Тёмный

Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.8aad || Sh.Muxammad S.Ismaaciil 

Maktabadda Alxusayni
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@himomohamoudmohamed2730
@himomohamoudmohamed2730 5 лет назад
iso duceeya allh dartis muraad ban leyahay
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 года назад
Sheekh maxamed sheekh ismaaciil sheekh xasan حفظه الله و جزاك الله خيرا
@cabdiraxmaanmaxamadhasan4175
@cabdiraxmaanmaxamadhasan4175 4 года назад
بسم الله أرقيك من كل شيء يؤذيك من شر كل نفس أو عين حا سد الله يشفيك بسم الله أرقيك
@samiirayusuf8533
@samiirayusuf8533 5 лет назад
Intii kuxiran sidedo kale alxmd dheh waxyaabo badanaa faaifnay wlh sheqana cimri dheer iyo cibado subn bn urajeneyaa
@abdiazizcumeyr5491
@abdiazizcumeyr5491 5 лет назад
War inta barnaanijkan 1ilaa 8 sodhageysatay bal like iisaara Allah idin barakeeyee
@yahyedahir8718
@yahyedahir8718 5 лет назад
subxanalah
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 4 года назад
In kasta oo aan qaybtan iyada hadda dhegaysanayo, haddana LIKE-taa waan iska sii saaray. Wixii aadan hurayn horay baa la iskaga qabtaa. Lol!
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 3 года назад
I
@ahmedabdirashiid4108
@ahmedabdirashiid4108 5 лет назад
Sh muxamed Sh ismacil allah ka abaal mariyo oo ugudaro miisaanka wanaagyadiisa cimrigana allah u barakaayo Inta dhagaysatana Allah ku anfaco AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@RaygalMedia
@RaygalMedia 5 лет назад
Mashallah Ilaahay swt Sh.Maxed Janatu firdawsa Ilaahay swt haku galiyo Cadaabka ilaahay swt haka Magan galiyo
@DakeeyaHerbal123
@DakeeyaHerbal123 5 лет назад
Alle habarakeeyo dhalinyarada yaryar ee barnaamunkan ku taxan
@abshirmaxamed4276
@abshirmaxamed4276 4 года назад
Hdnsgrbsll
@nimcomaxed2667
@nimcomaxed2667 5 лет назад
Masha allaah jazaka allaahu khayran shekhunaa allaah ha kugu arzaaqo janatul firdawsa al Aclaa amiiiiiiiiiiiiiiiiin
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 Год назад
Sheekh ale haku xiftiyo maalinta allaah hortiisa❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Год назад
Jasaakalaahu Khairan Yaa Sheikh Mohamed Ismail Calaa Haadal al Khabar Aladii Nabahata Lanaa. Xafada Ka Laahu Yaa Sheikh Mohamed
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 5 лет назад
Sheekh maxamed ismaciil ilaahay miisaanka xasanaadka ha ugu daro muxaduradaasi qiimaha leh inta dhagaysanasana alle haku anfaco
@ilhaanmamed4433
@ilhaanmamed4433 5 лет назад
Mansha allah Shaikh mohammed allaha ku barakeyo
@nareeri
@nareeri 4 года назад
Waa runtii sheekhu shaydaanku waa Beenaale
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 лет назад
alxamdulilaha allaha ha xafido shiikha
@hodanroble9639
@hodanroble9639 3 года назад
Masha aallah ilaahay haku xafido sheekha maxamed waa cilmi aad u mihiah
@abdirizakhassan8094
@abdirizakhassan8094 5 лет назад
Sheekha inta uusheegay ee carabtii hore istimaali jirtay ama baaseysan jireen intooda badan somalida baa istimaalaan iminka
@ILyasOomaar
@ILyasOomaar 5 лет назад
Masha allah sheikha alle ha barakeeyo
@IbnNuur905
@IbnNuur905 5 лет назад
Masha Allah tabaraakllah sheick Ismael
@halimaali2755
@halimaali2755 2 года назад
You and all Muslim be safe and blessed
@huseinosman8606
@huseinosman8606 5 лет назад
Masha Allah Sheikha ILAAHAY HAKA ABAALMARIYO CUMRIGIISANA ALLE HA BARKEYO AAMIIN DHAHA WILLYAAL
@dagan3004
@dagan3004 5 лет назад
Jazakallahu khayr al xusayni
@abdilahinor7414
@abdilahinor7414 5 лет назад
Jimcihiii hore waan waynY
@abdilahinor7414
@abdilahinor7414 5 лет назад
Shiekh maxamed ismacil
@aminkafi9785
@aminkafi9785 5 лет назад
Ducada Malaku Jibra‘iil CS ku akhriyay Nabi Muxamed SCW Lafdigeeda oo Sax ah Sheekhu Haku Celiyo Fadlan. #AlXusayni
@yaasiiniligmadoobe2316
@yaasiiniligmadoobe2316 5 лет назад
Maashaa ilaah ha inagu anfaco ..
@eprahemqalib8478
@eprahemqalib8478 5 лет назад
Jazaakalaahu khair
@macalimadfirdowsa1
@macalimadfirdowsa1 2 года назад
2022 ayaan wali daawanyaa yaa ila mida mahadsanid Al xuseyni
@ismailmohamed9179
@ismailmohamed9179 5 лет назад
Jazakalahu Khayree Inshallah
@deeqdeeq2757
@deeqdeeq2757 5 лет назад
Masala law hi Khmer insult xidha baraamijka xafidakumu law hi jamiican
@ismailmohamed9179
@ismailmohamed9179 5 лет назад
@@deeqdeeq2757 Allahuma Ameen Mahd Sanid
@abdilahinor7414
@abdilahinor7414 5 лет назад
Baryahaan waan u xiisnay shiekh
@karingarfod9151
@karingarfod9151 4 года назад
Mashaa allah shiiq shukran
@yahyedahir8718
@yahyedahir8718 5 лет назад
ciwanka halaga dhaf jin iyo sixir ciwanka wa isha iyo qatarteda saas halagu qoro si hadhow lo helo mesha jin lagama shekenoye 🙋
@ciyaalkayaryarhooyadod6688
@ciyaalkayaryarhooyadod6688 5 лет назад
walal waa xalqado badan hadad wada daawado 9ka qayboodba jin iyo sixir uyo il ayuu sharaxaya
@yahyedahir8718
@yahyedahir8718 5 лет назад
ha wala socda imaba dhafo lkn sixi iyo jin dadka ma jeclo we shakinayan malin walbo jini hade lakaga shekeyo adaba cabsanesid run fcn ma ahano
@ciyaalkayaryarhooyadod6688
@ciyaalkayaryarhooyadod6688 5 лет назад
wll anu wan ka baqi jiray waligay video waxas ka shekaynaya maba furi jirin se sheikhan wan wada dawadey videogiisa cabsidii way iga baxdey si cilmiyeysan ayuu u sharaxayaa mida kale qolyahaa kale waba daciif wax laga baqo maha
@Oawjama
@Oawjama 5 лет назад
Axlaaaaa Mcha allah
@claahisheekh7726
@claahisheekh7726 3 года назад
Mashaa allaah
3 года назад
Shiikh wax badan baad ii faa,ideysey aniga Mahadsanid 🙋‍♂️
@siciidcirday829
@siciidcirday829 5 лет назад
Maansha allaa
@halimaali2755
@halimaali2755 2 года назад
Allah bless you and cures
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 лет назад
barnaamijkan wuu nagu raagey waan suganay
@claahisheekh7726
@claahisheekh7726 3 года назад
Mashaa allaah sheekheena alle haxafido
@yuusufcabdiyuusufcabdi9173
@yuusufcabdiyuusufcabdi9173 3 года назад
Masha allh
@abdilahinor7414
@abdilahinor7414 5 лет назад
Masha allah
@sharmarkeabdi64
@sharmarkeabdi64 3 года назад
Asc walalayal waxan rabay nashiidada magaceeda jazz allah kheir
@raadiy4314
@raadiy4314 2 года назад
Maan sha'laah
@omarnuh
@omarnuh 5 лет назад
Sheikh Mohamed Sheikh Ismail jazakallah bil Jannah. maxaa kajira Ruuxa Qof kadhex hadla Rag & Dumar kuu yahayba inuu Aabihii utegey Hooyadii isagoo bilaa Istijo ah oo aan Daahir ahayn. Canugiina sidaa ku'Calool galay. 17:35pm.zat.16maart.2019.Nederland.
@yasminemolihua4856
@yasminemolihua4856 5 лет назад
Someone know the name of the nasheed please???
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 5 лет назад
yasmine Molihua أخى عفوا لاأعرفها
@aminkafi9785
@aminkafi9785 5 лет назад
غربة الدين That is the Name of the Nasheed.
@user-fb6ky7lv7n
@user-fb6ky7lv7n 4 года назад
sxb waxaad ku raadisaa المنشد ظفر.
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 5 лет назад
???????? inse ruqyo laga dhigto shaqo iyo masdaru risqi sharcigu muxuu kaqabaa? mase jireen xilgii selifu saalix dad shaqo kadhigtay? ubayaa miya umadan xawilan . LAAXOWLA WALLAA QUWATA ILLAA BILLAAH..
@haawaabdulqadir6644
@haawaabdulqadir6644 5 лет назад
Somalidaa.sidaas.cadeesata.bilahaas..lamaguursado.geelalamabixiyo..waxas.somalidu.wacarabta.fhaqankeedii
@raadiy4314
@raadiy4314 2 года назад
زكزي محمد محمد ,,,🕋🕋🕋🕋🤲🤲🤲🤲
@dhugashoofficial4514
@dhugashoofficial4514 5 лет назад
Mnsha allah
@rakiahawlelm8668
@rakiahawlelm8668 5 лет назад
Masha allaah
Далее