Тёмный

kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada.. 

Somali National Television
Подписаться 691 тыс.
Просмотров 71 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 76   
@najiibalphana6930
@najiibalphana6930 9 дней назад
Alle ha unaxariisto walalkey cabdullahi isxaaq sahal
@hamze875
@hamze875 11 дней назад
kusali xabib kena Muhammad scw🎉❤
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 11 дней назад
CABTOYDAN MUSLIMAK ALE HAKA QABTO AAMIIIN
@mahadosoble8768
@mahadosoble8768 11 дней назад
Telefishinka SNTV wuxuu NoQday mid Alcadala u afduuban, Wariyihii arimahaan ku taqasusay Ee inoo sharxi lahaa shaqada waalaga joojiyay iyadoo lala xifaaltamaayo. Muqaalkan waa dhameystay balse waan ku wareeray wax mafahmin
@1shortmotivatinalstory
@1shortmotivatinalstory 10 дней назад
Muuqaalka sharaxaad dheeri ah ayuu U Baahnaa
@asadcade7762
@asadcade7762 10 дней назад
​@@1shortmotivatinalstorylaxankiisa hadaad rabtaan bogiisa taga😂
@user-kq2ph9os1l
@user-kq2ph9os1l 9 дней назад
Wariyahas qab qabyalad uu uu hadlay
@mohamedisackaliofficial8403
@mohamedisackaliofficial8403 11 дней назад
Aawey weryihii nakala fahansiin lahaa waanba ku wareerneye😂😂😂
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 11 дней назад
Indhaha taaktaaga waa in aad dhadhamiyaan xanuunkeeda
@abdikariim2482
@abdikariim2482 11 дней назад
Sababta gaariga loo xabadeyey ma sheegin ban filayaa wxba khaldan
@Cadar49
@Cadar49 11 дней назад
@@abdikariim2482waxaa loo xabadeeyay in eey baadaan lacag ka qaadaan kadib darawalka baa gaariga rifersal kareeyay oo gadaal gadaal u cararay xabadana ku fureen
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 11 дней назад
Yaa rabbi sooxabada iyaga maridi qofkii qofdilaa waa loodilayaa xabada qof meytaqaana walatuurayaa kadibna uma wadin ha inku taagnaato
@sacidxaaji4784
@sacidxaaji4784 11 дней назад
Codka wariyaha away mise wali sn tv. Gomesi ku jiraaa
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 7 дней назад
Ma SHA ALLAAH Tabarak'ALLAAH 💚✅
@Givemeproofkid
@Givemeproofkid 11 дней назад
Wejigooda marka aad aragto aad fahmee in ay mooryaan horay wax usoo laayay yihiin.
@IsmailAdan-mb5fb
@IsmailAdan-mb5fb 11 дней назад
Aaway wariyihii diyaariyey Warbixintan
@asadcade7762
@asadcade7762 10 дней назад
Asiga madiyaarinin ee wuu kudaartay😂
@cabdiraxmanibrahimaadan41
@cabdiraxmanibrahimaadan41 11 дней назад
marka horaa moryan askar laga dhigay
@mmsports7
@mmsports7 11 дней назад
Wiilkii shaqadan si fcn no fahamsiin jiray away waxan isku dhax yaaca ah maxa waaye hadalka meel uu u socdo waan garan wayay
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 11 дней назад
Waa arin layaab leh ❤❤❤
@teamriyadofficial864
@teamriyadofficial864 10 дней назад
War hee dheh away wariyihii diyaarii warbixintaan?
@aishaisse9452
@aishaisse9452 11 дней назад
Shuute🦁🔥🥰
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 11 дней назад
Lagaayeeli maayo way ku fakatay hadey ku fakato adna wey kugu fakanee✋️
@bulshebile7514
@bulshebile7514 11 дней назад
Horta ayaga dhan ma qamri iyo calaqbey wada cabaan
@niyaaladem
@niyaaladem 11 дней назад
Iyo xashiish ku dar, kaasaa ugu daran
@Somali12222
@Somali12222 10 дней назад
Waxaa qalad ah gaari shacab ah in lagu hor jaro gaari kale falkaas oo ah fal argagixisadu sameyaan !!! Hadii askarta amniga sugayan waxey ahyd iney wadada dhinaceda istaagan checkpiont dhigaan ee ma ahyn in gaari dhacab ah la qaato baabuurtana lagu hor jaro Meeshaa waxaa iigaga soo baxday falkaan inuu yahay danbi abuubulan waxaana ku talin lahaa labada qoryaha sidatay in lagu xukumo dil toogasha ah yarka noah-da ku wadayna 10 sano oo xabsi ah waxaa qalad ku ahyd inuu gaari kale nal indhaha ugu qabto ku hor jaro gaariga ku kalifo iney u istaagan ninki dili lahaa waana danbi aad u weyn ✌🏾✌🏾✌🏾🇸🇴🫡🇸🇴✌🏾✌🏾✌🏾
@Somali12222
@Somali12222 10 дней назад
Ninkaan dhahaya mag waaye ee qisaas ma ahan ragaan ma ahayn rag bar kontarool ah taagan oo lagu yaqaano ee waxey ahayn rag tuugo ah oo rabay iney dhibaateyn dadkas waana sameyen falkas darawalka leysin ha wato yuusan wadanin Shil ha galo yuusan galin ma jirto sabab aad inaa gaariga ku hor jarta gaari kale adigoonan wadan astaanti lagu yaqaanay heyadaha amniga waa dil bareer ah ninka shirka saaran ee dhahaya labo baloota ka daba riday waa maskaxda in gaariga lagu hor jaro ninka lahaa xabadihiisa ama wax ha dilaan ama yeysan dilin waa dilaa waana in la dilaa labadooda waa hadii qarankaan cadaalad loo rabo ✌🏾✌🏾✌🏾🫡🇸🇴🫡
@almaaspea8333
@almaaspea8333 11 дней назад
wariye cabdiqadir isse rabnaa maxaa codkiisa ujarteeen
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 10 дней назад
Cabduqaadir ciise wu katagay talafashinka qaranka weey isdagaaleen
@HabiiboMohamedkheyre
@HabiiboMohamedkheyre 9 дней назад
😢😢😢😢
@Hasan4Huus
@Hasan4Huus 11 дней назад
Codka abdulkadir isse maxaa u jarteen
@SMOJohan
@SMOJohan 11 дней назад
Ilahey xeer ilaalintan ima horkeeno 👌✊🇸🇴
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 19 часов назад
Lesan iyo dil maxaa iska galay .
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 11 дней назад
Askarta somaalia waa maxaye sabatah Shabaka Xabadah ugu Ridaane Marwalaba Askarta Baaruur Garaha Malaha miyaha
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 11 дней назад
waa dad risiq xaaraan ah lagu koriyey oo mooryaan ah markaasaa askar laga dhigay oo qori loo dhiibey😮
@niyaaladem
@niyaaladem 11 дней назад
Ma deris baad tihiin sideed ku ogaatay?
@Ahlaammoha2
@Ahlaammoha2 9 дней назад
@@niyaaladem😂😂😂😂😂
@Abd20232
@Abd20232 11 дней назад
Qufkii quf dila Hala dilo
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 11 дней назад
Shuute hubsiino badanaa inta uu su.aalaha kucel celinaayo qofkaata Qaabka uu su.aalaha uwaydiinaayo iyadoo dad ban ma gaadhigaa hor istaagay mise xabada waa looga jawaabay suaala kale buu waydiiyay Hadana suaashii buu kucelinaa oi sikale loowaydiinayo
@Kaftan688
@Kaftan688 10 дней назад
Askari maxaa saaray Gaadidka shacabka waa cadahay waa isbaaro iyo dhac, askarta qaldan Waliba calaq oo maandoori ah la sheega
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 11 дней назад
Askarta Ab oo dadka leynaayo Maxkamadu daacad kama oho wiilki yaraay oo suuqa hoolaha lagu diley Ninki dilay awyey
@Cadar49
@Cadar49 11 дней назад
Aaway wariyihii codkarka ahaa
@abdicaziz99
@abdicaziz99 10 дней назад
😮😮😮Al cadalada halaweydiyo
@abdikariim2482
@abdikariim2482 11 дней назад
Sababta gaariga loo xabadeyey waa maxay yaa fahmay?
@lilymohamedmohamed2660
@lilymohamedmohamed2660 9 дней назад
Waryihii away case sifican noo fahansin jiray
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 11 дней назад
Horta Maxaa keenay inuu askari Mag bixiyo??? Askari waa askari wuxuuna ushaqeeyaa DAWLAD hubna sharci uma laha inuu RAYADKA la dhexgalo, ama XERADA kalasoo baxo HUB
@khadarcabdi1585
@khadarcabdi1585 11 дней назад
Share
@Idiris17
@Idiris17 11 дней назад
Waa fahmi la'ahay kiiskaan labada kooxood oo laba gaari kala wata miyaa wiilka yar u heshiiyey Mise kooxdaan kale maxaase kafilay inay dilaan
@ahmeddaahiye2188
@ahmeddaahiye2188 11 дней назад
Bahashu kaligeey ma ahan miyaa
@Idiris17
@Idiris17 11 дней назад
@@ahmeddaahiye2188 meelaan u raacan waayey dhana waa igu bixi waayey faahfaahin dheerada u baanahay teamkena dhagweyntaa
@anfacchannel1121
@anfacchannel1121 10 дней назад
Aaway ardaygii dilay macallin cabdiraxmaan maala soo qabto
@user-ex9ul5tl6m
@user-ex9ul5tl6m 10 дней назад
somali taliye walbo hadu askartis katarin laha xabadaha dilal badan madhici lahyn . midkle ciylkan dharcadka hadii laqawan waayo
@AhmedAbdullahiomar
@AhmedAbdullahiomar 8 дней назад
Wariyaha sharxi jiray aaway
@cabdiwali114
@cabdiwali114 10 дней назад
Aduunyo wa yaab
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 11 дней назад
War dalkii waa laga wada qaxay dadkii soomaaliyeedna waxeey daadsanyihiin wadamo shisheeye ee doowladu wax kale maheeysee amaanka haku dadaasho kuwa cabtooyda ah oo dadka leeynayana ha'toogato waliba illaa waiting cayman yaan hallam joojiyo diyada laqaadanayo maadaama fasaad iyo fitno badan eey jirto
@user-cc1ik5qk3o
@user-cc1ik5qk3o 10 дней назад
Been maadan shegin lkn aafada qabilka iska ilaali wll
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 19 часов назад
Iskusi ay u hadleen darawalka iyo wiilka kale oo jaakadka cad wato weyqalqaleen askariga sodagay iyo nimanka la socday Halaga raadiyo dambiga wey argagixiyeen wiilasha wiilkaas bayna u socdeen .
@umumascuud3307
@umumascuud3307 9 дней назад
odayga shaarka cad muxuu yiri😂😂
@daadiimaxamed164
@daadiimaxamed164 10 дней назад
Qofki qof dila hala dilo waa cadalad taaas😂😂😂😂😂
@mataanpio7541
@mataanpio7541 8 дней назад
Sababta loo xabadyey lama sheegin weli mxaa khaldan
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 9 дней назад
xabad maxey iskaga furan Mey afka kahadlan
@Sacdiyomaxamed-zq6dt
@Sacdiyomaxamed-zq6dt 10 дней назад
Kuwaan markhaati Uma baahan wijiyadooda Ka muuqataa waa mooryaan
@abdiXafiid-je6vb
@abdiXafiid-je6vb 9 дней назад
Dadkaan khamradu xagee uga timaadaa horta
@saladomar8670
@saladomar8670 11 дней назад
Ninkan islaw maa ahino abdi la dhahayo faraha ika jabey dhahey
@mohaahmedshow109
@mohaahmedshow109 11 дней назад
wan kula arkay islowgii rer norway ahay so maham oo tørnsberg daganay wilkan maxa somaliya geyay nin wadanka sharci kuleh ayu ahay marki igu danbesay
@user-vl6qv9nt2c
@user-vl6qv9nt2c 10 дней назад
Ragan qamrada cabaya ee xabadaha iska ridaay waxay un lamid yihin kuwi taliye qoslaaye ayagana dhac iyo dil gestay sharciga islmaka hala mariyo
@user-kw9df8mi2l
@user-kw9df8mi2l 11 дней назад
Duli kan ma ahn tv
@deeqofficial8771
@deeqofficial8771 11 дней назад
Cood ki sarna wariyaha Cabdulkadir Isse walaka jarey secamal war tv ala cadala halaga qabto wlaahi san ma fecno
@abdiwelimohammed3004
@abdiwelimohammed3004 11 дней назад
Waxaan u malaynayaa In videogan horeeyey C/kadir nah kuwan uu isu geeyey, Saa darteedna kan ayaa original ah
@mmsports7
@mmsports7 11 дней назад
​@@abdiwelimohammed3004 abdukadir ciisa si gooni ah ayu ugu shaqeya qeebta maxiamada waba saqadiisa
@maxamedmuxudiin3589
@maxamedmuxudiin3589 9 дней назад
Abdul qadir isse la aantiisa masocaneeso meshaan
@abdullahisacidhirsi2434
@abdullahisacidhirsi2434 11 дней назад
Somalia Ethiopia iska leh 😂😂
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 11 дней назад
Futadada udhigo adoon ka tahay was😎
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 10 дней назад
Ok jaahiliyow 😂
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed 11 дней назад
Qiil manoqota darawalka leysan mawadan
Далее
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Просмотров 2 млн
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35