Тёмный

Khudbadda Maayirka Cusub ee Hargeysa iyo Madasha Xil-wareejinta. 

MM Somali TV
Подписаться 517 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 103   
@saliganebimaxamedscwscw5005
@saliganebimaxamedscwscw5005 3 года назад
Insha allah ale waxaankaaga baryayaa inaa noqoto geesi garab helay oo reer hargeysa kugarab istaagaan
@axmedgure2933
@axmedgure2933 3 года назад
No more talking Mr mooge . Its time to take action 🎬. The talking time is over. We have hight hope on the successful job u can accomplish. All Hargeysa is behind you. Inshallah kheir
@ranboo2116
@ranboo2116 3 года назад
Yes yes. Action. Should I say bro
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 года назад
Talking is part of doing the job he has to talk to as every opportunity he can get.
@umurayaan297
@umurayaan297 3 года назад
Mash Allah alle hakugu asturo xilkad nooqaday🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰
@somalitv9845
@somalitv9845 3 года назад
Waa somaligii igu horeeyay ee sidaa danta casimadiisa uga hadla guul baan ku rajeynaya guma garanayo lkin waxn ka dareemya rabitaan inu ku jiro reer hargeysow amarka qaata roma malin laguma dhsin guul dhamaantiin
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 года назад
I am ready walahi from Seattle Washington. The diaspora needs to get together immediately.
@Burco.
@Burco. 3 года назад
Maayir Cabdikariim Axmed Mooge iyo ku xigeenkiisa ba ilaahay xilka ha ku asturo, shacabka hargaysa sababta ay u doorteen way garanayaan oo waxba u sheegi maayo aan ahayn idina ilaahy ha idin asturo Guulaysta insha Allah
@khadraidkaariye3666
@khadraidkaariye3666 3 года назад
Manscha allaah mayir cabdikriim Ahmed mooge waxanu ka sugnaba waa hargayso casimadaha aduunga la mida alleh xilga ha ku fudaydiyo kolay reer hargaysi way gu garabtaganyihiin
@guleedyare8437
@guleedyare8437 3 года назад
Waa kula shaqaynaynaa gudoomiye inshalaa sharcigaagu ha shaqeeyo
@faysalnur8195
@faysalnur8195 3 года назад
Waa run waa inaan hab dhaqankeena bedela si caasimadu u noqoto magaalo qurux badan Caagadaha biyaha laga Cabo een markan biyaha ka cabno suuqa ku tuurno ha la joojiyo oo meel baa lo samaynaya ee halagu rido waxa so socda meelo lagu rido qashinka oo la samayn doono
@xasancali7206
@xasancali7206 3 года назад
ALLE HAYDIN GARABQABTO BALSE OGAADA MADAXDA D.H.HARGAYSAY GUUSHIINU WAXAY KUXIDHNAANDOONTAA IS AAMINKIINA ISKUXIDHNAANTIINA, DAACADNIMADIINA, IYO XIDHIIDHKA BULSHADIINA AAD LAYEELATAAN
@sareedomohamed9965
@sareedomohamed9965 3 года назад
Ilaaahy garabkaga ha galo ilaahy hakugu asturo kaligaa ma tihid garaabkaagn nahy
@faadumo3718
@faadumo3718 3 года назад
Maasha Allah wllo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mowliddahir7109
@mowliddahir7109 3 года назад
xilka alla haydinku asturo dhamaantiin 17 xubnood
@hodanh4275
@hodanh4275 3 года назад
Maansha Allah , ilaahay haydinla garabgalo ku sabra insha Allah
@najaxmedia635
@najaxmedia635 3 года назад
Maashaalaah
@munakhayr4336
@munakhayr4336 3 года назад
Mayor waanu ku ducaynaynaa cashuurtana waa bixinaynaaye alle hakula garab galo hargiesa cagaaran
@khadrayusuf3740
@khadrayusuf3740 3 года назад
Masha allah ale hawlaha dhamantood haynagu garab galo
@zucadziman2439
@zucadziman2439 3 года назад
wAnu kuu ducaynaynaaye Alle hakugu asturo xilkaa 🤲🤲
@rodahassan929
@rodahassan929 3 года назад
Allah waxan kaga baryaya aduunka in aad sharaf kunoolato aakhirana jannatul fardowsa. Waan kuqiiroday hadalkaga runtii. Masha Allah mogoow. Reer hargaysa way asiibeen ninkan aydoorteen.
@user-bu6sg7id3s
@user-bu6sg7id3s 3 года назад
Mans ha allh guulayso alle haku asturo cilka
@bensadir2638
@bensadir2638 3 года назад
Masha allah
@amariris5199
@amariris5199 3 года назад
Hargisa boy
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 3 года назад
Mashallah Guul MD maayar dadkuna hala Shaqeeyaan maxaa IGAGALAY masoconyso
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
Ilaahay hakula garab galo
@cabdiyakiini7509
@cabdiyakiini7509 3 года назад
Mansha Allah sida uu hadalkaagu ucas yahay waxqabadkaaguna ha ahaado
@cabdirahmanraage4930
@cabdirahmanraage4930 3 года назад
Allah hakugu Asturo xilka maaYir càasimada HarYgysa
@fadumofarah4482
@fadumofarah4482 3 года назад
Abdikarim waan indiin hamabalyo
@mowliddahir7109
@mowliddahir7109 3 года назад
qodobka basaska iyo dhagaxaanta guryaha hor tuulan waad asiibtay waxay ka midyihiin jaamka magalada
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf 3 года назад
Masha allaah tabarakallaah cabdikarin ilahay ha kugu asturo xilka magalada hargeisa ninkii wax ka badali lahaa ilahay ha kaa dhigo waanu kuu ducaynayaa
@InaVar123
@InaVar123 3 года назад
Alle ha ku barakeyo caqliga wlhie waa ninka kalie hdlkisu wadax yhy insha Allah alle ha kuu fùdaydiyo Xilka
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 3 года назад
OGI OGI DADKU WAXEY YAQAANAAN HANTIDA QOFKU GAAR U LEEYAHEY OO DHAQAN SOO JIREEN AH BALSE DADKU MA YAQAANAAN HANTIDA LA WADA LEEYAHEY EE HA BARO HANA LAGU DADAALO SII LOO BARAN LAHAA HANTIDA IYO WAX KASTOO LA WADA LEEYAHEY اللهم بلغت وبالله التوفيق
@umull5778
@umull5778 3 года назад
Masha allaah walalo qali ilaahy hakugu saturu xilka cusuba walalo qali ❤❤❤❤💚💚👍hore usco walalo qali
@mohameddaher1248
@mohameddaher1248 3 года назад
anigu gaar ahaan wankula shaqaynaya gudoomiye
@fadxiabdirahman3379
@fadxiabdirahman3379 3 года назад
Bal hadasheye waxaqabad aanu kaa argno🖐
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 3 года назад
hasugin isaguune dhankaaga wax ka qabo
@salahileeye3442
@salahileeye3442 3 года назад
@@fowsicumar1073 tasaan been ahayn
@fadxiabdirahman3379
@fadxiabdirahman3379 3 года назад
@@fowsicumar1073 adeer isagay shaqadiisa tahey inuu wxa qabto aniga mha
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 года назад
@@fadxiabdirahman3379 Waakaa Ku sheegay tagmo walba maamul daadajin ayaa loo samaynayaa iyo xaafad walba markaa anigu awalaba qurba joog ayaan ahay waligayba qashinka waan ka guri jiray Xaafada gol Barwaaqo ee bari ka xigta Star Group ka ag dhaw masaajidka Cismaan Baane mar kasta oon imaado Somaliland xaafadayda waan nadiifiyaa.
@fadxiabdirahman3379
@fadxiabdirahman3379 3 года назад
@@FarahAbdul waar waa yeelkadaa ama qashin gur ama bulaacad qod mxaa iga kaa galey
@nazirkader5052
@nazirkader5052 3 года назад
aftahanbaa tahay wllhi mooge
@hamzeabdi9727
@hamzeabdi9727 3 года назад
M.a zxp ilhy xilka hakuu fududeeyo
@naciimakhadar6402
@naciimakhadar6402 3 года назад
Wll MA heli Kara 10 qof oo ila sii bilawda iskaa waxuqabso pls wll pls haa adiga wll
@shaimaabdulkadir9753
@shaimaabdulkadir9753 3 года назад
👐👐haaheey❤️♥️👋
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 года назад
Wax yar sug waayo waxa la Ina hoos gaynayaa degmada qof waliba joogo hadana xaafada ayaa laga fal galayaa si aanay dadku isu dhex yaacin.😁😁
@ahmedabdirahman2
@ahmedabdirahman2 3 года назад
Mansha Allah Wayn Noqon wll Dad wax wada qabsada, Halka aynu Rabnona Waynu Wada Gaadhi InshaAllah
@shaimaabdulkadir9753
@shaimaabdulkadir9753 3 года назад
@@ahmedabdirahman2 amiiin
@xasancali7206
@xasancali7206 3 года назад
SHARAFTIINA IYO SHAQADIINABA WAXAY KUXIDHNAANDOONTAA SIDA AAD UGAHAYLGASHAAN KOBCINTA DAKHLIGA D.H.HARGAYSA IYO INAAD SHARCIGA MARISAAN CADHUURDIIDKAL
@fadumofarah4482
@fadumofarah4482 3 года назад
Wow mashallah walal ilaahay hanoo dhabaeeyo
@cabdiraxmanxuseen9483
@cabdiraxmanxuseen9483 3 года назад
Masha allaah
@fadumofarah4482
@fadumofarah4482 3 года назад
Qubajoog hadaanu nahay waan ku garab taaganahay
@hamseabdifataah5617
@hamseabdifataah5617 3 года назад
Cabdikariin Ahmed mooge geesi geesi dhalay
@cabdiraxmanxuseen9483
@cabdiraxmanxuseen9483 3 года назад
ilahy xilka wayn aad muda u hays ha kula qabto
@hibaqkahin_69
@hibaqkahin_69 3 года назад
Masha allah shacab ku hadanay wax qabsan dowlad kaliya wax ma qaban karto ee dad waynuhu ha la shaqeyan
@landamaxamed5022
@landamaxamed5022 3 года назад
Alle gambling ha gallo aiming aamiin years rabi
@weriscilmi7298
@weriscilmi7298 3 года назад
Ale hakadhigo mid lagu dirsado Olagarab galo walagu hegan ye Adana noqo mid muqda Insha Allah ale ha kugu asturo
@guulmedia3934
@guulmedia3934 3 года назад
mayar dhagaxa guryaha lahordhiga wanadafa darada hargaysa haysata
@RelaxHold
@RelaxHold 3 года назад
Geesi ilaahay usoo diray HARGEISA
@fathuma3573
@fathuma3573 3 года назад
Oromada inooga tali dadka aan dalka udhalana sharci u samee sida dalalka Kaleb ugu sameeyan Allaa hakula qabto ... Aamiin aamiin aamiin
@sifeeyajibril3000
@sifeeyajibril3000 3 года назад
Kkkk inta cashuurta ah shaqalaha fara badan mushaharkoodi iyo wax yar oo kasoo hadha weeyi cashuurta hala bixiyo hadalkiisi khulaasatal qowl kkk ilahay xaqa ha dilaaciyo insha allah nin na cayba loomise xaq xaq yaa rabi
@gaassuldan6542
@gaassuldan6542 3 года назад
Wan ku ducaynay mayar illhy hakula garab galo dhalinyarada hargaysana waa inad iskiin wax uqabsatan
@user-bu6sg7id3s
@user-bu6sg7id3s 3 года назад
,💪💪💪💪💪💪
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 3 года назад
adeer sawdigaa durtaba baqay ninkii hore ee la eedayn jirayba intaasaa cashuur soo geli jirtay
@abshirhajimohamed3662
@abshirhajimohamed3662 3 года назад
Mayor waxn kugu kordhin lahaa in dhagaxaanta guryahu dayrka ka dhigtaan in aad qofka mulkilaha guriga aad iyaga ku qancisaan in ay ku dhisaan dhulka sedexda metre ama 5mtr ah ee labo guri kasta oo iska soo horjeda u dhaxeeya si ay u arkaan faaidada dhagaxu u leeyahy quruxda gurigooda iyo wadankoda, waxii dhaqaale (budget) dhiska ahna ay dawlada hose iyo xfadwalba bixiso percent aad u jaangowsaan .. iyo wacyi galin dheraada oo bulshada lasiiyo oo xaga wax wada qabsigaa... .......roma was not built aday...
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 3 года назад
Iyadoo Khudbada MD. Meyr A/Kariim Ahmed Mooge Aan Aad iyo aad u Jeclaysta Waxaan Aad iyo aad Uga Xumahay Cameraman ku Fashilmay Inoo Camerada Ku Baayamiyo Dadka Soo Xaadiray. Xirfad Daro. Xafladaa Qiimaha Lahaydna u Khasaariyay. Illahayow Guul baanu Kaga Baryayna Mayer Abdikarem iyo Group kiisa. Aamiin yaa Allah Amiin yaa Waduud Aamiin Rahmaan Amiin yaa Rabbi
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 3 года назад
Shirkada xashiishku way fashilan ee hala la wareego
@hassan-adam2895
@hassan-adam2895 3 года назад
Waanu kuLa sHaqaYn xoog iYo xeeLadpa
@ahmednasirjamal3554
@ahmednasirjamal3554 3 года назад
Geesi weye c karin alle haku garab galo shicibkana haka dhigo kuwii dalkooda iyo dadkodaba dhisi lahaa
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
Haa ilaahay Ha inoo daayo🙏wlhi dad badan oo bilaa sharciah ayuu wax ka qabanaya
@dthunder180
@dthunder180 3 года назад
Orromadan Hargeisa ka buuxda wax ka qabo... ciyaalkii bey ba bilaabeen inney xadaane.
@abdilhakimmusa9236
@abdilhakimmusa9236 3 года назад
I'm from Calgary alberta canada. Hambalyo mar hadu yidhi mayorku sacada naga dhacaysa hadaad nacasuumtaan war raagi loobahna maanta la helay ee hareeraha la qabta dadkaygow
@nuuraabdi1902
@nuuraabdi1902 3 года назад
Mudane hrgys kasar oromd sidagdag
@jaamacmaxamed140
@jaamacmaxamed140 3 года назад
Nadhfa,nadhfa
@nimofarah1913
@nimofarah1913 3 года назад
👍🤲✅✅✅✅✅✅✅✅❤💯💯💯💯
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 года назад
xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE, ambaashatoorada SOOMAALIYA u fadhiya dibadda saamiga ugu badan waxaa la siin jirey kuwa ka soo jeeda reer Hargeeysa. yaa dillay JACEELKAASI ?
@daacadable
@daacadable 3 года назад
Dear Mooge we are giving you a grace period of three months. All these are essential points and its good to speak to people directly and motivate them to do the right things. However, the most important element of achieving anything is to have a sound action plan and get the right people on the bus .We in the diaspora are willing to contribute financially to your efforts but you have to prepare a platform for utilizing our efforts. Finally it is time for you to stop being Guulwade you don't need to praise the president all the time. The president is one of 4 million people in Somaliland who have made it possible to manage and held a fair and free election.
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 года назад
It’s ok to respect your president that’s his personality masha Allah
@Miiraale6116
@Miiraale6116 3 года назад
Waxaynu Abdi kariim ka rajeynaynaa sidaa weedhihiisu umadda u taabteen ee qalbiga reer somaliland u xadanteeyeen in hogaamintiisa laga arko ducadana u badiya dhamaan...guul Somaliland..
@user-bu6sg7id3s
@user-bu6sg7id3s 3 года назад
Mans ha Allah guulayso ins ha Allah guulo iyo gomino
@nimofarah1913
@nimofarah1913 3 года назад
❤👍😁💗🙏✅✅✅✅✅✅✅💯💯
@hamdaahmed4145
@hamdaahmed4145 3 года назад
Waan sugu kari lahay hargeisa oo is badashay kkk
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 3 года назад
Laahuma inii Balaqtu. Markhaatanu Ka Nahay Maalinta Qiyaamaha Hadalkaaga Iyo Hadalkii MD: MW: Daahir Rayaale Ka Yidhi Khairiyada Maalintii Ugu Saraysay Markuu La Wareegay Madax Wayne Nimada JSL. Deb udhgaysta Hadaa Doontan. Waxay Ahayeen 5 Kelmedood oon Qof Daacad ihi Iloobin. Mahad sanidin Walaalayaal
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 года назад
70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 года назад
yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa ? yaa idin CAWIREY ?
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 3 года назад
𝐊𝐡𝐮𝐝𝐛𝐚𝐝 𝐓𝐚𝐫𝐢𝐤𝐡𝐢𝐲𝐚 𝐖𝐞𝐲𝐚𝐧. 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐇𝐚𝐤𝐮 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐞𝐲𝐨 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞. 𝐈’𝐦 𝐒𝐨 𝐏𝐫𝐨𝐮𝐝 𝐎𝐟 𝐘𝐨𝐮 𝐌𝐚𝐲𝐨𝐫 𝐌𝐨𝐨𝐠𝐞 . 𝑴𝒂𝒓𝒌𝒂𝒏 𝑰𝒎𝒂𝒂𝒅𝒐 𝑯𝒂𝒓𝒈𝒆𝒚𝒔𝒂 𝑾𝒂𝒂 𝑩𝒂𝒍𝒂𝒏 𝑰𝒏𝒂𝒂𝒏 𝑲𝒂 𝑸𝒂𝒚𝒃 𝑸𝒂𝒂𝒕𝒐 𝑸𝒖𝒓𝒙𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑴𝒂𝒈𝒂𝒍𝒂𝒅𝒂 𝑰𝒏𝒔𝒉𝒂’𝑨𝒍𝒍𝒂𝒉
@libaaxaafrika6746
@libaaxaafrika6746 3 года назад
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.
@kingmustafe7223
@kingmustafe7223 3 года назад
NEEF UCID KAMAAD SOO BIXIN
@amrannoor604
@amrannoor604 3 года назад
Masha allah
Далее
Banaynta iyo dhiska wadooyinka hargeisa. 2022
7:34
Просмотров 20 тыс.
URURKA KAAH IYO XISBIGA WADANI
10:04
Просмотров 710
MOTIVATIONAL INTERVIEW WITH NAJUU ARALE
20:54
Просмотров 2,1 тыс.