Тёмный

ka fikir inta aadan baabi'in nolosha carruurtaada (Part 1) 

Macalin Mohamed
Подписаться 1,6 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

ka fikir inta aadan baabi'in nolosha carruurtaada
#somalia #somalitiktok #somali #somaliland #mogadishu #hargeisa #puntland

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@fatimahabdul4329
@fatimahabdul4329 3 дня назад
Maa Shaa Allah you have a good heart. May Allah help this young man.
@aminabashir2536
@aminabashir2536 3 дня назад
Wanadaada kuwa maqla alaha Naga dhigo alahumaa aamiin
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 3 дня назад
Walaale shukran noosoobadi prograamyadan jazaakalaakhayar
@haldhaa2420
@haldhaa2420 3 дня назад
Ilahay awlaada ha ino wanaajiyo waalidku wax xumee is malahan lkn runtii waa qalad in ilmaha la cinqaabo ama ladilo sidaasna ilmo kuma toosane halo duceyo ilmaha inshallah
@fowziasheekibrahim8998
@fowziasheekibrahim8998 3 дня назад
Mansha Allah macali mahadsanid hooyoyinku khaladkoda way qaatan laki aabayasha intooda badan way madax adagyihiin
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 2 дня назад
Exactly 👍 hooyo yinka kudayacaan ilmaha aabe uma qalmaan waxna kama oga caruur
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 дня назад
Waa waanu aad u fiican wallalo. Waa run, somalidu iyagaa caruurtooda damage weyn ku keena
@som1
@som1 День назад
Subhanallah thank you for this advice, i have to watch what I say with my children.
@noahD1636
@noahD1636 2 дня назад
Mahadsanid hore usoco. waxaad tidhaahdaa walidiinta QAAR , in badan baa fiican walidiinta. Jazak Allah
@User4-p5p
@User4-p5p 3 дня назад
Macalin totally agree thanks for the advice. May allah bless you and your family.
@nimcoceelabe8873
@nimcoceelabe8873 3 дня назад
Jazakallah kheyr
@abdijama7755
@abdijama7755 День назад
Allahuma barik. Very beneficial topic. It would be great if you can elaborate or explore further to the topic. For instance, what about professionals seeking careers progressions and opportunities from Europe to overseas leaving behind children due to employment contracts do not include family package?. Great financial gain for the family but what are the risks?. BTW, I am residing in the UK with my children. As a father, I’ve benefitted a lot for your topic. Great perspective!
@historynerd7549
@historynerd7549 3 дня назад
Mansha Allah
@HabiiboMohamed-k2p
@HabiiboMohamed-k2p 3 дня назад
Aritaa aad baalogu bahanyahay sobadi kasohadal aabayaasha wiilashoda leedaya caynaya
@noornoor455
@noornoor455 День назад
Masha alah Awlada adun ka saran o dhan dadka ALAHA u ilalsho aamin
@mohilbeautylimited8845
@mohilbeautylimited8845 3 дня назад
Kheyr Allaha kusiiyo, Dadkeena Burburka iyagaa isuguwacan.
@faraxcabdiraxmaan7575
@faraxcabdiraxmaan7575 4 часа назад
Masha Allah wll waad mahadsantay noo soo badi barmaamujyadan oo kale
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 2 дня назад
Aad iyo ad ayaad umahad santahay macalin runtii talo wanaagsan ayaad Nalawadaag.tay ❤❤❤
@FaadumoMaxamed-k9m
@FaadumoMaxamed-k9m 3 дня назад
Jazakalaahu khayr
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 дня назад
Waa qaali tassi. Hadii aad caruurta get ayaan idinku raaca oo heysta caruurtiina
@moonshine671
@moonshine671 День назад
I hope many somali parents take this advice especially the older ones... First they damage their children than their marriage and lastly their future its a total disaster
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 3 дня назад
Asc macalin manta igu ka horaysa jizaallahu khayr waxan raba please inad ila hadasho carur yar yar oo ka dhawacnay qalbigoda iyo tacli todiba 😢😢😢
@noahD1636
@noahD1636 2 дня назад
Good issue to raise, carry on , well said
@saydiaabdi1162
@saydiaabdi1162 2 дня назад
MashaAllah pure truth! The horrible dhaqan cilis.
@sharifoahmed3276
@sharifoahmed3276 3 дня назад
Amiin Amiin Amiin yaa rabbi
@badr3628
@badr3628 2 дня назад
jazakAllahu kheyr macalin
@fahima6186
@fahima6186 День назад
السلام عليكم Macalin Horta waad kumahadsantahy advice ka. Ma waxaad leedahay caruurta faraha lagu dhigi waayay ee mindiyaja iyo gan ka isu heeysta udaaya khatarta iyo crime ka?? Meelaha rehab ka naf baa laga raadinaaya! Waalidkii waliba hooyooyinkii waa dhibtoodeen 😢 for their own safety ayaa loo geeyaa boding ka ama rehab ka. Hooyo wiil teenager ama 26 ah ma heyn karto. Centre da isku mid maaha meelo ficn baa jira oo dhalinyarada ku soo hagaagto❤ Allaha noo hagaajiyee aamiin🤲
@zamzam5255
@zamzam5255 2 дня назад
WALALYALOW BODHIIN GALASIUSKA ILMAAHA WAA LAGU XOOGA HAA GENIINA
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 дня назад
Masha allah Macalim agood advice sii day haday wax kuqadanayan
@badr3628
@badr3628 2 дня назад
may Allah reward you kheyr macalin.
@AbdallahBotan
@AbdallahBotan 2 дня назад
Mahadsanid macallin Maxammed
@Hooyo98
@Hooyo98 3 дня назад
Waxaa la yiri ninka ragaahi walaalkaa iyo aabahaa waa kaa fiican yihiin ma yeelo lkn wiil kaadu waa kaa fiican yahay wuu yeelaa
@Emixsy
@Emixsy 2 дня назад
Jazakallah
@hdnabdi8302
@hdnabdi8302 11 часов назад
Aad Iyo aad Waa runtaa sida caruurta loola hadlaa waa muhiim,
@ahmedw5
@ahmedw5 3 часа назад
Maamooyinka soomaalida boarding school baa waalay. Waxa ka fiican inay faamiliga oo dhan ay tagaan dalka iyo caruurtooda la joogaan oo school caadi ah geeyaan. Weligey ma arkin caruur school boarding ah tagay oo wax ka faa'iday.
@MuktarAliKanu
@MuktarAliKanu День назад
Mahadsanid, Xaqiiqdii hadalkaa aad baan u dareemay ka waalid ahaan, maanta iigu kaa horaysay muuqaalkan aankaa daawaday talo wanaagsan ayaanad siisay inta waalidka ah ama bari waalid noqon doontaba, Xaqiiqdii caruurtayda waxaan madarasad quran uga saaray garaacis darteed waxaanan guriga ugu qabtay macalin quran anigoo Guidelines siiyay uu caruurta kula dhaqmo
@c.m.g3802
@c.m.g3802 2 дня назад
Iam sorry lkn alx anagaa ku baranay kenia wax maantana Europe jogta alx lkn waa wax jira waxaa shegtay abti khaniisnimada Europe ka daran wax wlba iyo drop out
@ayanb243
@ayanb243 3 дня назад
Asc m mahamed wana dada iyo wanagada ilaahay haku jiseeyo
@Layla6793
@Layla6793 День назад
Allahuma Ameen
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 3 дня назад
Soomaali dhan jinni qabiil AA ku dhacay.
@nomattersorry6732
@nomattersorry6732 День назад
Sheikh taa waa fakirkaaga dad badan ayaa laga yaabaa ineysan kugu raacin inaa tiraahdo wiil baa aabihii hadal ugu gafey . Magafe waa alle .
@Macalin_Mohamed
@Macalin_Mohamed День назад
run ahaantii tani waa fikradayda. dadka kale sidoo kale waxay heli karaan ra'yigooda oo ku wadaagaan halkan
@omararale7962
@omararale7962 День назад
Waalid kisa lakulan ee waani
@jamajijo6674
@jamajijo6674 День назад
😭😭😭💔💔💔
@GamalFarah
@GamalFarah 2 дня назад
Wllo imika wuu wanagsan yahy wiilkasi waalidkisa wuu ka badbadiyey khamri iyo xashishad dadku way qaldaman qofna malig mahaa adiga nala hadlayaa waliga maad qaldamin miyaa
@LuisHill-n8e
@LuisHill-n8e 2 дня назад
Jones Michael Moore Paul Jackson William
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji 3 дня назад
Hilib ka GELLA cunnidiisa iska joojiya somaleey
@haniaden2700
@haniaden2700 3 дня назад
Ma lagu washa
@penelopejenkin1530
@penelopejenkin1530 3 дня назад
Young Thomas Gonzalez Kenneth Thomas Kenneth
@ummmaryam1722
@ummmaryam1722 11 часов назад
Salams, may Allah bless you and your family ameen Macaalin, as a parent, we tend to take our children for granted. We have to KNOW their wright's, May Allah ease for us all ameen. We have to take courses on positive parenting , no one is born knowing this knowledge of raising up children, we HAVE to learn it. Ustadh Mubarak Hadi , Ustadh Amir, Ustadh Ibrahim Waberi at PHD center assist with those courses. I am just sharing their information because it has Helped me as a mother wallahi and may Allah bless them and preserve them for our ummah ameen. Most of the times it we as parents who need help wallahi. Jazakallahu kheir ameen Macaalin maxamed again.
@Macalin_Mohamed
@Macalin_Mohamed 4 часа назад
Walal May Allah bless you. Thank you for your message and sharing your experience and knowledge with me and the viewers. I don’t know anything about the PHD centre, I’ll research and check them up inshallah
@Hooyo98
@Hooyo98 3 дня назад
Waxaasi sax maahan wiil aabihiis eray uu yiri colaad ka qaadaya oo ka ficil tamaya nin rageed maahan. Even waxey ahayd in uu inta meel iska soo saaro kadibna uu aabihiis. Ku abaal mariyo eraygaas oo uu dhiira galin u qaato. Lkn in uu dadka ku yirahdo aabahey ayaa sidaas i yiri waxaan u arkaa nacasnimo asiguna waxaan u arkaa inaad sii kala fogeyneysid Wiil aabihiis qofna kama jecla.
@fardosa1236
@fardosa1236 3 дня назад
Hadalada qalbiga dhaawaca dadka laguma yiraahdo. Dadkeena soomaaliyeedna caruurta erayo dhaawaca ayey kuyiraahdaan marakaa ayey u haystaan in uu wax tar kawado hadalka qalbiga dhaawaca soomaaliyey hala joojiyo
@nimofarah8193
@nimofarah8193 3 дня назад
Raggu qalbi malaha miyaa
@Hooyo98
@Hooyo98 3 дня назад
Walale anigu wiil iyo aabihiis ayaan ka hadlay ee kama halin. Wiil digital ah. Haddiise aad tiri wiil qurba jooga waa in magaca wiil laga Daayo oo magac kale loo bixiyo.
@zahrahasan234
@zahrahasan234 3 дня назад
Ilmaha qurbaha iyo ilmaha wadanki wa kala duwanyihin waana Bay,ada walal Tusaale hooyadey kuma dhalin idhihi jirtay caadi ayey ila eheed ilmaha qurbaha hadad dhahdid saas run ayey moodaayan😢
@nimofarah8193
@nimofarah8193 3 дня назад
@@Hooyo98 anigu ma arko wax dhib ah Hadii uu qofko wuxu dareemayo soomaaliya dad wanaagsani joogaan aduunka ayay wax la,qaybsan lahayd ee Iqyaaliga inaga daaya wlhi kuwa soomaaliya joogaaba way ka cabanlahaayeen waalidkood balse garowshiinyo mahelayaan caruurta qurbahana wayka fiicanyihiin boqolaaljeer caruurta soomaaliya Taasna cadayn Baan uhayaa anigu
@samiram283
@samiram283 2 дня назад
I am so tired of beer wooqiye trashing reer konfur, spec mogadishu.. why don't you take examples from your own community, somaliland? I am sure there are many!
@Macalin_Mohamed
@Macalin_Mohamed 2 дня назад
You are trying to dismiss the main issue here! It’s a Somali issue and it happens to kids from every community. Why do you want label this issue to one community. This issue is has affected many of our young boys and girls regardless of where they are from so please don’t bring none sense Qabil/clan to my channel or to my topic.
@siciidali4034
@siciidali4034 20 часов назад
Ku soco macalin ku soco 😅😅😅😅😅
@samiram283
@samiram283 9 часов назад
@Macalin_Mohamed I am not trying to dismiss the messag, wa wax jiiro.. you could talk about the problem without naming which city or region he is from! But Reer SL likes to paint reer konfur as demons, " look at us, we are better than those from south" all over the RU-vid.. and here you are a " community guy," making a whole content about a wiil from konfur... marada noo ga fuuqa!
@munaaden9549
@munaaden9549 2 дня назад
Masha Allah
Далее
FILO PART 124
29:08
Просмотров 114 тыс.
How to Build a Homemade Bike Using a Barrel
00:21
Просмотров 1,4 млн
Ромарио стал Ромой
00:46
Просмотров 122 тыс.
Sida uu xaalka Aduunka isu badalo .
20:00
Просмотров 6 тыс.
Apartments Iib ah | Mogadishu
18:08
Просмотров 16 тыс.