Тёмный

KHADRA SILIMO IYO WARAYSI XIISO BADAN 

Abdala Jamaal Vlogs
Подписаться 658 тыс.
Просмотров 247 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,3 тыс.   
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 25 дней назад
Heesaha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤
@zamzamshaikhcabdinuur9617
@zamzamshaikhcabdinuur9617 25 дней назад
Hees oo munkar ah quraanka illahay hasoo agdhigin
@hawadahir8035
@hawadahir8035 25 дней назад
Waa run
@bashiirsiciid6569
@bashiirsiciid6569 25 дней назад
Wll mxaad iska soo barbar dhigi adu 😮
@lilkarna5879
@lilkarna5879 25 дней назад
Hes ba lama qadayo
@umalkhayraxmedcabdi4177
@umalkhayraxmedcabdi4177 25 дней назад
He's bila missing ah ama an wax xun ka hadlayn danbi mahan
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 25 дней назад
Yurub iyo qadra waxa ay ka siiman yihiin,in ay wada doorteen maame iyo haboon nuura iyo sido kale iygu in ay saxiib la yihiin raga ❤✌
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 25 дней назад
Xaqiiq labaas ma dhagaysan jirin Lkn wan soo hubin, Kolay 2 fanaan oo wayn waxay doorteen, waxbaa kajira🙏
@hindamaxamed2
@hindamaxamed2 24 дня назад
Haaaahye cabirka meel qudha kawad qaaten
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 25 дней назад
Dunida masoo Marin ruux lamida nebigena Muhammad scw 😢
@AdanCumar-mk3mr
@AdanCumar-mk3mr 25 дней назад
Salalahu caleyhi wasalam
@MukhtarMaxamed-l5q
@MukhtarMaxamed-l5q 25 дней назад
Ggujnjij😊🎉😢🎉🎉🎉🎉
@user-ew2qm7vy9u
@user-ew2qm7vy9u 25 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 25 дней назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@HodanMouhoumed-jm3hd
@HodanMouhoumed-jm3hd 24 дня назад
Scw scw scw scw scw scw
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 25 дней назад
اللهم أنت ربي خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ماستطعت أعوذ بك من شر ماصنعت أبوء لك بنعمتك وابوء لك بذنبي فاغفرلي فانه لايغفر الذنوب الا أنت 🤲🏻
@user-bf2rw2ej6g
@user-bf2rw2ej6g 24 дня назад
Soo sax ducada waa qabyeee
@user-kj9pk5gs3w
@user-kj9pk5gs3w 21 день назад
@@user-bf2rw2ej6gAdiga nosoqor hadaad wada taqaano.
@Muuna-kb7vs
@Muuna-kb7vs 21 день назад
Q❤❤❤❤😊​@@user-bf2rw2ej6g
@ilhaanmohamed-bf5qq
@ilhaanmohamed-bf5qq 25 дней назад
dadka maanta aragtideeda qurxoon khadra ku farxaan ka mid ahay ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@Maandeq266
@Maandeq266 25 дней назад
Ovib❤job
@khadijac9841
@khadijac9841 25 дней назад
Allah hakaasoo hadeeyo qabri ayaa danbeeya xijaabkana RABI hakuguso hadeeyo xijaabku waa aayad quraana suuratu axsaab waana lays kaxisaabin laakiin
@filsanfouad4803
@filsanfouad4803 25 дней назад
Waan ka qaaday Khadra silimo ,best Singer in evrytime from Djibouti 🇩🇯🇩🇯
@SafoMahadAbdullahi
@SafoMahadAbdullahi 25 дней назад
walal lof isar😢😢
@user-gt4fn6dq4m
@user-gt4fn6dq4m 25 дней назад
@IglanIbraahim
@IglanIbraahim 25 дней назад
❤❤🥰
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 25 дней назад
Ok Lkn Love, sidaa uqor🙏
@fadxijano9364
@fadxijano9364 25 дней назад
❤love maba leh youtube like isaar dheh abaayo
@IglanIbraahim
@IglanIbraahim 25 дней назад
@@fadxijano9364 wan kuu saray wllo
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 25 дней назад
Apdikarin Ali shah so qabo inTa igu raacsan iso raaca❤
@AZATH_OFFICIAL
@AZATH_OFFICIAL 25 дней назад
Fanku qaawanaan maaha Qaylo iyo ciyaar maaha Qaad iyo shaab maaha Qiiq iyo sigaar maaha Qandho iyo xanuun maaha Qiso been abuur maaha Qaaradaha uduul maaha Dadkan qaybintood maaha Qiimaha xumee maaha Qabqabsi iyo ismaag maaha Qalad iyo turxaan maaha Qaaci been abuur maaha Qader lacaga doon maaha Intaasoo qar midna maaha Waa qodobka suugaanta Dadka wax ugu qabo weeye Qaladkana ka reeb weeye Qolo qolo ka saar weeye Qarankeenii doon weeye Qiimihiisii sheeg weeye Sumcadiisii qeex weeye Dhaqan keenii qayb weeye Geeraar qiso leh weeye Gabay qaabadii weeye Jiitfo qaybeheed weeye Wiglo qabashadeed weeye Waanigo qiyaas weeye Hadal qiimihii weeye
@haliimomohamed9928
@haliimomohamed9928 25 дней назад
Khadra silimo mansha alah qurux bdn legendary waaye naagtan 😍👸🏻
@amaalali3153
@amaalali3153 25 дней назад
❤❤❤
@abdikaniasayr2715
@abdikaniasayr2715 25 дней назад
Yurub geenyo Khadra silimo Xamda quen iyo Hodan Abdirahman Bk , nimcaan iyo Abdi hani lengends kii xidigaha geeyay w
@Ci___se
@Ci___se 25 дней назад
Curadkii bad ilowday😅
@zamiiraadan4618
@zamiiraadan4618 25 дней назад
@@Ci___semursal bu ka tagay😂
@abdikaniasayr2715
@abdikaniasayr2715 25 дней назад
@@zamiiraadan4618 6da waa favoriete kayga wll
@hibaahmed9776
@hibaahmed9776 25 дней назад
Camda queen ku dar boqoradii coda ❤
@faadumokahie68
@faadumokahie68 25 дней назад
Xamda Queen baad ilowday
@hamdasagal9549
@hamdasagal9549 25 дней назад
Bisinka qofkii iimaan leh wuu ogyahy fanku inuu wax ilaahy necebyahy yahy ilaahy ha soo hanuuniyo
@user-dg8zy7hb1o
@user-dg8zy7hb1o 25 дней назад
Walahi waan ka naxey siida aye ugu adkeysatey fanka bk fara ha kala baxo. Imika hadey dhimato hadalka ugu danbeen illahey may la hortagi iman ka dicifa ma cayayo walashey allah yahdik
@Xalimo421
@Xalimo421 25 дней назад
Aamiin
@cherri6388
@cherri6388 24 дня назад
Cilmidhagood markaad ka qalinjabisay waa tanoo kale naa fanku goormu alle nacay? Very sad in hoygii fanka ee hargeisa dad adoo kale ahi kaso baxaan
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 23 дня назад
​@@cherri6388Hargeysa oo ah hoyga quraanka ayaad dhex joogtaa adigoo didaa u hadlaya SO SAD
@lahyatahya4885
@lahyatahya4885 22 дня назад
​@@cherri6388hhhhh na ilhy ka cabso hoygi fanka maahe hoygaaga runta waa akhiro subhanallah
@madoobadheere8953
@madoobadheere8953 25 дней назад
Alle ha unaxariisto walasheen asama saban faatixada umara walaalyaal hadaa qoraalkan aad argato 😢
@naemamohamed2941
@naemamohamed2941 23 дня назад
Allaha ha naxriisto wll asma
@salihasaliha-ww8gs
@salihasaliha-ww8gs 25 дней назад
Legend of the legend KADRA SILIMO qurux dilaacdey ma igu racsantin like sara
@najahmoh8465
@najahmoh8465 25 дней назад
Abdalla waxa jeclaan laha in aad in aad deeply there sense of emotions Ina ka wareeysatid fanaaninta bcz waa dad kaliye feeling kooda hees ku muujiya Marka no dareen wareysatid Khadar she is one of unique singers so far ❤❤❤big fan for her ❤
@queenruby8792
@queenruby8792 25 дней назад
Absolutely khadra waxan jeclaan lahaa xaalad jira een ognahay inuu wax ka waydiiyo waayo waxay ka hadashay yadu maaha
@mokifayn1964
@mokifayn1964 25 дней назад
Khadra waa gabadh adag geesiyad weeye codkeduna mashallah 👑👑💯
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 22 дня назад
Yurub geenyo iyo khadra waa gabdhaha ugu akhlaada badan ee ugu afka gaaban iyo fiska❤❤❤❤❤
@ilhaanmohamed-bf5qq
@ilhaanmohamed-bf5qq 25 дней назад
qadra abdi salima aad aan kuun jecelaahy boqorad rabii haku barakeeyo abayo mcn waa ku jecelnahay rabiyow natus qadro aa nolosha meel sare ka gaarto from xamar
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 25 дней назад
Aamiin aaamiin aamiiin❤
@FatouDjama-d1h
@FatouDjama-d1h 14 дней назад
Waan ka qaadaay khadra❤🎉 best singer🎉 in everytime from Djibouti 🇩🇯 ❤
@AhmedMohamed-fi8km
@AhmedMohamed-fi8km 19 дней назад
Khadra cabdi Sinimo fanaanad aan heeseheeda jecel ahay❤❤
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 25 дней назад
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@hanacabdi9965
@hanacabdi9965 25 дней назад
Khadra Abdi silimo waa geesiyad karti badan oo hadal yaqana fananad aan jecelahy ❤❤❤
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 25 дней назад
Fanka khalad baa u Fahanteen meesha hadiii music yimaaado lacagta ka soo baxaysa waa xaaraan diida ama yeela kolay waa aakhiru samaan wax walba waa la arkayaaaye
@samiyayusuf913
@samiyayusuf913 25 дней назад
Waa runteeda jaar ayaanu ahayn karti bay lahayd viva khadra silimo
@user-xq1uq2pv2u
@user-xq1uq2pv2u 25 дней назад
Wll waa xafaadahe an uu tage oo an boqde ❤
@mohacadde824
@mohacadde824 25 дней назад
Bk buusarada hayse booqo😅​@@user-xq1uq2pv2u
@hamzemaalin1155
@hamzemaalin1155 17 дней назад
Maashaa allah khadra Sinimo waa salaamaya waana u hanbalyaynayaa waa fanaanad Go,aan adag leh oo isku kalsoon
@HassanFatouma-eq4qc
@HassanFatouma-eq4qc 24 дня назад
Mashallah merci kadra Salan saar from Djibouti jano 🇩🇯
@Isco.01
@Isco.01 18 дней назад
Merci bku😅❤
@Dr_Abdi
@Dr_Abdi 25 дней назад
Masha allah khadra silimo wa gabadh fiican o hadal dagan wa gobtii la sheegi jiray ❤we love you walal e horey u soco
@hamdahanaan9992
@hamdahanaan9992 25 дней назад
Abdale jamaal abdale Ku mahadsanid sidaad khadra noogu soo casuumtay Khadara gobeey liicoo ha jabin xppti
@habona7238
@habona7238 24 дня назад
wadaadka caruurta abaahood.... saan ugu qoslay wlhi khadra waa naag jirta. big love fanaandayda 🫶
@khaalidfuaad5417
@khaalidfuaad5417 25 дней назад
Thanks pro abdale jamal Wxd soo qabaty miisaanka culus
@AbdiGacaliye
@AbdiGacaliye 17 дней назад
Khadra fanaanad aan aad u jacelahay waxan rajaneeya ina maalin un wada kulano waliga noolow intay noolo jiirto waliga noolashu kuma ciisho ilaahay xaasidkaga ciida haku daaro waliga farxasanow ilaahay jaano haku casuumo khadra waliga noolow ifiinka inta aad nooshay ilaahay waxa xuun kuma tuuso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉
@nuuraadan9891
@nuuraadan9891 21 день назад
Abdle jamaalow Cabdikariin Ali shaah soo qabo isoo raacaTeam Goatka fanka❤😊
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 25 дней назад
khadra cabdi sinimo dhar magalo mahe wa dhal mahalo wlhi lafta iyo dhuuxay kagag jirta ad ka garanayaa xadaardu waliba dun wanag iyo karti badan ba u dheer waa moqorad ❤hore u soco waa naag adag asal ciyaalo hargeisa ❤lafihii hore
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 24 дня назад
Fananaad qaali ah. Waxaan maqlay inay ku Dhalatay Yunbuc (Yanbu) Suucidiga. Isku Iskuul bay ka wada dhigteen iyada iyo Ahun Khadra Daahir Waa Gacan Libaax Dhexe inkastoo ay tidhi Gacan Libaax Sare. Inkastoo wakhti dheer u dhaxeeyey.
@nasra591
@nasra591 21 день назад
Biyo dhacay dhe gacan libaax dhexe ma jire gacan libaax kaliya la yidha
@Abashassenahmed
@Abashassenahmed 25 дней назад
From Djibouti 🇩🇯 Wan ku salamay banana an jeclahay tahay khadro silimo tagera buuxa❤❤
@hadiyajaamac959
@hadiyajaamac959 25 дней назад
Khadra u hadalaysa waa I kaaw waa gabadh dagan khadar dumashiday 🥰🥰🥰
@XamdaladanBaba
@XamdaladanBaba 24 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedali-mg9fm
@mohamedali-mg9fm 25 дней назад
Fanaanada waxaa muuqata fanka ineey aad ulaxjecsaneyso allaha kamadoobeeyo iyada iyo fanaan oo dhan
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 25 дней назад
Fanku waa wax fiican ilaaaahow ilaaahow noo barakeee aamiin❤😂
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 25 дней назад
Abdala jamal Ifrah hargeisa no soo qaboo habo ❤❤❤👍
@LadanOsman-jo9od
@LadanOsman-jo9od 24 дня назад
Waan ka qaaday khadra silimo, best singer in evrytime from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 no kalay waan ku so dhaweyn
@منى-م5ض
@منى-م5ض 25 дней назад
Kulaylka iyo cidhiidhiga bk ka wadaa waa ka qalbiga ee maaha jidhka ama wax kale. Allah hana soo wada hanuuniyo
@user-sy3bk1in5s
@user-sy3bk1in5s 20 дней назад
"إن ألله لا تعمى ألأبصار ولكن تعمى ألقلوب ألتي في ألصدور"
@IbraahiimMaxamed0
@IbraahiimMaxamed0 25 дней назад
Ilaahay ha'idiin soo hanuuniyo
@Hibaaqdeeqa
@Hibaaqdeeqa 25 дней назад
Khadra Abdi silimo waa fariid aan jileeec u dhalan mancha allah isku Naadina waa taageerna Reer Madrid weeye keep going queen❤🙌🏻
@hodanmawliid-gp8zy
@hodanmawliid-gp8zy 25 дней назад
Manta wlee fananad ba so qabaty ❤ cabdale khadra shaw ad agaasintay no qabo dheh
@asmaxadi3902
@asmaxadi3902 24 дня назад
Masha Allah Khadra cabdi silimo waa gabadh aade uqalbiye wngsn nadiifa ah rabiye iyadiyo awlaadeedaba haw barakeeyo 😍😍😍😍😍😍
@qaranshoppingcenter2716
@qaranshoppingcenter2716 25 дней назад
NEXT ASMA LOVE ABDALA JAMAAL PLEASE
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 22 дня назад
Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah
@dekainaibrahim8750
@dekainaibrahim8750 25 дней назад
Anaguna waan ku jecel nahay Kadra Silimo❤❤ welcome to Djibouti 🇩🇯
@MohomedSiciidDUBatt
@MohomedSiciidDUBatt 25 дней назад
KaliGeee ban fankaba ku so rebi laha kaliga no hees anakuna aan ku dhagaysano khadra ubdi siliomo❤🐐
@salmanasir7691
@salmanasir7691 25 дней назад
Dadkaygiii waa kuwan 😂 Khadra silimo❤
@ZalmaAhmed-fl2kg
@ZalmaAhmed-fl2kg 25 дней назад
Allah ilahy haku daayo hapo mcn qurux iyo akhlaq iyo cod nature ah ayaad isku darsatay farid nimada hopefully 🤞 ayaa tahay qof iska nool matid aduunka kugu jecelay aroskyga wad ka hesi Inshalh ❤😢❤❤❤😮😊
@hoodoayaan1954
@hoodoayaan1954 23 дня назад
Ale cimriga iyo cafimadkaba hakuu dhereyo hoyada zamirka khadra apdi silimo❤🎉
@aminhussein5692
@aminhussein5692 25 дней назад
Khadra abdi silimo iyo yurub geenyo fanaaan ka miskiisan waan wayay walahi ❤
@foozia426
@foozia426 25 дней назад
Maasha allaah wlhy khadra sinimo wa nasab kaamila. Ilahay cadowga kuuma jabiyo ❤
@NimcoAadan-uj5cx
@NimcoAadan-uj5cx 24 дня назад
❤❤
@user-jq7xb1ec2n
@user-jq7xb1ec2n 25 дней назад
Subxanallah gabadhu many muslim aheyn ma fanka qaboow😮
@AmiinapdihassanApdihassan
@AmiinapdihassanApdihassan 25 дней назад
Wax kasta dhinaca xun lagama eego
@lilkarna5879
@lilkarna5879 25 дней назад
Miyad aragtay kulaylkisa
@user-jq7xb1ec2n
@user-jq7xb1ec2n 25 дней назад
@@lilkarna5879 waxn wa heeso wa camal shaydaan Marka kuleyl iyo wax ka daran wad arkeysa
@Zusan15
@Zusan15 23 дня назад
Ilahay haso hadeyo wllo kolay cafimadka haay hayso hayan mayase ilahay haka so hadeyo xabal yar ba ina sugayse anigana dhagysiiga heesaha ilahay ha iga madobeyo
@UmuNuur-vc9sl
@UmuNuur-vc9sl 23 дня назад
Wlh wn yaabay Illhy hasoo hanuniyo😢
@mapaacha4552
@mapaacha4552 13 дней назад
Ma Sha ALLAAH, Khadra S…..Waxaatahay qof dabeecad wanaagsan leh, dagan, codfiican oo naxriis leh, oo caqlibadan leh, Mahadsanidiin Abdallah .J.Vlog & Khadra S. Iyo dhamaantiin
@tt-yb7cq
@tt-yb7cq 25 дней назад
Ilahay hooyo how naxaaristo Amiiin Amiiin
@Nazer74
@Nazer74 25 дней назад
Dhalin yarta danbe yaa fanka aad dooran lahayd 1:Nimcaaan hilaac 2.yurub geenyo 3.khadra silimo Maame ayay doorteen waa talanted ninkaasi
@Intelgenzverweigerer
@Intelgenzverweigerer 25 дней назад
1: maxamed maame 2:haboon nuura 3: rooda kayf Kuwa aad xustay waa fankii dhexe waad seexatee😅
@Sumayo987
@Sumayo987 25 дней назад
Illahay ha ku hanuuniyo adiga iyo inta kaleba khaaray Asmi manta way inaga hosayisa
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 25 дней назад
Qadra qurux iyo cod iyo dadnimo iyo gobonimo intaba wey isku darsatey allah fanka haka soo hadooyeeyo. ❤❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 25 дней назад
Masha allllah fanka haku waarto fanku wa qaaali❤
@Zusan15
@Zusan15 23 дня назад
@@JamiilaJiimi-xq3pvfanku waa qaliya 😂😂😂 subxnlha
@MiskiHassanAli
@MiskiHassanAli 23 дня назад
Fan ayaa fiican kute away dadki taagerijiray
@sidiqosman9004
@sidiqosman9004 25 дней назад
Khadra maxamuud maxmaed khadra silimo cimri dheer iyo caafimaad baan kuugu ducyeyey wll❤
@Raaqiya630
@Raaqiya630 25 дней назад
Khadra cabdi silimoo taageeronwaayn kuhay🎉❤wlahy codka alle hakubar keeyo cimri dheer iyo caadimaad hakusiiyo🤲🤲
@AnisaCabdi-b4b
@AnisaCabdi-b4b 25 дней назад
Yaxye Jamaal coming soon 700k wllkey mardhow I.a 1m waan u dabaal dakeynaa haduu rabi ka raali noqdo❤❤❤😊😊
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 24 дня назад
Wlhi khadra silimo wey qurux badnaty ❤
@ahmedomer3730
@ahmedomer3730 25 дней назад
Woof caleek waanu idin ka qaadnay zxpayaal team CAD-CADKA 😂😂😂😂
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 25 дней назад
KHADRA SINIMO Waa fanaanada ugu Akhlaaq wngsn haweenka imika kujira fanka. Ma.A🙏 Haboon Nuura ilaa Yurub Geenyo dooratay🙏
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
@cabdiqadirnuurmaxamed2131 25 дней назад
War nio legend baa thy marba hadaad keentay khadra ❤❤
@rahmahussein4964
@rahmahussein4964 25 дней назад
Khadra silimo masha Allah farxad ayaa ka muuqata guul baan u rajeenaya abid ❤
@user-bf7gs4lw6e
@user-bf7gs4lw6e 25 дней назад
MashaAllah 🥰🥰🪷🪷amiin🤲🤲👏🏻👏🏻❤️❤️
@AyaanibrahimAhmed-dy1ct
@AyaanibrahimAhmed-dy1ct 25 дней назад
Allah haka madoobeyo wll Wn naxay markey tidhi waxan danayo maha 😢
@FadumoAbdilahi-eh9pf
@FadumoAbdilahi-eh9pf 25 дней назад
Abdikariiin ali shaaah nosoqabo abdaLow ❤
@Ayaandhawrsn
@Ayaandhawrsn 25 дней назад
Illahay haka madoobeeyo khadraay fan ku maha wax wanaagsane😮
@FataxFatax-m8r
@FataxFatax-m8r 25 дней назад
Mr yaxye jamaal abdale the best RU-vid of the season ❤
@kmofficial4109
@kmofficial4109 16 дней назад
Khadra cabdi silimo fanaanada hablaha somaliyeed ina abtiday waan ku salaamay
@ahmedfaisal9964
@ahmedfaisal9964 25 дней назад
Next goatka soo qabo abdikariim ali shaah
@nima3696
@nima3696 25 дней назад
SO DHAWAW AGAIN FROM DJIBOUTI 🇩🇯...KULEYKA KA SHIDAN TAHAY ...WELCOME YOU TWO MY BLOOD .....
@user-dz4ts7kq9k
@user-dz4ts7kq9k 25 дней назад
Khadra fananad aan aad u jeclahay heesaheeda nolow ❤🎉🎉
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 25 дней назад
Khadra silimo Fanaanad cod halasiya leh Heesahedana dhalintu ay aad u jeceshay guuleyso ❤
@user-eu8pz4fo6n
@user-eu8pz4fo6n 25 дней назад
Wan kujecel nahay khadra silimo from Djibouti ❤
@badridahir1114
@badridahir1114 24 дня назад
One of the best Singers in these Decade, anaga ka markhatiya inad ciyala biyo dhacaygi hore thay lol
@KhadaarAdaan
@KhadaarAdaan 25 дней назад
Anaguna wan kuu jecelnhy from Djibouti 🇩🇯
@Seynap-o5v
@Seynap-o5v 25 дней назад
Bk Illaahay baa xaqa waafajiyey e Allah ha brakeeyo.Inta kalena Allah ha soo hanuuniyo. Gabayadaa inagu falan xaga suugaanta marka laga hadlayo. Quraanka Allah ha inagu wada hanuuniyo Aamiin Aamiin ❤❤❤❤
@aslifouad6235
@aslifouad6235 25 дней назад
Machallah machallah reer jabuti way marti jeclyihiin wayna dad jeclyihinn wlhibwaa runta ❤ qadra noloww walaal
@hd_5081
@hd_5081 24 дня назад
Walaal Asma Love soo qabo, wakhti hore ayaa noogu dambaysay sidoo kale waa fanaanada kaliya ee kusoo xigta Khadra Maxamuud Muxumed ❤
@sacadcabdi9854
@sacadcabdi9854 24 дня назад
heesta udanbysa barnaamijka waa heesta qalbigeed ka hadalysa ee mursal iyo hodan ugu jawabtay gobaan ahay nasab ❤❤❤
@mrd4205
@mrd4205 24 дня назад
The one and only legend of the legend kadra abdi silimo my dear sister may Allah protect you and ur family 🤲🎤🔥
@suhaipLilka
@suhaipLilka 25 дней назад
Wlhi Khadra Wan Tageera ARagaagu waa No Abshir Wll ILahay Haku Xafido AbdaLow shodhe Xariir Axmed NosoQabo❤
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 24 дня назад
Khadra waa Hooyo iyo Gabadh fanaanad ah oo qiimo leh Alle ha xafido walaasheen strong women Khadra sinimoo🫡🫡🥰
@Maxamedcabdiciise-tt3kh
@Maxamedcabdiciise-tt3kh 25 дней назад
Waa maxamed maame show goat fanka somali ayaa dhabta ku qabatay khadra cabdi silimo
@samiracilmi8524
@samiracilmi8524 24 дня назад
Khadra abdi silimo aad bn u taageeraa hooyada samirka role model❤
@ahmeddoonka2241
@ahmeddoonka2241 25 дней назад
Khadro saliimo Fanaanad Weyn Allah haku sharfo❤😮
@zamzamismailaouled1919
@zamzamismailaouled1919 25 дней назад
Masha Allah khadra silimo wan ka qadnay salanda nukalay khadray 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@nimcoxasn7691
@nimcoxasn7691 25 дней назад
Masha Allha boqorada illhay ha ku xafda mcnto khadar silimo❤❤
@sundusyasin2858
@sundusyasin2858 25 дней назад
Thanks wallo abdala jamal sidaa codsigayagii u tix galisay guulayso lkn caajislow baa thy malin walba muuqaal soo dhig coming soon 700k❤🎉
@mukhtaar_officiel
@mukhtaar_officiel 25 дней назад
Hala madrid🎉 cajiiib khadra iyo real ya isku heela❤
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 25 дней назад
Khadra ay salaan sare from Uk sis , khadra Waa gabadh adag oo samir badan qaali noolow alle ubadka hakula koriyo walaale❤❤❤❤
@user-ev9ux1lr5w
@user-ev9ux1lr5w 25 дней назад
Qadro waa fanad an jeclhy dagan heso macaan waa Hooyo karti LEH weye mash’s alllh qadro ❤❤❤❤❤
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 25 дней назад
Magaco wa khadra not qadro
@fathiaahmed170
@fathiaahmed170 24 дня назад
Masha Allah kadra reer djibouti wa dad fican ya Ila aminsan
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 25 дней назад
Khadra cabdi sinimo awal anoi taageero u ahaa codkeeda ayaan haddana mindsetkeeda ubogay,fannaanka soomaalidu ubaahantay waa khadroo kale. Alle haku barakeeyo gacalo.
@ChoukriAli-sc2jv
@ChoukriAli-sc2jv 22 дня назад
Mashaallah walaal noolow horay usoco madama ad tidhi reer djabouti ad jeceshahay anagana wn ku jeclahay
Далее
Самый БОЛЬШОЙ iPhone в МИРЕ!
00:52
A small kitten was dumped #cat #kitten #cutecat
00:41
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Просмотров 222 тыс.
RASHIID NUUR WARAYSI XIISO LEH
19:44
Просмотров 665 тыс.
Khadra silimo Boqorka Wadnahayga 2024
5:54
Просмотров 39 тыс.