Тёмный

Kaalay Baro Qalabka Cake inta ugu mihiimsan 🥰🥰 

Kadriina cakes
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

#kadriinacakes#please_subscribe_like_share

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@shifoshacni3330
@shifoshacni3330 Год назад
mansha allh wllo
@Mayflower1122
@Mayflower1122 Месяц назад
Ilaahay gacmaha ku barakeeyo wllo ❤
@am60k
@am60k 2 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@queenhodanitta3622
@queenhodanitta3622 7 месяцев назад
جزاك الله خير ❤
@hamdaabdi8689
@hamdaabdi8689 Год назад
Mashalh wll mcn wuu jilca sida daerah
@khadiijoali2046
@khadiijoali2046 Год назад
Abaayo adeeg badan umaahanahy ma ii caabinkardaa Mogadishu joogaa
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Haa wllo igala so xidhiidh instgrmka nmbrkayga ku qoran
@CeeshAxmed
@CeeshAxmed 7 месяцев назад
Whipping creamka ayaan ubahanahay
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes 7 месяцев назад
wllo iso sheeg intaad rabto
@shifoshacni3330
@shifoshacni3330 Год назад
lkn xbti lanbarkag iso sheeg ❤
@YasminIbraahim-y2b
@YasminIbraahim-y2b Год назад
Masha allah qali
@nimcoahmed5165
@nimcoahmed5165 Год назад
mahad sanid hppti waxad noso galisa creemka igu fiican no so gali iyo qalbka cake
@fatumaosman4305
@fatumaosman4305 Год назад
Asc abayo many kugu so biray wana ka helay siday waxan ushargaeyo ilaahy qeyb hakugu siyadiyo side küçük helicopter Karaca Malan kalar so xariro
@sadiazuzuchannel7721
@sadiazuzuchannel7721 Год назад
Mashallaha ilahey gacanta haku barkeyo
@qadanmahdi9828
@qadanmahdi9828 Год назад
Quruxeey inaad ibarto ayaan raba
@yusrahussein1171
@yusrahussein1171 Год назад
Allah hawo mcney Allah ha ika deysto wlhi niyadeda hamiga ey lahed aya I rumeysey wlhi abaalkga waxn ku gudo ma aqaano hawo adi iyo owlaadaada iyo family kg Allah hani xifdiyo
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Amiin wllo shukran 🥰🥰🥰
@nimcoayaan5206
@nimcoayaan5206 Год назад
Mnsha allah wllshay khadra ilaahay àbalkaaga jano haka dhigo waxbadanbanka faa,idnaye ❤❤❤
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Amiin ello shukran 🥰🥰🥰
@leilamire1043
@leilamire1043 Год назад
Wlshy xagen kla xarira waxbn krabe
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Wllo instgrmkayga ayu ku qoranyahay nmbrkaygu
@leilamire1043
@leilamire1043 Год назад
Wllo wankla sohdly instagrm
@salmayuusuf4798
@salmayuusuf4798 Год назад
Mncha allah wlhi waxbadan ka faaiday allah haku barakeeyo qliyey ❤❤ hppti ilaa hada Meel aan kala soo xidhiidho waayey😢😢😢😢
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Wllo vedou an cake quranka samaynayo waniga ku dhex sheegaya nmbrkayga si fiican u dhamaustiro vedou gasi
@hibomahamed2005
@hibomahamed2005 Год назад
Aad buu u wanaagsanyahy creamkasi
@asiyaedman
@asiyaedman Год назад
Wllo anigu hadaan below ahay oven ugu fiican iso sheeeg qali
@quenumal2669
@quenumal2669 Год назад
mid aan soo iibsaday oo kiilo ahaa baa wxa cad soo dulmareen waan daadiyay wax kle moodyay
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Hhh muxasinka miyaaa may haka boodin wllo
@niciimaabdirahman8501
@niciimaabdirahman8501 Год назад
Muxasinka ma isticmali karaa mashiinka wayn la’aantis kan yar ee gacanta ma ii kicinaya mahadsanid ❤
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Haa wuu ku qasaya wllo
@maryamahmed9386
@maryamahmed9386 Год назад
Anaa isticmaaley khadraay xooga waa jileec
@asmaasiciid3347
@asmaasiciid3347 Год назад
Mnsh alh Byo mcn shukrn
@ikranjohnka8146
@ikranjohnka8146 Год назад
Masha.alh qli wad majdsantahy lkn anu waban.wayy muxasink
@naciimacadey8794
@naciimacadey8794 Год назад
Vanilla caagada yar 1$ la iibiyaa muqdisho
@ayaancabdiraxamaan2506
@ayaancabdiraxamaan2506 Год назад
Maxsanka ana isticmaaly wuu fcn wll yhy eeka yar uun
@rahmahassan3701
@rahmahassan3701 Год назад
Masha allah walal mishiinka creamka ku qoshayso plz itilmaan meel aan kaso iibsado hargaysa ayaan daganay
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Wllo anigu alpha tech ayan ka iibsaday
@sahramohamed9052
@sahramohamed9052 Год назад
Asc Xbbti sida ugu fudud een kubarankaro bufinta kecaga ilasowadag
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Class baa jira an ku baro wadkuso biiri kartaa insha alla igalaso xidhidh nmbrkayga ku qoran instgrmkayga
@nasraabdirashid5823
@nasraabdirashid5823 Год назад
Xageed ka so iibsatey wll
@fadximaxamad3654
@fadximaxamad3654 Год назад
wll tubada caekga laa dhaxgaliyo noso sharax adigo mahadsan wll qalii
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Tumbada ma ta labada dabaq lo dhaxaysiyi
@fadximaxamad3654
@fadximaxamad3654 Год назад
@@kadriinaCakes haa wllo
@samiiracabdiraxman8523
@samiiracabdiraxman8523 Год назад
meheradeed kaso iibsatay wll
@qadanmahdi9828
@qadanmahdi9828 Год назад
Inaad ibarto ayaan raba
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
So dhawoow wllo nmbrkayga igalso xidhiidh wuxu ku qoran yahay instgrmkayga link ayan kuso diri
@qadanmahdi9828
@qadanmahdi9828 Год назад
Haaye
@Ina.mataan
@Ina.mataan Год назад
Muxasinka talaajo la.aan guriga ma la dhigan karaa
@idilabdi1775
@idilabdi1775 Год назад
intee in leeg ayuuna kaa xumaaneyn cajiinad sugar mise ma xumaado oo dabeyshu markey gasho ma qalalo
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Wllo ma xumado bacda un ku ilasho insha alla hadii uu hawada ka arko wuu ka adkanayaa
@idilabdi1775
@idilabdi1775 Год назад
@@kadriinaCakes haye wllo
@xayaatcakes2721
@xayaatcakes2721 Год назад
Anigaba wax soo ibsaday cagada 5kg waxas cad wuu lahaa wax kle ayaan moodayay ilaa an ku celiyay meeshii aan kasoo ibiyay markii danbe ayuu igu idhi inta sare iska qaad
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Hhh wax dhiba malaha
@niciiimaaragsan4888
@niciiimaaragsan4888 Год назад
Wlo dagerahaga ayan ahay burco ayan jogaye mayso dhibi karta kaa wadnaha ah lacagtisuna wa iga diyaar
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes Год назад
Haa xbbti igalaso xidhiidh whtsupkayga
@niciiimaaragsan4888
@niciiimaaragsan4888 Год назад
@@kadriinaCakes جزاك الله خيرا اختي مزيد من التطور😗😘
@hanijaafuli620
@hanijaafuli620 Год назад
Abaayo numberkooda iso qor
@zeinuofficial837
@zeinuofficial837 Год назад
Abaayo Facebook kuda mad iso qortit teyba
Далее
mansha alla Cake Quruxdiisa laga yaabay 👌
10:47
Просмотров 1 тыс.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Просмотров 63 млн
keeg sharaxan (decorating cake)
20:21
Просмотров 1,9 тыс.
Sideed Ku ilaashan Kartaa kamsarta
2:58
Просмотров 155