Тёмный

KAFIRSO INTAADAN FALIN WAA QISO GABADH SOMALIYED OO LAYAABLEH!Q.3 

Sawda Qaalib
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #qisooyinka fadlan like isaar hadaad kaheshay videoga waxay itahay dhirigalin mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 181   
@shugricali3046
@shugricali3046 Год назад
Waa saliga nabiga scw scw ❤ Badi iyo istigfarta iyo xowqala Suuratul baqarah maalinkasta aqri Insha allah Allah baa farajkufuri kheyr qaba Kuufuri Wllo qaali
@warsan123
@warsan123 Год назад
Scwscw ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 Год назад
Wa abayuus kas cml ilahey waxnoguma daro gabdha ilahey ha bariso astaqfirta ha badiso bisinka
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 Год назад
Sowda nuur
@Marwa.gg977
@Marwa.gg977 25 дней назад
😢😢😢
@bushracali8449
@bushracali8449 2 месяца назад
Anigu waxaan ku oranlahaa xorbaad thy maadaama uukuusheegay dabeecadiisa aadka u adag haduu fcn yhy xiriirka kadhexeeya isaga iyo rabbigiisa usabar bal haduu cabtooy yhyna uga tag nolosha uu haysto
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Год назад
Wa ka dhuman laha kas balayo canasi badan
@aligedihussein2070
@aligedihussein2070 Год назад
Waxan ku dhihi lahaa qofka ma ahaa in hor nimada mida kale ninkaas hort somali ahaa bilaa naxariista ahaa waxa kuu latalin lahaa waalidka ha ku naxinin waayo lacataas sidaa adiga sheeted ma awoodaan sidaas daraadeed tartlet ufahansi hooyo
@nadirahmed8634
@nadirahmed8634 3 месяца назад
Hala tashato waalidkeed Ninkaas wax fcn kama so socdo
@osmanabdi1995
@osmanabdi1995 Год назад
Waa cajiib iyo Arin Aanan runtii ka filayn wiil soomaaliyeed waana nasiib daro. Waxaan dhihi lahaa talada Walaasheen Sawda qaado,Ilaahayna talo saaro,hooyana wixii talo ay ku siiso arag Ilaahay khayr ha kuu dhameeyo iyo si wanaagsan oo samirkaaga Ilaahay ha kuugu abaalgudo. Runtii anigoo wiil soomaaliyeed ah ayeey arintaan aad i dhibtay amakaagna igu noqotay. Waa aduun iyo xaalkiis
@MalyuunAbdu
@MalyuunAbdu Год назад
Qisadaan maantayaan dhagaysty apyo mcn waxaad qarsato waa ku qurunsadaan ee inteey goori goor tahy reerka usheeg lacgtiisa maqaane asagaba adoo gabar ow kuguursady naftaada ha u duleeyn qofaan qimahaada garaneyn wxaana lasheega inta badan dadka nucaan ah ineysaba is badalin intaas iyo in kabadana waa ku dhimantahy intaas oo lacag ahna cidu maba wada bexeyso intii macquul ah ay baxayaan waa dadka inta badan dadka dulaysta kuwa nucaan ah ee iska fur apyo mcn wllhi inaa waalatow rapaa🥺
@marwaadan7906
@marwaadan7906 Год назад
Nink waxwalb hakaa ilaaliyo lakiin wa in U adiga kuunugulyahay oo kuixtiraamo labo waa mid ninkaan mid waa in uu kutijbinyo U firinaayo dulqaadkaada ama waa kadbeecad haday dbeecdiisa sas tahay wada noolaasho mataalo iskaga caraar Nin markaad kaligiin tihii. An kulasheekeesaneenin ku i tiraameenin bisinka inta kale odhan waa loo dulqaadan karaa
@A.A.E93
@A.A.E93 Год назад
Inaan kaas lala dhaqmi karin qof kasta wuu dareemi karaa waayo waxa uu dhibka iyo ixtiraam darada ku hayaa waa xaaskiiisa qiimaha badan oo ugu dulqaadatey caburintaas xaddhaafkaa tan kale ninku dadka kale ee soo waca wuxuu ula dhaqmaa si wanaagsan gabadhiisa wuxuu ula dhaqmaa si wuxuushnima marka taldeydu in ay waalidkeed la wadaagto kadib hadey wax ka qaban waayaan ay go'aanka ugu danbeeya iyadu qaadato.
@husseinhuniko3434
@husseinhuniko3434 Год назад
Wlhi aniga waxan dhixi laxaa iska fur waayo xadha os isku cusub tixin osna cidhina akhjogtit ayuu San kuyela xadhas meell kale kugeya wlhi nolasha ayuu kuwa dhoogii waxba. Aaa fiirinin lacagta runty wayo waxas nolal maxan waa nolal bass alllh aa kabixiya
@sabrinhassanjimale-nq4ib
@sabrinhassanjimale-nq4ib Год назад
Astaqfaarta badi iyo xowqala badi iyo saliga nabiga scw ❤ abyo sabar ka badi waa is badali dona insh allah
@maryammohamed5921
@maryammohamed5921 Год назад
lagyba inuu dabecedeeda egeyo amarkiisna iney qadeynyso lagyba iney samirkeda wax walba ku hesho ilahy ha usahlo qalbigiisa wanag ha gasho
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Год назад
Ninka runta usheg oo dheh sidaan kugulama noolankaro walidkana usheg sida wax ujiran waxad qarineyso anigu mafahmine gabarey doqonimada iska daa imasoosocotid dheh kumana rabo runta indhaha kasaar
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 Год назад
ani waxa soo xasuustay qisadii xaarif iyo rafaal siday Ku bilabatay ani gabadha waxan kula talin laha ninka isku jilci oo warkiisa yeel hadii uu isbadal iyo ixtiram la iman wayo oo sidas dhaqan utahy waxba warid ha usheegin markuu so labto madaxa ka gal wax kasta oo uudhibsanayo samee hadii uu cidiina udacwodo wax dhib ah nagama dhex jiraan dheh si abay odayal iyo gar iyo hadii nagtu inacday xolashygii iiceliya u imaan markuu kudilo dil inta gadid ha caron waliga markuu warero ama wuu Ku furi ama wuu ku ixtirami oo xal aad kuwada nolatan buu la imaan marna ha ogalaan abayuus wllo
@afnaanabdi5189
@afnaanabdi5189 Год назад
Kkkkkk, waa iga qoslisay qof caqli badan baa tahay Masha Allah
@cabdullaahiaxmadcawke4177
@cabdullaahiaxmadcawke4177 Год назад
Horta inta aanan talo dhiiban ninka dhaqankiisa waa in aynu wax uun ku fasirnaa. Kadib talo bixinaa. 1. Ninkan waxaa ka muuqda kalsooni darro iyo masayr waalli ah 2. Waxaa ka muuqda inuu u haysto inuu gabadha iibsaday markaan eegay hadalkiisa ah lacagta wad iiso celinaysaa haddaan isfurno. 3. Dabagalka uu gabadha ku hayo xataa isagoo maqan wuxu ina tusayaa shaki badan inuu ku jiro ama waswaas . Talo : 1. Horta kalsooni darro iyo shaki ninka ku dhaca way adag tahy in laga dawoobo sidaa darteed waxan kula talin lahaa walashay in ay ninkaa iska furto waayo hinaasuhu raga haduu ku dhaco dawadiisu way adagtahy. 2. Lacagta uu kugu cabiidsanayo kugu ma laha dal dawlad leh ayad joogta waana laydin kala saarayaa wixii uu leeyahy iyo waxad kacabanyso maxkamadda ayad ka caddayn waxd ku nacdy 3. Hooyo iyo aabo maalin shir aan laydin ku wehelin la qaado arinta oo dhan uga dhac inad xammili laadahy noloshanna u sheeg . Hadday dhahaan ninku lacag bu nasiiyaa usheeg inaadan qof la noolayn ee aad jeel ku jirto. 4. Ducada , adkaarta , salaatu laylka , sadaqada intaba wa inad badisaa. 5. Talada waalidka meel loo dhaafo majirto ayada inaad qaadato ayaan kugula talinayaa walashay. Ducadooda ayaad helaysaa taas ayaana muhiim ah Nolosha aduunku waa imtixaan iska sabir alle hakuu sahlo arimahaaga. Talada waalidka qaado oo qaado oo qaado .
@souleikaursad5731
@souleikaursad5731 Год назад
Walahi bisinka Maya Maya taniwawali iskagatag walahi wad walani
@abumaryamaahmed7055
@abumaryamaahmed7055 Год назад
MARKA HORE ILAHAY BARI MARKA LABAD WALIDKA UWARAN SALADULAYLAKA BADI KA DHEH
@mariangeddi4869
@mariangeddi4869 Год назад
Waxaan la yaabay gabar 2 bil iyo ka badab la qabay lacagtii guurkeeda kubaxday sidee loosoo celin karaa oo reerkeeda loogu qabsan karaa? Gabadha waxaan kula talin lahaa 2 biloo kale jaanis ha siiso markuu soo laabto hana isku daydo ineey bedesho Allh na hala kaashato kadin hadeey taasi shaqeyn weyso ha isaga tagto qof bilaa naxariisa waxba lagama qaban karo
@faraxsane9887
@faraxsane9887 Год назад
War hada iska fur ku dheh haduuba gumeysi bilaabay. Isla-weyni lagama caafimaado. Waxa uu la guursa waayay waa dhaqankiisa xunkaa. Uur haday u qaado ayadaa is dishay walaahi.
@AbdullahiAbass-he2sr
@AbdullahiAbass-he2sr Год назад
Lacag dibato maleh lakini nolashadha aya kadaran e kafuriin dalab
@ifrahabdi7705
@ifrahabdi7705 Год назад
abaayo qaladku waa adi because ninka inad ka faneysuu arkay because adigay ku dhahay ragay waa siday ka dhigayta gurigad jooga 2 months kaliyah ayuu kulay jogay maser may arko lakiin saymey maysameynayi waqti sii melwalbo uwado shopping hakulay dono ninka habeynki kowad ku arkay habenkase aheyd inad hadaasho markii lagu kenay warqaday adinay inad qodobo kale diyarsato amay qado as intadan fulinkari tirahdo intan may sameynkaro intan waan awoday lakiin markad haye tiri dey fulinteyda lagay rabay ninka oo kale waa kuway saaabasha iyo a mantay waxa ku lehy allh baryadiisa badi nago waxbay kumay shegayaa aheydan yuu ku waramin intan iyo kabadan waad ku arki qof amar jabin bada marka hore a waxay dhahay wan sameyn amarka waan qadan may soconeyso raga caruurtey lay aqliyihiin haduu ku ronyahay adnay isku day inad amaradisa ugu yaraan haye xubi nolosheydiyo sowjkaa wanagsan may jiro rag amaan waxa kajec may leh iskuday inad dabecadisa aqriso tanka waxyaaba adku sii kalo foganeysa waxa kamid ah waliga nin haku dhahin ragakale baa wax ku dher amay kaa dhaqan dukan adiga raga kadirta eraygas nusqaan bu leyahay allh qalbi yasin ha isku so hagi lakiin walaalo iska day amar diidamad haye xaji xubi magcisa dhan hay ugu wicin allh baryadisa badi guurka kahore aheyda inad😂 ka doorstond lakiin may dhicin mama’s ka istiqaareysan haday baryad rabi badi
@khadritahassan5705
@khadritahassan5705 Год назад
Wlhi waa yaab alle haw sakhiro waa saygeedi xalaashaha ahaaye lkn Dee dhibtu waa qof laga cabsanayo taas dhib ka Wayn ma jirto waa bahal camal marka lacag ha diyaarine adigaba gabadh nimadadi ayaad waydaye oo garoob ayaad noqonaysa manta hadaad ka tagtee marku dhaho lacagtii iso celi Adna waaye gabadh nimdaydi oo sideediya ayaan raba ku dheh ma Adaa bilaash ahaa hadaa haka cabsane hooyada u sheeg dhibtada isagana runta u sheeg intuu kaa maqanyay waliba adigoo la hadlaaya codkiisa duub ama hooyada dhagaysii
@XaawoCwali-pw4yp
@XaawoCwali-pw4yp Год назад
Asc wllo hadii ayna ayadu ahgagsan tahy nooo dulqaad ninka 2 bil gudohod kadal banaya wixii u sii yay ha ufadhiyin hoyana haba usheegin ee adi isaga jar suuyeelo kadib asagiyo cidaa is arkaya ee adi jar ani saas ban leyahy asc
@haawomohamed-jx9sm
@haawomohamed-jx9sm Год назад
Abyo hadii ay calaf isku leyihiin ilahay hsusojeediyo
@raznakhadar3726
@raznakhadar3726 Год назад
Anigu waxn odhanlahaa haddad u adkaysan karwaydo ha iskaa furto lacagta naa xukunkeedaa culimadaaa ha weydiiso ileen yadubaa xaq bay leedahay oo xuquuq Bay ku leedahayy oo culimada ha weydiiso zukunkaa lacagtaas 😔
@hoodoabdilahi9448
@hoodoabdilahi9448 Год назад
Wll anigu waxan kula talin lahaa intaa uu kaa maqanyhay sawjkaaga bal u ducee oo 24/7 digri iyo cibaadada oo aad wanaajiso ku jir oo isku mashquuli,saliga nabiga aad u fara badi ilahay idamkii waxaad arki doontaa isagoo is badalay.
@MuscanSiciid-cu6sf
@MuscanSiciid-cu6sf Год назад
Wllshay mcn sowdo maxamud wali gaa jiroo joog waxaan kaa cod sanayaa adiga iyo asxt in aad iisoo ducay saan ayyo mcn sno xanuusa dhamaan tiin allaah ha idin ka amaal mariyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi ♥ ❤ ♥ ❤ ♥ ❤ ♥ ❤ 👍
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Allah hakucafiyo wllo insha allah
@safiyasacad485
@safiyasacad485 Год назад
Allah ku Caafiyo wll
@HodanHodanAhmed-t3g
@HodanHodanAhmed-t3g 8 месяцев назад
Asc, Haduu kudaho lacagteyda isoceli adiga nah bikira dheydha iso celi❤😂
@nastexonalka3617
@nastexonalka3617 Год назад
Ale ha ha so hadeeyo ale ubari in uu ale toosiyo
@LadanAxmed-v2j
@LadanAxmed-v2j Год назад
Wllo waxan odhan lahaa usheeg rerkiina
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 Год назад
Madaxakuxanuniy.walala.iskafure
@ShugrixasanCabdi
@ShugrixasanCabdi Год назад
Asc Sawdo maxamuud gabadhaa walaasheena waxaan dhihilaha usamir ninkaaga uu uducee ❤❤
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Год назад
sheeg waxad qarsataba waa ku qarsada
@munamaxamed9740
@munamaxamed9740 Год назад
Asc wllshy sawda maxamed Waan jujeclahay Wll anuu waxankulatalinayaa Inay allha barido Marwalba In ay istikhaaraysato Oo ay mar walba ducaysato
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 Год назад
SubxanaAllah ilahy ka dulqado wlashen hoyo ha u shegto Ilahy ha u hagajiyo ninka sas wa cadab Runti lacgta ha fiirin wll naftda inad ka fikirta guurka wa naxaris xaqa Allah tuso qabilka ha bixiyan lacgta lkn marna ha ciqabin rabina u shego arintada rabiyow wxa wad argt adoonka rabiyow hdu qyr ii yahy ii wa naji hdi klan rabiyow iga qabo Runti hda ilahy ya kaga garaa wa taldyda ❤
@XaawoCabdulaahi-v9f
@XaawoCabdulaahi-v9f 9 месяцев назад
Wall horta allaha kaa dulqaado waa dhibaato aduun iyo ciqaab lakin tala ahaan waxa dhihi lahaa waaridkaa runta usheeg iyo wixii jira waayo hadaa qarsato waxaaba dhacda waali inaa kaqaadid ila hadalkaa farah badan waana waxyaabah waalida laga qaado istarayku lacg waxba kutari mayso markaa farah taagtaagto alana farah hakuu furo
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Год назад
Waxn kula Talin lahaa wlshen Inay u samirto nin kaas Nink laftiisa wxn filayaa dhibaatoyin uu dareemayaa jira Ama shaki uuna maamuli karayn wyna jiraan xanuuna saasa Marka Gabadhu ha u samirto hayna isku daydo inay badasho oo danka diinta ayay kubadali kartaa Gabadhu lafteeda wxn kula talin lahaa inay barato Cashiraad diini ah oo sida ay ula dhaqmilahayd Ninkeda Xuquuqda uu ku leeyahay iyo Tay ku ledahay marka haysku daydo inay Marka haysku daydo inay Raaliyo Noqoto Wlhi naag baari ah nini kama adko iyadaa karayn marwalba iska ilaala hab fikirka liita ee somali waliba Dumarka ee saamayn ku yeelanaya Gurigaaya Waxana filayaa ninku Raga waa ka masayraa lkn dumarka Aafafooduu diida taana waa ku saxan yahay. NINKA DHAKHTAR CILMI NAFSI AH AYUU RABAA ninku maxuma lkn waa xanuun sanyahay Taariikhdisa dib ugu noqo Hadad samir dabadeed haduu fahmi waayo ku dhoof oo ka danayso Ninku Geel kaama bixine wll 😅 ALLAH BAA KU LEH OOD ADOON UTAHAY QOF KU QIIMAYNAYN STREES IYO CABSI KULA JOOG QOLOSHAADA KUMA WADA QADAN KARTID
@motivationalchannel7721
@motivationalchannel7721 Год назад
Saliga rasuulka badi wllo
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 Год назад
Iskafuro.houn
@mohamedgadafey127
@mohamedgadafey127 Год назад
Adaan kugu racsanahy
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Год назад
Walalaheyga somaliyeed 😍♥ gacaantina Allah haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏😢😊
@fadumaabdi7903
@fadumaabdi7903 Год назад
Waxan dhihilaha iska samir
@NASRADEEQA
@NASRADEEQA 3 дня назад
Reerkoodii o imika uun duruuta kayar baxaya waxba yayna. Kamurjin e ha iska samirto ان الله مع الصابرين waa hadalkii ilaahay😢
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Год назад
Abaayo ma isbadalo nin abyusa ee haka cararto hadey dhawdahay please ani nin sasa isomarey ragodhan waka cararaa wallhi lacag walahelaa lkn cafimad lamahelo wa nin xanuunsan please hakatagto gabadhas ninka 😢
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Год назад
$17,000 Diyaari Hadaa Ku Faraxsaneen Guurkaaga Ayaa Leedahay Gabdha😮
@badriabdiqaadir-rw7se
@badriabdiqaadir-rw7se Год назад
Anu waan samayn lahaa qof waalan baan iskadhigilahaa 4bilood kadibna markuu ifuru Ayaan caadi iskadhigayaa
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
🤣🤣🤣😹
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Год назад
Waxd qarsto wey ku qarsadn ee walaley familkada wx walba u sheg gacn furnan wxba ma kugu tareyse asgne rulkada u qor asba wu ku qore ilen meshn qasb leskuma heyste wa les qabaye walalow so dhawaw ku dheh 2qof o siman banahy aniga imad dhalin ee an is ixtiramno aysa aheyn an ku kala tagno waxni nolal nahane
@iqramaxamed7514
@iqramaxamed7514 Год назад
Hana u duceeyso duca waxkasta badali kartaa inshaAllah
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Год назад
Abayo aniga waxaan talo ku siin lahaay waxaa qarsato waa ku qarsadaan hooyo usheeg waxaa kasta run ah iyo abe waligeed la is guursan jiraay waligeed lacag liiskam ceshan jirin adiga markasta qalbigaa ilaali
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 Год назад
Waxan tulatalinlah inay hooyo yaderde usheedo
@saynabdaauud679
@saynabdaauud679 Год назад
Waxan Kula talinlahaa xaga ilaahay ucarar ilaahay bari saqda dhexe salaatuldayl ukac inuu ilaahay soohadeeyo sabirkana badi xaga bixidana waxba kuutarimaysee ikadaa wixii dan ahubax inaad amarkiisa qaadatona kudadaal ilaahaybaa raali kaanoqon wuuna kuusoo hadayn
@kadijaali4753
@kadijaali4753 Год назад
Kaas nin ma aha
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 Год назад
waxaan kula talin lahaa inay Allah barido qalbiyada Allah baa xukumo haday Allah ubarido ninkeeda Allah baa uhagaajin oo oogadhigi jano aduun ee digriga habadsato baryada Allah waxwalbaa lagu helaa dhibaato walbane waa looga baxaa aniga taladayda waa inay Allah ubaridi inuu qalbigiisa usoodumo oo ninwanaagsan uu oogadhigo
@dhoolmuhumed2817
@dhoolmuhumed2817 День назад
Labo mado ayaa loo kala qadayaa arinta mida waan kuraaci marki aad suuqa adeso waa sax wayo marxum ayuu kuuyahay ninkaga raga ajaanibta ayuu xijaab kaga yahay tankala oo guriga lama soo gali karo waa sax waa diniyan lakiin waxii kalo kabadbadis ah waa loo dadbadsan
@farhiyaahmed1504
@farhiyaahmed1504 Год назад
Asc xbbti seetahay sanda qalanjo waanin kibray abaayo ha aqrisado albaqro kadibna biyohakutuf to kadibnaha cabto adkaalsabaax iyo walmasaaa nahaqarisato insha allah waxaanrajaynaa isbadal wanaabadan
@shukricabdulaahisiidow6669
@shukricabdulaahisiidow6669 3 месяца назад
ALLE BARI KU DHEH 😢walahi waa dhibaatoh
@ayubansari5379
@ayubansari5379 Год назад
Soo lagama yaabo inuu yahay nin soo gubtay oo naago hore soo qiyaameen, qofka ilaa aad ogaatid xaalkiisa dhabta ah ma xukmi kartid. Gabadha aniga Waxaan kula tali lahaa iney ninkeeda isku jilciso taladiisana qaadato iyo amaradiisa ilaa hada wax xumaan ah ma arko lkn xoogaa dhimrin iyo naxariis ayaa ka dhiman waxana aminsanahay iney ayadu ka keensan karto badalikartana.
@aminanur3754
@aminanur3754 Год назад
Walaalo sowdo waxaad dhahdaa waxad badisaaa لا حول ولاقوة الابالله Laa xawla walaa quwwata illaa billaah iyo حسبنا الله ونعم الوكيل حسابي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم
@qaalinuur7668
@qaalinuur7668 13 дней назад
Waxey ila tahay in uu isbadalayo wayo hadi uu dadka kale uu ficanyahay waxaa jirto ah cayuun hadi uu marki hore ficnay waxaa dhici karto in lagu itixamayo ee astagfarta iyo saliga badi waxaa heleysa isbadal itixaka ula noqo xaga alle lkn waa in aad hooyo kula ogata side walashey sowsa shegtay ilaah haku yasir asaxabey uduceya gabadha in ilaah qeerka wafajiyo intaas iga aragti ah
@Cashoaxmed-th9rn
@Cashoaxmed-th9rn Год назад
Wa caadi maxy wareeg kufali danteeda u muhiima
@cmalyuunabdinasir
@cmalyuunabdinasir 14 дней назад
waxan kula talin laha inay iska furti lacag dhib maleh tolkaa bixiyee lacag wala heli karaté ha fashisho wayo qofka s dabujrka lalama Nolan karo asago somali ah bu umada kale iska dhidgihay wa qof xanuunsanay laga yaba inay colaada kaso baxayo uu walan yahay marka haiska fasax do xoriyadeda haku nolato
@ixsaanmaxamed2070
@ixsaanmaxamed2070 16 дней назад
Walal Allah xagiisa u carar dheh wardiga badi surah baqra akhriso dheh saliga nabiga kumanaan ka akhriso insha allah qisada marhore bad so gudbisey lkn hadan dhagaystey shukran
@ikraanabdilaahi8812
@ikraanabdilaahi8812 Месяц назад
Dadka America jooga wa xanuun caadi ah kii aan wada hadli jirnay marku iga tagay dhagor cusub wlhi blhi iga so baxday iga tag dheh wa dad nooc kle ah oo meel aad h qaado jirin oo fahmayn Alxdulilah ilahaygii I dhaafiyey maba is lihi nin dalka dibadi danbe jooga shukaanso 😂😂😂😂😂
@ZainabaMahamoud
@ZainabaMahamoud 23 дня назад
Anigu waxaan jiraa da da 16 Waxaan leeyahay walashey masjid ka gee oo ku badnow markaa isaguba wuu ku raci
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 2 месяца назад
Walal Sawdaay, heedhe ninkani ma buko ee inantuu rabaa inuu cardaaduqaha ka dhigo oysan indho iyo dhago isaga ahayn yeelan. Daruufta reerkooda haysta aywuu ooga faa iidaysnayaa 100&100 Inayna lactic kabaxday gudi karin buu ogyahay.. 1. waa nin hinaaso badan ragga kale inay inanta kaqaataan ayuu kabaqayaa . 2. Waxaa laga yaabaa inuu depression qabo amba daawooyin qaato. 3. Inuu cilad leeyahay misana inay ogaato diidayo ayaa laga yaabaa. 4. waa nin qurbo joog ah amba kuweynaadaye yeyna kugu ilbixin buu aaminsan yahay hablaha baahane Africa joogo waa qayb gumaysiga ka.mida 5. Iyaduu cabsigalinayaaye inuusan dabeecadiisa runta ah uqorsoontahay baa laga yaabaa walal. 6. Waxaa laga yaabaa inuu xanuunsanayo ee ceebtiisa kuqarinaayo amba uu daroogo cuno qurba joog badan baa waalan misana isqadhiya. Waa sax hooyadeed hala wadaagto dhibaatada haysata Jaanisna hasiiso inanka ilaa iyo sanad haduu sidaa Un caado kadhigto inantu way xanuunsan ee haka tanto intuu waali, macaan, dhiikar kuridi lahaa 100&100 . "Waxaa waa xayaatu kalab inantu kuma noolan kadho".
@sadamabdi6766
@sadamabdi6766 Год назад
Wlhi videoga jikada ku jira kaligay qoslisay dadku ila yabeen 😂😂😂😂😂😂
@Hodan-i9m
@Hodan-i9m 2 месяца назад
Gabataas iyo qof kastoo dhib hayo wxaan kula talinlahaa horta hooyo u sheeg markastoo aad uu kaa mashquulo adna salaad bilaw Wadlee. Hana kala joojin wax badan tuko maalin kasta iyo habeenkasta illahay inuu saqiro bari
@saynabshibrahim4929
@saynabshibrahim4929 Год назад
Asc siaday walaasheen kutalisay cimrada ha aadeen hanasooducaysatoisha Allah wuficnandoonaa
@NuhaNaji-dr9lw
@NuhaNaji-dr9lw Месяц назад
Shekadaan aniseed iga hadlosaa ciqaabtan iyo kadan 13 Sano an kuso nolaay markaan nafta uyaabay wan iska cararay
@munabintumoha1627
@munabintumoha1627 Год назад
Abyo marka hore hoyadaa usheeg Kadibna alle xaqa haku hanuuniyo una ducee abyo marba hadan iska furikarin
@anfacwarsame
@anfacwarsame Год назад
Mushiklad waaye , ilaahay ha u dhib dhaamo . Waxaan kula talin lahaa ; ha u duceyso inuu ilaahay intiisa San soo xijiyo , adkaarta & istiqfaarta afka haku heyso . Sidoo kale , maadaama uu gacan furan yahay cimra ama xajj ina gee' ku dheh kadibna halkaas uga soo ducee .
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 Год назад
Walidka usheeg dhibkahaysku koobin wa nin xanuunsan
@RunRun-h4w
@RunRun-h4w Год назад
Gawada hakudahdo ninka lacagtada walagusina adigana gawarnimadeda hasoceliyo sidi ey ehed gurka kahora hausoceliyo
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Год назад
Mid horaa soo ciqaabtay ma is dhahday markaasuu maskiin kale ka goynaa? Alle ka bari inuu faraj kaaga furo kaas nin kuu noqon maayo ilmuu dhalayna ma hayn kartidee. Xasbunallaahu wanicmal wakiil.
@yashfeensuleiman999
@yashfeensuleiman999 10 месяцев назад
Kan oo kale isla America 🇺🇸 jogey anigu isoo maray walh nolashas wa cadaab aniga kas gur wanka diiday wana ka reystay halsano cadab iyo ciqab ah isla so marnay aniga waxanku dhihi laha bari intu nolosha ku dhafin laha abayoy iskafur kaas
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 Год назад
Naa waalidka la wadaag. Ha waalane.😢 Lacagta waa la gudi doonaaye 😢allow astur gabadha.subxnllh qaracan badnaa.😢😭
@duceysansheikh7019
@duceysansheikh7019 8 месяцев назад
Walal inkastoo xisatoo ey dhowr bilood kahore eheyd hadana rayigeyga waxa waaye gabadhaa waxey heshay nin ma'uul ah ragii inta badan waa qeyrumasuul hadaba anigu waxan dhihi lahaa gabareey ninkaga ixtiraam oo wax diinta ka bananka ah Kuma usan farinee u hogaansan asagana haduu fariinteyda arkaayo waxan dhihi lahaa qofka asoo hagaagsan hadad ilaalada ka badisana wuxusan ku fakirin ayaa imaan karee walal gabadha u dabci Allaha isku kiin barakeeyo kuwa is fahmana Allaha idinka dhigo
@xamdayusuf1150
@xamdayusuf1150 Год назад
Waaxa.layabale dumarka lacag.inad.nafadada sisati.maaha laakiin haddbadhcdy laba xaloba.way kubanatah iilhaay baridi rabi.waani nasasoo roogo taladada walika u.sheegti xala.ayaa.lagadhi rikatadn u.kuk haysato waad ka.bixi lakii dumi ha.qadan nafadaadu.waxan rali ka.ahn. yeeln
@XismuseCali
@XismuseCali 6 месяцев назад
Ok samarka ha badiso lkn qofku xumaan saarnaan maaye wuu is furfuridoonaa mida kale wy isku cusub yihiin waxaa la yiri dad iyo dalbo intaada baran ayey kaa faaidaystaan marka wlsheen ilaahay ninkaasi xaqa ha waafajiyo ayadana waxaan leehay qofku hadii u samro sad ma waayo samar
@MaryanSaciid-j8k
@MaryanSaciid-j8k 11 месяцев назад
Qufka ixtiraamdarada wax u gaxun majirano wayo asigaba inla ixtiramuraba walashe mcn waxan kulatalinaya horta hoyo lawadag samirkana kaasho oo waxa lagayaaba isbadal in uu yimado samra sadkisa hela rer burbura mafududo abayo insha allaah isbadal imanaye wan kusodocen hanadag dagin insha allaah
@UbaxCali-s4l
@UbaxCali-s4l Месяц назад
Wlle mcn sida aa sheegtay ban dhihilahaa hooyo usheeg😢
@RaxmoAbdulqadir-c3g
@RaxmoAbdulqadir-c3g 11 месяцев назад
Gabadhaas waa dhibantahay iĺahay haka saaro dhibka qofkii cub kugu keena cir ayaaa lagu keena
@XamdaXazeem
@XamdaXazeem 15 дней назад
عليه الصلاة والسلام ❤
@cayuushcajabi5983
@cayuushcajabi5983 7 месяцев назад
Inay ka tagto haday doonayso biilku usoo diro bay ka aruurin kartaa wayna isaga tagi kartaa hadii kalena way u saburi sidii ufudud
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 Год назад
Naa iska fur dheh kaas nin maahane waa bahal Teeda kale lacagta loo gudayo maxay tahy lacag guur ku baxday la isma weydiyo waa siday ku baxday.haduu furiinka diido qaraabada hala wadaagto
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr 3 месяца назад
Gabadhey Sawda, gabartan walaasheyna waa dabeecadda ismaa bedesho xataa mutadeyin haddu yahay. Intaysan guursin waxay aheed inay istikhaareydato. Haddii iyo talo : 1) waalidka waa inay u sheektaa 2) Allane Subxaano waa Tacaalaa hala kaashato, oo Eebbe baryadiiso ha badiso. 3) ( ومن يتق الله يجعل له مخرجا) Hana samirto. Inshaa Allahu soo noqotkiisa weji fur furan iyo dibicsanaan ayey ku arki doontaa. Ayey wer welin ( سيجعل الله بعد عسر يسرا)
@ribixyare1002
@ribixyare1002 Год назад
Anigu waxaan kuleyahay Iska fur ninka waayo wuxu kugu ridayaa dhiigkar midkale marku kudhoho lacagtaydi ayaan rabaa waxaad dhahdaa bikradeydi ayaan aniguna rabaa lacagti waa diyaare iiso celi bikradeydi halkaas u istaag dadka kale waxba kaama galin waayo qofka dhiban waa adiga
@naimoqaali-cq7oc
@naimoqaali-cq7oc Год назад
Abayo sheg intad dhibanan lahed nin kas wax yar karon Ana lajoga ilmaheyga dartod waxan ahay hoyo la,an abahayna lacag ow ku asqeyay lacagtana wu kugu gursaday xaq umalahan in lo celiyo yu ku wabsan nocas
@zeynabh4449
@zeynabh4449 Год назад
Aniga waxan dhihi lahaa hawada fariistaan hawada hadlaan xal ayaa imanaayo. Hada asaga oo maqan ha u sheegto. Hadii ey xal ka weyso hooyadeed ha u sheeegto.
@hussienadan5184
@hussienadan5184 Год назад
Asc gabadhaas waxan dhilahaa dadka qurbaha siiba ragga reerihii ka burbureen waa laga yaaba inu is leehay is yar adkee lkn insha allah waad ka bixi samir una nasteexa haddi caruurtimado Way dhamaan insha allah
@khabarovskabdulaahi6477
@khabarovskabdulaahi6477 Год назад
Walalo fmilkaaga u sheeg hadii aadan la noolan karin,nolosha aduunka waa waasic marka adigoo is dhibaateyn oo naftaada haligin kala taga qof kasta noloshiisa ha dhisto oo aduunka gees haka galo
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman Год назад
Ninkaa halmid ayuukuqaldan yahay ixtiraam darada inta kle waan ku raacsanahay waana dooqeyga nin sidaa ah
@SahracabdiGoox-l6z
@SahracabdiGoox-l6z Месяц назад
😂maxan faalo bixiyaa qisadan qosol bay igu dishay
@iqramaxamed7514
@iqramaxamed7514 Год назад
MashaAllah mahadsanid Abaayo isda qisoyinka inola wadaagtit
@umuanas993
@umuanas993 Год назад
allaah waa kun fayakuun ilaah bari inuu kuu wanaagsanaado haduu kheyr kuuyahay wll allaah ayaa dadkoodhan nooga dhow naxariisna aktiisa taalaa oo najecel
@RoodaMaxamed-gl8mp
@RoodaMaxamed-gl8mp Год назад
Sawda waxaan dhihi lahaa kow ma taagnod hooyo adkayso guurku sannadka iyo ka labaad ee u horeeya wuu yara adag yahay adna nin rijaal ah ayaa ku helay ninkaaga u dulqaado oo baro isaga
@farahshire8275
@farahshire8275 Год назад
Asc dhamantiin. Aniga waxay ila tahay inay ninkeda maqasho oo ay usabarto
@faroolefaarax-js3ex
@faroolefaarax-js3ex Год назад
Sawdo gabadha waxaad tiraa iska fur ninka waa maseeyrow ah
@princesszohachannel8356
@princesszohachannel8356 Год назад
Samir oo saliga nabiga badi csw duceyso oo alle bariga badi abyo
@khadraaabdula6219
@khadraaabdula6219 Год назад
asc walo wan ku salamay salan kadib waxan kula talinlaha inay duceysato hooyeydena usheegto ❤❤❤
Далее
▼ КАПИТАН НАШЁЛ НЕФТЬ В 🍑
33:40
Просмотров 346 тыс.
titan tvman's plan (skibidi toilet 77)
01:00
Просмотров 6 млн
DILAGA JAKADIISA AYA KASHIFTAY!@SawdaBillan
49:47
Просмотров 65 тыс.
Gabadh ninkeedu qabadsiiyay xanuunka HIVga
21:23
Просмотров 10 тыс.
DILAAGII TAXANAHA AHAA!@sawdamqaalib
45:27
Просмотров 54 тыс.
QISO GABADH SOMALIYED OO MURUGO BADAN!@sawdamqaalib
36:32
QISADA ABU CUMAR!@sawdamqaalib
35:16
Просмотров 53 тыс.
KIISKA HIBO OO LAYABLEH!@sawdamqaalib
27:39
Просмотров 69 тыс.
▼ КАПИТАН НАШЁЛ НЕФТЬ В 🍑
33:40
Просмотров 346 тыс.