Тёмный

Khaalid Dhoobo - Haku Daalin Jeedaal- Dayax Band Barnamijka LIVE (Qaaci Show 2021) 

Waqal WStudío
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 895 тыс.
50% 1

Barnamijka Sanadka cusub 2021 live kaman Dayax band
Khaalid Dhoobo
Haku Daalin Jeedaal
Xasuustii Maxmed Axmed Kuluc AUN

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 230   
@adamyusufshagaxle6508
@adamyusufshagaxle6508 3 года назад
AUN Mohammed ahmed kuluc waa fanaaniinta ay adagtay in codkooda la keeno Khalid dhoobo aadbuu ugu eekaysiiyay codkii kuluc😘🌟😍
@AliYusuf
@AliYusuf 2 года назад
AUN kuluc
@abdihussen7533
@abdihussen7533 2 года назад
Lugta Jeeni dhaaftaa naftaydaay, Way Jabtaaye ma Ogtahay, Wabi soo Jirfaday iyo, Badda Jawle ma ogtahay, Cago lama dhexjoojee, Haddaad Jamatto cadowgaa, Iyo Ruux ku jiidh neceb, Hadhka kuuma jiidee, …… Haku daalin Jeedaal Indho sooma jiidaan Qalbi kaa janjeedhee. Yaaa salaaam Erayo, Cod, laxan, music xul ah 100% Hats off my brother
@zakiali8514
@zakiali8514 2 года назад
Woow
@yassercarafat3168
@yassercarafat3168 3 года назад
Khaalid Dhoobo, waa dadkii fanku u baahnaa. Hibo dabiica~ Nature talent.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 11 месяцев назад
HATS OFF THIS YOUNG WHO IS NATURALLY TALENTED SINGER. GREETINGS FROM CALIFORNIA USA
@ckarincalishaah3209
@ckarincalishaah3209 3 года назад
Khalid inta tageersan like saara
@muniiryusuf9994
@muniiryusuf9994 3 года назад
dhoobo legend badalkii aun maxed kuluc hargaysa qaaci lguma gaadho from jigjiga
@abdihassan6201
@abdihassan6201 3 года назад
Wiilashaan waxaa fiican in quraanka bartaan.
@GamiNasir
@GamiNasir Год назад
Adigu maxa ku keenay meesha, ma masaajid baad moodaysa?
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Год назад
​@@AbdiaziizIQma aragtaa waa like raadis😂😂😂😂
@user-hk4gz3nt1g
@user-hk4gz3nt1g 3 дня назад
100% khaalid dhoobo Anu waxan Aaminsanahyba Kuluc AUN inuu fara dhaafiyay❤
@abdurahemmokhtar9514
@abdurahemmokhtar9514 3 года назад
Inkastoo heeska ay baydad kale ka maqan yihiin haddana labadaa bayd ee hore khaalid dhoobo si xarago leh buu ugu luuqeeyay.
@omariley1388
@omariley1388 3 года назад
Heesta abwaankii lahaa Abdi aadan qays xaad allah caafimaad ka iyo cumrigaba ha kuu barakeeyo iyo cid kii ahun kuluc boqorkii masraxa allah ha kuu naxariisto
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 3 года назад
Caadi maaha Khaalid dhoobo yaa ciyaal new hargaysa isxaaqiya 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤️❤️👏🏻👏🏻❤️❤️
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 3 года назад
Dhoobo yare dadki fanka lahaaa reer somalilnd iska dhagaysta un
@faysalahmed7801
@faysalahmed7801 3 года назад
Xustii axmed maxamed kuluc abahii somali masraxii ama isteegkii ugu horeeyay Ka heesay 1942 waxuu ahaa fanaan qaran somaliyeed xusuus qaaliaya allahu arxam
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Год назад
Waa kee qofkii ugu horeeyay ee masrax hees kaqaadaa 1942
@idrisali8533
@idrisali8533 3 года назад
MashaAllah… this is a real original SomaliLandweyne song MashaAllah And music 🇩🇯💚🤍❤️…..💚🤍❤️🇩🇯….💚🤍❤️🇩🇯🇸🇴🌟🌟🌟🌟🌟
@mohammedbasheer1849
@mohammedbasheer1849 2 года назад
Heestani waa heesaha ugu laxanka adag waa hees aanu nin walbi qaadir karin khaalid dhoobo soo dhoweeyey wuu fiican yahay
@user-qx5be7qu6n
@user-qx5be7qu6n 11 дней назад
Waxaad jaceshahay lama heloo Naftaydaaday ❤❤❤❤❤❤ Wax ku jeclna diidaye ❤❤❤❤ Ma ogtahay janada u dug ❤❤❤❤ Nin aan jira u so marin sahal lama dhex joojiye ❤❤❤❤
@siciidahmed2885
@siciidahmed2885 2 года назад
Heestan maxa qof naftiisa ku sabay Allah Haku Sxb khaalid dhoobo codkaga halkiisa dhigtay 4/2/2022 form lAscanod byby
@alihersi5974
@alihersi5974 3 года назад
yaa salaam si aan caadi ahayn buu u qaaday khaalid yare. kabaniistaha ayaa cajiib ah
@shamai1570
@shamai1570 2 года назад
A voice well projected with great emotions Khaliid Dhoboo enjoyable
@abdulayub7382
@abdulayub7382 2 года назад
Indeed, this song relieved my stress
@highflyer215
@highflyer215 2 года назад
Same here bro
@zhucaybaliofficial2791
@zhucaybaliofficial2791 3 года назад
Axyaaa fanan dhoobo yare sxb qali waanku wataa❤
@faysalahmed7801
@faysalahmed7801 3 года назад
Named Ahmed kuluc cusuuus fsnaankii kaqaran somaliyeed fooladkiisi allahu arxam
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 года назад
•Oh what you like cannot be found,oh my soul! •Oh you rejected rejected anything that likes you! •Oh he who did not suffer for the fragrant paradise cannot put in there easily. •
@salmaanjaamac5181
@salmaanjaamac5181 2 года назад
Very true indeed dear brother 🙏
@ahmedhussein660
@ahmedhussein660 3 года назад
Waaba Kuluc oo aan biyyo is marin. Sebin tegay ayay i soo xasuusisay heestani.
@hajibarut9920
@hajibarut9920 3 года назад
Another LevaL 🔥💯 khaalid Dhoobo thE reaL Singer🎤
@maslaxxaamud5877
@maslaxxaamud5877 2 года назад
Maasha allah khaalid dhoobo xasuustii maxamad axmed kuluc respect
@Soomaali53
@Soomaali53 2 года назад
War fanaan wuu dhaafey 😭😭👍😭😭😭 wax ku jecel 👍👍👍👍👍
@fuadhassan7515
@fuadhassan7515 3 года назад
Thank you khaalid this is my best song
@a-azizabdallah9841
@a-azizabdallah9841 3 года назад
Wow 😯 khalid iyo xasuusutii Kuluc AHUN Feeling 👩‍❤️‍💋‍👨
@aarbaritogdheer3403
@aarbaritogdheer3403 3 года назад
khaalid dhoobo mucjisada qarniga cod daganaan iyo masrax ayuu isku darsaday aadban kuu salaamaya zxb
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 года назад
Bedelkii kooxdii waaberi waa Dayaxband Khaalid inyar codka badh cunaha kaso sar #SOMALILAND❤ teenage SIGNERs no play back live music🎻🎸🥁🎸🥁 🎸🥁🎸🥁🎸
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 года назад
Inyar bas dheh lol
@TheDhiibsane
@TheDhiibsane Год назад
Wow, Tembo maca music walee wuu ku raaxystay 🤩🤩🤩
@shamai1570
@shamai1570 2 года назад
A magnetic voice that sticks to your 💖💖💖💓💓 heart and soul excellent Khalid Dhoboo
@alphayassera7570
@alphayassera7570 3 года назад
Khaaalid Dhoopo Keeep proh Legend always Legend
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 3 года назад
*Heestan waa iga gadan tahay haku daalin jeedal indho sooma jiidaan qalbi kaa janjeedha*
@4bdibased
@4bdibased 3 года назад
Waxaa ka maqan baydkii heesta aan ugu jeclaa. Waxaad cayn ku jiid tidhi naftaydaay. Awrka samada joogee. Nabi khadar jidkii maray. Adoon jaadba ulahayn . Ayaad jiidh isleedahay.
@abdirizak.MAhmed
@abdirizak.MAhmed 3 года назад
Nabi Khadar Jidkuu maray Adoon Jaaso u lahayn Ayaad jiidh is leedee Waa Jaaso (ogolaansho) weeyi sxb halkaasi
@msbuundo
@msbuundo 3 года назад
Adoon jaase u lahayn .. Baydkan wuxu kuu cadaynayaa inuu cabdi qays uu quraanka aad wax uga yaqaano ilaahay ha u naxariisto kuluc
@abdullahiabukareyrow9948
@abdullahiabukareyrow9948 3 года назад
Kooxda Dayax band iyo fanaaninta so baxeyso o codka halaasiga leh horomar wacan ayaa u rajehnaa Abwaan dhaaha gaas legend wax badan so saaray
@somalijustinv435
@somalijustinv435 3 года назад
Kooxadan koox la tartami karta wlhi ma jirto♥🙏
@raseedfaarah9311
@raseedfaarah9311 2 года назад
Allah ha naxariisto Kulac. Amiin
@Abdirahmn_Guray
@Abdirahmn_Guray 2 года назад
Khaalid Dhoobo another level🔥
@abdisamedomar1557
@abdisamedomar1557 Год назад
Khaalid dhoobo wuu keenay heesta lkn baydkii mihiima ayuu ka tagay
@marcosediris1479
@marcosediris1479 11 месяцев назад
Wallahi hi's Well talented young somali singer
@user-qx5be7qu6n
@user-qx5be7qu6n 11 дней назад
Ha ku daalin jeeedaal ❤❤❤❤❤
@diiniahmed6607
@diiniahmed6607 3 года назад
Waxas ayaa cod laga dhaha markasay sharma boy kaaga dhigayan fanan
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 года назад
Fanka Dadkii Iska Lahaa Waa Kuwaas 🙌🏻 Nacalaaa Shaydaan Kuyaale Intiina Kale Waad Ku Dhuusteene 😂😂
@husseinhandule
@husseinhandule 3 года назад
nuuradiin ali amaan super cud man in this cenrtury super music
@gelleabdi7148
@gelleabdi7148 10 месяцев назад
Heestaan ayuu uga fcnyahay, heestii hore ee Kuluc .
@ZhaataH
@ZhaataH Год назад
Yaa zaLaaM🔥✨ Haku Daalin JeedaaL“ Indho Zooma jiidaan QalBi Kaa jinjeedhee!“❤️😭
@fuaad-rg6nt
@fuaad-rg6nt 8 месяцев назад
Khalid dhobo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@badjeexfilms1402
@badjeexfilms1402 3 года назад
Khalid dhobo yara karamulah 🤴🙋‍♂️
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 года назад
War ileen fanka Waban iska Nacey ileen Jil Cajiba Ayaaba Sookacey Yaa iga danbeya Tollow Isoo boqdda
@happyyaasmiin8779
@happyyaasmiin8779 3 года назад
Woow u ku raxaystay wlhi heesta
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 3 года назад
Fanka soomaalida aalada flute ama foodhidu waa u lafdhabar bal fiirso siday heesta dhadhanka u yeeshay.
@jablibaax
@jablibaax 3 года назад
Nio ninkii muusiga sameeyey inuu Somalida u sameeyey baa la moodaa!! Wa ayo bahalka marinkiisay mariyaan somalidu
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 года назад
SXB MA FAHMIN FADHIDA
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 года назад
@@rock_diamond9475 flute ama foodhida waa qalabka yar ee wiilku afka tumayo ee dhawaaqa sameynaysa.fiiri wiilka fadhiya garabka midig ee garaacaha kabanka.
@dhoolmohamed4271
@dhoolmohamed4271 2 года назад
Old is gold
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Год назад
Waa erayo quus ah Haku daalin jeedaal Indho sooma jiidaan Qalbi kaa janjeedhee. Aun codkii Kuluc❤
@caqli_same8270
@caqli_same8270 Год назад
Xaq buu u leeyahy inuu heeso waa ehelkii fanka al isaxaaqiya habaryonis🥰🤣
@nickal2018
@nickal2018 Год назад
Indho sooma jiidaan qalbi kaa janjeedha, wa run.
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
Young and talented Khalid Dhoboo❤❤❤❤❤❤
@mahadcaanonuug
@mahadcaanonuug Год назад
RU-vid somali
@mahadcaanonuug
@mahadcaanonuug Год назад
❤ 1:20
@abdiwasacrasheidabdi1558
@abdiwasacrasheidabdi1558 Месяц назад
📣✍️:Composed By. Somali Maser-Peace Artist Abdi Aaden (A. Qays).👏 May Allah grant him speedy recovery Irreplacable Legend A. Aden Qays.
@najmamohamoudhassan6141
@najmamohamoudhassan6141 Год назад
haku dalin jedal indho soma jidan qalbi ka janjedhe🥰 Naftaydaaaaay
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 3 года назад
Dhoobo yare wa legend🙏
@fehabd3516
@fehabd3516 3 года назад
Khalid dhoobo yare bishishinkii fanannintii hore ayuu leeyahay
@madadaalo1941
@madadaalo1941 3 года назад
Midhihii abdi aden xaad (qays) ilahay cimriga ha ubarakeeye
@fanaanaakhiradiisautudhay778
@fanaanaakhiradiisautudhay778 3 года назад
Dhoobo yre heeskan wuu keenay Xasuustii maxamed axmed kuluc
@somalinimonadeeqdayousef4971
@somalinimonadeeqdayousef4971 3 года назад
Mansha allah khaalid dhoobo cod macanbuu ku qaaday
@somalilandsocotay3257
@somalilandsocotay3257 3 года назад
Maansha Allah!..Rageedii baa noo soo baxay halkaa ka wada 💚🤍💖
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics 26 дней назад
Mid ka mid ah heesaha aan ugu jeclahay dhoobona wuu isii jecleysiiyay waanu raaxeystay. please qofkii aan saas u heesi karin yuu indhaha naga abusing.!! Mahadzanid khaalid xuseen jaamac Nuur
@soomaalidalmar5146
@soomaalidalmar5146 2 года назад
codki oo qof ah
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 года назад
Miraha iyo laxanka _ Cabdi Aadan Xaad ( Qays ) .
@mahedbaaba6326
@mahedbaaba6326 2 года назад
Xusuustii kulluc Aun
@AliYusuf
@AliYusuf 2 года назад
Xusuus Kulux , Aun
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 3 года назад
Wooow dhoobo adaa kuwata fanka aabihii
@pro___serbia
@pro___serbia Год назад
Intii dhimatay aynu u ducayno waxa ka horeeyey 2023 😪
@mohamedamen3902
@mohamedamen3902 Год назад
Yaasalaam khaalid dhoobo halkeedad dhigtay akhii💯💯💯💯
@LibanCise-qf5py
@LibanCise-qf5py Год назад
Axyaa khaalid top 10
@somalinimonadeeqdayousef4971
@somalinimonadeeqdayousef4971 3 года назад
Alleh hawnaxariisto maxamed axmed kuluc
@sacidosam536
@sacidosam536 3 года назад
wow waa dadkii la dhageysan jiray. ax yaa qaraami hibo eebbe kusiiyay.
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 3 года назад
Wewe dhoobo cadi maha, From today BiG fAn for U🤩
@xamdamaxamed3335
@xamdamaxamed3335 3 года назад
Wow👑😍khalid fanaankena
@abdikaadirmohamedissa6382
@abdikaadirmohamedissa6382 3 года назад
Xaqiiqdii waa soo dhaweeyey heesta guuleyso khalid
@moruush884
@moruush884 3 года назад
Legend khaalid dhoobo
@alihersi5974
@alihersi5974 3 года назад
nuurudiin cali amaan waa jiimka xiligaan ilama ahan in uu jiro nin sidiisa kabanka u tuma jiilkaan dambe
@Faisaaweys
@Faisaaweys 3 года назад
Qalbi kaa janjeera indhuhu sawma jiidaan waaw
@salmaanjaamac5181
@salmaanjaamac5181 2 года назад
Hadaad Jamato geed adag Oonad hayn wax kuu jara Goyn mayso gacantuye✍️
@a-azizabdallah9841
@a-azizabdallah9841 2 года назад
Ax yaa fanaan
@HanaqadVlogs
@HanaqadVlogs 3 года назад
Eeesh cala hees fanan ayd tahay sxb khalid wad iga gadantay Heestan waxa laha alla haw naxariiste abwaankii cabdi iidan farax waxa qaaday sidoo kale alla haw naxariiste maxamed ahmed kuluc Waxay ka mid ahayd albumkii xurmo daran
@abdirizak.MAhmed
@abdirizak.MAhmed 3 года назад
Cabdi Qays baa heestan lahaa. Cabdi Iidaan heeso badan oo kale oo Kuluc qaado ayuu lahaa
@user-le9tg4vt9h
@user-le9tg4vt9h Год назад
Waxaad jeceshahay lama Helo naftaaydaay Wax ku jecela diide Ma ogtahay janada udug nimaan Jiro usoo marin sahal lama dhex jooje hadaad jamato geed adag oonad hayn wax kuu jara Jabin maayso gacantuye Haku daalin jeedaal indha sooma Jeedaan qalbi kaa janjeedhe Lugta jeeni dhaaftaa naftaydaay way jabtaaye ma ogtahay Wabi soo jirfaday iyo bada Jawle ma ogtahay caga lama dhex Jooje Hadaad jamato cadawgaa iyo ruux ku jiidh neceb hadhka kuuma Jiidee Haku daalin jeedaal indha sooma Jiidaan qalbi kaa janjeedhe
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 года назад
Haku dalin jedala Xasuusa maxamed axmed kuluc Allah unaxariisto
@afiarte8318
@afiarte8318 2 года назад
FOODHIDA WAA TOPP WAY QURXINAYSAAA
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 3 года назад
Alla bisinka isha baxarka
@h.m.clyric1008
@h.m.clyric1008 8 месяцев назад
2022 --- 2024 Cida DawanaYza 👋
@XassanEgeh
@XassanEgeh 8 месяцев назад
👍👌
@cqaniahmed4831
@cqaniahmed4831 2 года назад
Primiyo inamada,tumaya,musiga
@abdirahmanzaleban3338
@abdirahmanzaleban3338 2 года назад
Another level my brother
@hassanbariize5312
@hassanbariize5312 3 года назад
Subaxkana yaacadiim Xasuustii kuluc Heesayow weeyeen
@abdulayub7382
@abdulayub7382 2 года назад
Surely, this song has meaning purpose
@nurtanatazha6051
@nurtanatazha6051 3 года назад
eeesh cala cood zxp noooloow haaah
@abdulrahmanxashi5173
@abdulrahmanxashi5173 3 года назад
waw Dayax B. hore u socda......
@Maax-media-production
@Maax-media-production 3 года назад
Khaalid dhoo6 yare hore usoco wllo
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 года назад
Waxaad jeceshahay lama helo nafteydaay, wax ku jecelna diidaye, ma ogtahay janada udug nimaan jirib usoo marin, sahal lama dhax-joojiye
@caydaroosqaasimmaxamuud7774
@caydaroosqaasimmaxamuud7774 3 года назад
Carabkhaldaan come on here
Далее
Introducing iPhone 16 | Apple
02:00
Просмотров 4,5 млн
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Просмотров 316 тыс.