Тёмный

Kamaal iyo Xaskiisa Hani oo xaqiiqda dhabta ka hadlay 

ABSHIR WEST
Подписаться 3,3 тыс.
Просмотров 90 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 182   
@Heblaayodacar
@Heblaayodacar 2 года назад
Video gan inta marabaad daawanaysa kadib markii runtu soo baxday like saar 😂😂😂
@ibrahimismail7608
@ibrahimismail7608 2 года назад
indha adkideedan uso noqday inaan arko
@AhmedAhmed-cs9jg
@AhmedAhmed-cs9jg 2 года назад
Kkkkkk wan kusaray islaantaan khayamadeeda khayaamo wadhaaftay Wiilka yarkaa wey murjisay tashuush bey kufurtay
@asharobble8582
@asharobble8582 2 года назад
Naagtan hda janada ku arko wayabi laha 🤣🤣
@suheebyare1930
@suheebyare1930 2 года назад
20 jeer ayan fiirsaday habenkasta waan fiirsada talow nagaha odhan sidan😩
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 2 года назад
Maasha allah Wiilkan quruxda badan ne uma baahna in uu naag sixrado, naagti arag taba iyada ayaaba kaheleysa he is so cute 😍😍😍
@bahjamohamud5675
@bahjamohamud5675 2 года назад
She is cute also
@msshajji6868
@msshajji6868 2 года назад
Wiilka ciwaankiisa kamaal abdul soo fiirso wuu soo hadlay ilmaha ayadaa dhashay 25 sano ayaa la qabay wiilkan way qiyaantay
@zakariyehassan3227
@zakariyehassan3227 2 года назад
Sagal kamaal asaaba so ogaday in 25 sano laqaby oo ciyaalka dhashay iyada Sixirkana waa wax jiro oo diinta lagu sheegy ee alle hanabadbadiyo
@yussufhusseinbarreu9647
@yussufhusseinbarreu9647 2 года назад
Warkan raga wo cebeyi kalamagaranayo nag Shan cuno sumarti iyo nag kali kalamagaranayo ee sagal adhiga markali maqeyani rabta
@mohammedapdillah1742
@mohammedapdillah1742 2 года назад
Sharmuuto
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 2 года назад
Subxanalah dahir alasow waxyalaha laga yaqyaqsodo kamahadlo wa adiga iyo ilahey masibayahay
@Newgeneration12009
@Newgeneration12009 2 года назад
gabdhan san ka arko cafimad ma haysto wlhi waxan so dawday odeygedi hore iyo ilmahedi omg abyo ilaahy ha ku cafiyo.🙏🙏🙏🙏🙏
@sacidyuusuf7916
@sacidyuusuf7916 2 года назад
Haduuba qabaa wll waa xaas gabadhu Allah caafimaad hasiiyo
@umuehaabofficial9704
@umuehaabofficial9704 2 года назад
Naago badan owlaadoda i kiraayo wax badan waa arkay lkn mid social media imaaday tan iigu horeyso guurka ma sahlano pls inta aan luis guursan si fiican halo barto qof walbo reerkooda
@khadijaali9045
@khadijaali9045 2 года назад
Omg she's such a good liar it's scary, all that for silly light skin boy.🤧
@jmilaabdi8977
@jmilaabdi8977 2 года назад
😂😂😂😂😂
@frenkiedejong779
@frenkiedejong779 2 года назад
Silly light skin boy 😂😂😂😂
@clay3451
@clay3451 Год назад
she is light skin.....lol no she wants a young boy she is 42 he is 25
@somalipiotures992
@somalipiotures992 2 года назад
Soo booqda nasro neey fecbookga xaqiida ogaanaysiine lkn ina la furay allahu aclam ilaahay inu caafiyo islaantana u duceeya 🤲🏽
@AhmedAhmed-cs9jg
@AhmedAhmed-cs9jg 2 года назад
Kkkkkkkkkk Waji bir Naagtaan waa no face
@abshirwest342
@abshirwest342 2 года назад
😂
@shamisahmed302
@shamisahmed302 2 года назад
Hhhhh indha adaygii oo qof ah
@fartunwarsame462
@fartunwarsame462 2 года назад
gumeesigaa ga batay naagahay ha sameeyaan waxey rabaa. hani wiilkaan quruxloowga ha ka tagin. kamaaal ha furin gabadhaan. wey dhiban tahay. u hiiliya. nimanka waa cadaw
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 2 года назад
Ilmahada xaad u inkireysaa hadad ninka nacdey dhib malahan ee caruurtada yey ka wareerin adigo gabadhada 23 jir inad inkirto wilkaga u yahay nin weyn 5cunug
@abdimalikxarago8437
@abdimalikxarago8437 2 года назад
Waligeey Qof Maqayaamin Kulahaa Yaa Allah Aduunka Dhan Ayaad Qayaantay
@AhmedAhmed-cs9jg
@AhmedAhmed-cs9jg 2 года назад
Sax
@Umuajmal
@Umuajmal 2 года назад
Hhhhhhhhhh il adkaa naagtaa subhanallah wlhi waa aduun gadoon
@abdirazakodawaa6029
@abdirazakodawaa6029 2 года назад
Somalida maxaa Ka qaldan ? qofta ehelkeeda ayaa cadayn karra waxa jirra , dadka iskaga taga somaliyey oo hawlihiina qabsada .
@fatumamukhtar4668
@fatumamukhtar4668 2 года назад
Subxanallah walley il kakanidaa bisinkoow sideet u inkirtay ilmahaaga
@safiaali6308
@safiaali6308 2 года назад
🤣🤣
@zamiirazoomaal4166
@zamiirazoomaal4166 2 года назад
Wuxu gacmo yar yaraa waaa qof wayn oo dhamaatay
@sihamrays5470
@sihamrays5470 2 года назад
Wow! She’s something else🤦🏽‍♀️
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 2 года назад
Please video mesha kabixi mise wajigayga dhabta baan kutusin 😡💯
@zamiirazoomaal4166
@zamiirazoomaal4166 2 года назад
🤣🤣🤣😂😁😁😆indho adakaaa subxanallaah sino waaa ku dhacday ilmana waaa dhashey waana inkirtay danbi baana allaah ka gashey in dhagax lagugu dilaa diintu dhigaysaa hadeer oo kalle xaqiqda la ogaaday maysan ka yax yaxayn warsigan markay aragto
@farttunafm3595
@farttunafm3595 2 года назад
Subxaanalaah qof noocaan ah waa ii dhimaneyd
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 года назад
subxan allah naag ubadkeedi dafiraysa dunida dhan way dafiraysaa meshana waxa ka cad inay kamaal ka qarisay in caruursoo dhashay qabida aniga kuma degdegayo inu furay wa laga yaba inau qabayna wa laga yaba subaxan allah inantan dhaqatar ha la geeyo wax kale ma jiro dadkan ka wada dabo hadlayana waxan la idinma diran labada reer bay u dhaxaysa akhiradiina u tudha rabigiina ka baqa sida kan shiine culay la baxay ee iska dhiga sidii u yahay calal qayb ha ku dayanina kan boodhari labahay isaga waaba noooc aanaan fahmayn
@najiibmohamuud7559
@najiibmohamuud7559 2 года назад
Indha aday gii yoo qofa🤣🤣🤣
@halimacadeyhalimacadey8268
@halimacadeyhalimacadey8268 2 года назад
Indha adhegi o qhof ah subxanallah
@mikram8496
@mikram8496 2 года назад
wiilkaan yarka ah way ku dhacdey maskiinka dad ay taqaano ayey weydiinaysaa subxaanalaah
@sadiakasimsalat8116
@sadiakasimsalat8116 2 года назад
sheekadan waaa another level 😂
@AhmedAhmed-cs9jg
@AhmedAhmed-cs9jg 2 года назад
Kkkkkkk
@halimajama6568
@halimajama6568 2 года назад
Yaab badanaa inkiradii oo of eh oo Wayan🥺🥺🥺
@sahracismaan3950
@sahracismaan3950 2 года назад
anigu waxaan ka shakiyay markay tiri daahir calasow ayaad igu hanjabaysay imikana kuwan cajiib ufirsada hadalka
@kismaayochannel4296
@kismaayochannel4296 2 года назад
Asc Kamal Allaah kabaq ok gabar 8ciyaal fhashay oo laqabo miyaad wali usii indho cadahay inaad lasii jogto? hani danbe ha aaminin waayo hooyo ciyalkeeda tiri madhalin adiga mawaxad kasugeysaa iney adiga maalin runkusheegto? Islantan adigey kudhali kartaa hadayba dhashay najma she old over 20 marka gabdho yar yar wabuux aduunka ee kafirfirso mugoo Tali lee iga tahay aniga kamalow wcs wr wb
@AhmedAhmed-cs9jg
@AhmedAhmed-cs9jg 2 года назад
Kamaloow islaanta gaanjibo waaye dhiiqeey lugaha kugalisay Lkn macaleesh nin ragaad utahay Madama ay ku khayaantay
@axlaamali4324
@axlaamali4324 2 года назад
Kamal ilaa hada muusan cadeynin inuu nin qabo macquul wye inay garoob ahayd lkn waxaa qalad ah inay caruurteda inkirto
@amishbea8049
@amishbea8049 2 года назад
Indha aadaka maa iil geeley laaqde wiiji biir cadi eeh waaye taan 😀😀😀😀
@abdikanijabi6741
@abdikanijabi6741 2 года назад
Ilaahow caafimaad sii Gabartaan
@yussufhusseinbarreu9647
@yussufhusseinbarreu9647 2 года назад
Nin jacel ba gali
@faamaazabintuahmedomar3985
@faamaazabintuahmedomar3985 2 года назад
Indho adkaa tan aduunka dhan cebeese duliyee
@mustaqimmuxudiin7772
@mustaqimmuxudiin7772 2 года назад
Subxanlh waa hoyo nucee ah hoyo ilmaheda in kireso
@studywithbii
@studywithbii 2 года назад
DNA halaga qaado yaaqay Anaga intaan ka bdn waan daalnay, runta hanalaga soo cadeeyo dhaqsi
@rayaanahemd1877
@rayaanahemd1877 2 года назад
Hhhhh iska sexo plz yesan kuwalan
@fatimam5239
@fatimam5239 2 года назад
Cajuusad 😂😂😂😂 wlhi sharaftadibad gacmahaga ku burburisay habaryahy wad 3day sheegatay iyo 5ta kleba iyada dhashy na marba hadad waraysi beenka sheegty waxkasta ka suuro gala
@ayaanaxmedayaanaxmed1421
@ayaanaxmedayaanaxmed1421 2 года назад
Wax kaa qiyano pdn walige ma arkin🥵😂😂
@osmanmohamed3814
@osmanmohamed3814 2 года назад
Waqtigii lagu furay ka sheekee gabadhada ku sheegty in lgu qabo oo 23 jir ah
@hmedmohamed07
@hmedmohamed07 2 года назад
wlhi reerkiina u dhamanaya turki maku nolaan karta mise reerkiina baxsanaya sheekada waa dhaftay yotub ku soco
@xamdijamac1676
@xamdijamac1676 2 года назад
Ana ku aqno wilka ha lugeyn benleyahy aqiro malhid miya artan danbi badana daris an nahy qaimada wax sixray ayda wilka sireysa yahuuu
@msshajji6868
@msshajji6868 2 года назад
Wll wiilkan kamaal ah way sirtay hadana markuu xaqiiqada ogaaday wuu soo hadlay xaqaa kasoo baxay naagtaan caawa labada dhinacba ma haysato kamaal abdull RU-vid fiirso ceeb ayaa ka dhacdaye Subxanallaah
@jootaynasro8371
@jootaynasro8371 2 года назад
Indho adeeg yahuu tanoo kale wey ii dhiman tahay sey ma laig iskaga dhigto arka yahuu
@halwoali5532
@halwoali5532 2 года назад
Ilaahey haduu ku ceebeynayo was sidaas
@sxpfcniyowllba2793
@sxpfcniyowllba2793 2 года назад
Wajigeeda ayaaba laga garan karaa inay wax dhashy
@fartunwarsame5882
@fartunwarsame5882 2 года назад
illaahey kuqabay sixiroole, katag cidaha islaameed , walahi waadka shalaayidoontaa illaahey na shadiidul ciqaab waana qafuuru raxiim hadii aad katowbadkeentid kamaal illaahey kacabso intaadan dhiman
@AdamAli-ef3he
@AdamAli-ef3he 2 года назад
Sixiir maha. Waa jaceyl guul new family
@fn3627
@fn3627 2 года назад
Dhilo ka indho adag
@mahirabdi3110
@mahirabdi3110 2 года назад
Kkkk new family waa lagu kala tagay
@mohamedratingen4789
@mohamedratingen4789 2 года назад
War duliyahoow Gabadha caruurteeda u celi walahi bilaahi talaahi iyada dhashay caruurta waliba 3 kamid ah Swidhan ayay kudhasheen waliba Gävle ayay kudhashay waa xaaramiyad aan ilaahay aqoon ee caruur iyo hooyadood hakala fogeenine uceli caruurta hooyadood
@haniya_5600
@haniya_5600 2 года назад
U celi caruurta hooyadood aa iyada ma cawaan baa oo la haysan karo war naagta wiilka malaha way sixratay maskaxiyan caadhi maahan qoftan wey ceeboobtay si fiican xaaraan bay u guursatay wiilkan yar iyado habar ah uffff
@msshajji6868
@msshajji6868 2 года назад
Wll kamaal way qiyaantay miskiinka hada markuu runta ogaadayna wuu soo hadlay arinti way fashilantay ciwaankiisa kamaal abdull fiirso
@adnojamac1569
@adnojamac1569 2 года назад
War ninka ha caayina naagtu way khiyaantaye
@ibadojama4506
@ibadojama4506 2 года назад
Yaahoo adaad ninka nacday maad isga tagtid. But carruurtaada why u inkirtay
@xx..anime..weeb..xx245
@xx..anime..weeb..xx245 2 года назад
Indho adag arooskeda ka dheeshaa
@farduusdahirwarsame-dx1zm
@farduusdahirwarsame-dx1zm 2 месяца назад
Subxaanlah
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 2 года назад
Naagtii aduunka ugu indha adkayd kkkk
@nusbanusuba4044
@nusbanusuba4044 2 года назад
Shekadan inaa ku washaa kabaqaa halaiga warhayo somaliyey😂
@hawomaxamad2893
@hawomaxamad2893 2 года назад
Haaheey waa kula soconaa 🤣😭😂🙀
@maryamali3513
@maryamali3513 2 года назад
😂😂😂👋
@samiraige4360
@samiraige4360 2 года назад
Maxaad ugu waalan oo kaaga xidhan ? Wakhtigaaga waxkale ku qabso
@xabiiboshuuluu1826
@xabiiboshuuluu1826 2 года назад
Nayaa wajigaga marka Qarin jiirtey baa kaa Shaakii
@qaasim.moh.2015
@qaasim.moh.2015 2 года назад
Wllo Vedio kan ka sar magafe waa allah hada wos sow dhamaday wax walba
@abshirwest342
@abshirwest342 2 года назад
Insha Allah bro
@shukrishacnishukriabukor5598
@shukrishacnishukriabukor5598 2 года назад
Alle kaa caabso waa la dhiimanay
@Saafi974
@Saafi974 2 года назад
Dahir calasow ayad igu hanjabi jirtay iyo ninka ma aqaano isma qabato gabareey
@yasminmohamedmaai5067
@yasminmohamedmaai5067 2 года назад
Gabdhan Weligey Comment ma ka Bixinin lkn marka hada ogadhay Maskixiyan aya laga yaha Sababto Ah Ninka hadey Ciyalketha ma I inkiri lehen Depression Isla hadhl xita hada Xanaqa aya ku jiro ay hadhleso
@sharmaakewarsame2929
@sharmaakewarsame2929 2 года назад
Nacalad alle hakugu dhacdo
@halwoali5532
@halwoali5532 Год назад
Ilma sida lagu helo waad ogtihiin dheel dheel laguma helo mana inkiraayo lkn idinkoo arkayo ayaan inkiray🤣🤣😅
@NajmaH586
@NajmaH586 2 года назад
Gabadha shil mee kashay oo xasuusti dhan miyaa ka tagtay waxaan sixir ka wayn bismillah
@dagandaacad3066
@dagandaacad3066 2 года назад
Sheekadii hindidaa
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Год назад
nama dhicin inaad i qabto kulaha indh o adakaa cajiib kamaal 23 jir buuu aahaa iyana sideed bay soo dhashay waa u qarisay bisinka qabid balaa haba joogtee adoo sideed dhalay maaha ilamaha yar ku geeyaay
@mohaacr9244
@mohaacr9244 2 года назад
Hhhh ninka jiniga u eg ku lahaaa
@ashuuabukar5766
@ashuuabukar5766 2 года назад
Jiniga miyaad aragtey adigu🤣🤣🤣🤣
@abdulfatahabdullah9730
@abdulfatahabdullah9730 2 года назад
Hadal xata mayaqano walhi kan habartii dhashey wey ku qasartey ilahey sabi aaqiro ha uga dhigo
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 2 года назад
Waxaa horey loo dhahay waxad taqanid gurso waxa taqanid ad dhashidee Kan asi qanis miya nag wax soo dhashay sidey gabaran ahay ugu sheekey say mi midkale waxaa is weydin mudan nagta cideed kama donanin miya banaka lee madka heshay ileen nagta daa daa dhalay
@alijama3401
@alijama3401 2 года назад
WAAR WAAD EDEB DARANTAHAY. RAGANIMO MA TAQAANID RAGNA WAXBA KAMA TAQAANID EE XISHOOD OO GABADHAN DADBAA DHALAY OO KAA SHAQAYSANAAYA
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 2 года назад
Ee ninki horay ma rabto ninkan ayey rabtaa ee maxaa karabtiin dadkan isjecel.
@hodanahmed8891
@hodanahmed8891 2 года назад
Waa layaab ninkaan xoolo raadis waaye Naag ilmo badan heesato ma ogi mashaqeeyneyso
@idrisyahya6978
@idrisyahya6978 2 года назад
Allah naagtu indha adakaa hhhhhh
@ubahnuur2739
@ubahnuur2739 2 года назад
Nayaa ilaahey ka cabso ceebtaada way cadaatey subxaana lah 48jir ayaad tahey kamaal waad dhali kartaa
@clay3451
@clay3451 Год назад
waa run
@nastehahappyhappy9999
@nastehahappyhappy9999 2 года назад
Family hadaa kadalatay maxaa u qarasatay mehirgaka
@deganomer4032
@deganomer4032 2 года назад
Uguu dambeen adiga umba iish qashifaay😂😂😂😂😂😂😂
@diamoundluul5343
@diamoundluul5343 2 года назад
Allaha ku cadaabi
@karinaali63
@karinaali63 2 года назад
What is wrong with girl why are you denying your kids and your husband ilahay ka cabso willkan yare waxaba ku tarayo go back to to your kids please
@ayaanabdilkadir8248
@ayaanabdilkadir8248 2 года назад
Nayaa in dhagax laguugu dilo ayaa istaahishaa diinta waxba kama taaaanidee
@mahirabdi3110
@mahirabdi3110 2 года назад
Video yaagaan yaa daawanaayo arintii markii isku dhamaatay ka dib
@naciimomaxamed1461
@naciimomaxamed1461 2 года назад
Wlh nagtan wajigeda ayay ka muqata inay mamo thy gowsaheda xata qaara maqan dankeda ka daremaysa maxay ciyal iskaga dhigaysa wilkan yarne udaba cararysa uf dheh na xisho damiir lay
@dalhagaaje6660
@dalhagaaje6660 2 года назад
Kan gabartan ninka soo sixray wadkiisaa soo dhamaaday.
@mssaniisa1521
@mssaniisa1521 2 года назад
Kamal sanadkan wey kula talaa kkkk
@raahamire8501
@raahamire8501 2 года назад
Waraa sheeydaan aaba tahay
@farxiyalakiggfty8617
@farxiyalakiggfty8617 2 года назад
Umaqalantid wll kamaal
@fartuunmohamud8329
@fartuunmohamud8329 2 года назад
Aniga bes baa fahmi karo qisadan, yaa la dhibin gabadha.
@karinaali63
@karinaali63 2 года назад
If tired your husband why you divorce him
@nacaybtiraofficial878
@nacaybtiraofficial878 2 года назад
Kkkkkkk ale hakuso hadeyo walashay
@najaxnalka6444
@najaxnalka6444 2 года назад
Ceeb udhimo qumayayahey
@hainemohamoud7528
@hainemohamoud7528 2 года назад
Wll gabadhu nin waa jeclaan kartaa waa caadi lakiin caruurtaada ha inkarin ooo caruuurta må og yahay
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 2 года назад
see ilmaheda u inkirtaan la yaabay
@cabdikariinxasan6032
@cabdikariinxasan6032 2 года назад
Haye ggdd
@anisohirsi2702
@anisohirsi2702 2 года назад
Gabar qurux badan dhib bey qabta
@almutafaweq
@almutafaweq 2 года назад
Tan wey been badan tahay, waxaanoo kale wax qarsamaayo maahin. Hadii ninka ey nacday mey iska furto intii danbi ey ia gelin leheet.
@laylaali7940
@laylaali7940 2 года назад
Indhahaaga laga garanee
@greatspead1363
@greatspead1363 2 года назад
Sweden adaa lagu xiri donaa sababtoo ah adigaa laba nin isku qabo. Cadeemo badana waala hayaa caruurtadaa iyo ninkaaga ayaa marqaati ah. Qof kasta waa ujedaa inaad sixran tahay ee shaydaanka iska saar caruuurtadana unoqo.
@karinaali63
@karinaali63 2 года назад
Sorry kamal is not your husband ilahay ha so hadeeyo
@mahadbikaal724
@mahadbikaal724 2 года назад
tan dhagax halagu dilo doo faarta wijiga eey dadka kala hor imaan rabto layaa banahay
@samiraige4360
@samiraige4360 2 года назад
Adigu orod isku dil dhagaxa aad sheegayso, ee nabad gali dadka
@almutafaweq
@almutafaweq 2 года назад
Sxb nin xishoonaayo ma tihit , kun naag aa heli kartaa ee maxaa damac kaa geliyay naag la qabo nacalaa kugu taalaayee.
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 2 года назад
Teeda kale ninki horay siduu usii qabi karaa naag aan asaga rabin ee ka carar tey, maxu dadka uga shegaya muu iska furo
@msshajji6868
@msshajji6868 2 года назад
Wll ninkan kamaal ah been bay u sheegtay way qiyaantay hadana fiiri chanalkiisa kamaal abdul wuu soo hadlay xaqiiqadana wuu sheegay shan caruur ah 23 jir u weyntahay ayee leedahay ninkeedana wuu qabaa
@NajmaH586
@NajmaH586 2 года назад
Ninkeeda hore waxoo dhahay wee xanuunsantahay quraan aa la saaraaya. allahu waclam
@guraymustafe3822
@guraymustafe3822 2 года назад
dhaqanka waa nooce
@quenchmanai
@quenchmanai 2 года назад
Social media walagu waasha
@Bile24335
@Bile24335 2 года назад
Kooow koow aastuubay aasduubay hhhhh neef neef dhalay
@officialfamily2892
@officialfamily2892 2 года назад
Subaxnllha
@hhg7287
@hhg7287 2 года назад
Hhhhhhhhhhh
@ariskhudahotmailcom9150
@ariskhudahotmailcom9150 2 года назад
Maxaa adi u inkirtay adoo dhalay
@mursalayaanle81
@mursalayaanle81 2 года назад
Indha adagaa naagtu
Далее
XAQIIQDA DHABTA AH…….
19:16
Просмотров 406 тыс.
Doors Harpy Hare (Doors 2 Animation)
00:16
Просмотров 702 тыс.
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Просмотров 131 тыс.
MACALIMOO OO DHEYLO LUUQ KUHELAY🤣🤣🤣
15:44
Просмотров 40 тыс.
bisle oo live logu bahdilay iyo Dadri oo yabay
10:41
Просмотров 2,2 тыс.
Doors Harpy Hare (Doors 2 Animation)
00:16
Просмотров 702 тыс.