Тёмный

KABSAR CALEEN IYO TOON DIYARSO BIL DHAN BY Hami Official 

Hami official
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@wadaniforever5894
@wadaniforever5894 2 года назад
Walashay maryan waa ku salaamayaa walaahay walaal anigu reer ma lihi laakiin gabadhaha youtuber ka ah waxbadan ayaanu ka faa iidnay hadaanu nahay raga qurbaha singale ka ku ah kkkkkk
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Hhh reer qeer qabo ayaa ku rajeeynaa wall
@wadaniforever5894
@wadaniforever5894 2 года назад
Hada wixii gabdhaha walalahayo ah noo karin jireen hada waa ninkastow is dabar laakiin waxaa noo sheegay wixii oo dhan sidii loosamaynaayey sida maryan oo kale gabdhaheena sharafta leh ayaa nabaray sidaanu wax u karsan lahayn iyo wixii lagu daraayey oo dhan allow gabadhaha noo daa maansha allaah
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Amiiin yaarabi mahadsanidd wll qaali
@abdirahmanibrahim1867
@abdirahmanibrahim1867 Год назад
Kabsar caleen in english please
@deeqoxassan6003
@deeqoxassan6003 2 года назад
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩👌🏿👌🏿
@ilwadbire5054
@ilwadbire5054 2 года назад
Mnshalah maryan wall ale gacanta haku barakeeyoh aniga ka faaiiday oo samaystay bishan manshalah wan ka raystay kamsar iyo toon hada waxaban ku fakaray tomatka iyo paprika isna weke mar ma samaysa lkn wali ma samayn thanks wall ❤️🌹
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 2 года назад
Masha Allah shukran
@umuabdirahman9795
@umuabdirahman9795 2 года назад
Xitaa talajo ima taalo sasey tahana saliid ayn ku shida wel ayn ku shubtaa salidna wn ka kor mariyaa banaankana wan dhigaa mana ika halowdo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Masha allah abaayo ❤️❤️❤️❤️
@fardowsagooni9625
@fardowsagooni9625 10 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hooyocooking
@hooyocooking 2 года назад
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti mahadsanid 👌❤❤
@shukrimaxamuud3877
@shukrimaxamuud3877 2 года назад
Masha Allah
@nuroducale7302
@nuroducale7302 2 года назад
Masha allah.
@hilowlexaaji4662
@hilowlexaaji4662 2 года назад
Masha allaah
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 2 года назад
Mashallah sister illah qayr ha ku siiyo sida qurxoon aad noogu soo badhigto waxa yaalaha loo baahan yahay Ramadan waakan maxaa noogu talo gashay xaga cuntada illah caafimad iyo qayr hanagu gaar siiyo adigoo mahadsan waa ku salamay peace and love ❤️
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Mahadsanidd abaayo mcn 🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🥰🥰🥰👋🤝
@cookwithkhadraqaali
@cookwithkhadraqaali 2 года назад
Masha Allah abaayo mahadsanid I lahay haku xafido xabibti
@queensaafi
@queensaafi 2 года назад
Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo gacanta alllah ku barakeyo shukaran
@umuabdirahman9795
@umuabdirahman9795 2 года назад
Asc xabiibti hal fikrad ayan kuku darsana kabsarta iyo tuunta biyo haisaka shiidin ee saliid ku shiido fadlan baroobey
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Haye xabiibti wa sameyhaa 🥰🥰🥰❤️❤️🤝🥰🥰
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 года назад
Xabiti wankuu xiusee isoo booqo
@sahraxaaji4217
@sahraxaaji4217 2 года назад
masha Allah abaayo
@ayaanxaaji1507
@ayaanxaaji1507 2 года назад
Wcs .salaanta wan kaqadnay xabibti jimco xilwah inta xanunsan alha nocaafiyo inta dhimatyna ilaah naxariis janno hasiiyo mhdsanid
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo mcn 🤲🤲🤲🤲🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 года назад
Mashalaah
@qalicabdiabukarqalicabdi7565
@qalicabdiabukarqalicabdi7565 2 года назад
Masha allh adayo❤❤❤❤❤💕💋
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 2 года назад
Masha allah abayo ❤️
@cashocarab5612
@cashocarab5612 2 года назад
Masha allah abayo 🥰 🥰🥰🥰💕💕💕
@umuhamza9346
@umuhamza9346 2 года назад
Masha allah khayr badan allah ha ku siiyo jumca Mubarak
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Mahadsanidd abaayo mcn 🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️🤚👍
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 2 года назад
Maasha Allaah Abaayo ❤❤❤❤🙏🙏🙏💞💞💞💞💞💞💞💞💞💘💘💘💘💘
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
❤️❤️❤️🥰🥰🥰👍❤️❤️❤️
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 2 года назад
Aad iyo aad ayaa u mahadsantahay abaayo maryan waa ku salaamay aniga ayaa ku soo waydiiyey kabsarta iyo toonta waa ku qancay sidaa iigu soo jawaabtay adoo vidio noo soo duubay nuur calaa nuur ALLAHA kuu barakeeyo wax kasta oo hanatay abaayo waa ku xiranahay chanalkaaga 👍🏿❤️❣️🤝🤝👏🏽💕💕💕
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Mahadsanidd abaayo mcn Amiiin dhamaanteen 🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🙏👍👍🙏🙏❤️👋
@shankasharafshankasharaf1086
@shankasharafshankasharaf1086 2 года назад
Masha allah abayo mcn
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Mahadsanidd abaayo mcn ❤️🥰🥰❤️🙏❤️❤️
@khadijamuse2314
@khadijamuse2314 2 года назад
Maasha allah abaayo👌👌❤❤❤👍🏿😍😍
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Thanks abaayo mcn ❤️❤️❤️🥰🥰🥰👋👍
@qadroali2268
@qadroali2268 2 года назад
Asckm masha allaah
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Wcs abaayo mcn 👋❤️❤️
@cookwithkhadraqaali
@cookwithkhadraqaali 2 года назад
Asc walalayaal fadlan iisoboqda mahadsanidiin
@fadumoadem3151
@fadumoadem3151 2 года назад
Maryan muumina allehaynoka daaayo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 года назад
Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo mcn dhamaanteen 🥰🥰🥰❤️❤️❤️
Далее
Diyar Waye Kabsar Caleentii Isku Dhaceysa #my_rajo
11:13
Kabsar Caleen aan Beertay 🌿 🤩 #Somali
11:22
Просмотров 4,7 тыс.
Hoowsha duhurni iyo qadada caruurta by Hami Official
10:22
WAX KA OGOOW KOHOR INTAADAN CELERY SOO GADANIN!
16:21