Тёмный

KAREEM AAN KU CADAADO AYAAN DONAYAA. DrfarisAlattas 

Dr faris Al attas
Подписаться 411 тыс.
Просмотров 137 тыс.
50% 1

Igala soo xidhiidh:
Face Book page : Drfaristhahi...
FACEBOOK: / drfaaris1
Twitter: mobile. account
Gmail : Drfarisalatas@gmail.com
Wad ku mahadsantahay daawashdada
Dr. Faris Al attas

Опубликовано:

 

11 июл 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 120   
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
Asxaabta waa 𝐘𝐨𝐮𝐓𝐮𝐛𝐞 Keyga Cusub, Waxaan Idinka Codsanya in AAD Subscribe II Saartaan, Gaarsiya 𝟐𝐊👇 ru-vid.com/show-uciqjm2uy82eeg0tl-swp_w 𝐇𝐀𝐋𝐀𝐊𝐀𝐀𝐍 𝐈𝐆𝐋𝐀 𝐒𝐎𝐎 𝐗𝐈𝐑𝐈𝐈𝐑 👇 hadaan furtay wuu cusub yahay kuwa kale aniga malihi. 👇 𝐑𝐢𝐢𝐱 𝐱𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 👇 instagram.com/drfarisalatas/
@Kaafiso345
@Kaafiso345 2 года назад
Ani wajigeyga waxwaliba aan mariyo wuu gaduutaa waxba ma marinkaro waxa isticmalaa creamka qoraxda iyo gelka dacarta maxa sameyaa cream walbo wuu diidaa. Sido kle jirkeygana waa qalel zaaid eh Vasaline hadaa mariyo sidee waaye walal
@mohamedali4604
@mohamedali4604 2 года назад
Wll adiga hospitalke ka shaqeysa aniga waxan ahay pharmacy dad bdn ayan kugu so xirilaha
@zamzamsalah1780
@zamzamsalah1780 Год назад
Dr waxan kuweydinayaa waxan cunyaa neef ida ah waxana ahay qof laqabo ee ma la isku tagikaraa dhanka sariirta inta dawada isocoto plz jwb
@faatimaabuubakar335
@faatimaabuubakar335 Год назад
Asc
@israshiekh2606
@israshiekh2606 Год назад
Hl
@abdulaahimaxmuud2566
@abdulaahimaxmuud2566 2 года назад
Walaalayaal pls muraad leeyahay isoo duceeya inuu Ilaahay iisahlo 🙏🙏🥺
@manaalfarah4222
@manaalfarah4222 2 года назад
Allah ha ku sahlo muradkaga wll
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 2 года назад
Alle hakuu fududeyo amuurahaada wll
@sharafali9598
@sharafali9598 Год назад
Alle hakuu sahlo🤲❤️
@hipocabdi1476
@hipocabdi1476 Год назад
Insha Allah waad Gaadhi 🤲🥰
@anisaahmedhassan3151
@anisaahmedhassan3151 Год назад
Alha kuusahlo murad kaaga
@umusuunaa
@umusuunaa 2 года назад
Maasha allah dr mahadsanid asxaabey qiso aad ka heli doontaan soo dhigay plz wall isoo daawo adiga i arkaa ii muhiim ah ha i dhaafin plz plz plz
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Год назад
Allah ha ku barakeeyo
@fatumamahamud1085
@fatumamahamud1085 2 года назад
Thnkz dr khyr alle haku siiyo
@ubahbintumoha6883
@ubahbintumoha6883 2 года назад
Mahadsin Dr🙏🙏🙏
@cabdirizaaqqaliif9372
@cabdirizaaqqaliif9372 2 года назад
Allah hakubarakeeyo dr
@istarandabshir7946
@istarandabshir7946 2 года назад
Thankz dr
@fatximohamed6839
@fatximohamed6839 2 года назад
thank you dr
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 2 года назад
Dr degniinte waqawaa waligey wx ma marsanin lkn mara isku deyey ina wax marsado gold skin aya sogatay biloyin marka isticmalay kor cun cun igu dhacay ilaa hada waka boksan la yahay 🥺iso duceya inu Allah iga qaado 🤲
@cabdii.m.9068
@cabdii.m.9068 2 года назад
Wllo Allah ha ku cafiyo Lkin waxaa jira wax yaalo lagu daweeyo cuncunka
@basracabdi9745
@basracabdi9745 Год назад
Wllo gold skin waxa uu ka samaysan yahay chemical xun maqaarkaba uu kaa qaadayaa iskadaa waxaad marsataa caleenta gobka qasil mudo 7 cisho aah insha Allah waad ka bogsan
@suhaadamhusein7334
@suhaadamhusein7334 Год назад
Thanks my doctor
@user-cl8lm7qn5n
@user-cl8lm7qn5n 2 месяца назад
Mnsha allah ilahy haku xafido dr mahadsani
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 2 года назад
شكرا دكتور
@fatxicabdulaahi5737
@fatxicabdulaahi5737 2 года назад
Wll aniga wajiga saliida baan leeyahay oo nabro baa iga soobaxaayo ee maxan sameeyaa wll
@phaadimamohamedhusen3071
@phaadimamohamedhusen3071 Год назад
Dr thank you dumarka cream isqaadanen isku qasaan diirka karidey noc kale u ekaadaan
@caashocismaan6392
@caashocismaan6392 2 года назад
Walalayaal IGA caawiya dr kaan muqdisho miyuu jogaa cunug cuno xun baan la dhibtoodaye
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Год назад
Mashallah
@bishaarocadey2916
@bishaarocadey2916 2 года назад
Asc doctor cunuga aya koba aari igaheyso maxan kudaweyaa walll pls
@rukiyamusa2379
@rukiyamusa2379 Год назад
Subaxi mrkn sokaco waligiyga salid dr
@ubaxyuusuffaarax4605
@ubaxyuusuffaarax4605 2 года назад
Mahadsanid drs gòod mnsha allah
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 Год назад
thanks dr
@fadumoadam464
@fadumoadam464 2 года назад
Xiliga galmada kadimatimadaa kulanka dhexdiisa Dr xaga dumarka
@kheyrjecel22
@kheyrjecel22 2 года назад
Wan ku saaray dr aniga waxan leyahay harah wejiga dr ii sheek wax aan mariyo
@user-zf1tr5ye9r
@user-zf1tr5ye9r Год назад
dr.maha lu isticmala tachka wajika ee indhaha hustuda ee dawada gu rebto casanka wajika
@nureinsalim3210
@nureinsalim3210 Год назад
DR Aniga jirka gacmaha iyo lugaha kuli waa qalel maxan marsada lkn wijiga salid ayey ledahay wijigana maxan marsada bal ishek jawab ayan kasuga
@shirka2016
@shirka2016 2 года назад
Dokta Sxbkey Waxan ku Weydin Rabay sxb hadii dawa loo helayo Dabka Ku yaalo Wajiga oo loo Yaqano Boora Gubka Daawo ma loo helaa Dokta I Soo jawan Plz Dokta
@user-xd3cz6ns3l
@user-xd3cz6ns3l 6 месяцев назад
Dr please iso jawaab wajigaygu waa oily lkn jidhkayga inta kale wa qalayl cream ii fiican o jidhka qoyan ii siinaya ii sheeg isma cadeeyo cadaan original ah ayan leyay lkn wa qalayl jidhkaygu cream an wax kiimiko ah lahayn isheg ado raali ah
@fatoumasheikhmaxamed5522
@fatoumasheikhmaxamed5522 Год назад
Ma .allh
@beelocali8794
@beelocali8794 Год назад
Dr seku ogan karaa in aan qaleel ah ama saliid ahay
@fatushaali2603
@fatushaali2603 2 года назад
Asc Dr sual aan ku weeydiina inkastoo oo ayaan taan ee soo badati dhabdha badanaa ee iska istacmalaan shorobada iyokaniiniga iyo oo waa lugu cayilaa ee dhahaan asoo dhaqtar soo qorin ma ufiican yahay caafimaadka
@hafsasuleiman8497
@hafsasuleiman8497 Год назад
May xbbti uma fiicana cafimadkaga iska ilali waxyabo faytamin leeh isku shiido oo sharab ah sida muuska iyo lowska iyo timirta iyo cano isku shiido cafimadkagana waxba yeeli mayan wanad ku qurux badnanaysa aniga ka huba xbbti hadaynu dumar nahay waa muhiim inaynu waxa xun inaynu iska qabano wixi wanagsna isku sheegno Mahadsnid xbbti
@fardowsoahmed6750
@fardowsoahmed6750 2 года назад
Asc dr waan kusalaamay indhaha hoostooda ayaa ibadbadoow weyna I kaduuteen mxaan sameeyaa wll
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Год назад
Thanks Dr ani normal skin ahay lkn xasaasiyad ah
@shadiyahariir-ub8po
@shadiyahariir-ub8po 7 месяцев назад
Hno wajigaga waa iga dhintaY casan aya nafta ikenaY wxb ma marsan karaYo ano wxb marsan gudud ban leYahaY wajiga dhan ucasanaYa maxa isgaga babiYa wllky waa codsiii weYaan wll
@queensharaf707
@queensharaf707 Год назад
Dr jirka anoo waxba Marin dhiig madow farisanaya meelaha bawdyaha iyo meelaha labatoyinka
@aishahassan9644
@aishahassan9644 3 месяца назад
Dr dadka saliida badan iyi Nabarah Ka so hadalay iyo wax Ee isticmaali karanaa
@fatxiahmed5408
@fatxiahmed5408 Год назад
شكرا لك د
@nuuraaxmed4618
@nuuraaxmed4618 Год назад
Tngz
@intisaamabuubakar3812
@intisaamabuubakar3812 2 года назад
Asc Dr waxaan rawaa inaad iiga caawisid arin iheesta maxaa sababi Kara uurka lagu dhiigo waxaan ahay 5 bilood ilaa hada maalintii haduu maqqnyhy dhiiga habeenkii wuu imaada Lakin 4bil ee hore habeen iyo maalin ayuu iga socon jiray waan daalay dhaqaatiirta badan blz iiga caawi waxa Keena dhiigaas
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 2 года назад
Abyo ameey plcantada kaso horesa
@muslimiintawalashood8403
@muslimiintawalashood8403 Год назад
Ilmaha amuu ilmo galeenka banaankisa lagu abuuray qof uur lwh o dhiig ka imaanaya maba maqal wa yaab ilaahay haku yasiro
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Год назад
abaayo nabad ma ku dhashay
@hodanyaasin4918
@hodanyaasin4918 2 года назад
Mahadsanid doctor lnk dhibka jira waxa weeyi dhakhaatir ku takhakhusey skin oo fican maba jiraan haday jiraan bal ila soo wadaaga insh allah
@user-tj3zx6ei6f
@user-tj3zx6ei6f 10 месяцев назад
Thank you dr❤❤❤❤
@HibaaqHasan
@HibaaqHasan 2 дня назад
Dr haarahakahadal
@ceyniwaruuxu476
@ceyniwaruuxu476 Год назад
Walal wajiga shucaca kus kuska maxa uron fina ma ahan
@hafsasuleiman8497
@hafsasuleiman8497 2 года назад
Asc dr waxan uu bahna inaad iga cawiso macdanta aya wax iga dhaqdhaqaqaya uur na ma lihi oo inan ban ahay ma sheegi karo sababta waxan rajaynayaa inaan wax badan kaa faiido markan marada ka qaado caadi baa lo arkaya dhaqaqa waxan rajaynayaa inaad iso jawabi doonto Mahadsnid
@suleekhofarax5597
@suleekhofarax5597 2 года назад
Waxaa samaysay dhadarad dumar utag walal
@hafsasuleiman8497
@hafsasuleiman8497 Год назад
Mahadsnid xbbti
@ugbaadmaxamed4486
@ugbaadmaxamed4486 Год назад
@@hafsasuleiman8497 byo see tahay ana saase
@shukrimaxamed9793
@shukrimaxamed9793 Год назад
Betavalate-N kiimiko Saaid miya ku Jirto Ama Waa izka caadi qof walpa isticmali kro
@hamdadayib1199
@hamdadayib1199 Год назад
Mahadsanid Dr lkn aniga wax walba sameeyo wajiga ima hagago 😢
@user-se5zz9nd6r
@user-se5zz9nd6r 7 месяцев назад
Ilaahay Haku haga jiyo Huno mcn
@user-vl9tj9hq4k
@user-vl9tj9hq4k 5 месяцев назад
Waxan leeyahy xasaasiyada
@seynabcusman9682
@seynabcusman9682 2 года назад
Masha allah dr mahdsnid dr waxan joga sacudiga ma ahi dadka isticmala karemada waxbo ma marsado waxan ahay dadka maqarkoda qalelka ah jirka karemada vaseline ka laga sameya marsada lkn wajiga waxbo ma mariyo wan ka cabsada karemada marka waxan ka cod sanaa adigo rali ah isoo sheeg karem aan marsado oona waxba idhimeynin wajigeyga sabunada xataa wan ka jojiyay marka karem munasab igu ah isoo sheeg wadna ku mahdsanthy adegaga wangsan dr jazakallahu kheyr insha allah
@cabdii.m.9068
@cabdii.m.9068 2 года назад
Waxad marsata wllo cream-ada Dacarta ka samaysan sida aloe vera gelly cream , aloe moistration iyo aloe scrub Hadii aad faahfaahin rabto waxan kugu xidhi goobaha laga helo magalada jida
@xilkascusman1387
@xilkascusman1387 Год назад
Facekygu waa khaleel mxan sameyaaa dr
@Safiyo-yd7cb
@Safiyo-yd7cb 6 месяцев назад
Kuwait Gado dr aqoon umalahan
@khadrahaji3792
@khadrahaji3792 2 года назад
Asc Dr wan ku salameyi Dr waxan oo bahana waxan ahaayi hooyo uur lehe lkn haran leyahy maxan iskaga jara Dr adigu raliya
@cabdii.m.9068
@cabdii.m.9068 2 года назад
Wllo waxaa jira creamo tayo fican oo haaraha lo qaato sida marine mask iyo aloe vera gelly cream
@israshiekh2606
@israshiekh2606 Год назад
Hl
@HibaaqHasan
@HibaaqHasan 2 дня назад
Maxaankusameeyaa
@HibaaqHasan
@HibaaqHasan 2 дня назад
Drhaaraha kasoohadal
@mohamedali4604
@mohamedali4604 2 года назад
Aaad ayan kugu xiranhy
@feysalmohamedhassan417
@feysalmohamedhassan417 Год назад
Dector waan ubaahnaa sideen ku ogaadaa in uu wajigayga in uu qoyanyahay iyo in uu qalalanyahay
@cuddooncuud7665
@cuddooncuud7665 Год назад
Ani xataa waa u bahanhy
@user-zk4sn6lc3n
@user-zk4sn6lc3n 8 месяцев назад
Maxa keeno jir qaleelka iskin dry
@deeqoilwad3099
@deeqoilwad3099 Год назад
aniga waxaa marsadaa doorno iyo faaizo wajogeygana qurux leebo kasii qadaaa m.a
@saaroali2977
@saaroali2977 Год назад
Gadaal Kaga dheele abyo
@maanka1222
@maanka1222 Год назад
Dr. Sidee loo toosiyaa lugaha leh dalbaha❤😢😢
@fardoosqurux6926
@fardoosqurux6926 Год назад
Illhy hku toosiyo
@sabnasiman
@sabnasiman Год назад
Wllshy cunuge dhashy ayaa lahaa wana lasoo gub guby
@keyfomar
@keyfomar 10 месяцев назад
​@@sabnasimanabyo caadi manoqday hadii lasoo gubey oo wax isbedela maku aragtay
@user-mj6oi5fy8f
@user-mj6oi5fy8f 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@raxmonuur6238
@raxmonuur6238 Год назад
❤️❤️❤️❤️
@israshiekh2606
@israshiekh2606 Год назад
Hl
@nastexoabdi4774
@nastexoabdi4774 Год назад
Dr wax fimanka hujiya babinayo ished hujiya fiman badan ka reyahy plz
@Hearts4amal345
@Hearts4amal345 Год назад
Boomatada skigud marso
@nastexoabdi4774
@nastexoabdi4774 Год назад
@@Hearts4amal345 oo side magaca ished
@Hearts4amal345
@Hearts4amal345 Год назад
@@nastexoabdi4774 Skigud baa la dhahaa abyo
@sadriibraahim1835
@sadriibraahim1835 Год назад
Kareenka bayoo karoodka waa kareen ku cadeeynaayo dhibaato miyaa ka imaaneyso
@rukiyamusa2379
@rukiyamusa2379 Год назад
Jirka Salida lih dr
@ayaancumar9374
@ayaancumar9374 2 года назад
Wllo wajigayga waa Qalayl xasasiyid wu lee yahay
@aminaa8098
@aminaa8098 Год назад
Abyo wax ku fican ma heshay hada ana sidas ahee
@khadrolove6197
@khadrolove6197 Год назад
Asc wll wajida saliida .maxaa lagu oo gakara
@IsraMuse-em8jn
@IsraMuse-em8jn Год назад
Wajigaaga maydh kabacdi 2saac kusoo noqo haduuu qalayl noqdo waa dry skin haduu intaa sanka iyo fooda saliid ku yeesho waa isku dhex jir haduu wajigoo dhan wada saliid noqdaney waa skin saliid leh
@user-mj6oi5fy8f
@user-mj6oi5fy8f 7 месяцев назад
Noca wajigyga Mapa aqano😢 dr isoo jawp sen ku garan
@suneenasureeyo
@suneenasureeyo 3 месяца назад
Habnki inta adan sexan wejiga dhaqo adon wax ma rin sexo supixii marka so kacdo firi wejigag kuli saliid mia mise sanka ilaa sujuda korkiis salid ka ledahay👍🏽
@abdallah.khaledhaitian1874
@abdallah.khaledhaitian1874 6 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️☝️
@lailaismail1317
@lailaismail1317 9 месяцев назад
😂 dr ereygu habeen maaha wa haween afsomaliga inaga sax ta xigtana noso sheeg kareemka ama skin care hooyada uurka leh isticmaali karto
@FathiAli-ho7fr
@FathiAli-ho7fr 8 месяцев назад
Naa waa habeen adaaba afsomali aqoon
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 8 месяцев назад
Wuxuu rabay in uu dhaho haween wuxuu yidhi habeen
@deqabkr411
@deqabkr411 Год назад
Maxa uguwanasan
@deqabkr411
@deqabkr411 Год назад
Olmarsanka
@HamdaHasan-oy2lo
@HamdaHasan-oy2lo Год назад
🥰🥰🥰🥰
@najmaqurux4351
@najmaqurux4351 2 года назад
See lugu oogadaa nooca wajiga
@asrajamaal5624
@asrajamaal5624 2 года назад
Wll halke kala so xarira
@choukrisoubanehadenchoukri8809
Asc Dr casaanka wajika maxa kudaweya
@banaatshxasan2152
@banaatshxasan2152 Год назад
Mahad sanid
@cafiyomohamed7623
@cafiyomohamed7623 6 месяцев назад
Mixed ahy😂😂😂😂
@faatimacawad5377
@faatimacawad5377 2 года назад
Tnx dr
@israshiekh2606
@israshiekh2606 Год назад
Hl
Далее
SKIN CARE ROUTINE RER MY #my_rajo
15:00
Просмотров 24 тыс.
SIRTA CADAANTA ADNA KAALI ILA ARAG
14:41
Просмотров 107 тыс.
Базовый iPhone 16
00:38
Просмотров 347 тыс.
QAS QASKA WAJIGA KU CADENAYO ISTICMAAL INTAN BES
12:55
Просмотров 323 тыс.
cream yada wajiga aan marsado kuna qurxiya kala baro
12:24
CREAMKA WAJIGA U ISTICMAALO EE HAARAHA IGA JARAY🥰
10:18