Тёмный

Kasbo Xirfad 💼 || Qaacido aa ku kasban kartid xirfad cusub. 

Salmaan Maadow
Подписаться 112 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 92   
@abdirashed6669
@abdirashed6669 Месяц назад
HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎ﷺ 💖📿
@iqrojimcaale7031
@iqrojimcaale7031 Месяц назад
Kusaliya nabi Mohammed s.c.w
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi Месяц назад
Ifahama oo idareema 1k Walaalaha somaaliyeed Allah dartii cimaamada iigu soo Tuura. Every one qof kasta oo Ifahama dhiigna wadagno great somaalinimo [ Waa xujo ]♥️🙏🏼
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Месяц назад
Sanadkan waa sanadkii iigu faaidada badna ee isoomara illahay ayana kumahadleh oo iisurtagaliyay yaarabi waan kaaga mahad naqaya anigu adoonkaagi itaalka yara ayan ahay adiga aya ikaraameeyay Waxa aan wada barashada afar xirfadood laakin xirfadahani maahan online ee waakuwa looga baahanyay suuqyada shaqada alxamdulilah
@DaadirYare-u4w
@DaadirYare-u4w Месяц назад
Walaal mexee yihiin
@DaadirYare-u4w
@DaadirYare-u4w Месяц назад
Adoo mahadsanid
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Месяц назад
@DaadirYare-u4w afarta xirfadood een bartay miya walal waxay kalayohiin 1 makaanig 2 decoration 3 cctv camera 4 finger print Afartaas xirfadood weeye walal waad baran karta adiguna
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow Месяц назад
Hori usoco hamse
@Saamiya33
@Saamiya33 Месяц назад
​@@Hamsebaashe1masha allah wll hambalyo
@xamaraawiboy3144
@xamaraawiboy3144 Месяц назад
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته استاد سلمان جزاك الله خير 💯🙏
@AweysALi-xd55
@AweysALi-xd55 Месяц назад
Wax wayn Aan kaa Faaiday ustaad waad mahad sentahy 100% Alle haku xafido
@barwaqosoran3134
@barwaqosoran3134 Месяц назад
Masha Allaah ustaad salmaan Maadoow Aadbaa umahadsanthy sida wanaagsan ee noogu soo gudbisey barnaamijyo wax tar leh Jazakallaah
@c.xamiidaadan9881
@c.xamiidaadan9881 Месяц назад
Fadhigaan wax badan ayaan Ka faaiday. Aad ayaa u mahadsantahay, ilaahay hakaa abaal mariyo.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto ❤ Mahadsanid ustd
@Hasa386
@Hasa386 Месяц назад
Examka dowlada markan galaayy baan soo dhigay tiktok gyga in wadankeena quiet 🤫 place usan lahyn ee ardeydu meel walba wax ku diyaariyaan😢waa ka bixi doonaaye wax hala barto😊🎉"Islafsom "kani waa tiktogyga❤
@ASMAAAR-qu9
@ASMAAAR-qu9 Месяц назад
Thanks ustaadkena allah haku xifdiyo❤❤❤❤❤
@user-pu1wb7jn1l
@user-pu1wb7jn1l Месяц назад
Sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato ustaad wan kaa faaiidey Legend ba tahay og waqtiga haysta dhalinteena maanta❤
@MOHAN_ABDALLE
@MOHAN_ABDALLE Месяц назад
Ustaad mid adoo mahadsan Maalinki oodhan haddii an shaqeeyo like meel ganacsi an joogo cml hapeenki wax ma barankaraa
@Apdi999
@Apdi999 Месяц назад
mahadsanid macalin insha allah habkan hore waa uwaday balse improving kaas uuun baa iga dhimnaa, insha allah imika ayaan caadi udabaaqayaa ustaad ilahey haku barakeeye
@AxmedCabdinuur400
@AxmedCabdinuur400 Месяц назад
Aad bad umahadsan Tahay ustad Salman jazakallah ❤
@seylici1437
@seylici1437 Месяц назад
Ustaad Waaan kusalaamay Waxaan ahay arday Sanadkaan Jamacada Galay Semester two iidhamaaday Axl waxaan Bartaa IT Gaar ahaan computer science gaar ahaan ( Web design) Lknsa ani waxaan Aad uxiseeyaa department ( multimedia) Wana jeclaahy inaa barto 100 inshaalaah lksa waxaan Karabaa talo adi ahaan Maxaa igula talin laheed ma,inaa computer science Keyga ugo mase Multimedia? Hadey Fariinteyda kuso garto Oo Aad Aqriso please iso jawaab waan kuxiranahay Channel kaaga Ustaad Waana lasocdaa. Asc.
@munamohamed470
@munamohamed470 Месяц назад
Web design 👌 ♥️ the best
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow Месяц назад
waxbarashaadii IT sideeda u wad waqtiyada firaaqada aa leedahay ayaa "multimedia" qaadan kartaa koorsooyin hada internetka ka qaadato waa kugu filantahay.
@Saamiya33
@Saamiya33 Месяц назад
Jaamacadee dhigataa aniga sanadkan ayaan rabaa computer science inaa bilaabo
@seylici1437
@seylici1437 Месяц назад
​@@SalmaanMaadow Mahadsanid ustaad 🙏
@seylici1437
@seylici1437 Месяц назад
​@@Saamiya33 Jahmuuriya University
@waxklewaxkle8391
@waxklewaxkle8391 Месяц назад
Mahadsanid ustaad salaam maadoow 👍
@MuhiimaAxmed
@MuhiimaAxmed 25 дней назад
Haa ustaad allh haku sharfo
@bahjabd6828
@bahjabd6828 Месяц назад
جزاك الله خير استاد Inshaa allaah waxaa rajayn inaan soo laabto haddii ilaahay nafta iidaayo labo sano kabacdi anoo kamiradhaliyay waanadaada iyo hadafkaygii quraan xifdinta iyo hal xirfad❤
@user-ev2wq8sc4k
@user-ev2wq8sc4k Месяц назад
Waxbadan baan ka faaidey ustaat Allah haku sharfo
@bigmoha-oj7zu
@bigmoha-oj7zu Месяц назад
Thanks ustaad
@C.risak.yamani
@C.risak.yamani Месяц назад
شكرا يا استاد سلمان
@abdirauf.abdiwelimuhammad3790
@abdirauf.abdiwelimuhammad3790 Месяц назад
Waxan raba inan barto sida lo isticmalo AI si u iga cawiyo wax akhriska.
@Sayidmaxamedsayidcalawi
@Sayidmaxamedsayidcalawi Месяц назад
M.nllh wllo adbad umahdsathy wllo
@AhmedKaarshe-pu2no
@AhmedKaarshe-pu2no Месяц назад
Mahadsanid ustad ❤❤
@MohamedAbdisaiid
@MohamedAbdisaiid Месяц назад
Waa qacido faa idaleh ustaad
@ZakaryeDhagacade
@ZakaryeDhagacade Месяц назад
Thanks Ustaade
@mariaahmed-g1s
@mariaahmed-g1s Месяц назад
Shukrn ustaad salmaan maadow
@user-ln1wm2fy7x
@user-ln1wm2fy7x Месяц назад
Ustaad sidii hore chapters u yeel 😊😊😊
@halimayusuf1477
@halimayusuf1477 Месяц назад
السلام عليكم ورحمة وبركأته الله يفتح عليك استاذي
@fuaadhassan7037
@fuaadhassan7037 Месяц назад
Mansha Allah جزاك الله جير
@mohamedcise5321
@mohamedcise5321 29 дней назад
Ajarkaga ilahay ha weyneyo
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Месяц назад
Mahadsanid macalin kayga
@cashoabukar1691
@cashoabukar1691 Месяц назад
Thanks ustad ❤❤❤❤
@MaariyoCasir-kv6pb
@MaariyoCasir-kv6pb Месяц назад
Second one was the best ❤
@fahamchannel6797
@fahamchannel6797 Месяц назад
Mahadsanid ustaad salmaan 🎉
@ahmedmohamudduale2797
@ahmedmohamudduale2797 Месяц назад
Mahadsanid ustaad Salman
@ahmed-nour638
@ahmed-nour638 Месяц назад
Haa waa qaacido guul lagu gaari karo
@khaliilxiiray3921
@khaliilxiiray3921 Месяц назад
mahasanid ustaad
@MAHADDAACAD-hm3wf
@MAHADDAACAD-hm3wf Месяц назад
M a ustaad waad mahadsantahay 🙏💖
@AbdirahimAsad
@AbdirahimAsad Месяц назад
Ustaad Waxaan Kaa Codsanayaa Inaad Quizlet Mawduuc inooga soo sameyso. Inaad Noo Soo Sameyso Ayaan Rajeynayaa Insha Allah.
@maxamedcarab1190
@maxamedcarab1190 Месяц назад
صلل الله عليه وسلم
@Abadi-f4m
@Abadi-f4m Месяц назад
Ustaadii sorry samsung galaxy tab qaaali waaye dalka aan joogo marka Huawei matepad 11.5 soo gatay marka kaas ma inooga dhigi kartaa sharxaada maadaama raqiisan yahay tayana lagu sheegay mahadsanid.
@Ibrahim-y9l8v
@Ibrahim-y9l8v Месяц назад
Ustad allaha kusharfo waa qaacido aan ubahnayn nosoobadi qacidoyink
@ShaaficiSharlaawe-nh7gh
@ShaaficiSharlaawe-nh7gh Месяц назад
Masha allah ❤
@azhrafyare
@azhrafyare Месяц назад
Ustaad Computer ka course fiican beginner to advanced afoogay maka helaya mise waa beginners
@zakariyekoofi4150
@zakariyekoofi4150 Месяц назад
Ustad bugii aad smysay ee planinkga inte ka helaa
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k Месяц назад
Thanks pro
@user-rj5bh4cq4p
@user-rj5bh4cq4p Месяц назад
ustaad aad baa umahadsantahay qaacidadaan waalagu gaari karaa xirfada aad rabto
@zakariyemaxamed9757
@zakariyemaxamed9757 Месяц назад
Warninkan allekhayr haysiiyo markastoondaawado waxankuarkaa daganaansho wanaag nasteexo khyrbadan haladhiiri galiyo
@mohamedcise5321
@mohamedcise5321 29 дней назад
Masha alaah
@ZahraAbdi-od3bd
@ZahraAbdi-od3bd Месяц назад
Shukran ustaad
@abdirasakali8365
@abdirasakali8365 Месяц назад
Mahadsanid wll
@user-il9rw5tv1i
@user-il9rw5tv1i Месяц назад
Mahadsanid wllkyyy maadow❤❤
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 Месяц назад
Appka maxaa ka qaldan waan iska diiwaangaliyey lkn waxbaa ka qaldan ee Icaawi bal
@Ciis3musti
@Ciis3musti Месяц назад
Scw
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 Месяц назад
M.a mahadsanid ustaad
@KeifNour
@KeifNour Месяц назад
شكرا اخي❤
@Mohafx-m7j
@Mohafx-m7j Месяц назад
thanks
@LegendTLegend-fo1rb
@LegendTLegend-fo1rb Месяц назад
Saaxibkey Allah Ibrahim Ng ???
@cawaleAhmett
@cawaleAhmett Месяц назад
𝚃𝙷𝚊𝚗𝚔𝚣 𝚖𝚊𝚣𝚞𝚞𝚕
@abdireermagaal5465
@abdireermagaal5465 Месяц назад
Ustaad ❤❤
@KalkaalMedia-s9c
@KalkaalMedia-s9c Месяц назад
waaw
@MariyaAxmed-d5p
@MariyaAxmed-d5p Месяц назад
Mashallh wll❤❤❤
@Abadi-f4m
@Abadi-f4m Месяц назад
Ustaadii maadaama books laga sii guurayo vedeo manooga soo sameynkartaa qaabka waxa loogu barto Samsung galaxy tablet qaabka pdf yada loogu calaameeysto meelaha muhiimka ah
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow Месяц назад
Goordhow insha'Allah
@Abadi-f4m
@Abadi-f4m Месяц назад
@@SalmaanMaadow maahdsanid ustaadii samester-ka inta uusan bilaaban rabi haddii uu idmo
@Abadi-f4m
@Abadi-f4m Месяц назад
@@SalmaanMaadow Ustaadii sorry samsung galaxy tab qaaali waaye dalka aan joogo marka Huawei matepad 11.5 soo gatay marka kaas ma inooga dhigi kartaa sharxaada maadaama raqiisan yahay tayana lagu sheegay mahadsanid.
@JawaherMohamet-mu9fy
@JawaherMohamet-mu9fy Месяц назад
❤❤❤
@AnisoMahamad
@AnisoMahamad Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAbdiAaden-mw5tl
@MohamedAbdiAaden-mw5tl Месяц назад
ᴀsᴄ ᴜsᴛᴀᴅ🤝
@Sahruush
@Sahruush Месяц назад
Wcs
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy Месяц назад
Mhdsnd wll
@KhalidDahirMohamed-et5ks
@KhalidDahirMohamed-et5ks Месяц назад
Kasoo hadal criptocurency
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow Месяц назад
Riskigiisa ama halistiisa ayaa badan waa suuq maalin walba is badala hadii lacag kayd meel ku ogtahay wa gali kartaa.
@Iza.d6
@Iza.d6 Месяц назад
First one so join me ❤🎉
@MuxyadiinMaxamed-qw1bk
@MuxyadiinMaxamed-qw1bk Месяц назад
Thanks teacher
Далее
Si caqliyeesan ila xisaabi waqtigaada Todobaadlaha ah?
14:52
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 1
13:55
Просмотров 16 тыс.
World’s Tallest Man VS Shortest Woman!
15:07
Просмотров 15 млн
MINECRAFT CREPPER EXPLODES SHARK PUPPET!
00:15
Просмотров 7 млн
🔕❌Samaynta Maangaabnimada🤡👺
10:55
Просмотров 16 тыс.
Mudnaansiinta ayaa sabab u noqon karta guushaadi.🪴
12:54
Sida goor hore u toosi kartid maalin kasta
12:36
Просмотров 38 тыс.
Qorshe wax-isbarid kaligaadi
13:59
Просмотров 49 тыс.
Sida loo qabto shaqo yar si aad u xaqiijiso wax badan
11:57
Noloshaadu Halis ayey ku jirta, Sabab?
10:04
Просмотров 31 тыс.