Тёмный

KHAYRKA CIMRADA VIDEO GAAN DAAWO ILAA DHAMAADKA KADIBNA COMMENTS KA KU FALANQEE 

MamaMalyunSuuban
Подписаться 219 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

COMMENTS KA KUSOO QOR WAXAAD ARAGTAY LAAKIIN VIDEO GA WADA DHAMAYSO
SUBSCRIBES LIKE SHERE AND COMMENTS

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Месяц назад
Maamo Wanu ku taageeraynaa inshaAllaah khayrka Halkaa kawad
@hoodoxassan7968
@hoodoxassan7968 Месяц назад
Maashaa allah alle hakaa aqbalo cibaadada
@fadumodegan329
@fadumodegan329 Месяц назад
Mansha allah ilahay ha ka aqbalo acmaasha wanaagsan ee aad safarka dheer u gashay aniga iyo hooyaday macaana ha na keeno naga nabad ah amen ❤ mammo malyuuney nooga yeedh xajka
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 Месяц назад
Masha Allah illahy haku xafido qaliyey mamo malyun no so duceya
@asiyamaxamad6891
@asiyamaxamad6891 Месяц назад
Abaayo ii soo ducee gacalisoy❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 Месяц назад
Maashaa Allah congratulations illaahay Subxaana Watacaalaa hakaa Aqbalo Anagana hanoo kaso intaan tango🤲🤲🤲
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 Месяц назад
Aamiin Aamiin Alle hana geeyo anagana. Adna Alle ha kaa aqbalo cimrada.
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Месяц назад
Mashaa Allah alxamdulilaah nooso ducee malyuun qaali ilaahay hakaa aqbalo cimrada❤
@fartunhussein4836
@fartunhussein4836 Месяц назад
Alaha ku dhowro maamo malyuun guul cimri dheer iyo caafimaad taama
@habonsudi3399
@habonsudi3399 Месяц назад
Maansha Allah Allah kaa aqbalo ducada iyo cimradaba, Aamiin 🤲🏽. Ducadana nagu dar Malyuuneey Jazakalaah Kheyr ❤️❤️❤️
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Месяц назад
Mashaa Allaah Maamo Malyuun noosoo wada ducee dhamaanteena khayr badan Allaha ku siiyo🥰
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp Месяц назад
Masha allaah tabarakallaah mamo allaha kaa aqbalo anagana nosowada ducee dhmntn❤❤❤
@ducaaleahmed6354
@ducaaleahmed6354 Месяц назад
Masha alah alaha kusiyaadiyo anagana ducada nagusoo dar insha alah
@Hubi_haji
@Hubi_haji Месяц назад
Ma Sha Allah ❤❤❤
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Месяц назад
Jah Jecliyaa Lacag Anigu An leeyahy Oo Andahab badan ku gato❤Maamo Allah hakaa Aqbalo Cimrada Cibaadada Alxamdulillaah Allah Ayaa kuu qadaray
@maryanomar1878
@maryanomar1878 Месяц назад
Masha Allaah
@Selma-p2m
@Selma-p2m Месяц назад
Aamiin yaarabi🥰markale aad iyo aad ayaan kugu faraxsanahey .MashAllah.TabarakaAllah
@sahraJibril-es6ze
@sahraJibril-es6ze Месяц назад
Mash allah ❤
@maryannnnn942
@maryannnnn942 Месяц назад
Maashaa Allah ❤❤❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Месяц назад
Masha Allaah Ale hakaaqbalo maamo gulayso ❤❤❤❤
@rahmamohamed1253
@rahmamohamed1253 Месяц назад
Mms MashaAllah macantho ❤❤❤❤
@RahulKohli202
@RahulKohli202 Месяц назад
Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MunaIsmael-my7ug
@MunaIsmael-my7ug Месяц назад
Masha Allah Eedo mcn 🤲🤲🤲🤲
@shukrilibax
@shukrilibax Месяц назад
Masha allaha ilaah haka aqbalo angan ilaah ha nooga yeero amiin yaa allaha 🤲🤲🤲
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Месяц назад
Alaah s.wc nabad hagu soo celiyo malyun horey u soco alaah ha aqbalo cimridaada xabiibtii ❤ thanks for sharing qaaliyeey.
@kadroahmad7924
@kadroahmad7924 Месяц назад
Xaajiya malyuun MMS Alaha ka aqbalo Abayo mcnto ❤✊✊✊👏👏❤️❤️❤️🥰✅😘💯✊✊✊👑👑👑👑✊👍👏❤️XAAJIYA Malyuun
@ayaanitaabokor4383
@ayaanitaabokor4383 Месяц назад
Masha alaah tabaaraka ilxun kuma aragto my Queen ❤❤❤
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Месяц назад
Ma sha alla mama malyun alla ka aqbalo ciibadada ducada dii na alla no aqbalo 🤲🤲❤
@qalbiinahassaninahassan8079
@qalbiinahassaninahassan8079 Месяц назад
MashaAllah tabaraAllah Queen mms ❤️❤️❤️🥰💐🫂🩸ilhey ha kubarakeyow
@Iphone20249
@Iphone20249 Месяц назад
Walashay ii so du ce muraad ban leeyay fadlan
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 25 дней назад
Masha Allah mama malyuun allaha haka aqbalo cumrada xajj na alle Haku garto allahumma aamiin anagana alle ha noo garto Allahumma aamiin🤲
@AbdiBuhodle
@AbdiBuhodle Месяц назад
Manshallah
@roadahmed766
@roadahmed766 Месяц назад
Haboo ii soo ducee ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Manshaallah 😍 🎉🎉❤
@ZacdiyaZiman-hw4zc
@ZacdiyaZiman-hw4zc Месяц назад
Mama iso ducay bayki allah nasib u yeshay ❤
@zaytum
@zaytum Месяц назад
Mama malyun Gonglation❤❤❤❤❤
@xasantimo-team
@xasantimo-team Месяц назад
Mamo malyuun cimro wanaagsan ilahay nabad hakugu soo celiyo isha alaah
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Месяц назад
Muda yer hadii aad joogto waxba laguma baran karo alaah kaa aqbalo cimridaada malyun thanks for sharing
@JaakkoKikila
@JaakkoKikila Месяц назад
Maashaa alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartunahmad7054
@fartunahmad7054 Месяц назад
Allaha ku aqbalo
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v Месяц назад
My sunshine ☀ guuleyso
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Месяц назад
Ummadii aad caayeysay iyo is qaawintii dib hawgu noqon
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Месяц назад
Amiin mama 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@suadyork9151
@suadyork9151 Месяц назад
Ma ch allah you're right mama
@barlin1622
@barlin1622 Месяц назад
Aammiin🎈🥇♥️
@User2-y6u
@User2-y6u Месяц назад
Malyuun ❤❤❤
@shukriaaden654
@shukriaaden654 Месяц назад
Mashallah❤❤❤❤🎉🎉🎉
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 Месяц назад
Mashallah mms an8ga madinaa jogaa kumee inaa kula kulman raba❤❤❤❤
@rahmamohamed1253
@rahmamohamed1253 Месяц назад
Maa cumra jogtaa abayo mise waa Sega tahaay?
@fartunmohamed292
@fartunmohamed292 Месяц назад
Google ka gal carabi hadaad aqoon afsoomali ku qor axkaamta xajka iyo cumrada afkaaga hooyo Ayaan laguugu barayaa wadaadadeena qeer badan Allaah ha siiyo.
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 Месяц назад
MashaAllah tabarakallah
@Ahmednaleye
@Ahmednaleye Месяц назад
Ilaahay Ducada Haka Aqbalo❤❤❤
@RejaAden
@RejaAden Месяц назад
Malyuun allaah ha ku dhowro aduun iyo aaqiro ducada allaah ha kaa aqbalo anagana ducadaada allaah ha noo aqbalo Amin Amin amin❤❤❤❤❤❤❤ is a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@neyruusgeelqaad1444
@neyruusgeelqaad1444 Месяц назад
Mama iso ducey wan xanunsanehe
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
MashAllah Mms ma group bd raacdey mise keliga
@saynabmohammed9499
@saynabmohammed9499 Месяц назад
Maansha allaaah aaamiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadhifoqaran4479
@nadhifoqaran4479 Месяц назад
Mashaa Allah ilahay hakaa aqbalo anagana ha noo kaso ❤❤❤❤❤❤❤❤
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Месяц назад
Malyuuneey madiino tag masjidka nabiga csw Scw anagana noo soo ducee
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Месяц назад
Rabi hakaa tobad aqbalo anagana hanoo kaso inan gudano
@QotofUmmuSaad
@QotofUmmuSaad Месяц назад
Amiin thuma amiin
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 Месяц назад
Casiisiya waa xaafadayadii, waagaan yaraa kkk
@Selma-p2m
@Selma-p2m Месяц назад
Mana Malyun salaan sare☺️☺️🥰
@sucadomohamed1393
@sucadomohamed1393 Месяц назад
Asc mama malyuun Ana kamida inta ilahay dartiis kuu jecel ee ilahay dartiis igu Soo ducee dhuunta ayaa qanjir iga yaalaa Wana kacabsi qaba ee alaah dartiis iguso ducee
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Месяц назад
Sucad Suratul AlBaqara maalin kasta Aqriso tahliila katufo Aqriso suurat Faataxa 7bo jeer آيه الكرسي 7bo jeer suurat الصمد 3 jeer Suurat الفق 3 jeer Suurat الناس 3 jeer لا إله الا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير 💯 jeer InshaAllaah wad Caafimaadaysaa Hana ka Caajisin
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Месяц назад
Malyuun iisoo ducee inuu allaah ii aqbalo inaan xaj iyo cimro adigana illaahay ha kaa aqbalo
@sureyaali1743
@sureyaali1743 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@ciiltiresheikhdahir8062
@ciiltiresheikhdahir8062 Месяц назад
Mms love love ❤❤❤
@sagal667
@sagal667 Месяц назад
Aaaaaamiin yaa Allah habo
@halimojibril7917
@halimojibril7917 Месяц назад
🤲🤲🤲🤲💚
@maryamabdiaziz5892
@maryamabdiaziz5892 Месяц назад
Mama malyun alaha ka aqbalo cibaadada
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Месяц назад
abaayo iiso ducee illahay xifdigi ahaw maalin iyo habeyan allaahu ma aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲❤❤💘💘💞🥰💋💋❤❤❤❤❤❤❤
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v Месяц назад
My sunshine iso duceey
@CawilAbdirahman-ln7kd
@CawilAbdirahman-ln7kd Месяц назад
Manshallah maama Allah ha ku siyaadiyo
@fartunmohamud-lg3qz
@fartunmohamud-lg3qz Месяц назад
Mamo malyuun isoducey awlad la aan ayaan ahay ilahey in uu isiyo aniga io intaan heysan ha isiyo isoducey mamo❤
@umusahur2949
@umusahur2949 Месяц назад
Waxaad jeceshahay oo khaayra Allaha kusiiyo
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 Месяц назад
Ii soo ducee je suis perdu ma mere 4mois je triste😢
@luulshire1152
@luulshire1152 Месяц назад
Maashaa allaah Amiin 🤲🥰
@aminaighe5675
@aminaighe5675 Месяц назад
Maansha allah
@monasuja6232
@monasuja6232 Месяц назад
❤❤❤Mms 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@MariamSiidi-ff4wn
@MariamSiidi-ff4wn Месяц назад
MAHA GRUPPKA SOMALIDA U RADSANWEYSEY
@maryannnnn942
@maryannnnn942 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 Месяц назад
Garaamkii waa meeqo maamo
@MariamSiidi-ff4wn
@MariamSiidi-ff4wn Месяц назад
GRAMKI MEQO WAAYE
@NawalMohamud
@NawalMohamud Месяц назад
maamo muraad leyahayy waku baryaa ilahay iso bari ardayad jamacad dhigataa ahayee 😢
@Zainabzubeer24
@Zainabzubeer24 11 дней назад
m
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Месяц назад
Dadka iska cafi
@marwaomer1200
@marwaomer1200 Месяц назад
Ducada alh kaa aqbalo
@AmaalmohamedFaarah
@AmaalmohamedFaarah Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@Ahmednaleye
@Ahmednaleye Месяц назад
😢😢😢😢
@ayanaliali5524
@ayanaliali5524 24 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cawocawo3021
@cawocawo3021 Месяц назад
❤&❤❤❤❤
@maryamabdiaziz5892
@maryamabdiaziz5892 Месяц назад
Waxan ka codsanya inad iso ducayso muraad ban leeyahy
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 Месяц назад
Masha Alaha ❤
@medinaali3088
@medinaali3088 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@21zazak14
@21zazak14 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Далее
9월 15일 💙
1:23:23
Просмотров 1,1 млн
KULELKA ADUNKA NEDERLAND 🇳🇱 KA JIRO RER #my_rajo
15:59