Тёмный

Kinsi Xaaji Aadan |Heesta | "Dhahar Ma Noolyahay" | Xul  

Laalays Lyrics
Подписаться 3,3 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

"Dabayaaqadii sanaddii 1987. Aun, Kinsi Xaaji Aadan ayaa warqad u qortay Abwaan Axmed saleebaan Maxamed (Bide) oo Isagu xilligaa ku sugnaa Magaalada "Abu Dubey", Waxa ayna ka codsatay in uu dhawr heesood inoo sameeyo. Abwaanka isaga oo ka jawaab celinaya codsigii kinsi, ayaa waxa uu sameeyay sedexdan heesood ee soo socda:
1: Heeska "Weli Dhahar Ma Noolyahay" oo ay ku luuqeysay Kinsi Xaaji Aadan Aun.
2: Heeska "Waa Leysu Soo Noqon Wixi Nool Aduunyada" oo uu ku luuqeynayay Axmed Cali Cigaal.
3: Heeska "Sida Markabkii Shuwaal" oo ay ku luuqeysay Khadra Daahir Cige Aun.
Waxaa'se xusid mudan in sedexdan heesood aanay wax riwaayad ahi ku jirin." Cigaal.

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 6   
@ahmedabshir154
@ahmedabshir154 4 месяца назад
❤❤❤❤ ax’s San yaa hees way dhaafty hess waxan orran karaan hees iyo badh allha ku naxariisto kinsi xaaji
@SiciidAhmed-wi3ux
@SiciidAhmed-wi3ux 2 месяца назад
Allah. H.n.x. khadra. Daahir
@SiciidAhmed-wi3ux
@SiciidAhmed-wi3ux 2 месяца назад
Allah. H.n.x. kinsi.x. aadan
@bursalahmediaproductionbmp709
@bursalahmediaproductionbmp709 8 месяцев назад
Good song 🎵 ❤
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 7 месяцев назад
❤❤
@user-oe1wt3zp3b
@user-oe1wt3zp3b 3 месяца назад
Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta doqonimo hadashee tushka yaga ku waalatee idinkaa daluun ka daala dhacayee qof ba idinka ma hadho daacuunadu idinla tagee cadawga meel aad joog ba. Falaloga cabdi wahabiyada iyo wixii la mida. Jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada ka aad jaajuska u tahay ku googo
Далее
m axmed kuluc iyo qamar
11:59
Просмотров 108 тыс.
Xasan Aadan Hees Bulshayahay Ma Nabad baa Kaban Lyrics
7:31
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
KINSI ,XAAJI AADAN (AHUN)HEESTII DHUL WARAYSI
11:31
Просмотров 4,4 тыс.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Просмотров 158 тыс.
Ugaaso
10:10
Просмотров 31 тыс.
Axmed Mooge Liibaan |Dhibta Caasha|Original
6:38
Просмотров 6 тыс.
KINSI XAAJI AADAN (NAFBA WAA AYAANKEED)
11:26
Просмотров 15 тыс.
QASAA,ID AWLIYO ALLAAY ADEEG  ABWAAN CABDI QAYS
24:11
Просмотров 225 тыс.
KINSI HAAJI AADAN CAQAARTA
6:53
Просмотров 3,2 тыс.