Тёмный

Khubaro Itobiyana Xiisadani waxay dib u Qaabayn donta Juqurafiga G. Africa 

Dal Jire Tv
Подписаться 399 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Опубликовано:

 

26 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 12 часов назад
Ithopia weey burburi doontaa sideey anaga nala rabtey aay ku gadoomey soomaaliya ha is raacdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 9 часов назад
ilaahey ha ku gadiyo Ameen yarabi 🤲
@Maxi-n4e
@Maxi-n4e 8 часов назад
Ana ku waso
@Drsayidcali
@Drsayidcali 13 часов назад
5ta SOOMAALi saddex ka dib ah ayaa midowbigoono insha allaah
@m.k.7788
@m.k.7788 9 часов назад
inShaaAllaah 5ta ✖️ 1 ✅
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 7 часов назад
ALLAAH Hu Akbar walillahil'hamd ☝🏼💚 Afka waayn meesha jataaginee israaca somaliyeey
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 13 часов назад
Oo kalay Ethiopia dhulene leheen miyee ku doode waba srael cadiya yabnay 😂
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 13 часов назад
Ethopiya oo burburta ayaa ka dhalan doonta kkkkk Taasi waaa mid xawli ku socota. Somaliya hore ayay u burburtsy e waxa hadda burburya Ethopiya. Somaliland wax jiraba maaha e waa meel zero ah.
@herosommedia0088
@herosommedia0088 14 часов назад
Waa sax lkn map somaliweyn ayaa afka soo saran ee ha loo diyaar garobo.
@chalichali9452
@chalichali9452 7 часов назад
Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@chalichali9452
@chalichali9452 7 часов назад
Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work💯❤️🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 14 часов назад
Fakir kiisa ayuuw ka hadley iyo isagoo fakir kiisa gelinaaya Aqliga shacabka soomaaliyeed soomaalina weey ka gudbeen casrigii jaahiliga ee lagu hogaamin jirey sharciga Duur joogta guul Ama geeri itoobiya ilaaheey kaalmadiisan mamoogi naf iyo maalba waan u hureynaa difaaca bada iyo beriga iyo hawada soomaaliyeed soomaali soomaali baa iskale koox maafiya ah ama qabiil gaar uleh malaha soomaali oo hishiis ah dunidana hishiis la ah Daaqsigana hishiis ku ah♥️ is ♥️
@faadumocali-yt9zp
@faadumocali-yt9zp 9 часов назад
HORTA SOOMAALI IYADU HA HESHIISO. HA IS AAMINTO, HA IS CAFIDO. KUWA ITOOBIYA HAYSATO OO QABALAHA U QAYBISAY HA HESHIIYAAN. HAWIYE IYO DAAROOD HA HASHIIYEEN. HAWIYE DHEXDIISA HA HESHIIYO. DAAROOD DHEXDIISA HA HASHIIYO IYAGA UMADA SOOMAALIYEED MADAXA KAGA FASHIYEE SOOMAALI WAX MA WADA DHIMIN EE H &D ALLAH KA QABTO SHARKOODA. ISAAQ IYAGU WAA QABIILA YAR OO HARTI BAA SOOMALI KA QAVANAYA . MARKA DHIBKU WA H & D.
@jandraravi9816
@jandraravi9816 15 часов назад
KUWAAN WAA DOCONWEEYNAYEE AA ORODNO EEY WADAAN. WAXXASE UGU DARAN SOOMAALI KU SHEEG LEH ITOOBIYA AAN RABNAA NACALAA IDIN KU YAAL. KUWAAS QOIRTA HA LAGA JARO....
@mukhtaarclaahixasan3493
@mukhtaarclaahixasan3493 11 часов назад
cabaadka.joojiya sland.iyo.oromo cidi.udhaxayn.mayso waad.arki.jijigana oromaa.qaadanayda mudo.dhow.waa.qorshaha.yaga.kkkk
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 часа назад
Republic of somaliland and somalia is big different country
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 часа назад
Why egypt support somalia now not before?
@chalichali9452
@chalichali9452 7 часов назад
Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 5 часов назад
Reerkiina waxaa kaa dhegaysta waan akhrinay jaraiidka stander. Sxb. Iska Waldo. Kkk
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 9 часов назад
Guul 🇸🇴 Somaliweyn inshaAllh 💪🏼🦁😎 Anaga masar waxba nagama🥴 galin Somaliyey aan Isku tashano 💪🏼
@suadabdi5
@suadabdi5 5 часов назад
Xabashi fulaynimadi aya ka badatay weli somali wa eedi doonaan
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 13 часов назад
S Galbeed ogaadeen iyo sland Haysku darsamaan itoobiya xasan gurguurte Cirka ha ku dagaalamaan
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 12 часов назад
Ithopia ineey cabsato waa waxaan rabno saaxiib adkeeysta caac looma baahno
@Maxi-n4e
@Maxi-n4e 8 часов назад
Tigray iyo amxaro uyeero and gedo Ana ka Taliya. Juba land punt land iyo somali land waa saxibadayda 😂 ha socoto sxb waxad kadheeftan arkaynaa😊
@m.k.7788
@m.k.7788 9 часов назад
Dadka Soomaaliyeed Ahaan, Waa in Aanu La Dagaallamnaa Cadowyadeena Dhaw Ee Deriska Ah iyo Kuweena Kalena Ee Fogba, Hadii Kale Adoonsiga, Si 100% Waa in Aanu UWadar Ogolaanaa iyo in ina La Sii Adoonsado
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 часа назад
Xasan dal xaraashe qayb buu ka yahay badda iyo siyaasad xumada
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 10 часов назад
Haa waxaa soo goi, doonto dhulka somaalida markaas ayaa qaabka dhulka ethiopia is beddeli doonaa.
@gaaleef
@gaaleef 9 часов назад
Jaamac waxba lagaa dhagaysan maayo, aragtidaadu siyaasadda way ka for tahay, waana shimbirayahow heesa.
@tebiniyotusmo
@tebiniyotusmo 14 часов назад
Itooviya way ka fekertay wax walba oo kahorimankar
@abdullahiusmanjama4946
@abdullahiusmanjama4946 7 часов назад
Somaliland iyo Itoobiya ayaa dagaal kasta ku guulaysan doona Dawlada Itoobiya na way jiraysaa ilaa aakhiru sebaanka waxna kama qaban karo.
@gaaleef
@gaaleef 9 часов назад
Warka Amxaarada hanoo soo gudbin annaga.
@suadabdi5
@suadabdi5 5 часов назад
Cabashi wa yuhuud oo kale
@abdikarinhajji
@abdikarinhajji 11 часов назад
Waxan layabay aqliga Muse biixi iyo kuwo tagera tussle itobiya bad kaliya marabto waxey rabta bad iyo dhul dhulkuna wa gobolka odal wa hadi ay usurtagasho ok hargeysa iyo burro dowlad la aqonkaro manoqanayan wa Maya wa aqliga Muse
@ismailjama3411
@ismailjama3411 12 часов назад
Is afgarad heshiis buu isu rogayaa .stay tune
@MaamacaashaXuseen
@MaamacaashaXuseen 13 часов назад
aad baad ugu mahad San tahay sida qurux badan ee aad noogu kala dhig dhigtay
@Pip_hunter
@Pip_hunter 8 часов назад
Somalia wee socotay , aad iyo aad
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 10 часов назад
Nin isagiiba gurigiisa gubanayo ayaa ismaawelin isku wado 😂😂 somali waa shacab hubeysan waxaad ka heshaan aan aragno
@Abdifatah-d7y
@Abdifatah-d7y 4 часа назад
Ethopia ha noolato
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 11 часов назад
Ethiopua suffers naive leadership, and it must fall soon. And colapse . The ethiopian stateis doom to fanish to exist in the near future.
@IsmailSuleyman-ur8jh
@IsmailSuleyman-ur8jh 14 часов назад
Asc waad mahadsantahay
@faaysalluq7413
@faaysalluq7413 10 часов назад
Somalia inteey buurburtay ayey hadanaa isfahmen ethopia hadeey buurburto ma ka kabsaan karto. Waa hubaal
@Maxi-n4e
@Maxi-n4e 8 часов назад
Weligaa inta aad nooshahay waa sugaysaa ethiopia mana burbusayso adan dhiman before that
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 14 часов назад
Wax liita iyo aragti mucaarad buunbuuninteeda wax laguma yeelikaro heshiiska libaaxyada geeska...slan guuuuuullll
@A3v-w7q
@A3v-w7q 11 часов назад
JAMAC OGADEN REER KADA AMXAAR OROMO KA XORE HORTA GUMEYSIGA OGAADEN LA HEYSTO
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 5 часов назад
Hadii kisii laheysto ma intakele ayuu ugdaraa ? Yaa Qalbi faaruq
@snw9257
@snw9257 14 часов назад
Illahayow reer Ogaadeniya ay ka faa’ ideysato buburka ethiopia oo ay xowday🦁🦁🦁🦁🌹🥀✅💯
@somalilandnew
@somalilandnew 14 часов назад
Ma cagdheeer baaad caqli ku ogayad😂
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 14 часов назад
Aamin yaa Rabi
@somalilandnew
@somalilandnew 14 часов назад
Cagdheer ma caqli baaad ku ogayd
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 13 часов назад
Sland iyo somali Galbeed waa dawlad dhisanaya itoobiya dayaxaan.u.calaamadinaynaa .jabuuti cadceedaan udiraynaa.koonfurna.xidigaha...dabadeed sidaa ha uwaashaanba
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 13 часов назад
Oromoy intas adinke idin kuf sanayan ogada qurun yahy u ilbaxay
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 12 часов назад
Oromo waa qabiil jira oo kaa Sharaf badan oo layaqaan Adigu meel aad kasoo jeedo lama yaqaan isaaqna iska saartay daaroodna ku nac dhulbaante iyo isaaqna way heshiinayaan Yusraay halkeed ukaco DOONTAA kkkkkkkkkkkkk
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 12 часов назад
YUSRA ma soo tuuray daaroodkii Ay jeclayd ma yidhi dan baan kugu wataye Ani idhaaf yusra garxajis daarood waa dad nasab ahe Adigu ma gabooyaad ka soo jeedaa
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 5 часов назад
​@@Xasancabdilaahi-u9mgabooyuhu nasab ma ahan miyaa?
@aliabdi8347
@aliabdi8347 13 часов назад
Soomaaliya jeex jirkeeda kamid ah 63 Sano ka maqnaa bay dib u heleysaa, curyaanimada bay ka bixi doontaa
Далее
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Просмотров 7 млн