Тёмный

KABTAN AYUUB OO DIINTA U GEFAY IYO DAHIR ALASOW OO BAHDILAY, SHIINE CULAY OO CALAACALAY. 

Ayub Kaarlo
Подписаться 202 тыс.
Просмотров 68 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 716   
@ayubkaarlo9990
@ayubkaarlo9990 3 года назад
Kolley idin bari maayo ShaaFici ShaaFinho, Fadlan halkan uga Codee Shaafici yare si uu u hanto Libinta uu ku han-weynyahay helideeda adinka dhan Hal Mar ABABABA SHAAFINHO MAGACIISA DALAQ . 👇 somnightawards.com/poll/social-media-influencer/
@ahmeddaahir5773
@ahmeddaahir5773 3 года назад
Adi ogaaw inoo daahir calasow good kulagaalen Aqiiro ee wilkaa maskinka sharma kalexda
@fardowsoabdulle1816
@fardowsoabdulle1816 3 года назад
Ayuum madax tariiiin dadkan kadhaxbah ina ader key
@amranmaxamud1853
@amranmaxamud1853 3 года назад
Ayub ninmankan wax ogu talagaleen inay fasuus u raaadasadaan naxariis uma ahyaan
@veedovf9
@veedovf9 3 года назад
Adigaba markad aarka o waxba kaa galabsan sharma uga hiilinesay maxa u arki wesay hawiyenimada
@sadionur2638
@sadionur2638 3 года назад
Subscribe iyo like ku saaray dhiiga biyo ma ahan ina adeer dadkaan wa la yaqaan kacbo dhaafi maayan horay usoco
@shankaroon4847
@shankaroon4847 3 года назад
Aduunka waxan ugu jeclahy xaramka Yaa ila mida like saar
@gacalo6709
@gacalo6709 3 года назад
Aniga kula mida waaba ku riyooda jaceylka u qabo awgeed ilaahey ha i geeyo ha iga aqbalo allahu ma ameen 🎩🙏
@shankaroon4847
@shankaroon4847 3 года назад
@@gacalo6709 Waad tagi wll insha Allah😘
@maanafmalawax4671
@maanafmalawax4671 3 года назад
Ani
@ugbadomar1424
@ugbadomar1424 3 года назад
Wanu wada jeclanlay Alle haynageyo o haynaga aqbalo
@juweriyocawilcawil1880
@juweriyocawilcawil1880 3 года назад
Aniiga
@HALDOOR-MEDIA
@HALDOOR-MEDIA 3 года назад
LOVE IISAAR KAARLO anaa u horeeyo HAHAHAHAHAHAHAHAH
@starboybulgaariofficial3655
@starboybulgaariofficial3655 3 года назад
Idinka ka xun oo niin gaaren soo agdhigaya sharma boy waa legend waxba haysu bahysaniina pollo down
@nadiifobalcad3232
@nadiifobalcad3232 3 года назад
Xasbunulah
@mohahussein6568
@mohahussein6568 3 года назад
Subxannallah Xajka waa dhul barakeysan oo kamid ah shanta tiir islamka
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 3 года назад
Istaqfurullah somali noocaas ayay dhegeysataa waa sida shekh mustafe sheegay noocoda waalan ayay dhagaysataa
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 года назад
Haa wlhi beenta mahan Sheikh mustafe aya horey u yiri Somalidu qofka walan waa dhagesanayan kan miyirka qabane ma dhageysanayan kkkkkkkkkkkkk
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 3 года назад
@@khadraciise2044 side tahay wllo hibaaq abdiweli
@maankacadde7525
@maankacadde7525 3 года назад
Keep going adeeer from HG nolow ader mcne
@fitahwabiir3716
@fitahwabiir3716 3 года назад
Haku waso
@TikTok-lg1gb
@TikTok-lg1gb 3 года назад
@@fitahwabiir3716 aaway dumarkii naagtan halo jawaabo
@inahirsihirsi8017
@inahirsihirsi8017 3 года назад
Hg 4life❤️
@dahbagafow3259
@dahbagafow3259 3 года назад
masha Allah allah ku xafido waxa jiro ayaa ku hadashe dahir alasow jawaba ayaa ka sugena
@muniroabdi9243
@muniroabdi9243 3 года назад
Wad kusaxantahay wa inu kajawaba dahir calasow
@clhiahmed3075
@clhiahmed3075 3 года назад
Ababababa legend guulayso keep going
@ibralove4727
@ibralove4727 3 года назад
Subxaana allha maxey tahay somalitaan keep going dheheeso maxa itin ka qaldan 😭😭😭😭inta aa saan iku raacsaneen like saar
@therealprincess123
@therealprincess123 3 года назад
Dhiiga biyo ma ahan love from abgaal
@kowsarabdiwali2295
@kowsarabdiwali2295 3 года назад
Garowe ilove you 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪🙏🙏🙏🤚🤚 kabtan ayuub qabiilo ma aflagaadeeyo daahir maa kukhaldin hawiye kukhafiifay
@Arafodore
@Arafodore 3 года назад
Astaqfirullah he crossed all the limit of shameless, Bismillah how can he compare the haram to garoowe audhubillah this is insane.😳
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 3 года назад
Wlhi waa adun gaadon seedi u ku garaab dhiigey garoowe iyo haraamka kkk
@Arafodore
@Arafodore 3 года назад
@@ikranabdullahi5536 I know right audhubillah he is crazy.
@aasiyaabdalla601
@aasiyaabdalla601 3 года назад
Ayub love ii saar wll Big respect
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 года назад
Kabtan ayuubow ( ILAHAY ) ulaabo ❤❤
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 3 года назад
Xasbuna,Allah wanicmal wakiil Jaahilnimada xumaa.
@bashar_10
@bashar_10 3 года назад
Landheere duduble guleyso abti❤️
@ilwaadkamaal8056
@ilwaadkamaal8056 3 года назад
Yaa wasay xaaskada
@X10-f6e
@X10-f6e 3 года назад
@@ilwaadkamaal8056 😂😂
@biriqey1505
@biriqey1505 3 года назад
@@ilwaadkamaal8056 adiga in lagu waso miya rabta kkk
@yoonismane7472
@yoonismane7472 3 года назад
Ayuu boob ninkaas kwrn sxbw waxa uuk hadlaayo subxaanallaah ilaah hasoo hanuuniyo sxb💯💯💯❤
@KhadarMediaPro
@KhadarMediaPro 3 года назад
Legend Ayub Karlo. Runtii waxaa u hadashay nin weyn sidda uu u hadlo waliba xikmad leh keep going bro✔️
@deeqahasan5478
@deeqahasan5478 3 года назад
Garoowe iyo xaramka maxaa isku keenay waa yaabe inuusan diin garanayn ayay ilatahay kabtan ayuub
@hayatomar5763
@hayatomar5763 3 года назад
Walahi Dahir Calsow. Waa ugogley cidii Weey is Dadiyeen 🤣 Shawaq Caadi ayeey Ugu Dhacen 🤣
@qalinle1231
@qalinle1231 3 года назад
Jambal aa loo tuuray 😆😆
@farxiyoaxmedbashiir4958
@farxiyoaxmedbashiir4958 3 года назад
Viva kaarlo from abgaal ❤keep going ❤❤💜
@shaarmarkeibrahim77
@shaarmarkeibrahim77 3 года назад
Nio ninkan Yaa NAGU baray youttube kabtan aYuub geeliisa haloo ciliYo wllhi 👊 🤣🤣
@abdulahimohamed2586
@abdulahimohamed2586 3 года назад
Kkkkkklllllkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mohameddhalahow6825
@mohameddhalahow6825 3 года назад
Kaptan ayub waa cawaaan aan xishoon
@abdifatahcheick5198
@abdifatahcheick5198 3 года назад
Subhanalah shuubadi ku dhashe was ee shahadada dib halgugu qabto diinta wax yeelo fudud oo kaftan ah ayaa lagaga baxa Allahu akbar
@yaayaadaa9562
@yaayaadaa9562 3 года назад
Waa ku aaminsanahay ayuub karlo legend always legend
@aqoonf1211
@aqoonf1211 3 года назад
💪💪💪💪💪
@zahranilovely5513
@zahranilovely5513 3 года назад
😂😂😂maskiiin cuqdad baa ku disheyn Tuladiisa yareed markii wax laka sheygay iski dhexyaacay😂😂
@qerkeylovely5966
@qerkeylovely5966 3 года назад
War nio wn ku wataa horay usoco
@bodhariyare1021
@bodhariyare1021 3 года назад
Istaqfurullah war allah ulaaabo wllh runwaaye
@azharudinainan1712
@azharudinainan1712 3 года назад
Isagaba diinta leh carab ah nabi maxamad scw adeer u ah lkn hawiye waa gaalo madama aysan arab ahayn islaam maaha
@bodhariyare1021
@bodhariyare1021 3 года назад
@@azharudinainan1712 sxbow nin weyn thy waxaas maa kuhadleee dad muslim maa galewsinee allah ha ku soo hanuniyo baacooow
@azharudinainan1712
@azharudinainan1712 3 года назад
@@bodhariyare1021 hawiye waa gaalo madama aysan arab ahayn islaam maaha naarta galaysan is diyaariya aniga nabi maxamad scw adeer ii ah janada galaya lkn haweya naarta la galinaya
@cabdiwaasacaxmed1805
@cabdiwaasacaxmed1805 3 года назад
@@azharudinainan1712 subxanallaah
@azharudinainan1712
@azharudinainan1712 3 года назад
@@cabdiwaasacaxmed1805 hawiye waa gaalo
@saidaaliwehliye4764
@saidaaliwehliye4764 3 года назад
Si fcn ayaad ula hadashey dhamaantood thanks Karlo
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 года назад
Ayuub kaarlo walee waaa nin aaqli badan
@boodhbalwaani564
@boodhbalwaani564 3 года назад
Mashalah Ayuub karlo Shb Waan Arkay Inaad Tahay Qof Aqoon Leh Alle Hakuu Siyaadiyo Aakhirana Hakuu Naxariisto sh 🤲❤
@smx111
@smx111 3 года назад
Habar Tii Cumar maxamud Ee Reer Khalaf Ee Reer Samatar Khalaf Baa Qaldanayd
@xaawoabdisalah8910
@xaawoabdisalah8910 3 года назад
masha alaah waxaku faraxsanahay inada iska dhafatay afxumadi aheda naga xuna kudhashay ilaahey haku xifdiyo keep going bro
@mahirdayaxofficial8173
@mahirdayaxofficial8173 3 года назад
Legend always legend kaarlo ❤️❤️❤️❤️🔐
@barebarr6557
@barebarr6557 3 года назад
subxanallaahi maxaa kaqaldaan xaramka aduunka inta dalaal saaran xitaa ku doorsan maayo xaramka aad ayaan u jeclahay alloow ii kas in aan aado kuna soo xajiiyo yaa allaah 😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@yonisali3529
@yonisali3529 3 года назад
Viva all daarood people one love we are powerful people ✌️
@hamdaqurux6519
@hamdaqurux6519 3 года назад
Diinta maxaaa powerkaaas ugu baraweyseen diinta sidaan hadey ka yihiin dadkiii aad laheydeeen aqoon leedihiiin
@shacniahmed6590
@shacniahmed6590 3 года назад
Wa iskudhaxyaceysan daroood qabiiiil jacel heerka ugareysan diiintana ucaydan Dadkane gardaro kamadeysan waxna iska maceisiiiii. Sas afka ubur ugadeyneysaaan aqas doqomiiiiin
@MJRashiid
@MJRashiid 3 года назад
Much love and support from TanaRiver, Kenya. Diir Ismujiya.
@naciimaabdulle3219
@naciimaabdulle3219 3 года назад
Caawaan ku tageeray ayuub kaarlo my blood walaalkay igu dhiig ah
@amiirabiin7054
@amiirabiin7054 3 года назад
Qadar🙏😍💯💯legend nadiif qurux heybad afgaabni haigaso matalin ina adeer ayubkaarlow xashiish boy👈 laxwase👈🤧🤧
@azlaamali2513
@azlaamali2513 3 года назад
16 jirka duduble waa maaneejar marki lugu dhahayo waa sidaan xikmad socoto ayuub kaarlo
@user-pi5xs9gn8m
@user-pi5xs9gn8m 3 года назад
Keep going adeer from HG🥰🔥🔥
@maxamedmaxamuudcade9087
@maxamedmaxamuudcade9087 3 года назад
Subxaaanalaah waa mucjiso wasaqaas allow aana kajeclaan xaramka barakeensan mel aan ku dhashay allow nookas xaramka
@tuneey
@tuneey 3 года назад
SubxaanaAllah wlh wuu danbaabay yaa rabi noo danbi dhaaf
@funnyofficial7989
@funnyofficial7989 3 года назад
Hg nimo waxaan ku waayo qof aan uga baahanay male 💪💪💪🤛
@saamali3972
@saamali3972 3 года назад
qabiil baaa kuwaaley illhy haku caafiyo sharma boy jir ooo joog cadowgaaga ha u jabin❤❤💝💉💉💉💉💉💉💉💉
@gigi9470
@gigi9470 3 года назад
💪💪💪 Keep going bro Geesi ku faano ✌️
@habarwaayshow
@habarwaayshow 3 года назад
Ayuuub kaarlo guuleeyso libaaax sxp sare waaan kuwataaa zxp
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 года назад
Wlh been maaha kabtan ayuub ilaahay ayuu kafurtay🤲ilaahayna Matuso meeluu kuyaalo baydadka barakaysan ee❤️maka iyo madiino❤️
@biriqey1505
@biriqey1505 3 года назад
Kaarlo dudublanimaa kugu wataa keep going
@salebanahmed2627
@salebanahmed2627 3 года назад
Ayub mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 года назад
Subxanalaah wlhi waa hadal qaldan sidow rayideyga yahay
@azharudinainan1712
@azharudinainan1712 3 года назад
Isagaba diinta leh carab ah nabi maxamad scw adeer u ah lkn hawiye waa gaalo madama aysan arab ahayn islaam maaha
@aubameyang7364
@aubameyang7364 3 года назад
@@azharudinainan1712 subxanallah wa ituqulaah.
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 года назад
Sax
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 года назад
@@azharudinainan1712 shaqfir uqdad u dhimo
@azharudinainan1712
@azharudinainan1712 3 года назад
@@aubameyang7364 hawiye waa gaalo madama aysan arab ahayn islaam maaha naarta galaysan
@user-hw7oq8fy3w
@user-hw7oq8fy3w 3 года назад
Family Ha dhiqleeso maqal ma jiraa ninka kabtan isku shegayo hala gala wareyo RU-vid ka Aabe Daahir Cabdule Calsow guul iyo Gobanimo wan kuu tagan nahay
@fartacadey4409
@fartacadey4409 3 года назад
subxanallah waa danbabay
@ismaciilaarkaofficial9280
@ismaciilaarkaofficial9280 3 года назад
Callka oo full ah so dawo sxb qabyaladii kuqady kuma dhigtee 🙊🙊
@deqaelmi6226
@deqaelmi6226 3 года назад
Subxanalaah waa nin waalan kabtan Ayuub 😂
@kingabdiwalizakiir2804
@kingabdiwalizakiir2804 3 года назад
Waa maalinta kowaad ado si wanaagsan u hadlayo aan ku arkay masha allh kaarlo saa ku wad sxp
@kamaalhassan3274
@kamaalhassan3274 3 года назад
Waligay caawa ka hor hadalkaaga si toos ah uma dhameysan waan kula socanaa hada kadib mr shuubo
@abdi2660
@abdi2660 3 года назад
Sobhanallah
@hanaddada1255
@hanaddada1255 3 года назад
Nin fiyow ma ahan kaptn ayuub😃😃😃
@miniboy5332
@miniboy5332 3 года назад
Nolow sxp mcn from duduble
@kingfitahcade3117
@kingfitahcade3117 3 года назад
Duble from oraden
@azlaamali2513
@azlaamali2513 3 года назад
Duduble ❣❣❣❣💯💯💯💯my dhiiga xor dage allaha iidaayo 🤲🤲🤲🤲
@miniboy5332
@miniboy5332 3 года назад
Amiin
@inafaraxeeyxordege1257
@inafaraxeeyxordege1257 3 года назад
#xordege
@marioqurux2384
@marioqurux2384 3 года назад
Apapapapapa kabtan ayuub diin tii dalaqaaa🤣🤣🤣astaqfirullah
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 3 года назад
Karlo muuqaalkan ayaanba subescribe ugu saaray
@xawafarax3377
@xawafarax3377 3 года назад
Masllallah
@abdullahisaladjama4670
@abdullahisaladjama4670 3 года назад
Triangle 😂😂😂 caqli yelatay niow wayahn wa so ronatay
@theosantana7750
@theosantana7750 3 года назад
Marka hore meshu kala kacsanayay.. hada views macqul uu hela. Wa inaad wixii hore ka tagtaa
@queenamerica980
@queenamerica980 3 года назад
Subxanalaah kabtan ayuub wuu walanyahay
@maxamedcabdirahmaan4098
@maxamedcabdirahmaan4098 3 года назад
Maya walaal horo usoco
@farxiyoabdullaahi1620
@farxiyoabdullaahi1620 3 года назад
Subxaanalaah xajka waa. Waxaw kamidyahay shanta tiire islamka
@mohaamiin311
@mohaamiin311 3 года назад
love saar ayuub kaarlo
@caqlisame6000
@caqlisame6000 3 года назад
Sigaara iiLa zoo xidhiidh waxa laga yaaba arinka sharma iyo daahir inaan xaliyo waayo waxan ahay haker ama nin ku takhasuusay cilmiga computer😡
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@dahiralim9376
@dahiralim9376 3 года назад
Kabtan ayuub markaan khadka waa kabaxsan yahay
@akaashboy8306
@akaashboy8306 3 года назад
Ayuub karlo chanalkii sharma boy daahir dhex fadhiyo hhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedhusseinhassan1495
@ahmedhusseinhassan1495 3 года назад
Adna wlloow eraygaa mamoyinka lagu gaafayo aad kaftanka ka dhigatay iska dhaf sxb
@miskoo1333
@miskoo1333 3 года назад
Kabtan ayuub waa kaa qabyaalad badanyahy sxp wa run lkn shiine culay qabyalada mayaqaan
@laariofficial3245
@laariofficial3245 3 года назад
Kabtan ayub libax hore usoco wlhy hadalka cad ayn kugu jeclhy from hrti
@user-bs8xu4wy4p
@user-bs8xu4wy4p 12 дней назад
Scw scw scw ano mj leh nebiga waa jeclahay Garowe waa meel goniya
@boswellianboy4242
@boswellianboy4242 3 года назад
Ayuub kaarlo sxp kaptan ayuub iyo waxa la midka ah hadayba somalida kala dili karaan dee somalida ayaan awalba wax jira aheyne hakala dilaane udaa sxp
@khadar0524
@khadar0524 3 года назад
Masha Allaah hadal fiican' aniga xataa waa iqabiileeyeen istafurulaah waa asxaabteyda qaarkamid ah xataaaa waa isleefnay kkkkk' ee bahasha naga daaya ciyaalka bacda!!!!!Gaalogudan!!!!!
@moadanliveshow6759
@moadanliveshow6759 3 года назад
Anoo mj ah aa ku wato kaarlo. Subscribe iyo like adeer igu halee
@ashashego3474
@ashashego3474 3 года назад
Masha Allah si wanaagsan aad kulligoodaba ula hadashay kudos to you 👏 👏 👍 👍
@juweriyocawilcawil1880
@juweriyocawilcawil1880 3 года назад
Wllhi diinto lo gafo wan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hibomohamed6089
@hibomohamed6089 3 года назад
Asc waagef ween acuudi bilaga warun ayuub kaaf cawa xaqady maha diinta in dheelo
@rochestermnofficial1294
@rochestermnofficial1294 3 года назад
Ayuub Carlo guul iyo Gobanimo
@ruqiabashir2226
@ruqiabashir2226 3 года назад
alaa majeerteenka gaalaa baadaan ayaa kabuuxa ee seefta haluumuslimiyo waliba sidagdag aaway culimada diinda subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
@juujuuquruxu2689
@juujuuquruxu2689 3 года назад
Nin hadal badan waxaan maqli jiray hoyadey baan wasay buu yiraah hada kabtan ayuub meel xun bey la gashay sheeksti lkn dibi dhaaf wey diiso allah ileen waa naxariis badnee
@themoice6156
@themoice6156 3 года назад
Marki ugu horeysay kaalo hadalkisa aaan tagero uuna runta ka hadlay lkn waa qeyb ka mid ah hadalkisa
@khalidkhalifkhalid1663
@khalidkhalifkhalid1663 3 года назад
Bismilaah
@ahmedkigaami6569
@ahmedkigaami6569 3 года назад
Anoo kabtan ayuub ina aderkiisa walaahi waxaan kugu taageersanahay wanaaga iyo inaad unasteexaysay guulayso bro hooyo caygana iskadaa adiga laftaadu
@aymanlove8802
@aymanlove8802 3 года назад
Ilahow dadkan qabiil kamadobe waaby washene from mj🤣🤣
@kingkhazar1565
@kingkhazar1565 3 года назад
Maxaad markii ugu horeesey uga hadli waysay qabiilayste
@salihhhsalihhh5223
@salihhhsalihhh5223 3 года назад
Wlhi qof jiira matiihid waxaan fahmi wayay laaba nin oo soomaliya waxaad ugukala hiilinaysiid baalsheeg
@saxardiidofficial4618
@saxardiidofficial4618 3 года назад
Ilahy afarihiisa ha galin 😀😀
@mohamedcumer4904
@mohamedcumer4904 3 года назад
Subxanallah 🥺🥺🥺🥺🥺
@raxmomaxamed5866
@raxmomaxamed5866 3 года назад
Marka aadan diinta fahan sanen waa iska sidaa subxanallah
@Cowshaqani7
@Cowshaqani7 5 месяцев назад
Legend ❤
@garaadmohamed853
@garaadmohamed853 3 года назад
Ayuub karlo wa Lagu waaasa Shuuba ku dhashaY
@mahamudahmed1965
@mahamudahmed1965 3 года назад
Nabadon nabadon dhalay waku salamay ano ah from muqdishawi👌💪💪
@naciimaabdulle3219
@naciimaabdulle3219 3 года назад
Kabjaan ayuub hadbaco diinttu faragashtaye soo dhagaysta ilaahay baa waxka qabanaya
@ayaan7922
@ayaan7922 3 года назад
Subhanallah
@abdikarindhibis158
@abdikarindhibis158 3 года назад
Wan kusalamey mr ababaababa legend hadal xikmad leh ayad kuhadashay bro
@maxmedfidhbool6662
@maxmedfidhbool6662 2 года назад
subaxanlahaaa
@zuhaybzamawade6919
@zuhaybzamawade6919 3 года назад
Subxanalah wlhi adun majogo allow khatumada khayr noogu khatin
Далее
XOSEN OG ///  OO JAFAY SHARMA POY// &  WHIZBI,,,,,,
10:08
MSS WAA GABADHA UGU DHEXDA YAR GABDHAHA TIKTOK
6:56
Просмотров 45 тыс.