Тёмный

Khumeyni oo kudhawaaqay in Is-r`il laga adkaanayo, dhimashadii madaxdii XB, Carabtana Farin u diray 

Gaylan Media
Подписаться 365 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Khumeyni oo markii 1aad ka hadlay dhimashadii madaxdii kooxda XB, Dagaalka socda & Weerarkii Tehran
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@بنالصومالي
@بنالصومالي 8 часов назад
اللهم انصر اخواننا في غزة
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 8 часов назад
نصرمن الله وفتح قريب وبشر المؤمنون
@SiciidCaweddheere
@SiciidCaweddheere 8 часов назад
Kusaliya nabigeena muxamad scw ❤
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 5 часов назад
Ilaahay ha u gargaaro dhamaan mujaahidiintaa nasri degdeg ah ha siiyo aamiin yaa rabul caalamiin yaa raxmaan yaa raxiim yaa qaadir yaa casiis
@Dubadyare
@Dubadyare 8 часов назад
Warka qumeyni run allaha ka dhigo❤
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 часа назад
Yuhuudu WA cadow jilicsan markii la xanujiyo dumarka iyo carurta ayey xasuqay. Guuuull xamaz iiraan❤🇸🇴💕💪
@drcabdinuur9977
@drcabdinuur9977 4 часа назад
Iiraan waa guulaysteen inshaa allaah Aawey muslimiintii kale
@Aniop45
@Aniop45 8 часов назад
Ku saliya nabiga ❤
@bandhigadaljir8172
@bandhigadaljir8172 8 часов назад
wariyaha ugu wanaagsan soomaalidda 😍
@AbdifataIbrahim
@AbdifataIbrahim 7 часов назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين.
@gaashAhmedgaash
@gaashAhmedgaash 7 часов назад
Allahu Akkbar
@somalicentralcomedy5010
@somalicentralcomedy5010 5 часов назад
Ninkaan wariye buuxa weyaan allah haku xafido sxb
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 6 часов назад
Mahadsanid
@celmiaccedemy1766
@celmiaccedemy1766 8 часов назад
Ugu dambeyn waan guuleysanaynaa we are bariga dhexe🎉
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i 7 часов назад
Insha allah guul islaamka oo dhan
@MuuninCabdi
@MuuninCabdi 8 часов назад
Aamiin
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 5 часов назад
Sharfanid wariye faarax cabdul qaadir ku mahadaanid sida aad war bixinaea bariga dhexe ka imaaanayo aad nogu so tabinayso❤👏🙏
@SaharoAbdi-h1g
@SaharoAbdi-h1g Час назад
Masha Allah
@KhayraMohamud
@KhayraMohamud 3 часа назад
Waalahubaa inay guulaysanayaan kooxaha iskacaabinta muslimiintu
@MohamethPazher
@MohamethPazher 8 часов назад
Yaa Allah islaamka ugargaar
@bashiirhudle369
@bashiirhudle369 5 часов назад
manshaa Allah
@AxmedCiise-z6b
@AxmedCiise-z6b 11 минут назад
Allaha gul siiya xisbullaahi
@MohamedismailAhmed-w8s
@MohamedismailAhmed-w8s 3 часа назад
Amiin yaa rabi
@MubarakYusuf-dr1xw
@MubarakYusuf-dr1xw 8 часов назад
Farah Abdulkdir Melbourne Australia yan kala Socoda
@Jiilishariif
@Jiilishariif 8 часов назад
Allaha u kaalmeeyo islaamka.
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 8 часов назад
Yahuuda waqtigeedi ee Dunida ku laheyd waa dhamaad horey ayaana loo sheegey kitaabaha ayey ku qoran yihiin , Qaflad beey ku jirtaa wax ma maqasho , ilaa laga takhaluso dad baana been u sheegaayo oo wax u wabaneynin , Run beey u ma leysaa been lagu wado !!!! iyada ayaa is tebi doono ,Xaqiiqda markey arkaan .
@MohamedMohamed100-j4r
@MohamedMohamed100-j4r 7 часов назад
Wariye farax guuleso
@Mohamedapdy
@Mohamedapdy 8 часов назад
First comment still lma soo deyn 😂😂
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 8 часов назад
Insha alla
@hassanhussein503
@hassanhussein503 2 часа назад
Rabi nasri dag daga Ha siiyo xarakada wax Iska cabinta wlaalaha Falastin iyo caam ahaan umada musliminta ah
@Maxamada4o
@Maxamada4o 8 часов назад
Alahaa ugargaaro muslimiinta
@xusencusman7219
@xusencusman7219 5 часов назад
Yuhuud ka jabto Nacala tulaah
@arabeyarab
@arabeyarab 8 часов назад
Zxp dadka si fiican wax ugu sharax lkn boobsiiska hadalka kadaah
@OmarDinajaad
@OmarDinajaad 3 часа назад
Guul Guul
@OsmanHaji-ih3gh
@OsmanHaji-ih3gh 5 часов назад
hadayne waan ku shegay kaadir waa magac qaldan sxbw warar kaga waan dhageystaa
@BashiirDahir-f5x
@BashiirDahir-f5x 6 часов назад
Alaahu akbar
@DayibShiikh-d7q
@DayibShiikh-d7q 8 часов назад
alaahu akbar
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 8 часов назад
Israaiil waa khiyaamo waxoodu hadii ay yidhaahdaan nabad ayn rabnaa iyo xal raadis ayn rabnaa waa khiyaamo waxoodu
@XuseenXuseen-wl9lw
@XuseenXuseen-wl9lw 6 часов назад
اللهم انصرالمسلمين اين ماكانو❤❤
@Zammterinahuriye
@Zammterinahuriye 8 часов назад
Allhu akbar
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 8 часов назад
Good News brother
@DahirCabdirsaqa
@DahirCabdirsaqa 8 часов назад
Falastin guuuuuul
@DrsiciidMahamedismacil
@DrsiciidMahamedismacil 8 часов назад
Wcs
@afleyrshechannel1109
@afleyrshechannel1109 8 часов назад
Jiidjiidka osman fantastic baan ku nacay
@maamka07
@maamka07 8 часов назад
Guuleso iraan
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 6 часов назад
Iran's Supreme leader prayed at Tehran Public Mosque while Netanyahu is hidden under ground!
@buraale134
@buraale134 3 часа назад
💯 agreed
@CaliXuseenducaale
@CaliXuseenducaale 7 часов назад
Waa Islam dham ah
@Shiiqisaaq
@Shiiqisaaq 2 часа назад
Alaah garab koda mujaahi diin ta noqdo
@Maxamada4o
@Maxamada4o 8 часов назад
Scw scw scw scw
@IlkacaseIlkacase-q6w
@IlkacaseIlkacase-q6w 8 часов назад
Muhamed sead joga galkio saxb warka sare ubax kan gudaha yaree Adeer kilwa saxbkii
@cabdishukridiiriye8857
@cabdishukridiiriye8857 8 часов назад
Horay usoco faarax c/qaadir wariye hibo u leh luuqadda saxda ah somaliga noca lo gudbiyana fahamsan qofka noca ad uso gudbinayso hadalka fahmi waya wa qof an afsomali aqon una baahan iskool lagu barto luqadda somaliga
@Ifiyeshow143
@Ifiyeshow143 5 часов назад
Muslim aan Iran iyo Turkey aheyn ma jiraan baan is dhahaa mararka qaar.
@abdisalan4141
@abdisalan4141 8 часов назад
Weriye aan codkiisa aan jeclahay
@XuseenDaahir-em5uv
@XuseenDaahir-em5uv 6 часов назад
Wadan shisheeye markaan guri ka iibsanayo mawaalan nhy
@SaadaamAbdi-c3n
@SaadaamAbdi-c3n 8 часов назад
Kusali nabigen❤❤❤❤❤
@AamiinAxmed-kx1vj
@AamiinAxmed-kx1vj 6 часов назад
Scw
@CumarMuxumad-u7p
@CumarMuxumad-u7p 7 часов назад
Alahu akubr❤😂❤❤❤😂😂😂❤❤😂🎉❤❤😂😂❤😂
@Muslim-t1u
@Muslim-t1u 8 часов назад
Weiye sare faarax haorey u soco keliya waxan kugu waanin hadalka deg dega ka daa si loga bogto hadalkaga long fahmo si cad isku day walaal in aad degdega iska dhaafto . Mahadsanid
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w 5 часов назад
Israa iil wadhamaadkeedi
@abdihassanboulhan7047
@abdihassanboulhan7047 Час назад
guul muslinimo
@nasraabdi5960
@nasraabdi5960 8 часов назад
@AxmedCumar-r1d
@AxmedCumar-r1d 6 часов назад
Hanbalyo
@DahirCabdirsaqa
@DahirCabdirsaqa 8 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 8 часов назад
Waxba kama jiraan jaale
@cabdusalammaxamad1660
@cabdusalammaxamad1660 6 часов назад
Carabatu waa timir xabal tala
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 8 часов назад
Shiicaygan yahuudu aqood ay kuqaarajiso way kartaa hadda yahuuda uma sokeeyaan isllaamka shiico waa yahuud yahuudu waa shiico ogaada shiico waa gaalo cad oo cad
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 8 часов назад
Is qarxi carabey😂
@shamkehade5972
@shamkehade5972 8 часов назад
Boobsiiska warka yareeeeee plz
@fadumaabdi5812
@fadumaabdi5812 8 часов назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@DrsiciidMahamedismacil
@DrsiciidMahamedismacil 8 часов назад
Wcs
Далее
🎙Пою РЕТРО Песни💃
3:05:57
Просмотров 1,3 млн
Cuntadaada SII KEYDSO !!! Dagaal Miyaa la wada aaday ?
11:30