Тёмный

KHAALID KAAMIL HEES CUSUB┇HOOYO LYRICS┇IFKA HIBO KU NOOLOW┇ 

Najma suudi
Подписаться 75 тыс.
Просмотров 3,7 млн
50% 1

KHAALID KAAMIL HOOYO LYRICS┇IFKA HIBO KU NOOLOW┇BY Najma Suudi

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,2 тыс.   
@dahraanduuduu9388
@dahraanduuduu9388 4 года назад
Intii hooyooyinkood dhimatay😭allaha unaxariisto dhaman intey u nooshahayna hoyana allaha cimrigooda ha uwaariyo😍#mom allaha kuu naxariisto😭🤲aamin
@user-vf2we7lv7m
@user-vf2we7lv7m 7 месяцев назад
Amiin yarabi Amiin yarabi
@zihamkhalef5687
@zihamkhalef5687 7 месяцев назад
Amiiin
@AbdullahiBigboss
@AbdullahiBigboss 4 месяца назад
Like it hoyo mcn died
@MaryameymacalinIsaaq
@MaryameymacalinIsaaq 28 дней назад
aamin aamin aamin
@naruuracaday148
@naruuracaday148 4 года назад
4sano kohor ayeey hooyadey mcn iga dhimatay alla hooyo mcn maxaa uxiisay ilaaahoow unaxariiso oo qabrigana uwaasici🤲😭😭😭😭😭💔
@farhaanfarah5535
@farhaanfarah5535 4 года назад
Illahy ha u naxariisto hooyo wl
@gureyyare3228
@gureyyare3228 4 года назад
😭😭😭😭😭😭
@malyunabdirahman6787
@malyunabdirahman6787 4 года назад
ameen
@queenamuun2372
@queenamuun2372 4 года назад
alla yarxamah 🤲🤲
@aminaahmed3779
@aminaahmed3779 4 года назад
😓Allah haunaxariisto qali janadiiii Allah hakuwarabiyo
@kadarsherow8121
@kadarsherow8121 5 лет назад
Wlhi heestan way iga ilmaysisay intii ila dareentay like ta isaara hooyo mcn maxan kuu hisay allow nabad nagu kulan sii hooyo mcn 😓🥰❤️
@faraskacad7607
@faraskacad7607 5 лет назад
Kadar Sherow meeshana mad iga soo horaysay hhh likta wasaray
@deeqaabuukar4259
@deeqaabuukar4259 5 лет назад
Wlh waa ilmenoya hooyo mcn ilaahow iicafi oo ha idilin anoo xajka kugeyn
@samsamshacni488
@samsamshacni488 4 года назад
Kadar Sherow 😭😭😭💕💕💖❤️💖💕
@nimcohodan5990
@nimcohodan5990 4 года назад
Wahi heestan waanla ilmeeyay
@juweriyahmohamed9686
@juweriyahmohamed9686 4 года назад
❤❤❤
@faadumocabdi1769
@faadumocabdi1769 22 дня назад
Hooyo mcn Allah adunka dhiblaan nolaw akhirana Allah hakugu bishareeyo Hooyo mcn Allah wax noloshayda ifka Hina kunoloow ❤❤
@caliyaapdilahi6687
@caliyaapdilahi6687 Год назад
Wlhy wan ilmeyay inta ilmaysay 😭😭😭😭 👍👍
@Sahruush
@Sahruush 10 месяцев назад
☝️😭
@LeelefCawil
@LeelefCawil 5 месяцев назад
😢😢
@Cabdifataax-tk1we
@Cabdifataax-tk1we Месяц назад
❤❤❤❤
@ilhaanqalib2660
@ilhaanqalib2660 Месяц назад
😢😢😢😢😢😢
@user-if2eo5dm1c
@user-if2eo5dm1c Месяц назад
😢😢😢😢
@muktarosmanafrah8174
@muktarosmanafrah8174 4 года назад
Ax ax ax😭😭😭😭😢 inta hooyo ka geeriyootey ilahey janadii ha ugu bishareeyo inta u nooshahey alle aduun iyo aaqiro ha u naxariisto inta hooyo ka geeriyootey hooyadeyba u hooyo ah waan idinla Ooheyey runtii😭😭😢😢
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 года назад
Aamiin
@dahsoon_tv
@dahsoon_tv 4 года назад
Amiin amiin
@fadumosahra8977
@fadumosahra8977 4 года назад
amiin yarabi
@senioraminzy682
@senioraminzy682 3 года назад
😓amin yarab
@rasmibaby5719
@rasmibaby5719 3 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@niilow8344
@niilow8344 4 года назад
Mudo 11sano kadib waxaan safar ku ahay halkeey hoyadeey ku noshahay .... Biritoole..... Biritoole ... Allh nabad iigu kaa kulansii hooyo mcn
@aishamohamed5668
@aishamohamed5668 3 года назад
Hoooyo malakulanty
@deeqonuur5470
@deeqonuur5470 3 года назад
@@aishamohamed5668 taa ayaa laga sugaayaa
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 3 года назад
@@deeqonuur5470 weli waa sugeyna
@ahmedabdi2593
@ahmedabdi2593 2 года назад
@@dekaahmed3065 i wish inay iska arken kana soo ducusty
@Culimocumar101
@Culimocumar101 4 года назад
Waa Maalin Arbaca ah 23 Sep 12:35 duhurnimo Dalka canada, waxaan fadhiyaa balkoniga guriga waxaa jooga keligay indhahayga ilma Kasocta dareenkayga ma qiyaasikaro, Hooyaday macaan waan uxiisay Ilaahayoow Nabad nagu kulansii Qalbigaygu dhankeeda ayuu jiraa💔😥😥😥🤲🤲🤲❤❤❤ waan ku jeclahay Hooyo Macaan ⚘⚘⚘⚘💐💐❤❤😍
@hussein00057
@hussein00057 3 года назад
Idinku nabad rabbi ha idin kulmiyo
@user-wh4xj2xj3v
@user-wh4xj2xj3v 3 года назад
Canada i geey abaayo ❤😔
@maxamedxasan2683
@maxamedxasan2683 3 года назад
Amiiin wllo if alllh say you will see
@ilkacase5811
@ilkacase5811 3 года назад
Lkn commenti faa iido miyaa ku helee
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 2 года назад
Waxaan joogaa Turkey. 04:22 habeenimo waan qiirooday
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 2 года назад
🎤Hooyo Majiro erey ka naxariis badan ' ka macaan badan oo ay dhagaheena jecelyihiin inay maqlaan ' carrabkeenu jecelyahay inu ku dhawaqo kalaamka Eebe akhrintiisa marka laga yimaado (Holy Qur'aan) Hooyo waa naxriis ' waa janno ' waa farxad ' waa jacayl ' waa nolol . boqoradii dunidan ikeentay__khadra jama isse Ali Nuh__Alle cimrigaga hakuu barakeeyo janoy👸🥰❤❤🤍🤍💯🎸
@samiyo____sweaty____cadaaw1646
Dhamanten hooyo yinken
@prettyprinceshamish3047
@prettyprinceshamish3047 Год назад
Ameen 🤲
@yungbindeedat1705
@yungbindeedat1705 Год назад
Waa runtaa abowe 🥰🥰
@nabiilomaxamed4118
@nabiilomaxamed4118 Год назад
Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn Hooyomcn 💋💋💋💋💋💋😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@laylasoobecilmi5722
@laylasoobecilmi5722 Год назад
😭😭
@libanlibax
@libanlibax Год назад
Ilaahow hooyooyinkeen Janatul fardows ugu bishaaree aduunkana caafimaad iyo nolol farxad badan ku sii allahuma amiin ❤️❤️❤️❤️❤️ Hooyadey ilaahow ii daa waxaan harsadaa hooskeeda amiin
@HebaakayaanleMaxamuud
@HebaakayaanleMaxamuud 10 месяцев назад
🥰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@salmanxuseen7755
@salmanxuseen7755 10 месяцев назад
aamin aamin yaa rabi😢
@fatimamoha6106
@fatimamoha6106 5 лет назад
My Hooyaday Macan Ayaan Kala Dheernahay igusoo Duceeya in Ilahay Nabad Qab igu Geeyo😭😭 My mom I miss you❤️😭
@cabdicasisabiib7589
@cabdicasisabiib7589 4 года назад
🤩🤩🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mohaaabdi3131
@mohaaabdi3131 4 года назад
Amin
@duniyalayla567
@duniyalayla567 4 года назад
Fatimamoha Allah, ha iskukeen keeno adiga iyo hoyada macaan..
@zusanahsaid1295
@zusanahsaid1295 4 года назад
Aamiin yarabbii ilahoow isu kiin keen anba kula mid baan ahay
@nimcotogdheer7986
@nimcotogdheer7986 4 года назад
Fatima Moha wllo waan kula dareemaya xanuun ay leedahay markay hooyo mcn dhull dheer ka jirto aniguba kula mid ban ahay qaali Aamiiiiiin Aamiiiiiin adiga, aniga iyo dhaman inta inala midkaba Alle hooyooyinken nabad qab hayisku keen tuso Insha Allah
@idhodeka2617
@idhodeka2617 5 лет назад
Maamo alle haunaxariisto janatu fardawsa hakugu casuumo maamo Ameeeeen 😭😭😭😭😭😭😭😔😔😥😥😥
@farxaanmaxamed5648
@farxaanmaxamed5648 5 лет назад
Amiiin
@WANAAGTV206
@WANAAGTV206 5 лет назад
Aamin
@wizzdcd5056
@wizzdcd5056 5 лет назад
Hamda Abdi Amin Amin
@abokornuur5806
@abokornuur5806 5 лет назад
Amiin wll
@ibrahimlixlecikrama6139
@ibrahimlixlecikrama6139 5 лет назад
Amin amin
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 лет назад
waxaan dhagysanaya 2 habenimo Walahi Hurda way iga so dhici wayday waxaan xiisay Nolashydi Ciil tira Hooyaday Macaan😭💔🙏🏾❤️💐👑🥀 allaw cimriga Iyo Caafimadka Ku Barakee HooYo Macaan Adiga Iyo hooya odhan Inta dhimatayna allaw u naxarso😭😭😭🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@munafuture8487
@munafuture8487 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂
@KaderHussein
@KaderHussein 5 лет назад
Aaamin zxb
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 лет назад
moha dhal ogaaden aamen walal
@nimcaanchanel1156
@nimcaanchanel1156 4 года назад
😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️
@najiibcarab5055
@najiibcarab5055 4 года назад
Aamin aamin sxb qali
@ahmedhousseinwador
@ahmedhousseinwador 3 месяца назад
Hoyoo mako je t'aime fort ❤ hoyoo mcn 😭😭
@FalisAbayle
@FalisAbayle Месяц назад
Hoyoo mako I love you somuch❤hoyoomcn❤😢😅😅😅😢❤❤❤❤
@user-pq7oq1kg1t
@user-pq7oq1kg1t 11 дней назад
Hooyo mcn❤❤❤😂
@user-bu2dl3iy9d
@user-bu2dl3iy9d 7 дней назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@highflyer215
@highflyer215 Год назад
Almost 13 years didn't see my mom in person and that was when my dad passed away and my mom sent me to the neighboring countries to study, now I missed her today she was upset with me and i can't stop listening and crying this songz mom i inow you still have every right to doubt but im going to make you proud insha'Allah, and show waht i couldn't show dad
@farhiayusuf2385
@farhiayusuf2385 Год назад
I hope u see her ❤ I will pray for u
@highflyer215
@highflyer215 Год назад
@@farhiayusuf2385 thank you so much, sorry I wrote this while I was emotional, now I went back to the country I work in and everything is good. Love ❤️ to you sis
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 11 месяцев назад
Insha allah walal ilaahay adiga io hooyada markale ha isku kin simo ❤
@ibzkhalil1283
@ibzkhalil1283 2 месяца назад
Same dream bro 👌👌 IN SHA ALLAH ONE DAY SOON
@kvder669
@kvder669 5 лет назад
Cimri dheer &caafimaad Dhamaan hooyo somaliyeed 😢😓😢😓😢
@nimoali1464
@nimoali1464 4 года назад
KVDER 669 ilahow aamiin ❤️❤️❤️
@najaxcigaal4908
@najaxcigaal4908 2 года назад
Hooyo. Macan 😪😪😪😪😪😴😴😴
@alimohamud8701
@alimohamud8701 2 года назад
Hadi aanan kula hdal hoyo aanan kugu oran hurdo miyey iqabata
@ahmedabdi2593
@ahmedabdi2593 2 года назад
Aamin bro
@caashaguul7556
@caashaguul7556 2 года назад
Aamiin wllo😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@zeynababdi4386
@zeynababdi4386 3 года назад
I can't stop crying when ever I hear this song😭😭😭 rest in janaah mummy
@libanfaris8532
@libanfaris8532 2 года назад
Aamiin inta hooyadod aduunka joogin fadlan waalikiin u duceeya ee sadaqana u biiya🙏
@abdirahmanyusuf7362
@abdirahmanyusuf7362 2 года назад
l cant stop crying
@Sagalroob
@Sagalroob 2 года назад
Amiiiiin yarabbii
@sahraubaxle7603
@sahraubaxle7603 2 года назад
@@libanfaris8532 😣😣😟☹😢😢😭😭
@munamaxamed4026
@munamaxamed4026 2 года назад
@@abdirahmanyusuf7362 ķio
@mguuto1493
@mguuto1493 5 лет назад
Ereyga ugu miizaanka culus aduunyo aakhiroba marka laga imaado Allah Waa hooyo😢 Allah hooyadaydi an ogaa dhibkay ilasoo martay ha iidhawro oo intan u abaal gudayo kolley ma dhamayn karo abaalkeede ha iskukaaya simo😍💚❤😪
@abdinajibafyare1711
@abdinajibafyare1711 Год назад
Date :18/11/22…..maalin jicmo waa maalinti aan Hooyadey waaye😭😭😭😰😰😰😰😰😰ilahow janada ka waraabi Hooyadey oo qabriga u waasici😭😭😭😭😰😰😰❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏igu so duceeya walal yaaal waan idin baryaya
@salebanyassin5276
@salebanyassin5276 Год назад
Ilaahey hooyo haw naxariisto janatul fardawsa heydinku kulansiiyo. Aamiin aamiin
@ik2702
@ik2702 Год назад
Illahey naxariis jannah Allah hasiyo ❤️
@fahadaxmed8355
@fahadaxmed8355 Год назад
Aamin zxeip nigaba bishii 8/22 bey hooyo go day alle haw wada naxariistee
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
Alla xanuun badanaa Samir Allah haka siiyo Rabbi ha u naxariisto😢🤲
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
​@@fahadaxmed8355 sorry wllky Qalbiga Allah haku Qaboojiyo Hooya Allah ha unaxariisto😢🤲
@Rittwan
@Rittwan 4 месяца назад
20 sano oo hooyo La’aana allaw ku naxariiso Hooyo🤲🏻🥺
@qardayusuf6611
@qardayusuf6611 5 лет назад
ax ax ilaahow hooyadey mcn harac iyo janadi ku nagey😭😭😭😭😭😭Wlhi oohintii igadhaty inta hooyo unooshahy uda
@insanevideos6736
@insanevideos6736 5 лет назад
Qarda Yusuf wll ana hooyaday ramadantii 2019 ayay geeryootay😭allaw u naxariiso dhamaan waalidiinteenii
@adamissack8392
@adamissack8392 5 лет назад
Qadra Yussuf Aaaaaamin apYo Ani hitaaa mudo ma aanan Arag Miss u HOOYo shrfay Kuma wYo
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 4 года назад
Aamiin wllo adigana hooyo alle janadii fardawsa haku casuumo aamiin
@hamdamaxamed5963
@hamdamaxamed5963 4 года назад
Aamin wlloh allah haw naxaristoh intii hooyo dhimatay
@qardayusuf6611
@qardayusuf6611 4 года назад
Aamiin wallaha qaaliga
@sarahmohamed3951
@sarahmohamed3951 5 лет назад
Hooyo alla mxan ku xiisay ilahow caafimaad iyo nabad iskugu keen sin amiin yaa rabi my jano I❤U😭
@XasanFarah571
@XasanFarah571 3 года назад
Saw naftaad hooradkiyo haneedkasiise haptay kuma tapayso aragaagu hooyooy ani ima haraadtiro illaahayaw hooyooyinka muslimkaa ah Oo dhan janatu fardawsaa gee Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin ILOVE YOU HOOYO MACAAN
@sarahmohamed3951
@sarahmohamed3951 3 года назад
@@XasanFarah571 amin ya allah 😭😭😭
@princessdhamoali5286
@princessdhamoali5286 5 лет назад
heskan waxaan dhagesanaya 2 asbuc kadib Geerida Hoyada aan dunida ugu jeclahy😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭.illahow ugu naxariso sida ay Naxarista ii siin jirtay yaa rapi.its sad song😢.
@raznashire1643
@raznashire1643 5 лет назад
😭😭ax wll illhey ha unxristo angana hanoo xafido
@hanadhaykal9832
@hanadhaykal9832 5 лет назад
Wllhi aad Ayaan U ooyey markaan comentigaaga arkey
@bahjaabdinor4466
@bahjaabdinor4466 5 лет назад
Allaha unaxariisto samir iyo iiman😭😭🙏
@hoodosheekh1074
@hoodosheekh1074 4 года назад
😢😭😭😭😭illlhy ha unaxaristo hooyo abyo
@hadaalin1290
@hadaalin1290 4 года назад
Alla haw naxariisto
@abdihakimjelle3438
@abdihakimjelle3438 2 года назад
This man is underrated wlh ...the song is more of feeling than a song
@elmi3074
@elmi3074 Год назад
And this comment is underrated, bcz that's profound observations.❤
@BishaaromahdiAdan
@BishaaromahdiAdan 11 месяцев назад
Hooyo mcn❤❤❤❤
@abdimajidhussein2933
@abdimajidhussein2933 11 месяцев назад
Damaan Hooyoyinkena Ciimrii Dheer iyo Caafimaad Intaa Aay Nolol Jirto😢😢....Intaa Dimatee Allah Unaxristoh🙌🙌😢😢
@rahmashukri9476
@rahmashukri9476 4 года назад
Hooyo mcn waan kala fognahy isoo duceya in Allah nabad isugu kaaya keeno
@ayn-m266
@ayn-m266 5 лет назад
Waxn ka imi hooyady anigoo 5 sano jira😭 walhi habeenksta mrkn sii seexanya anoo ooyaya seexda mrkn xsuusto hooydy 😢😢mamo zamda3 muhumed ismail ilaahy cimriga hkuu dhwreeyo ilaahy hygu simo inaan mar labaad meel kuwda noolano qof aan hooydi ag joogin uunba walhi xanuunka dareemye 😭😭
@WANAAGTV206
@WANAAGTV206 5 лет назад
Insha Allah you well see her again
@marwoadam3050
@marwoadam3050 4 года назад
Ax wlhy qorlkan caloshu ixanujiyey
@qarandoonwadani9740
@qarandoonwadani9740 4 года назад
Waa u Taki karta waqti kugu socdee inaa ado isku day😺👥😺🦺👨‍👦🥺
@khadarmuxumed7955
@khadarmuxumed7955 4 года назад
Ax wlhi kanaxay Qoraalkaga wllo Qli alle hakugu simo hooyo mcn hlkee kunoshahy hooyada wll
@Hassaansubey
@Hassaansubey 4 года назад
Insha.allah Walal Hooyadii Dag Dag Usoo arag waa Talo walal. Garan maysid xiligaad ka kala tagi doontaan Dunida
@eidmuuse3501
@eidmuuse3501 5 лет назад
Hooyo mcn rabi raali ka Noqoy Ya Hooyadi Jecel Is Muuji ❤❤❤❤
@NimcoYuusuf-p1t
@NimcoYuusuf-p1t 10 дней назад
Hooyo qali ilaahay hooyaday aduun iyo akhiraba hadhawro ammin😢
@HameidahAli-if6wk
@HameidahAli-if6wk 5 месяцев назад
Hooyo mcn Wan ku xisay wlhi allhyow anigo banad ah igey hooyadey mcn Wan uxisay wlhi allow ixafid hooyo mcn 😢❤
@osmanbasaar238
@osmanbasaar238 5 лет назад
Alla illahow ii daaa hoyadey caafimaad iyo cimri dheeri ayaan illhy uga baryayaa ifka hibo ku noolow hooyo aakhirana hadhac iyo hooyoy janadii ku hoyo, oo helo hano kitaabkii maamo mcn ilahow hoyaday ii daaa rabiyo
@WANAAGTV206
@WANAAGTV206 5 лет назад
Amiin
@hamdi592
@hamdi592 4 года назад
Subeskarab ii saar plz
@munahalimos3766
@munahalimos3766 4 года назад
Ayeeyo mcn baan halka uga duceen inu ilahay iicafiyo hooyo iyo waxkastaba iyada ii ah hooyana ilaahay ha no wada daayo😢😢😢😢🙏
@InaXasan-rv6jg
@InaXasan-rv6jg Год назад
Amiin yarabi🤲😭
@amaaldhawrsanchanel1580
@amaaldhawrsanchanel1580 3 года назад
Miyaan Gama hawaysta Habeenkii la’aanta Aan hore u seexda Hadii aanad ila hadal Hooyo aanad igu odhan Hurdo miyay qabata Saw naftaad horaafkiyo Haaneedka siisee Habtay kuma tabayso Aragaagu hooyooy ani Ima haraad tiro Waxad tahay hubaashi Hagahayga noloshe Ifka hibo ku noolow Aakhirana hadhac iyo Hooyooy janadii ku hooyo نور قلبى♥️
@aayatiinofficial7481
@aayatiinofficial7481 7 месяцев назад
😭😭😭I keep crying for you mummy after I lost you 26 years ago while I was just 6 years😭😭😭 Rest in Jannah for ever mummy...
@ilhaanMacalin
@ilhaanMacalin 4 месяца назад
Hooyo mcn❤❤❤❤❤❤❤
@Hello_IamHere
@Hello_IamHere 5 месяцев назад
Hooyo Allah ayuunba qiimaha ay leedahay garan karo wallahi aadame ma garan karo, waa sababta Janada 2deda cagood uu Allah u hoos dhigay. Wallahi hooyaday adduunka oo dhan ugu jecelay ❤. HOOYO HOOYO HOOYO WAA NUURKA NOLOSHAYDA OO DHAN, ALLAH IYO RASUULKIISA AYUN BAN KUGU FURANAYA BALSE CID KALE MAYA HOOYO. LOVE YOU HOOYO
@dahwoabdirahman8623
@dahwoabdirahman8623 3 года назад
Hoyo mcn love you so much may God give umri refu with full of ibadaaa mummy😭😭😭😭😭really miss her hoyo mcn inshallah caming for you as soon as possible nd may God bless all mothers
@idilidiliina919
@idilidiliina919 4 года назад
Iguso duceya inan sharci aanhelo oon is aragno hooyo mcn insha allh
@moadenaden758
@moadenaden758 4 года назад
alle hakusahlo wll
@ikranmohomed9933
@ikranmohomed9933 4 года назад
idil idiliina ilaahay haku fududeeyo muraadkaga ♥️
@AbdirahmaanAhmedAhmed
@AbdirahmaanAhmedAhmed 5 лет назад
Uunsi ma i shididna 1m ha gaadho Heestana 10ka ha dawato Wan ka xumahay
@Asmacabdicilmi2233
@Asmacabdicilmi2233 8 месяцев назад
Hooyo mcn alle haku naxriisto maalintii madoobeeyd waxan wayeey noloshaydii odhan hooyo mcn waxad iga maqantahay 39 hbeen anaan araag naxriistadii iyo daryeelkagiiba 😢mom mcn marwalba waan ku ducaynaya marwalba insha allah mom mcn xalwo Maweel ducaale alle haku naxriisto mom mcn 😢😢❤11//11/2023 maalin sabti ah sacadu waa 2:54 duhurnimo 😢
@Asmacabdicilmi2233
@Asmacabdicilmi2233 6 месяцев назад
Hooyo mcn ❤🎉
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 6 месяцев назад
Aamiin wll mcn😢
@haboonmaxamed6887
@haboonmaxamed6887 2 года назад
I can’t stop crying 😭 😭😭
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 2 года назад
😢😢😢😢😢
@abshirahmed2698
@abshirahmed2698 Год назад
@@sashawwefans6394 😊
@maryanosman4076
@maryanosman4076 Год назад
😭😭😭
@maryanosman4076
@maryanosman4076 Год назад
😍😍😍❤️
@ruqiyaaxmed7109
@ruqiyaaxmed7109 5 лет назад
😭😭😭😭😭😭😭 Ku xiisay hooyo ilahow qalbigaga ka ilali murugo hooyo ❤️ ilahow cafimad taama ku sii yarabbi 💝
@asmamuqdishawi5646
@asmamuqdishawi5646 4 года назад
Hoooyo😭😭😭🤱 Booskaada Qofna ma buuxin karto Waan kuu xiisay Ilaah ha ikaa nabad Keeno Hooyo macaan
@ILBIR1
@ILBIR1 4 года назад
Xaqiiqadii fanaanka ilaahay baa cod ku maneestay dhamaan heesihiisa mida hooyo ayaa iga cajabisay , alow hooyo ifka aakhiro kuu naxariiso dhab ahaantii kama dhargikaro heestaan waxan ku soo cesh ceshtay 10mar kabadan sababtoo ah bishaan ayee dhimatay hooyadeey december aad bay iiga ilmeeysiisay Mahadsanid brother khaalid Kaamil aad baa noo khiiro galisay ereyda heesta xambaarsantahay waa cajiib
@leylanuur3816
@leylanuur3816 3 года назад
Allaha unaxariisto
@sooyatakar3056
@sooyatakar3056 4 месяца назад
30/4/2024 hooyadey oo xabsi ku jirta ana aanka fogahy heestan dhagaysan. Isoo duceeya plz 😢😢😢
@user-zn3xv8dj3i
@user-zn3xv8dj3i 2 месяца назад
Muddo badan ka dib waa ku faraxsanahay ina la kulmi doono hooyaday mcn allahayaw nabad igu gaadhsii ina xafid hooyo mcn inta dhimatayna Alle haw naxariisto aamiin ya rabi
@ayanahmed597
@ayanahmed597 2 месяца назад
wll Ana 2024 rajeynaya inaan la kulmo hoyadeymacaan 8 Sano Maan arag mom ilahey cimriga iyo caafimadkava how dheeereye😢
@zlatan8569
@zlatan8569 4 года назад
Hooyo i just wanna tell you that I love you so much and am grateful to be your son thanks hooyo everything you done for me in life. one day I promise hooyo I will change your life insh allah
@hamdiosman4035
@hamdiosman4035 3 года назад
Insha Allah 😭😭😭😢😢your words make me cry 😢I pray for you Allah bless you with everything 🙏❤♥💖
@abdirahmanyusuf7362
@abdirahmanyusuf7362 2 года назад
im crying
@drismailabdalla4185
@drismailabdalla4185 3 года назад
Inta hooyadood dhimatay allha jana fardowso geeyo inta ay kaxanuunsan thy allaha ucaafiyo intey caafimaad qabtana allaha usiyaadiyo😪😪😪😪
@rukhiyamohamed5703
@rukhiyamohamed5703 Год назад
Amen 🙏
@shugrimaxamed2129
@shugrimaxamed2129 Год назад
Hooyo
@shugrimaxamed2129
@shugrimaxamed2129 Год назад
XgjkjwpWeybvxzz
@shugrimaxamed2129
@shugrimaxamed2129 Год назад
😭😭😭😭💕🤍♻️😍😍😍
@saladahassan1734
@saladahassan1734 Год назад
Aamiin
@zahraa5806
@zahraa5806 3 года назад
😢😢I can’t believe I have heard song He has a beautiful voice Manshallah ❤️😍
@nimcomaxamed4779
@nimcomaxamed4779 2 года назад
Rutgvyo
@yasmiinsaciid4569
@yasmiinsaciid4569 Год назад
Xabiibi mcn
@Janno190
@Janno190 2 месяца назад
Illahay hooyaday haw naxariisto janatul fardawsa Alle hoy hawga dhigo Aamiin aamiin I miss my mum so badly 😭😭😭😭😭😭
@caashodheer4614
@caashodheer4614 7 дней назад
Hooyo macan ❤❤Allah ku awal gudo❤❤
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 5 лет назад
Masha'ALLAH TabarakALLAH ILLAHAY HOYO mcn hano Xafido Cafimad iyo cimri barakeysana haku warto Akhirana JanataL Fardawsal Acla & Dhamanten Janada wan u wada bahan nahay Abana ILLAHAY dambigisi hore iyo kisi dambe ILLAHAY ha Dhafo wa King Reeka... Janatal Fardawsal Acla ILLAHAY ha galiyo Xawdki Nabigana SCW ILLAHAY haka warabiyo ABO Mcne .... iyo Dhaman Walidinta oo dhan insha'Allah
@saraapdulsalamvolgz
@saraapdulsalamvolgz 5 лет назад
Mom ♥️♥️♥️♥️♥️ Allah ha ii kaa daayo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ Hooyoyinka somaliyeed allow xafid mid yar iyo mid waynba 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdifataxabdiladhif1108
@abdifataxabdiladhif1108 4 года назад
Hoyadey 2 dal Ayan kla jogna insha allha cawo lga bilabo safa Ayan ahay yarbi nabd igu gey
@hamdi592
@hamdi592 4 года назад
Subeskarab plz
@idilabdiomar1770
@idilabdiomar1770 3 года назад
Waa lama huraanka nolosha hooyo mcn la,aanta nolol majirteen alow daa hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋
@guleidjirde2535
@guleidjirde2535 4 года назад
Khalid kaamil waa dhalinyarada codka dahabiga ah leh masha allah mar hadaad hooyo u heestay
@munadegen4116
@munadegen4116 3 года назад
Allh ilahow hooyomcn nolol isku kaaya tus insha allh
@YasinAadan-ju7ky
@YasinAadan-ju7ky 3 месяца назад
Ilaahow hooyaday mcn cfmd is cimri dheeri isii😢😭🤲😭😭😭
@umalkhayrabdirahman263
@umalkhayrabdirahman263 2 года назад
Miyan Gama haweyta habenki la'anta an horey useexdaa hadii anan kula hadal hooyo anan kugu odhan hurdo miyey iqabata🥺 saw naftaad horeedkiyo hanaanka siisaa habtey Kuma tabayzo aragaagu hoyooy Ani ima haraad tiro waa dareen gooni ah hees walpo.hooyo ah gapay walpa hooyo ah maanso wlpa hooyo ah qalbigey dhab uatabataa ilahow hooyoyinken cimrigooda udheere kuwena dhinteyna unaxariiso yaa rabi😭❤❤❤🤲
@muslimabintu3055
@muslimabintu3055 5 лет назад
Yahfidaka rAbul caalamiin hooyo💖💖❤❤🤲🤲aragaagu hooyooy ani ima haraad tiro💖💖💖💖
@Siosports
@Siosports 5 лет назад
💋😘♥️ ilaahaw hooyooyinka cimriga iyo caafimadkaba u siyaadi, inta dhimatay na ilahaw janada iyo intii rasuulka la rafiiqda💋😘 Intay hooyooyinkood nool yihiin alhamdulilah 💋😘
@salmaqorane3241
@salmaqorane3241 4 года назад
❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋
@najmanalka3660
@najmanalka3660 4 года назад
Aloow hooyo xafid adaa waynee hooyo
@rahmaomar2861
@rahmaomar2861 3 года назад
Amiiin❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@252anas5
@252anas5 Год назад
Amiin amiiin
@hamdaabdi6712
@hamdaabdi6712 5 лет назад
Waxad tahay hubaashi hooyo hagahayga noloshe if ka hibo ku noolow aakhirana ha dhac iyo hooyoy janadii ku hoyo😭😍💞 mommy love u miss u😭 every minute😍
@zamzamsiad6134
@zamzamsiad6134 4 месяца назад
Hooyoo❤❤❤ qabigaygi allow hayga qadin wa jacaylka kaliye is badalin duunidan wa qofka kaliye uu jeclahy wayo abalkeeda maba guudi karo
@RahmaKassim-ce1gr
@RahmaKassim-ce1gr 6 месяцев назад
Walal macn qofkii qoralkeyagah arkaa igu so duucyaa hooyadey 🤲😭😭
@deqamahdi8156
@deqamahdi8156 5 лет назад
Hooyo macan wxthy Noloshayda oo dhan💋❤😘
@ayanjama7955
@ayanjama7955 4 года назад
Allow hooyo macan ii caafi anoon ku aragna Hayga qaadin I Love all mamo intay u nooshay alle haw daayo intay ka dhimatay alle hawnaxariisto 😓🤲
@moadenaden758
@moadenaden758 4 года назад
amiun
@sareedoxoosh4192
@sareedoxoosh4192 5 лет назад
Heestan wnaraadinayy cida qaada yamahanba Masha Allah alow hooyinka moxafid aamiin
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 Год назад
Aduunka waxan ugu jecelalahy waxay mar waliba tahay gabrakayga amaanteeda halaka kuma so kibiro cimaregeda cimari alle ha ugu daro cafaimada taam ah alle ha isisyo camala wanagsan Sdo kle hoyo waliba somaliyeed waaa hoayadey intaya unoshahay cimarigeda cimari alle ha ku daro ♥️inatay ka dhimatay ilahayna ha unxristo hoy😭🤲
@khaalidmaxamed6038
@khaalidmaxamed6038 Год назад
Hooyo macaan🥰 alle cimri dherer iyo caafimaad taam ah ayaan kaaga baryayaa aakhirona jannatu firdows
@user-pc6nv6ck5n
@user-pc6nv6ck5n 4 года назад
Qalbiga ayay taabanaysaa heestan hooyo alle haku dhawro
@garaniijo252
@garaniijo252 3 года назад
2014 November ayaa igudambaysay qof Idhaha Geesiyow hooyo macane😭😭😭💞💞💞.. Doqonkasta Hoyadii ayuu uyahay ciiltire iyo boqor allow intii dhimatay unaxariiso . Hoyaday macana nabad nagukulansii😭😭😭😭😭😭😭😭
@mahadomar4464
@mahadomar4464 3 года назад
Hooyo Mcn
@hodanali5163
@hodanali5163 5 лет назад
Hooyaday bari xajka kasoo laabanaysaa ilahayow nabad igu keen I miss u hooyo qaali dhakhtaradii Naftayda 😫❤️❤️🙏🙏🙏
@user-zn3xv8dj3i
@user-zn3xv8dj3i 3 месяца назад
Inkastoo ka soo daahay alle Haku dhawro🤲
@RasmiAhmed-si6xs
@RasmiAhmed-si6xs 20 дней назад
Hadii aanan kula hadal hooyo aan kuoran miyaan gamac haweystaa mamoy janadii alah kugeyo😢cimri dheer iyo cafimad alah ikasiiyo. ❤
@AmalMahamed-qb7pm
@AmalMahamed-qb7pm 2 месяца назад
Hooyo mcn cimrigag Allh haku dhereyo adunyadan raxo igu nolow Akhirana ambiyada agtoda allh kayel (janadaydi adunyaday hooyo amino ❤)
@sumayaanwar2356
@sumayaanwar2356 3 года назад
Wlhi waligey ma arkin hoyo mcn 😭😭😭😭😭😭👈
@munamyma8048
@munamyma8048 4 года назад
Mamo allow nabad io cafimad qab isku keentus amiin😭💉💉💉❤💝ku jclhy mamo mcn
@ubahawiiabdalla29
@ubahawiiabdalla29 5 лет назад
MucjizaDa Fanka Khaalid Kamil Nolow Wyo Bdn Bro
@cileeyemedia1888
@cileeyemedia1888 2 года назад
Without mother no one exists according human being allah forgive our mothers 🤲🤲🤲
@yacquubxayir7301
@yacquubxayir7301 2 года назад
Haven't seen my life supporter for almost three years. Miss her. 😭
@abdizeeadan4046
@abdizeeadan4046 Год назад
Me more wlh
@ayaanhimilo6214
@ayaanhimilo6214 4 года назад
Hooyo aniga oo yar ayaa ku ag noolaanteeda iigu danbaysay wllhi Dan ayaa iga fogaysay mooyaane ilmo ayaan u qubaa maalin walba❤❤❤😭😭🤲🤲
@mohameddelbaqisa3333
@mohameddelbaqisa3333 3 года назад
Hooyo waa dunida barkeeda hooyo waye iga xanunsan tahaye igu soo duceya wlllahyga muslaminta ❤️❤️
@duniyalayla567
@duniyalayla567 4 года назад
Amazing song..shout out to all the beautiful strong somali mothers, and especially a BIG shout out to all our somali mothers in Somalia..they are my inspiration😘😘
@yackoocaraale5794
@yackoocaraale5794 2 года назад
Ml
@yosramohammed7889
@yosramohammed7889 2 года назад
🥺😭
@user-oo2zf5dv3t
@user-oo2zf5dv3t Год назад
L0
@MunaYuusufali
@MunaYuusufali Год назад
M😢😢😢😢😢😢😮❤❤❤
@farhiayusuf2385
@farhiayusuf2385 Год назад
Thank you I am a mother 😊❤ it’s just that I have my baby profile
@ahmedadan5347
@ahmedadan5347 2 месяца назад
Hooyo illahay abaalkaaga janatul fardowsa ha ku badal😢
@ahmeddaahirsanbuul7592
@ahmeddaahirsanbuul7592 2 года назад
Hooyo Macaan Waxaan allah kaaga baryayaa Cimri dheer Caafimaad iyo Cibaado Saalix ah Hooyo Sharaf Ku Nolow♥️😭
@diiriyeabdu727
@diiriyeabdu727 4 года назад
Inta Mom jacel ❤ ha ila dhaafine
@xamdayusuf5699
@xamdayusuf5699 3 года назад
Maansha,allah,khaalid,kaamil,hore,usoco,hooyooyinka,muslimka,ah,allaw,u,dambi,dhaaf
@hoodosheekh1074
@hoodosheekh1074 4 года назад
Waligay hees lama oooyin lkn tan wa la oyey wxat wadata daren goniyaa😢😭😭😭😭Maxa ku xisay hooyo mcn illlhow anako nabad qabna na kulmiiii
@siciidcodkar4778
@siciidcodkar4778 4 года назад
Moncha Allah I Love mam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mohameddelbaqisa3333
@mohameddelbaqisa3333 3 года назад
Wlhi wala ooyna wayoo hooyo waa adunka barkisa 😭😭 illhow cumri dheer isi hooyaday ❤️😍
@Sahruush
@Sahruush 11 месяцев назад
After 4yea hagahayga noloshe hooyo😭😭 Hooyo Allah ku caafiyo😭😭😭 Igu soo duceya qofkii farinteyda arko hooyo hospital bay igaga jirtaa😭🤲 13/10/2023
@axmedxasan3887
@axmedxasan3887 10 месяцев назад
Cfmd taam allow sii hooyo🤲🥲
@Sahruush
@Sahruush 10 месяцев назад
​@@axmedxasan3887Aamiin abwe🤲😰
@bisharaibrahim2277
@bisharaibrahim2277 2 года назад
My everything my mum without mum Iam nothing stayed blessed ❤️❤️❤️💕💕💕
@ahlammohamed4346
@ahlammohamed4346 4 года назад
allow kuu naaxariiso hooyo mcn waan ku tabaa in badan axl haloo duceeyo hooyooyinka dhaamn allah janioyinkiisa hawgu deeqo
@sultanate8534
@sultanate8534 2 года назад
Alle Hawnaxariisto Hooyooyinka inta dhimatay inta Noolna Cimriga Alle Hawbarakeyo
@quenayaanita2507
@quenayaanita2507 4 года назад
Wanku jeclahay hooyo mcn😭
@caydaruusxaydgool
@caydaruusxaydgool 5 лет назад
alla ilaahaw kudaa Hooyo Qofka dunida igu qaalisan walhi Hooyo❤
@hamdi592
@hamdi592 4 года назад
Subeskarab ii saar plz
@qanciyemedia6328
@qanciyemedia6328 4 года назад
Inanta subscribeta u saar de hh
@munaibrahimahmed9742
@munaibrahimahmed9742 9 дней назад
Hooyaday laba sano kahor ayaa iigu danbaysay 😭😭😭😭😭😭 Illaahay Hooyo marlabaad itus aamen Illaahay hawnaxaristo intay hooyadood dhimatay aamen
@xanaanxassan-mn3if
@xanaanxassan-mn3if Год назад
Hooyo Mcn ilaahay haku naxaristo 😢😢runtii dadbadanoo Waxa jiraa Hooyo la,an iska farxsan lkn aniga nolashii baa ugu koibantay Hooyo mcn ilaahay wxn kabaryayaa inuu dib isagukeen siiceliyo😭😭😭😭
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 5 лет назад
Ilaahay hooyo cimri dheer kusii inshalaah oo caafimaad le , aragtidaadana haytuso inshalaah 😭♥️
@libanmohamed1086
@libanmohamed1086 4 года назад
Mashallah wat a beautiful voice n a lovely song Allah u naxariisto my sweet hoyo
@nasroahmed3094
@nasroahmed3094 4 года назад
😭😭😭hooyo hurdo miyeey iqabataa aragadah hooyoy waan uxusey walahay 💘💘💙💞💗😗😙alle haikadayo hooyo cimri dheer iyo cibadah suban kugu soduceyaa waaqti kastaaa
@cabdaleaxmed8229
@cabdaleaxmed8229 11 месяцев назад
Wlhi heestan way iga ilmaysiisay Hooyo mcnn janatu Dunya maxaan ku xiizey allow nabad nagu kulansii😢😢😢😪
@farhiahaji7946
@farhiahaji7946 4 месяца назад
Alla illaahow hoyo noo dhaaf maanta ayadoo jiifatay aan ogahay iney iga qabaneen aan wacay yaa allaah hoyo noo xafid
@explorehalal7210
@explorehalal7210 5 лет назад
Just found my favorite song of the year . I cannot believe it does have million view.
@sadyafull
@sadyafull 4 года назад
Very Nice song
@FartunHussein1
@FartunHussein1 4 года назад
Agree with you
@hodanali2630
@hodanali2630 4 года назад
Iran's
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 лет назад
Hooyo macan ilahay Haa xafido Amiin ❤️❤️❤️💋💋💋❣️❣️❣️💕
@Abshir47
@Abshir47 2 года назад
Allow kuu naxariisto hooyo mcn Qabriga Allaha kuu waasiciyo Janatul furrows hoyi Allaha kaaga dhigo
@ayaantolmoon1921
@ayaantolmoon1921 День назад
Hooyo mcn😢kuu xiisay 🥹❤️cimri dheer iyo caafimad allaha iika siyo 🫶🏾🤲🏾
@abdifatahmahamud4827
@abdifatahmahamud4827 4 года назад
hadii aanan ku la hadal hooyo aanad ugu odhan 😭😭😭😭allah hooyo cimri dherer ku sii
@hamdi592
@hamdi592 4 года назад
Subeskarab ii saar plz
Далее
HEESTA HOOYO JANADII KU NOOLOW AXMED DAAHIR LYRICS
8:16
Modus males sekolah
00:14
Просмотров 11 млн
KHALID KAMIL  |ANAN KU CASIYEEN| 2021 NEW SONG LYRICS
4:15
khaalid kaamil KU KHAFIIFAY KULANKAAGA  LYRICS
5:46
Просмотров 655 тыс.