Тёмный

KAFTAN IYO QARAAXO KOOXDA XUJO OO WAQTI WADA QADANAYA 

Abwaan abdihamid official
Подписаться 19 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 129   
@kralicelerinkralicesi2113
@kralicelerinkralicesi2113 4 года назад
Dumarka qawan Alle haso hanuniyo Alle ha siiyo caqli ey isku xisabiyaan ragga xasaskoda o qawana ku fanaya Alle xishood ha siiyo
@nastehaalinoor6355
@nastehaalinoor6355 4 года назад
Aamiin aamiin aamiin
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 4 года назад
Aamiin yaa allaah
@rahmohusein478
@rahmohusein478 4 года назад
Amiin yaarbi
@ashaluulchunellashaluul4551
@ashaluulchunellashaluul4551 3 года назад
Amiiin amiiin
@naftauroon2482
@naftauroon2482 4 года назад
Waaa weeynka caaadi maahin waa shidan tahin noolada👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@qaaliinaxuseen6334
@qaaliinaxuseen6334 4 года назад
ilaahey ka cabsada in aduunkaan laga tagaayo ogaada aakhiro u shaqeysta arsaaqda ilaahaa qorey si xun haku raadinina meel walboo laga raadiyo waa laga helaa ee ilaahey ka cabsada
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 4 года назад
Adiga hada dawanayo md iska bilowdo wll dawashadod isk deyso
@deqoomar3625
@deqoomar3625 3 года назад
MASHA ALAH MUNO MUHIIM IYO AMARO WAN IDINSALAMAY WILASHA KAMA MARNA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷
@mohamedcammo4152
@mohamedcammo4152 4 года назад
Ax allow akhirada hanaga xumen wll dumarow xijabta ragowna dumarka qawan ka akaca alle Wayne yaaan la ilawan
@naajmoshaariif1736
@naajmoshaariif1736 4 года назад
Abwaan abdixamid keep going my brother
@naimaenow7060
@naimaenow7060 4 года назад
Ascw,.Keep going Cabdixamid yare Muna Cadeey 😍🍀❤️👍
@amarasheikh1544
@amarasheikh1544 4 года назад
Abwaanka Waa i gaaday maalintaas💕💕💕🌹💕💕💕💕🌹🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hafsaqueen3167
@hafsaqueen3167 4 года назад
Boss bas tageero buuxa iyo team xujo hore usocda
@sofiaosman6730
@sofiaosman6730 4 года назад
Boos baas I like ❤
@amiramohamed5655
@amiramohamed5655 4 года назад
Filimkii ax mafiirsatay Amaara🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰💖💖
@abwaanabdihamidofficial9101
@abwaanabdihamidofficial9101 4 года назад
Asc asxaabtayda waad mahad santihiin sidaad ii garab istaagteen guuleesta dhamaantiin rag iyo dumarbo
@waaberiqaasimhilowle9107
@waaberiqaasimhilowle9107 4 года назад
Maashaa alaah habo c xamiid hore usoco
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 года назад
Waali dk Nin Timo daysay cumar iyo cabdi xamiid walalo maa tihiin
@umuahmedwali8094
@umuahmedwali8094 4 года назад
Walesku leyahay labada qof uga qosliya cabdi xamid iyo amaraa
@umuahmedwali8094
@umuahmedwali8094 4 года назад
Waqtiga codada madhaman kkkkkkkkkk cabdi naga idishay hadan dhaho ayida maba iso dhawesan lahed🥰🥰😍
@luulaahmed4144
@luulaahmed4144 4 года назад
Cabdixamiid hore usoco walal waxan kugula dardaarmaa qof gooni ah inaadan attagin horumar ayaan kuu rajeyna walal
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 4 года назад
Subxanllh wlhi Allh yaa raxman
@jiijajaalo5359
@jiijajaalo5359 4 года назад
Amaara 💓😘👍🏻 ilbax Masha Allah
@luulaahmed4144
@luulaahmed4144 4 года назад
Mama amara iyo mama faynus wa salama dadka qeymaha fanka yaqana waye naagaha kale ee caaytamaya ciyaala suuqa ah waxba fan kama oga
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 4 года назад
Mashaallah habo mac ❤️🔥🥰
@YACKOO955
@YACKOO955 4 года назад
Mashallah hore usoco, new friend isoo bogo wll
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 4 года назад
BANKII GIRIYAAD HEES CUSUB SAALAX CARAB VS UBAX FAHMO ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-4JwG1hfer6o.html
@deeqoali57
@deeqoali57 4 года назад
Subxanalah aaqara wa la iloobay
@umusahraalkhayr8551
@umusahraalkhayr8551 4 года назад
boss bas fariid buu u eegyahay qoftan muu asturto
@alimohamoud3777
@alimohamoud3777 4 года назад
Maasha llaah 😍😍😍
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 4 года назад
Waan idhinsalaamy rer xujo damantiin. After salaam wiilasha Europe jiim hala aadho. Waa lamakala xanaaqaan✌️
@kahdraahmed4791
@kahdraahmed4791 4 года назад
Alle hayno naxariisto gabadha boosbas ku dhagan sida koolada miyay isqabaan muuna alle ka baq oo anshaxa ilali.wad mahadsatiin
@umulkheyrdagan3867
@umulkheyrdagan3867 4 года назад
Naftiina aduunyaad WADA siiseene is daba qabta
@zaoahmed5702
@zaoahmed5702 4 года назад
Mashallah walalo family xujo wan idin jeclehay dhaman
@quruxdumar6034
@quruxdumar6034 4 года назад
Soobadi amaara iyo dheesheeda abayo muna plz is astur
@sahraomar5977
@sahraomar5977 4 года назад
ASC Cabdixamid wa idiin salamey adiga iyo Caamara muuna boos
@suleeqocaaqil172
@suleeqocaaqil172 4 года назад
Asc wwaw rer xuja team amara bosbas marwalbo noken
@abwaanabdihamidofficial9101
@abwaanabdihamidofficial9101 4 года назад
Haye
@kiinamoore3640
@kiinamoore3640 4 года назад
Amaaro ayaan gursanye ii balamey abawan abadi xamiid
@jhussain1507
@jhussain1507 4 года назад
Family Xujo waan salamaya siqaasne Amara Bosbas
@sadiamusse1469
@sadiamusse1469 4 года назад
Mashallah I loved 🤙😘
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 4 года назад
Wawawa Qatar
@roodamahamed5433
@roodamahamed5433 4 года назад
Naagtaa muuna LA leehay isma arsturto xata imika marwo ayay noqotay xataa wa. Qof wayn wax isku fal mida kale anu wan Ku necebhyba kama helin jilinkaga lakin bosbas wa nin adag wana ehelu diin
@roukiaaden3376
@roukiaaden3376 4 года назад
Sodhawaw wllkay qacmafuran 🇸🇴🇸🇴
@abaayosusu3085
@abaayosusu3085 4 года назад
Welcome to RU-vid hore uu socoda😄
@fadumamayow1163
@fadumamayow1163 4 года назад
Asc waa salaaman tihiin dhamaan fanaaniinta say u dhanyihiin waxaan salaan gaar ah u salaamaa walaalkey bos baas anigoo la soo salaamaaya wadanka taliyaaniga
@aaminaabdi9088
@aaminaabdi9088 4 года назад
Naag nin keeda ag fadhiyo oo dhahaysa jacayl ma jiro waa yaab
@adnaxuseenyar6311
@adnaxuseenyar6311 4 года назад
Labada isku jiifan marhore kalayagen Anaga Ayey nojilaayan benta 1 wieg isqaben
@hassanabdiwahidali8914
@hassanabdiwahidali8914 4 года назад
Abwaan Abdihamdi wa ku salamay marka hore Salan kadib waxan ka mid ahay Fans-kaaga waku tagersanahay Clipkan dhamantin wa salamantihn team Xujo and ex film Kaaf iyo kala dheeri ... Amaara Omar yare Osman Jibril Boss Bass Iyo xaskisa Muna Ali ...
@aniisaali6448
@aniisaali6448 4 года назад
Jacayl hadanu jirin maxay u guursatay boos baas muni
@libinxassan9736
@libinxassan9736 4 года назад
bos bas iyo muno waa kala tageenaa maqlay ee maxaa ka jira
@umumuhsin4626
@umumuhsin4626 4 года назад
Wll mida ag fadiso miyo qaba
@fardowsahassan321
@fardowsahassan321 4 года назад
Nagahan qawan mala astura allah maaqanan miya
@maryanali9186
@maryanali9186 4 года назад
Amaaro cali adiga halsanaad iga weyn tahay balse labadeena anaa weyn adiga iyo mariiso adaa weyn ballse mariiso inay weyn tahaa la moodaa
@franceroche607
@franceroche607 4 года назад
Asburo where are you 😂😂😂😂
@dhemanluul9840
@dhemanluul9840 4 года назад
Adna abwaan miyad ihayd
@munah.mohamed2683
@munah.mohamed2683 4 года назад
Muna ur mey leedahayne?
@amalmaxamed5011
@amalmaxamed5011 4 года назад
Maanta waa jimco waan sugi la ahay hala so galiyo dhaq si please
@faatimanuur2731
@faatimanuur2731 4 года назад
Naagtaan qaawan meey is asturto alle kabaqdo aacudu bikalimaatilaah war isku xishoo
@ayanissa221
@ayanissa221 4 года назад
Horay usocda
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 4 года назад
Horay usoco boowe wn ku taageeraa
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 4 года назад
Hori usoco brother
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 4 года назад
Maash ahAll
@MohammedAhmed-yv4gz
@MohammedAhmed-yv4gz 3 года назад
Mm. ,
@MohammedAhmed-yv4gz
@MohammedAhmed-yv4gz 3 года назад
M
@MohammedAhmed-yv4gz
@MohammedAhmed-yv4gz 3 года назад
M
@maryanali9833
@maryanali9833 3 года назад
Boosbass
@karrinaomar6336
@karrinaomar6336 4 года назад
Amaara faraxleey
@fathiabdirizak3960
@fathiabdirizak3960 4 года назад
Funny koxdaxujo
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 4 года назад
Bos baas gabadhan ma qabo miya hortisa kaleh jacayl ma jiro
@dhemanluul9840
@dhemanluul9840 4 года назад
Er haday dan isu guursaden oo ay isjeclen maxa
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 4 года назад
@@dhemanluul9840 goormu guur dan noqday jacaylkba wa guurka ka dib jahil nimadu ma ficna alle aya muxibo dhax dhiga laba qof e xalasha isu qaba
@fowziyacumar6352
@fowziyacumar6352 3 года назад
Mede taaladiina kama daalo lkn maamoyinka xijaabka ku waaniya
@adanmohamed0120
@adanmohamed0120 4 года назад
Keep going walkey mcn
@adanmohamed0120
@adanmohamed0120 4 года назад
Falimka xujo ila iyo intukujogaa isheg bro
@khadromacalin2783
@khadromacalin2783 4 года назад
Waxaan laa yabanahay gabadhan muno ee xishodkii ka tagey maxayse isgag dhajiine bos baas wakala tagene hada ajiinbi aya kala tihin maxa
@aminahassanmsufi3281
@aminahassanmsufi3281 4 года назад
👏👏😍
@nashaadmaxamed26
@nashaadmaxamed26 4 года назад
Asc
@abwaanabdihamidofficial9101
@abwaanabdihamidofficial9101 4 года назад
Wcs
@nashaadmaxamed26
@nashaadmaxamed26 4 года назад
Sethy wllo
@ifraaxdagan6495
@ifraaxdagan6495 4 года назад
Bos bass sln sare
@nasriinmohamed8230
@nasriinmohamed8230 4 года назад
Bos bas ilove you ❤❤❤❤❤🔥💋👈
@umulkheyrdagan3867
@umulkheyrdagan3867 4 года назад
Abdixamidku ma timuhuu sida dumarka u xirtay
@ubahal8907
@ubahal8907 4 года назад
Kkkkkkk waad iga qosliseen
@womanpowerzalima7668
@womanpowerzalima7668 4 года назад
Boss bas 🎩
@hafzaabdullahihussein3345
@hafzaabdullahihussein3345 4 года назад
Xawaayee saan walalalheey inaa isladhalateen camal alow naxafid
@fartzu
@fartzu 4 года назад
dadka tartiibay u hadlooyiinee maxay eeddo muna kastuumo laqaylinoosaa.. qasab miyaa waxay aamin santahay in la aamino.
@najiaabdilahi3571
@najiaabdilahi3571 4 года назад
😂🤣🤣🤣🤣😂😂muna kastuuumo
@ayanosman2485
@ayanosman2485 4 года назад
🤣
@shugriaxmed8351
@shugriaxmed8351 4 года назад
Bisinka allaw dariiqa toosan nugu hanuuni dumarkan qawan iney xisaabi kadanbeyso maany ogeyn
@boqolcabdiraxmaan5999
@boqolcabdiraxmaan5999 4 года назад
Tuugsi markaa maqlay calosha ihurtay dhac waa kusiiyay
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 4 года назад
Salnsare
@PossiblyProX
@PossiblyProX 4 года назад
Kkk
@xasanbariise8041
@xasanbariise8041 3 года назад
Sorry hadda muno iyo boss baas waa deb iyo bansiin xaqii abuukar mahdi ayaa sidaas ka dhigey
@kuwenmuneyzaadel9889
@kuwenmuneyzaadel9889 4 года назад
Amaaracalishobare anoyarisasoomaalikuarkay waxAumalenayi ineytahaygabartalyaniah wayoadeucadedwenaquxbadned
@sharafahmedchannel7557
@sharafahmedchannel7557 4 года назад
Ma talyaaniba qurxoon marka gaagaban oo foolfoolxumada badan waaba ayaga iyo ingiriiska baa ugu foolxun yurubta.
@kuwenmuneyzaadel9889
@kuwenmuneyzaadel9889 4 года назад
@@sharafahmedchannel7557 wooow koleydadkiqorxon dadkasalagutilmama emaxakaqadan walal
@franceroche607
@franceroche607 4 года назад
Asburo iyo omar 😂😂😂😋
@teamjamavlogs2905
@teamjamavlogs2905 4 года назад
Gabar indonesian ah oo Ku halaysa AF somali ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-cBQwKqHyg58.html Waa wiil indonesia jooga fadlan dhiri geli so daawoarag
@aaminacabdi1460
@aaminacabdi1460 4 года назад
War film kii mee reera juxoy
@hassanmohamuud1081
@hassanmohamuud1081 4 года назад
🙏✍️💕❤️💯👍👏
@saciidoyahye9200
@saciidoyahye9200 4 года назад
❤️🔥🔥🔥💓💓💓💓💙💙💙💙
@amuunaxmedaxmed952
@amuunaxmedaxmed952 4 года назад
aqiirow wad ilwoden waxay qawanantu iyo ragan la dhex fadhiya
@Aaamina12
@Aaamina12 4 года назад
Muno jaq jaq jacalna wax kama ogid ninka maxa isugu sexsexinaysa
@nasriinamohamed3020
@nasriinamohamed3020 4 года назад
Subxana laah alah so hanuuniyo dumarka waxase iga daran bosbas oo xaskisa an dhaihi karin xaskisa is astur ilaahow qatumo xumo hano dilin
@halimoabdullahi153
@halimoabdullahi153 4 года назад
Like
@farxiyomaxamuudfaxiyamaxam221
@farxiyomaxamuudfaxiyamaxam221 4 года назад
wartan ninkan wow furee intee hosta uga gal galee😳
@Hanmor3412
@Hanmor3412 4 года назад
xilimu furay sowkii maalinti dhawayd guursaday
@farxiyomaxamuudfaxiyamaxam221
@farxiyomaxamuudfaxiyamaxam221 4 года назад
@@Hanmor3412 2 hbn ayuu qabay bacden wow furay😂😂😂😂
@farxiyomaxamuudfaxiyamaxam221
@farxiyomaxamuudfaxiyamaxam221 4 года назад
@@Hanmor3412 abayo wlhi aniga ma garanayo lkn nagaha ey malin hore is cay nayen ayaa ku lahaa 2 hbn ayuu qabay bacden wow furay
@naimaenow7060
@naimaenow7060 4 года назад
Ascw,waa kuu Subcribe bay
@ashaabdulahi7923
@ashaabdulahi7923 4 года назад
Timaha fur naag ma tihide
@sumayoabdi6729
@sumayoabdi6729 4 года назад
P
@wiilwaal1866
@wiilwaal1866 4 года назад
Ka dheer wax as ciyar kasa maleh. Bosbas a dhaamo
@abdifataahmoha1360
@abdifataahmoha1360 4 года назад
Muuna kastuumo yaa ila arkey in aaney laheen astaantii marwada subxaaan qofwalba sida uu udhaqmo uun buu uhadlaaajaceel majiro kute negative people is alway like she.
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 4 года назад
Muna cabdi xamiid bay la dhalatay marka gabadh wllked haku hor cayin
@safiyaloora3117
@safiyaloora3117 4 года назад
Bosbas ciyaarta kuma ficnaa lkn dhanka ladarnimada waaa looo daye qamarji
@ashaabdiazizahmed576
@ashaabdiazizahmed576 4 года назад
yaahuuu wax qawan badanaa 🖕🖕🖕🖕🖕
@munamohamed441
@munamohamed441 4 года назад
wlh muna iskumagac anehe lkn bossbas umaqalantid waxdintatahay
@maqsudisse1946
@maqsudisse1946 4 года назад
Horta ma isqsban mise way kala tageen?
@munamohamed441
@munamohamed441 4 года назад
Maogi wlh tasna maxalaqaba mafiyada
@salaadomahamed8309
@salaadomahamed8309 4 года назад
Asc
Далее
SHEEKADA UGU QOSOLKA BADNEED AMAARO PARTI 2
7:39
Просмотров 8 тыс.
Prince Of YEMEN Meets Donald TRUMP!
12:23
Просмотров 395 тыс.
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
Купил КЛОУНА на DEEP WEB !
35:51
Просмотров 2,5 млн
Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan.
1:24:39
xafladii xalay oo ooyin isku bedashay
9:17
Episode 64 - Alireza Eskandari | Boghche CEO
2:56:19
Просмотров 643 тыс.
QOSOL IYO QARAAXO FROM SCOTLAND
7:22
Просмотров 295