Тёмный

Kala Dhicida Geela Soomaalidii Hore Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa 

QARNI JOOG TV
Подписаться 99 тыс.
Просмотров 172 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 110   
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 года назад
Aqoonta uu idaajaa uleeyahay dhaqanka iyo hidaha iyo dhamaan suugaanta soomaaliyeed waxaa usii dheer xigmadaha af soomaaliga waa hibo eebbe siiyey allaahu akbar nooloow muddo dheer idaajaa aamiin
@siyaameyareyare3176
@siyaameyareyare3176 2 года назад
Amiin
@sahracabdixaashi3335
@sahracabdixaashi3335 2 года назад
4445
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Год назад
Aamiin aloow noo daa waayo cabqari idaajaa
@ahmadomer2636
@ahmadomer2636 Год назад
O
@XiinSiyah
@XiinSiyah 7 месяцев назад
​@@ahmadomer2636a good w5😮w😂
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 Год назад
Ahmed Farah Ali Idaja Waa Saxafi/Abwaan/Qoraa/Tarikhyahan Iyo Aftahan Waxaana Qayb Weyn Ka Ah Habka Gudbintiisa Oo Aad U Sareeya Waxyabaha Aan La Yaabay Waxaa Kamida Dhaqanka Xiligaa Iyo Kasmada Ay Dadku Diinta Ulahayeen Bal Waxaad Eegta Colku Wuxuu Doonaya Waa Dhac Geel Iyo Xoolo Kale Oo Cida Kale U Daaqaya Inay Dhacaan Kana Qaadan Kaas Ku Ah Xaraan Iyo Gabood Fal Ka Dhan Ah Wakaas La Dhacay Iyadoo Sidaasa Hadana Waxay Ilaahay Ka Baryayaan Inuu Allah Usoo Dhaweeyo Geelas Ay Rabaan Inay Dhacaan.
@menhee7408
@menhee7408 8 месяцев назад
Somalia waxaa meelxun dhigay jaahilnmo sidii xayawaanka ookale ayeey qofba qofkoow kaaxoog badanyahay cunijiray subxaanalaah
@caarifcaligeele
@caarifcaligeele Год назад
Qarani joog sas baa laga rabaa bro❤❤
@hibohussein7656
@hibohussein7656 3 года назад
Waa Mahadsantahin Inta Kashaqaysay Dhaqankena
@saynabhassan5643
@saynabhassan5643 3 года назад
Waa soomaalidii haawayda ahayd waxay ahaayeen dad dulmi ku nool ah xoolo dad muslim ah foofsadeen ayey dhacayaan oo waliba xalashanayaan oo iska qaybsanayaan sidii dhaxal abbahood ka dhintay. Waa sababta ilaa maanta musuqmaasuqa ugu wacan .
@mowliidmaxamuud8262
@mowliidmaxamuud8262 Год назад
Horta adigu ama hilip ka cunty gel laso dhacy ?😀
@MunaMaxamad-zh3vj
@MunaMaxamad-zh3vj 2 месяца назад
Geela la dhacay. Ayaa ayeeyo yinkeen Laga. Bixiyay yarad. Mr.kasaynu kaso tafiranay. Inan danbe yarad lagama bixin geeeel. Allahu akbar Maxaa dulmi. Looga bixi.layay.
@abdisalamhussein2915
@abdisalamhussein2915 3 года назад
Masha Allah Wad Mahadsanthy Qarni Joog
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 года назад
Sxb hore u soco. qiiqa ceelcad iyo Jaamac gaab ayaan kaa sugayaa qaybaheeda xiga. mahadsanid
@sahraahmed9393
@sahraahmed9393 3 года назад
Masha Allah Horay Usocda Viva Idaaajaaa
@daydayfarah7026
@daydayfarah7026 3 года назад
Aw raage Dad waa dadkii hore Tariikh Bey lahaayen Waxaa Dhibka Na heysta U Yahay Waa Ereyga Ah NASAB IYO MIDGO DADKA LA TAKOORAY BAA DANBI LAGA GALAY WAA IN CAFIS LA WEYDIISTA DADKA WALL
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 года назад
Masha Allah idaajaa kaydiyaha dhaqanka somAlida waleee maxa dhib lasomaray
@sayidcabdicali2724
@sayidcabdicali2724 3 года назад
Man sha Allah wllo waad ku mahadsan tahay dhaqanka sidaad noola wadaagaysid
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Sidoo Kale
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Abwaan So Dhawoow Madama Ad Qora Tahay
@sayidcabdicali2724
@sayidcabdicali2724 3 года назад
Waan dhawahay walaal qaali mahdsanid
@sayidcabdicali2724
@sayidcabdicali2724 3 года назад
Wllo waxaad ii sheegtaa meel aan kaala soo xiriiro
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
@@sayidcabdicali2724 What'sApp 615643906
@fiidcade1247
@fiidcade1247 3 года назад
Barnaamijkan Aniga Waan Ku Fiitsada Waligiin Jooga
@maxamedmaxamuudofficial9750
@maxamedmaxamuudofficial9750 2 года назад
Masha Allh idaajaa
@abwaanmohamedofficial8240
@abwaanmohamedofficial8240 2 года назад
Masha Allh ❤️❤️💯 idaaja ❤️
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 2 месяца назад
kkkkkk sheikha ciidaanka xirsi xiraayo ma dulmi buu ku xirsi xiri ileen dhac bey u jeedaan beee
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 года назад
Wadaaka isagoo diinta yaqaana hadana u xirsi xishaya rag xaaraan raadinaya kaasi sheekh ma ahayne mooryaan buu ahaa
@user-zo7zf7yh1h
@user-zo7zf7yh1h 4 месяца назад
Hhh
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 2 года назад
Bahalkaasi ayey rag ku dhiman jireen waa wax lala yaabaa waa waxa ay soomaalidu wax u noqon weydey waayo waa shaqo ay soo wada mareen macaa kii soomaalida dhaly oo aan la garanaynin meel uu jaan iyo cidhib dhigey waa cajiib
@mowliidmaxamuud8262
@mowliidmaxamuud8262 Год назад
Wallee balayo wana so marty oo in xoolo dad leyahy laso dhaco ayan yasinka u aqrisan jirnay Dhanka kalena waxa aan ku ficneyn waxan lahyn xeerar laga dambeyo Sida in odayasha ama nabadonada hadalkodu uu aha go,an dadko dhan ka dhexeya
@abdiidiris6213
@abdiidiris6213 3 года назад
Dhaqan maahe waa wax laga noxo xaaran quute duunyo aanu lahayn soodhacayay
@sumayamohamed5411
@sumayamohamed5411 2 года назад
Dhaqankeenu wacana
@mowliidmaxamuud8262
@mowliidmaxamuud8262 Год назад
Waligaa geel ma dhacdy..😂
@faarahali3483
@faarahali3483 3 года назад
Boqorka cali guray hasha u ansixiyay boqorkaas waa keeh
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 года назад
Idaaajaa caadi maahan War horta hada manool yahay Marwalbe allaha naxariis siiyee
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Ha Wuu Noolyahay Keenya Ayuu Joogaa Qofkii Rabo Wuu Lakulmaa
@MohamedAhmed-pf5yb
@MohamedAhmed-pf5yb 3 года назад
Sxb facebook idaaja ee sheeg
@user-lh2pg4xn9t
@user-lh2pg4xn9t 5 месяцев назад
Tariikhda geel dhac waxaa ku xusan beesha dhulbahnte
@abdirahmanmahmed1243
@abdirahmanmahmed1243 3 года назад
Wadadkii uxirsixidhay kulaha acudubilaah
@saxansaxomusic3698
@saxansaxomusic3698 3 года назад
Thanks for Waiting Me
@maxbubcade100
@maxbubcade100 3 года назад
u welcome quruxey
@burhandahir9874
@burhandahir9874 3 года назад
Nice
@caashacalicumar9875
@caashacalicumar9875 3 года назад
Waaba Jeclaha
@khadarmustafa5106
@khadarmustafa5106 2 года назад
Masha allh Idaaja
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 3 года назад
Allah Somali maxey is dulmisay.
@fatimaahmed8813
@fatimaahmed8813 3 года назад
Mahadsanid
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Adiga Mudan
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 года назад
xoolo umadeed in la soo dhoco miyaa yaasiinka loo sii akhrisan jiray subxaanaka yaa cadiim
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Hhhhh
@abdisalamfarah1361
@abdisalamfarah1361 3 года назад
May barro yaasin waa qurran illahay ee wadadka aan garaneyn yaasinka macnihiisa iyo waxa loo aqristo.
@adanmuse7073
@adanmuse7073 3 года назад
Hhhhhhhh balayo wana so martay.
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 3 года назад
Ismaaciil mire adeerkay alle hakunaiirsto
@mahadshariif1793
@mahadshariif1793 3 года назад
Igu Wad
@xasancarab1437
@xasancarab1437 3 года назад
jkķb⁶
@romainchaumarat100
@romainchaumarat100 3 года назад
Dhaqanku waa lamahuraan mahad sanid QARI JOOG
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 3 года назад
In 1986 geelii awowgey Ogaadeen baa qaaday wiilkiisiina waa dileen 😥
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 года назад
Sorry sharaf, sad bean uga xumahay,anoo Ogadeena la raali galinaya khaladki awowyaasheen idinka galeen🥰🥰🥰✌
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 3 года назад
@@MohamedOmar-lr9zj Wllo waad salaamantay, qof qaladkiisa gartay ceeb male
@foox4080
@foox4080 2 года назад
Awoowaha isaaq miyuu ahaa
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 2 года назад
@@foox4080 Oo haddaa yuu ahaa???? Allah ha u naxariisto awoowo.
@haberjeclo8036
@haberjeclo8036 2 года назад
@@aminaahmed4863 baakhti bakhtidaly , garxajis isaaq haasheganina niyow
@alinorhassan6359
@alinorhassan6359 Год назад
Dhaqankoodu aad buu u xumaa bal eeg yaasiinka bey xoolo islaameed u aqrisanayaan! Malaha waa mooryaanta iminka dadka dhibeysa awoowayaashood
@leilaaden4571
@leilaaden4571 3 года назад
cisman ciil mirre muxu yiri adinkuna hal geershihi goloha so jojsa o wacadka qaar lama gogte gacalo i siiya wxu kubararau jinaayay ineysan ka ilobin hasha gabay
@user-cade
@user-cade 9 месяцев назад
Aakhiro waa hal kedee lkn dhaqankaa waa dhaqan iska ficn😮
@najmiita1
@najmiita1 7 месяцев назад
Ma xaranta iska fcn wllo subxanallaah walhi qofki xaran quuta calooshisa naar ayuu ka buuxiyay aduun iyo aakiraba😢
@menhee7408
@menhee7408 8 месяцев назад
Waxa dadka dhicijiray waa mariixaan dadka geelooda ladhacayna waa beesha cayr maxamed
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 года назад
Kuwaas ayaa naga fiicnaa in kastowna iyaguba ayna fiicnayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂😂😂🤣🤣😂🤣😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Год назад
Midhisho iyo jiidali, bixin iyo waaw, taleex iyo boocame gebi ahaanna nugaal iyo sanaag ingiriisku gumaad xun buu Somali ugu geystay, balse waxaan ka sii naxaa, marka dadka maanta joogaa ay dhahaan waxay ahaayeen dhulbahante sida aad moodo inaysan somali ahayn dhulbahantdhu?
@fuaadugr9481
@fuaadugr9481 3 месяца назад
Geeli qabal gariye soo gudbi oo ay wagardhac, ka qaaday habar gidir
@abdicuud4492
@abdicuud4492 2 месяца назад
Hhhh Ma Ilkayar Baa wax qadi Karto In laga Qaado Moye
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 года назад
Soo godol guhaadoow anaa gooha xoogsaday. Waar maxaa xaaraan laga dhargay waxa aad moodaa in dadku ku dhaqanka diinta mardhaw bilaabeen. Bari dhawayd waxa la sheegayay nin Ciidagale ah oo geel u celiyay dadkuu ka soo dhacay.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Haa Masha Allah Wa Sax
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 2 года назад
@@Qarnijoog waa runoo awoowey ayaaa dhwr iyo labaatan geel ah celiyay 2019ki
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 Год назад
Guhaad abdigahar ayu ahaa inan uu dhalay ayan arko an is laha ka waryso bal suugaanti awwgii
@zakiadani9960
@zakiadani9960 3 года назад
Last year the company announced that the
@xasancarab1437
@xasancarab1437 3 года назад
💚💚💚
@ismailjama178
@ismailjama178 3 года назад
Tuug soo xaday geel ayeynu ilaa hadda geesiyaal ku tilmaanaa.Waa shifto dad muslim ah xoolahoodii xoog ku qaaday. Waxa nasiib darro ah kuwaa inaan ku abtirsano.
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 года назад
Kkkkkkk waa runtaa sxb
@ibrahimzaylici6975
@ibrahimzaylici6975 3 года назад
Tuugnimadu waa ficil doqoniimo oon awood ku salaynayn, laakiin ficilka lagu faanayaa waa Dhaca..iyo weerarka isbarkan..
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 3 года назад
Somali halkay inkaartu kaga dhacday waa waxay galbsadeen . Somali badankoodu waxay ahaayeen xaaraan cun !!! Gabadha lasoo guursanayo geel la soo dhacay ayaa yarad lagaga bixin jirey.
@maxamedyare8793
@maxamedyare8793 Год назад
❤❤
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 2 года назад
Xasuusey wayheegay
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 года назад
Waa duul booli Ku balamey Oo tolow maxaa ugu wacnaa, Soomaalidu cawaan malahee jaahilnimo dheh,
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 года назад
Sawirkani ma Ismail Mira mise waa nin sudani ah
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 года назад
Haa Waa Halka Sawir Oo Laga Haayo
@kadardirie6905
@kadardirie6905 3 года назад
@@Qarnijoog yaa huba kaabbe?
@mommaymuun8745
@mommaymuun8745 3 года назад
Dadki Hore Xaaraan Dhaqan Ayey U Ahayd
@abdisalamfarah1361
@abdisalamfarah1361 3 года назад
No uma ahayn laakin dad sameyn jirray wey jirtay sida hadda loo hellayo qof momin eh iyo qof tuug eh. Haddii awoow yashen tuugo ahaayen hadda yaa na barray tuuga nimada in ey xarrantay illen nabi naloo masoo dirrine hadda somalinahay.
@barrehassan5938
@barrehassan5938 3 года назад
Asalamu alaykum Warahmatullallahi wabarakatuhu... kuwi hore tageen lakin Kuwa maanta joogaan cashar kama qaataan weli dulimigi ayey durbaanka u tumaayaan subxanallah wakuwaan ilmihi qurba ku dhashay isdilaayan akhiro iyo aduun midna ma haastaan sababto ah awoowyaashod ayaa dad soo dhici jireen tii baa dabasoota..somali ila ay dulmiga joojiso tiigaasi kama baxeeyso milkasta weligiin u qaxa. Wabillahi tawfiq asalamu alaykum Warahmatullallahi wabarakatuhu....
@mahadcarte1262
@mahadcarte1262 2 года назад
Oo raage malinguur miyu ahaa
@xasancarab1437
@xasancarab1437 3 года назад
🆗️🆗️🆗️🆗️🆗️
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 10 месяцев назад
Geel ladhaca majirin koofir dagaladi la arkay asal mamaqal haduu jabo dhulki boholo laguarko yaakusisosiyaday boholahan xayawanka qoda yaakenay dagay meeshan cid logalaxajoda hadilawayo yadilikaro ladhaho maqlay gadidyada oorta makaniko dilayaal xal dowlad oo difacdo sameysteen kadib hub baroow dibudileen madaxdi sameysten
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 3 года назад
Too bad! It was not a good culture 👎
@mowliidmaxamuud8262
@mowliidmaxamuud8262 Год назад
No our culture is so amazing...😂
@saahidgooween4652
@saahidgooween4652 Год назад
ɪᴅᴀᴀᴊᴀ ᴡᴀᴀ ᴍᴀʀᴇᴇxᴀᴀɴ ʀᴇᴇʀ ᴅɪɪɴɪ ᴀʜ ʀᴇᴇʀ sɪʏᴀᴀᴅ ʀᴇᴇʀ ʀᴇʀ ᴍᴀʜᴀᴍᴇᴅ sɪʏᴀᴀᴅ
@xasancarab1437
@xasancarab1437 3 года назад
🆗️🧡🆗️🆗️🆗️🆗️🆗️🆗️🆗️
Далее
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 367 тыс.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Просмотров 557 тыс.
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 367 тыс.