CaliAdan-zi2xt
@CaliAdan-zi2xt 5 дней назад
M,a allha ku xifdiyo sowdo❤❤
@HodanLinda
@HodanLinda 5 дней назад
Mashllh ❤
@user-fe5es3mb4e
@user-fe5es3mb4e 2 дня назад
حسبي الله ونعم الوكيل فيهم 😢 الله يرحمها ويسكنها الجنه فردوس أعلى يارب العالمين ام جمانه
@user-sj3eh8mz2g
@user-sj3eh8mz2g 5 дней назад
سبحان الله العظيم
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 4 дня назад
Alle dulmi badanaa carabtu
@MohammedAli-yw3hd
@MohammedAli-yw3hd 5 дней назад
وفي الحديث: من فرق بين والدة وولدها فرق الله بينه وبين أحبته يوم القيامة فليس له أن يفرق بينهما،
@Shuraim721
@Shuraim721 4 дня назад
Wallae waan oyy
@aasiyoaasiyo3308
@aasiyoaasiyo3308 4 дня назад
Wcs
@umumaahirmaahir6080
@umumaahirmaahir6080 5 дней назад
Sallalaahu caleyhi wasalam ❤ Sallalaahu caleyhi wasalam ❤ Sallalaahu caleyhi wasalam ❤
@safiyayasin7946
@safiyayasin7946 4 дня назад
Jumna xagay ku nool yihin
@libannur9756
@libannur9756 4 дня назад
Habeenadaan waad noosoo labeysaysaa qisooyinka sidaas lee fadnaa Sawda Qaalib
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 5 дней назад
Masha Allaah❤❤❤
@hibaaqbulxan1265
@hibaaqbulxan1265 4 дня назад
salaamu caleykum abyo mcnto sthy Alx gabadha wax lagabiyo waxaa ladhahaa yarad lamadhoho mehr
Далее
DAHABKAYGI AYAN UGADAY NINKAYGA BALSE MAXA IGARACAY!!
42:28
QADANWA IYO AMAKAAG!!@SawdaBillan
24:37
Просмотров 21 тыс.
Faa'iidada hadalka wanaagsan.
21:19
Просмотров 8 тыс.
QISADA WUJUUD!!@sawdamqaalib
37:37
Просмотров 35 тыс.
QISADA LAYLA WAA QARIIB!!@SawdaBillan
34:27
Просмотров 30 тыс.