Тёмный

KHADAR KEEYOW OO OOHIN AFKA JABSADAY KADIB MARKII...... 

Barbaarta Media Show BMS
Подписаться 447 тыс.
Просмотров 106 тыс.
50% 1

KHADAR KEEYOW OO OOHIN AFKA JABSADAY KADIB MARKII......

Опубликовано:

 

13 фев 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 178   
@blossom8569
@blossom8569 4 года назад
Waan qiirooday... khadar inaa kaligey jeclhaa moodaye wlh maamoyin oyo caruurba way wada jecelyihiin😢♥️♥️ we love u keeyow🥰
@haniali1819
@haniali1819 4 года назад
Empire Girl sax abyo aniga xitaa waa qiiroday ilaah cadow noma gacan geliyo xabsi maficno rasuulkena caw ayaa kaducesan jiray anaga iyo inta Muslim ah mageliyo
@abwaanjaceylowofficial239
@abwaanjaceylowofficial239 4 года назад
Sxb mcn ani xataa waan ilmeeyey kaligaa ma aha
@ahmedyare678
@ahmedyare678 4 года назад
Wan farax santahay wlky dartiis like dhac
@yasminabdulkadirmohamed2621
@yasminabdulkadirmohamed2621 4 года назад
Waaw wlhii wan qiirooday allow somalia kor kadhig
@maryamhassan8520
@maryamhassan8520 4 года назад
Wamahad Ale mar dub nogusoonoqotywalal Fanankeena Qadra keeyow jir oojog
@janogaleofficiall1046
@janogaleofficiall1046 4 года назад
Khadr hore usoco waa nin Zhacbiyad jcel inta jecel #like sara
@ayaana1456
@ayaana1456 4 года назад
Sida xushmada leh uu dadka usalaamayo masha allh gobta sas baa lagu gartaa💯👑👌legend guuleyso
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 4 года назад
😭💙👍👍ilahow sharaftii Somalia nooso celi
@aminahujale1049
@aminahujale1049 4 года назад
Amiin ya Rabi
@ducaalexasancali7753
@ducaalexasancali7753 4 года назад
War alle kabaqa ninkaan ajnabi soo idinka ma ahan waa yaab
@fardowsasiciid8256
@fardowsasiciid8256 4 года назад
Soo dhowow Qadar keeyoow Alxamdulillah hadii Allah uu wadankaaga dib kuugu soo celiyay jawaahir baarqab guuleyso maama macaan
@caishocuud442
@caishocuud442 4 года назад
Ana ugu horeeyo in ilhy muruadkada kusahlo liketa ha ila dhafin
@anasvlogs1244
@anasvlogs1244 4 года назад
Waligey dislike qof masinin wakugu barobenaa
@umumaxamedilove5966
@umumaxamedilove5966 4 года назад
Masha allh Alxmdu lilaah Welcome Wadnkada Lajan Khadar Keeyow
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 3 года назад
Maashaa allah wuu uqalmaan qofwalba oo nagala dulmiyo waa inaan garab istaagnaa waa u farxad guuuuuuuul guuuuuuuul guuuuuuuul
@cumarsaciid3646
@cumarsaciid3646 4 года назад
Qof lajecelyhy ayaa lasoo dhaweeyaa horay usoco Khadar keyow
@nashaadofficial170
@nashaadofficial170 4 года назад
wlh waan qiirooday😭😭😭😭 wadankada laguma dhama aloow dadka qalbiyadooda jcl kan ksii weyn ky beeer jcliyaa wadaninimada🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nouriallygaming9837
@nouriallygaming9837 4 года назад
Heeybad waxaad ku ledahay diintaada Dumarka kaa ajnabigaa maxaad ugu dhace Waana lama huraamee adoon xabad ka galin salaan 👌
@hodanaden4234
@hodanaden4234 4 года назад
🤩🤩😂😂😂😂😂😂😂😂 wlh qosol ayad igu dishay heesti wad badashay saxix wlh
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@nastexoladan8313
@nastexoladan8313 4 года назад
alx hadaad xamar dib ugu soolabatay qadarow qalbiga ka ooyay farxad darted❤❤❤❤❤😘
@apaaraaz8628
@apaaraaz8628 4 года назад
Frist view intii somalinimada jecel like ta
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 4 года назад
nin walbo wadankaaga wax kuu dhaamo qof 😢😢😢qadar we love you abowe
@shakralyrics8352
@shakralyrics8352 4 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😢hebad waxaa ku ledahy dhulkaga hooyo❤❤❤🇸🇴
@aminahujale1049
@aminahujale1049 4 года назад
Wlh I'm crying all my tears out. Love you my people. Ofcourse hey bad waxan kulenahay dulkena hoyo. THE LAND OF MAJESTIC MEN AND WOMEN. ❤️
@SomaliTime
@SomaliTime 4 года назад
MashAllah Somalia ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☀👏👏👏
@iqraa1474
@iqraa1474 4 года назад
Mnsha allah Somalida siidan ayay isku jecel yihinee illhy kuwa badhibayo naga qabo amin
@kinsimxamed2799
@kinsimxamed2799 4 года назад
Alle hanoo daayo xidigayaga misna aad aanu ujecelnahy alle dhib kuma tuso aaamiin🤲🤲💞💞💞💘💞💘💞🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳alfanaan moha khadar keeyow fanaanka keliya aan taageero iyo jacaylkan uhayo💞💘💞💘💞💘💞💞💘🔥💯
@mohamedahmed7001
@mohamedahmed7001 4 года назад
Nin walbo wadanka wax ku dhaamo maleh somali nbdn insha allah allah agtiisa waxba kama ah insha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jihaaanmacalin9159
@jihaaanmacalin9159 4 года назад
Alla wlhi waan qiiroday somalia meel kasto oo ay joogaan qalbiyadoda allaah isu furo😭🇸🇴💪
@adiyahasan1428
@adiyahasan1428 4 года назад
Mash Allah qadar keeyow fanan aa jeclhy so dhawow
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 4 года назад
Wlhi waan ilmeeye😥😥😥😥 heebad waxd ku leedahay dhulkaaga hooyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴ilaahygii wlkyga khadar gacanta cadawga kasoo saaray ayaa mahad leh🤲🤲🤲
@fatumabashir6435
@fatumabashir6435 4 года назад
Ax ilinaa iga imaatay wlh nin walba dhulkisa wax udhamo male🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@salatkaltuma6805
@salatkaltuma6805 4 года назад
Wukuqaspanyahy keyow inu oya wayo ani hata poskan kujuri lahy wan oyni
@salatkaltuma6805
@salatkaltuma6805 4 года назад
Madaxa kor keyow walalkey igaweyn
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 года назад
Masha allah al fanaan keeyow welcome to xamar waxa ku mahadsan bacdalaahi Xildhibaan eng c/qaadir carabow
@khadroomer842
@khadroomer842 4 года назад
masha allaaah hooyo waa hooyo wiilkoda sificaneey usoo dhaweeyeen💝💝💝💝💝
@marwofoosabdi657
@marwofoosabdi657 4 года назад
walal keeyow 🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xuseenmaxamed4089
@xuseenmaxamed4089 4 года назад
Maasha alaah
@hibaaqabdifitah8396
@hibaaqabdifitah8396 4 года назад
Masha Allah aderkey iyo walalkey allaha idin dhowro
@sharmakeabdi9954
@sharmakeabdi9954 4 года назад
Heybad waxad kuledahay dhulkaga hoyo Allow nabad noga dhig maxan u xiisay muqdisho cadey muqdisho cadey miyan Kamar maa maya maya
@safiaahmedofficial4506
@safiaahmedofficial4506 4 года назад
Mashaa (Allaah) Mabruuk dhulkad xaqa ulahay iyo dadkagii qaaliga ahaa ayad utimid
@falxadohasanalifaraxsanfal8489
@falxadohasanalifaraxsanfal8489 4 года назад
Ku jecliyaa my dhigeyga khadar😍😍😍salan guud umadeyda🤩somaliyed
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 4 года назад
mashaAllaah khadar waa nin yar aad ucaqli badan guul walaalkey mashaAllaah
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 4 года назад
Alxdulilah ilahey mahadis waye hadow ilahey nabad inogu kenay kunakenay gurigisa ina abtigey mcn wan kufarxay Masha Allah ilahey ha inodeyste wallkey igu qali ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪👑👑👑🏅🏆🎁🎁💐💐💐🌹🌹🌹❤❤❤😁😁😍😍😘🙄🙄🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢👌👌👌
@heyfa3628
@heyfa3628 3 года назад
Wadan keega aad uu jacelhay walhii aduunka wax dhaf san nayo malh 💓💎🇸🇴🇸🇴soomaliya ♥️
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 4 года назад
Ninka sidaaan loso dhawenyo mahan Madaxweyne Waa Fanan Somaliyeed o dadkiisa kasbadey khadar Like abowe
@ukfilmsvlogs6255
@ukfilmsvlogs6255 4 года назад
Qofka ugu horeyo ayaan ahy like yaaliga baqilin
@xasannuur63
@xasannuur63 4 года назад
Alxm wlky ilah baa mahadaa iskale oo xuriyadadii di kugy so celshay
@ayandarwiish4005
@ayandarwiish4005 4 года назад
😭😭😭alx ilahy ba mahad leh
@cimraanxuseenxabdi-oc4ub
@cimraanxuseenxabdi-oc4ub Год назад
My brother khadar keeywo allha iga cafiyo my brother 😭🤲🤲🤲
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 4 года назад
8:21 intaas marka maalay wlhi wAAN OYAY WAXA IGA osiyo waa heesta calanka iyo kuwa wadani ka ah wlhi waxa jira 20 aan walikiis arkiin wadankiis
@drsamiishaquruxsan4036
@drsamiishaquruxsan4036 4 года назад
wllhy Anba. marku khadar hadlay waan ooyay
@najahfarhan9413
@najahfarhan9413 4 года назад
Manta anaa ugu horeeyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 4 года назад
Mansha Allah wallahi waan ku farxay walaalkey illahey aya noga badbadiyaay cadawga
@khadarmk1838
@khadarmk1838 4 года назад
Fanan qaran wll keyow Allha ku amnsado
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 4 года назад
Masha Allah alle hku xifdiyo hduu gabre ilaahay kasoo badbaadiyay
@amranshiekh5399
@amranshiekh5399 3 года назад
Mashaalah he saksead in life I love him so much may God pless him 😍😍😍😘❤❤💕👍👏👏
@iqbaalistareex5332
@iqbaalistareex5332 4 года назад
😢😢😢😢😭😭😭😭😢😢💙💙💙💙💙💙💙💙💙viva khadar keeyoow iyo dalkeyga aloow somalia mid ka dhig yaa allah ilahyoow hadan nahay dhalinta dambe na tus quwadi somalia o so labatey mar kale yaa allah😭😭😭😭😭wallahi waan ilmeeyey manta khadar jigjiga ayan ka so salamaya wlal viva somalia haybad waxad ku ledahy dalkaga iyo dadkage haka dheran huuno😭😭😭😢
@zeituna7942
@zeituna7942 4 года назад
😢😢😢😪😪😪😪 ana wan kujeclhy khadar keeyow my brother wiil somaliyed 💕💘💘👍👍👍🙏🙏🙏
@naimoomar503
@naimoomar503 4 года назад
M.a waye manta hadii uu fanaankena dib nogusolabtay aad baan ufaraxsanhy alx waye fanaankena maxamed Qadar ibraahin waa fanaan Qaran ma aha fanaan Qabiil wlh m.a love somali weeyn🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@fadumamohamed6343
@fadumamohamed6343 4 года назад
Qalbigan kaala jiraa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹♥️♥️♥️🍀🍀🍀☘☘☘🌻🌻🌻🌺🌺🌺
@jamalosman6394
@jamalosman6394 4 года назад
Welcome back home muqdisho Cadey qadar keeyow inshalaah
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 года назад
That is true wlhi🇸🇴💞🇸🇴👈keyow welcome back lipah
@drsamiishaquruxsan4036
@drsamiishaquruxsan4036 4 года назад
wiilki you daremin in wlll la dhalan hala tuso in Somali oo dhan gar bihiiisa tagan yihiin
@asliali2126
@asliali2126 4 года назад
Masha allah masha allah Allah ha aya mahad iska leh oo kasobad baadiyay dad kas
@mohamedalihassan556
@mohamedalihassan556 4 года назад
Khadar walal anagaa ku jacel cadow ayaa gacanta ugu jirtay wadankaga ku soo dhawow khadar yaa salaam hab maa museet
@maryanabdi7353
@maryanabdi7353 4 года назад
Allah ku barakeyo khadar yare
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 4 года назад
Guuleso abwe fanankeena halookaco yaaakhey 💋❤
@maryanruuney9979
@maryanruuney9979 4 года назад
Wllhi wan oyey khadar hadu alle kaso baxey cadowga gcntod 😘😘😍😍
@fatimamaxamed3372
@fatimamaxamed3372 4 года назад
Masha allah wa wil yar o damqasho le xiliwanka yar Walalke khadar kenyow walal hambalyo kuso dhawaw dalkaga hoyo
@kowsarcali995
@kowsarcali995 4 года назад
wlh wan qiiiroday markan arkay videowgan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭qadar kenyow horay usoco abowe
@xananifkanolozha6762
@xananifkanolozha6762 4 года назад
Khadar keeyow wanu ku wada jecelnhy umada somaliyeed oodhan allah haku ilaaliyo meelad jogtaba wllkay haybad iyo sharaf wxd ku leedahay dhulkaga hooyo
@khalidesman
@khalidesman 4 года назад
First 1
@qalbifuranbeauty6337
@qalbifuranbeauty6337 4 года назад
Walahi wan oyay allow waxan ka barinay dulkena oo nabad
@user-lr9es5qt1n
@user-lr9es5qt1n 4 года назад
Ood kaaaa dheeer kuma dhaxal Tirto Dhulkaaaag hooyo Lkn nio khadar waaad dabay sty nio😁😁🙋🏻‍♂️ liin dha naaan
@nimcomuhumed7856
@nimcomuhumed7856 4 года назад
Wllhi wn ku qiroody hory usoco wllky khadar keeyow
@hassandahir9693
@hassandahir9693 4 года назад
Khadar keeyow waa nin nasiib badan wllhi. Qiyaas hadii aysan jiri lahayn dawlad soomaaliyeed maxaa ku dhici lahaa, wuxuu soo cuni lahaa 10 sano oo xabsi ah. Thanks to the somali government.
@user-gg4gg4gp9j
@user-gg4gg4gp9j 11 месяцев назад
Khadar keeyow hore usoco pro
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 4 года назад
Manshalh xildhibanka waan u hanbalyeynaa
@aweysaweys466
@aweysaweys466 4 года назад
Masha alah ilahay haku ilaliyo
@zaynabduqoiw5112
@zaynabduqoiw5112 3 года назад
Masha alah
@asalraacmedia
@asalraacmedia 3 года назад
Wuxu u dhisanyahy sida acrorada aduunka mashalh waxan jeclhy sida u usocdo legend keeyow tagera buuxa u ahay
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 4 года назад
Fanaan jiro baad tahay maashaa alaah alaha ku xafido
@faadumomahamednuurmusalsal6617
@faadumomahamednuurmusalsal6617 4 года назад
Ar abdukadir aya kujira wlhi masha Allah somali hanolato
@farhanaden8950
@farhanaden8950 4 года назад
Somali wa dad dhiglah❤wanku faxsanahay dhaman seda ad uso dhaweysan
@ismaigiireey1909
@ismaigiireey1909 4 года назад
Wllhi qof walbo wadankeeda eye heebad ku leedahy
@kingoflove4779
@kingoflove4779 4 года назад
Ma.a jiroo jok abid. Subscrib
@maryanabdi7353
@maryanabdi7353 4 года назад
Masha Allah
@boqoradainaabukar5828
@boqoradainaabukar5828 4 года назад
Alx hadduu alle soo badbaadiyay Alx shukru rabi caalamiin 🙏🙏🙏😛😛😛
@boqoradainaabukar5828
@boqoradainaabukar5828 4 года назад
Wlhi nin walba wadankisa wax udhaamo maleh Allow somali nbd ka dhiv Masha allah sida loo soo dhaweeyay Allow somali nbd ka dhig 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@somaliswag1994
@somaliswag1994 4 года назад
Amxaaarada haloooshido videogan nacalaa dhaleeey..
@ardoolow2482
@ardoolow2482 4 года назад
Mansha Allah ilahay haduu kaso saray gacantii cadowga
@istarhassan1126
@istarhassan1126 4 года назад
Allaahu akbare
@sabariinsomalisabariinsoma1201
@sabariinsomalisabariinsoma1201 4 года назад
Alxamdu lilaaah yarabii Adigaaa mhd iskaleh Marka xigata wlala waankubaryaa subscribed haa ila dhaafin iyo like waaiga codsii hadada xuriyada wllkeen jeceshahay Xilibaa ninta kuguulestay keenista fanankena oo xuriyadiisa Diib usoonoqay wlllhi Waanka damqajiiray Xeritanka ooxernaay zorry duco maahine waxkale uma awoodin tedakal sodhoweytiisa kama qeybgalin waayo waanka dherahy lkn jwhr hadeythy Ahaalahed gaari Paaan sooracilahay zoory saudi ayaan kajogaaaa Hambalyoo marlawad iyo marsidaxad wanku faraxsanhy xuriyadad inaad dib uheshoo cadawiintan kaguulesatay wxankuleyhy mypro mohamed khadar ibrahin khadarkenyo Keeepgoing guuleso waligaaa waxaan rajeeynaa dowladena wiiilsomali oo melku dhipatesan ineysa kufiiridonin Aya garab istagayan inshaallh wanrajeynaa iloveyou somali 🇸🇴🇸🇴💪💪💪💘💘✋✋💘✋💘💘🇸🇴🇸🇴💘💘💪🇸🇴✋💘✋💘 salan poqortoyo
@haniali1819
@haniali1819 4 года назад
Mash alh ilah mahadleh oo cadowga kaso badbadiyey ilahow umadeena wee isjeceshahay ee qabiilka kamadowbeey oo dalkena noxasili yarabi aniga daremi karo meel aa udhalanin waxaba kama tihid wlh
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 3 года назад
Hooyooy gacalo Sow ma Moran gudoonshuhu waa geed hadhweeyn iyo durdur aan gudhaynin maxi aan gabnoobayn gurigii guulayso gulayso weliga
@dheeman4041
@dheeman4041 3 года назад
Mansh allah
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 2 года назад
ماشااللة
@najmanashad2948
@najmanashad2948 4 года назад
Qadarkeyw iigeeya anih😢😭❤❤
@ifraax22xirsi28
@ifraax22xirsi28 4 года назад
Hdd jeceshahy mad u tagtid wll
@nimconuur5483
@nimconuur5483 4 года назад
waa alx haduu fanaankeena khadar keenyow dib uhelay xuriyadiisi alx
@koososman292
@koososman292 4 года назад
Madax
@ahmedjoovio1372
@ahmedjoovio1372 4 года назад
Keeyow waa Ilahay mahadii hadii aad cadawgii kazoo baxaday
@yussufosman7881
@yussufosman7881 4 года назад
Welcome bro
@al-naaficschool9472
@al-naaficschool9472 4 года назад
Mhadsanid allaha ku dhowro qadar keyow dadka wey ku jecelyihiin ee adna jecloow sida ay kuu kecelyahy
@axsanfarxaan1272
@axsanfarxaan1272 4 года назад
ax hooyoyinka allow daaa aaamin wixi dhintay unaxariso aaamin
@zuhelaaqurux7967
@zuhelaaqurux7967 4 года назад
Aamiin 🤲🤲
@abdifatahcilmi492
@abdifatahcilmi492 4 года назад
M.a
@cumarsaciid3646
@cumarsaciid3646 4 года назад
😢😢😭😭😭😭
@aksaanasad2203
@aksaanasad2203 4 года назад
Ha noolato soomali🇸🇴❤️❤️💪🇸🇴
@Nuurside5949
@Nuurside5949 4 года назад
Soo dhawaaaw epoow
@ismaigiireey1909
@ismaigiireey1909 4 года назад
Sxp guuuul
@fathabaashi6513
@fathabaashi6513 4 года назад
I love muqdisho
@raxoosman4486
@raxoosman4486 4 года назад
😭😭😭😭 walahi wan qiiroday qadar niyada kasoo dhaweyy wllkay waxan la qiiroday sharafta uu ku leyahay dhulkisa hooyo madax weyne camal loso dhaweyy
@farxanlke9444
@farxanlke9444 4 года назад
Dadka dunuda kunool weykujeclyihin sxip aaqiro ilaheyy qinada kugaliyo sxip intaa taagertoqadar lov dhac
@aliyaxye8772
@aliyaxye8772 2 года назад
Wan Ku farahsanay walalkey khadar keyoow gesi
Далее
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 324 тыс.