Тёмный
No video :(

KIISKII BADDA OO MARXALAD CUSUB GALAY | DFS | CHINA 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 527 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

#subscribe
TAAGEERAYAASHA FALASTIIN IYO NETANYAHU MAXAA KALA HAYSTA? • KIISKII BADDA OO MARXA...
Trump recovering at New Jersey golf club
Trump has indicated he has every intention of showing up at the Republican National Convention (RNC) later this week and give a speech where he’s expected to name his vice presidential candidate that will be running against him.
But for now, he’s here in Bedminster at his golf club; this is a place that he likes to spend time in the summer and he’s there recovering presumably until he heads to the RNC.
Authorities here are taking every precaution.
We saw it as we were trying around the golf club - it’s a very rural, farmland type area but all of the entrances to the golf club were blocked by police cars. Media was not allowed to stop along the way, we are a good few kilometres away from its entrance.
Security has been heightened not only here in New Jersey but also in New York, at Trump Tower, where supporters of Donald Trump have been stopping to pay their respects.
And you can bet when it comes to the RNC this week, everyone will be on high alert, as well. www.aljazeera.... .
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisr...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 165   
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 Месяц назад
I 💕 Somaliland kulaha dagaal iskeen saaxada duqoniimo ayaa ku haysa aniga cadaw aan somaliya ahayn ma lihi Ethiopia waa jaarkay walaalkay ka nax dee
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 Месяц назад
@hmedfamily6360 waa og nahay inaa tahay hal qof oo orom ah oo is ticmaalayo magacyo badan oo kala duwan adiga oo orom ah xita ethopia waa ku dulmantahay xaaramiyahow zinada ku dhashay noo daa magacena Somaliland danbo ne yaana ka maqlin najis yahow oromka ah
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Месяц назад
Adiga oroma tahey xaquuq kuma lehid karbaash baa laga sari somaliya somaali baa leh
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Месяц назад
Somalilande wa lagu layahay ee adiga jecel Ethiopia ķeli ìsku sife laakin shacab masul kama tihid wbt.
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Месяц назад
Somaliland iyo itoobiya iyagaa cidkasta iskaga dhaw burburka Somaliland ninka doonaayow sidaa ku heli maysid soomalidan aad raadinayso anagu xabashi ayaanu nahay 32 sano ayaad daarood hawiye iyo alshabaab noogu meeraysanayseen, imika waa itoobiya ha noolaato oo ha jirto waligeed soomalidu waa cadowga Somaliland
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Месяц назад
Adeer labadinaba waxd tihiin Canasiir darood sland iyada umadaxbaban waxba hadalina saxibayal
@KawsarAhmeth
@KawsarAhmeth Месяц назад
Waaaanu ka simanahay inaan somali ka fogaano somali waa macan jecel oo jecel dhiigayaga hora lo soconaya
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Месяц назад
VIVA sOMALILAND VIVA ETHIOPIA
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Месяц назад
Faqash waxay ku dawakhen jamuriyada Somalilaan 😂
@MUKHTAARSDAHIR
@MUKHTAARSDAHIR Месяц назад
Cuqdada iyo xasadka iska daaya dad somali been ka shegaysaan somaliland way soctay
@abdigah5364
@abdigah5364 Месяц назад
Viva Somaliland-Ethiopia friendly relations , mutually benificial M.O.U and ports deal
@MUKHTAARSDAHIR
@MUKHTAARSDAHIR Месяц назад
KAN MAXAA MESHA KAGA WARAYSANAYSAS FALANQEYA AQOON LEH MESHA MAAD KEEBTID C XAFIS MISE ADANA QADAAD WEYNABA WAA IDIN FAHANAY
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 Месяц назад
Viva somaliland iyo ethiopia Heshiiska dhaqaale ee ay wada gaadheen labada dal caalamkuna soo dhaweeyay maasha-allaah maasha-allaah maasha-allaah
@user-zk5ev8bb6m
@user-zk5ev8bb6m Месяц назад
Beenta Daarood Ayaan Lagu Badhaadhayne
@DaalloSurad
@DaalloSurad Месяц назад
Maxay jabuti u qabsan wayeen maxay 33 sano u qabsan wayday somaaliya meeluun ma heshiis iyo qabsasho ayaa isku mida mise xaasidnimo ayay wali reer koonfurku miciin bideen
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m Месяц назад
Xogta aydaan degaanka Saylac iyo lughaya ka ogayn wariye aan kuu sheego 1. In deegaanadan aan la daganayn. Ugu badnaan 15000 qof ayaa dagan. Tusaale Lughaya magaallada ma gaadhaan 100 qof dadka dagan. Sidoo kale waa tuulooyin xataa.Saylac. 2. Waad underestimate garaysaan in significant settlements ay leeyihiin beesha dhexe 3. Ciise taariikh ahaan uun buu sheeganayaaye, Walaahi ma gaadhaan 1000 qof deegaanadaa
@mohamedjama3425
@mohamedjama3425 Месяц назад
Abdixaafid. AMA nax ama farax. Somaliland horay usocotay. Mou waa hirgelaysa soon. Haku habsaamin eh iska naso adiga iyo 4ta jahil ee aad meesha ku soo urursato we aad ku sheegto international relations.
@Hagimumin
@Hagimumin Месяц назад
Kkk war adiga caqliga Allah ku siiyey isticmaal oo MOU waa I gumeysta maxaad ka heleysaa? Gaal in uu ku gumeysto, arag Somaligalbeed dhibta ay ku jiraan, ma sidaas baa rabtaan? War caruurtaada mustaqbalkoda u nax, waxaa ka maserteen in aad wax ka noqon weydeen dawladii Federalka Somaliya runtii aniga waa qalad ayaan qabaa arintaas, lakiin waa siyaasad xumadiina & cuqdadiina kaliya, SNM ogaada maskab la isma siiyo ee waa la kala xodxotaa la socda Somaliya waxaa leh Somali,
@husseinmohamedjama6316
@husseinmohamedjama6316 Месяц назад
Cabdixafidh xaq maaha in la keeno falanqeeye dhinac u xaglinaya!
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 Месяц назад
Shiikhu ma makhaayad ayuu ka sheekenaya wuxu u egyahay kuwa fadhi ku dirirka
@jamac810
@jamac810 Месяц назад
Faqashey ciidanka itobiya ee maanta soo galay somaliya ferfeer ama hore ujoogey somaliya ka sheekee
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Месяц назад
Qalbiga Allah ha idinka rebo Jamuriyada Somalilaan 😂
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Месяц назад
DAROODISM IYO IRIRISM MA DHAMAANAYAAN ?
@CabdiwalikhaliifCali
@CabdiwalikhaliifCali Месяц назад
illaahayaw muslimiinta ukaalmee amiin amiin❤❤❤❤❤❤❤
@umaaisha9876
@umaaisha9876 Месяц назад
Ama dac dhaha ama dilaaca IinshaAllah aqoonsigi wavimaanaya.Somaliland tagtey oo talaabsatay, reer koonfuroow saxiibayaal hanagu mashquulina.
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 Месяц назад
Umaaisha9876 waa ognahay inaa tahay hal wacal oo orom ah oo pageska somalida soo dhax gala oo magaceena Somaliland ku qaraabta lakin waxa moog tahay inaa ku la socono orom yahaw nijaaska ah
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Месяц назад
​@@jamaalyussuf1826oromo waa qoomiyad jirta oo dal iyo dadba leh adigu maxaad leedahay, halkan anigaa ka taliya itoobiyaad sheegaysaaye yahuudi baan keenayaa Awood aad halkan ku timaado maba lahid anigu xamar ayaan 15 minute ku qabsanayaa
@AbdirahmanJota-b2o
@AbdirahmanJota-b2o Месяц назад
Koonfur waa udhamaatay Somaliland guul
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 Месяц назад
@@AbdirahmanJota-b2o oromka maxa ka dhax qabanaysa meshan maa af xabashigaaga imansatid duliyahow Maxa kuu galay Somaliland adiga orom aya thy uraya marka isaga bax mesha
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Месяц назад
Somaliland ma oroma awel baa kkk
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 Месяц назад
@@magafeabtigiis1852 Sxb dadkan Saan u hadlaya oo calankena wata waa oromo afsomaliga ku hadasha oo rabta inay dadka ehelka ah isku diran iska jira fadlan
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Месяц назад
Somaliland iyo oromo waa walaalo wada dhashay adiga maxaa kaa galay adiga Kumaba aqaane qadaad weynay
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Месяц назад
@@user-yj2vs1re8i tariix tsriil qodha yarey lugaha kabriidka leh gus Oromo ayaa lasiin adiga mise hsblahiins
@inkirjeestotube3366
@inkirjeestotube3366 Месяц назад
Masha allah falanqeeyo sare Maxamed Xasan Dable, Waxaaan u baahanahay aqoonyahano sida Dable Camal.
@bashehusien3810
@bashehusien3810 Месяц назад
Waan isku raacsanahay inaan bad ku badalan ictiraaf .somalinimada aad sheegaysaa hore ayay u dhimatay . Ethiopia ayaan ka jecelnahay xamar iyo jibuti waayo dhalkayagay nagu haystaan .
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 Месяц назад
@bashehusien3810 waxa thy orom jaasuus ah mar walbone waxan kugu dhax arkaa Pages ka somalida dhax deeda caan ka ah waxan u sheegaya dhaman umada somaliyed inuu ninkan orom yahay oo Hda nahay rer Somaliland uusan magaceena ku hadli karin orom qooti ah oo uraya oo xqbqshidu gumaysato
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Kan waa oromo afka somali bartay
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Месяц назад
​@@jamaalyussuf1826 oromad Ku walaatee, Aniguba sidaas uu sheegan. La qabaa . Waxa xaqiiqa hadayba somaliland cadaw leedahay it's you. Ethiopianka maaha. Yagu nagumaba soo xad gudbaan. Adigana nag nagtaada baanu khaati Ka taaganahay 33 sano.
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 Месяц назад
@@HawrarLyrics hda nahay rer somaliland cadaw geena waa idinka oo ah Oromo waxana tihiin adoon ay amxaaradu gumaysato orod oo pages ka amxaarada iyo tigrayga oo ah kuwa ku gumaysta raadso meshan isaga bax
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v Месяц назад
viva Somaliland iyo Ethiopia ilaahoow barakeee somaliland iyo ethiopia oo cadowgooda dhulka la jar aamiin aamiin
@ahmedwairah9489
@ahmedwairah9489 Месяц назад
Odaygani waxba ma Ogga iska Daa kan
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v Месяц назад
somaliland ha noolaato canaasiirtu ha jabto insha aalllaah ilaahoow adaa waynoo waaxiida jabii cadowga somaliland oo dhulka la goo aamiin aamiin
@DaalloSurad
@DaalloSurad Месяц назад
Koonfur waxa wax ka dhigay 60kii markaanu ka tagnayna meel ay u socdaan iyo meel ay ka socdaan midna ma jirto
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 Месяц назад
@@DaalloSurad Adiga orom ayaa tahay marka futadada xabashida ka cesho waa kula socona ee waqtiga ha iska dhumin af somali la bartaa Somalilander lagu ma noqdo yaa ibnu zinaa
@user-dd3yu1nn7p
@user-dd3yu1nn7p Месяц назад
Ninkan fadhi ku dirirka ah baad noogu sheegaysaa aqoonyahan!! Subhana Allah. Dhulka iyo badda Somaliland waxaa iska leh oo u talinaya dadka reer Somaliland. Reer Koonfurow tiina ka taliya oo ka hadla, haddaad Ilaahay taqaaniin...VIVA SOMALIAND.
@kastankastan2983
@kastankastan2983 Месяц назад
Iska Hadle Ina Higerre😅😅😅
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад
Adeer inta dhulkina yhy waa la yaqana garowe xamar kismayo ka hadal somaliland iyo badida waxba kama khusiyan hadano doono marykan banu karayni
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Месяц назад
War wuxu cali maleh😂 midnimo kulahaa caga meedho sariirta tag hadaad riyo ubaahantihiin
@mubarakismaacil8296
@mubarakismaacil8296 Месяц назад
Dadka ay ku wayntahay nacayba iyo cusuriyada ay u qabaan dadka rer somaliland ayaa ah kuwa ugu beenta badan ee ay xaqiiqada ka jirta somaliland gidaheeda iyo dawladeeda been ka sheega wlhi MOU u fulayaa wax ka dhacaya somaliland ma jirayo hadana wax ka jiraa ma jiro ee ku biyo caba yamyam iyo qadadwayney somaliland guuul inshallahu cadawgeduna wa jabayaa wayo iyadu cidna ma xaasido ma dhibaatayso
@adenismacil6351
@adenismacil6351 Месяц назад
(1) Maraynkanka iyo Esraa,il waa gumaystayaal caalami ah oo adduunka oo dhan dhibaato ku ah (2) maraynkanka iyo engelska iyo Esraa,il waxay dhafoorka xabad kaga hayaan dawladaha carbeed
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya and British soomaliland government between borders afrika huuuraale
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
Dalka 55aad ee geeska afrika soomaliland government guuuul caalamiya kanaxoow nafraada xun ee xasadku biyo dhigay was
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
Guuuuuuul soomaliland government guuuul
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
Awood anaa uleh dalkayga cidkasta soomaliland government baa awood uleh guuuuul British soomaliland government
@DaalloSurad
@DaalloSurad Месяц назад
Xasan xabaalo qode oo abgaala waysle. Ayaa talinayee somalidaad ka waramaysaa aaway kolba mid qaxootiya ayay barafisoor aqoonyahana ku sheegaan etopia bad bilaasha ayaanu siinaye car kaalaya eelaydaay
@aminsali575
@aminsali575 Месяц назад
Somalia iyo Somaliland abad ma isku soo noqonayaan ee wax kale ka hadal baadna Somaliland baa iska leh nin aan quus aqoon naftisa quus ah. Dadku haday ku nacaan wa laga hadha de.qasabka iska daya .
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Месяц назад
Isaaq waa hal qoys dalkana kala jari maayn runta ha dhibsan
@aminsali575
@aminsali575 Месяц назад
100 sano ee sosocda ka daba qaaq leya somaliand ba soo noqonaayso. fiicnaan lahayd i yaga oo somalia aqoonsato oo wallao laba dal ah lanoqdo
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Месяц назад
​@@wondroussoul5414 dhulka anaga leh. Somalidana in wax naga sii dhexeeyan 30 sano kahor baanu Ka tashanay.
@MarwaanDecosta
@MarwaanDecosta Месяц назад
Seylac iyo Lughaya shan qofna ha ku noolaatee ma iidoor daba cayuun baa leh ku meereeysta
@rahh4137
@rahh4137 Месяц назад
❤Ilaahay ha soo nooleeyo Soomaali wayn ❤Soomaaliyeey toosoo toosoo isku tiirsada ❤
@ismailjama178
@ismailjama178 Месяц назад
Soomaaliyeey seexdoo Seexdoo Iska suuxsanada oo Hadba kiinii sarakacana Irbad sunna ku sii mudda ee
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 Месяц назад
Viva somaliland viva ethiopia
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 Месяц назад
@ramsiosman8325 waxba magac yada ha soo badalan inaa orom thy oo dhiig xaaran ah oo nijaas ah kugu jiro waa ognahay rer Somaliland na ka da afkaaga uraya maxa naga dhax qabanayaa orom yahow uraya
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 Месяц назад
@ramsiosman8325 waa ognahay ina isla adigii thy orom yahow qootiga wax waxana thy jaasuus magaceena nooga daa afkaaga uraya orom yahow xaraamiga ah oo najiska ah
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v Месяц назад
mid jaahiil ah ood moodiin in wuu caruur u sheekaynayo buu soo fadhisiyey
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Месяц назад
ninman kan way riyoonayaan oo xamar maxay tahay iyadaa xalane ka war hayne😮😮😮
@DaalloSurad
@DaalloSurad Месяц назад
Ethopia waa baba iyo somaliland bay qabsanaysaa bal is waafaji muxuu ahaa kan xiqdiga iyo xaasidka barofisorka ku ahi
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 Месяц назад
Daallosurad adiga orom aya tahay markii aa maqasho ethopia waa buraysa Maxa la oynaysa maa faraxdid ileen adiga oo oromo ah aya la idin ku dulaysan jiray oo la idin ku adoon san jiraye hhh
@FaizalAdam-nt1qc
@FaizalAdam-nt1qc Месяц назад
Hhhh war dee waxad modaa inaydan wax aydaan kawar hayn ad is leedihin kawarama tasina dhibteday ledahay
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Месяц назад
Xasuuqii yuhuuda maanaan ogeyn kan reer falastiinse goob joog ayaan ka nahay
@marianosman2515
@marianosman2515 Месяц назад
Subxanalaah alow gaala raac hanaga dhigin😮
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Ethiopia halasoo dhaweeyo dabadeedna marka 4ta markab ee yar yar ee ay faransiiska kasoo iibsatay ee amaahda ah dabadeedna hala qarxiyo
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Месяц назад
dareenkaas ka socon maayo hore ayaa loogu fashilmay
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Месяц назад
VIVA sOMALILAND VIVA ETHIOPIA
@zalmawadani
@zalmawadani Месяц назад
SubxanalaAh subxanalaAh subxanalaAh
@user-ze1oe4wd4u
@user-ze1oe4wd4u Месяц назад
Odaygu. Wuxuu. Uhadalay siduu. Qabo. Ee. Si dublamaasiyada ah umuu hadalin. Xag. Heshiiska
@AxmedGaagaale
@AxmedGaagaale Месяц назад
Waanu ku raacsanahay. Waayo. Sowtaa. Soomaalidii naxaasidaysa maaha
@user-el4ws5br4p
@user-el4ws5br4p Месяц назад
2.5.joojiya.somaali waa israaceysaa
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 Месяц назад
QAWAANIIN AHAAN CAALAMI AHAAN TADHAC TADHAC BAL WUXUU KU HADLAYO DHAGAYSO MA RIYAA MA RUNBAA MIDNIMO AA.CAJIIB WAALI CASAA
@user-rb1fm6fg7g
@user-rb1fm6fg7g Месяц назад
Mar hadii biyaha loodiiday cafimadka rashiinka bamka culus waa dabar goyn cad iyo sifayn
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 Месяц назад
Odeygan iyo cabdixaafid waa beenaaleyaal aan ilaahey ka xishooneynin waana xaasidiin laakiin somaliland waxba kama qaadayaan wixii somaliland ka soo horjeeda waa qasiisiin noocuu doonaba ha noqdee somaliland guul forever insha Allah
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Oromo amxaro filin kas wey so daman neysa
@Shukri20267
@Shukri20267 Месяц назад
Kan waxaad moda in uu xanuunsanayo,kan waraysanayana hore ayuu u bukay bishu hortaada ayay iman ama marba qof kula Ooya doono.
@jamac810
@jamac810 Месяц назад
Maad baran faqashey
@DaalloSurad
@DaalloSurad Месяц назад
Ethopia konfurta somaliya maxaa looga saari waayay waxay jogaan iyagoon qaramada midowbay ka tirsanayn hiraan ayay shancisho ka hor ku xaroodeene ma ma dal la qabsay ayaa mid kale wax u qabta koonfuri hays xorayso been ayaad ku nooshiine tiina daryeela fadaralkan riyada ah ee qabiilba meel calan ka taagtay anaga ha nagu khuukhinina maydbaad dawlad u taqanine sita ka baxa arimaha waqooyi 33sano anagaa kaligayo is wadnee xamar xabaalihii kuyaalay ayaa lays waydiinayaa ninka xabaal qosayaa dad iyo dal xilka ka saarani muxuu yahay ileen wax dhintay ma dhuuso
@ismailali4339
@ismailali4339 Месяц назад
Odaygani waa munaafaq, bal Ethiopia gobol somaliya ah oo anay Haysani ma jiro, kana hadli maayo ee cadaawad Somaliland baa ka dhex hadlaysa, Somaliland waa nabad heshiiskuna adigoo halkaa ka nacnac leh buu hirgelayaa. Xamar ka soo xoree ajinebiga haysta, Gurguurte baan Xalane geli karin, markaas dal xora oon waxba lagaa weydiineyn ka dab niic leedihiin.
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Xamar yey ku wasin baqyar
@user-tw4ic9mw4p
@user-tw4ic9mw4p Месяц назад
Asc Gobalka waqooye wuxuu ka tirsan yahy SOMALIYA meel kale ma.aadayan Gooni goosit warkiisa hasugan. Asc
@user-zh2jw3zx8h
@user-zh2jw3zx8h Месяц назад
Itobiya dhexdeeda heshiis maaha itobiya way bubusantahay nacalaa qanziiradiina ku taalee maxaa idinka galay buburkeeda maad kadifacataan dhulkiina
@yasinismail2733
@yasinismail2733 Месяц назад
😂😂😂 caqli xumada dadka daga somli Italien waa kuwaa walhi doqmaha la sheegayaa waa idinkan is waraysanaya waa dhulkaad lahaydeen ayaa laydinka haystaa Ethiopia uganda kenya jabuti burundi iyo alshabaab kaa iska waraysta mashquulka Iska daaya somaliland waa dad iyo dal dumuqraadiya nabad ku daashoonaya danahooda siyasiga ahna watta wa bilaahi tawafiiq
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Oromo amxaro war koda laga maa hadlo baqyar
@user-kx4us5cb4k
@user-kx4us5cb4k Месяц назад
SOMALILAND waxay ahayd rajadabqudha in Somali mar kale midowdo.laakin markaad xal modern inaad dhowr maamul beeleed ka samaysaan ayaad rajadii Somali weyn God ku rideen
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge Месяц назад
Baydhan waadimuquraati taraam kosotiif waxaa fiican 2badooda dimuquraatiga taraam waa cusuri xun ooaan xataa LA aaminikarin cusurinimadiisu waamidcad asagaa isdhaawaveysida uutaageerokuheko .?@ Dimuquraatiga inaantaageerno oomadaxweyne dimuquraatiya ookasoohorjeeda Hanahan yahuudaujawado bariga dhaxe insane lasameeyoyaafiican raraam waa digtaatarvadeystey veebahauuleeyHey waataqaanaan 4farsano yuuhastey mareykanka danahauukeeyahey dadeada hadey ka baajiyeen xagayaga waa kavabbaareynebnaa😊
@ayanlemuuse7006
@ayanlemuuse7006 Месяц назад
hhhhh imika ma waxa aad ino soo gudbiseen fikir kii reerkiina
@sakariaismail4284
@sakariaismail4284 Месяц назад
Ducfiga Somalia wakaa dadka Somaliland bay rajo ka qabaan inay Somalia u hiiliyaan Allah maxay been ku nool yihiin
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i Месяц назад
Soomalida nacasnimadu kama dhamaato yaa isku soo celinaaya soomalidii midawday horta 32 sano ayaa dadka dawlad laan lagu xukumaayay soomalida kenya,Djibouti iyo itoobiya hakuu dan beeyaane Somaliland in la burburiyo ayaa la doonayaa sidee ayay soomaliya ku raacaysaa iyadoo isku duuban ayay ku diiday puntland waa dal madax banaan oo soomaliya jubaland waa dal madax banaan oo haduu doono kenya aadi kara soomaliland inta soo hadhaa waxay raacayaan itoobiya xamarna itoobiya markaa futada itoobiya iska galiya isaaq nacayb baa idin hayee
@user-kx4us5cb4k
@user-kx4us5cb4k Месяц назад
Iska daa 5 somaliyed oo loo halgamoo. 20 qabiil dawladeed ayaa Samaysmaya
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 Месяц назад
FIKIR QADHMUUNE NACAYBKAAGA KU DHIMO CACAYBKAAGA KU DHIMO
@ahmednaji8757
@ahmednaji8757 Месяц назад
War A/xafiid dad waaqaca fahamsan meesha keen ninkaan wuxuu fahamsan yahay majirto Waayo shacabka Somaliland 80% way rabaan arinkan iminkana Israil ayaaba soo gashay
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 Месяц назад
Tviga waa wakiilka itoobiya er ku hadda af amxaarada
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 Месяц назад
Waat Naga Aamus wax ku Hadli mayside
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Месяц назад
Qushaash failed Somalia italiya
@FarxiyoXuseen-xb2lh
@FarxiyoXuseen-xb2lh Месяц назад
Asc imaar ayaa xuuti cabsi uu ka qabo itoobiyo ku dhiira gelinaayo qarash na la grab taagan si itoobiya bada soomaali uqaadato xuutina Hal kaas lagala dagaalamo hada yuhuud iyo marry Kan but imaaraad ka dhaa dhi cinayaa in yuhuudu soomaalilaan aqoon Sato dhul xuuti lagala dagaalana looga bedasho qorshahaan oodhan imaaraad baa wato cabsi wey uuxuuti kaqabo aw geed
@aliyonissougal964
@aliyonissougal964 Месяц назад
Waxa la ibiya mediya ha reergalbedka
@R3dS3a
@R3dS3a Месяц назад
Hadi Ethiopia laisku dayo in laso gasho dhul domaliyed ha ogaden kuwa so galiyay iyo kuwa kalaba isku si lola dagalami dono dhalkasna fitno wadayasha ah dibdambe u shegan donin oo iyagu laftir kodaba wax badsho wax bel aya ku dhicidonta
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u Месяц назад
Somalia 🇸🇴 Guul ban urajeen awalba Ethiopia waxay afayen utahay srael waxayna rabtay in yaman laga weraro muusa judan asaga diin iyo madi midna mayaqan waa oday duqoobo is ku darsamay wuxuu badda usii nayo mayaqan xabasho lkn hada dadka rer owdal wee soo Jedan mahan sida snm oo dad gala jeceel ka batay ka buxan war yuhuda wixii jeclada waa lamid
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge Месяц назад
CiidsmDa galey a oogaleysopmaaaliya wazmidey soomaaliyokadaneyso waana iskusodaa soomaalibadan yaakunool itoobiya lamanakalacelinkaro waa waxaa jira 2labakaare soomaaliya indagaalo laga abaabulo waxeykeentry hubkiicaabudwaa valeenhubkalaayaaley itoobiyaa gacanta kuheysey maxaadkaheysaan😊
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t Месяц назад
Beenaale maxay uqaadanwayday koonfur lix gobol bayjoogtaaye waxani waa dano ganacsi iyo horumarinta labada shacab ma Anakaa koonfur 100ka dowladood ee lakeenay waxlanagawaydiiyay sidaasookale waxba Anakuna cid aanay waxba nagadhaxayn dal iyo dad toona waxba kawaydiinmayno Soomaaliland guuuuu guuuul
@HuseinMaygaag
@HuseinMaygaag Месяц назад
Waa dacaayad ee walli snm iyo itoobiya way ku hamiyayaan
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Месяц назад
Boqol buug baa daba yaal , midna cilmi kuma salaysna. Kkkkk
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge Месяц назад
Iskusoobaxaas aanu Isha kuheyno waxakasoobaxa iyo Zareena ayxanbaarsanyihiin aloowxaqa uhiili😊
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq Месяц назад
Somaliland loves Israel 🇮🇱 ❤️
@fosiali263
@fosiali263 Месяц назад
Jamuuriyada somaliland iyo itoobiya ayuu ku waashay heshiiskii ayaa dhacaya walaahi waa dalkaygii maaha kismaayo ama boosaaso
@user-gw7tq6zv7m
@user-gw7tq6zv7m Месяц назад
War Measham wax kuma haysaan San budlow. Xisho oo maqyadada ilasho yaan lga xidhin😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamaalyussuf1826
@jamaalyussuf1826 Месяц назад
@user-gw7tq6zv adiga oo orom ah miyaa dad kle San ku caynayo 😂 Wlhi waa yaab Oromo qurxoon waliga ma aragtay bal
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Haa kan xata waa oromo
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Месяц назад
Ninkani waxba kuma dhex jiraan waa nin dawakhsanba kkk
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Месяц назад
UU AA
@abdirahmanhusein2244
@abdirahmanhusein2244 Месяц назад
Dadka comments ka qoraya badankooda waa Oromo af soomaali baratay
@AhgacaanAwad
@AhgacaanAwad Месяц назад
VIVA sOMALILAND VIVA ETHIOPIA
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr Месяц назад
Abdihafid iyo Ust Mohamed Hassan Dable aad iyo aad u mahadsantihiin. Illahow Falastiin u naxriiso, Yarabi Yarahman ( انك علي كل شي قدير )
@yasinahmed8376
@yasinahmed8376 Месяц назад
Somaliland waa la ictiraafayaa Abdixaafidow marba qof aan fikir ka haysan oo colaad Somaliland wado ayaad keenasaa
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Meshan oromo amxaro filinka wey so damaday
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 Месяц назад
Bada xasan ayaan tagi karin ee muxuu ka ilaalin qom dhago la indho la oo aan kala aqoon waxa laga hadlayo iyo waxa laysku haysto Ethiopia somaliya waxay uga adagtahay sida Israël uga adagtahay carabta hhhhh
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Месяц назад
Waad mahadsantihiin C/X iyo ustaad Dable.
@user-ub5sw4uq4q
@user-ub5sw4uq4q Месяц назад
Asc ma laga yaba in u la kulmo Trump
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Месяц назад
Wariyahani wuu ku dawakhay somaliland kolba mid caloohu taagan tahay ayuu aqoonyahan ku sheegaa
@muwaadinsoomaaliyeed6865
@muwaadinsoomaaliyeed6865 Месяц назад
Waxaa aad ugu faraxsanahay in aan arko falaqeeya siyaasadeed oo qaab positiv ah fikirkiisa usoo gudbinaya oo rajo weyn galinaya mustaqbalka umada soomaaliyeed Mahadsanid waa sida ay u badan thy in ibiiy Axmed la gudoomi doonto oo ka shalaayi doono ficiladiisa guracan.
@sahraahmed9978
@sahraahmed9978 Месяц назад
Asc Abdihafid
@AhmedClaahi-i2t
@AhmedClaahi-i2t Месяц назад
Cadi xaafidaw soomalilad waxad ka waraysata kuwa neceb ee warayso kuwa degan dalka somaliland waa hadad wariness dhex ah aad tahay
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Месяц назад
Waa sidaas muhiimada heshiiska riyada ah waxaa weeye culeeysyada muuse iyo abiy iyo inta ku xeeran heeysta ineey iska jeedshaan oo eey abuuraan xasarado eey ku cumri-dheereeystaan
@aliyonissougal964
@aliyonissougal964 Месяц назад
Somaliya Hadi ladonayo in ay dawlad noqoto màdaxawayna ha halodhibo mareexan Ama cheeqal Ama dad la llagatrada badanyhay wa Hadi u hawye Rabi dawladnimo tasi wa aragtidayda😮😮❤,,,😮
@abdirahmanabdikadir3270
@abdirahmanabdikadir3270 Месяц назад
Wa inaan dhulka itoobiya inooga maqan aan ka hadlana caalamka iyo itobiyankana lagaarsiiya weerar waxa la iskeega difaaca weerar
@user-lr6yh6fb9t
@user-lr6yh6fb9t Месяц назад
Waar xataa israaiil baanu keenayna kalab yahaw orda tashada hanagu meeraysanine midimada layne xambaaro midnimada matadhadayaal yahaw
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад
Israa,iil ineey bariga dhexe ka soo wada qaxdo ayeey qarka usaarantahay laakiin waxaad ogaataan soomaaliyeed ineey itoobiya noo soo degeeyso si eey itoobiya ula karkariyaan ineey marin biyood ku yeelato geeska afrika
Далее
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 9 млн
WAR FARXAD LEH | FALASTIIN
14:13
Просмотров 34 тыс.
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 9 млн